Тёмный

"Alaab ingiriisku ka dhacey somaliland xiligii gumaysiga oo la ogaadey" Maxamed dalxiis 

CBA TV
Подписаться 139 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

"Alaab ingiriisku ka dhacey somaliland xiligii gumaysiga oo la ogaadey" Maxamed dalxiis ayaa kawaramaya
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 месяца назад
MASHA aLLAH NINKAN OO KALE WADANKA U BAHAN YAHAY TARIIKHDA WADANKIISA URUURIYAA INSHA aLLAH QAR BADAN HA KU DAYDAN WADANKOODA HA BADHAAN WAX BADAN
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 месяца назад
Waw JazakaAllah khair adeero! The youth of SOMALILAND needs hear this walahii!!
@buraale134
@buraale134 2 месяца назад
All somalis not just isaaq
@abdirahimmussa2708
@abdirahimmussa2708 2 месяца назад
@@buraale134we dont Care about Somalia, go to Somalia page we are landers we dont give a flying fuck about Somalia
@FatimaABDOURAHMAN
@FatimaABDOURAHMAN 2 месяца назад
Mashallah tabaraka raxman 🥰🥰🫶🥰🥰
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 месяца назад
DEE INADEER MOHAMEDOW, WAA SIDAN ADIGUBA AADULEDAHAY WAKHTIGII GUMAYSTAHA. INAMAY GUMAYSAN GREAT BRITAIN AND IRELANDS KU EE WAXAYNU KU HESHEENAY INAAY WADANKANA CADOWGA KA ILAALIYAAN, BAYCMUSHTARYNA AANU LA YEELANO. MARKAA HA QALDAMINA OO HA INA BAH DALINA!!! MAHAD SANIDIN MANY THANKS
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 месяца назад
Manshallah, dadku uma ogola guush ,gaar ahaan dadka yurub iyo maraykanka inaga ayaa ka tariikh iyo dhul qurux badan ,ayagu waxay doonan inay hoos kuu dhigaa ,inaguna ayaga waxaynu moodnaa inay inaga cilmi sareyaab ,guul inshallah ayaynu gaadh ,
@Saladdin313
@Saladdin313 2 месяца назад
Masha Allah, tabaraka Raxmaan
@AhmedAbdi-lc2dj
@AhmedAbdi-lc2dj 2 месяца назад
ManshaAllah Ninkinii waa niin wadani ah oo waa qamuus dhaan Ninkaan ha la gacaan qabtoo si baa waxaan halkaan baac uu jedinayaa Ganacsatadaa reer Somaliland Maxamed dalxiis halaa garab is tagoo
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 месяца назад
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva lsrae
@mustafeahmed5359
@mustafeahmed5359 2 месяца назад
Mcha allah maxamed cabdi
@barkhadhassan4378
@barkhadhassan4378 2 месяца назад
Maxa odayga loo taageeri wayaay Archeology iyo historical information ee dalkaan baa waa isaaga baa, weligay qof ariimhan ka hadlaaya ba maan aarkiin
@AhmedIlyas-d1y
@AhmedIlyas-d1y 2 месяца назад
Mansha'allah
@hoodoiyohanbeenwacaan-ql6dv
@hoodoiyohanbeenwacaan-ql6dv 2 месяца назад
dalakaygoo la aqooonsadooo sideee buu noqonlahaaa cajiiiib alle ayaaa naga dhigaaay somalilnder 🔥🔥🔥
@_faatax
@_faatax 2 месяца назад
Maansha allah haldoor kuu ogsoonin intaad waqti galisay
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 2 месяца назад
Masha alaah adeero yaal dhulka ino ilaaliya oo dhirta si dabar go'aaysa dib halo beeri
@HRU20
@HRU20 2 месяца назад
SHEEKO XARIIR
@elmimusa3630
@elmimusa3630 2 месяца назад
MashaAllah waa inaad books 📕 ka qortaa si looga faaideysto
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Месяц назад
😅🤣😂😅😂🤣😅 FIFA Dabba_Ca_Yuun_Land. FIFA Jeegaan_land. FIFA Yus_Ra_Har_Ti_Land. FIFA Laf_ti_Nagaa_Land.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 месяца назад
MEESHA HIDAHA IYO MAKATABADAHEENA DHIGA INAY HELIN EE LA GEYAAY SI AANAY U QADAN TARIIKHDENA WELIGEEDNA LA YAQNAY
@samaaraqurux2736
@samaaraqurux2736 2 месяца назад
Wali dad maynan noqon alaabta halayno hayo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 месяца назад
WAAXA LA II SHEEGAY INAY SANAG KA BUUXAN MEELAAHA SIDA LASGEEL OO KALE AH
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 месяца назад
Dhulkaa wasaaradu maxay u nidaamin waday si dhaqaale looga soo saaro
@Hawd74.
@Hawd74. 2 месяца назад
Waa qaamus waa in laga faaidaysto inkastoo somalidu aanay qiimayn taariikhda
@samaaraqurux2736
@samaaraqurux2736 2 месяца назад
Dadka iyaga u shegaya mesha ugadhu jiogto
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 2 месяца назад
Markaynu aqoonsiga helo soo soolinmaayaan
@abdirizakawaleh3243
@abdirizakawaleh3243 2 месяца назад
Ninkani waa nin Qiimo u leh wadanka
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 месяца назад
DADKANI, MAGAC WALABA WAAY BEDELAAN.!!! WAMAXAY ASAAR? ( S ) MALAHA: EE WAA( T ) OO WAXA LA YIDHAHDA, AA TAAR OO WAA CARABI. MACNAHEEDUNA, ( WAA RAADAD ) AA SAAR MAAHA!!!
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 2 месяца назад
Sxb, adiga qaldan ee kalmadu waxay u qorantaa sidan: أثار xarafku ma aha ت ee waa ث waxayna af ingiriisiga ku tahay antiquities. sida ma saari Ida. Carabta ayay qaar ث u akhriyaan ت Markaa sxb, ha na afduubin.
@khadra27day12
@khadra27day12 2 месяца назад
Tuugta soo celiya alaabta
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 месяца назад
WELIGEEDBA DADKA WAY OGAYEEN WELIBA SNAAG UMADA WAY LA SOCODEN LAAKIIN WAXAY MOODI JIREEN GURI ORGOBE AMA DADQAAL DHISTAY FARANSIS WAX MA HELIN WELIGEEED BA LA OGAA ADIGA XATAA MAAD HELIN AWOOOWYSHA KA SHEKAYN JIRAY WELIGEED LAKIIN ADIGA HADA U KEENTAY IN ADUUNKA OGADO WAAD KU MAHDSAN TAHAY WELIBA DHINACA SANAG WELIGEED WAA LA YAQNAY INAY JIRAAN
@rayanmustafe5473
@rayanmustafe5473 2 месяца назад
Qofka waa in uu diwaan gashaddo intuu jaamacaddaha iyo dawladda ula tago, wasaaraddaha lacag ka qaata dad kale oo ajaanib ah way dhacday.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад
Kushitigu ku Was Shiikh Isaxaaq Oo Shalay Ahaa buudfiraye kushitik Kuman kun oo Sano ka hor Miyaan Qaadan karaa iyo magacayo gaalo Keentay
@miiganenuurbh6023
@miiganenuurbh6023 2 месяца назад
Goroyo kudhalka yaa Ku yidhi waa boorama
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 месяца назад
HORTA WAXAAN IDINKA BARYAYAA INAYDAAN IS CEEBAYN OO AYDAAN ODHAN, XILIGII GUMAYSTAHA!!! YAA LA GUMAYSTAY OO LA FUULAY ISDA BAANDADA? BAL SHEEGA REERKA LA GUMAYSTAY? WAAR RAGII ASALKA AHAAYEE, AGREEMENT KII PROTECTORATE AY WADA GALEN ENGLISH & IRELAND, ARINKODII HA XUMAYNINA. IDINA HAYS CEBAYNINA. ILEEN LA IDINMA GUMAYSANINE!!! SI FIICAN U HADLA OO HA GEFINA:
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 месяца назад
Yaa dal xiis u yimaada? Kkkkkkkk
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 месяца назад
Ragan oo kale ayaa loo bahan yahay shaqaynaya
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 2 месяца назад
YAA DALXIIS UYIMAADA LABADA TUULO EE ISAAQA BEEN BAY USHEEGAAN CARUURTA IYO DUMARKA NINKA WEYN EE WAXBA GARANAYNIN
@rayanmustafe5473
@rayanmustafe5473 2 месяца назад
Maxamed dhowr jeer ayaa loo yimid oo la yidhi waanu kaa taageeraynaa inta xogtiisa iyo waxyaabo kale laga qaato uun baa ayaa laga danaystaa, waxa ka mid ah gabadha xogtiisa ku soo caan baxday ee mashaariicda la tagta dibadda, Sacda mire.
Далее
小丑调戏黑天使的后果#short #angel #clown
00:16
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26