Тёмный

Alaabta Ordinary wajigaygo dhintay bay iisoo nooleesiisay 🤲 

nasriin Official
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 2,4 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 15   
@caaliya-su6hf
@caaliya-su6hf Год назад
Pls abaayi isnaap jatka iga soojawaab
@nuuroali1923
@nuuroali1923 Год назад
Was abaayo nasriin malihi snp ee fecbugada isoqor pls
@awohassan
@awohassan Год назад
xagaad ka dhacaday ayaamahan ee aad naga qabatay nasriineey gaadhigii ma kuu soo dhamaaday hawshiisi❤
@nasriinofficial
@nasriinofficial Год назад
Haa abaayo macaan gaariga ku mashquulsanaa hada kadib wakula jooga inshallah ❤️❤️❤️🙏🙏
@sabariinnuuraxmed8898
@sabariinnuuraxmed8898 Год назад
@shugrifani4243
@shugrifani4243 10 месяцев назад
Labadan labada tidhi malinki isticmala mayna hayn wlo
@aaminajimaleali
@aaminajimaleali Год назад
Abayo waxan kaga mahad celinaya wanadi nala wadagtay oo ahed talalki carurta ee mm ar manta aya wey diyay kinderarzt wayo Baby yar ayan heyta waxey Ii dhahtay dib aya u dhiigan karta lkn hadu kito kuso baxo wa qasab in laduro hadi oo sobixin ila schule garayo wa ku fursad manta oo dhan wan ku duceynayay Abayo madasanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasriinofficial
@nasriinofficial Год назад
Adaaa mudan abaayo ❤️❤️🙏
@MaryamaMaryama-jp9eg
@MaryamaMaryama-jp9eg Год назад
Intee ka helaa abyo
@IamQueen24
@IamQueen24 Год назад
Quruxay suncream iyo ordinary ma isla isticmaali karaa tankale abaayo serumka makala dooranayaa mise mid walbo wuu fiican yahau 🙏❤
@kowsarhajji157
@kowsarhajji157 Год назад
Asc apyo Ani nabrha way iga baaba ,een Alxm balse madow iyo Dulduleel iga reebeen marka ma marsan kara Alaabtaan wajigeyga oils wayo wax saliid ah ma udhaweeen karo waa inaaan iska ilaaliyaa marka maxa iga caawinayo plz iisoo jwb adoo raali ah
@nasriinofficial
@nasriinofficial Год назад
Haa abaayo waa marsan kartaa abaayo wallibo saaid ayay kuu caawinaayaan
@kowsarhajji157
@kowsarhajji157 Год назад
thnks apyo lkn originalka iyo copys sidee ukala fahmeee soomaaliya jooga
@abdinuuralihassan
@abdinuuralihassan Год назад
Saxiiibey aniga daawo iga dishey wajiga walhi anigon garin 35 sano ayan 40 ji u ekaadey qaliyey wajigeyga waa qaleel
@amalsaedali4623
@amalsaedali4623 Год назад
Abayo away he snapka
Далее
DHAQTARKA MAANTA WAXAN KALASOO KULMAY
15:20
Просмотров 16 тыс.
Everybody Loves The Ordinary Niacinamide 10% + Zinc 1%
0:14