Тёмный

ALI DHAANTO -CALI DHAANTO BELXAROBEY VIDEO DHAANTO CUSUB 

ALI DHAANTO
Подписаться 401 тыс.
Просмотров 6 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,3 тыс.   
@fadumoismacil4478
@fadumoismacil4478 4 года назад
Dhanta dan xasuus ayee igu leedahy aniga iyo xaajigyga oo wada shekesana buu idhageesin jiray hadana rer buxa masha allh sadex caruura heesta iyo mid Soo socda ilaahow na xafid
@jeyjoy2406
@jeyjoy2406 3 года назад
Man sha Allah. Allah idin barakeeyo
@ahmad___2748
@ahmad___2748 2 года назад
Aamiin alle haku xafido
@aaminaabukar169
@aaminaabukar169 2 дня назад
masha allha abaayo allha ku barakeyo
@abdifitahafrika5673
@abdifitahafrika5673 Год назад
I'm from Ciyaal xamar wan jeclahey dadkeyga Gelin ka 5aad Somali galbeed Somalia hanoolato❤️🇸🇴
@boqoradadadkamadoow3006
@boqoradadadkamadoow3006 7 лет назад
hadey Somalinimadu kuğu weyn tahey like ha ulfin this💏💏💑💑💪
@reallife7665
@reallife7665 4 года назад
Boqorada Dadka Madoow liketa ma meel ayaad ku dawaynaysaa waa yaabe
@abdidahir9365
@abdidahir9365 4 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🐓🐔
@daruurdowlo4774
@daruurdowlo4774 2 года назад
Maas
@NastehoAbdullahi-xr5cs
@NastehoAbdullahi-xr5cs 5 месяцев назад
😊
@Maame65
@Maame65 3 месяца назад
Qqq❤q❤😊​@@reallife7665
@Aronblack360
@Aronblack360 Год назад
Hello! I’m an American who lives in the Midwest of the USA. I would just like to say that this song is one that I listen to about 2-4 times a day. Although I don’t understand what he is saying this music is beautiful. Until today I never knew that there was a music video so I’m very thrilled to be able to show others!!!! I’m very blessed to have stumbled along this music.
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 Год назад
It is a traditional Somali dance called Dhaanto that is addictive
@abdirizacksirat2807
@abdirizacksirat2807 Год назад
This is danto somali song also check friends ahmed budul with nice songs
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 Год назад
Show the others ❤love you
@mukhtarmaxamed1032
@mukhtarmaxamed1032 9 месяцев назад
😊😊😊​@@mideyeadde1470
@Yahye.QaysMustafe
@Yahye.QaysMustafe 8 месяцев назад
Been. Maxa kufali cid. Mobil. Ayaad sheegataya. Miyaa. Moo lagalii jirtayy 😊
@somaliisone4536
@somaliisone4536 6 лет назад
Dhaqankeena marka Dib u eegto waxan Nahay Dadka ugu Dhaqanka wngsan Dunida 🌎 bil shardi 🇸🇴 ❤️💯
@queenasiya8805
@queenasiya8805 5 лет назад
Maitiri
@omarekar6940
@omarekar6940 4 года назад
Hhhh
@aminacadey211
@aminacadey211 4 года назад
Adgc
@jabra4205
@jabra4205 4 года назад
Waarunta
@laylamire5849
@laylamire5849 3 года назад
Ma dhaqankan qarna futda ka nikanyo qoorta luxaya
@engabdi4615
@engabdi4615 4 года назад
I love #Ogadenka bcoz dhaqanka way jclyihiin from #Gado 👍
@jeyjoy2406
@jeyjoy2406 3 года назад
Mahadsanid ina adeer
@inamohamed5768
@inamohamed5768 4 года назад
Kama daalo dawashada dhqankeena 2020 CALI DHANTO HORAY UZOCO HNO FROM RAAAASO MY HOMEY🖤
@HassenAbdirisackHassan
@HassenAbdirisackHassan 9 месяцев назад
After 10 years my first comment 😂😅
@cjabdiwahabjamaabdi589
@cjabdiwahabjamaabdi589 7 лет назад
runtii cali dhaanto dhaqankii iyo waaya nolaleedkii hore ee soomalida si fiican buu u turjumy masha allah
@ahlukheyr9460
@ahlukheyr9460 4 года назад
Ma iloobi kari dhaantadan wxn kuxidhnaa jeel ogadeniya 😭marka eyso baxeysay qof jeel ogadeeniya yaqaano like dhac ha iigu siiyo👉
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 года назад
Oo jeelka ma TV baa kuu oolaa kkk mise mobil baad haysatay aabo. Inkastoo ubada aan loo ogalaan jirin waxyalahaas.
@abdidahir9365
@abdidahir9365 4 года назад
Xaaq tuf waryaa no qabiil gabrto waa ogaaden😅😅😅😅😂😂
@cabdinuuralpha9344
@cabdinuuralpha9344 3 года назад
Kkkk jeelka maa lagu dhex dhegaysan jiray
@cayush2472
@cayush2472 3 года назад
@@cabdinuuralpha9344 🤣😅😆🤣🤣🤣🤣
@ningalbeedjira2222
@ningalbeedjira2222 2 года назад
@@cayush2472 🤣
@ayoubgelgaxshe4866
@ayoubgelgaxshe4866 2 года назад
Wadku daayooy Waayo raagtayeey Honoy wacad maan dhiganaayeey ❤ Maxay dhaanto tahy 19 10 2022
@mihiimali
@mihiimali Год назад
😂hal eray kaman fahmin ba wll e bagad intan un qortay
@mihiimali
@mihiimali Год назад
Ugu yaraan si ugu heeso
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 Год назад
@@mihiimaliani xita 😂
@kiinabdikareem1609
@kiinabdikareem1609 4 месяца назад
Inta aan dhantada fahmin hadana jecel inay dhagaystan salama❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@MaxamedroobleCabdile-xv4vz
@MaxamedroobleCabdile-xv4vz 4 месяца назад
​@@mihiimali durdur iyo daruur hoortay deeq badanaayee
@mesutozil355
@mesutozil355 5 лет назад
Somalidu wa dad geela aad ugu milan dhaqankodana qayb libaxle ka qata dhantada marka ufirsaday music geda wa korta geela markay dhacayso ama sharqamayso sa utaqani qabka ay isku ruxayana ama uciyarayana wa geela marku soconaya suu usocdo wlhi ana ufirsaday waliga geel caraba ma adan daba galin miyaa socod qurux badan ayu leyahay like hada ka heshay qoralkayga wllo
@fariidtv7127
@fariidtv7127 3 года назад
Ciyaarta dhaantada waa baa sida uu geela u bururo
@madopeabdi5410
@madopeabdi5410 3 года назад
Ish af kaga kadaa dhaqanka geel ha naga tilmaamin
@iskafiirsochannel3726
@iskafiirsochannel3726 4 года назад
2020 lagama xiiso dhigin wali heesta Ilaa hda hadad ila dawato liketa dhac igu siiya
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Год назад
Ali dhaanto big legend Allah waqti bean ku raaxeysan jiray dhaanta daan xusuus wlhi🥲🥲
@abdilleelmi831
@abdilleelmi831 10 лет назад
i said once and i will say it again'' ma joojin karo dhagaysiga dhaantadan, ali dhaanto waad ku mahadsantahay dhaantooyiinka qiimaha badan ee aad noosoo gudbinaysid wish u long life brother
@hanilul2041
@hanilul2041 6 лет назад
ABDILLE ELMI hg
@ahmedwado2726
@ahmedwado2726 6 лет назад
Ahmed busily
@hamsesherif3074
@hamsesherif3074 5 лет назад
hj
@brahimbrady4800
@brahimbrady4800 3 года назад
Legend xiligaan dhageysanyo iyo adiga xiligaga Inaa dhimate xitaa wa laga Yabaa 😅😅😅😅😅
@clshakurmohamed6600
@clshakurmohamed6600 2 года назад
@@brahimbrady4800 😅😅
@aravattali
@aravattali 4 года назад
Mxuu ragu wakhti soo joogey🥰 ILAHY CMRGA HAKU BARAKEYO ALI DHANTO🥰
@AxmedBadal-tq7pi
@AxmedBadal-tq7pi 9 месяцев назад
2024 is still listening this song
@boqoradadadkamadoow3006
@boqoradadadkamadoow3006 7 лет назад
xishood nagu dhamedey hadaa nahey gabdha somaliyed qaar ilahey xishika kaqadey ma ahee
@mediaonelive6702
@mediaonelive6702 6 лет назад
Boqorada Dadka Madoow kkkkkkkk afka maxaad latagaysaa wabas yaaab eeee
@ibrahimfardowso917
@ibrahimfardowso917 6 лет назад
Boqorada Dadka Madoow di un
@yuwaazackl311
@yuwaazackl311 6 лет назад
Boqorada Dadka Madoow 😍
@muhamudmire8733
@muhamudmire8733 6 лет назад
Boqorada Dadka Madoow Ale hadhowro gabdha heena
@hassanadan2612
@hassanadan2612 6 лет назад
Full time job
@najiibhassan
@najiibhassan 2 года назад
Yaa dawanaya 2022 waxi Ogaden ahow like sara❤✊
@engnaciimaaragsanmohamedaa3652
@engnaciimaaragsanmohamedaa3652 2 года назад
Aniga
@sitaaridahir423
@sitaaridahir423 2 года назад
Still watching bro from Garissa kenya 🇰🇪
@axmadcabdi8885
@axmadcabdi8885 2 года назад
Ogaden miihi lkn 2022 dawanoya
@yuusufshaafi2273
@yuusufshaafi2273 2 года назад
Doqonkii ogaden ahaa dollo.laga qaad
@najiibhassan
@najiibhassan 2 года назад
@@yuusufshaafi2273 doolo bal kaly imow erayga dhe comment xata ah RU-vid ha la dhax ordine
@keedkafanka4337
@keedkafanka4337 7 лет назад
Like isaaar anoo. Jogaa. Ceelbuur oo ku taal bartamah somalia. In. Fiirsanooyo. Dhan somaliyeed. Ayaa. Iga. Moqdo dhiig wada dhashaa nahay. Wlh. 23.8.2017
@abdishakourdahir9280
@abdishakourdahir9280 5 лет назад
Addow Somalia ceelbur alshababki qadka mey fasaxen
@abdullahimohamed1216
@abdullahimohamed1216 5 лет назад
Wlh wxn dawanya waqtigaaaga halmalin iga dhiman hhh 22/8/2019 waa cajiiib
@dahirqajar143
@dahirqajar143 5 лет назад
ceebuur AAA hhhhjj
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 лет назад
@@abdullahimohamed1216 waqti socda😭😭😭
@gobaadmaxamed1017
@gobaadmaxamed1017 5 лет назад
ar magaaladeydii celbuur ma qadee yeelatay aaa imaade 😂😂😂🤔🤔🤔
@adenstaradenstar4650
@adenstaradenstar4650 7 лет назад
cali dhanto sxb qoftan mad gursatit wlh way jirtaa hadi ad u bahnayna sxb adarayskedaa I sii aniga u qalane
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 6 лет назад
Wooow gabdhaha sidaas u xishooda i like walhi
@siciidcabdi9838
@siciidcabdi9838 4 года назад
Er
@abdihassan199
@abdihassan199 6 лет назад
Maasha Allah gabdhaha Soomaaliyeed aad bay u qurux badan yihiin markay xishoodka kusii darsadaanna kaba sii fiican. Ilkacaseey Noolow gabar rabbi qurux dabiici ku manaystaa tahaye
@ayuub8326
@ayuub8326 2 года назад
I can say the best dhaanto i have ever listened.2022 and still listening
@sanjuujrbluesboy7668
@sanjuujrbluesboy7668 4 года назад
2020 hada dawaneysid Like😍🤘
@maryamaali3351
@maryamaali3351 3 года назад
wewe
@suldaanka7
@suldaanka7 Год назад
Cagdheerteena guulaysta ilma adeer from dhabayaco😄🖐
@goradxamaro3586
@goradxamaro3586 Год назад
😂😂😂😂😂😂❤
@hussein8401
@hussein8401 Год назад
Ereyga dhabayaco mxaa lga wadaa wll
@suldaanka7
@suldaanka7 Год назад
@@hussein8401 boqor baa ldhihi jiray
@qasaay123
@qasaay123 10 месяцев назад
🤣😂
@Mohap2188
@Mohap2188 10 месяцев назад
Maxa cagdheera ninkan wa hawiye
@hal-abuurhayle8659
@hal-abuurhayle8659 4 года назад
2020 baan daawanaya inta ila midka ah ⬇️
@yusuf123maran2
@yusuf123maran2 4 года назад
ali dhaato
@daahiryare1067
@daahiryare1067 4 года назад
2014 kadib mar kle ban soo laabtay
@toysbabykids5432
@toysbabykids5432 4 года назад
ali seyd mohammed ☝️
@jabra4205
@jabra4205 4 года назад
30/07/2020 /haben jimce ah wana ciida carafo
@moha17
@moha17 4 года назад
2014
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 6 лет назад
Dhantooyin cali Dhanto Mid Anan ku Ciyaarin ma jiro wagii pravite Dhigan jiray maansha allah Godey Gacalo
@shuaybabdikadir2580
@shuaybabdikadir2580 6 лет назад
ree godey ifraax so dhowow godey dhulkeeni
@king-ashraf1823
@king-ashraf1823 5 лет назад
Thanks reer godey I am reer gode ga alo live in hargayza my sister welcome to open hands
@hanadalinho3044
@hanadalinho3044 6 лет назад
Wlhi gabadha aan kahelay aniga ilkaha cas gabdhaha leh waan kadanbeeyaa aniga ilkaheyga ayaa cas
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 4 года назад
Bowe balanka illaah badh weliba boqol weeye Soo badi CALIYOW dhaadsi dhuux diirshe dhameys dhaqan dha dhamaysa maan dhugan dharaarahan deg: jammaame JUBBALAND SOOMAALIYA,
@zoyaqaalizoyaqaali6471
@zoyaqaalizoyaqaali6471 9 лет назад
cali dhaanto waa ninka ugu khatarsan xaga dhaantada dagaan ka soomaalida saan aamin sanahay anigu fikirkayga
@c.qaadirop885
@c.qaadirop885 4 года назад
Hgiseui
@RA-qq8nf
@RA-qq8nf 4 года назад
Waagii hore Haa lakin Hada waxaa ka qatarsan Axmed Budul. Siduu Europe u tagay wa ka dhamaatay!
@abshirdhiirane-gr2cu
@abshirdhiirane-gr2cu Год назад
Ilaahow Gabar OG ah From mj ina adeer 🇺🇿
@muniirajaduu5673
@muniirajaduu5673 3 года назад
Who's still there listening this dhaanto in 2020 😁
@mohamedabdullahi9279
@mohamedabdullahi9279 4 года назад
Ilkaha cas ayaa idhiley maa shaa Allah hablaheena qurux udaa. Yaa iguraacsan
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 5 лет назад
We are brothers and sisters. I love ❤️ all of you 😭😭😭😭😭😭😭😭. One day I left the the world. And never come back. Ilayhii. Qabrigaa. Hanoowasiciyoo. Ameentaa. Ann kudathaalnoo.
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Месяц назад
Love You Ogadenia From Murusade curadka hawiye ❤
@xsimply_tigax1101
@xsimply_tigax1101 4 года назад
Who is listening to this song in 2020 ⬇️
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 3 года назад
me bro free OGADENIA .. we must control or free
@fardosaibrahim7597
@fardosaibrahim7597 Год назад
Dhantadii ugu shidneed madhikarnaa😃🥰😋
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 года назад
Cali dhaanTo waa romentis sida uu gabadha u eegay indho naxaris leh buu ku eegay m.a mid halkaan ah haduu ifiiriyo waba ka baqaa indho cadow ah buu igu eegin oo idhihin wn ku jclhy 🤣😂🤣😂
@Yahye.QaysMustafe
@Yahye.QaysMustafe 8 месяцев назад
romantic. Miyaa. Kawadayy 😂😢. Aani. Wakhtigaa. Geeljire. Ahaabo. 😊
@fahma-sx1mp
@fahma-sx1mp 22 часа назад
2024 still love this dhaanto❤❤❤😊
@abdifitaxalex6913
@abdifitaxalex6913 21 час назад
Just❤😢
@fahma-sx1mp
@fahma-sx1mp 11 часов назад
@@abdifitaxalex6913 wax la ilaawi karo ma aha❤️
@ethio7409
@ethio7409 Год назад
Even though its a culture song 🎵 I love it somali musician 😍
@ozmaanawil9052
@ozmaanawil9052 Год назад
Hi
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 Год назад
Love u am ethio somali ❤
@dahir022
@dahir022 11 месяцев назад
@@Ddsionelove9haku faanin gumaysiga ee ka xumow…. adoo raali ah 😤
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 11 месяцев назад
@@dahir022 hdaa madhiban karaa hadanan ku fanin
@MohamedAli-nl4kr
@MohamedAli-nl4kr 7 лет назад
walahi dhanto iyo gabdha oo saa'id qurux bdn mashaalh fanakena dhantada allow ku ilaali adiga iyo inti muslim ah
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 7 лет назад
yaa kale oo ila dawanaya #2017 ka dhantadan 😍😍
@mohamedmukhtaar10mukhtaar90
@mohamedmukhtaar10mukhtaar90 7 лет назад
Cadnaan Garjeex ani sxb wayshidnthy
@ahmedkoronto7959
@ahmedkoronto7959 7 лет назад
Cadnaan Garjeex aniga ader
@sihaambare8521
@sihaambare8521 7 лет назад
Cadnaan Garjeex aniga
@خضراءماهر
@خضراءماهر 7 лет назад
Cadnaan Garjee
@mounamoussa5343
@mounamoussa5343 7 лет назад
Cadnaan Garjeex subhanallah ALLAHU AK BR
@kinghanad4709
@kinghanad4709 5 лет назад
Yaaa qad iyo qalin qaato Qureex iigu dhiga qawlka dhaanto Nin ku rabod la rafiiqdo lagaa reebay reen badanaa. Legend 🙏
@idrissbuni1181
@idrissbuni1181 6 лет назад
my Allah keep on your blessing for all of Us, specially Somali women
@abdimohamed4051
@abdimohamed4051 4 года назад
60 jir baan ahay hadana mar waan dhegaystaa dhaantadan Agaaah
@mandeqmaxamed1199
@mandeqmaxamed1199 3 года назад
Iska daa
@CabdiAxmed-p3j
@CabdiAxmed-p3j 7 месяцев назад
Hhhh
@mohamedmanzil9723
@mohamedmanzil9723 4 года назад
Kamadage ayaaa laydhahaa Marnma madaayo dhantadan 2019✋🤚🙏2020 👏👏🤝👍 somali maxamed salam sare
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 года назад
Gbadhas o dhaxda yar gabar Hada maka helaa inta Gbdhow Wax replay iso galo iska so raadsho tol hadaa nahay 👌👌
@boqoradadadkamadoow3006
@boqoradadadkamadoow3006 7 лет назад
wadkudaayoo waayo raagtee dhantadan kamadaalo dhageysigeeda 💑💑💪👈market sobaxdey ihada
@mahirdalpoqortooyo5546
@mahirdalpoqortooyo5546 4 года назад
Ilaa hada mawadaa dageysigeeda
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz 7 месяцев назад
War manooshahy 6 yrs letter
@inantaSomalilandkufanta7766
Cali dhaanto barigas dhantoyinkisa wan xiiseyn jirey anigo yar 😋
@admandalmar854
@admandalmar854 2 года назад
Before 8 years but listening after ogaden got PM 💘
@Adnanmoha04
@Adnanmoha04 2 года назад
🤣🤣🤣
@shaaficigoolnuug4916
@shaaficigoolnuug4916 5 месяцев назад
Yaaa qad iyo qalin qaato qureesh igu dhiga qowlka dhaanto.......... Still love this 2024❤❤❤❤
@rayanmohamed9963
@rayanmohamed9963 5 лет назад
Ya ila dhawanayo 2019 🤔🤔🤔?
@hushmad162
@hushmad162 5 лет назад
Aniga kula dawanayo kama daalo nin dhantoyinkisa
@omarbashiraweys4342
@omarbashiraweys4342 3 года назад
2021 dawanaa 😂😂
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 3 года назад
huunoo heblaay rafiiqeeenii wali waa raadiyaa 20.1.2021❤🙋
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 3 года назад
2021 yaa ila dwnaya wliba Rmadaan 😍😍😍
@trapyusuph545
@trapyusuph545 Год назад
2023 ramadan dawanaya😂
@Sadam_Philipine
@Sadam_Philipine 3 года назад
Weli waan daawanayaa dhaanta Belxerobay 2014- 2021
@abdiwasacmowliid4510
@abdiwasacmowliid4510 7 лет назад
Waaaaaw gabadhu siday u xishootay ayaan ka helay waa xishoodkii gabdhaha somaliyed lagu yiqiin kuwan Hada jira maalin caday ayay Ku kufsanayaan habaar ayay qabaan maamo malyuun iyo farxiyo koor ayay daawadaan yaahuu
@ridwaanahmed914
@ridwaanahmed914 7 лет назад
Abdiwasac Mowliid yes there is some of the girls but not all of them 😏🙄🙄
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 лет назад
0:06 indhaha Naxariista leh laysku eegay🤦‍♂️
@aminyasincabdi2108
@aminyasincabdi2108 5 лет назад
Hhhhhhhhh
@aishahabib7823
@aishahabib7823 4 года назад
Subxnallah
@mohamedyussuf9664
@mohamedyussuf9664 5 лет назад
Sida roobkooy ama rayskooy risaalooy lagu rabi tuugyeeey......calashaaaan ROOBDOON YAAA LADHIIIF...xasuuus wlh
@unknownigga3561
@unknownigga3561 7 лет назад
yaa qad iyo qalin qaato qureesh iigu dhiga qawlka dhaanto huuno ruuney reer jacayley rafiiqeena waan raadiyay 😍💯💟 murti from DDS 👍😍😘
@shukrimohammed2742
@shukrimohammed2742 7 лет назад
Muxiydiin Adam Jama waa sidaa
@unknownigga3561
@unknownigga3561 7 лет назад
Queen Qoraxay mhdsnid huuno
@bisharismailbulshawi1556
@bisharismailbulshawi1556 2 года назад
I still love this dhanto, Aliyow walal gabadha kumatashay top waye iyo adigo inaba ciyar Qatar ah
@km5ytchannel906
@km5ytchannel906 Год назад
2023 Still love This Song ❤️❤️❤️❤️
@cayduruushonesty5951
@cayduruushonesty5951 Год назад
Also ❤
@salaxaadsalaxaad6090
@salaxaadsalaxaad6090 Год назад
Same
@kingakram464
@kingakram464 Год назад
uy
@ShugriAbdi-d3v
@ShugriAbdi-d3v Год назад
​😅
@AhmedNoorali-dr1ip
@AhmedNoorali-dr1ip Год назад
Ma ila aragtay Kamasoo kordhicin dhantadan lkn waan Soo raadiayay
@wadanigadhabtaallowdhwr4380
@wadanigadhabtaallowdhwr4380 2 года назад
Qalbiga ku Tabey Bbe Hodish Wali wan ku baadi goba nasabey😭
@fuaadhuseingermanyboy4585
@fuaadhuseingermanyboy4585 8 лет назад
wadku kudaayooo waayo raaagteee waaa ereyo aad umacaaan Free Ogadenia
@SUBERSTAR2003
@SUBERSTAR2003 Год назад
Who watching after 9 year you're the legend 😅✌️
@dietrichdietrich7763
@dietrichdietrich7763 Год назад
the good memories
@kuuscowl
@kuuscowl 4 года назад
Who is watching 2020 😍😘😘😘
@hossnimubarak8390
@hossnimubarak8390 2 года назад
2021 Bashii ugu danbeysay December 25 teeda ayaa dawanayaa« ali bashiir guuleyso dhaantooyinkaaga waa cajiib
@abdinurjama9360
@abdinurjama9360 2 года назад
2022 still love this Song❤🙏
@theabdiqani2354
@theabdiqani2354 2 года назад
Me ❤️
@ayaanmaxamed6400
@ayaanmaxamed6400 2 года назад
me
@isaqcabdikariin591
@isaqcabdikariin591 Год назад
0!
@maxamedsiciid5711
@maxamedsiciid5711 Год назад
@@theabdiqani2354 iy
@sayidcaliafrax
@sayidcaliafrax Год назад
Fjuytb
@variidomohamett
@variidomohamett Год назад
Yaa qad iyo qalin qaato Qureesh iigu dhiga Qawlkan dhaanto❤️🔥
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 4 года назад
Balxa roobeey Hilaac bilig yariyoo Balxa roobeey Sida roobkooy ama rayskooy Risaalooy laguu rabi tuugyeey Ma biya caad ban ka hoortoo Baryo baahi loo qabay waayeey Wadku daayoo waaya raagteey Wiilooy wacad maan dhiganaayeey Erayadu sidaas miyaa mise waa dhagahayga Bal qaybta kale ku soo dara lyric keeda
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 3 года назад
Durduriiyoo Daruur hoortay deeq badanaayey Yaa qad iyo qalin qaatoo Quraysh ugu dhiga qawlka dhaantood Nin ku raboo la rafiidoo Lagaa reebay reen badanaayey Huuno ruuneey Reer jacayleey Rafiiqeena waan raadiyaayey Ana qaybta labaadaasi saasay ila noqotay Keliya waa isku day
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 3 года назад
@@apdullahicarab2461 waa keentay sxb lyrics ka
@maxameddeeq657
@maxameddeeq657 2 года назад
Waa sidaa warka udhigaty
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 2 года назад
@@maxameddeeq657 mahadsanid legend
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 месяцев назад
Wàa sidaas aa u qortay abwaan​@@apdullahicarab2461
@Short_factz
@Short_factz 4 года назад
2014 baan Nokia three one zero kudhagaysan jiray manta oo ay 2020 tahay iPhone 11 pro Ban kudhagaysanaya aduunyo. 😥 Alx FOREVERYTHING. 🤲
@faisasoleman6685
@faisasoleman6685 4 года назад
Ali dhaanto boqorka dhantada guulyso inader ❤
@amhedlb3475
@amhedlb3475 Год назад
Best dhaanto Abti Cali dhaanto Hunoo to Ahmed OZOO 2023
@canababdi823
@canababdi823 7 лет назад
29.09.2017 yaa ilaa dawanaya inderkaay ali dhanto
@deeqahmed9838
@deeqahmed9838 7 лет назад
walle tilmaamihii gabdhihii hore ayaa ka muuqda
@Elmi.451
@Elmi.451 4 года назад
Dhaan tadan waaa takaliya een jeclahay ilaahay amar kiis. ❤️❤️❤️❤️❤️ilove dds Dawlada deeganka somalida ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️☝🏻 dur dur iyo xareed hoortay Deeeq badanaaa Hno ruuneey Rer jaceelow rafiiqeena waan raadiyaaaaa
@hassanabdi9352
@hassanabdi9352 4 года назад
Sainb
@hassanabdi9352
@hassanabdi9352 4 года назад
Saainabcariisan
@voypara105
@voypara105 2 года назад
🙃🥲🙃😇🙃😊🙂🥰🙂😍🤣🙂🥰🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 года назад
Masha allah inanta muuqaalka ku jirtaa aad bay u qurux badan tahay.
@duranabdo90
@duranabdo90 4 года назад
Belxo roobey xillaac biligliyo belxa roobey, Sida roobkoy ama rayskoy risaaloy laguu rabbi tuugyey.
@gelinhore5182
@gelinhore5182 Год назад
Hada waxaan jogaa banaadir istiil wandhagaysanayaa dhantadaa❤🎧🎤
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 5 лет назад
Dhaaanto ka tayo badhan ma fiirsan wali hadi aad igu raacsan tahay like igu sagooti
@dayaxabdidhuxulowdayaxabdi7537
@dayaxabdidhuxulowdayaxabdi7537 4 года назад
Waxa fahmi karo qof dhaqankanka miyiga yaqaan sida aniga oo kle
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 5 лет назад
Daad bathan. O comentigaa. Halkaan jusoqoreyn. Ayaa mantaa. Jogiin. Odiintaay
@Viral_videos822
@Viral_videos822 4 года назад
Daarod keyga❤️🤩
@ismaciilaxmed3667
@ismaciilaxmed3667 3 года назад
2021 ayeey iithy somaalia dadkeeyga waan jeclhy
@drwarsameyusufabdi5767
@drwarsameyusufabdi5767 2 года назад
Living through the intersections of cultural diversity has given me an intimate understanding of the dynamics of living between the dimensions of East and West, traditional and modern, and political and spiritual.
@nasabboy3580
@nasabboy3580 5 месяцев назад
Gildo kasso ninka musicaan tumay waa wax kale wllhi❤
@hanixusen5978
@hanixusen5978 7 лет назад
mashaAllah indho qurux badan aye Ku ektay runti 😃👀👍💋✌
@ducalemohamed8755
@ducalemohamed8755 4 года назад
rjgna
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Год назад
Dhaantadan fadhiga ayaan uga kacaaa oo wllhi dhaanto way dhaaftey❤❤❤
@ahmednuur9921
@ahmednuur9921 4 года назад
the father of dance cali dhaanto ❤❤❤💯
@misisnaciimowald6059
@misisnaciimowald6059 2 года назад
Waxaan daaawan jirey 2014
@axmadyare1099
@axmadyare1099 2 года назад
somalidu waa kuwo dhaqan wanaagsan lkn dowlad wanaagsan wali mahelin❤
@nafisoadan8205
@nafisoadan8205 Год назад
Runta waye
@GoojeCade
@GoojeCade Год назад
Waxad doonaysa dowlda dadka ada ku xasuuqdi ileyn tamar kale mahayside oo dad ku weertato waligeede ma dhalaneeso hooyda siiled was fuck ana ku waso
@GoojeCade
@GoojeCade Год назад
Fuck xarood
@superwariida2162
@superwariida2162 5 лет назад
ya qad iyo qalin qaato qureesh igu dhiigana qool kadhaanto 👏👏👏😍❤
@loneboy3904
@loneboy3904 3 года назад
Ma garanayo heestani waxay heesaha somaliga iiga soocan tahay
@YasinMahad-m2r
@YasinMahad-m2r Год назад
Wllhi Dhaanto macaan waayeh wllhi Dadka ugu Dhaqanka wanagsan ayaa Nahay wllhi 😢
@kaartokariye6355
@kaartokariye6355 4 года назад
Wali yaa dawanaya 2020😂💯
@ubaxxaji102
@ubaxxaji102 4 года назад
ani
@ekraanabdi2950
@ekraanabdi2950 Год назад
Masha Allah Ali dhaanto leggen waan ku sitaa caafimaad ku waar 🔥💕
@bileali8846
@bileali8846 4 года назад
2020 qof daawada oo iga danbeya like
@cabdihabby5759
@cabdihabby5759 Год назад
Tiktok kubartay 1/5/2023 an halkan uso galay inn dhageysto Legend dhanto yaa ila dhageysana
@drxaayoow2105
@drxaayoow2105 5 лет назад
Dhaqankeena dahabkaa qofkii diidey sharaftiisa, kula Damir Mayhi. Huna Rooneey Reer Jaceley Rafiiqeeena waan Raadiyaaye
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 3 года назад
Dhaantayahankii somali ugu caansanaa waa loo xiisay❤
@ikraaamcaamir6693
@ikraaamcaamir6693 Год назад
Wax badan baan raadiyey ugu danbeyn maantan helay 7/3/2023
Далее
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 174 тыс.
Axmed Budul FIIQ Dhaanto
6:27
Просмотров 2,2 млн
Dhaanto Cusub Abwaan Jaango Muuqaal Qurux Badan
6:54
Ali Dhaanto - Baloley (Official Music Video)
4:03
Просмотров 934 тыс.
Idaaya
8:02
Просмотров 3,3 млн
Dhaanto | Da'woy | Kafeya Sarhay Isaxaq & Axmed Budul
6:01