Тёмный

Alxaqiiqa (Ibrahin Caydiid) ayaa ka hadlay Khilaafka culus ee ka dhex taagan KAAH & WADDANI. 

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Alxaqiiqa (Ibrahin Caydiid) ayaa ka hadlay Khilaafka culus ee ka dhex taagan KAAH & WADDANI iyo xaaalada xiligan ee Somaliland.
---------------------------------------------
+ Xadhigii Maxamed Abiib iyo MoU- ga

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 11 дней назад
Ibrahim caydiid mujaahid qaran guulayso iyo gobonimo
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 8 дней назад
Allaah hakubarakeeyo ipraahim geesi aran wlhi somaliland way xusi ninka wax gadhaday iyo inkaleba ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Xasan-maxamuudf1ib1pt8j
@Xasan-maxamuudf1ib1pt8j 11 дней назад
Mansha allaah
@زهراءمحمد-ج4ر
@زهراءمحمد-ج4ر 11 дней назад
ASC🇹🇯🇹🇯🇹🇯💪 💪💪💪💪💪Slyn guul iyo gobanimo 💪💪💪💪💪insha allaahu raxmaan oo muxuu isu odhanayaa mid baa hj keenaya 2bada ninba waa hj💪💪💪
@SahraIsmaaciil-v7c
@SahraIsmaaciil-v7c 11 дней назад
Guuuuuul soomaalilaand❤❤❤
@mouhoumedhassan3197
@mouhoumedhassan3197 11 дней назад
Ibrahim nolow wadanidhaba vive
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 11 дней назад
Insha Allaah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Fashili oo Jabi Cadawga Somaliland
@ashashabel8239
@ashashabel8239 11 дней назад
qalbi dhaye guul insha allah
@housseinfana5065
@housseinfana5065 11 дней назад
Ibrahim caydid wa ruunta been maha walahi ya salaam very very good beautiful
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 6 дней назад
markuu wadani wadanka qabsado insha allaah ibraahin duufle ama wuu baxsan ama jeel ayuu ku abaadi
@aadammax9534
@aadammax9534 11 дней назад
Alxaqiiqa viva ❤
@ismahanabdi5646
@ismahanabdi5646 11 дней назад
Inshallaah guul somaliland ❤❤❤❤
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 11 дней назад
Channelkan waxaan ku jeclahay sawirada siyaasiinta qaabka uu u soo dhigo
@user-lr6mr8rb8s
@user-lr6mr8rb8s 10 дней назад
Mashallah mujahid ❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 дней назад
XIRSI WAA AXMAQ
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 7 дней назад
WAA DUUGTII SOMALILAN.EE.CADOWAG GUDAHA ILLAAHAYA DADKA HAYADIN KA QABATO
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 дней назад
Ilaalinta datada system ka doorashada GUDIGA DOORASHADU WAXAY U BAAHAN YIHIIN CYBER NATIONAL SECURTY UK INGIRIISKA LA XIDHIIDHA
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 8 дней назад
Ururkii huwanta ahaa sirbaa kasoo fakatay ilaahay calaamo xun idinku rid wallee kuma guulaysataan khiyaanadaa saa waabad noo sheegteene😮😮😮😮
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 11 дней назад
MIDA KALE WADANI XIRSIBAA SAMAYSTAY OO ODAYGAN DOQONKA AH USII DHIIBTAY HADII KULMIYE LAGAGA ADKAADO KULMIYE MARKII LAGAGA ADKAADAY AYUU XISBIGIISII DOONTAY OO UU KU WAREEJIYAY NINKII AMAANADA SII HAYAY IN LOO DHIIBTAY WAXA CADAYN U AH KULMIYE SIIRAANYO MUUSE WUXUU KU WAREEJIYAY 5 SANO MARKUU MADAXWAYNE AHAA MUUSE MAXAMED KAAHIN WUXUU KU WAREEJIYAY 6 SANO MARKUU MADAXWAYNE AHAA HADABA CIRO ISAGOON MADAXWAYNE NOQON AYUU KU WAREEJINAY MIYAANU AMAANO SII HAYNIN
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 11 дней назад
Goood ibraahin caydiid geesi geesi dhalay hanbalyo
@زهراءمحمد-ج4ر
@زهراءمحمد-ج4ر 11 дней назад
ASC🇹🇯🇹🇯🇹🇯💪💪💪💪💪💪guul iyo 🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯gobanimo🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯
@kaysedhako1175
@kaysedhako1175 11 дней назад
ilaahay halihi grab galo dedaalka dalkaaga aad ugujirtid
@nuurajama-jm7gy
@nuurajama-jm7gy 6 дней назад
Xabado ilaahay ka baq
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 11 дней назад
Rajo ayaan u codeyneynaa urur ahaan..
@sainabsaed2516
@sainabsaed2516 6 дней назад
Labadaba hoʻraaloobartay Baakgaroon koodana waalahayaa cuquubaduna Mamaqnaato nin̈walbà gondihiìsay imanaysaa
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 11 дней назад
Tabtaa sawiirka shashada saraniyahay ayu yahay wajigooda dhata ahi
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 7 дней назад
HORTA ADIGA KULMIYE XATA MA TIHID KHAAYIN WAYN OO ISKU DIRA UMDA TAHAYA SHARKA KU RAAC LABADAA NIN WAXBA ISUGUMA JIRAN LAAKIIN DANTOODA ISKU WATAN KULMIYE INAY KA TAQALUSAN BAY RABAN OGOW
@Cadii-skadhig
@Cadii-skadhig 11 дней назад
Ragedii ibrahhim caydtd guul guul guul guul wad somaliland ❤❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 11 дней назад
Guuuuuuul somaliland somaliland
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 11 дней назад
waxaan maanta la yaabay murashaxii oo ragii xisbiga wadani gadhwadeenka ka ahaa dhamaaan ku xigeenadii waxa kaliya oo la socday xog haye khadar maalintii ugu horaysay ee waftiga murasha la eegayay ayay ahayd halkee xagal daacu ka socdaa
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 10 дней назад
Ninkan xaarku kabuuxo maxaad ka wareysataan waa qof 0 ah
@SuleemanAdam
@SuleemanAdam 10 дней назад
ina.Abiib.khaain.wada nkiisa.khiyaamay
@januarySl2024
@januarySl2024 11 дней назад
"wadani" doorasho aan dhacayn ayay isku laynayaan ! Bishii sagaalaad ayaa dabaylo dagaal dhinac walba dalka kaga socdaan ee waa ayo cidda codaynaysaa bisha 11naad ? Ma Geeskan Ethiopia iyo Masar mid waliba hubkeedii barihii dagaalka dhigtay ee cabaysay ee hanjabaad lays waydaarsadey ayaa rag u fadhiyaan in nabad iyo doorasho dhacdo oo xagaa iyomadaxtooyada loo gelbiyo !
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 9 дней назад
Cajiib Isku dire namaam Allah kabaq oo dadka ha isku dirin maxaa kaa galay Xirsi iyo wadani soow adigu matihid Kulmiye Allah koreeye wuxuu yidhi تعالى: {هَمَّازٍ} : الاغتياب {مَّشَّآءِ بِنَمِيمٍ} يعني: الذي يمشي بين الناس، ويحرش بينهم، وينقل الحديث لفساد ذات البين، وهي الحالقة. وقد ثبت قال: مرّ رسول الله صلى الله عليه وسلم بقبرين،فقال إنهما ليعذبان، وما يعذبان في كبير، أما أحدهما، فكان لا يستتر من البول، وأما الآخر، فكان يمشي بالنميمة» أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: ألا أخبركم بخياركم؟قالوا: بلى يا رسول الله. قال: الذين إذا رؤوا ذكر الله عز وجلّ» ألا أخبركم بشراركم؟ المشاؤون بالنميمة، المفسدون بين الأحبة، المفرقون بين الأحبة، الباغون للبرآء العنت
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 11 дней назад
Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤
@hassanbogore996
@hassanbogore996 10 дней назад
Asc waar ninyahy waxaan u malanayaa been baad naar ku galaysaa waa maalin jimace ah Allah ka yaab oo dadka beenta kadaa
@rashidmire2648
@rashidmire2648 8 дней назад
GARXEJIS IBRAAHIN BAA KANOQDAY KHANIIS MARKAA FUTADIISA AYUU WAXWALBA KA HOR MARINAYAA,HEEGO IYO ABAARISO AYUU KAADH KA QAATAY,MARKAA KHANIIS WAXBA KAMA BAYDHO ,MARKAA KHANIIS NIMADA HEEGUUN BUU KULADHUUMAN KARAA,MARKAA WAA IN HEEGO WAX KU SHUBATAA,WAAR ILEEYN KHANIISIINTU BEEN KAMA XISHOOTO.
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 11 дней назад
Isbahaysiga wadani iyo kaah waxay ubohooben duminta qaranimada jamhuriyada somali land Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 11 дней назад
Way isla dagayan wlhi midna maso baxayo kaah iyo wadani marka kulmiye iyo ucid ayaa isku hadhaya waan arkayaba
@laangasgaming5577
@laangasgaming5577 11 дней назад
السلام علیکم adigu dadkaad isku dirtaa reer soomaaliland dadkuna waa ay sii kala fogaanayaa taasina mustaqbalka neceyb bay keenaysaa ilaahay ha ka cabso waxaad sheegayso.
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 10 дней назад
Runtu ma isku diriid ba, wax sobaro marka hoore intanad wax soqorin, jahiil halkan logama bahna. Daadka dalka roogaya Hadi farta lagu fiiqin oon layska qaban miya lawada? Salana kaqadi mayna mesha afkaga huurada ah kala taag
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 11 дней назад
Buurmadaw iyo ina muraad maxay wadaan.😂😂😂😂😂
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 11 дней назад
digo iyo danbas ayaa lakala wataa 😂😂😂😂😂😂😂
@adilosman313
@adilosman313 11 дней назад
Ibraahin duufle oo reerkooda day and night caayaya cid kalena qiimayn mayso.
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 10 дней назад
Daadkisu waa faqash iyo faqash kahadhen, wa qadan mar dhargooyin, waa dhuuni raac iyo faqash uu niikiyaal runtuna faanto maha nacalah abiihin kuyale nijasyahay. Orda raagina uso aarguda caar miyad awoodan, dee wa Maya jawabtu, waxad tihiin reerka kaliya ee midgaha iyo wixi lahal malaba kasixuun , siilki hablahaad dhasheen bad kurasi ugu radsatiin dowlada afrikada uu martida ah kakkakakakaka
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 дней назад
MUWAADIN U CODEE QARANKA OO BADBAADI QARANKAAGA
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 7 дней назад
ODAYGAN WA NAABIIB HORTA ODAYGAN HJ NECEBA MAXAY U GAYSTEEN TOLOW YAAB CULIMADOODA MA DHAFO XUSBIGOODA MA DHAFO ODAY DHAQAMEEDKOODA MA DHAAFO ODAYGAN FOOSHA XUN HORTA CDIIDGALE DAD QURUX LEH BAAN ARKI JIRAY WAXANA WADA FOOSHA XUN UMADA DHIBAYA YAA DHALAY XAGAY KA SOO BAXEEN WALAHAY WA YAAB INTAN MESHA WASHA WAY FOOL XUN YIHIN SALAMAD SHARKIINA IDIN RAAC WADANKI ODHAN BAY ISKU DIRAN REERKASI KAAAH IYO WADANI HADAY IS KHILAFAN RAG BAY U YIHIN MARKA HORENA MIDBA KII SU WATAA KOW DHEH URURADOODA KALA WATAN INAY ISU CAMIRAN BAY RABAN WAA HADAY KU HESHIIYANBA HADAY IS KHILAFANA DEE KULMIYEBA RAGIISI ODHAN WA KUWAA IDINKA YAACAY WADAANI GALAY QAARNA MEELAHA ISKA JOOGAN FIDNA ABUURMA JOOJI WARYAA CUQDADA SAMANAYSO
@husseinduale9354
@husseinduale9354 11 дней назад
afartaa nin waa in la toogta
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 11 дней назад
Lagugu furay oromoy
@IdirisHussein-xo8vc
@IdirisHussein-xo8vc 11 дней назад
Dadka reer somaalilan way kuuducayeen alaha kuu aqbalo
@MariamElmi-b3f
@MariamElmi-b3f 7 дней назад
Horta Ibrahinow Somaliland hanoolaato cadow geedna ha jabo. Laakiin waxaan ku sheegaya mala-awaal ayaad ku nooshay ceebta iyo xag -xagashada xisbiyada waxba ku😂qaadi maysid waanad arkaysa dabayshu xagay u socoto xaasid nimada intaad iska dayso aamus maansuukh yow 🤮
@user-tr9ii6hs8u
@user-tr9ii6hs8u 8 дней назад
Beenaale
@abdisaalsaal7926
@abdisaalsaal7926 9 дней назад
Beenaale
Далее
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC
00:19
Просмотров 1,6 млн