Тёмный

Alxmdulilah wuxu Allah nasiyey❤️??? 

Zacki & Amal
Подписаться 242 тыс.
Просмотров 221 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

9 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 507   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤💞🕋
@deeqaabdulahi1010
@deeqaabdulahi1010 Год назад
scw scw scw
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Год назад
Scw❤
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Год назад
Iiso duceya 2yers liqaba ino ilahy awlad baariyal isiyo qofkii hestane ilahy hau barakeyo Amal &zaki dad aan tagero
@hafsacabdi5130
@hafsacabdi5130 Год назад
ilahay haku siyo mcanto❤
@marwomaxamed9588
@marwomaxamed9588 Год назад
Ilaah haku siyo macto yaa rabi
@safiyocabdi6022
@safiyocabdi6022 Год назад
ilahey haku siiyo abayo ilmo matana eh waku soducenaa abyo allaha kafarxiyo 🤲🤲🤲
@samiraahmedsalah2866
@samiraahmedsalah2866 Год назад
Ilhy awlad bariya o badan haku siyo wllo mcnto
@munocalimaxamed4690
@munocalimaxamed4690 Год назад
Ilaaahey kuwa ku faraxdo oo mataano ag haku siiyo
@shankaronali3297
@shankaronali3297 Год назад
Family of 4 👨‍👩‍👧‍👦 mash allah so happy for you guys ❤️👏🏼
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe Год назад
The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Год назад
In the womens The so wonderful Hear farhiasRespects The girl young women on earth.
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 Год назад
ﷺ ﷺ ﷺ
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@haniaden3830
@haniaden3830 Год назад
Scw scw Scw
@siidkahussein3823
@siidkahussein3823 Год назад
Sallahu aleyhi wasallam 🥰
@Cadar49
@Cadar49 Год назад
Ilahay awlaad caafimaad qabto oo diinta dalka iyo dadka anfacdo oo baari idiin ah ilahay ha idiin siiyo shar iyo xaasadna ilahay ha idiinka XAFIDO AMIN YARABI 🎉🎉🎉🎉❤❤
@shankaronali3297
@shankaronali3297 Год назад
Mash allah so beautiful family ❤️❤️🥰 congratulations to you guys 🎁🎁🎁❤️👏🏼👏🏼👏🏼🤴👸👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 Год назад
Mashallah 🥰 hambalyo Allah ku ad keyo yarab intan hesanin Allah siyo yarab
@allrizaaq4178
@allrizaaq4178 Год назад
Faadma yuotub manac day waku weynee
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Год назад
Xabiibti waan kuu xiisnay
@haniqanichannel7027
@haniqanichannel7027 Год назад
From Addis Ababa Aya isku ehen 2012 kii Masha Allah amaal mamo mcn Allaha kuu barakeeyo qooskaga quryxda badan ani si gaar ah ayad gabadheydi u tahay
@aminaosman4997
@aminaosman4997 Год назад
Mansha Allaah tabarakalaah beautiful family Alle ha idin Xiftiyo 🥰❤️
@tafsiirainaaxmeddige7694
@tafsiirainaaxmeddige7694 Год назад
Mansha allah huno alle ha isku kiin barkeeyo waligaa astur naanta ku dadal khayr alle ha ku siyee amaal wan idin jecelhy
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 Год назад
Msha allah ❤❤ Fàmily an jeclhy❤allha nibarakeyo Amaal allha kulalakeno xppitih❤❤
@aaliyayarey2136
@aaliyayarey2136 Год назад
May Allah bless you and your family Inshallah
@BoqoradaMadow
@BoqoradaMadow Год назад
Family funy iyo daacadnimo iyo jacaylba isku daraaday mar walba farxadiinu waa muhiim❤😘 pin❤😘
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 🥹😻😻
@Queenjiija
@Queenjiija Год назад
@@amalamuli376 Anna waan kugu so biiray sister qali
@saciidomuudeey2535
@saciidomuudeey2535 Год назад
masha allah dhaha asxaaabeee ilah hanii xifdhiyo family qurux badan
@amaalahmed5012
@amaalahmed5012 Год назад
ما شاء الله 🥰👼
@boosteyahassan1755
@boosteyahassan1755 Год назад
Mashaallah family qurux badan ♥️♥️
@nasteexoaxmed4012
@nasteexoaxmed4012 Год назад
Masha Allah Masha Allah hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉 illahay swt haydiin siyaadiyo quruxdas iyo wanaagaas ❤❤❤
@juweriyaali7497
@juweriyaali7497 Год назад
This is what it feels like having sisters around MashaAllah TabarakaAllah.
@sacidaadan4079
@sacidaadan4079 Год назад
Mashaallah mashaallah tabarikallah 💝❤️
@ifrahluul9987
@ifrahluul9987 Год назад
Wlhi that’s what I said Maansha alaah 🥺😩
@munodacar6355
@munodacar6355 Год назад
Mnsh alla abaayo
@ruqiyomohamedofficial4003
@ruqiyomohamedofficial4003 Год назад
Masha Allaha
@haniya_5600
@haniya_5600 Год назад
So true but sometimes even when you have sisters and brothers in your life at the same time ou are not close with them is the problem and sad 🥲
@deqadalka9953
@deqadalka9953 Год назад
Mashaa alah mcnto alaha kuu barakeeyo ماشاء الله gabar iigu soo duceeya Ana 3wil ale isiiyay intaa ilmo heesan alaha siiyo inti heesatana baari alaha uga dhigo😍😍😍😍
@bashirbashkas1816
@bashirbashkas1816 Год назад
Alla haku siyo wll
@deqadalka9953
@deqadalka9953 Год назад
@@bashirbashkas1816 aamiin thnks
@deeqomaxamed2088
@deeqomaxamed2088 Год назад
Amiin abaayo anigana ilhay wiil ha isiiyo insha allh
@ramaas360
@ramaas360 Год назад
allh kusiyo xbbti
@deqadalka9953
@deqadalka9953 Год назад
@@deeqomaxamed2088 aamiin abaayo alaha ku siiyo wiil baariya
@suleeqoabdulkadir6455
@suleeqoabdulkadir6455 Год назад
Masha Allah Hambalyo ilmo cafimad qaban Allaha idinku arsaqo intena an haysan Allaha nagu arsaqo mataano cafimad qaban oo bariyal no noqdaan insha allah kheyr 🤲
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 Год назад
Mansha Allah Allah ❤️😚 Lkn Rutine klaa rabnaa 🤌🏻😩
@bisharaissack4482
@bisharaissack4482 Год назад
M.a tabaraka allah allaha idin barakeeyo
@khadramaxamuud5514
@khadramaxamuud5514 Год назад
Manshaa allaha wllo hambalyo hambalyo hambalyo 🎆 🎇 💥 🎉 ♥️ ❤️ quruxuda qoyska baka laha
@hoodoabdiraxman7181
@hoodoabdiraxman7181 Год назад
Mansha allah Alif mubarik xayaati alle ha idin barakeeyo
@user-qq3qe8cv2w
@user-qq3qe8cv2w Год назад
Masha Allaah hanbalyo Abaayo iyo Aboowe Aniga iyo intaan heysanin ilaahey hasiiyo
@maxamedcasjad9847
@maxamedcasjad9847 Год назад
Aamiin yaarabii
@muniiromuniiro4845
@muniiromuniiro4845 Год назад
Aaamin
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 Год назад
Amin ya Rabbi Allaah ha u daayo ha u badiyo
@laylaibraahim6967
@laylaibraahim6967 Год назад
Masha allh so dhalo ado nbd ah insha alh ❤️❤️
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 Год назад
Masha Allah, hambalyo hambalyo hambalyo 💕💕💕💕💕
@pheynuus9840
@pheynuus9840 Год назад
Masha Allah tabaraka Allah Rabbi haidin barakeeyo family qurux badan ba tihine
@faysacarab5082
@faysacarab5082 Год назад
Maash alllh family quruxoon❤😍
@maryanruunhusssein8367
@maryanruunhusssein8367 Год назад
manshaAlah ♥️💕
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 Год назад
Masha Allah congratulations 🎊🎈🎉 ❤️❤️❤️
@sabnacabdullahi7511
@sabnacabdullahi7511 Год назад
Masha allah family quruxbadan isku ware abidi Hambalyo ❤❤🥰🥰❤🥰🤲🤲🤲
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j Год назад
الله يحفظكم و يرزقكم ببنت جميله والله يسعدكم في الدنيا والاخره ما شاء الله ما شاء الله ربي يبارك
@intisaarmohamedcabdiintiza1671
Mashaa allha my family ❤️❤️🎂🍾🍷allha hnii dhoro family one love ❤️
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 Год назад
Mansha allaaah walalo qali ilaahy hikiin xafido ❤️ ❤️ ❤️
@Sharmakasharma856
@Sharmakasharma856 Год назад
Mashallah tabarakallah illaahow farxada idin siyaadi wax nusqamiyana idinka haay🤲🏻♥️
@fankafarah701
@fankafarah701 Год назад
Masha Allah tabaarakallah Congratulations my dear sister and brother❤️❤️❤️
@arwahussein2679
@arwahussein2679 Год назад
mabrouk wllo allh cafimad qab haydinku dhamyo inta dhimn
@samuu7275
@samuu7275 Год назад
Yess ane zacki lajiray calosha ka dareemay iyo wajiga gabdhaha quruxa ka noqone 😅masha allah
@user-cf2yy4wq4n
@user-cf2yy4wq4n Год назад
ماشاء لله تبارك الله الف الف مبروك الله يتمملك ع خير عقبالي يارب
@princessamina9363
@princessamina9363 Год назад
MASHA allah GABAR Ine tahay wa shegay Allaha idin deysto nabad ku dhal abayo
@Aaamina12
@Aaamina12 Год назад
Masha allah hoyo kasta gbar wa jeceshahay amal iyadaba ka farxad badnayd
@najma1691
@najma1691 Год назад
Amal & Zacki congratulatoin for your baby girl ❤️🇸🇴♥️😍
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Год назад
Maashaa Allaah tabaarakallaah baby caafimaad qabta Iyo adigoo caafimaad qabtit is xanbaarta ALLAAHUMA AAMIIN
@maqsuudcilmi4585
@maqsuudcilmi4585 Год назад
M.a Allah hydin xifdiyo family qurxbdn♥️
@rifalalsharif2884
@rifalalsharif2884 Год назад
Masha Allah Allah haydin barkeyo intan haysana Allah hasiiyo awlad salixana aniga 3 gabdhod ban dhlay Allah haydaye iguso duceya inu ilahay wiilal iiyuso daro salixana bariyl cafimd qaba
@mustaqiimmanka5356
@mustaqiimmanka5356 Год назад
waaw masha allh lama filana noga dhigteen Alllh idn barakeyo
@ayanmohamedgure12
@ayanmohamedgure12 Год назад
Ay mashallah tabarakallah allhuma barik😍
@xanaanahmed2673
@xanaanahmed2673 Год назад
Masha allah family quruxbadn 🎊🎊❤
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Год назад
Masha allh congratulations 🎊 🎈 ilaahay farxada haydiinku wado aamiin
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Год назад
Mashaa Allah, Amal iyo zakariye Hambalyo Hambalyo, ilaahay ha Nabad keeno gabadhiina, Aamiin Aamiin yaa Allah💞❤️😘
@ayaanali2108
@ayaanali2108 Год назад
Welcome back abyo amal aad ayaa ku jclhy wn ku tageraa Wlhi 🌹❤️
@munamadar9513
@munamadar9513 Год назад
mashaAllah family an tagero buxdo uhayo🥰🥰🥰
@ahmedyassin6504
@ahmedyassin6504 Год назад
Masha Allah wllo Amaal Allaha ku barakeeyo adiyo reerkaagaba
@ayuushahmed4493
@ayuushahmed4493 Год назад
Allaha isku kiin barakeyo family Qurux badan sey m.a Amaal io Zaki🥰
@fatimahassan6138
@fatimahassan6138 Год назад
MashallAh habo Allaha ku wiilka Allaha ku Xafido 💕
@sahram335
@sahram335 Год назад
Is astur abaayo mcn please sifiican uxijaabo Ogow nimcada awlada ninka caafimaadka iyo kulu nicmooyinka Allah bakusiyay igu caasi kumudhihine igu shukri buku dhahay shukrintana waxa ugu horaysa inakatagto wuxukareebay
@maryanmajabe
@maryanmajabe Год назад
Wow Amal Masha allah hambalyo Abaayo pin igu qabi asxaabta amal isoo booqda 🙏🥰
@aishaabdi4904
@aishaabdi4904 Год назад
Masha allah hambalyo gabar naxarista dunida wye cafimad allaha idinku kulmiyo insha allah
@hibakhussein2132
@hibakhussein2132 Год назад
Masha Allah barakah Allah 😍🥰😘
@saidaabdinassir7892
@saidaabdinassir7892 Год назад
Tabarak Allah congratulations to you both 💕💕💕
@hodomohamed522
@hodomohamed522 Год назад
Masha Allah we miss you guys
@ifrahhomedecor9928
@ifrahhomedecor9928 Год назад
Masha allah baby girl 😍🤰❤️🫶 Congratulations 🥳🛍
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 Год назад
Masha allaah ilahay ha idin xafido Abayo amal
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 Год назад
Mansha Allah amal cabdifitax jeele congrats adiga iyo family kaada oodhan sis Team gabdha lajira kkkkk
@zakabdi5128
@zakabdi5128 Год назад
مبروووك ماشاء الله تبارك الله عليكم
@hodanibrahim6628
@hodanibrahim6628 Год назад
Maashallah tabarakalah
@Sahramohamud.
@Sahramohamud. Год назад
Masha allh illhy haku kala keeno adoo nabad ah
@malapomouse7555
@malapomouse7555 Год назад
Mocha allah bata oo barakoopa waa hubaa iney gabadh thy 😍
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 Год назад
Maasha Allaah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ Amal iyo Zaki dareen team gaber ahey Sacdiya yarey soo dhowoow habo🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍😍
@fartuncadarmuxdiin4264
@fartuncadarmuxdiin4264 Год назад
My beautiful family Masha Allah Congratulations 🥳 so happy I can’t wait to see you habo Mcn baby girl Amal I just love you happy you so adorable Masha Allah abayo Wish you a safe delivery 💋
@cqaadirsanka7031
@cqaadirsanka7031 Год назад
Msha allah lacala hadad gabar dhasho maryan u bixi amaley my sister
@lailaabdi9470
@lailaabdi9470 Год назад
Mansha allah hambalyo 💕👌
@najmaabukarmohamud3948
@najmaabukarmohamud3948 Год назад
Mashallh,allahuma brik❤️👧
@Abdikadir1
@Abdikadir1 Год назад
Masha allah barakoba❤️
@fadumaabdulaahi5220
@fadumaabdulaahi5220 Год назад
Mashaa allah 🥰 ♥
@naciimacabdi5491
@naciimacabdi5491 Год назад
manshalaah family 👪qurux badan alle 👪hidin xifdiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@najmaxasan3750
@najmaxasan3750 Год назад
Masha’allah 🤲🤲🤲🤲
@marwo2285
@marwo2285 Год назад
Mansha alla tabarakallah
@amalyussuf4673
@amalyussuf4673 Год назад
Masha allah congratulations 🎊 my family 👪
@aichahoussein8196
@aichahoussein8196 Год назад
ما شاء الله تبارك الله
@aymanaragsan6033
@aymanaragsan6033 Год назад
Ma sha Allah ♥️
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir Год назад
Masha Allah ❤ 🥰
@sahra7553
@sahra7553 Год назад
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🎊 👏 💐 beautiful 😍 family 👪 ❤️
@munoshaafici8419
@munoshaafici8419 Год назад
Masha allah ilah hani barakeyo xbbti
@marishqueen3864
@marishqueen3864 Год назад
Masha Allah 😍 😍 😍 😍
@ayanitamohamed8535
@ayanitamohamed8535 Год назад
Congratulations abyo ilhy ha ku barkeeeyo ❤️
@falisabdi2866
@falisabdi2866 Год назад
Mashaa allah hambalyo Hambalyo sis ❤❤❤❤🌺🌺🌺🌹💯
@ridhwan4976
@ridhwan4976 Год назад
Mashaallah 🥰🥰🥰
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali Ado mahadbena igu so bir 🥹😻🫶🏽😻
@najlaquruxeey7437
@najlaquruxeey7437 Год назад
Woow ❣️❤️ masha allah ❤️
@sacdiyomaxamuud2419
@sacdiyomaxamuud2419 Год назад
Zaki wuu iga farxiyay sacdiyo halo bixiyo he amal dod ha ka keenin yah 👑🎁🤲
@fariido
@fariido Год назад
Allaha idin barakeyo abyo
@fathiasaid2612
@fathiasaid2612 Год назад
Mashallah my family illahay ubadka arsaqda cafimadka ha idin siyadiyo iyago barako badan inshallah isha jinka iyo ka insigaba Alleh ha idinka xijabo🥰
@khadraosman7736
@khadraosman7736 Год назад
Abayo in teewaye meshan
@khadrahaji938
@khadrahaji938 Год назад
Masha allah walhi aadba ingu farxay Illahay hayniga dhigo tii dinteda iyo dadkedaba anfacda Bari allaha inaga dhigo Team zaki daren
@Amiiyajoy
@Amiiyajoy Год назад
Maasha Allah 🥰🥰
@user-bv7ft6cj6l
@user-bv7ft6cj6l Год назад
Masha allah ✨🥰
@basraabdi6471
@basraabdi6471 Год назад
ManshaAllah 💕
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 Год назад
Masha allah hamabalyo allaha ha idin barakeeyo
@Unique_girl77
@Unique_girl77 Год назад
Ayy mashalah hamblyo intii an haysan ee rajaynaysana allah ha ku arsaaqo🥺🥰🥰🥰🥰
@naciiimo8424
@naciiimo8424 Год назад
M.a
@faadimaomar4831
@faadimaomar4831 Год назад
Mashallah family qurux bdn aatahii barakallaah
Далее
Routine sheeko iyo qosolkisa wato
11:40
Просмотров 165 тыс.
Arooska ugu shidan stockholm
12:38
Просмотров 148 тыс.
Marka igu horesay yazan madaxa loo jaro
11:01
Просмотров 51 тыс.
AMAAL JELLE VS ADNA TIKTOK QOSOLKA ADUUNKA 😂
22:25
Просмотров 191 тыс.
Vlogg iga sugeesen asxaabta
12:27
Просмотров 64 тыс.
Prank xanuun badan Amran
28:47
Просмотров 257 тыс.
Routine dagalkisa wato iyo qosol
9:53
Просмотров 288 тыс.
Как без этого..😂
0:15
Просмотров 1,7 млн
ийу 😅
0:14
Просмотров 10 млн
Разговор на Патриках
1:01
Просмотров 4,1 млн