Тёмный

AMAKAAG AYAA KUGU DHACAYO MARKAAD DHAGAYSATO SIDA LOO QIYAAMAY ABUU CABDALA INTUU XAASKIISA KAQARINA 

Qisas Channel
Подписаться 45 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisas #channel #

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@zapnaqueen3939
@zapnaqueen3939 4 месяца назад
Ayaaneyy qado kuugu karsadyy alaap kuugu dhaqdayy alle Haku sharfo wlshy😊
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs 5 месяцев назад
Hooyo ilmo yaryar haysata maxay hurdo ku badhgoday aniga camal Alhamdulilah Alle Wayne ha barakeeyo intan haysana Alle Wayne ha siiyo kuwo barakaysan
@Filsan-o1o
@Filsan-o1o 5 месяцев назад
Wa ka adkahy hurdada alx subixisaladi saukoco qoraxda digidhado xita dadka waila yaban yihin sa ahanjire iyo sa ahy hada walahi hola nafta iga qade abal na leygaga mahayo in ley xasido moye 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 alle aya sa haqsore ah wax walibana ujedo
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 5 месяцев назад
Asc ayaney abayo 6 da qalijka waxa ugu lacagbadan asgari iyo macaliminta tas ogow dablaha 3999 dollar ayuqata kuwa somaliya jogo aspartame lacag fican lamasiyo abayo SAS ogow
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 5 месяцев назад
Waa run walee wll isku mid ayan nahey kama dhargeysidba hurdada alx hadana ilalhey hainoo barakeeyo
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 5 месяцев назад
Abyo mcn ilahey ha kuu barakeyo abyo mcn anakana alh na siiyo wlh adunka faraxad I dhiman ma jirteen carur ika kicineyso on u oukacaa hadan heysan lahaa ilaheysa wo isiinaa insha alh abyo mcnto ilahey kuwad ku nasan lahed adna ha kaka dhigo qalbiyey
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs 5 месяцев назад
@@Xamdimaxamad-bh1qm Xabibti waa bil barakaysan waliba malmihii ugu khayr ka badnaa Waxaan Alle Wayne kuu way diinaya owlad salixiin ah in uu ku siiyo aaamiiin Yaa Rabii
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 2 месяца назад
Masha allh wllshy mcn alle ha ku barakeyo ❤❤❤
@futdc624
@futdc624 5 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 5 месяцев назад
❤wlalahay wa idin salamay waxa idinka codsana duco waxa daremayaa culay daal xanuun caajis bishi 9aadna wa ku jira alle hay fududeyo allow iga dul qaad yaa raabi
@Salmamohama
@Salmamohama 5 месяцев назад
Alle ha ku fududeyo abayo umushii is xambaratana alle haka dhigo ❤
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs 5 месяцев назад
Alle Wayne hakaa dhigo afar indhood oo cafimaad qabo
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 5 месяцев назад
Illahey ha ku fududeyow
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 5 месяцев назад
abayo Allah haku caafiyo Hana Ku dududeeyo
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 5 месяцев назад
Abyo mcn cajiska alh kaa qaado qalbiyey ilahey ha kuu fududeyo umushii nabad ku kala timaad is xanbarsatana alh kaa dhigo
@NajmaAbdi-uc7zb
@NajmaAbdi-uc7zb 5 месяцев назад
MashaAllah umu khalid
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 5 месяцев назад
Asc ayaan boqoradayad afuur wanagsa xabibti alla haku xiftiyo
@laylaaa959
@laylaaa959 5 месяцев назад
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HoodoAxmedYuusuf
@HoodoAxmedYuusuf 5 месяцев назад
Wcz ukhtii ayaan qalpi ❤❤❤
@mankanur7758
@mankanur7758 5 месяцев назад
Ayaan quruxey waan li salaamey waana run wlh nafda inee ka adkaado mar mar laakin dano markaa leedahay waa qasab inaa so kacdo oo wax qabsado si kasto ee hurdada kuku macaanaado iyo si kasto ee kaaka qawado inaa iska jiifto waxaa ka fiican inaa so kacdo oo wax qabsado markaas kadib hadaa waqdi heysado kadib aa wax yar nasado waayo jiif wax kuuma so koordinaayo hadaa jiif rabto neh waqdi fiican ayaa liska seexdaa tan kale Alx waan so kacay waan so baxay ayeeyo suuqa isku aragney oo balansaneen daqdarkeeda ayaa geeye Alx kadib nej gurigeed ayaan u racaa adeerkey iyo wiilkiis ooo so dagdeen xaley ayaan so salamaa ayeeyo ayaan iskala so joogaa waqdi neh Iida ayaan la so qaadanaa❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 5 месяцев назад
Ayaaney Allaah haku barakeeyo Insha Allah mahadsanid
@sacdioinagini
@sacdioinagini 5 месяцев назад
Wlhi ani xataa. Aafurka ayaan kugu samaystaa. Alle. Codkaaga. Ha kuu barakeeyo abyo
@muna607
@muna607 5 месяцев назад
Subaxaanallah maran wan qosoley maran wan Yaabey aduunka waxa walb wad arkin wlhi gabar walalshey ayan ku siinyaa hadan xaaskeg ayan u shukaamiyey😂😂🤭
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 2 месяца назад
Allhu akbar ❤❤❤
@Caaishcuud
@Caaishcuud 5 месяцев назад
Aniga marnah ayadaa iga adag marnah ani ka adag❤❤❤ mashallah
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 5 месяцев назад
Masha allah❤❤❤
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 5 месяцев назад
Boqadeena ayaan ❤ wan ku salamy
@Bishaaro-Bilan
@Bishaaro-Bilan 5 месяцев назад
Anaa ugu horeyo ayàaney ❤
@FardowsoMukhtar-hw4pi
@FardowsoMukhtar-hw4pi 5 месяцев назад
Asc Ayanne abaayo adiga iyo asxbta waligey wax maidin waydisa maanta iahey dartii igu soduceya caruur isayo 😢😢😢😢😢
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 5 месяцев назад
Alle haku siiyo awlaad baari ah Hbo 🤲🤲🤲
@FardowsoMukhtar-hw4pi
@FardowsoMukhtar-hw4pi 5 месяцев назад
​@@ruwedoasad1539aamin macanto
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 5 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 5 месяцев назад
wan ku salaamay ayan quruxeey sheekoyin kaga waan ka helaa lkn baryahan wan ka mashqulay shukran xabbti mcn ❤😘
@HiBa_mahamett
@HiBa_mahamett 5 месяцев назад
Reer comenti dhar eid ii gada❤😂😂
@nashaadmuuse6528
@nashaadmuuse6528 5 месяцев назад
Ayanay nafta dagaal bn kula jira marwalba ana ka adkaada😂😂😂😂😂
@AKAz369
@AKAz369 5 месяцев назад
Amiga illahey Markis Mahi dadka kasalgaro hurdada anigoo habeynkii LAGA yabo inan dhafro ayan Haldane horay ugasocdaa❤❤❤
@hamdaahmed4455
@hamdaahmed4455 5 месяцев назад
First one ❤
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 5 месяцев назад
Allah ayaney duca nogaka dhacday hadan nhy Teamka suxuurta kariya io alabta afurka dhaqa Wllhi wan kuso duceya abyo Videoga inaan kaysado ban maraya o hawsha ku qabsado❤😂
@NajmaAbdi-uc7zb
@NajmaAbdi-uc7zb 5 месяцев назад
Aniga IGA hadleysaa wlhi😂😂😂😂
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 5 месяцев назад
Wcs abyo ayaan quruxey waxad ogthy wlh xilika an afur karis u diyaar garownay ayaney abyo mcn ilahey ha nokaa xafido wlh qalbikaan kaa jeclhy indho u roney
@Xaawo6405
@Xaawo6405 5 месяцев назад
Waw waa sanadkii aa dhashte❤
@user-my4uh6ef8d
@user-my4uh6ef8d 5 месяцев назад
Ani dharkaa kugu ferayaaa ayaan hada sacado waa 5: 50 dqiqo wye lk. Kow like 👍 kusaraa markas telka meel iska dhigaa
@user-yz8ru3zw6n
@user-yz8ru3zw6n 5 месяцев назад
Ayaney ani hrta comment walagayaba inan ilowa lkn like qisada inta anfurin hori kasara wlh 2020 an kubarty ila iyo hda sas kudaqma hora usoco siz❤
@Zafaa643
@Zafaa643 5 месяцев назад
Ayaaney wll magaca safa ku so qaado qisada danbe plz❤
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 5 месяцев назад
Anaa ka adag ayaaneey walhi qiso cajiibay ahyd quruxeey❤❤❤❤😂😂
@LakiRabiic
@LakiRabiic 5 месяцев назад
Wcs ayaaneey marmar lakiin intabadan Maya xbbti
@Sihamali137
@Sihamali137 5 месяцев назад
Mar mar nafta Ayan iga adkato
@Yasmen.lifestyle
@Yasmen.lifestyle 5 месяцев назад
Waaa iga qoslisay ayaneey
@user-ov9ci6rv7d
@user-ov9ci6rv7d 5 месяцев назад
Asc walshey mcn ❤waan kujeclhy illahy darti nafteyd inti hore lkn sak aydaa iga adkatay xitaa quraanki aan aqrisanayay waan aqrinwayay lkn ogu dabeysati anigaa ka guleysaty illahy baa mahd iskaleh ogu dabeysti waan aqristay quraaanki
@user-zs4dv9jy1e
@user-zs4dv9jy1e 5 месяцев назад
😊Xabbti mcn❤
@Safiahassanmohamed-mq8pv
@Safiahassanmohamed-mq8pv 5 месяцев назад
❤❤
@nuurtoosmaan9480
@nuurtoosmaan9480 5 месяцев назад
Shukran xbbtu❤
@falishassan528
@falishassan528 5 месяцев назад
Salan sare qaali dumar ❤❤❤❤
@faisafaisa9031
@faisafaisa9031 5 месяцев назад
جزاكم الله خير الجزاء 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 5 месяцев назад
Hor Mar wacan abayo ❤
@user-zb2ey8yh5l
@user-zb2ey8yh5l 5 месяцев назад
Waalahay waa sheeko qosolbadan saan uquslaayay gaari ayaan waday xitaa gaariga waan wadiwaayay
@deeqodeganluula1533
@deeqodeganluula1533 5 месяцев назад
Wcs abaayo guuleyso weligaaa aniga inta badan anaa ka adag ❤❤❤
@Muhima2495
@Muhima2495 5 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@user-vt6up9co2r
@user-vt6up9co2r 5 месяцев назад
Axl wa isqas baa❤
@Xamdimustafe-
@Xamdimustafe- 5 месяцев назад
Wcs abaayo , Haa wllhi subax kasta markaa kacayo waxkasta oo aan rabo inaan qabto ayaan karhaa lkn waan ka adagahy waana kacaa❤
@Fardawsamuhiimsiciid
@Fardawsamuhiimsiciid 5 месяцев назад
Wcs xbbti qaliyeyy waan ku salaamay❤
@Faatimh-abdullahi55ww
@Faatimh-abdullahi55ww 5 месяцев назад
Thnkyou hapo ayaaney ❤❤❤❤
@sahraxaashicolow7776
@sahraxaashicolow7776 5 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 5 месяцев назад
Masha Allaah ayaan waa qosol iyo siyaano
@bayaanjama629
@bayaanjama629 5 месяцев назад
Kkkkkk Qabalxoor dheh
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 5 месяцев назад
Maansha Allah ❤❤❤❤❤
@user-vj2dm6oz2v
@user-vj2dm6oz2v 5 месяцев назад
Kkkkk walee wacajib😂😂😂😅
@edhebsan
@edhebsan 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂 wlhi qosol baa igu dishe, odeygi waxba hele😅
@IfraaxXasan-pq7qt
@IfraaxXasan-pq7qt 5 месяцев назад
Wallhi habo isda uqosalaye wan dalaye ee nosoobadi hadii eesan dhib kugu ahayahaya xayti waa madsatahay Wallhi inta aad qeyba ka mid ah nolosha waqati nagasiiso habo iinoolow intaa nolala jirto yqy isda noga faraxisa Allah ha kaga faraxiyo👏🏻❤️‍🩹😂🥺
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 5 месяцев назад
Haa lkn naftayda wan ka adagahay wllhi ayaaneey
@Adoontiale
@Adoontiale 5 месяцев назад
Maba seexan habiin hore aaiigu dambeysay hurdo inshaalaah cawada waaseexanaayaa😢
@naraacadeey552
@naraacadeey552 5 месяцев назад
Wcs❤ aan isku soo duceyno waa tabanka danbe ramadanka
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 2 месяца назад
Ani wn ka adagahy ❤alx
@maryamahmed7078
@maryamahmed7078 5 месяцев назад
Wcs ayaan qaaliyeyy❤
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 5 месяцев назад
Wsc ayaan cdey 😂😂😂 marna wan ka adka hey marna wey iga adagtahey❤❤❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 5 месяцев назад
Ayan sakay dharka kugu dhaqoya shekada qosolka aduunka albii bi albii uu labta iska gashtay haye dhima yabina yab arke caja'ib🎉🎉🎉🎉🎉❤
@BARNICHANNEL-nq4qx
@BARNICHANNEL-nq4qx 5 месяцев назад
السلام عليكم
@Musbaq
@Musbaq 5 месяцев назад
Cutie ❤❤❤
@lugayar9163
@lugayar9163 5 месяцев назад
Ayaan fadhi weyney Subaxa ciida nodiyaari qiso somali aan ku ciiidneeee 😂😂😂😂
@HalimaAden-xq4wn
@HalimaAden-xq4wn 5 месяцев назад
Haaa walhi ❤❤❤
@falishassan528
@falishassan528 5 месяцев назад
Jaceylkii Nancy wax baa kudhacay ABDALLA
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 5 месяцев назад
Nancy ajram 😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😂 walee cabdale waxba heley kkkk sidan uqosley wlhy
@user-vj2dm6oz2v
@user-vj2dm6oz2v 5 месяцев назад
Anaa ka adag ❤❤❤
@user-ko3np5oq3c
@user-ko3np5oq3c 5 месяцев назад
Asc Abayo ayan wan aqana fanaadan nasicajram aya ladhah❤❤😂😂 hore usoco abayo mcn
@user-hd2nw8ev4h
@user-hd2nw8ev4h 5 месяцев назад
Salamu aleykum ayan af somaliga soo baadi rer Djibouti ma fahmaan jazakallah keir oukthi
@RaxmoCabdulaahi-yy6df
@RaxmoCabdulaahi-yy6df 5 месяцев назад
Masha allh marna ana ka adjado marna adaya iga afkato ayaaney
@MunoXuseen
@MunoXuseen 5 месяцев назад
Wcs abyo ayanah❤❤
@Sacaada-kb6kd
@Sacaada-kb6kd 5 месяцев назад
Aayan waaiga qoslisy qalabxoordheh
@fatuushhassan6444
@fatuushhassan6444 5 месяцев назад
Afkega been allaah kareebee ayadaa iga adkato inta badan ya allaah i waafaji inaan nafteyda ka adkaado aamin
@user-fz8wh9nd2o
@user-fz8wh9nd2o 5 месяцев назад
Igaa walee iyo bile mantaa oo uguu danbasay ay huradada ilaa tagtay aniga oo iis cananaya ayd suashan na waydisay walahii
@NimcoCabdulaahi-zl8ux
@NimcoCabdulaahi-zl8ux 5 месяцев назад
Waa ku salmy qAlpi
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 5 месяцев назад
Ayan isku fikarad nahay anbo askari walshis ama gabdhisa umaleye
@AbshiroCcasiis-lc4qp
@AbshiroCcasiis-lc4qp 5 месяцев назад
Wcs abyo
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 месяцев назад
Ku saliya NNK SCW SCW SCW
@user-lt8nk5dq9i
@user-lt8nk5dq9i 2 месяца назад
Wa qosol😅
@miskiomar9481
@miskiomar9481 5 месяцев назад
😂😂faarax iyo damac mxa kala heesto bal hda mxo ka faide bohol lee damaci ka ride bal iskama nasto xaaskisa lama weyseystoo😂 ayaney waku jeclahay wlh qisoyinkada waka hela❤
@Salmamohama
@Salmamohama 5 месяцев назад
Wcs❤❤❤
@user-gb1gi1yn3g
@user-gb1gi1yn3g 5 месяцев назад
Hhhh abyo ayaney qosal iguma harin wallhi shekadan marka dhageysty kkk
@user-qp9jt8go4g
@user-qp9jt8go4g 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂يا ابو عبدالله
@yahyaabey1593
@yahyaabey1593 5 месяцев назад
Asc abyo macnto ❤❤❤❤
@CladiifMaxamed-vd1bx
@CladiifMaxamed-vd1bx 5 месяцев назад
Abayo setahay❤
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 5 месяцев назад
Qalab xoor waaye
@hamdamaxamed6708
@hamdamaxamed6708 5 месяцев назад
Saka ayay igu dhacday laki wan kacay oo suqan tagay 😂
@user-yp6nw5tl4z
@user-yp6nw5tl4z 5 месяцев назад
Haa lakiin anig kaadkaado salad subax kahor soo kac maku naqdi
@Asmafarah40
@Asmafarah40 5 месяцев назад
Qisadaan waa qiso Qosol badan🤣😂🤣😂
@amina7327
@amina7327 5 месяцев назад
Alla beerka 🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@sahro7878
@sahro7878 5 месяцев назад
Wcs ayaanay ❤
@cimraanduraan7076
@cimraanduraan7076 5 месяцев назад
Aleehay 15 kii dambe waan ka adkady subax salad hadan tukado shaqada bilabo 8 fiidniman kugara oo aan seexda
@user-fu3kl7hg1o
@user-fu3kl7hg1o 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 waan qoslay
@MohamudAbdi-xu5sk
@MohamudAbdi-xu5sk 4 месяца назад
انا مشكلتك وحيدي يلي مستحيل تنحل 😂😂😂😂😂was ereyo kamid ah heesta naazi 😂😂😂😂
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 месяцев назад
Fananada Na Tusi ayaaney pls😂😂
@Umumahamed1
@Umumahamed1 5 месяцев назад
Wllhi manta nafta weyga adka rabty lkn dagal dher kadib wan ladagalamy
Далее
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 3,1 млн
Guurka Maanta Gabadha Maxa Loga Bahanyahey
6:59