Тёмный

AMIIN OO RAALI GALIN BIXIYAY IYO CALANKA SOMALILAND OO QOFKII KU XIRTA MUQDISHO DHAXDEDA LA XIRAYO 

Dirisle shaadhcade
Подписаться 474 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

SUBSCRIBE SAAR RU-vidKAN HADAAD ARKAYSO...
WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 356   
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤
@saredosaredoali2765
@saredosaredoali2765 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@yahyemahamed7766
@yahyemahamed7766 3 месяца назад
Raali galinta heesti dadka oohinsiisay ayuu ka bixiyay e heestan maaha Dirisle adoo og ayaa vedioGa ciwaan uga dhiGty. Views is not easy 😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
kama bixinkaduu ka bixiyayna ma abwaankii sameeyay naa ma faaniiniintii badnayd buu metelaan xataa haduu raali geliya way hirgashay heestaasi anaguna waanu ku faraxsanahay Soomaaliya waxan ka jeclahay Itoobiya
@Dagaanabdi
@Dagaanabdi 3 месяца назад
Haa hest buu ka bxiyey
@Weliwaqal
@Weliwaqal 3 месяца назад
​@@TogdheerBurco-x3pxishood nio Ethiopia lahayne
@AmaalMahamed-nc1xx
@AmaalMahamed-nc1xx 3 месяца назад
Yahye adi le run ka hadlayy😂
@Rayaan277
@Rayaan277 3 месяца назад
Kusali nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 3 месяца назад
❤scw ❤ scw ❤ scw ❤
@Maan3416
@Maan3416 3 месяца назад
Awoowe raali gelintani waa heestii iifur buuga naxariista dadkii ooyey wx rali gelina ma jirto faqasheey 😂😂😂😂
@LeilaHilal-ui9hw
@LeilaHilal-ui9hw 3 месяца назад
Waa runta
@Abdisamedomarmohamed
@Abdisamedomarmohamed 3 месяца назад
Haa wllhi runtaa CLIPKA WAA KA TIKTIOK GIISA YAAALA
@AmaalMahamed-nc1xx
@AmaalMahamed-nc1xx 3 месяца назад
Waa runta iidoreyy raaligalina cidna kaama rabto😂
@Shaam-mc
@Shaam-mc 3 месяца назад
Waaa fiidiyowgii heestiii uu dadka kaga ilmaysiiyey ee maaaha imika brother intaa dirisle iga gaadhsiiyaa
@reviewReviews-vc1kz
@reviewReviews-vc1kz 3 месяца назад
Waruntaa wll
@GuledGuled-lu1ye
@GuledGuled-lu1ye 3 месяца назад
Dunida masoo marin qof ka fiican nabi muxumed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 месяца назад
Amiin raali galin muu bixin waxa uu raalin ka bixiyana mabuu samayn apti videowgaa raali galintana wax kle ayuu ka hadlayaa waana bari hore
@محمدمحمد-ي1س8ه
@محمدمحمد-ي1س8ه 3 месяца назад
waa heesti😢
@qaaliLadan-v9s
@qaaliLadan-v9s 3 месяца назад
Haa waa heestii ifur buuga naxariista
@ShTa-s4n
@ShTa-s4n 3 месяца назад
Waa sax waa heestii ifur buga naxariista
@Maaliyow
@Maaliyow 3 месяца назад
Kusali nabigeena Muhammad scw
@AyanAbdi-y9y
@AyanAbdi-y9y 3 месяца назад
Scw scw scw❤❤❤❤❤
@AbdiraxmaanCade-ot7sf
@AbdiraxmaanCade-ot7sf 3 месяца назад
Team samia like 😂
@GANEEYOFFICIAL1
@GANEEYOFFICIAL1 3 месяца назад
😂😂😂ileen meel walba joognaa
@AbdiraxmaanCade-ot7sf
@AbdiraxmaanCade-ot7sf 3 месяца назад
Haa Hhh
@Aboumahadsan8
@Aboumahadsan8 3 месяца назад
Videogan waa hesti " ifur buuga naxarista"😅igu qataaaaaaa
@said1498ify
@said1498ify 3 месяца назад
Anigaa reer Somaliland waxaan aaminsanahay In Somaliland Cadowga kaliya ee ay leedahay Waa Somalia. Somaliland rabitaankeega yaa hor taagan Waa somalia. Cida 100% Somaliland dhibteeda ka shaqaysa waa Somalia. Reer Somaliland Inaad cid raali galisaan waa qaldan tahay.
@rahmaruuxii5777
@rahmaruuxii5777 3 месяца назад
Wagar maxaa cadow la idinkaga noqonaa gobol soomali ka tirsan leeba tihiinee
@Ugbaad473
@Ugbaad473 3 месяца назад
Waxgarad badtahy walee
@amintos8963
@amintos8963 3 месяца назад
Walaal yagoo qarax ku nool qadaadweeyntu marabno walaal in loogu sii daro dhibaato kale ee iska fahan
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 3 месяца назад
Dirisle cabdi waan ku salaamay waa been video waa raali galintii heestii dadku ooye yeen waxa iska hubi
@Musdhafibrahimwardhere-io4ej
@Musdhafibrahimwardhere-io4ej 3 месяца назад
Raali gelintan ma'aha hadda waa raaligelin uukasoo bixiyey heestii hore ee buuga nxrsta ee derisloow waxkale ma iihaysaa
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp 3 месяца назад
Kulahaaa raali galin bixiyay oo yuu danbi kagalay msrkas aar somaliyaa waar ninkan waa heesti iifur buuga naxariista cuqubo kubexee😂😂
@AhmedAarka-o9z
@AhmedAarka-o9z 3 месяца назад
Waxan kunolahy soomalilan waxan ku dhashay soomalilan waligey mantagin lkin somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 iyo itobiya🇪🇹🇪🇹🇪🇹 waxa ishowa oo iladhashay oo Ilah dhiig ah somaliya waar madaxda somalilan waxan leyhay hagalina dhiqo hana inaga fogeynina somalidena
@MaamoMuna
@MaamoMuna 3 месяца назад
Raaligalintaasi waa ilintaydu baaqweeye hhhh. dirisle. Nio nagadhaaf safaadka
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 3 месяца назад
Walalo qali waa been rali galintan waa rali galinti heesti shoowga habeen ki ciid muqdisho laga dhigay walalo
@Updiqanimohamedupdilahi
@Updiqanimohamedupdilahi 3 месяца назад
THANKS DIRISLE ALWAYS XAQIIQADAAD KAHADASHAA BRO❤
@SaacidYare-c9f
@SaacidYare-c9f 3 месяца назад
Xamar ayaan jooga maamul goboleydka somaliand waan xiraneena cidii wax kabadali karo waan arkeena ninkan waaaa cunsuri xamarna cunsuri kama soconayo wlhi Mexican lkn kan hadalkisa awgiisa ayaan uxiranena hadaa nahay ciyaaaal xamar
@ahmedwork1070
@ahmedwork1070 3 месяца назад
Xamar meesha qashinka many ahay maxa Laga so doni ba hoyada ciyaal xamar ba wse
@Maan3416
@Maan3416 3 месяца назад
Plz amizom iska xoreeya wlalayaal iyo alshabaab xor noqda horta bal😂😂😂
@samiirzaam8931
@samiirzaam8931 3 месяца назад
Mid cusub maha waa mar hore Anigaa daawaday i aamin awowo 👈
@afnaankhadarabdi1701
@afnaankhadarabdi1701 3 месяца назад
Maaha hada video aamin Xita tiktok kujiraa wuxuu Ka raali galinayay dadka heesti uusoqaday ee calacalka waa 14/04/2024 hadaba maaha 😂
@siciidali4034
@siciidali4034 3 месяца назад
Waar waa heestii hore dadka ka oohisay bo more vedio raqiis ah reer somaliland maxay raali galin siiyaan yay xoolo ka dhaceen habeen iyo maalin ayaanu leeway wixii noloshayada ka xun ee xaasid quudhi waa ah waxaanu leenay gaal ku ixtiraama ayaa ka wanaagsan that's all Nigga 😊😊😊😊😊
@ismahanosman298
@ismahanosman298 3 месяца назад
Waa rali galintii heesti ifur buga naxarista😂
@SADAAAMLakiboy
@SADAAAMLakiboy 3 месяца назад
Heer landarez only like😊😊
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 месяца назад
HA SHEEGO WAXA LAGA RALLI GELINAYO, WA HADDU RUN SHEEGAYO, JUMBAY KUUSKAAS
@AhmedMahamed-zn8jl
@AhmedMahamed-zn8jl 3 месяца назад
Horta anigu reer waqooyi ayaan ahay ku nool hargaysa 1-mida koowaad raali kama nihin in xabashida walaalo laga dhigo ,soomaalidana cadaw laga dhigo kolay shakhsi fikir kiis ayay ahayd 2-kuwa reer xamarka ee iyaguna al-shabaab iyo banaadir cid uma baahna iyaguna way khaldan yihiin waayo waa midi midi ku taag 3-djabouti heesta ay soo qaadeen ayaa saxa oo walaaltinimo iyo isku soo dhawayn ka hadlaysa
@hamzedrahmaan2198
@hamzedrahmaan2198 3 месяца назад
wa videogii heesta ee accounkisa timtok waka ugu horeeya
@99Bilak
@99Bilak 3 месяца назад
Lakin Djibouti 🇩🇯 ciise mooyee qabilgale madaxweyne kama noqdo🎉
@Elmi94
@Elmi94 3 месяца назад
Exactement bro
@BilanbarwaqoMahamoudAbdi
@BilanbarwaqoMahamoudAbdi 3 месяца назад
Haa dee Djibouti Ciise ha iskaleh
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 3 месяца назад
👍👍👍
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn 3 месяца назад
Really wlhi shacabka iyo Dooladuba isku mid amahn dad badan reer borama ah ayaa ka soo jeedo wadankoda wlhi xitaa mootayinkii bay gubeen somali ba somali baa leh wlhi Ani xitaa ma jecli in dadka la kala Tokooro❤😊
@maxamedcaydhaf8528
@maxamedcaydhaf8528 3 месяца назад
Videogan wuxuu ahaa markuu Soo Qaaday Heesta ahayd hadaan ku idhi bidhaantaada,uma xiisi waa beene”
@Abdirahman334
@Abdirahman334 3 месяца назад
Waar dirisle maxaa ku helay sxb raaligalin kama bixinayo heestii qaranka kaligiina muu qaadin lagamana yaabo inuu fanaanku ka bixiyo raali galin hees uu qarankiisa u qaadey Tanina waa heestii iifur buuga naxariista ee dadka oo dhami la calaacalay oo uu dadka ay damaqdey kala hadlayo Markaa sxb fanaanka ka dhamow adigu reer xamar ma tihide
@sm.5191
@sm.5191 3 месяца назад
❤Hamblyo♥️🇸🇴♥️🇸🇴💯💪🏿cawale hadu madanuc yahay kan kale maxa anga u ogolanhaay goda jilacoow geeya kuwa wato dhan xamso noloow ❤❤❤❤
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 3 месяца назад
AAMIIN qadaad wayneey ma idinka soo korsaday ciirtaada caba ayaa caydaada yaqaan kulahaa . Ciirta aad siiseen xagaad ku haysateen idinki ayaa bakhtoyayee
@Gamar-e1n
@Gamar-e1n 3 месяца назад
No ictraf ilaqiyamihi😅😅
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 месяца назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 месяца назад
Waa calamo tawciidku ku xardhanyahay Cadawga illahayna tawciidku Wuu dhibaa😂😂
@SacdaWasrame
@SacdaWasrame 3 месяца назад
Waa been waa video gii heesta .ilintaydu baaq weeye😢❤
@AyanAbdirahman-ez8qc
@AyanAbdirahman-ez8qc 3 месяца назад
Amiin heestu raali galinta ka bixinayaa waa heestii hadaan ku idhaahdo kuuma xiisin waa been ee buuga naxariista ii fur
@ashraf_deeqsi
@ashraf_deeqsi 3 месяца назад
War dirislow way kudageen wllhi Muuqalka amiin yare wa muuqal Hore wuxu raaligalin kabixinaya heesti Hadan idhi bildhaantada muqalko dhamyastiran Wad heli hadad raadiso
@Saciidcraxmaan1
@Saciidcraxmaan1 3 месяца назад
Heesta sharma soo qabo lpx ❤😊
@mohamed_lyrics
@mohamed_lyrics 3 месяца назад
😂 oo sxb ma Tawxiidkaa alshabaab ah🙆‍♂️
@abdikarimisse3106
@abdikarimisse3106 3 месяца назад
Somaliland waagobol kamida somalia qayaaliga iskadhadhicinesan joojiya😊
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 3 месяца назад
Somalia wa gobol kamida amison oo African haystao khiyali ku no shahay
@abdijama1984
@abdijama1984 3 месяца назад
Waa been waabeen waa lasameeye codka waa bug❤❤❤❤
@maxamed9633
@maxamed9633 3 месяца назад
War hooge waala hormaree
@maxamed9633
@maxamed9633 3 месяца назад
Dhammaan somali land waa wada shabab
@HamseSADRI
@HamseSADRI 3 месяца назад
Aamin Yare Heestii Dadka Ka Oohisey Ee Iifur Buuga Naxariista ayuu Raalli Galinka bixiyey ee somalia Muu raali galin
@nuorasagal4073
@nuorasagal4073 3 месяца назад
Heestii jacaylka ahayd ayuu raaligalinta ka bixiiyay weeye wakhti hore 😅😅
@mushtaaqfaysal692
@mushtaaqfaysal692 3 месяца назад
Raligalin nin bixinaya uu ka weyn yahay video wa la so jarjarey wana raligalinti heesti i fur buuga naxarista amin yare waa wiil adag🤣
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 3 месяца назад
Imika maha waa heestii uu qaaday ayuu leeyay ka rali ahada qalbiyadiinan dhawace ❤
@rahmaapdirahman5566
@rahmaapdirahman5566 3 месяца назад
Wlo maaha waa vedio hore Amen yare heesti uuqaday ayuu kabixinyay raaligalin kabixinayay isago dhamaysa daawo Wlhy
@Mrsamadoon
@Mrsamadoon 3 месяца назад
Raaligalinta Maa Hrestii Ugu Danbaysey Ee Uu Soo Qaadey Balse Waa Tii Uu Xamar Kusooqaadey Ee Dadka Kawada Ooysiisey
@ayaanamiiindaauud5797
@ayaanamiiindaauud5797 3 месяца назад
Somaliland hanoolaato
@aaryanali9355
@aaryanali9355 3 месяца назад
Cilmi adiga Soomaaliland maa naga sii fogeyn rabtaa haday Amxaaro sheegteene ma waxaad rabtaa YABUUDD iney sheegtaan . CIMI DHIBKA WALAALOW NAGA JOOG
@KhadarXayo
@KhadarXayo 3 месяца назад
✅️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍
@Janogale.
@Janogale. 3 месяца назад
HeestiH Hore ahaYD mana qof boskaGa HelikarayaH ibbuxsha aHaYD ayuu ka HaDalayeyy markan ee maha mid cusib video Gan
@Abdisamedomarmohamed
@Abdisamedomarmohamed 3 месяца назад
IDIRISLOW BEENTA ISKADAA WAA MAALINTII UU KA HEESTIII IFUR BUUGA NAXARIISTA OROD SOO EEG BEGKA TIKTIKGII YAALO CLIPKU YEEE BEENale waa xasa youtuber sheeganaya ilahay kacab so waa arkay saa in uuu yahay clip laso googoyay markaa ku aamiin yaraa rali galin baxay 😊
@mkaqyar8868
@mkaqyar8868 3 месяца назад
That is an old video boss. It was about his song
@jablibaax
@jablibaax 3 месяца назад
Isaqu waba naar naar wlhi 🔥😂😂😂 hal qofoo isaqi hadu hadlo somali o dhan ba ooyda 😢😂😂
@Lepanziad143
@Lepanziad143 3 месяца назад
Somaliland Allow dhawr ❤🎉
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me 3 месяца назад
Heestii eheed iifur buuganaxariista markuuqaadey oodadkadhan ooyeen ayuuraligalin kasoobixiyey ayey ehed chanalkiisa tiktok kasoofiiri
@GuledGuled-lu1ye
@GuledGuled-lu1ye 3 месяца назад
Dunida masoo marin qof ka fiican nabi muxumed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 3 месяца назад
Heesti wuxu ka hadalaya buuga naxariista tan cusub Maha
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 месяца назад
hadaydan hadalkiinbedelayn dad ba isoo qoray buu yidhi isaga maha ka raali gelinta bixiyay iyaga soo qoray way washeen faqash dhalinyaradasa ka oohisay ragii wa wayna masakiin imanki ka saqleyay calankeena ayuu leyahay wa la mid isku wax ba ku qoran xata wuu quudhi wyaay inu yidhahdo ashadad ku ku qoran ilahay hadalkiisa buu quuddhi wyaay manu ogayn lala ilalaha ilaahu maxamedow rasululaahi inay dunida iyo wax yaala ka culustaahay ghorta anigu waba farax maray badhayo wayntu baroortaa buuqdo aad baan ugu faraxa ha iska murara dilacan who cares oisg u ma gaal baa ninkan ashaahdo ha lagu yidhahdo ninka leh wax baa ku qoran
@zahrasaed791
@zahrasaed791 2 месяца назад
Futadii reerkiina waalan usheeg iyo 👹munaafiqnimadiina Shanta ay Somaliya qarcatey ee sameystey calamada aad kacabaneysaa waa dal dalkaaga hortii jirey ee xajiso xaarka.💚🤍❤️🫡🎉
@UpdyRisaq
@UpdyRisaq 3 месяца назад
MUUQAALKAN WAXAN DAAWANAYA 9:11 PM😂❤
@kingdahir8527
@kingdahir8527 3 месяца назад
Dirisle sxb waxaan kutageri jirey waga cusbeed sxb hal talo kusina sxb kusoo laabo sidii hore aad ugu soo jeedey RU-vid
@warss11
@warss11 3 месяца назад
Waa bilow uun, sug hal daqiiqo. more to come xamar uu onuuka iska ley 🔜🫏 This is Somaliland
@CabdiWaaxid-b5z
@CabdiWaaxid-b5z 2 месяца назад
Buufi cayayanka nio calanka tawxiidka ficane tuura googarada buluuga ah yaanan .......
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 3 месяца назад
TOOXIIDKA ..IYO ALSHABAB .KALA SAAR..NIN KAAN DIINTA WAXBA KAMA YAQANO..QABYALADA YEE KULA FUGAAN...
@butterfly_n42
@butterfly_n42 3 месяца назад
📍Let's be honest my somali people heestan waa mid loogu talagaly in ummada somaliyed lgu kla geeyo oo la iskgu diro mrka maskxdina istcmala itobiyan baa nga dhex shaqeynya oo raba inan isdgalno oo isaguna nga shaqeysto
@Cwahab401
@Cwahab401 3 месяца назад
Kkkkkkkkk waar ninkani waa ni badheedhay ee naacda kalq tag muxuu yahay qaladka uu galay
@Hoolo-d5y
@Hoolo-d5y 3 месяца назад
Waa beeen heeesti usoo qaadey jaceylku karaaligalinayey maha raaaligalin
@Kanadiidofficial
@Kanadiidofficial 3 месяца назад
Muuqal hore weye
@khadrakhaliifdheeman1469
@khadrakhaliifdheeman1469 3 месяца назад
Ooof waa sidaa aanu raban kan rabin roob nagu da ay mnzhl allah ku soco reer Somali Hadad moodaynu inay sidaa fuududy oo aad hees keliya ka xaqaysan Mr hore qaadi lahayn 😂😂😂😂😂daha gaas heeskle ku so celi noh😂😂😂😂
@AminciltireTargetkiller
@AminciltireTargetkiller 3 месяца назад
Waar videogaan wakii ukuraligalinaye dadka markii u heesta soo qathaye ifuur buuga naxaristaa
@samiirzaam8931
@samiirzaam8931 3 месяца назад
Video ga waa kii uu soo qaaday heestii calaacalka ahyd ee uu ka bixiyay raali galinta Ee ahyd uma xiisin bildhaantaada waa beene Yaan lagugu qaldin be careful dirisloow😂👆
@Caliya7
@Caliya7 3 месяца назад
No dirisle, you are lying, and you have never seen anyone wearing a somali flag in hargeisa or anywhere else, ho called sland
@cawosiciid1968
@cawosiciid1968 3 месяца назад
Vidoegu waa Been waa heesti I fur buugah Naxariista Markii u dadka Ka oohiyey ayu Lahaa igu Qaata Heesta😂
@hujalemaxamed6687
@hujalemaxamed6687 3 месяца назад
Bal ninkan wayn ee Diinta ILAAHAY ee tawxiidka moodaya xumaan ee aan kala saarayn Calanka Somaliland iyo Alshabaab waxay wadaagaan waa LAA ILAAHA ILALAAH , ma xumaan baa, Waar dee sidani waa gaalnimo mar haddii tawxiidkii ILAAHAY xumaan ka dhigaysaan ciil weynaa
@YaasmiinCabdi-zr4zg
@YaasmiinCabdi-zr4zg 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂heestu rali galin ka bixinayo waa heestii iifur buuga naxariista😂
@mohamedwarsameabees2656
@mohamedwarsameabees2656 3 месяца назад
Siyaasadau meelabadan baykaasoo xidhaysaaye xaa kuugaystay maad TikTokgaaga reaction ka soobixisid
@Beru700
@Beru700 3 месяца назад
Ninkaasi waa xildhan reer mudug ah . Nacalaa.azalkaagii hore ku yaal .5 million oo reer somaliland ah ayuu al shabab garab dhigay ..dhiigiisu waa xalaal
@nasteexoCadey-x7f
@nasteexoCadey-x7f 3 месяца назад
Amein raali galin mu bixin ee wuxu dadka ka rali galinayey heesti barigi dhaw red hee hesta jcylka u qadey ee dadka ka oysisay so way walan yihin jeer xamarku way walan yihin😂
@moustacheone5436
@moustacheone5436 3 месяца назад
The legend Dirisle horey usoco Frère 💪🇩🇯❤
@foozia426
@foozia426 3 месяца назад
Bisinka wa markuu heestiisa iifur bungalow naxariista wuu raali Melinda kabixiyey waar beenta iskadaaya
@zahrasaed791
@zahrasaed791 2 месяца назад
Wallaalayaal kuekaada qaraarkiina waayo maanta waa kalguurkii rasmiga ahaa ee nagajoojiya nacasnimada. Iyagaa kaa qaldanaa waad kusaxsaneyd fikirkaaga oo dhabtey kacabaadayaan ee jooji labahadleeynta. 💚🤍❤️🫡
@MarwaanMuuse-s2y
@MarwaanMuuse-s2y 3 месяца назад
Mxaa muqdisho ow ka doonay waji curi 😂😂amiin Waji curi😂😂😂
@AyaanaragsanAragsan
@AyaanaragsanAragsan 3 месяца назад
Please ifahan Ana og amiinyare waxa uraligalinkabixiyay wa heesti bar dhaweyd nawada tabatay oo sida oo is aga xata afkiisa kaqirayey ina luqa logusodatay Mar sida darted u so Hadley Isla video yowgana ana dawaniyay subaxa ee hestan xamar ma. Aha raligalintisa adigabaso dawo
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 3 месяца назад
😂😂😂waar kii khaniiska ahaa ee cilmi gashiito cilmi madhiso maanu ahayn waar heesta ufahma waxaa loo jeedaa inta neceb jiritaanka somaliland ee xamar putland iyo dhamaan umada kale ee neceb anagaa wasna inta na jecel cimridheer iyo caafimaad ha siiyo
@queentasniim2696
@queentasniim2696 3 месяца назад
Calanka somaliland ebal mawadan jirinba hda soo gadana 😂 mxa qaldan ayaga hde na xumeyen anagana mxumeyneyna mey wle teda kle ree somaliland iskuma wda jirano badankod waa dad na jecel waa dad an isjecel nahy marka mamatalayan 2qof anagana 2qof nma mataleyso. ❤
@amiinhassan-x8p
@amiinhassan-x8p 3 месяца назад
😂😂😂dirisle waa gr...reaction unah tuunbo raacin wligay ma arag
@lailamohamet8358
@lailamohamet8358 3 месяца назад
Heestii hdan idhi bidhaantada ayuu ka hadlayy 😂😂 raali glin bixinyy oo dad bdan qalbiyada taabty lkn heestan maha😂😂😂
@AbdulmalikOmeer
@AbdulmalikOmeer 3 месяца назад
Aamin yare video gu waa kii heesta ee ka Joog idiris ow zxp rali galin muu bixine
@kalloofficial5153
@kalloofficial5153 3 месяца назад
Dirisle maaha raali galintu heestii dhawayd ee waa heestii ii fur buuga naxariista ayuu raali galin ka doonayaa maadaamuu dadka oo dhan ka ooysiisay heestaas darteed ayuu raali galin u bixiyay ee saas u ogow 😂😂
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 3 месяца назад
Bombalo galedkan warkiisa naga daa 😂😂😂😂😂 qurux ku dhiiglaa u bixiyay
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 3 месяца назад
Rali galintan waa marku heesta I fur buuga naxariista so qaday weye😂
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 3 месяца назад
Horta idirisle saw ciise muu ahayn tolow ma mucaaridka jabuutibaa mise waa kuwa geele taageera
@JamaadCali-n8o
@JamaadCali-n8o 3 месяца назад
Wa lajarjaray raali galinta wxa u kabixiyay heesti sidaan ahay bal.eeg muuqayga ayu ka bixiyay reali.galinta bro
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 3 месяца назад
Rali galin majirato mana kuso noqona karo hadan reer muqadisho ninkan macaca macanaka muqadisho uu baratay mana kuso noqonakaro shekadii hore wadhamatay inta lagu xaro hadana rali ahaaw no no no🦂☠
@sudiissa5701
@sudiissa5701 3 месяца назад
Xildhibaan sanyare waa cadifada waxaad ka hadlayeso xildhamaan soomaaliya tahaye xitaa aniga xildhibaan kaygii matihid waayo sida xun cusiriyada kula hadashaye shacabka walaalahay puntland ma matashid hassan sheikh horgale u tahaye shacabka SL odagaan walaan ha noo qabanina please
@AsmaAbdiraxman-qf5vd
@AsmaAbdiraxman-qf5vd 3 месяца назад
Waa heesti ilinteydu baaq weeyi raali galinteedi 😂😂 heestana anagu raali kamanan ahayne idinka nagu qasbey
Далее
Вопрос Ребром - Серго
43:16
Просмотров 1,2 млн
The End of Diddy: Many Celebrities Involved in the Case
24:51
KALAMAAN 02 OGTOBER 2024
10:08
Просмотров 15 тыс.
NINKII HORE EE AMIRA QURUX MAXA KA QALDAN😳
8:23
Просмотров 108 тыс.