Тёмный

AMIIN YARE IYO KAFTANKA FANKA 

Abdala Jamaal Vlogs
Подписаться 643 тыс.
Просмотров 210 тыс.
50% 1

Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂.
sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
ayto azonto
/ ​
Abdala jamaal
/ abdalajamaall
khalid ck .
/ kalid__ck

Развлечения

Опубликовано:

 

22 июл 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 785   
@qalidmohamed317
@qalidmohamed317 3 года назад
AAWEY DADKII XAPIIPKEENA MUHAMED JECLAA CSW SCW😥💔 👇👇
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 года назад
Sallalaahu caleyhi wasalam🥰🥰
@abdirahmanmohamedyousuf2058
@abdirahmanmohamedyousuf2058 3 года назад
Scw 😍😍😍😍😘
@mahmuodali8164
@mahmuodali8164 3 года назад
Scw
@updikanikader22
@updikanikader22 3 года назад
(Scw) AArya stephoyy maxa meelkasta ku dhigay imika
@apzheirmo9466
@apzheirmo9466 3 года назад
Scw❤️
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 года назад
2:20 anaa kamid ah dadka aan weligood Hargeisa imaan balse niyada ka jacel 🥺❤🔥
@hamzefaizal2618
@hamzefaizal2618 3 года назад
So dhawooow wlll hargeisa magalo somaliyeed
@ugaasyahye9349
@ugaasyahye9349 2 года назад
Ha isku Iman zhp walhi waa lagu badhane walhi hahahaha
@cabdicabdilaahi6481
@cabdicabdilaahi6481 3 года назад
Qof hergeisa somaliland wlee Europe daalkeed ciil uma qabo
@yessboss9640
@yessboss9640 3 года назад
Bilicda Dalka Jamhuuriyada Barakeysan SOMALILAND 💚😍❤
@ASMA-j
@ASMA-j 3 года назад
❤❤❤❤❤❤
@namelos2963
@namelos2963 3 года назад
Maansha alaah👉💞👈
@muqdisho205
@muqdisho205 2 года назад
U mean Maamulka Somaliland
@kamalabdi9622
@kamalabdi9622 3 месяца назад
@@muqdisho205 beede
@zerqeyz4185
@zerqeyz4185 3 года назад
Waxba leydima Qaban Karro Waa Idin SaLameY Dhaman azxpTa qiimaha Badan ❤
@akramjr4022
@akramjr4022 3 года назад
Wanka qadnay fanan
@niciimacl.qaani.776
@niciimacl.qaani.776 2 года назад
Masha.allaahafanan
@marishmohamet9122
@marishmohamet9122 3 года назад
Fanka la sheegaba Waqooyi uunbaa haysaa.Nabad waarta walaalyaaL from bosaso puntlnd💕💕
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 года назад
somali original sababtu weyi ay yihin
@xamdacayni2192
@xamdacayni2192 3 года назад
Thanks Wllshy Sido Kle Nabad Waarta Idin Soo Rajynaynaa
@maxamedsahal2210
@maxamedsahal2210 3 года назад
Reer butland salan sare wadanka kaliya ee horumarkaya aan ka nixin no qirana🇸🇱🇸🇱 wlhi qalbiga ayan idinka jecelahay wlayal
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 года назад
Somaliland Qoraalkeedu Muu Kugu Adag Yahay Ma NiHin Woqooyigad Ka Shekaynayso✌ Ee Say Somaliland Ama No More Hadal Qaad😅
@marishmohamet9122
@marishmohamet9122 3 года назад
@@lamajofficial2446 yaaa ku wacdeyna walaal
@amounkeize4202
@amounkeize4202 3 года назад
Wr ninkan mr lapad nogu soceli Wxizu cod wadhafe🤣
@fosiajama3900
@fosiajama3900 3 года назад
Biiis biiis
@amounkeize4202
@amounkeize4202 3 года назад
Ninkan dhunbaa kujirta mcha allh Heesihiisa anaba nfta kajaray legend wyeh❤✌
@shaakirkhader2077
@shaakirkhader2077 3 года назад
Ciyal calamada like ta hyla dhafina 😅✌
@mahdikhaleeji
@mahdikhaleeji 3 года назад
Pure Voice And Beautiful Talent Amiin Yare Wax Kle
@lailaaadan3427
@lailaaadan3427 3 года назад
Abdale jamaal wll dalkeena quruxdiisa inaad soo bandhigto waa wax qurux badan alle hanoo kaadayo❤
@mustaphehindi6529
@mustaphehindi6529 3 года назад
Next sayidka barakaysan iyo team wadada xaqa soo fadhiisi ugaas cabdallaw
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 3 года назад
Khaalid dhooba yare na so qabo fanaanka isagu live ku heesi kara. Mucjiso weye aamin wooow hoygii fanka ciyaar loma oran
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 3 года назад
Abdalow ka'naan soo qabo libaax intaanu inaga soo baxsan hargeysuu joogaaye. Waa legend wayn ninkaasiye cid warbixi kadiyaarisay wali mahayee.
@mali-sqaud2005
@mali-sqaud2005 3 года назад
Ma jogo😁❤canda ayuu jogah
@chamaapdyofficial4162
@chamaapdyofficial4162 3 года назад
From caLaamaDa♥️🤞
@Xikmaawi77
@Xikmaawi77 3 года назад
*HARGEYSAAY WAAN KU JECLAHAY WALLAAHI FROM HARGEISA ❤😂*
@cabdishakuursiciidcabdi3058
@cabdishakuursiciidcabdi3058 3 года назад
Abdale jamal iyo Amin Diini waan iddin sallaamay, ninkaa diini tacab baddan ka dib, heestii Qof wax jeceli nugulaa wuu ka soo dhalaalay. Si gaar ah, ayay Abdaloow heestaasi i taabataa habeen samadu furan tahay ayaan curiyey. Qaar kalena way soo socdaan oo Diini yare ayaa iddin qaadi doonna insha allah. Waad mahadsantihiin.
@kingmuhanad6746
@kingmuhanad6746 3 года назад
Hadla haanytu waa shaaraf markatahy qof horo mary Lagend amin yare cayda ruus ankla ankla ya uxis❤💬💚
@yessboss9640
@yessboss9640 3 года назад
Ciyaal Calaamada Cumaamadooda lama heysan karo 💚😍❤
@khadarjeego7293
@khadarjeego7293 3 года назад
Salalhu walyhim Wasalam
@mohamudabdisalaan6155
@mohamudabdisalaan6155 3 года назад
Cabdalla sxb horomar kuu rajaynayaa from Mogadishu
@khadranuura7956
@khadranuura7956 3 года назад
Amin yare fanan ana jeclahay keep going from jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@caahimacalinfaarax6277
@caahimacalinfaarax6277 2 месяца назад
3:09 the
@mohaofficial7766
@mohaofficial7766 3 года назад
Abdalla jamaal wallal beynu nahayee please share out isameey wllkey
@abdihakimofficial5486
@abdihakimofficial5486 3 года назад
Walal waaan isoo boqo ana waaaan kuu saaraye
@mohaofficial7766
@mohaofficial7766 3 года назад
@@abdihakimofficial5486 diyaar waaye pro
@monacadeey
@monacadeey 3 года назад
Talaay 🤣yarku cod macana mnsha allah
@iamk3977
@iamk3977 3 года назад
anaa u horeeya🖐😅 Liketa hayla dhaafin lagugu dhufaye😅
@khadarchannel907
@khadarchannel907 3 года назад
reeer hargeysa waa fankii oo lugala leb team hargeysa is muujiua
@queensuad3301
@queensuad3301 2 года назад
Kulahaa fanku waa wax wanagsan 😰😱subxanallah
@abdimaalikayshka2432
@abdimaalikayshka2432 3 года назад
Maftuux Cadceed Sooqabo Abdale Pls Sxb Nin Wayn Oohad Lay Baan Ahee Brother
@cabdiqanihassan5
@cabdiqanihassan5 3 года назад
Waa runtii so qabo maftux cadced
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 3 года назад
sxb waan kugu raacsanay Maftuux Cadceed iyo dhankaas Musicians ka aynu eegno
@abdimaalikayshka2432
@abdimaalikayshka2432 3 года назад
Mahad Sanid Bro
@abdallahsuldan4836
@abdallahsuldan4836 3 года назад
Ma joogto kas hargaysa borama iyo puntland melahaasu wareega imika
@ahmedhirsi68
@ahmedhirsi68 3 года назад
Garoowe ayuu joogaa waa wanted odaygu ka xidha
@mahamedabdiqadir3637
@mahamedabdiqadir3637 3 года назад
Cabdale jamaal Broz Wllhi dhaLiiL iyo mxa md iz dayzeen adu Hore u soco mooyeh Wx Kle Ma Odhn karno zido Kle Wxd imika iz ficnhy u fikirteen camare aad u Qurux bdn Khalid ck hlkeeya ayuu ku salanayhyh wllyahy✅🤴❤
@basheirmohamed4091
@basheirmohamed4091 3 года назад
Amiin Diini libaax jecel wadankiisa wuxuu tusaale u yahay 20 xiligan uhaysta ciyaalka war raganimadiina muujiya
@yesboss4488
@yesboss4488 3 года назад
Abdala jamal Lagend SANAAG SOMALILAND SOO GAAR🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤🤍💚
@najmocumar3198
@najmocumar3198 3 года назад
Sanaag somaaliya soogaar huuno
@umushayma58
@umushayma58 3 года назад
@@najmocumar3198 kkkk maadigii ka dhigay sanaag somaliya bal kalay adoo calanka buluuga ah wata sida laguu galo adaa yaabi
@barwaqosso7405
@barwaqosso7405 3 года назад
Hadal haytu wa sharaf Markad tahay qof horumarey Axsan hees weye tazi Dhunba saraN fananka🥰
@axmedcali9588
@axmedcali9588 3 года назад
20 jirka hargaysa joogaa waakaah halka 20 jirka xamar joogaane socdaal yahaY😂🤪
@hannaali3863
@hannaali3863 3 года назад
Hhhhhh astaqfurullah biyad kula qustay
@axmedcali9588
@axmedcali9588 3 года назад
@@hannaali3863 hmm maanaY ahynde inaabtiH😋
@maammeee
@maammeee Год назад
Xamar Sharma boyna waa laga helaa la soco 😅
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 года назад
Wiilkan yar Codkiisa is a natural Hadal hayntu waa sharaf Markaad Tahay qof horu Maray Keep going hno❤️🙏
@goobjoog7658
@goobjoog7658 2 года назад
Horumarka waxaa ka mida in la hees heeso miyaa wll?
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 года назад
Aamiin diini, caadi maahan waa nin cod iyo masrixiyad qurxoon, dhinaca kalena waaba nin hadal yaqaan ah oo kaftan badan. Horay u soco saaxiib.
@hazelomar7286
@hazelomar7286 3 года назад
Abdallow manta saar baad naga tuntay nio ninka amiina mar labaad baanu leenhy😍😅👏
@Cawociise4891
@Cawociise4891 3 года назад
Other level best vioce bro🥰🥰abdula jamaal 👋👋keep going 🥰from hargaysa 🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@naimaabdalla2814
@naimaabdalla2814 3 года назад
Murayadii Wadankaygaay Hargeisay Ciil Ha Mudan ♥️🤍💚
@Shukrijeyte
@Shukrijeyte 3 года назад
macha allah ninkaan waa nin ale hibo siiyey cod cajiib ayuu leeyahay 🥰
@qaayobadan9415
@qaayobadan9415 2 года назад
Waa markii 4aad oon daawanayo🥰
@ziciit_dollar
@ziciit_dollar 3 года назад
abdalla jamaal abdalla iYo dhamaaN iLma jamaal Waad sLaamntiiN❤
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 3 года назад
Abdal jamaal waxaan ku taagera bilicda dalka mnshanallah ,fanaanka wn taagera woooow .inta ka dib cayto xagee buu ka dhacayna ma la dhoofiyey cayto
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 3 года назад
Kenya ayuu jooga
@qadanawil7984
@qadanawil7984 3 года назад
@@goodlyrics2243 Addis ababa ayuu jooga keyna maaha😂😂
@tafoyare1951
@tafoyare1951 3 года назад
Inta u xiistsy caydaruus asonto farta taaga😁💘
@namelos2963
@namelos2963 3 года назад
Salaama waxaan kaa soo raacay #hosow#pro keep going walaal💐👈
@hamza_sancho
@hamza_sancho 3 года назад
Ninkan samirku wuu ka muuqda arsenal gunners 😂🔥
@lajeclaydaqarniga2853
@lajeclaydaqarniga2853 3 года назад
qof wax jeceli nugaal💞 waa heesta kaliyen xifdisanahy aana is dhaho talow ma adaba lagu sameya😂Amiin alle yacisag wllo🥰
@theprinceyoung7947
@theprinceyoung7947 3 года назад
Axlaa fanan amiin yare Cod iyo badh
@masnahappi231
@masnahappi231 3 года назад
cabdalaah the best directer miyan dhah mise bets youtuber mnshallah wadanken sida quruxda badan ee usoo ban dhigtay wllhi ku haysta muqaaladad
@apdikariinjapjcyl7575
@apdikariinjapjcyl7575 2 года назад
Ax yaa ax yaa another level wlhy bilahy barteedu dhigay lafoole ku soco pr0 waa in0 waqal studio waan s0s0cdaa✔❣❣
@shafiemohamed8684
@shafiemohamed8684 3 года назад
Fanaan Amin waaa dadkii wareysiga kusoo bixi jirey wlhi waaa qof furfuran oo aftahan ah m.a
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 года назад
Cumar dhuule Cali. Rabi ha u naxariisto. 😭
@hodanxuzeen8861
@hodanxuzeen8861 3 года назад
maazha allah Gobtii ReeR hargyza hoygii fanka waan idin zalany horeh uzocda wlloyaaal💚💚💚💚💚💚💚☁️☁️☁️☁️☁️❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedalahi2708
@mohamedalahi2708 3 года назад
I'm the second person waiting this video am so proud #Abdalla_Jamal #khalid_ck and #Aidorous_Azonto keep going zxbayaaL 🔥💯
@calimahdi6834
@calimahdi6834 3 года назад
oge oge 🤭🤭
@nuuramohcadey5876
@nuuramohcadey5876 3 года назад
Mee ninkii azonto u xiisne😂
@ridwaanjirde2298
@ridwaanjirde2298 3 года назад
Apdale jamaal legend always legend keep going brother❣️
@calizakiadam4096
@calizakiadam4096 3 года назад
AMiin Diini cod dahable weyaan wllhi❤
@mabsuudmohamedabdi3876
@mabsuudmohamedabdi3876 3 года назад
abdaloow abwaan daaha gaasna nooso qabo neo✌🥰
@hoothohmohmoudd9359
@hoothohmohmoudd9359 3 года назад
Sanaag iyo saylac wlhi kala mid bn ahy
@popcriminal1432
@popcriminal1432 3 года назад
❤️Golden voice Amiin yare keep going bro 👏
@laylayusuf4248
@laylayusuf4248 2 года назад
Manshallah. Manshallah ilhey cod buu ku muneystay. Waxas ayaa la yidhashda cod
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 3 года назад
Aamiiin harre 😂🏃‍♂️😂 Walle cod buuuu hayaa m.a Amin diini Amini harre Amin yare
@bashaarhassan2290
@bashaarhassan2290 3 года назад
Inta nabiga jecel haku saliyaa scw
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 года назад
Amein Diini wuxu tusaaLe u yaHy 20 jirka Hargeisa jooga wakaas 💚🤍♥️ 20 jirka Xamar nA Waa SocdaaL 😂😂🙆‍♂️
@cambaraluul2251
@cambaraluul2251 3 года назад
nagu waalo 😂😂😂😂
@ugaasyahye9349
@ugaasyahye9349 3 года назад
Hahahha kakaladade 🤣🤣
@ugaasyahye9349
@ugaasyahye9349 3 года назад
@@anisaaliissaq5812 keba heeso macan kkkkk Amiin yare walhi fananita somaliya iskuso dara midh gadhay majiro ha ha yafanan
@forthemind720
@forthemind720 3 года назад
@@anisaaliissaq5812 rap inader fankaa loogu soo dhuuntaa ee somalidu hidiyo dhaqan toona uma laha Caawa anaa cajiinka ka garaacaa ma heesbaa hdii loo fiirsado wd yaabaysaaba lkn sharma boy wn taageeraa
@bancadestudiomusic7368
@bancadestudiomusic7368 3 года назад
Kada raga ayaba waa rag wan jecelahe
@frpzak1428
@frpzak1428 3 года назад
Abdalle hore usoco brother wlhi xoog ayad uga shaqaysay horowmaekaaga brother amiin yare salaan sare
@hodoabdi9673
@hodoabdi9673 3 года назад
Hargeisa cadeey wiilsheenii ❤❤❤💭💭💭💚💚💚
@muuseapdilaahi2771
@muuseapdilaahi2771 3 года назад
waan ku wadanaa bogorka codka . hadii aad iila mid tahay .like saar
@umusamiirachannel2194
@umusamiirachannel2194 3 года назад
niyow heestaa ma isagaa leh walahi ciyala tiktok uunban ku arkaa hadal hayntu waa sharaf kolka tahay qof horumaray waad salamantihin hunayaal👋waa fanaan cod fcn
@soumeya806
@soumeya806 3 года назад
Haa isaga qaada wll 👏😊
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 года назад
mnsha allah abdalejamal woow
@drsfarihaat2104
@drsfarihaat2104 3 года назад
Mashalh bilicda dalka somaliland Amiin yare 😍✨💝
@mohametbeeldeeq8174
@mohametbeeldeeq8174 3 года назад
Abdala jamaal iyo khaalid ck wax kele 👏🏽
@YazzerVlogs
@YazzerVlogs 3 года назад
#TeamAaminDiini inta Codkiisa Inbadan Dhageysatey LIke ku Qabta 👍👍👍
@guleedmohamed6605
@guleedmohamed6605 3 года назад
Somalilander dhaba😎❤️❤️😇
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 Год назад
Mashallahi the best nice invoice amiin yare..........
@salimjama2521
@salimjama2521 2 года назад
Manzhalllah alle codka ha u barakeeyo waxba lagama qabankaro wallahi Amiin yare🥰😁👁👁❤
@sirabdiwahidkj692
@sirabdiwahidkj692 3 года назад
Amiin yare Waa Hiboole Cajiib Ah🙏, Shoodhe Hore Usoco❤.
@qalinjacayl1315
@qalinjacayl1315 3 года назад
Aamin Waa An Other leval keep going ✌✌
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 3 года назад
Arsenal waa ciyaalo calaamda naadigii hargeisa laga cabsanaa garanayunba granaya . Viva ciyaal Caamadaha💚💚💚🤍❤❤❤
@apdirizacktatiko65
@apdirizacktatiko65 3 года назад
May arsenal shii caadiga ahayd ayuu sheegaya
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 3 года назад
@@apdirizacktatiko65 waa run zxb lkiin xafada naadiga ugu caansana. Waana naadigibugu khatarsanaa abid soo mara calaamada ka uyar ilaa ka uwayn lagu wada jiray.
@apdirizacktatiko65
@apdirizacktatiko65 3 года назад
@@mohameddheeg2558 Inkasta oo aanan reer calaamada ahayn lkn nimanka in bari laga qayliyay waan hayaa warkooda zhp
@sultanaothmanchanell9440
@sultanaothmanchanell9440 3 года назад
Muraaayadiii liii caaaato 😂😂😂. Inta ila aragtay 👍
@ZAKARIE77
@ZAKARIE77 3 года назад
ABDALLA JAMAL , AMIIN , IYO ASXABTABA SALAAN BOQORTOOYO HAWADA IDIN SOO MARINAYA
@marcozmusic1593
@marcozmusic1593 3 года назад
Best youtouber ihave ever seen✌❤
@nimcoaadan9849
@nimcoaadan9849 3 года назад
Ala dalkaygu qurux badana illaahayow noo siyaadi somaalilnd one love🥰🥰
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 3 года назад
Soo dhawoow horto wll lkn cabdale se wx u wada ciidan xata hanbalyo namaad soo dhehin wlhi san ku sugayay sorry lkn wd igu qabojisay🤣 ma zxb ka aya ka maqan oo wd naga cajistay 🤔🤔
@crahmanhazan5175
@crahmanhazan5175 3 года назад
Ninki cayto azunto ahaa xagu ka dhacay
@maxamedyasin6785
@maxamedyasin6785 3 года назад
Best voice wlh big legend talent
@gadaayoshow2086
@gadaayoshow2086 3 года назад
another level hit❤❤
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 Год назад
Mashallahi amin yare move forward walalkey Abdalla Jamal
@Dheeman09079
@Dheeman09079 3 года назад
Haaye barnamijku yara cabdallow noso badi insha allah 🥰🥰♥️
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 3 года назад
Amiin diini waan wataa keep going bro🌏💧
@sharmamohammed1358
@sharmamohammed1358 2 года назад
Cabdale Jamaal sxbmahadsanid janalkaga ayaan xiiseeyaa sxb
@yousufahmedyousuf8253
@yousufahmedyousuf8253 3 года назад
abdale jamal wad iga qoslisay amiin haaro dadku uma yaqanan
@mohamedrooney5943
@mohamedrooney5943 3 года назад
Cabdale afkiisuu soo marin waayay inuu taageero city wax nin wayn sheegto maaha hhhh
@ckafimuqtar8588
@ckafimuqtar8588 3 года назад
Amiin yare☺️✊🏼🔥from muqdisho❤️
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 3 года назад
Abdalla jamaal Iyo alfanaan aamin yare horu mar wacan
@anythingishowspeed
@anythingishowspeed 3 года назад
Can i get abdale,s coment love❤
@almas8915
@almas8915 3 года назад
Abdalah wan ka mahad celinaya quruxda dalka ee nala wadagtay❤❤
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 3 года назад
Film ahaan udaawada waxani waa caaadi dhaaaafe ♥️🤣✌️👍
@umaliitoaxmed8811
@umaliitoaxmed8811 3 года назад
wll iisoo duceeya inuu ilaahay ubad khayr qaba isiiyo please and please wll
@sugalesalebaan2064
@sugalesalebaan2064 3 года назад
Ilahay wllo haku siiyo ubad khayr qaba haku siiyo nuberkana igalasoo xidhiidh 015215209088
@shucaybhazzan1080
@shucaybhazzan1080 3 года назад
Allah haku siiyo ubad khyr qaba walaal
@Maax-media-production
@Maax-media-production 3 года назад
Ilahey ubad khyr qaba alle haku ziiyo
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 Год назад
Waxaan ilahey kaaga baryaya ubad khayr qaba
@abdifatax5852
@abdifatax5852 3 года назад
M.a fanka 2021 amiin Yare🙈🙈🎤🎤🥰🥰🥰💖💖💯💯
@ahmedjamma1710
@ahmedjamma1710 3 года назад
Waaaaaaw waa layaabay zhp Abdala jamal Camerada ayayaaay
@ridwaanhadaari9587
@ridwaanhadaari9587 3 года назад
Abdalla jamaal wllky qali khaaliid dhoobo zoo qabo inta igu raacsan
@hamdamohameda4264
@hamdamohameda4264 3 года назад
Maasha allah ale dalka haynoo barakeeyo ❤️❤️❤️❤️
@nimcodaahir2805
@nimcodaahir2805 3 года назад
Abdala jamal cabdala mai fav person♥️🤴🏻
Далее
ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO KAFTANKA FANKA
22:44
Просмотров 681 тыс.
РУБИН - ЗЕНИТ: ВСЕ ГОЛЫ
01:03
Просмотров 162 тыс.
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 12 млн
ABDULAHI KASHKA VS QAWDHAN CHALLAGE ADAG
13:58
Просмотров 116 тыс.
@guribarwaaqotv  Iyo warda siciid maxaa kala qabsaday
9:10
XARIIR AHMED IYO KAFTANKA FANKA
18:39
Просмотров 474 тыс.
НИЧЕГО СЛОЖНОГО
0:21
Просмотров 3 млн
А где Ахмат?
1:00
Просмотров 6 млн
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
Просмотров 164 млн