Тёмный

AMIIRO IYO ANIGA SAWIRKII INSTGRAMKA KUSO BAXO U GAL SIDIISA QOSOLKA ADUUNK🤣🤣 

King Ceyda
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 143 тыс.
50% 1

#king #ceyda #subscribe #for #more

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 472   
@abdifitahguray-oq3wh
@abdifitahguray-oq3wh 10 месяцев назад
Amiira waa dulqaad badan tahay waayo ayadoo aragta in aay mar kasta u heshiiyaan asad iyo ceyda oo ayada lee lagu adekeeynaao ayey mar kasta ku .qanacsantahy si aay asxaabta ku xiran maalintooda u qurxiso uga qosliso dhaman Amiira waan ku wataa sxb ceyda game sax ah gabadha la ciyaar ku adekeyntana ka daaya adiga iyo asad horey u soco ceyda
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 10 месяцев назад
King ceyda raali galintaa wayn ee ay dalbatay qab qab hadaanu dumarland nahay waanu ku raacnay noh 😂 markaa Hadiyad iska soo diyaari si qab qab ay u faraxdo 😂🤣
@boqorada886
@boqorada886 10 месяцев назад
Waa sax ceyda adiga iyo asad mar walba waa u tashatiin marwalbo adinka waa isla jirtiin amiirana waa buustiin raali galin weyn haloo sameeyo mar danbana yaa saas la yeelin gabadheena anaga team amiira hadaa nahay adì iyo asad mar walbo ciil nagu dishaan isla jirka dhaafa daacad u ciyaara hada kadib wax alaala waxey ku qanceeso halagu raali galiyo.❤ team amiira hadaa nahay dacwo nahay anaga gabadheena oo raali ah ku qanceena iyo isla jir danbo oo jirin
@user-yb2ke7yd7w
@user-yb2ke7yd7w 10 месяцев назад
Alla runtaa ka hadashay mar walbo ciil ay igu dilan weyna islajiray daacad nimada ay ku arkeen ka daya gabadha dhibka😢😢
@ayannaabdirahman
@ayannaabdirahman 10 месяцев назад
Wa saxanthy
@caaliyomaxamedcabdiraxmaan7389
@caaliyomaxamedcabdiraxmaan7389 2 месяца назад
Waa run
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 10 месяцев назад
Gift 🎁 qali ah ku Abal mari Amiira gabar qalbi wanagsan manshallah ❤
@Ayaaat.Abdullahi
@Ayaaat.Abdullahi 10 месяцев назад
Amiiro funny waaan iska jacelahay wlhi❤😂
@user-yb2ke7yd7w
@user-yb2ke7yd7w 10 месяцев назад
Aad iyo aad❤❤
@user-mb6mp2fo6y
@user-mb6mp2fo6y 10 месяцев назад
Dad badan ku soo sameeya lakiin amiira ku soo dar waa qosol socda😂😂😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 10 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍
@Esdii
@Esdii 10 месяцев назад
Scw scw scw ♥️ scw scw scw scw scw ♥️ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️ scw scw scw scw ♥️ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@nimcoabdalla1775
@nimcoabdalla1775 10 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم
@kowtharmusa2995
@kowtharmusa2995 10 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم 😢❤
@SihaamMaxamed-hq1ni
@SihaamMaxamed-hq1ni 10 месяцев назад
Scw😢😢❤😢😢
@RaxmocawilRaxmocawil
@RaxmocawilRaxmocawil 10 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hibamohamed1728
@hibamohamed1728 10 месяцев назад
amiiro qurux waajeclahy EE surprise ukeen ❤😂😂😂
@SundusAyaanle-99
@SundusAyaanle-99 10 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤ Please Azxaabay ii cumaamada
@SihaamMaxamed-hq1ni
@SihaamMaxamed-hq1ni 10 месяцев назад
Scw😢😢😢😢
@OskaIbrahim
@OskaIbrahim 10 месяцев назад
Scw scw scw
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 10 месяцев назад
Amira so funny waye sanuqoslaye wandalay😂nosobadi😂😂
@maskiintialle5645
@maskiintialle5645 10 месяцев назад
RU-vid dhan habeenki uun ayaan fiirsadaa 😂 only rer maleysia ayan sugaa
@niyaalabdi3393
@niyaalabdi3393 10 месяцев назад
Amiira waa in albidaaya la geeya casho inta igu raacsan😂👍
@Asas_Sheikh7684
@Asas_Sheikh7684 10 месяцев назад
Raali gelinta lainka rabo waxaa waayo adi iyo asad waxad Amiira iyo Familkega U sameysaan Free shopping 😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 10 месяцев назад
Ceyda waa danyeer weyn lkn asad haka sugin taas😂😂😂
@kiinniini8437
@kiinniini8437 10 месяцев назад
​@@Uqtimuslimahmaskiinka beerka laga tumay asad dantiis uu yaqaanaa😂😂😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 10 месяцев назад
@@kiinniini8437 haa ninkas legend waye asad hajio🙏😎
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 10 месяцев назад
Alla kuwan qosol igu dilen 😂hadiyad ama casho uken❤❤
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 10 месяцев назад
Cayda iyo asad hdan nahy team amiira hadyad qaali ah idinka rabnaa hbeen dambe soo dhaqaada next vidiyaw🤣🤣🤣
@hodandahir4088
@hodandahir4088 10 месяцев назад
vedioyadiina inaa 10 jeer ku ceshto ma ahne kama dhargo wlah yaa ila mid ah tollw
@AHLAAMIITAMOHOMED123
@AHLAAMIITAMOHOMED123 10 месяцев назад
Ceyda part two soo sameeya labadiina😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 10 месяцев назад
Amiira ceyda markaad sawirada ka qaadaysay why aa ugu bootaynaysay saan u qoslayay waan daalay IIaahayow hana waalin baad kaga siisay miskiinka 😂😂😂
@CqaniAhmed-p8c
@CqaniAhmed-p8c 10 месяцев назад
Haye bowww😂😂amiira wlhi taagero number one ❤❤
@humayzahbintuzead9518
@humayzahbintuzead9518 10 месяцев назад
Amiira waa funny wlhi😂😂❤
@humayzahbintuzead9518
@humayzahbintuzead9518 10 месяцев назад
idinkoo badan soo sameeya😂Asad iyo amiira iyo adiga❤
@Mustafe-ui7zo
@Mustafe-ui7zo 10 месяцев назад
Cayda amiira wey dhaarsaneed walhi next waxaad soomaysaa asad iyo amiira iyo adiga codsi cayda
@casisajamalcasisajamal1625
@casisajamalcasisajamal1625 10 месяцев назад
Gift qaali ah surprise ooga dhiga❤😂
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад
JUMCA MUBARAK❤ inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️🙏🏻 ❤️ free Palestine 🇵🇸 ❤️ duceyno / aan usoomno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna😭 اللهم انصر اخوا ننا المسلمين من فلسطين 😢
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 10 месяцев назад
Amiin
@HodanFarxaan-gi6fo
@HodanFarxaan-gi6fo 10 месяцев назад
Hanbalyoceyda
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 10 месяцев назад
Iiso jabaab no
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад
​@@Kiki_afcad-m7cluuqeyga ka soo hadal ❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 10 месяцев назад
Ceyda amiro xley bazle ma utashnina adii asad asbucn dhnaa meyd gracesen maskinta chnlked kii koko kan rali glin wena la idinka rpaa mugo tiktok xita wxa ku arkye videogi xley olaso qty oo la dhahyo cml amiro mxey 2dn wil ku arken ay san ugu glayn 😂
@farhiamounmin623
@farhiamounmin623 10 месяцев назад
Inta qab qab tagerto ❤❤
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 10 месяцев назад
King cayda haahey 😂😂😂 manta first 100 viewer's ayn noqdey any way sxb hore usoco from hargeisa
@ShariifoYuusuf33-ut7me
@ShariifoYuusuf33-ut7me 10 месяцев назад
Hi cayda Aamiiro su .aalo soo waydii plz
@omarqorrow2191
@omarqorrow2191 10 месяцев назад
Amira qurux raali galiyo oo ugadha dress iyo dahab adhiga iyo ceyda ❤
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 10 месяцев назад
QAB_QAB IS NOT EASY 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@eza882
@eza882 10 месяцев назад
Amira is hilarious 😂
@user-wr8fx4gg9g
@user-wr8fx4gg9g 10 месяцев назад
Anaku hadaan nahay team amiira iphone 15 rabnaa 😂
@kiinniini8437
@kiinniini8437 10 месяцев назад
Macbuudow see rabtaa hee 😂😂😂
@tiina516
@tiina516 10 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣
@Jessyyy107
@Jessyyy107 10 месяцев назад
​@@kiinniini8437😂😂😂😂
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 10 месяцев назад
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedOsman-td5st
@MohamedOsman-td5st 10 месяцев назад
😢
@hajiyowwalaalmountsuufto4446
@hajiyowwalaalmountsuufto4446 10 месяцев назад
Next asad amiiro cayda iyo cumeer iyo iamk ku sameeya
@amaalmaxamed6988
@amaalmaxamed6988 10 месяцев назад
Amiira soo bdi hdkle kuma fiirsanayi😂
@SeynabAbdi-zq4et
@SeynabAbdi-zq4et 10 месяцев назад
Amiiro gift sii waliba iPhone 15 u iibi😂😂😂😂
@RidvvanAqaa12-ok9iw
@RidvvanAqaa12-ok9iw 10 месяцев назад
Taz KafTan magsho😂
@AbdullahiAden15-pb9pu
@AbdullahiAden15-pb9pu 10 месяцев назад
Amiira love you mcnto 💘💘💘
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 10 месяцев назад
Next amira kusoceli pliz amira mele kujirin mawadawankarw❤❤❤❤
@mumtaazqaali2631
@mumtaazqaali2631 10 месяцев назад
Amiira surprise u sameya😂😂😂
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 10 месяцев назад
Alla amira wa dny😂 markasta hakasotagin❤❤❤
@user-sg6ik1nj9m
@user-sg6ik1nj9m 10 месяцев назад
Haa waa runteed wexe rabto usamayyy😢😊
@hodandahir4088
@hodandahir4088 10 месяцев назад
waxaa ku raali galisaa Amiira meeshii maska geeeh o dusha kaso saar sas kuso rali gali😂😂😂😊
@habadodarar1813
@habadodarar1813 10 месяцев назад
kkkkkkkkk haaaaa
@katraabdullahi9241
@katraabdullahi9241 10 месяцев назад
Ceyda the king of the kings🥰🥲🥰❤❤❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 10 месяцев назад
Funyy tihiin RU-vid ka laantiin lama joogi karo😂😂😂😂
@Ina.ahmed346
@Ina.ahmed346 10 месяцев назад
Mar walba sida isku la so duubo adi iyo amiira plz
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 10 месяцев назад
Dhalinyaro aan SALAADA ilaalino❤☝️😭
@HalimaIse-zl1hv
@HalimaIse-zl1hv 10 месяцев назад
M.a❤❤❤❤🎉
@shukrimohamed4808
@shukrimohamed4808 10 месяцев назад
Team qab qab cawa se wax yeesheeN😂😅🤣
@AwAbdi-my1mj
@AwAbdi-my1mj 10 месяцев назад
سلام الله عليك اخونا العزيز عيدروس من امريكا ارسل اليك اجمل التحية راجيا من اللله ان يحفظك.
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 10 месяцев назад
Ceyda amiro horey 30grm dahab siisey maho hada 60grn uga dhig😂😂madama ad gabdhaha somaliyed aa wax siisid😂🤣🤣🤣
@farhiyafizka1216
@farhiyafizka1216 10 месяцев назад
Gifts 🎁 ukeen qabqab😂
@IhzanIdirismohamoud
@IhzanIdirismohamoud 10 месяцев назад
500k coming soon🎉
@user-gw7kd8bz4r
@user-gw7kd8bz4r 10 месяцев назад
Team qab qab waa idin salamay 😂
@XafsaDheeman-yf4sm
@XafsaDheeman-yf4sm 10 месяцев назад
Hadiyad u geeya amiira oo ku raali galiya
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 10 месяцев назад
Alla kuwan isl jecliya Hawen walbo vedio isla soduba adi iyo amira❤❤❤
@MalyunManka-bm1jc
@MalyunManka-bm1jc 10 месяцев назад
King ceyda so badi qadar waye 😂😂😂
@Apdinasir69-cy4hx
@Apdinasir69-cy4hx 10 месяцев назад
Soo wareeji cashona u wad lph ❤️🌴🤣🤣
@Amin_Ahmed_Upthi2020
@Amin_Ahmed_Upthi2020 10 месяцев назад
IPhone 15 pro max
@user-xz8nx4ev8y
@user-xz8nx4ev8y 10 месяцев назад
Kᴜ Wᴀʏɢɪɪɪ❤
@Jamaalxasanmaxamed
@Jamaalxasanmaxamed 10 месяцев назад
𝟭𝟬𝟬𝟬$ 𝐨𝐨𝐫𝐚𝐚𝐥𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐡 𝐬𝐢𝐢 𝐚𝐦𝐢𝐢𝐫𝐚❤
@kiinniini8437
@kiinniini8437 10 месяцев назад
Hooy cunuga mustaqbal beel Maa ku ridee arday waaye😂😂😂😂 lagu qaad😂😂😂
@mpape240
@mpape240 10 месяцев назад
Hhh😂😂 warun wainu raligalin hadyad ahdiyaa😂😂😢❤
@Miskiyeyyyy
@Miskiyeyyyy 10 месяцев назад
​@@kiinniini8437sax waa arday waa 😂
@cadaaanimares
@cadaaanimares 10 месяцев назад
Maxaa kagalay waraa
@claahiaslafii
@claahiaslafii 5 месяцев назад
Mas kiika qataato maala rabiin ascaabee
@farhiamounmin623
@farhiamounmin623 10 месяцев назад
Meelaha beraha gurxoon geey amiira❤
@rowjaomar
@rowjaomar 10 месяцев назад
Inta instigamka soo firisay
@FARMADHIGE
@FARMADHIGE 10 месяцев назад
Gift 🎁 oo qali ah isii amiiro raqiis maha yaah qabqabo😂😂
@MSS_INTIZAM
@MSS_INTIZAM 10 месяцев назад
Team qab qab😢❤🥺😂
@queenruun9709
@queenruun9709 10 месяцев назад
Ceyda amiira gbdhaha kle weyka duwantahay xushmadeeda too much wye ee ilaaliya adi io asad
@ikhyaralimuse9549
@ikhyaralimuse9549 10 месяцев назад
ku saliya rasulkena scw
@rayaanmukhtaar9600
@rayaanmukhtaar9600 10 месяцев назад
Scw ❤
@safiyoabdi43
@safiyoabdi43 10 месяцев назад
Shopping hakuu sameeyo 😂😂
@manaalciise7982
@manaalciise7982 10 месяцев назад
meelo qurxoon Geeey Amiira😊❤
@nataashaamohamad4486
@nataashaamohamad4486 10 месяцев назад
Ceyda amiira raali galin ma rabto Ade ku dhibosa qab qab nimo Lee waaye qab qab nimo is not easy 😂🎉 Imtixaan gali Rabaa iso doceeya😢😢🎉😂😮❤😅❤
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 10 месяцев назад
Ma ha abowA raligiliyo amira cadey wagabAr qalbi wanaksan walahi xalay wankanaxay koko maogalateyn
@user-rg5jv5th4r
@user-rg5jv5th4r 5 месяцев назад
Gift qali sii waa gabarfiican m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ceyda iska diyaàri Gift
@user-mz6mp7qh6g
@user-mz6mp7qh6g 10 месяцев назад
Koko. Markay aragto. Vediogan way maseere 😂😂😂
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 10 месяцев назад
Tem qabqab idinjecelahay marks vedio isladubesin❤❤❤❤
@ShaaficiAbuukar-gk7nv
@ShaaficiAbuukar-gk7nv 10 месяцев назад
Instegramka kow kaso arkay wn soo yaabay ilen wxn ahaye
@IqroIbraahim-sk5lx
@IqroIbraahim-sk5lx 10 месяцев назад
Amiira gifts 🎁 haloo keeno🎁
@iskeyahmed9967
@iskeyahmed9967 10 месяцев назад
Adi iyo asad free shopping u sameeya waxee rabto ha soo qaadato
@mssCanada995
@mssCanada995 10 месяцев назад
Amiro snot easy😂😂😂😂
@user-pl1nc6bg7t
@user-pl1nc6bg7t 10 месяцев назад
Hadyad qaali ah sii 😢 amiira dar alle iskaga jeclahy❤😊
@user-qd8ht4wt2i
@user-qd8ht4wt2i 10 месяцев назад
❤❤❤qabqab waa ni tageraa pease reply
@nalka-Ilhaancabdi
@nalka-Ilhaancabdi 10 месяцев назад
Team qab qab is not easy
@Bellahadid27
@Bellahadid27 10 месяцев назад
Marka amiro arke waso ordy😂
@user-qd2bs4om4j
@user-qd2bs4om4j 10 месяцев назад
Team qab qab see cml hee😊
@Zamzam_dhool
@Zamzam_dhool 10 месяцев назад
Gifts qaali ah ku abaal mari qaalidayda😂
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 10 месяцев назад
Tem qabqab wa isku sobaxeysan❤❤❤
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 10 месяцев назад
Gacmaha illhy haku barakeyoy hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤😂
@user-zp3eh7os4g
@user-zp3eh7os4g 10 месяцев назад
Asc walal codsi ani waxn joga muqdisho cirka xidaha cawa malahan dhankiina fiiriya xidigo maleyahyne
@LiimoLove
@LiimoLove 10 месяцев назад
Ma soconeyso kulahaa yaa socdo hee qap qap 😢😢😢😢
@MaariyoMaxamed-vg9op
@MaariyoMaxamed-vg9op 10 месяцев назад
Part two
@user-il1cp6pt7h
@user-il1cp6pt7h 10 месяцев назад
Amiira dalxiis geeya
@user-ir9nx3nn4q
@user-ir9nx3nn4q 10 месяцев назад
Amiira rali kalinteda hadiyat weye ceyda iyo asad rali kaliya hadiyata siya
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 10 месяцев назад
Mol key waxerabto hasoqadato ana ubax jaceyl gudonsi❤
@kaligeedtaliso1
@kaligeedtaliso1 10 месяцев назад
Meeshaan var bdn laga so qabanaa😭😂😂
@claahiaslafii
@claahiaslafii 6 месяцев назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@maryamamaxamed6379
@maryamamaxamed6379 10 месяцев назад
Amiiro wlhi wa dhibki oo qofa
@user-me2xe5eb1x
@user-me2xe5eb1x 10 месяцев назад
Gifting uqalantaa amiiroy
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 10 месяцев назад
Cayda sawirka u danbeyo sidi qof sab sugaayo ayd u gashey 😂😂😂😂 oo lagala daahey
@FaaraxSiciid-z1j
@FaaraxSiciid-z1j Месяц назад
King ceyda sxp amiiro gift qaali ah sii waa gabad qalbi wanaagsan
@AboubakerMadina-vt2xu
@AboubakerMadina-vt2xu 10 месяцев назад
Amiro iyo aeyda 😘😘🥰🥰
@aminaomar6306
@aminaomar6306 10 месяцев назад
Gabadha adiga iyo Asad wax alle waxay ku qanacsan tahay halagu raali geliyo afkeeda aan kamaqalno raali baan ahay qiyaanadana kadaaya gabadheena waan jecelnahay okey
@AnisaMoha-do3pq
@AnisaMoha-do3pq 10 месяцев назад
@user-bv1rl5zi1y
@user-bv1rl5zi1y 10 месяцев назад
intaa shatigaga ugalisaa rali noqo dhahesa miya hadyad qaali ah ukeen ay iyada ku faraxdo
@ismaboy8234
@ismaboy8234 10 месяцев назад
Ham sii @cayda
Далее
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
CEYDA QUEEN QAWAAN AMA AMIIRA…!!! MA AMIINESID😱
12:19
AMIRA IYO CAYDA YES OR NO ……..😱
9:31
Просмотров 169 тыс.