Тёмный

AMIIRO KOKO ASAD ANIGA MACALIMO YAA UGU XASUUS FIICAN QOSOLKA ADUUNKA🤣🤣..? 

King Ceyda
Подписаться 994 тыс.
Просмотров 202 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 739   
@isackbakool7969
@isackbakool7969 24 дня назад
Inta uxiistey asad koko amiira ceyda si wada jir ah iney usoo muuqdaan ❤❤
@aaminoxaaji1297
@aaminoxaaji1297 24 дня назад
Waykan Ana sanaaa rabaa
@user-nf9wn8qc9g
@user-nf9wn8qc9g 24 дня назад
😅😅😊
@Suusu863
@Suusu863 24 дня назад
Finaly team 27 is here ❤😢
@FDQ_EDITZ5
@FDQ_EDITZ5 23 дня назад
Inta ku faraxsan team 27 iney 8sku imaadan ❤
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 21 день назад
Wlhy wan u hisy Isla jogodii😭🤍
@Bellaa309
@Bellaa309 24 дня назад
dadkii xumaa ee ka dhigaayay in team 27 isdagalsan yhiin see dareemaayan hadii wax yar lakala mashquulo negative ayey ba u badalayan yaab ,guys ceyda halaga xishodo markasta guriga asad ma tagnan karo ofc wa saaxibo isku qaali ah ,iskiis na wax wu u duban kara ,anyway keeeep going team27 pressure ka la idinku haayo ma yara alle ha idin fududeyo
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 24 дня назад
😂😂😂😂😂💯
@user-rh2xi9yc3u
@user-rh2xi9yc3u 23 дня назад
Beenta ma ahan wlhi dadkan weyna dabo dhigteen one love team 27 nolada inta ay nulal jirto❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 24 дня назад
Amiira iyo Asad laba funny ani labadaasa qosol igu dila 😂😂😂😂😂 lkn horta maxay u jecel yihiin inay xoog ugu dhuftaan 😂😂😂😂😂
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e 24 дня назад
Away 14jiradii ceyda asad wuuku jisaray asad iyo ceyda wey isdagaaleen kuhaye dadka waa islasoojabeen haku dhex lumina❤❤
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 24 дня назад
Kuwaas ciyaal weye yayy ky warerin😂
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e 24 дня назад
​@@caynicudoon9767sidey uhoolahyihiin iney dadka dhan hoola aan uheysey umaleeyaan hadii laka daneysthy inlaysdagaaley modan😂
@maryamaCabdinaasirnuur
@maryamaCabdinaasirnuur 23 дня назад
Mcney maxaa kadhy wax ma ugi waaca icasysy see lmc😂😂
@FaadumiinaHanafi
@FaadumiinaHanafi 21 день назад
Iska dhff ciyl wye scholka lo xiryy fasx ee ka faiidesanoyaan😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 21 день назад
caq baa ka yeertay 😂
@minhaajbare7060
@minhaajbare7060 24 дня назад
Ayyy maxaan u xisay geymkaan plz haben waliba soo gali koko sundus amiro io asad ayan ugu jeclhy markey kula sameynayaa❤😮
@QueenNajmita
@QueenNajmita 24 дня назад
Team Koko one like 😊❤
@user-wy4ve6zt3x
@user-wy4ve6zt3x 24 дня назад
Inta koko io asad markay aragte soo orode❤😂😂
@ShamsoShiiqcali
@ShamsoShiiqcali 24 дня назад
Kusaliye nabegeena muxamed scw nawdkaliye naxriis korkiisa haahaatee
@AbdirahmaamBarkhad
@AbdirahmaamBarkhad 24 дня назад
Scw
@SimranHassan-wn5io
@SimranHassan-wn5io 23 дня назад
Scw❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 24 дня назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫶🏻
@menom234
@menom234 24 дня назад
Hadaa laydin daawan karaa saan wax iskula so duuba ayantan wa nawareerisen saad melaha u waregayseene😂😂
@CanabCudoon-zc5bb
@CanabCudoon-zc5bb 24 дня назад
Ma aragtay saan feeecan
@Museser7
@Museser7 24 дня назад
Exactly😂
@fatmina08
@fatmina08 24 дня назад
Waa ipa heysaa caawa wanaga dhiseeen
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 23 дня назад
abaa saan mar walba ma ahaan karaan danahooda ayay kala raacan karaan iyagoon is dagaalin waana la daawada marwalba o Asad le laguma daawado teda kale guriga Asad hada buuq waaye se marwalba loo aadi karaa
@menom234
@menom234 23 дня назад
@@adoontiallesiman262 dagaal maaha qaali wayadan intoodan waxba islama aysan duubin wakala mashquulen intoodan markay wax isla duuban wala wada jecelyahy way is kaftan yaqanin kuwa kale hada laysku cusubyahy way kala dhacayan saas xamaasad uma laha kawadaa
@HAMZECOLLY
@HAMZECOLLY 24 дня назад
Waa Habeeen Jmaca ah Ee Aan Ku sALino Xappipkena Scw❤❤❤
@simoonyusufsiyad1574
@simoonyusufsiyad1574 24 дня назад
Thanks malmahn amiro io koko iskuma arkin lawadan gabar love ban ku ahay wlh ❤😊
@nadiramaxamed7723
@nadiramaxamed7723 24 дня назад
Wlhy 4tiina wada jirkiina wan uxiisay cayda noo soo badi challenge xukumadana noo soo sameya cayda asad amiira iyo koko❤kana marka Danbe Sundus ku soo dar❤
@SucdiOfficial
@SucdiOfficial 24 дня назад
Please koko amiiro sundus c/laahi kashka asad macalimoo please 😢
@SankaXalweste
@SankaXalweste 23 дня назад
War Kiki kasi fcn
@SucdiOfficial
@SucdiOfficial 23 дня назад
@@SankaXalwestehaaa wailobay
@user-jg2yu4ys8j
@user-jg2yu4ys8j 23 дня назад
Horta kiki io amira wali may isla kulmeen
@user-qw8em3kj8p
@user-qw8em3kj8p 24 дня назад
Koko iyo amiiro forever waa idin wadanaa😂😂😂
@user-hq9zy3wp1q
@user-hq9zy3wp1q 24 дня назад
Walaahi ina sidan ufadhiisataan sidan ugu xiisey love isaara inta ila mid ah❤
@Samiaahmedp-3
@Samiaahmedp-3 24 дня назад
Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi muxamed scw ❤❤❤
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 24 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@LuulCali-zz8to
@LuulCali-zz8to 24 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@farhiahassan2757
@farhiahassan2757 22 дня назад
Hi
@FairyPretty-db1ng
@FairyPretty-db1ng 24 дня назад
Amiiradeyda qurux bdan shraf bdan❤❤
@AminaIsse-l1g
@AminaIsse-l1g 24 дня назад
Ala maxan niixisay idinkoo wada jooga😂😂😢😢❤❤
@Team27Amiira
@Team27Amiira 24 дня назад
Amiiro masekaxdeda m.a waa fadhidaa❤❤
@user-ke8go3yl9c
@user-ke8go3yl9c 24 дня назад
Inta u xiistay koko amira cayda asad io sundus❤😢😭😭🙏💔
@user-lw6ue6by5g
@user-lw6ue6by5g 24 дня назад
Koko iyo asad is here ugu danbeeeen yee zzz
@haliimoxuseen5570
@haliimoxuseen5570 24 дня назад
Cayda waa hore iigu danbaysay ugu danbayn caawa soo laabtay sababtana wa isla jirkooda sa noogu wada😂❤
@user-jx6vl5hm9g
@user-jx6vl5hm9g 24 дня назад
Dunid ma zoo marin ruux ka wanagasan Nabigane muxamed scw scw scw scw 😊
@Amiira603
@Amiira603 24 дня назад
Amiiradeena qurux bdan waa funny laguma caajiso❤😊
@Eragatoo
@Eragatoo 24 дня назад
Koko markey ku ciisho waa saan
@AyaanNuur-o8n
@AyaanNuur-o8n 24 дня назад
atttttttt😂​@@Eragatoo
@Fairygurl23
@Fairygurl23 24 дня назад
​@@Eragatookoko maskaxda kaa gashay goorma koko lashegy😂😂😂
@Eragatoo
@Eragatoo 24 дня назад
@@Fairygurl23 indhaha maa la' tahy profile ka fiiri
@Eragatoo
@Eragatoo 24 дня назад
@@Fairygurl23 indhaha maa la' tahy profileka fiiri💀💀
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 24 дня назад
ONLY TEAM MIRKO ONE LIKE 👋👐👀
@Team27Amiira
@Team27Amiira 24 дня назад
Amiira is not easy❤😊
@Fairygurl23
@Fairygurl23 24 дня назад
Amiiradeyda la'aanted gameka nuur maleh❤
@Inacarale
@Inacarale 24 дня назад
Sow maha asad iyo amiiro isla jogaa san ugu xisay lee😢😅
@MunaQaaali
@MunaQaaali 24 дня назад
Carurtan buuqoodi baa batay malaha hadii video laysla duubi waayaba in la kala tagy u qabaan😂😂dadkan vidoekliya inuu isku keeno moodan Ugu dmabeen ma faraxsanidiino hal mar naga amausa hadaba🙃😎😒
@amranMaan-m7k
@amranMaan-m7k 24 дня назад
14jiradiii telku ku cusbaa cawaan ka nastay😢😂
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 24 дня назад
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cayda team cumer ❤❤❤ 1m
@Team27Amiira
@Team27Amiira 24 дня назад
Amiiradeyda qalbi dahab❤❤😊
@Inacarale
@Inacarale 24 дня назад
Ayy wada jirkina wan uxisay waliba asad said ugu xisay inuu youtubkaga kaso muqdo😍😍
@user-ku3lk9th9v
@user-ku3lk9th9v 24 дня назад
Ya ila arkay teamkan inu asad ukala kiciyo koko iyado dansan ba asad Hal video kasameyay way ukala kacday Asad is not easy 😂😂❤️
@Sarasiman123
@Sarasiman123 24 дня назад
Lkn ceyda kama dansan miya ogow
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 24 дня назад
Amira iyo asad dhibkoda u xisay😂❤
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 24 дня назад
@@zahruujadeey4083 ayaantaan asad ooo amiiro caaynaya iyo ayadoo caayneeaa uxiisnay wllhi abaayo saan ay kufiicanyihiin maargte
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 24 дня назад
Masha Allah team27 wadajirkoda ayy dad dhib ku thy kama sii daran king Cayda iyo Asad dadka kle lama sino waa dad wllo ah waliba dhiig iyo dheef isku hura Alle wax dhib ah idinma tuso love u all❤🫶
@fatmina08
@fatmina08 24 дня назад
Indhaheyga miyaa caawa mase😳 waanaga farxisen yaaqey wada jirkiiin ceydooow saan ku wad kabax caawa sfcn udaawade💃💃💃💃💃💃
@user-bf2ru3eq5i
@user-bf2ru3eq5i 24 дня назад
Hada laydin daawan karaa iga taga saa iskula jooga 😂❤
@dhagodheer
@dhagodheer 24 дня назад
Ku salli nabigeena muxamed scw scw scw 🥰🥰
@jackc.adnaan
@jackc.adnaan 24 дня назад
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
@AbdirahmaamBarkhad
@AbdirahmaamBarkhad 24 дня назад
Scw
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 24 дня назад
اللَّهُمَّ اغْفِرِ لِي، وَارْحَمْنِي، وَاهْدِنِي، وَعَافِنِي وَارْزُقْنِي❤❤❤❤
@hony5804
@hony5804 24 дня назад
Aamiin
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 24 дня назад
Inta asadko markay aragtay soo carartay😂😂
@user-yz8vl8yp7e
@user-yz8vl8yp7e 24 дня назад
team amiiro one like
@user-hp6bp2oi6n
@user-hp6bp2oi6n 24 дня назад
Ayy cawa koko an arko so roray😂
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 24 дня назад
13:52 🤣🤣 amiiro baxar galiyuu is dhahaayay asaa galay Asad🤣 cashar haku noqoto taas waliga qof lugooyo hala raadin
@Team27Amiira
@Team27Amiira 24 дня назад
Ma aragtaa😂
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 24 дня назад
TEAM KING CAYDA ONE LIKE 👍
@Hana..sheeko
@Hana..sheeko 24 дня назад
Ayy cwa yaa ila farxay markee arkeen team ka oo muqal isla duubayan 🎉❤sundus maclimo saalax kala daneysta hee heerkaad rabten wa laydin garsiyee 😂😂👋👋😏😏
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 24 дня назад
Ani❤
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 24 дня назад
Usheeeeg
@mssballa
@mssballa 22 дня назад
🙄😂day say dhahdo yarisayy way iska jecelyhyihin EE meel fadhiiso is qor qor badnida
@Amiira603
@Amiira603 24 дня назад
Amiiro is not easy❤
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 24 дня назад
Team Ceyda 1M let's go 1M 🤴 ❤
@munamaanka8020
@munamaanka8020 24 дня назад
Chenelka ceyda leh daawo wuxuu soo dhigo ama bax hadii qof gooniya rabtid meeshiisa aad easy 😂
@SumayoXuseen-pv5nx
@SumayoXuseen-pv5nx 24 дня назад
Atttttttttt hayeelin 💔😅
@user-go1zk4no3e
@user-go1zk4no3e 24 дня назад
Haa walahi dadkaan hal xabo qacli kumajiro kuligood youtubey leeyihiin hadey rabaan maykadaa wadaan 😂
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 24 дня назад
OF COURSE 💯
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 24 дня назад
Runbdaan team walba kamaseerayaan qofwalba RU-vid ayuu leyahay hardsadaan
@hibaaqahmed9351
@hibaaqahmed9351 23 дня назад
Adiga saasay kula tahay lkn isaga iyo kuli teamka waxay dantoda iyo views kodu ku jira inay wax isla duuban waayo afartanaa ad isu fahamsan marka macalimo laga reebo
@Fathi-u7
@Fathi-u7 24 дня назад
Amiro iyo koko is ak fadhiyo uu xisay😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 24 дня назад
Koko waa gabar heesta wey kaxishootey
@BadeedBadmaax
@BadeedBadmaax 24 дня назад
waa gabadh qiimaha dumarka garanaysa
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 21 день назад
surwaalka may ka xishooto haduu xishood jiro 😂😂
@Abdikarin250moahed
@Abdikarin250moahed 24 дня назад
King ceyda Sasa rabnaa team 27❤❤❤
@hayat-q8y
@hayat-q8y 24 дня назад
Ay asad iyo ceyda kabax💃walaladey wada jirkoda jecliya adinko sidan wan idin xiisnay dadki sidey u bateen wad kala mashqushen lkn mar mar sidan noso dhex galiya❤❤❤
@user-jk2qr7qb5xzAmzam
@user-jk2qr7qb5xzAmzam 24 дня назад
Ayy cawa koko iyo asaD dartooD u imatay😂
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 24 дня назад
Amira iyo asad dhibkoda iska jecelahay 😂❤❤
@Caymirfans-p6n
@Caymirfans-p6n 24 дня назад
Xumaan igama ahan lakin team walbah kaliya Vidio yaashooda ku heestaa 😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 24 дня назад
Kula mid aya ahay
@king______diini2777
@king______diini2777 24 дня назад
😂😂 only team 27 ilama abohoda kaweyn
@mumtaas420
@mumtaas420 24 дня назад
Aniguba ❤😂
@Thequeen_237
@Thequeen_237 24 дня назад
Dadkan haka walina san kuqurxanyihin
@najma77
@najma77 24 дня назад
Dadka wadajirka dhibaayaa ayaa ka mid tahay haduu illaah kuu idmaayo😂😂😂
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl 24 дня назад
Team koko team amiira team asad team cayda🎉🎉
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 24 дня назад
Caawa waxan ku faraxsanhy ina teamka dhan wada fadhiyaan❤
@TaynaaAli
@TaynaaAli 24 дня назад
Amiira is not easy ❤❤
@user-gz8xh7tl8n
@user-gz8xh7tl8n 24 дня назад
Sanaa rabnaa niyow marwlaba no ken asad iyo koko
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 21 день назад
meeshooda aadso hadaa rabto 😂😂
@user-gz8xh7tl8n
@user-gz8xh7tl8n 21 день назад
@@adoontiallesiman262 ya kula hadlay is qor badnida
@FairyPretty-db1ng
@FairyPretty-db1ng 24 дня назад
Amiiro qurux bdan ilyyyy❤😊
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 24 дня назад
Inta uxiiste Asad iyo Ceyda inay sidaan mar waliba usoo duuban❤
@ZiyattMohamett
@ZiyattMohamett 24 дня назад
King cayda aheyy welcome back my family❤
@mumtaas420
@mumtaas420 24 дня назад
Amira quruxbadan dhameystiran faceed karoon ❤
@Thequeen_237
@Thequeen_237 24 дня назад
Wada jirka kuqurxantihin wllhi markas funny tihin hada laidin daawan kara saan iskula jira dad bdno cadow kala foganshihina kufarxaya jira san isku ahada marwalba❤
@user-br9ic7ze8h
@user-br9ic7ze8h 24 дня назад
Commin soon 1M🎉🎉🎉
@AmiiradaT27
@AmiiradaT27 24 дня назад
Amiiradeyda Alx we badbaady😂❤😊
@dheereyechannel
@dheereyechannel 24 дня назад
Five legend always king ceyda and asad hajio and macalimow and amira qurux and koko another's levels best challenges 💯💯❤🥇❤💯😊
@Itz_miira
@Itz_miira 24 дня назад
Omg meshan Mar hora igu danbeysey runtii kokodartedba u imaadey💋😭💗💗💗💗💗💗
@MaryanXuseen-uk2bv
@MaryanXuseen-uk2bv 24 дня назад
Sema wlhi😂❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 21 день назад
saas baa fiican meesha koko naga jooga awalba wax fiican baydaan so qori lahayne cuqdad lee soo qiri lahaydeene 😂😂
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 24 дня назад
Maclimoo meesha kakac warya team kaan baan rabnaye sedaxeye loma bahnee 😂😂😭
@Inacarale
@Inacarale 24 дня назад
Mesha macalimo sundus laga rabay😂😂
@user-ms8sl7yd1v
@user-ms8sl7yd1v 24 дня назад
Cumer oow sobedely😂😂
@ameyra1
@ameyra1 24 дня назад
​@@Inacaralema aragtayyy sundus kushidneed😂😂
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 24 дня назад
team walba is hare +Asad iyo koko maskax ayaa lobahanyahay labo team ba laisku wado
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 24 дня назад
Amiira caqlileey waxay markeeda u daahinsysaa waxay rabtaa in Asad wixii hore ka kala dhumaan o la tumo alla Asad iyo Amiira maxa kala haysta 😂 is fahamkooda xadka dhaafay waaye waxaas ❤😂
@RiYaqOmar
@RiYaqOmar 24 дня назад
Ayy caawa mesha wy shidn tahy Ceyda muqalda noocn noo soo badiya qaaasatn uu Asad joogo❤
@user-bh4hq3ce4r
@user-bh4hq3ce4r 24 дня назад
Haadee meel asad iyo Koko kamuuqdan ayaan tabaynay malmahaba finally came back ❤😊
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 21 день назад
Asad lee naga dhinaa 😂 koko dadkeeda xun o waxa is dhahaa meesheeda ha iska joogto
@sihaamali5942
@sihaamali5942 24 дня назад
Sundus la,anteeda game mashidno😅
@king______diini2777
@king______diini2777 24 дня назад
Mel amiro io koko jogan 😂ma tas wax ka qabane
@omarmuhidiin7572
@omarmuhidiin7572 24 дня назад
​@@king______diini2777usheeg😂
@haliimoxuseen5570
@haliimoxuseen5570 24 дня назад
Koko iyo amiiro ku haysanaa😂
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 24 дня назад
Adi lee kula tahay Ceyda meel uu ku jiro oo dansan ma jirto💔😹
@hayat-q8y
@hayat-q8y 24 дня назад
Asad iyo ceyda meel kujiran maba dansanan karto❤
@user-ei6fd5kx7t
@user-ei6fd5kx7t 24 дня назад
Intiina iyo sundus kusodar funny weye plz hbn danbe soo samee challenge gan
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 24 дня назад
team walba+Asad iyo koko is hare dadkii xanuunku hayay say dareemayaa
@AsmaSiman-wz7cy
@AsmaSiman-wz7cy 24 дня назад
Welcome back kokokeydii ceyda channel
@farduuzaqueen1955
@farduuzaqueen1955 24 дня назад
😂😂 koko inaa u baahan tahy ma’ogaatay horta
@NawaalAbuukar-yn9cy
@NawaalAbuukar-yn9cy 24 дня назад
Lee guriga ma koko aa leh micnha wxan aheen iska dhigteen bee😂
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 24 дня назад
@@farduuzaqueen1955 saas maaaha abaayo haisku dirin dadka walaalha ah haday yaaa alla isku soolaabteen aan faraxnayee
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 24 дня назад
@@NawaalAbuukar-yn9cy iida malaha eeee abtigeed baaleh 👍 👌 😁
@munamaanka8020
@munamaanka8020 24 дня назад
Xushmad team ahaan usoo gashtaa maahe ceyda qof Uma baahnaa wiil karti iyo caqli ilaahay siiyay m.a pls tiktok giina iska jooga halkaan ilmo commentingooda ma aqrin karnee
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 24 дня назад
@@munamaanka8020 xppti dagdaga dhaaf bal mise caaydaad qareen utahay teeda kale team27 dhamaantood way isku baahanyihiin asad ceyda ubaahanyahay Ceyda Amiira ubaahanyahay Amiiro iyo koko isku baahanyihiin ceyda koko isku baahanyihiin waa dad walaalo isla shaqeeya eee isku dorka dhaafa ciyaal nimadana iska daaya Ani ceyda aqligiisa kuma weeydiinee
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 24 дня назад
Haaaaaaaaaaaaaaa hay. Welcome back hagio studio 🎙 saas kaaaa rab naaaaaa. Tliye. Asad 😂 waaaa noogu bax daaaa hadaaaa nahy. Team ceyda ❤
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 24 дня назад
Haahay🫶
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 24 дня назад
team walba is hare +asad iyo koko
@adontiialle2748
@adontiialle2748 24 дня назад
Finally way kulmen team27 original ka aha inkasto cumer keliya ka maqanyhy wada jirkiina anaga faraxdena
@subargril4586
@subargril4586 23 дня назад
Ani cunsiriyada team27 ugu wayn baan aahay markaan arko meelay ku dhanyihiin waawanka sifiicana u daawada❤
@Dheelitira-ej3lt
@Dheelitira-ej3lt 24 дня назад
Yes wlhi saan usoo cararey le game aan uxiisay bishan dhan game Kan noogu celceli ceydow aboowe 🙏😅
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 24 дня назад
Amiradena ❤❤❤
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 24 дня назад
Team Ceyda let's go 1M 🤴 ❤
@hannamahamoud9378
@hannamahamoud9378 24 дня назад
Ceyda sasan ka rabna dad waweyn baa ku dawada sheko ciyaalki naga daa wlhi markanu sida ahayn ma dawado ba
@Thequeen_237
@Thequeen_237 24 дня назад
Kula mid wllhi
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 21 день назад
Asad hadaa rabto meeshiisa aad sheeko ciyaal maahe waa funny dadkaas aan lagu caajisayn
@sundusmohamed2792
@sundusmohamed2792 24 дня назад
Koko marka arkay waso cararay 😂❤
@AhmedAhmedilkacase
@AhmedAhmedilkacase 24 дня назад
Yakhey sundus kamaqan soo badi sundus kusodar😢😢
@Marwahassan-hb7dp
@Marwahassan-hb7dp 24 дня назад
ayy my teamkaygii is here❤
@user-jb4lu8eu2e
@user-jb4lu8eu2e 24 дня назад
Marka arkay koko👀🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️🏃🏻‍♀️
@user-yu5bd4xk2y
@user-yu5bd4xk2y 24 дня назад
Omg finally the real team is back we miss u guys ❤❤
@anzelabdihassan
@anzelabdihassan 24 дня назад
Alla saan ugu xiisay kuwaan wadajirkooda😢❤
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 24 дня назад
Wadajirkaan maxaan uxiisay 😢❤
@IbraBoy-rs1lr
@IbraBoy-rs1lr 24 дня назад
M.a Keep going pro please aan Please cyda aan gaarsino 1M asxabta cyda keep going pro Mar walba wxan nahey garab kaaga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@IbraBoy-rs1lr
@IbraBoy-rs1lr 24 дня назад
Thanks
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 24 дня назад
I can't wait 1M subscribers king Ceyda ❤🎉
@MuhaMahamed-si9gg
@MuhaMahamed-si9gg 24 дня назад
Wlhi inbadanaa sugeyney inaa ini aragno idinko wada jir ah imss you my team ❤😢
@jamaadcismaan
@jamaadcismaan 24 дня назад
alla manta saa ufaraxsanahay teamkayga soo laabtay
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 24 дня назад
Mr 1M king Caydaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa🎉
@xalimoxasan-my2bz
@xalimoxasan-my2bz 22 дня назад
Finally 1m❤ ceyda
@maandeqcabdullaahicabdi55
@maandeqcabdullaahicabdi55 24 дня назад
Ayy cawa wala dhan yhy san rabnaa wlhi😢qosolka😂😂😂❤
Далее
12 June 2024
9:22
Просмотров 17 тыс.