Тёмный
No video :(

AMIIRO KOKO SUNDUS ASAD IYO ANIGA YAA UGU XASUUS FIICAN CIYAARTII UGU ADKEED OMG😱 

King Ceyda
Подписаться 1 млн
Просмотров 237 тыс.
50% 1

#king #ceyda #subscribe #for #for #more

Опубликовано:

 

4 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 946   
@kingceyda2780
@kingceyda2780 2 месяца назад
Likta haka ilaawin👍
@ItsBariyayy
@ItsBariyayy 2 месяца назад
Soon 900k
@Sarasiman123
@Sarasiman123 2 месяца назад
Ceyda sundus gems kaga ha nogu so darin wa Naga codsi boskeda samiya nogu badal ayada dagan o ixtiraam badan
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 месяца назад
Ceyda sundus cawa waa ka aarsatay 😂😂😂 team wiilal waxba nii helay 😂😂
@BintiCadaaweXuseen
@BintiCadaaweXuseen 2 месяца назад
Sunduseey usheeg anaga waa nacebnahay In amiira loola doodaa 😡😡
@user-mh6zg3ss6u
@user-mh6zg3ss6u 2 месяца назад
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 2 месяца назад
Naagta kaliyaa aan latumin caawa waa the Queen Amiirooos😍🥰
@user-ku1mk3if3v
@user-ku1mk3if3v 2 месяца назад
Wasaas❤
@user-ng5us8oo9p
@user-ng5us8oo9p 2 месяца назад
Imtixaan ayaan gali rabaa ii soo duceeya 40 qof ducadooda waa la aqbalaa❤
@NuroGanahaye-mm1bn
@NuroGanahaye-mm1bn 2 месяца назад
Ilahay hakufududeeyo
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 месяца назад
Illhy hku fdudeyo
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 2 месяца назад
Alle haku fududeeyo i.a❤❤
@ameyra1
@ameyra1 2 месяца назад
Calaclka naga daa nio wax iska aqri orod😂😂anakab exam waaleenahy ee
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 2 месяца назад
Allah hkufudediyo
@ilyaasfaarax3279
@ilyaasfaarax3279 2 месяца назад
Amiira asad inay tunto jeclaa lkn wey iigu baxda markay isdhibaayan❤❤❤❤❤Amiira iyo Asad😊
@UserAkc
@UserAkc 2 месяца назад
Hee asi xaasid wayay nh qofka si xun uu utumaa inuu waji ka diyaarsanyo qofka maahe si kale uguma naxariisnyo
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 2 месяца назад
Labadoda wey is kaftan barteen ​@@UserAkc
@ameyra1
@ameyra1 2 месяца назад
Cawa koko iy ceyda wala bacaariyey😂😂😂amiira ugu shidan hal mar xita lama taaban😭
@AmiiraBeela-wd9pr
@AmiiraBeela-wd9pr 2 месяца назад
Amira unaxariiso Ceyda oki Amira taago in lagu naxarista laga yaaba Amiiro weey so sikatay markiba sababto ah ceyda kukalsontahay Kadibna waxay filaneysa dhacay Sundus waa laga farxiyay m.a nin rageed hadaa intaan qof comment kadhex aragtay waa ildheertahay❤ 😂❤
@nicimanuura-lw6do
@nicimanuura-lw6do 2 месяца назад
😂😂😂
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 2 месяца назад
Wa hesaa sundus caawa Amiira darteda logu naxaristay❤😂
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 месяца назад
Aniga wan oga ceyda inusan ka aarsanen caadi iska dhig laxan qiiro no saarte😂😂
@susuali2868
@susuali2868 2 месяца назад
team maseer maka mid tahay ciyartan ciyaarti ka horeysaba soo tuu garacay intaas uar ayaad quuri la,dahay masha allah dheh​@@hayat-q8y
@nasirjirow4701
@nasirjirow4701 2 месяца назад
❤❤
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 2 месяца назад
Amiira qurux nolow intey nololjirto ❤
@user-ui7zp6zo4z
@user-ui7zp6zo4z 2 месяца назад
😂😂😂😂❤❤❤
@Fairygurl23
@Fairygurl23 2 месяца назад
Team amiira is not easy💚❤️‍🔥
@SacdiyoIbrahim-ni4zm
@SacdiyoIbrahim-ni4zm 2 месяца назад
Amiiradeyna quruxda badan seey unaxday hee markii ceyda latumay ala dhiiga dhiiga jah❤❤❤❤❤
@Amiira603
@Amiira603 2 месяца назад
Amiira qurux is not easy❤ naagta kaliya aan la tumin caawa🫶💪
@user-ku1mk3if3v
@user-ku1mk3if3v 2 месяца назад
Wlhi abyo anigoo amiira unaxaayo ayaa IGA farxiay m.a boqoradeena waa xasuus fiicn thy❤
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 2 месяца назад
@@user-ku1mk3if3v 🥰🥰🥰
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
@SacdiyoAbdirahman-gu4kw
@SacdiyoAbdirahman-gu4kw 2 месяца назад
Kiki koko keke will come❤❤😂🎉
@teet9348
@teet9348 2 месяца назад
Scwscwscw
@jawahirshugrimahamud4343
@jawahirshugrimahamud4343 2 месяца назад
Caleyhi salatu wasalaam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vi7dv2mq2f
@user-vi7dv2mq2f 2 месяца назад
Cadeeyyy😊
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 2 месяца назад
Amiira qurux nalka team 27❤
@KikiT27
@KikiT27 2 месяца назад
Amiiro maskaxdedu waa fadhida mar kliya lama tumin caqliley m.a💚❤️‍🔥🤎
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
@CABDI__MAALIK.MAXAMED 2 месяца назад
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
@user-dv7qg8ts6r
@user-dv7qg8ts6r 2 месяца назад
Aan kuwada salino xabibkeena muxamed sallallahu caleyhi wasalam❤❤
@AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
@AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 2 месяца назад
Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️
@najimaaadan
@najimaaadan 2 месяца назад
Scw scw scw scw
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 2 месяца назад
Amiradeydi mele jogto miliga wayo❤❤❤❤❤❤
@fatmina08
@fatmina08 2 месяца назад
Team intaan hakaa ahaadaan wana daawaysen caawa 5tiina saa udawana caawa barina waku ceshana insha allah s😭😭😭
@Team27Amiira
@Team27Amiira 2 месяца назад
Amiiro caawa lama tumin😂 smart pretty gurl❤❤
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o 2 месяца назад
Real princess 👸 💖 amiiradayna ❤❤
@naimaahmed3104
@naimaahmed3104 2 месяца назад
Wallhi ciyartn waa xayi malin wliba so samee ceeda plz😭❤
@hafsamohmett
@hafsamohmett 2 месяца назад
Team ceyda io Amiira like ❤
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 2 месяца назад
Amiira qurux my queen❤😊
@Fairygurl23
@Fairygurl23 2 месяца назад
Amiira qurux the queen of team 27💕💌
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o 2 месяца назад
Team amiira qurux ❤
@Ferihaqadar
@Ferihaqadar 2 месяца назад
Team ceyda is muujiya one like
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 2 месяца назад
Team Amira ❤
@SiyadMuxumed
@SiyadMuxumed 2 месяца назад
Ani kaligy miya mise dad ila mida jira amiiro video ay ka maqan tahy ma firsan kari😂❤
@bahjaahmet5964
@bahjaahmet5964 2 месяца назад
Same❤
@AanaSiciid
@AanaSiciid 2 месяца назад
Kula midaa nahay 😂😂
@MiraaQurux
@MiraaQurux 2 месяца назад
Same😂❤
@mumtaas420
@mumtaas420 2 месяца назад
Same❤
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 2 месяца назад
Same🥰😊
@Team_koko45
@Team_koko45 2 месяца назад
Team Amiira like 😢
@Masnohenna123
@Masnohenna123 2 месяца назад
Cayada soo cali kudheh ❤plz asad
@Suusu863
@Suusu863 2 месяца назад
@@Masnohenna123asad miyaa u Malaysaa 😂😂
@WarsameSaid-bk6ep
@WarsameSaid-bk6ep 2 месяца назад
Asc
@XasanCali-pz1ht
@XasanCali-pz1ht 2 месяца назад
amiira waakuwataa abaayo😊
@MiraaQurux
@MiraaQurux 2 месяца назад
Amiiradena cashaqa cawada WE badbady Alx🎉💃😂❤
@Rayaan277
@Rayaan277 2 месяца назад
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 2 месяца назад
صلي الله عليه وسلم ♥️
@user-rj3zk9gj2w
@user-rj3zk9gj2w 2 месяца назад
AMiira is not easy wlhi hal mar xataa lama tumin👸💋🌺
@FartuunXasan-cf8zy
@FartuunXasan-cf8zy 2 месяца назад
Team amiira ismuujiya❤❤❤❤❤like saara
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 2 месяца назад
Amiira qurux my Queen ❤😊
@VOO714
@VOO714 2 месяца назад
Ceyda ❤amiiro❤
@Hassan_Vip.
@Hassan_Vip. 2 месяца назад
Nin nin dhalay 👑 king ceyda walhi subscribe ayad iga mudatay marka dhaftay sundus i like you man 🫡🫡🫡
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o 2 месяца назад
Amiiradeynii Is here ❤
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 2 месяца назад
Team amiiro ❤
@munamaanka8020
@munamaanka8020 2 месяца назад
Team amiira please 1m gaarsiiya dhaqsi fake friends ujeedaaye😮
@Sabiriinfahad
@Sabiriinfahad 2 месяца назад
King ceyda my favourite RU-vidr abowe can’t 900k🎉❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 2 месяца назад
Qalanjo qor dher amiray❤❤❤❤❤
@user-mz6ov3iv2d
@user-mz6ov3iv2d 2 месяца назад
Team amiira ceyda ❤❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 2 месяца назад
Ceyda Amiira lee kaa naxooso kuwan kale weku bacariyeen😂😂😂
@Aniiza_queen
@Aniiza_queen 2 месяца назад
Naagahan kle way ku dhacsan yihiin waaba yaabay bisinka🧐😂
@BintuMahad
@BintuMahad 2 месяца назад
@@Aniiza_queenmeesha ciyaar baa tala naxnaxow majidho 😂
@QueeenAmiira
@QueeenAmiira 2 месяца назад
​@@Aniiza_queenmar buu ku daadiyay labada naagood ekale😂
@drsanuush
@drsanuush 2 месяца назад
Suuro iyo cabaad lee wada
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 2 месяца назад
@@drsanuush amiira hadalkeda xta wu qadnyo u naxariso dhhdy wu u naxariisty
@user-op8lc7kl8c
@user-op8lc7kl8c 2 месяца назад
Team Amiiro ceyda❤❤❤❤
@hodanabdi6609
@hodanabdi6609 2 месяца назад
Amiira qurux princess of team 27th ❤
@user-lq6js4mc8l
@user-lq6js4mc8l 2 месяца назад
Waryaaa sundus amiira qurux kama kaftanno yaah
@qadrawi419
@qadrawi419 2 месяца назад
Zxbkey ceyda wllh wa sugu la ahay 1m very very common ❤
@mumtaas420
@mumtaas420 2 месяца назад
Quruxdii aduunka amiira❤
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 2 месяца назад
Sundus waji xuux baryahan amiira mxa laga siiyaa gabarta wayku waalty uff😤 Amiiro qurux is not easy🤘💪
@Raima450
@Raima450 2 месяца назад
Naa wax yahay wijiga sabarada leh gabadha gabydh 9 awawgaba wase
@Amiira603
@Amiira603 2 месяца назад
​@@Raima450naa mxa ku daaray adiga qumayo yhy😂
@Aragsan4
@Aragsan4 2 месяца назад
Maser badana nagahan wajiyadina ya arka amira iyo sundus iyaga iska kiin jecel dhexdoda kabaxa langbayohow is aruursaday 10 account sameysta likta isku saarsara 😂
@user-ct1qn7mp5z
@user-ct1qn7mp5z 2 месяца назад
Na sundus maxay samaysay nagtan amiro ladho pick me cadi waye nimankay iska gadgadysa bal maxa kagalay hadu arman ushego intas Sundus ina ladilo unbey rabta uff
@yaasmiinnuur8887
@yaasmiinnuur8887 2 месяца назад
Ee maxaa aqwaan sundus waa runteet ninkaan cayda ladho ayee idanaanineesaa cawada waliba saaid ayada uma jeedo xitaa hadee uhiilineenin mee ka aamusto maa toodhan cayda lee afka heesaa Amira wax fiicn nah mahn😊
@MabsudAbdirahman
@MabsudAbdirahman 2 месяца назад
4:50 koko baruur waba maqlese oo waka daba dhahde maxa umurmaysa macbuudka😂
@HalaAlasdhowre
@HalaAlasdhowre 2 месяца назад
Ceyda ciyaartan waan kahelee soo badi aboowe plse teamka 27 wiilasha oo badan❤
@Aragsan_Cali
@Aragsan_Cali 2 месяца назад
Ee tan xanuun wye wallahi 😂😂
@fartuumaato4076
@fartuumaato4076 2 месяца назад
Sundusey Assad baa kuugu karnaa Not ceyda but waa nin rageed oo aad buu kuugu naxariistay MashAllah.
@amiira76
@amiira76 2 месяца назад
Amiiro is not easy marna lama tumin😎🤎💪🧠
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 месяца назад
3:34 sundus cadaw sanaa ileen wax gafa uun bay la,ayd Amiira iyo koko iyo Asad way yaaben madaxay qabsadeen ayagu markay ku dhufanayeena waxay is dhaheen qofka sidan loo galay miyaa wax kale ugu dari kartiin way u naxariisten gaar ahaan Amiira
@Sarasiman123
@Sarasiman123 2 месяца назад
Wa cadow qof lala ciyaari karo ma han baryahana amiro aye isku tagtagosa
@nafisomaxamed7826
@nafisomaxamed7826 2 месяца назад
Manta sundus si bay wax ugu qaldan yhn amira ayeeba dawa digatay maxa kalay kulaha😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 2 месяца назад
@@nafisomaxamed7826 Manta kaliya ma ahan baryahan dhan aye daba dhigaty Team marki la ciyarayo Sibley u la ficil tamosa
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 месяца назад
@@Sarasiman123 Amiira xalay meewa jeer bay wax ku dhufatay waa yaabay inkastoo dad is fahamsan yihin oo maxa idinka galay la dhihi doono 😀 hadana waxyaabaha qaar qalad waaye
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 месяца назад
@@nafisomaxamed7826 waxay ba ku haysataa maxa ugu naxariisateen subxanallah qof saas ay u gashay miyaa wax kale loogu dari lahaay
@Inacarale
@Inacarale 2 месяца назад
Ewel sundus latumi jiray lakin cawada waleysku dhagan yahy nagta kaliya aan latumin miraa maskax deda kusocta yaa kalo sameyn karo miradeydii😂😂😂😂
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 2 месяца назад
Amiiradeyda qurux badan naxaris badan caawa m.a Qofta kale badbady😊❤
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 2 месяца назад
One like team amira and ceyda😊
@nasteexo9454
@nasteexo9454 2 месяца назад
Yaa ila arka in maalmahaan sundus amiira ku dheeraynayso Yaab intantaan yar way kibirtay amiira isugu wacan waxaas
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 2 месяца назад
Wayku waalaty amiira ayaamahn😤
@kawsarshuuke2659
@kawsarshuuke2659 2 месяца назад
Wee nagu badbadnoosa soowadabax dheh😂
@user-yn4mv5tc3v
@user-yn4mv5tc3v 2 месяца назад
Washamsi ayee rabtaa hadaa team amiiro nahay anaka herkan alleh kasokow kenay
@zainabismaciil
@zainabismaciil 2 месяца назад
Waa loo digaaa balayada waji kuur kuurta😏😏😂😂😂😂
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 месяца назад
Abaal malahan amira gabdhi u kala kicisay waye lkn si bay xasid ugu noqotey
@munamaanka8020
@munamaanka8020 2 месяца назад
Waraysigii amiira ee dhaheysay naxariistay iyo maskiinimaday dhib ii keeneeso soo xasuustay cawada markaa arkay sundus see amiiro ula dhaqmeeso pls amiiro dadka qaar naxariista wee ku kibraan ee cashar udhig dhoocishaan doqonta koko wee canaanataa wlhi ee adna iska canaano😮
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 месяца назад
Tan sundusa tii ay so garab qabatey ba maha yaab lkn amira ayada jilicsan markey afaraheda so galeyso may jawab siiso zunsus wax laso dhaweysto maha runta fiicane
@munamaanka8020
@munamaanka8020 2 месяца назад
​@@hayat-q8yhaa wlhi amiira tan hadee IL kulul isaga celin wee ku sii kibre
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 2 месяца назад
Mesha wax kama arko waxi jiro Lee jiro maxay sundus ogu diraysan gbdha wa wllo hdy ceyda ladhaho ma amiiru qudbo siiro ku qaba maxa la dabolayaa talow sundus daaha ka qad😂😂😂😂😂😂😂
@munamaanka8020
@munamaanka8020 2 месяца назад
​@@RaxmaIsaaqRahma123marka asxp layahay afdheer afdheer mafiicna waa laga xishooday incase ee kayratahy amiiro lkn waaba doqon mafahmeeso ee waxaas Haku dhiiri galinina yaahuu😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 2 месяца назад
@@hayat-q8y ime ka xoog badan thy cml aye u hadleysa
@Amiira603
@Amiira603 2 месяца назад
Naagtan xun ee sundus ladhaho Amiira mxa laga siiyaa balaayada wajiga xuuxka ah leh💀Amiiro qurux is not easy noocan oo kale cashar udhigta🤘💪
@kawsarshuuke2659
@kawsarshuuke2659 2 месяца назад
Wee iga soodhex booday afkee amiiro kutaageeso eeg😂
@Eva_1046
@Eva_1046 2 месяца назад
Abaa ma ila aragtay maalmahaan dhan ishaa ku haayey wax ila arkaan waayey 😂
@Fairygurl23
@Fairygurl23 2 месяца назад
​@@Eva_1046haa walhi
@user-rg5sh7is8p
@user-rg5sh7is8p 2 месяца назад
Amiiiro ma naaaas bey ku siiisa wa adiga qofna caynaya qofna amanayee😏😏😏😏shrmuutayahy afkaga edeb uyeeel oo gbdha amaaan sii😊
@mariaahmed8282
@mariaahmed8282 2 месяца назад
Naaya amiirada u dudysid mku ogthy noqon yhy 😂
@xaliimosacdiya2560
@xaliimosacdiya2560 2 месяца назад
Hadaan nahay Team ceyda wxaan dhaxalka kaliyah kugu leeyahay waa like👍 please 😢😂❤
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 2 месяца назад
Amiira qurux is not easy💋💌
@BintuMahad
@BintuMahad 2 месяца назад
Amiirdyda jirkeda lama taban yes😂❤
@zesi23
@zesi23 2 месяца назад
Jh koko ka helay sey u leedahay saas kaa rabaa sunmirko kuweyGii💋💋
@user-fw2gc8kt3d
@user-fw2gc8kt3d 2 месяца назад
Ku sali nabiga scw🥺
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 2 месяца назад
Sundus miyeeey hilmaamtay amira ay sidaas dhan u xuubsaneyso iyada soo gacan qabatay oo ay darted dad badani kusoo raacen lkn maxay sidan dhan isugu badashay xurguftu xageybe ka jirtaa weyba fiicneeede ,biniadam abaal malahan ,qofna inta uu mudan yhy ka badan lama siiiyo walee been ma ahan 😳🙄
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 2 месяца назад
Qof abal galo wa la helaa lkn mid gudaa yar
@user-jt2xe8wm5h
@user-jt2xe8wm5h 2 месяца назад
Sax waye wllh sundus duqanan waye uuf 😡😏
@Msshappy58
@Msshappy58 2 месяца назад
Way dhaqan xun thy wllhi abaal dhan malahan amiira way u hagar baxde hadana siday ula dhaqmeeso arak
@user-ze6zx8yu1g
@user-ze6zx8yu1g 2 месяца назад
Sundustu baryahan way kibirtaya haya xagay amiira indhaha ugu taagaysa ixtiraamka ayaa uga daray sundus waji xuux isdaji dhaha kabo waawaynbad xidhataye shidh
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 месяца назад
War koko hanaga dilina waa gabadha Keliya Teamka igu heyso waaye❤
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 2 месяца назад
Mxa naga glay marka😂
@Amina_Isse
@Amina_Isse 2 месяца назад
​@@Pretty-s7r u sheeg bo😂😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 месяца назад
​@@Pretty-s7ryaa kuweydiyey
@user-ip6ml1id1q
@user-ip6ml1id1q 2 месяца назад
Correct waasax hadayna kujrin mapaan daawadwen koko loceyou quen 1 team 27❤❤❤❤❤❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 месяца назад
​@@Amina_Issemaseerka yaa lagaa dareemin
@user-jt2xe8wm5h
@user-jt2xe8wm5h 2 месяца назад
Ceydow dhoocishan sundus booskeeda samiya keen balayada wajiga dunsan leh ish please 🙏 ❤
@Hassan_Vip.
@Hassan_Vip. 2 месяца назад
Ceeb ilahy denbi dhaf waydiiso alaa abuuray wanad khaldantay
@Msshappy58
@Msshappy58 2 месяца назад
Waa sax wllhi samiyo noo Ken tan waa ixtiraam la aan
@bushriizaahmed4644
@bushriizaahmed4644 2 месяца назад
Naa gbdha afka klabax waa kuwalaten runta idin dhibyse
@SamaraQurux-p7j
@SamaraQurux-p7j 19 дней назад
Naa gabadha kadhamow ada dunsane
@Yazmienchama
@Yazmienchama 2 месяца назад
All cayda wanagsana mahadsanid ❤😢 saad sundus ugu naxariisatay Markii hore calosha i hurusay say u cabsanyso😢
@fartuumaato4076
@fartuumaato4076 2 месяца назад
Nin rageed MashAllah ceydaruus 👏
@XaawoMaclin-cn1nn
@XaawoMaclin-cn1nn 2 месяца назад
Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻😭🙏🏻
@Itz_miira
@Itz_miira 2 месяца назад
Koko qurux 💕🌸💗
@sahromudey6415
@sahromudey6415 2 месяца назад
Aarso koko waa lagu meceeyey ceydana laba ul oo macaan aa lagu dhuftay horey u soco 900k insha allaah mardhow 1m team ceyda u dabaalgega
@mohamedmohamud8453
@mohamedmohamud8453 2 месяца назад
Koko qarar badanaa mxaa baruur eh ayaayba dhahdee hadana ma maqlin xay tahay😂😂😂
@user-py1bp6pr7o
@user-py1bp6pr7o 2 месяца назад
Team amiira qurux like 👍 iisara ❤❤
@QueeenAmiira
@QueeenAmiira 2 месяца назад
The queen Amiira qurux❤ smart gurl
@user-sl3nq2to6f
@user-sl3nq2to6f 2 месяца назад
sundus ayantaan amira sarantahay ba
@susuali2868
@susuali2868 2 месяца назад
amiiradena gabadhas wa iska taageraa iska jclhy❤❤❤
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 2 месяца назад
Amiira Qurux is not easy ❤
@SuadHassan-er5zb
@SuadHassan-er5zb 2 месяца назад
ceyda waxa soo sameysaa amiira soo qabo everything yes haku la ciyaarto soo xujee naagta
@Nadarey
@Nadarey 2 месяца назад
12:02 naa xaa rabtaa sunduseyy😮 naa amiira noo dhaaf mise cayda ka maseerte yaab😂
@Tasnem_tasmah
@Tasnem_tasmah 2 месяца назад
De waa runteed hadii loo sheego ayada maxaa ka galay ileen asad io cayda haday isku sheegan wax dhihi mayse
@QueeenAmiira
@QueeenAmiira 2 месяца назад
​@@Tasnem_tasmahnaa ma jiran thy horta😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 2 месяца назад
@@Tasnem_tasmah waba isla quman thy miya sharciga gem qof bananka jiro wax ma shegi karo iyo mid kula fadhiyaba hadi lo shegana wa la shegayo wayo ciyarba lagu jiro
@Tasnem_tasmah
@Tasnem_tasmah 2 месяца назад
@@QueeenAmiira hooyadaa maa igu khaldaysaa naas miyaa dooneysaa inaa kusiiyo yariisay
@NatashaQueenss
@NatashaQueenss 2 месяца назад
Caqli yeeshta sundus hade shegto amira heysata ayada la tuma sow gameka nin walba naftisa waye😂
@Gabadhii-murugeysnayd
@Gabadhii-murugeysnayd 2 месяца назад
Team KOKO AMIIRA CEYDA SUNDUS ASAD ONE LIKE 👍🏼😢❤
@hodanabdi6609
@hodanabdi6609 2 месяца назад
Ceyda booska sundus samia kusoo badan next❤
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 2 месяца назад
Sunko cawa see wax yeelena😂😂
@yaasmiinnuur8887
@yaasmiinnuur8887 2 месяца назад
Caaway weena waaleen jah😂❤labadeedii
@ameyra1
@ameyra1 2 месяца назад
Alla waka naxay wlhi sidee usha ceyd logu dhuftay🥹😭sundus waa xaasidad😭😂
@najmaali4351
@najmaali4351 2 месяца назад
Ayada xitaa waala timing jirey😂😓miskinta
@yaasmiinnuur8887
@yaasmiinnuur8887 2 месяца назад
Xaasidad kulhaa meeqo mar ayuu maceeyay ayadaba
@ameyra1
@ameyra1 2 месяца назад
@@yaasmiinnuur8887 tartiib ugu dhufanye wlhi ayda iswaaleyse lee😂😂
@NajahJama-ek8mi
@NajahJama-ek8mi 2 месяца назад
Lkn sidaan ​ ookale uma tumijirin hada awoodeday is ticmashy @@najmaali4351
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 2 месяца назад
Sundus wlhi she is so funny 😁 😂 m.a anyway keep going mi brother 💙
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 месяца назад
Amiira qurux lama taban wey bad baday😂❤
@user-ly9qm1hg3k
@user-ly9qm1hg3k 2 месяца назад
Team amiira qurux iyo king cayda ❤❤❤
@Fairygurl23
@Fairygurl23 2 месяца назад
Team the queen Amiira❤
@IkhwachanneL
@IkhwachanneL 2 месяца назад
Kulaha maxad ugu tartibinaysa axmaqad weeye tan yara dadka TikTok ta ayay qiil u raadinaysa Naa ka xishood amiira waa gabadh ixtiraam lehe
@Sarasiman123
@Sarasiman123 2 месяца назад
Amira baryahan sibey u raadsanosa sundus wa u jeeda team amira hada nahay sundua wa ina edbino
@NimcoMaxamuud-rr2jn
@NimcoMaxamuud-rr2jn 2 месяца назад
@@Sarasiman123oo markaad edbinaso ma hooyada baa dhashay naa gabarta nooga dhamow lapadan gabar iyaga wllo ahe😮‍💨👍🏿😏
@Sarasiman123
@Sarasiman123 2 месяца назад
@@NimcoMaxamuud-rr2jn aniga ku tusayo ina dhalay iyo in kale
@user-yu2qr5lh1z
@user-yu2qr5lh1z 2 месяца назад
afka day runta maku dhibaysa naagtan way kibirtay​@@NimcoMaxamuud-rr2jn
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 2 месяца назад
​@@NimcoMaxamuud-rr2jnnaa mxa adiga kagly🤣
@user-sd7dq2gp1u
@user-sd7dq2gp1u 2 месяца назад
Amiira loves ❤❤❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 2 месяца назад
Ceyda sundus naga soo badal plz and plz samiyo keen
@HindaIsmacil-bw2rl
@HindaIsmacil-bw2rl 2 месяца назад
Aqq naya sunsus team amira halkee ku grsiyen miyad ku kibirtey ufff 😒
@FardowsaAhmed-zk8sv
@FardowsaAhmed-zk8sv 2 месяца назад
Cawa wey ika yabisay Sundus
@HindaIsmacil-bw2rl
@HindaIsmacil-bw2rl 2 месяца назад
@@FardowsaAhmed-zk8sv soo maha subscribta kala labtey aniga
@user-dq5lt2ff3d
@user-dq5lt2ff3d 2 месяца назад
Caawa indhahay u shiteen wlhi amiiro maskin waaye ❤
@maryancabdirizaaq7509
@maryancabdirizaaq7509 2 месяца назад
Naa hus laxyahy akahs aduunka dadka dadka u mana sheegta jano ma arkan ada xumnleyhy oo dad wlaala ah dab ka dhex shidaya ee xishoo namiimiya tahye tan kle ceyda gamanki hore sundus si xun ugaraacayey iayda way ka arsaty ee xumaanta oogeysid is ka daa ... midna agow waliga qof ba wax ku siiyey ama kaa dhigay waa lagu cadaab galaa ee iska dhaaf abyo sorry hada si xun kuu lahadlay manan sheegashada nicbahy iyo isku dirka
@HindaIsmacil-bw2rl
@HindaIsmacil-bw2rl 2 месяца назад
@@maryancabdirizaaq7509 sis ani cayda iyo waxas dhan maba ka shakeynayo ee afka dheer igala bax namiimiyahay tahy wase😂
@queenruun9709
@queenruun9709 2 месяца назад
Gameka xaasidnimo cml sogashay awal waan jeclaay lkn cawada qaabklow ila noqday hadey ani lee aheen Ee gamekii afartina oo caaga nosoo celi kaas ficiltan sax ahaayee
@ilwaadqurux3265
@ilwaadqurux3265 2 месяца назад
amiira waa nagta kaliye latumin caawa
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 2 месяца назад
Koooko tartiib bay wilashu idinku dhufteen ka xishoda
@Ayaanjamav
@Ayaanjamav 2 месяца назад
Ceyda Abowe wan iska kaa jaclhy runtii ❤
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 2 месяца назад
Video gaan xalay ayaa la duubay xaly video sundus ay soo galisy dharkaan bay wada xirnaayeen😅
@SabnaaSaabariin
@SabnaaSaabariin 2 месяца назад
Amiira fns like ❤
@Samia15-r9m
@Samia15-r9m 2 месяца назад
Amiiro qurux habro ciisho😂💪💪
Далее
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Просмотров 12 млн
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Просмотров 12 млн