Тёмный

Amina Cabdilaahi & Axmed Cali Cigaal | Ambabaxay 

Caweyska Dalmar
Подписаться 844 тыс.
Просмотров 192 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 месяца назад
Heestan "Ambabaxay Socodka" ayaa ahayd mid kamid ah heesihii ku jiray riwaayaddii (Dab Jacyl Kariwaa) oo ee uu alifay Abwaan Xassan Xaaji Cabdillaahi (Xassan Ganey) sidoo kale riwaayaddan ayaa ahayd tii ugu horeysay ee uu abwaanku curiyay kolkii uu saaxada fanka soo galay. Jilliinkeeda masrixiyadeed ee riwaayaddan waxaa la matelay 14, July, 1974-tii, dhanka kale laxanka heeskan waxaa sameeyay Aun, Axmed Nuur Iidow Abtiile (Jaangoow), halka si talantaali ah ugu wada luuqeynayaan fanaaniinta kala ah Axmed Cali Cigaal iyo Aamina Cabdillaahi Xirsi Allaha janeeyo Aamina. أمين يارب العالمين
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 месяца назад
Aamin. Meelo badan iyo taarikho badan baa la dhigay. Kolay Waxaan ku daawaday Beerta Xoriyada Hargeysa oo ugu horeysay meeshii ama magaaladii la laga dhigo maadama riwayadan at dhigayeen Waaberi Hargeysa. Heesta Waa sideed sheegtay Axmed baa dhoofayey waliba tageyey California (markii igu horeysay maqlo California) mana gareyn wadan, gobol ama magaalo tahay).
@abdikarimsamatar7226
@abdikarimsamatar7226 2 года назад
waaaaw waa aamina iyo cigal iyo Dab Jacayl Kari Waa
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 месяца назад
Amba baxaye socodkaa In'aan eebbe igu qadin Adiguna dheh aamiin Axdigana ha fududayn🤝✋
@mabahahsgSiciid12
@mabahahsgSiciid12 2 месяца назад
😂
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 года назад
Anigana labo Ayaan ahay. Riwaayaddii @ Dab jaceyl kariwaa’ fikradii Xassan Gsney iyo Laxankii A..Cigaal. Codka Cigaal iyo Aamino A. Hersi
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 Год назад
Laxang jaangoow❤❤❤
@MohamedSaleh-rs4uq
@MohamedSaleh-rs4uq Год назад
Laxankii Axmed nur jaangow
@MuuseRooble-yg1kq
@MuuseRooble-yg1kq 3 месяца назад
Mn
@qadarahmed6859
@qadarahmed6859 3 месяца назад
Bal kwrma heestan waxaa isugu tagay qamamiir wa weyn erayada xasan ganey laxanka iyo musiga AUN Ustaad axmed nuur jaangoow codadka axmed cali cigaal iyo AUN aamino cabdilahi
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 2 года назад
Asal maanta anigaa kow ah
@AmranHassan-ro8oo
@AmranHassan-ro8oo 2 месяца назад
hesahan way ka mid ahayen dhirigalinta Somalida dagaki xabashida iyo somalida iyo Heeso kaleh badan sida "ogow gedigan roraye abayo, gurmadkiyo hayaankiye abaye,ma gayone xagan rabaye abaye".wa fikirkaygi ano 2000 dhashy 18/08/24
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 месяца назад
Sidaan umalayn heestani waxay ku jirtay riwayaddii 1973 ama 1974 ee Dab Jacayl Kari Waa, waan dawaaday live Axmed Cali Cigaal baa dhoofaya (waliba California waa markii igu horeysay aan maqlo California) waa laga yaaba ina ku jirtay heesta baraarujibta ummadda. mahadsanid
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 месяца назад
Heesta maxaa erayo waaweyn ku jira yaasalaam ❤❤
@AaminoCismaan-du1hl
@AaminoCismaan-du1hl 9 месяцев назад
Two legens
@qooqane65
@qooqane65 8 месяцев назад
Waaaaaaaw
@qooqane65
@qooqane65 8 месяцев назад
Asal asal
@mabahahsgSiciid12
@mabahahsgSiciid12 Час назад
𝗢𝗹𝗱 𝘀𝗼𝗻𝗴
@ugaashashi7412
@ugaashashi7412 10 месяцев назад
Saalcaaano
@MaxamedCabdi-jf9ge
@MaxamedCabdi-jf9ge 4 месяца назад
Pu
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад
As, Familyyyyyy Systems Yartaanaa tanaaa QatraaayqaranEEy cadayyareey sahrascadayyareey Nicmaturabi xasbunalah wanicmalwakiil dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy Brinseseseses macagyo lagmawado magacyadeyda qa i Qase Familyyy Systems asli yarey QatraaayqaranEEy qiimobadan cadceeddumaaroo shamsoooy iftiinaay YariisEey murwodumaroo SamsamEey dagan fariidad facyaashay troonEey
@mabahahsgSiciid12
@mabahahsgSiciid12 2 месяца назад
Socod😂😂
@mabahahsgSiciid12
@mabahahsgSiciid12 2 месяца назад
🇨🇿🍅🇨🇿🍅🇨🇿🍅
@qooqane65
@qooqane65 8 месяцев назад
Waaaaw
Далее
ТЕСЛА КИБЕРТРАК x WYLSACOM / РАЗГОН
1:40:47
Наши дети захватили кухню!
00:59
Просмотров 307 тыс.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
Barasho
10:59
Просмотров 3,2 тыс.