Тёмный

Amina Cabdilaahi & C/Raxman Xasan Rooraye | Dawo | ERY Aaden Tarabi | T. Q. 23-04-1968 

Caweyska Dalmar
Подписаться 844 тыс.
Просмотров 86 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 месяца назад
Hees xusid mudan heestani waa heesaha ugu bowda dheer heesaha soomaaliyeed waana hees aad u mcn runtii AHUN Labada fanaanba Aamiin Yaa RABBI
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 месяца назад
Aamin
@AbdirashkaHassan
@AbdirashkaHassan 3 месяца назад
Aamiin 😢
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 3 месяца назад
​@@caweyskadalmarlaxanka yaa leh
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 4 месяца назад
Ale hawnaxariistee aamina cabdilaahi iyo c/raxmaan xasan rooraaye abwaankii lahaa heestana waa aadan tarabi oogle
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 5 месяцев назад
Hees kan waxaa qaaday aamino cabdulaahi. Iyo cabdiraxmaan xasan rooraaye oo ku magc dheeraa abuu raas malaha dadku abuu raas bay u yaqaanaan waana cumar xasan rooraaye walaalkii ala yaraxma labaduba way 6:46 dhinteen
@ronny7suii3
@ronny7suii3 Месяц назад
Allah u naxariisto jannatul fardowsa Allah ka waraabiyo iyaga iyo dhamaan muslimiinta Aamiin
@usaamemaxamuud21
@usaamemaxamuud21 3 месяца назад
Amazing song 😍
@califaaraxcige8200
@califaaraxcige8200 8 месяцев назад
Maanta oo taariikhdu tahay 05/02/2024 waxaan fadhinaa furfurlaha mabruuk waa aniga oo cali faarax ah mabruuk cawaale. Iyo mubarig dayero waa 3.00 waxayagu waa isasaar mirqaanka hargaysa gaar ahaan xaafada 150ka asal asal
@abdifarah3545
@abdifarah3545 10 дней назад
Heesta wa amina cabdullahi iyo tabantaabo no rooraaye
@MuunaaxmedAxmed
@MuunaaxmedAxmed 9 месяцев назад
Ale hawnariisto fanaaniintaasi aamina c/laahi iyo xasan cumar rooraaye abwaankuna waa aadan tarabi jaamac riwaayaduna waa moogaataye nabsina maqan 1969kiii
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 месяцев назад
Aamin
@samawademaxamed46
@samawademaxamed46 5 месяцев назад
Wllo. Heesta waxaa wada qaadaya Cabdiraxmaan xasan Raas waxay wllo ahaayeen cumar xasan rooraaye
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Hargaysa waayo waayo
@CabdisiyadCabdisiyad
@CabdisiyadCabdisiyad 4 месяца назад
Asxby bal kawarama
@abdijama6977
@abdijama6977 2 года назад
ASC Heesta erayadeeda waxaa leh Abwaan Aadan Tarabi ka daawo live barnaamijlka hobolka iyo SAAB TV
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Walaal sidaas baa ku qorneyd cajaladii weynayd original ahayd ee radio Hargeysa. Nimankii u badelay digital ayaa macluumadka qorey ma aha mid aan anigu jeebadayda kale soo baxay. Heeso badan baa layku haystaa.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Alx Cabdi Qays, Amina Cabdulaahi iyo Rooraye waa nool yihiin haddii la weyndiin lahaa
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 9 дней назад
Nabsi lala dersaa Dambabeer malee Dip u fiirso oo Yaanu kugu dambayn 😢😢😢
@Axmed-q3i
@Axmed-q3i 6 месяцев назад
2024 /4/15/ April😁
@MukhtaarMaxamuud-ft2
@MukhtaarMaxamuud-ft2 6 месяцев назад
16/4/2024 😢
@martine7191
@martine7191 2 года назад
Heesta wlo waxa isla leh Aadan tarabi Jaamac, waxay ahayd 1969, waxay ku jirtey riwaayadii moogaataye nabsina maqan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Bal ha lawadiiyo Aamin ama Rooraye, iyo Cabdi Qays.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Waan ku qoray A Tarabi. Inkastoy ku qornayd cajalada radio Hargeysa. Heesta. Waa heesha wakhti dheer ka maqli jiray radio Hargeysa 1960s. Abwaan Waa igu cusub yahay. Waan la hadlay telefoon sanadkii hore.
@martine7191
@martine7191 2 года назад
@@caweyskadalmar Aadan tarabi heesahiisa waxa ka mid ah goor iyo ayaan oo shankaroon qaado, iyo Liibaan ma leh aduunoo Saado Cali qaado Aun. Cabdiraxnaan xasan rooraaye aun wuxu ku dhintay Jabuuti, waana ninkii qaadi jirey rafiiqaygiiyeey. Cumar xasan rooraye walaalki ayuu ahaa.
@CabdisiyadCabdisiyad
@CabdisiyadCabdisiyad 4 месяца назад
DANAB group mieda by cabdi siyad
@NuurXasangeedow
@NuurXasangeedow 10 месяцев назад
1:36
@RashiidNuur-sk1vs
@RashiidNuur-sk1vs 8 месяцев назад
Heestan oo ad ku sheegteen rooraaya inu amina la heesayo ma ah ninkaasi fadlan saxa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 месяцев назад
Sideed ku ogaatay hees 1968 la qaaday cida qaadaysa, miyaad nooleed?
@KaydQowrax-ny5qp
@KaydQowrax-ny5qp Год назад
Erayada waxaa isgale munafaqiintii somaliyed Wuxuu usarbeebaya nin somaliyed Abwaan ma odhankaro Aqli lawahani ee mal inta sidaan u fahmay u fahanthy ismuujiya zxbyal
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 11 месяцев назад
Xaged ula kacday?
@RashiidAadan-l2d
@RashiidAadan-l2d 7 месяцев назад
Waxaa qaadaaya cabdiraxmaab xasan roiraaye
@CabdifitaaxCarab-f6o
@CabdifitaaxCarab-f6o Месяц назад
Warsame cali
@RashiidNuur-sk1vs
@RashiidNuur-sk1vs 7 месяцев назад
Rooraaye ma ah ninkan heesttan ee bal ha la hubso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 месяцев назад
Hala weydiiyo Aaden Tarabi isagaa sameeyey. Ahun Amina iyo Rooraye Aamin
Далее
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 6 млн
Как не носить с собой вещи
00:31
Amina Feyr & Cabdriaxman Xasan Raas | Beerlaxaawsi
6:42
BIDAARI SIBIQBAY KUGU GASHAA
10:11
Просмотров 185 тыс.
FARXADI WAA NAXDIN ABWAAN CALI CAATEEYE 1979 ...PART 1
22:03