Тёмный

Amina, Sahra, Axmed & Jubba 

Caweyska Dalmar
Подписаться 845 тыс.
Просмотров 491 тыс.
50% 1

Subscribe if you want new videos in your subscription box/email
FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.co...
/ dalmar_d
/ dalmar
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR / caweyskadalmar

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 160   
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 года назад
Axmed mooge fanaankii ugu akhlaaqda iyo dhaqanka wanaagsanaa fanaaniintii hore waxuu caan ku ahaa cod layaab leh heeso sarbeeban iyo nooc u heesid gaara Wuxuu ahaa dhaqanyaqaan halabuur mulaxan kabaniiste cuudyahan heesaa iyo fanaan mar soo maray soomaali allaw u naxariiiso wuxuu ku dhashay hargaysa 1946dii xanuun ayuu ugu geeriyooday dadka kenya 1996 dii Wuxuu la walaal ahaa fanaaniinkii weynaa maxamed mooge liibaan Wuxuu ka tirsanaa hobollada waaberi heestii ugu horreysay ee qaaday waa " miidaame dhaga ma leh " 1967dii Wuxuu heesaha ugu badan La qaaday sahra axmed jaamac 70naadkii waxaa u shidnayd hargaysa Badanaa wuxuu qaadaa heesaha jacaylka waxusheega dhaqanka Heesihiisa lagama daalo wuxuu ku ladhaa cod qurux badan iyo cuud cajiiba Heesihiisa waxaa ugu caansan gaasira . Aan damaqa jacayl. Tiiraanyo cudur. Weris. Canab. Talo. Waayaha aduunyada. Aduun waa wareer. Baal goray. Gaaridii haweenka. Waa intaan ka aqaano fanaankan aan taageerada u ahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 2 года назад
Axmed daahir aadan cilmi dheel(soomaali) Waxaad tahay ninkii markii ugu horaysay aan kamaqlay heesta aan damaq jacayl.ee uukuluuqeeyo AHUN axmed mooge liibaan ee tidhaahda Waxay ugu darbayd markii aan dul imi Iyadoo doogdhex jiifto Daawanaysa ubaxaoo Malaa raaxo damacdoo Durba garayskii furatoo Siidaysay timihii. Liibaan labada daaroodba saaxiib
@nia8672
@nia8672 19 дней назад
Wale waad asibtay. Ma 1996 muyu geriyoday Allah yarxama wabu sodhawaday. Ani qarni horan modayay inu dhintay. Allah hawada naxaristo. Jubba unba kanool ban filaya intodaan.
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Год назад
Wakhtigu waa galab caraw geeri iyo geedi baa jira intaasaa ilin iga keentay Allah hau naxariisto Aamina Abdilahi
@asmainamalik200
@asmainamalik200 Год назад
I didn't born when this happening But this when my mom and dad meeting for first time ❤ (my dad says that) Gréât songs from Djibouti 🇩🇯
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Btw all singers and musicians are from Somalia Waaberi Band.
@abdihaji7617
@abdihaji7617 10 месяцев назад
Me to my mum give me the story ❤ watching from kenya
@hoodocabdi771
@hoodocabdi771 5 лет назад
Ahmed mooge fanaaan akhlaaq iyo edaaba alle ku manaystay wlhi wixii dhintay Allow uwada naxariiiso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Aamin
@Mars-amare
@Mars-amare 4 года назад
Amiin amiin
@kayfkajal5148
@kayfkajal5148 9 месяцев назад
Still watching 2024 😂
@SareedoCismaan-bw9yp
@SareedoCismaan-bw9yp Месяц назад
Hada ďwanya😂
@nadaopdirahman8272
@nadaopdirahman8272 23 дня назад
😂❤
@nabadnolol7892
@nabadnolol7892 6 лет назад
Allaha u naxaristo moge saharo kuwa nolna cimrigoda allaha u siyadsho Juba an ka hela nbe dhulku ku jida jiro jog ( mhmah walaga dugbe )
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Aamin
@solohajiibrahim8496
@solohajiibrahim8496 5 лет назад
Masterpiece, the composer must be a major player writter
@hooyowaajannadeenna4992
@hooyowaajannadeenna4992 9 месяцев назад
Wow watching 2024 waxii nool Like isaara Sxbyl Alle cimriga haynoo dhereyee😅
@hamsenaajimedia3958
@hamsenaajimedia3958 4 года назад
Waaaaaw dadkaasaa dad ahaa Axmed mooge liibaan xasan hode geele sharmaake And sahra axmed Jaamac alle qabriga haydiin nuuro Juba iyo Aamina alle cimri dherer iyo caafimaad haydin siiyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamiin
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 лет назад
Reer Waqooyi Fan Iyo Suuugaaan Udaaaa 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@updyfatahproduction835
@updyfatahproduction835 6 лет назад
Huda 1234 iyo dagaalkabade
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 лет назад
Updyfatah Mouze Taaa Kuma Ogi Anigu 🤚🏻
@maryanladan4486
@maryanladan4486 6 лет назад
+Huda 1234 rrtz
@mahadljama4578
@mahadljama4578 5 лет назад
waxaan filayaa riwaayadan waxaa sameeyey abwan Sangub...
@hanuush6787
@hanuush6787 4 года назад
Of course juba mooye sahra iyo Amina iyo axmed mooge waa reer somalilnd 😢 alle hawnaxariisto Inta dhimatay Inta noolna cimri dheer iyo cibaado suban 💔
@henaafrah3386
@henaafrah3386 4 года назад
2020 ayn dwanaya fananintan inta dhimty allha unxristo juba ilhy hhaila kulnsiyo asgna tgero weyn u ahy
@sidiiqbashiir8403
@sidiiqbashiir8403 3 года назад
Allah Haw Naxariisto Axmed mooge Liibaan iyo Sahra Axmed Hobolo Aan Dib Loo Arkidoonin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamiin
@dhagaweyne1988
@dhagaweyne1988 5 лет назад
2019 yaa daawnaya
@cabdulaahimaxamedcabdi548
@cabdulaahimaxamedcabdi548 5 лет назад
dhagaweyne 19 kkk
@cabdirahmancabdow3080
@cabdirahmancabdow3080 5 месяцев назад
ILLAHEY hauwada naxariisto dhamaantoda way inagga hoseyaan intoda badan aamina cabdulah,sahro jamac,axmad moge
@apdallashuuqe616
@apdallashuuqe616 6 лет назад
Allha ha idiin nxariistoh inta nool io Kwa dhinteyba
@muna.shukulatina8694
@muna.shukulatina8694 5 лет назад
Watching 2019
@abdirahmanabokor8782
@abdirahmanabokor8782 5 лет назад
Eid mubarik
@saynababdillahi9488
@saynababdillahi9488 4 года назад
00
@muntimoh4323
@muntimoh4323 6 лет назад
Alle hydiin nxriisto Axmed mooge liiban iyo sahra axmed jaamac alle cimrigina hydiin dheereyo amina c.lahi iyo c.qadir jubba allahuma amiin amiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Aamin
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 лет назад
Allahumma amiin
@abdinoormohamed
@abdinoormohamed 4 года назад
2020 ya dhagesanihaya manta ay tahay ayanta arbaca adunkana kajiro coronavirus anigo jawab sugayo hadudka Uganda iyo Kenya anigo south sudan qofki 2020 9 29 qofki dawana Salan Ayan hawada usomarinihay
@hassanmusara7882
@hassanmusara7882 3 года назад
🥰
@hassanmusara7882
@hassanmusara7882 3 года назад
Sidoo kale meelo badan baan ana soo marey socodku mid khayrle hakuu noqdo insha allah
@hanuush6787
@hanuush6787 4 года назад
4:02 4:06 taaas ayaan ka helay music iyo qosolka 😅😅😂👏👏👌
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 6 лет назад
Walahi codka sahra allee ha u naxariste heestan daren gooni ah ayay igalisa
@mozatabdi
@mozatabdi 6 лет назад
Mama amina iyo Mama sahro caadi ma ahan mash Allah Mama sahro Allah ha u naxariisto amiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
aamin
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 лет назад
Ameen YA rabbi
@nuuriyecali7274
@nuuriyecali7274 4 года назад
Labadii garxajisba waa dhinteen alle ha unaxariisto iyagiyo wixii islaam ah ee dhintayba
@axmedabdi4854
@axmedabdi4854 5 лет назад
2019❤💖
@mohamed_osmanfoodyare8489
@mohamed_osmanfoodyare8489 6 лет назад
Yaslam waa malamo qali ahaa thanks so much
@abdirisaakabokor5335
@abdirisaakabokor5335 4 года назад
Markaad geel dhaqatidbaa gaawaha loo soo culaa suuganTa somaliyed waa sharf alle nagu galaday
@KhalifHussein-kc2sx
@KhalifHussein-kc2sx 10 месяцев назад
Masha Allah Somaali
@mohamedbootaan2591
@mohamedbootaan2591 6 лет назад
Sahra Axmed Allaha unaxariisto Gabar fanaanad ah oo ka cod macaan umalayn maayo inay nasoo marayso inta kaloo dhimatayna Allaha unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Aamin
@nimcosuber7185
@nimcosuber7185 5 лет назад
Ale ha unaxaristo sahra
@maxamedsoomaali500
@maxamedsoomaali500 4 года назад
2020 yaa daawanaya heeeihii riwayadii macanayd
@nasrahaldhaa5682
@nasrahaldhaa5682 4 года назад
Eedo sahra axmed jaamac Allah yarxamuka raaximiin 🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamiin
@jaanagalehassan6307
@jaanagalehassan6307 5 лет назад
Hadad geed beer ka beerto garaciyo guudin uudido haduu gunta midho ku yesho oo ado gurasho uu bahan aax aax walhi hees dareenkeda wadata allow khayr ka dhiig (6/8/2019) waa habeen xasuus gara ileeh
@ramlanuur9372
@ramlanuur9372 6 лет назад
Juba wali isma badalin sidiiisa ayuu u qurxoonyaay
@cabdidaadcabdi4670
@cabdidaadcabdi4670 6 лет назад
Ramla nuur de waa miyaro doon ee iska gurso hhhhhhhhhh
@ramlanuur9372
@ramlanuur9372 6 лет назад
saeed saeed hadaaan helayo wale waaa guursa diidi mayo 😂😂
@abd7ili993
@abd7ili993 5 лет назад
Ramla nuur hada bari samaadkiiuye hada maaha
@amenshimbir2884
@amenshimbir2884 5 лет назад
2019 15 November
@jamalabdi8699
@jamalabdi8699 5 лет назад
Mam sahra axmed ilaahay ha i naxariisto qof wanaagsan ayaay ahaayd mudo badan ayaan wad joognay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Aamin
@dhexyarshop5553
@dhexyarshop5553 4 года назад
Waayo waao habar ayaa aragtay gurigii lagu guursaday yarantedi markasay iyadoo awr lagu sido soo ag mareen markasay intay awkii iska tuurtay ayey tidhi (baryo lagu dhakhlee) hhhhhh
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Kkkk
@yasin11abdulkarim
@yasin11abdulkarim Год назад
Yaa salaam🔥
@hamz233
@hamz233 Месяц назад
Hehehe gorfaynta, ha la wada maqlee!
@fadumoyusufalahaunaxirstoc1644
alaha unaxaristo sahara axmed jamac iyo axmed moge iyo abawan huryo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Fadumo Yusuf alaha unaxirsto cumar dhule cali Aamin
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 5 лет назад
Ahmed moge iyo Sahar allh ya raxmo inta nool alh cimirig ubarkeyo iyo Toba wabgsna
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
aamin
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 3 месяца назад
Kasaar galka seefta🗡️oo goob joogba haloo noqdee, Usheeg guurtida kslanaa Gorfeynta halawada maqleee
@AliAhmed-lk1ty
@AliAhmed-lk1ty 9 месяцев назад
All haw naxaristo
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 года назад
Fan iyo farshaxanimo Waa taa uun
@abdikarimharedkoiooo8573
@abdikarimharedkoiooo8573 5 лет назад
Ilahay ha Unaxariiisto Inta dhimatay dadko MaSino Wa Dhashiii Awawgay Irir Samaale Mashalah Ilahay ha idinXifdiyo Inta hada Noooool
@kaahanuuraabokor6274
@kaahanuuraabokor6274 6 лет назад
Heestan dhagesigeda kama dalo 2018
@maxanedamen1965
@maxanedamen1965 5 лет назад
2019
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 лет назад
Amina Abdillaahi
@solohajiibrahim8496
@solohajiibrahim8496 5 лет назад
Amina Abdullahi a real songbird any contacts of her ?
@solohajiibrahim8496
@solohajiibrahim8496 5 лет назад
Amina Abdullahi a true songbird
@aslamamohamed9405
@aslamamohamed9405 6 лет назад
Jacelkiba godladhi wakhtiga waa galab carow gariyo geediya jiree....💖💞💕💞💖💘💘😙💜
@suhayrqays7523
@suhayrqays7523 5 лет назад
Heesatan ka xiiso dhicin 2019
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 4 месяца назад
C était riwada beén waa run
@zeatquuleh1892
@zeatquuleh1892 3 года назад
2021 yadawanaya like❣
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 5 лет назад
Anoo walaalkiina maad like igala bakhiilaysaan
@hanuush6787
@hanuush6787 4 года назад
Axmed mooge fanaan akhlaaq iyo daganaan udhashay ayuu aaha allow Ku naxariiso legend 😭😭😭 iyo sahra axmedba unaxariiso 😢😪💔
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
aamin
@haldoormedia9589
@haldoormedia9589 4 года назад
Alle haw naxariisto (sahar axmed jaamac $axmed mooge lipaan) illahy cimriga haydin dheryo amina iyo jupo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 Год назад
Raga muusiga tumaya yaa garanaya anigu laba nin ayaan gartay 1 Axmed tiifow oo gitaar liidka garaacaya 2 aways goobe oo batariga tumaya AUN
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 6 лет назад
Who wacting 2018 fanka danbe nacay LIKE isar
@FarahFarah-uc6nn
@FarahFarah-uc6nn 5 лет назад
@
@hibohassan8939
@hibohassan8939 6 лет назад
Juba is young still mashallah
@husseinali4029
@husseinali4029 5 лет назад
Alle. Hawnaxariisto. Inti. Dhimatay fanaankama. Danbayeyn
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Aamin
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Год назад
Sahra Ahmed wada jiniyo bay ahayd Allah hau naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 года назад
Wlhi fanaaninti hore illahay ha unaxariste sahra ahmed iyo maxamed moge Iyo dhamanba intii dhimatee Way akhlaaq badnayeyn Kuwa imika joogana iskada inay wax micnoleh ku heesane hadalkay leyihiin maskaxda maso marinayan wa music uun sheekadoodu Illahay cimrigiyo cafimadkana ha udhereyo Abduqadir juba iyo amina cabdilahi Iyo dhamaanba inta noole kasii hadhay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@PastosyasserPastos-td6cm
@PastosyasserPastos-td6cm Год назад
Wlg wa runta huno asma ahmed war male kuwan manta joga wa RU-vid layska cayo unn axxx dadki hore iyo af kodi akhlaqdodi all way is wada racen in kaston aynu so gadhin hadana wakan dhaxalki ay inoga tagen
@PastosyasserPastos-td6cm
@PastosyasserPastos-td6cm Год назад
@@caweyskadalmar Djibouti cinema paris quarter 7!!! Ruwayadani Anne 1986 man khalday caweskadalmaro bro
@saleebancaanaboodhe4465
@saleebancaanaboodhe4465 6 лет назад
Saharaa axmed alle haw naxarsto iyo axmed moge iyo dhaman intii dhimatay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Saleeban Caanaboodhe aamin
@aliomar7409
@aliomar7409 9 месяцев назад
Wow watching Dec 29 2023
@ahmadualshakir6278
@ahmadualshakir6278 5 лет назад
waching 11/2019
@yayaadam9376
@yayaadam9376 3 года назад
2021 still watching plz hada iga damysid like isaar
@siciidsare4900
@siciidsare4900 5 лет назад
hadaa geed beerto garaac iyo gudin u diido kkkk Dacar abwaan wayn
@kevintoto1661
@kevintoto1661 4 года назад
20/06/2020? Hooyo sahra😭
@abd7ili993
@abd7ili993 5 лет назад
ayaa daawanaya 2019
@shobcointernational8397
@shobcointernational8397 6 лет назад
Viva Hablaha somaliyeed
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 2 года назад
Axmed daahir aadan climi dheel(soomaali) waxaa tahay ninkii aan markii ugu joraysay kamaqlay heesta AHUN.axmed mooge liibaan ee tidhaahda waxay ugu darnayd markii aan dul imi Iyadoo doog dhexjiiftoo..... Liibaan labada daaroodba saaxiib.
@cismaancabdullahi1283
@cismaancabdullahi1283 Год назад
Cismaancabdulaahi
@hassenhero1745
@hassenhero1745 5 месяцев назад
Hadaa geed beer Ka beerto garaac iyo gudin Udiidoo guyaal badan aa sugayso Haduu gooni isu taago Haduu gubta miro ku yeesho Adoo gurashada ubaaahan Laamaha gacantaada gaarto Hadii hadii aad goosan weydoo Malabka guudkiisa saaran Indhaha gacaltooyadooda Naftii gocashada ku raagtay Daladaa maku sabi kartaa
@sacdiyaabdalla7157
@sacdiyaabdalla7157 2 года назад
2022 yaa dawanaya
@fahadducaale706
@fahadducaale706 2 года назад
4 ankala dhicin bay ahayeen xulah waberi dab kashiday
@sportstube8925
@sportstube8925 2 года назад
2022
@sirmaqabeshidaad6387
@sirmaqabeshidaad6387 4 года назад
Hadaad geed meel kabeerto heestaas caadi ma aha
@caliyuusuf8366
@caliyuusuf8366 5 лет назад
xigmadii hore somalida
@fadumoyusufalahaunaxirstoc1644
kkkkkk waxa IGA qosliyay gacma ya idinku jira
@princeaamin5472
@princeaamin5472 7 лет назад
waw inaba cadi ma aha beeney waa ruun waa ereyadi mohamed omar huryo amina cabdilahi iyo juba iyo sahra ahmed iyo ahmed mooge aun isaago iyo abwanka riwayada leh nice
@bahjacabdirashiid8974
@bahjacabdirashiid8974 7 лет назад
Prince Aamin aan kusaxee maxamed aadan dacar ayaa isleh wlle
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 7 лет назад
Prince Aamin Maxamed Aadan Dacar ayaa lahaa
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 7 лет назад
Bahja Cabdirashiid Saxiix walaashay 🙏🙏 tolow miyaad soo gaadhay Wll 😂
@qaadirolondon8199
@qaadirolondon8199 7 лет назад
Thankd
@ahmedqowdhan7827
@ahmedqowdhan7827 6 лет назад
Prince Aamin beenaale doofaar sangub aale
@mucashaqinahared5116
@mucashaqinahared5116 6 лет назад
Waberi legends
@mahadljama4578
@mahadljama4578 5 лет назад
Allaha unaxariisto Sahro Ahmed iyo Ahmed Mooge....
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Aamin
@umucabdikhadar5069
@umucabdikhadar5069 4 года назад
20.20 yaa iladaawanaya😍👈
@abdikaadirbukut8749
@abdikaadirbukut8749 5 лет назад
2050
@jamamohamed2169
@jamamohamed2169 4 года назад
Waa.ljeclay.heeskaan
@abdialiproduction9904
@abdialiproduction9904 6 лет назад
Wah qosolka jube
@ibraahimaadan1931
@ibraahimaadan1931 3 года назад
Ibrahim adan
@ultimatetelevision723
@ultimatetelevision723 3 месяца назад
We done 👍 in1966 and we will done agiang World and Euro 2024or football women please except BBC Sport news what Happy this summer ok good well
@jamamohamed2169
@jamamohamed2169 4 года назад
Ka.saar.galka.seefta.oo goobjoogba. Ha.loo.noqdee.............
@nia8672
@nia8672 19 дней назад
Heso wakuwas. Walhi heso wa kuwi hoore.
@abdicasiissanyare1146
@abdicasiissanyare1146 Год назад
Kama daalo dhago raaricintaa qaaramiga
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 5 лет назад
Juba wa wasakh oo nacas ah, rer djibuuti o si fican uu soo dhaweyey marki u ku labtay dalkisi moqdisho ee wax laga weydiyeey djibuuti ayu ku jawabay,naagihi rer djibuuti aya saaf ii soo wada kalay, xita ku wi la qaabay dhammantood aya ku jiiray oi aan wasay.dhallinyaradi waqtiga ee rer djibuuti e so dhaweynaysay eyga juba way ku khasarayn.
@wardiqawdhan557
@wardiqawdhan557 5 лет назад
H
@ridwaanmawliid2860
@ridwaanmawliid2860 5 лет назад
Goorma laga tagay warkaa
@hometown152
@hometown152 6 лет назад
Good bye jaw gacaliyow esh calaa
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 6 месяцев назад
Moi c ina ahmed mogueh k j adore car il ne faut pas regarder en leur regardant
@mahamuudhasan1119
@mahamuudhasan1119 4 года назад
12/10_2080
@abdifatahadan1583
@abdifatahadan1583 Год назад
Fican sharaf
@ibnuxaajicompiney2255
@ibnuxaajicompiney2255 5 лет назад
Ibnu xaaji pine Cdugsiye@gmail.como
@alamtarahagi
@alamtarahagi 6 лет назад
Sf
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 4 месяца назад
Il n a point de pitié
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 месяца назад
Aamin
@abdikaadirbukut8749
@abdikaadirbukut8749 5 лет назад
2050
Далее
**Sahra Axmed ihn iyo  Axmed Yaasiin
10:34
Просмотров 564 тыс.
RIWAAYADII BEENEY WAA RUN PART TWO
33:28
Просмотров 372 тыс.
Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo
15:13
Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)
10:14
Просмотров 369 тыс.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 7aad
22:26
Просмотров 695 тыс.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
Просмотров 2 млн