Тёмный

ANE IYO SUNDUS MAXAA NA HILAY 

ISHAA AZIIZ
Подписаться 302 тыс.
Просмотров 146 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 233   
@Inamuuse204
@Inamuuse204 4 дня назад
Sundus hadeer bay dadkeedii heshay inta ku faraxsan wada jirka teamkan❤☝🏽
@ramlamhmed9458
@ramlamhmed9458 3 дня назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pTVxaftZp80.htmlsi=HQi9NCR2Rk-qzoSO fadlan iso raac wllo
@AminoMahamed-p1b
@AminoMahamed-p1b День назад
Ad iyo ad abayo lkn kama litaa koko bulle❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 День назад
awalba dadkeeda way haysatay sxbted Amiira u joogta ishaa na wa sxbted kale ❤
@XaajiNuux-u7j
@XaajiNuux-u7j 4 дня назад
Kusali nabigena nnkh the best person ever the most knowledge able and the most shine all created mohamed scw🕋😢
@djDeeqsi
@djDeeqsi 4 дня назад
Scw scw scw scw scw
@ramlamhmed9458
@ramlamhmed9458 3 дня назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pTVxaftZp80.htmlsi=HQi9NCR2Rk-qzoSO fadlan soo raac
@osmaanbadri
@osmaanbadri 3 дня назад
Scw
@aminCaraale
@aminCaraale 3 дня назад
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@abdiazizabdullahi-o6d
@abdiazizabdullahi-o6d 3 дня назад
izha iyo sundus waxad mooda inay 100sano isyaqanaeen farxadiina wlhi wax lasiisan karo mahn waa shidan tihiiin ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
@hodamnehodamne
@hodamnehodamne 4 дня назад
2019 ila hada Izha asiis waan tageera From deganka somalida ethopia❤🎉
@XanaanCabdi-g9z
@XanaanCabdi-g9z 3 дня назад
❤❤❤❤
@Thebeutyher
@Thebeutyher 4 дня назад
Ishaa maanta videos cusub nooso dhigty abayo saan sameey habeenkina mid dalxiiska caadi mahan quruxdina baxeysa Masha Allah ❤❤
@MaxamedGooni-q4w
@MaxamedGooni-q4w 4 дня назад
Team sundus aisha 300k hala garsiiyo
@sahalsalah4502
@sahalsalah4502 4 дня назад
Ishaa runti aad aya uu qurux badan tahay masha allah waxad tahay dorehygi ishaa malabay halke kasoo jeedha isheg wan ku himanaya hy ❤❤
@Loosey_8
@Loosey_8 4 дня назад
shine all created prophet (صلى الله عليه وسلم) ❤️🕋☝️"
@QueenHappy-e4j
@QueenHappy-e4j 3 дня назад
Sundus dadkeedi bey heshay wlhi masha allah gabdho qurux badan alle haydin dhowro❤❤
@MiskiBashiir-c9x
@MiskiBashiir-c9x 4 дня назад
Alla sundus baa brother you are jaqiiq kulahaa 😂😂😭
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 3 дня назад
😂😂
@RahmaMaxamed-s2y
@RahmaMaxamed-s2y 4 дня назад
M.a queens isha iyo wlshed waa gabdho fican oo aqli bdn oo asturan oo aqlakha fican oo dadka ixtiram l love you so much❤❤❤❤❤
@nasramohamedamin-wl9cv
@nasramohamedamin-wl9cv 4 дня назад
Assturan aaaa 😅
@Samraamaxamedcali
@Samraamaxamedcali 4 дня назад
Asturnatii ayaa meelqaldan kagashay😂
@RahmaMaxamed-s2y
@RahmaMaxamed-s2y 4 дня назад
@@Samraamaxamedcali inaa ka xuntahay waa macqul runtaa didaysaa doqon yahayn
@RahmaMaxamed-s2y
@RahmaMaxamed-s2y 4 дня назад
@@nasramohamedamin-wl9cv inaa ka xuntahay waa macquul soryy ciyaal banatahy ee dadka sharaftooda ha u gafin
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 День назад
waa gabdho fican lkn Allah baa runta jecele ma asturna ileen been waxba tari mayse
@AsamarAli
@AsamarAli 3 дня назад
Team sundus dhaqsada izha 300k galay intay Malaysia jogta plz🎉😂
@IsraaQurux-g2o
@IsraaQurux-g2o 4 дня назад
iishaa Aziz io sundus waa wallalo ee zaxeb amiiro lee waye yaqey❤❤
@siraadbrown
@siraadbrown 4 дня назад
Sundusy 📲 telephone baay ba kor la aada geesinimo miyaa sundueey pls is ilaali huno 😫
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 4 дня назад
Sundus dhibadana ina hadla raba Calosha malaga hadlaa 😅😅
@ramlamhmed9458
@ramlamhmed9458 3 дня назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pTVxaftZp80.htmlsi=HQi9NCR2Rk-qzoSO fadlan isoo rac wllo
@zamzamabdulqadir6467
@zamzamabdulqadir6467 4 дня назад
😂😂ala sundusaah brother space 😂😂
@alizaqaali5264
@alizaqaali5264 4 дня назад
😂😂
@najmacaraale5057
@najmacaraale5057 3 дня назад
Sundus meeley joogto leygma waayo
@Yariisay
@Yariisay 4 дня назад
War sundus geesiyasan biska mashaallh😂😂
@Wllsha_weeen
@Wllsha_weeen 4 дня назад
Dharkii dabbaasha 😂 ❌ Dabaasha✅ Fiiro gaar ah asxby jirkiina Aad u muujiseen adinko hadane dharsita nicmada allihii idinsiiye adinko uga mahadcelinya asturta cawradiina.
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 4 дня назад
Ishaa dalxiis sharaftiisa gasheen waa nawasheen ❤❤❤❤
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 4 дня назад
Sundus waaba naag adag mobile say uhaysto arag😂
@IsraaQurux-g2o
@IsraaQurux-g2o 3 дня назад
Sundus lama inkirkaro lkn dadkale wala inkirikaraa iishaa isnot ease❤😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 День назад
rufyaanimadu ma fiicno sundus hore ayay asxaab u ahaayen dadka kale na hada ayay is baranayaan wax walba dhanka wanaagsan ba laga fiiriya
@RozaXasan
@RozaXasan 4 дня назад
From sundus ayaanle🥺
@ZeyowMohaaa
@ZeyowMohaaa 3 дня назад
Abayo amiiiro wa mahy tatooooga. Walal so gabar Muslim ah .atihid is astur sheladana safican usaro timaha Qari الأحياء شعبة من الؤيمان
@Akwadani
@Akwadani 4 дня назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 3 дня назад
Adiga sundusay marka dalxiis uso baxdaba English cusub noga tag brother can you jaqiiq 😂😂😂😂😂
@Udug.carale
@Udug.carale 4 дня назад
Naa adigaba waa is asturte axadkan kaayar lugaha bastada leh ku hagaaji marada😂😂
@roodacqaadir3207
@roodacqaadir3207 4 дня назад
oo ma style keeday laleedahay kadhac canugta yar
@NazrahApthinour99
@NazrahApthinour99 4 дня назад
​@@roodacqaadir3207 Ba. Ay ma nagta weynbayaa Inan yar ii isqawinaysaayyy😂😂😂
@nasriina12345
@nasriina12345 3 дня назад
​@NazrahApthinour99 somali oo dhan ayaa Caan ku ah lugaha yaryar nin iyo naagba dhib malaha taas
@Esma-s5e
@Esma-s5e 4 дня назад
15:38 anaga waxa nhy strong woman kulha ala sundusa wa qosol miran😂😂❤
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 3 дня назад
Sundus mid maaha kulahaa can you jaqiiq😂
@MaryamaAbdulahi-g8v
@MaryamaAbdulahi-g8v 3 дня назад
Sundis schoolki engliishka kuso baratay raba😂😂❤
@MiskiMaxamed-y1g
@MiskiMaxamed-y1g 4 дня назад
Sundus😂😂😂😂😂 is beys Brother is beys😂😂😂😂brother jiqiiiiiiq😂😂😂wlhi dacad ba u qoslu
@ApdiAziiz-c8m
@ApdiAziiz-c8m 2 дня назад
Abyo mcn wlhi 2020 ilaaahadaa love ta kulama dhaaafo waagi aad cidiina soodubi kirtay ilaahadaaan ku aqanaa samiga abahaana waaan ahay abyo mcn wlhi qalbiyan baaa kula hadloyaa ilaahow rusi qoraalkaan iizha aziiz abyo talefan baa rabaa pls a😢😢abyo mcn ❤❤
@axlaamabdullah7837
@axlaamabdullah7837 4 дня назад
My role model ISHAA AZIIZ♥️💋😫🫶🏻
@Samiyo-m4c
@Samiyo-m4c 4 дня назад
Sundus dhib badanaa 😂😂😂😂😂😂waan furay walahy😂😂😂😂
@Niyaaz-sd7sq
@Niyaaz-sd7sq 4 дня назад
Brother si fican iku dhuuji 😂😂😂alla sundusaa
@Ikruuusha
@Ikruuusha 3 дня назад
Ala ssundus Marky eng barato baaa ana baran,hdl kle mleh😂😂😂😂😂❤❤
@YuusufMaxamedmaalin
@YuusufMaxamedmaalin 3 дня назад
Isha aziiz 500 k an garsino
@NoorSharifAhmedSharif
@NoorSharifAhmedSharif 3 дня назад
From sundus iyo cumeer❤
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 3 дня назад
Ishaziz iyo sundus oo is helaya inma adernimo👍🙏❤❤❤❤❤❤
@Loosey_8
@Loosey_8 4 дня назад
Team izha aziiz one like 👍 ❤
@JuweriaMahomed
@JuweriaMahomed 3 дня назад
Team Sundus ishaaa❤
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 3 дня назад
Team Sundus 27❤
@YasmineyMohammed
@YasmineyMohammed 3 дня назад
Ishaa sey utimit RU-vid yadi kale mawa dawado noso badi ishayeyy ❤🥺🫶🏻
@Niimoniimo-m4z
@Niimoniimo-m4z 3 дня назад
Sundus umadena mahan 😂😂😂
@ubah_cx
@ubah_cx 3 дня назад
Ishaa sida ugu farxisey waan kujaceylnahey❤❤❤❤❤ hore soco
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 3 дня назад
Sundus is Funny wllhi 😂😂😂 brother plz help me 😂😂😂
@FardusAxmedsaleban
@FardusAxmedsaleban 4 дня назад
Baradar sundus😂❤
@HafsaApdalla
@HafsaApdalla 4 дня назад
Soo badi naaya isho muqalada wku haysanaaye xppti❤😊
@sawdayuusuf288
@sawdayuusuf288 3 дня назад
Tiim sundus ❤
@DrsSaarah
@DrsSaarah 3 дня назад
13:26 😂😅alla sundus wllhi daacad baa uqosly jiqiiq kulahaa indhahy taagty brother space 😂jiqiiq baa ka dhcdy
@boqoradagarowe5964
@boqoradagarowe5964 3 дня назад
Saaa u sugayey Ishaa inay wax soo dhigto hada sii dawan intaa sexan manta dhan ilaashanayey keep going sis❤🎉
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 3 дня назад
IINSHA. ALLAH. BEERIITOO. WAXAA. AAN. BOOQAN. DONNAA. SAFAARADA MALAYSIA 🇲🇾. EE. KUU. LEE DAHAAY. DALKANII. JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI. 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. SII. AAN. VISA TOURISM UGAA QAATOO. INSHA ALLAH. WAXAA. AAN.RABAA. MALAYSIA 🇲🇾 🇲🇾 🇲🇾 🇲🇾 🇲🇾 🇲🇾 🇲🇾 🇲🇾 🇲🇾 🇲🇾 🇲🇾 🇲🇾. KU ALAA. LAMBUUR. WA IIN. AAN. SOO AARKOO
@AbdalleMohamed-c7g
@AbdalleMohamed-c7g 4 дня назад
From cumeer big fan 😊🎉😊
@cabdale_5967
@cabdale_5967 3 дня назад
Mashaalh dalxis quruxbadan
@bigman4135
@bigman4135 2 дня назад
Scw
@Zuuhazultaapdizulthaa8933
@Zuuhazultaapdizulthaa8933 3 дня назад
From sundus
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 4 дня назад
Dadki dalxiiska logu tala galay ❤
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 3 дня назад
MAN SHA ALLAH. IISHAA. AZIIZ IYO. SUNDUS. QAALII
@Farh940
@Farh940 4 дня назад
Masha allha dalxiis qurux badan iyo gabdho walaal ah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@Ruunmuhumedali
@Ruunmuhumedali 3 дня назад
6:00 😢 qoorta xiligey sii qarin laheed bey sii feedeysaa 😢
@MaaidoNuur-z7x
@MaaidoNuur-z7x 3 дня назад
Wow sundus😊😊
@AmaalCabdilaahi-qq1hn
@AmaalCabdilaahi-qq1hn 2 дня назад
Xayaaa dalxiis❤❤❤❤🎉
@hiboabdikarin7349
@hiboabdikarin7349 2 дня назад
Sundus aa israacnay mana qoslin waa xanu santahuy is daa weys wll Ishaa aziiz sundus ii ilaali wan jclahy😅😅😅
@shukriita4206
@shukriita4206 3 дня назад
Izha aziiz I love u abaayo wlhi aaada ku jclhy illahey hku jeclado😢❤❤❤
@HabibaDahir-kq3xj
@HabibaDahir-kq3xj 3 дня назад
Ishaa aziiz boqorad naag daarooda ina tahy lama garan wayo❤
@AbshiroCkariim
@AbshiroCkariim 3 дня назад
Queen Ishaa sundus noo ilaali😢abyo❤
@abdifatahomar3601
@abdifatahomar3601 3 дня назад
Manshallah dad isku soo baxaya 🥺💋
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 4 дня назад
Isha walasha worta maxa umarsan subhanallah tattoo miya😢😢😢
@fardawsamowlid1842
@fardawsamowlid1842 4 дня назад
sundus wada xarabe❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 4 дня назад
IISHAA. ASIIS. Iyo. WALAASHEED Dalxiis. Wanaagsan
@halimoabdi9534
@halimoabdi9534 3 дня назад
like u sara asxabeey izhadeena❤
@A-Dirir11
@A-Dirir11 4 дня назад
Meet samia ahmed
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 3 дня назад
WA KAAAAAAAAQ. MEES. HUU. WAA MALAYSIA 🇲🇾 😍 💖 😢 ❤️ ♥️ 🇲🇾. KU ALAA. LAMBUUR
@nastehobottan9024
@nastehobottan9024 4 дня назад
Scw scw scw scw scw
@ahmednuur197
@ahmednuur197 3 дня назад
Ishaa
@hafsamoktar5042
@hafsamoktar5042 3 дня назад
Walashed qoorta ma tattoo aya u marsan mise ana modey
@MustafeEdris
@MustafeEdris 4 дня назад
ISHAAZIIZ QUEEN OF QUEENS 👸 MODEL
@Naciimocabdik
@Naciimocabdik 3 дня назад
Mash alaah abayo
@najmafeysal4396
@najmafeysal4396 3 дня назад
M.a sisters keep going
@KhadroAli-km5by
@KhadroAli-km5by 4 дня назад
Sundus ayaanle waan kutaagera❤❤❤
@FatimaMohamed-n4v
@FatimaMohamed-n4v 4 дня назад
2 video nooga dhig mlinksta inta dalxiiska joogtid
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n 3 дня назад
Team iash qurux one like 🎉🎉❤❤
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 3 дня назад
Aamiin yaa alaah ❤❤❤
@ShukriYasiinbulshale
@ShukriYasiinbulshale 4 дня назад
Mash Allh ❤
@AbdalleMohamed-c7g
@AbdalleMohamed-c7g 4 дня назад
Team cumeer big fan 😊❤🎉
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 3 дня назад
ALLAA. ALLAA. . IISHAA. AZIIZ. IYO. SUNDUS WEY. IISKU. EEG YIHIIN
@ridwaancusmaan4522
@ridwaancusmaan4522 3 дня назад
Can u help me kullha😂😂😂
@FilsanMohamuud-x2f
@FilsanMohamuud-x2f 3 дня назад
Ishaa qurux❤
@HawaApdi
@HawaApdi 3 дня назад
Wooow thia is beautiful ❤
@msssnake7
@msssnake7 2 дня назад
13:32 brother space 😭
@fatimamoha1481
@fatimamoha1481 3 дня назад
Team cumeer big 😊❤🎉
@BulleAbdile
@BulleAbdile День назад
Amiiro abayo tomahawk qarso bills Wa in jeclahay❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@AbdallaQasimmaxamad
@AbdallaQasimmaxamad 4 дня назад
Welcome Back Aisha ❤
@nagad-t8o
@nagad-t8o 4 дня назад
Rag aya waxwalba idin xidhaya ceeb alaah kacabsada qurux maleh aduunyo wa darun imtixan
@maanbilaahmednourjaangoow
@maanbilaahmednourjaangoow 3 дня назад
Alla Sundus:😂😂 Qofkii La Socdo Beerkaa Xanuunaayo WllHi:😂😂
@FilsanAhmed-m6w
@FilsanAhmed-m6w 3 дня назад
Hormar wacan waa like u horaysay ku saro wllshay qalbi wacaney❤
@Shakz999s
@Shakz999s 4 дня назад
İsha aziz the legend of social media
@A-Dirir11
@A-Dirir11 4 дня назад
Cumeer 2003 bu dhashay adna 1989 waad dhali kartaa
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 3 дня назад
Kkk 1998 dheh
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 3 дня назад
M.a dalxiiska wuu shidan yahay sundus iyo ishaa 😊❤
Далее
MAALINKI UGO DANBIYEY DALXISKA
26:35
Просмотров 119 тыс.
13+ 2 серия
8:17
Просмотров 281 тыс.
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
XAFLAD DOONTA KORKEEDA AAN  KU QABTAY XAFLADII 2M
21:45
SAFARKII KOKO BULLE EE MUQDISHU
13:49
Просмотров 232 тыс.
WAXAA AADAY LANGKAWi SAFAR DHEER
20:47
Просмотров 72 тыс.
AFUUFA DHACOOYO- HEESAHA ANSHAX XUN MAXA UGU HEESTA
52:46
WA SOO LAABTAY KL IYO HOTEL CUSOB
11:44
Просмотров 89 тыс.
MAALINTA 7AAD RAMADAAN ROUTINE
10:28
Просмотров 264 тыс.
13+ 2 серия
8:17
Просмотров 281 тыс.