Тёмный

ANIGA, ABEERA & TIINA | CIYAAL SAY WALLAHI | BEERCASAAD 

ArimaHeena
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 65 тыс.
50% 1

#arimaheena #team27 #reallifecamera
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,285,648 subscribers

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 154   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋😢❤️
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 2 месяца назад
صلي الله عليه وسلم ♥️
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 2 месяца назад
Waxas inta nga dhaaftid kamerada waregta ama real life noso samey 😂
@QaasimiNuurMaxamed
@QaasimiNuurMaxamed 2 месяца назад
@@Kiki_afcad-m7c adiga soo samee
@RashiidOmer-dq5tg
@RashiidOmer-dq5tg 2 месяца назад
Yaa uxiise abeera io arimaheena socodka ilaa afurka lagaraayo video gaas i love it kuwaas
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
@CABDI__MAALIK.MAXAMED 2 месяца назад
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
@MarcossBC-ml5ln
@MarcossBC-ml5ln 2 месяца назад
Camera real life baa uxiisey 😂😂😊inta igu raacsan👍
@jackcadnaan-g2r
@jackcadnaan-g2r 2 месяца назад
Abeera iyo tiina inta og iny isjecelyihin❤ ayy isku waara
@fardowsotarabi9765
@fardowsotarabi9765 2 месяца назад
Sidan xaaq maha arimahina inay tina oromo naga dhigto djibouti af somali ban ku hadalnaa
@Amiinadam10
@Amiinadam10 2 месяца назад
Tiina we miss you 😢
@Cumeer_BigFan2749
@Cumeer_BigFan2749 2 месяца назад
Abeera Cade is back 🙏
@DheganeMahamuud
@DheganeMahamuud 2 месяца назад
ABEERA WELCOME 😮😮😮
@YAHOOW_YAASKA
@YAHOOW_YAASKA 2 месяца назад
ABEERA TIINAA WE MISS WLLHI😢😢
@Liban_leo27
@Liban_leo27 2 месяца назад
Team arimahena ismuujya hee👍✌️👏
@ibrahimbillow8014
@ibrahimbillow8014 2 месяца назад
Arimaheena, Abeera ❤
@user-cy7sx2sg1l
@user-cy7sx2sg1l 2 месяца назад
Abeera is back
@mohamethofficial6315
@mohamethofficial6315 2 месяца назад
Real lifeka noo soo gudbi wxn naga dhaafo 😂😅
@CaliyaCabdifitax
@CaliyaCabdifitax 2 месяца назад
warjecli lee lamaroya miya😂😂😂
@ugaasnuurdeeq1366
@ugaasnuurdeeq1366 2 месяца назад
Welcome back abeera big man
@user-hp6bp2oi6n
@user-hp6bp2oi6n 2 месяца назад
Arimaheena really life no so badi
@NajmoCabdi-kw8hy
@NajmoCabdi-kw8hy 2 месяца назад
Arimaheena real live nosoceli brother❤❤❤❤
@unknownchick31
@unknownchick31 2 месяца назад
Arinaheeba wlh hala is caayo wadaa somali wa kaa badiya waligene somlia ma taginn dheh wax unmmmm
@natashaakassim9012
@natashaakassim9012 2 месяца назад
Abera wan kuxisne welcome
@user-ko5rw3hq3t
@user-ko5rw3hq3t 2 месяца назад
Arimehena funny iyo abera cade ala maxan kuxisne😂
@Sahra__________908
@Sahra__________908 2 месяца назад
Real life camera rabaaaaaaaaaaa arimahena cawa nosoo sameey inta iigu racsan ii codeya😂😂😂
@KAAMBOMEDIA
@KAAMBOMEDIA 2 месяца назад
Arimeheena wll waxaa rabaa inaa share out I sameso hadda 1.5k aa ma rooyaa wll marka codsigayga ii tix gali🙏
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 2 месяца назад
Zxb raggu isma ciile iso booqo chanalkeyga ❤😢
@AbdirahmanMucawiye
@AbdirahmanMucawiye 2 месяца назад
Wooow tiina From Long time
@Xamzeaf__yar
@Xamzeaf__yar 2 месяца назад
𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐥𝐚𝐠𝐨 𝐳𝐚𝐋𝐢𝐲𝐨
@SumayoSagal-k4x
@SumayoSagal-k4x 2 месяца назад
wllhi waa furay war arimaheena jini maa soo cunty abeera waa shiixaysaa kulahaa naag maa wiilka😂😂😂
@saadiqyuzuf8561
@saadiqyuzuf8561 2 месяца назад
Arimaheen waan ku waTaa zhp qali
@QueenNajmita
@QueenNajmita 2 месяца назад
Team abeera one like 😊❤
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 2 месяца назад
Illahey dartii isoo booqo zxb chanalkeyga ❤😢
@bashkayare1235
@bashkayare1235 2 месяца назад
Arimahena lenged iyo labo lenged abera iyo tina faray salan iyo af oromo bad ku hadsah
@hamseomer5244
@hamseomer5244 2 месяца назад
Oran mad nooqtay arimaheena😂😂kan uuna walyaa
@user-zq4zb1co7i
@user-zq4zb1co7i 2 месяца назад
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ❤
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me 2 месяца назад
Rie live noosooduub
@abdiazizyousuf9633
@abdiazizyousuf9633 2 месяца назад
Wllhi opera inbadan igaqosliyay halyay lawayay🎉❤😊
@FaraAhmetAli
@FaraAhmetAli 2 месяца назад
Miss you tiin😢
@quenazuu6580
@quenazuu6580 2 месяца назад
Anaka real life camera aan rbnaa😂
@palwaan3355
@palwaan3355 2 месяца назад
hadalkan say wlhy mahan waa orom somali bartay camal😂
@Hinda_02
@Hinda_02 2 месяца назад
Team abeera one like 👍 😢
@Abunasiib
@Abunasiib 2 месяца назад
Arimaheena bro somalia joogo plz share out iisamey waa iga codsi bro 😢😢😢😢😢😢
@cabdinasir8631
@cabdinasir8631 2 месяца назад
Team Arimaheena one like 👍👍👍❤❤❤❤❤❤
@aishahillow5655
@aishahillow5655 2 месяца назад
I'm the first wooow❤🎉
@Mattancxm
@Mattancxm 2 месяца назад
Arimaheena afsomaligga adagthy tinaa wajogaa aberana wajogtaa 😂😂😊
@abdirahaambaarri8482
@abdirahaambaarri8482 2 месяца назад
Arimaheena waan ku salaaamey
@shariifabu-qw6vi
@shariifabu-qw6vi 2 месяца назад
Kkkk abeera legend welcome back
@user-hj5wy9qq9i
@user-hj5wy9qq9i 2 месяца назад
Legend's 🫡
@qoley6
@qoley6 2 месяца назад
Abeera soo dhowoow❤
@user-uq1sf5df3y
@user-uq1sf5df3y 2 месяца назад
Noo anaga afkan kuma hadalno from 🇩🇯 djibouti lkn oromada afsomaliga barta u hadlaya😂😂😂
@IdilHoussein-qq3xo
@IdilHoussein-qq3xo 2 месяца назад
Kulaaha Djiboutinkaga naya xisho 😏🤨🤔
@AbukarmaxamadAbukarmaxamad
@AbukarmaxamadAbukarmaxamad 2 месяца назад
Qufka ugu horeyo ayayn noqday manta
@user-vy3dp5rq1f
@user-vy3dp5rq1f 2 месяца назад
Real life😭😩
@user-gh1ht9hs3q
@user-gh1ht9hs3q Месяц назад
Scw scw scw ❤❤❤
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 2 месяца назад
Magac xumaanta eega (abeera) (tiina) subxaanallaaj
@11naa44
@11naa44 2 месяца назад
Arimaheena Sida oromada u hadleysa Tiina wey saxanthy
@AbukarmaxamadAbukarmaxamad
@AbukarmaxamadAbukarmaxamad 2 месяца назад
Hambalyo hambalyo wll abera
@QueenZapnaa-n6g
@QueenZapnaa-n6g 2 месяца назад
War dee xooga english dhex GaLi😂😂
@Safooya
@Safooya 2 месяца назад
Arimheena lafti nagaa cml aa u hadlosaa
@QaasimiNuurMaxamed
@QaasimiNuurMaxamed 2 месяца назад
Zxp 2mar reply ii soo gal we love zxp❤❤❤😊
@user-zg4cf7qr4v
@user-zg4cf7qr4v 2 месяца назад
Abeera Hampalyo Hampalyo 🎉
@HasbaGuirreh
@HasbaGuirreh 2 месяца назад
Djibouti 🇩🇯❤❤
@farhanomar8476
@farhanomar8476 2 месяца назад
TeaM arimaheena one like ❤
@SaabirCadeh10
@SaabirCadeh10 2 месяца назад
Qosal waaye wallah 😮😮
@samsamxasan-hl3nl
@samsamxasan-hl3nl 2 месяца назад
Asc arimaheena iyo abeera waaniisalaamay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-xy3zp5hy8x
@user-xy3zp5hy8x 2 месяца назад
Waxan naga dhaaf sxb❤❤❤
@Somali.fashion
@Somali.fashion 2 месяца назад
TEAM SAAMIYO ONE LIKE ❤😮
@MaxamedAxmed-gb3uw
@MaxamedAxmed-gb3uw 2 месяца назад
Arimaheenna waa ku taa sxb
@fartunibrahim9855
@fartunibrahim9855 2 месяца назад
Beercasaad kulahaa😂 shimee ree waqooyi noqotay arimaheena😂😂
@user-oy8bf7ky6z
@user-oy8bf7ky6z 2 месяца назад
Wah wah wah oromo camal uhadshy Aloreee
@user-tx1xe6ri9z
@user-tx1xe6ri9z 2 месяца назад
Wᴇʟᴄᴏᴍᴇ ʙᴀᴄᴋ ᴛɪɪɴᴀ ɪʏᴏ ᴀʙᴇᴇʀᴀ ᴄᴀᴅᴀ❤❤❤❤❤
@zeynimohamed
@zeynimohamed 2 месяца назад
Inaad Salaada Ilaa lineysid Balan Igaqaada please 🙏 😢 😭 🙂 ♥️ 😍 🙏 😊
@URCRISTIANO-v4f
@URCRISTIANO-v4f 2 месяца назад
ILAAHOW OGAADEN 🇬🇲 KALIYA JANADA GALI AAMIIN 🤲🏼
@user-sg8kv9to1k
@user-sg8kv9to1k 2 месяца назад
Abeero gedo miyu bilaawe se cml fundiisa inta fahmi karta wa yartahe😂
@abdirashidahmed3893
@abdirashidahmed3893 2 месяца назад
Abeera shikdaan xayasin u sameenesa wa yahud
@Abunasiib
@Abunasiib 2 месяца назад
Jwbtda suga insha allah sxb
@haniisthebest6157
@haniisthebest6157 2 месяца назад
Arimehena waa maxay calamari Starbucks kadambeya blur ayad sari lahyd hada ka bacdi iska saar
@MouhiyadinahmedOsman
@MouhiyadinahmedOsman 2 месяца назад
Abera abera waydo noqteay isaga😂🎉😮
@FardowsaAbdi-od4si
@FardowsaAbdi-od4si 2 месяца назад
Alla tiinayaa adiga waa icaweesa kulahaa😂😂😂😂
@user-rc8hz8oi6n
@user-rc8hz8oi6n 2 месяца назад
TEAM ARIMAHEENA LIKE
@Asli090
@Asli090 2 месяца назад
Sidan wxaa u hadla oramada baraty somaliga
@shahad2629
@shahad2629 2 месяца назад
😂😂😂😂😂 khatar aa utakhànaa khosolki aa iga dhamaaday
@naimoyusuf6245
@naimoyusuf6245 2 месяца назад
Arimahema you are so funny
@siciidfuaad4430
@siciidfuaad4430 2 месяца назад
scw
@user-ve4xj2yd8y
@user-ve4xj2yd8y 2 месяца назад
Arimaheena reply kamahayo
@ShapcaanAadan-wr6dg
@ShapcaanAadan-wr6dg 2 месяца назад
Kan saywalaahi maaha aremheena hhhh oromo waaye
@UmuMaajid-kb1qt
@UmuMaajid-kb1qt 2 месяца назад
Affkan aniga baan kuuhaaadlo
@Marwahassan-hb7dp
@Marwahassan-hb7dp 2 месяца назад
aar arimaheenaa warbadanaa😂😂
@user-hy3ez7de3v
@user-hy3ez7de3v 2 месяца назад
Wax aaka fahme majirto
@SuusuuCadey
@SuusuuCadey 2 месяца назад
Aniga markaste kudawada😂😂😂😂
@nuuroaxmed
@nuuroaxmed 2 месяца назад
Scw scw
@cayngal-eq4nt
@cayngal-eq4nt 2 месяца назад
😂😂😂 sidi oromada u hadlaysaa
@queenayush1463
@queenayush1463 2 месяца назад
Wll isoboqo plz tnx
@MuscabDunfires
@MuscabDunfires 2 месяца назад
Koko bule😂
@user-sg8kv9to1k
@user-sg8kv9to1k 2 месяца назад
Abeera cirku kujiraa😂
@AbdikaniAbtidoon-we9xt
@AbdikaniAbtidoon-we9xt 2 месяца назад
Arimahena yoww😂😂😂
@user-du3qd2wo3g
@user-du3qd2wo3g Месяц назад
Sadac
@unknownperson3532
@unknownperson3532 2 месяца назад
Missed that laugh
@alimahamoudali
@alimahamoudali 2 месяца назад
Qorbojoog maaha waa oromo af somali bartay 😂
@user-yo1nu1pi6u
@user-yo1nu1pi6u 2 месяца назад
Roob sanaa😊
@munaqalanjo4758
@munaqalanjo4758 2 месяца назад
Naagti waynayd ee caruuraha ku wareegi jirtay hada ka hor atirishiya badiya been ka sheegi jirtay ilmihi yare amiira waa naagti laaaday intay nagta leeeg ka baqday
@saadaqmohamed289
@saadaqmohamed289 2 месяца назад
Lgend Arimahena🫡👋
Далее
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
Linkin Park: FROM ZERO (Livestream)
1:03:46
Просмотров 7 млн
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,3 млн
ROUTINEKEYGA OO KOKO iyo AMIIRA COD SAARAY
15:42
Просмотров 1 млн
ASAD HAGIO Kaxanaajiyey Kana Farxiyey || PRANK + GIFT
15:36