Тёмный

Aniga Iyo Md Abdullahi Yusuf ayaa Isku Dagaalay Dalbashadii Ciidamada Ethiopia | Xildh Asha Abdalla. 

SSTV
Подписаться 486 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@khalifdahir9121
@khalifdahir9121 Год назад
I am shocked????Who knew all this was going on . Honestly this mom is LEGEND
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Год назад
Maansha Allah Gobsanaa Hablaha Harti😊
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Год назад
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Год назад
Gobsana Gadhaha Harti
@jaffar6668
@jaffar6668 Год назад
Queen 👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Год назад
Masha Allah Allaha Xafido Mamo Caasho Ahmed Cabdala 🙏🌹❤️❤️🌹Run Bey Ka Sheegtay Ethiopia siyaasadedu Is Ma Badasho Waligedna Waxey Aheed Cadawga Somalia?
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 Год назад
Manshallah manta aan bartay Asha. Waa qof qaali oo Soomalinimada ku weyn.
@mustafemohamed6513
@mustafemohamed6513 Год назад
caasha qabiil maaha
@titleinislington
@titleinislington Год назад
Mashallah first female prime minister aniga codkeyga waad heysata maamo..xisbigaada waan ka qeybgalidoona inshallah haddu ilaahay idmo e.g. Margaret thatcher iyadu oo gaal ah..maamo kheyr ilaahay ha ku siiyo. Codsi haddi aragtid Xisbiyaal markuu soo baxo mid la soo bax inshallah
@hibaali4311
@hibaali4311 Год назад
Caasha Axmed Abdullahi walalah waxbadan waan kutakeera ❤❤❤❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Год назад
Shacabka Soomaaleedoow Ogaada Ismacil Cumar Geele Waa Cadowga Shacabka soomaaliyeed😊 Soomaaleed Soomaaleed
@nalayeismail199
@nalayeismail199 Год назад
Mashaalah waa gabadh somaliyeed idinka hadaad qabyaalad ka hadashadaan aniga somalinimo aan ka hadalno Mashaalah ilaahey ha barakeeyo
@soulemanahmed9900
@soulemanahmed9900 5 месяцев назад
masha Allah gabadh gaariya
@nalayeismail199
@nalayeismail199 Год назад
Mashaalah mamo asho
@ayanahmed2735
@ayanahmed2735 Год назад
Maamocaasho. Waaxawotaakoo. Mashaa. Alaah🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@شيركوسس
@شيركوسس 5 месяцев назад
Masha allaah
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Год назад
The queen of all lair kadaaba
@mosparky2227
@mosparky2227 Год назад
Waa runteeda markii ay tiri baryahaan magaca muuse habaar beey qabaan ee wiil danbe yàa loo bixin😊. Afkaaga ka cesho islaanta.
@abha2476
@abha2476 Год назад
Cabdulaahi Yuusuf isma casilin ee waa lagu khasbay weliba asagoo transit ku ah Nairobi Airport .
@musecabdi1036
@musecabdi1036 Год назад
Al shabaab ma ah islaam
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Год назад
Nice to meet you my flasher
@rujaal
@rujaal Год назад
Waa Cajiib, Aadan Madoobe hadana Marlabaad ayuu afayaheenka Baarlamanka Somaaliya ku guuleystay, waa Nasiib darro, Somaliya Ilaahay baa Umaqan,
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Год назад
Cashi wa ii habar yar nolow habar yar viva bah gobo
@nalayeismail199
@nalayeismail199 Год назад
Waa laandheere gabadh laandheere ah
@mustafemohamed6513
@mustafemohamed6513 Год назад
caasha nolow waligaa insha allaah geesiyad somaaliyeed bad tahay
@nalayeismail199
@nalayeismail199 Год назад
Ala gabadha waxee ka hadeshey ey tiri ha keenina xabashi or Ethiopian
@kdejamoh6416
@kdejamoh6416 Год назад
Cabdulaahi yuusuf wuxu yiri war warsangiliyow igaqabta caasha waa qof wadaniyad laakiin yaa raba wadani
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl Год назад
Islaantan yari waa fariid Hore waxaan u maqli jirey majeerteen rag ma leh ee dumar bay leeyihiin
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Год назад
? Ma inkir santay mise wadan aqoon? Gabadhii ugu horeysay ee madax weyne issu so sharax xilli Somaliya ay aheed Xur Xur ah 60’s kii Xaawa Yarey 🇸🇴 barro wll
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 Год назад
For your own information naag maxay katahay ama tan ha ahaato Ama mid kale
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Год назад
Somaligi ugu horeyay ee xabashi somalia ku soo hogamiyay darood buu aha reerka ugu liita somali ugu xin wadarood kkk darood ado ah oo adoon ah oo xabashi iyo kenya ku guumaysato ayad faanaysa 1977 ki somali aday doonaysay in ay ku xoreyaan oo isaaq badanu u dhintay in ay ku xoreeyaan
@abdiselamsultan
@abdiselamsultan Год назад
Nio jaahil baa thy marba hadaad Dadkii somaliyed Ee walaalaha ahaa kala Qaadayso
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Год назад
Waa dad xabashi iyo kenya adoonsato oo la gumaysto oo hadana faanaya kkkk qaxoonti ku ah kenya oo faanaya
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 Год назад
😂😂😂wlee inaad fariid tahay
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Год назад
Waa mahadsantahay nuurow waa archive yada siyaasada caasha waxaan kaa codsanaysaa in aad waresiyo badan oo taariikhda 4.5ka iyo dhaagaraha gaalada iyo jawaasiista soomasliya ay u maleegayaan in aad ka wareysato dhibaatada sole loogu diiday maamulgoboleedyadka ee soomaaliland loogu khasbey iyo sababta 9xubnood ismaaciil baarlamaanka loogu darey iyo dhagara ismaaciil iyo soomaaliland sifiican uga wareyso
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Год назад
Faanbadanaa
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Год назад
Exactely
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 Год назад
SHIRKA WUXU AHA MADAXDI IGAD OO TODOBO DAL URURED AH.
@qasimboobe1049
@qasimboobe1049 Год назад
Tariikhdu benmashegto casha gull iyo gobanimo watariiq Lobahana vivo casho
@axmed-jamaalsh.saleebaan6127
Qabyaaladdu daaroodka ambiyo-na (nebi MUUSE) wey ku habaari
@musecabdi1036
@musecabdi1036 Год назад
Edo illaahay ka baq Al shabaab somali laand may sameen ee waa argagixiso
@yusufabdiismael5934
@yusufabdiismael5934 Год назад
gabadhani waxey u muuqataaa iney maskax fayow ku duugantahy
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 Год назад
Waxaa haday Somaaliy wax ku qaadan waydo waligeed wax ku fahmi mayso.
@MohamedSaid-pp3uw
@MohamedSaid-pp3uw Год назад
dumarka somaliyed waxa ay gartan ragga somaliyed ee siyasada nagu matalo ma garatan siyasad xumadooda aya wadanka halka dhigay
@nalayeismail199
@nalayeismail199 Год назад
Asha abdala waa qof muwaadin ah duli ayaa tihiin hadaad somali tihiin war somaliyey ma waxaa rabnaa somailinimo inaa raadino mise Inaan gadano dalka oo dabka aan saarano
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Год назад
Saado,Zakariye iyo mamadaan in ladilo ayuu melez rabay
@FaraH-dw7cb
@FaraH-dw7cb Год назад
m.a mamada waxbadn bay u so jogtay ogtahayna ❤
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Год назад
Tan qabyalad ba washay tuulooyinki afweyne gobolada uga dhigay bay ku faanaysa waa islaan qabyaladi washay
@axiddig5486
@axiddig5486 Год назад
Mr Nur warsi aad uwangsan tariikh badanina ku jirto ayuu ahaa. Marwo Ashi waa qof wadniyad ah oo wax amiinsan. Waxbdana qabtay lakiin kusoo noqo kudhee dhaqdhaqii siyasayadda ee aad dadka somaliyed ugu adagesay. Again Nur waad kumahadaan Tahay warsigan.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Год назад
Libaax goola dumarka soomaliyeed waa noolyihiin noolow
@lonely-1444
@lonely-1444 Год назад
Nijaasta doqmaha ah goormay futadii xabashida kasoo baxer ! Kkkk
@fartunosman3503
@fartunosman3503 9 месяцев назад
War dhiga meytid hbrtan salad cali jeela ayaa nool ha noolaato wareystey oo noo sheegey wax walbo
@Ciiltire20
@Ciiltire20 Год назад
Beenaalay ciise waxay dagaan gobalka awdal half ka mida bal sheeg 9 gobal ee daarood haysto
@GC21701
@GC21701 Год назад
Well done ina adeertay Kaalay goday beer iyo guri hala guu dhiso aadna libaaxad baatahee reetolkaa Axmaarada kaxoree
@welywelymjamal9731
@welywelymjamal9731 Год назад
Beenaaley ! Beenaaley !
@Ciiltire20
@Ciiltire20 Год назад
Habaar kugu dhac qumayo
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Год назад
Ethopianka darood ba soo geliyay oo ku aar goosanayay
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Год назад
😂😂HABAR QABXADA😂😂
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Год назад
Maxay tahay dhibaatada aad sheegayso hadaaba roob nooday ,hadaad gobolo badan haysatid joog cidna kaama haysto
@aliabdi5708
@aliabdi5708 Год назад
Umadaa beenta ka daa
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Год назад
Cashi malha wa nua ismciil
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Год назад
Noura ismciil
@ahmedcire9628
@ahmedcire9628 Год назад
Aisha sir darood bey fashilisa Tigree baa igu yiri hawiye waa argagixiso
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Год назад
Taasi sir miyaa
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Год назад
Axmed cire waxaad tahay kuwa dadka soomaaliyeed isku diro oo qabiilka ku qarabto dadka soomaliyeed waa dad wada dhashay shame on you 😢
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 Год назад
Adeer nacadal ku dhacadye islaantan doqonta gobolada cidnma uma bahaane 4.5 waligeed lagama baxayo nijaasayahye weyn daroodka dooneyzid ha ku dupeeyan
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Год назад
Caadi weye ilma melez afsomali haday barteen 😂😂😂😂
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Год назад
War anaga habaryaan asaasaqday oo cudurka qabyaaladu ku dilaacay maxaad nagala soodoontay cawaan yohow aan damiirka laheyn awalba CBB aan garaad laheyn ayaad aheyde
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 Год назад
Na iska aamus waxaa somali halka dhigay wa daaròd shisheeye kalakal
Далее
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
Просмотров 8 тыс.
🎙А НЕ СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🕺🏼
3:06:10