Тёмный

ANIGA IYO SAAMIYO WAXAN JOGNAA 20 TRAIN STATION MID KA MID AH NASOO HELA GAME ADAG 

KOKO BULLE
Подписаться 671 тыс.
Просмотров 199 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 578   
@jamiilaomerahmed
@jamiilaomerahmed 17 дней назад
Koko waa qof aad iyo Aad uqalbi wanaagsan Wax baratay Waa gabadh isku filan dhinac kasto marka la eego hadana waxaa udheer inay walaalkeed garabkiisa tahay midba midka kale uu u yahay baalal uu ku duulo gabadhaasi maxay uqalntaa markaa 1m iyo kabadan❤❤❤🎉🎉🎉
@MuhaMahamed-si9gg
@MuhaMahamed-si9gg 17 дней назад
Really wlhi baayoyyy❤😊
@feysalmaxamed9706
@feysalmaxamed9706 17 дней назад
Haa heey❤❤❤ koko bulle ❤❤❤❤I.a sanakan gudihiisa waa in aan qarsinaa 1m I.a
@fatimaabdrizakali4784
@fatimaabdrizakali4784 17 дней назад
Intaa dhihi lahaa baad tiri sister ❤ isku filan waaye koko m.a
@ZamzamAhmed-qq2fq
@ZamzamAhmed-qq2fq 17 дней назад
Ooxaa nga galay anagaa Waxay thy aydaa nafteda u ah ee
@jamiilaomerahmed
@jamiilaomerahmed 17 дней назад
@@ZamzamAhmed-qq2fq adigaba laguuma sheegin
@Eragatoo
@Eragatoo 17 дней назад
Wow game kan inta ku haysato like ii saara😊😂
@Qoraxdi-carartay
@Qoraxdi-carartay 17 дней назад
Gabdha kali asad kuso xigto malin walba wax cusub la imaada mashallah keep going queen❤
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 17 дней назад
Koko abyo wiilashan un ban kugu ogahay qofkle hanokeenin challengeyada sobadi shax khatara usameyso kaliya videoga boring ina kanoqdo kailali bes top wye you are intelligence girl ❤❤
@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf 17 дней назад
Koko bulle jilinkedu 100%aha masha allah koko kartibadaneyy❤
@farduuzaqueen1955
@farduuzaqueen1955 17 дней назад
Koko qurux badan jiliinkaga top uu ahaa wlh 😂😂😂 saa idna waa u qurxon thy m.a
@quanrihana1626
@quanrihana1626 17 дней назад
waa sax😂❤
@Eragatoo
@Eragatoo 17 дней назад
Waad haysaaa ❤😂
@feysalmaxamed9706
@feysalmaxamed9706 17 дней назад
Haa heey ❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 17 дней назад
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ.(بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ ) اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ❤❤❤❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️
@EXWaardiye123-xb4gl
@EXWaardiye123-xb4gl 17 дней назад
Masha allah
@user-lb8xl5nw5v
@user-lb8xl5nw5v 17 дней назад
❤❤❤
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 17 дней назад
Sadaqa Allah Alcadeem
@MaryanYasin-r9o
@MaryanYasin-r9o 16 дней назад
❤❤
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 17 дней назад
Koko bulle wax jilinkaada caadi ma ahn guleyso weligaa abaayo fiidiyowga asad soo fiiriyay
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 17 дней назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️🫵
@qusamar9911
@qusamar9911 17 дней назад
Sallallaahuca leywabsallam
@user-kx9rj2yw2h
@user-kx9rj2yw2h 17 дней назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@user-mi5fo9rz4h
@user-mi5fo9rz4h 6 дней назад
Asc
@Nadia..mohamed655
@Nadia..mohamed655 17 дней назад
Koko ina kula hadla rabaa sbbto ah anigoo kula kulme marar badan ku riyoode abayo waxas aan ku riyoodana mahan wax kle wan ku jeclahay walashe iga wayn okle ❤
@asmaadan5830
@asmaadan5830 17 дней назад
Koko qurux badan keep going mar walibo garabkaga nahy team koko let’s goo 700k ina Adeer guuleyso ❤❤❤
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 17 дней назад
Ayyyyy Kokodeena Wlhi Saan ku Jeclahay Leee 😢🎉❤
@XalimoMxmd
@XalimoMxmd 17 дней назад
Kooko bulle one like ❤❤ waxaan rajeynaa 1 week 700k insha allah❤
@AmuuniAhmett-cr8wk
@AmuuniAhmett-cr8wk 17 дней назад
KOKO THANK U ABAAYO adi iyo teamkaaga vesioga waa kahelne waana kuenjoye gareene m.a noo soo Badi 😂😂😂❤
@zashachannel
@zashachannel 17 дней назад
😂😂😂
@Salmish-jb4se
@Salmish-jb4se 17 дней назад
😅😅😅
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 17 дней назад
Sasan idinka raba team halistah hasocoto hayshsho wan idin wata koko video san camal sobadi cawa videoga waxba lagama qabankro❤❤❤
@amiiraxamuudi4593
@amiiraxamuudi4593 17 дней назад
She's little girl strong girl talent girl confidence girl intelligent girl intaas dhan inad isku heshay is not easy Masha allah hppti Team koko one like❤
@Ashraf22-p3m
@Ashraf22-p3m 17 дней назад
Ilaa goormee kacarareesaa saliga nabiga scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kx9rj2yw2h
@user-kx9rj2yw2h 17 дней назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤
@Hana..sheeko
@Hana..sheeko 17 дней назад
Koko iskajir sundus iyo amiiro inaad ulaabatid because wa naago camal nin ah oo kle lahayn marka routine kada sooduub kiki ladan samia asad arimaheena intaas ka agdhawoow muqalo lasameyso keepgoing
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741 17 дней назад
Amira sundus maxee qabaan
@user-dj3lg7tt8z
@user-dj3lg7tt8z 17 дней назад
I agreed 🤝
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 17 дней назад
Dhaman gabdhaha teamka waa dad isku wada kalsoon saa ha oran wllo teamkaan walaaltinimo ayaa kawada dhaxayso wiil walaa gabar
@Taliso269
@Taliso269 17 дней назад
I agree dadki dhahay amira iyo zunduz bey views ku hesha la,antod cidna ma daawado hadalkas ficilkisa laga raba😂 6das wiil garabkeda joga kabadan iyo teamka Intisa kale
@hindiyomisdhaf-fv3sx
@hindiyomisdhaf-fv3sx 17 дней назад
Jilinkeeda caaw waaka naxey wlhi manabqabta😢❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 17 дней назад
Team koko one like 👍
@ahmedabdiali550
@ahmedabdiali550 17 дней назад
Saamidayda
@SabnaaSaxardiid
@SabnaaSaxardiid 17 дней назад
Koko xqiiqda wax thy gabadha keliya aan ku dydo waxbarshada kartidada cod karnimadada wax waxkasta marka waxa rajeenya in aad argtid comment marna kulno l.a wlasheyy waxa ku rajeenya horomar fiicn io mustaqbla wanaagsn l.a qlbiyeyyy habeenka keliya oo aad soo gelin vedio ciil baa iqabta wa ku jeclhy wlasheyyy saaid❤🎉
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 17 дней назад
ONLY TEAM HALISTA ONE LIKE 🫶🫡🫡
@MaxamedCabdisalan-up3cd
@MaxamedCabdisalan-up3cd 17 дней назад
Abareera miyaa❤❤❤
@AsmaMahamed-nm5pf
@AsmaMahamed-nm5pf 16 дней назад
Team maxaka reby ❤ bro
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 17 дней назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤
@user-kx9rj2yw2h
@user-kx9rj2yw2h 17 дней назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@amuunqalpi1394
@amuunqalpi1394 17 дней назад
Anku salino 😢 nabigena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😢
@sihamnita
@sihamnita 17 дней назад
Scw
@user-kx9rj2yw2h
@user-kx9rj2yw2h 17 дней назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@user-kx9rj2yw2h
@user-kx9rj2yw2h 17 дней назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@MalyunEdo
@MalyunEdo 17 дней назад
Scw
@Cabiirmaxamuud
@Cabiirmaxamuud 17 дней назад
Koko abyo asad hagio barnamijyada lasoo sameey ok waan uxiisnee❤
@ciisedheere6555
@ciisedheere6555 17 дней назад
Barnaamij Horar ah ayee la sameysay ee Kasoo Daawo Ciwaanka Asad
@Xamuuda
@Xamuuda 17 дней назад
Team Halista adunkan idinku jeclhy wlhi waligen ha kala tagina deeqow iyo beza is not easy😂❤game kaas dhumashowgane so badi isha allah abayo
@fatxixasan3534
@fatxixasan3534 17 дней назад
Barnamijkan inta kaheshay noso badi koko🎉❤❤❤
@SafaAli-dc6bz
@SafaAli-dc6bz 17 дней назад
Wlhi qatar wye soo badi abyo toodka kle wilasha hadhuun tan adi iyo samiyo soo radiya ❤
@user-xh7iv7cn7z
@user-xh7iv7cn7z 17 дней назад
Team koko vedio like ha ilobin pls pls
@Haadichannel1
@Haadichannel1 17 дней назад
Koko jaliinka waa kufiicantahy
@Eragatoo
@Eragatoo 17 дней назад
Woow kokoooo deyda hadda kadib saan iskaga soo dhis video ka 700k comin soon🫶😍❤
@ameyra1
@ameyra1 17 дней назад
Cawa intii sugeyse kooko iyo amiiro iney kulmaan😢😭😭
@user-tg3ss2ti6y
@user-tg3ss2ti6y 17 дней назад
Kokoyey sida loodhahy team halista ragaan waad kadhamaan ladahay bee team kada dhex gal ladan kiki asad samia armaan arimaheena iamk wax lasoo duub sido kle routine kada noso duub fadhiga kakac tnkle sundus iyo amiro ha ulaban wa nago bila talented ah oo niman kuwaalan ee sidan kuso shegay same abayo
@qaalixasan9919
@qaalixasan9919 17 дней назад
Ala war jecli badanida 😳
@FilzanMahamed
@FilzanMahamed 17 дней назад
Ayy team halizta markaano kle saa nii jeclahy❤❤❤😂kokodena noosoo badi qalbiyy❤❤
@user-kx9rj2yw2h
@user-kx9rj2yw2h 17 дней назад
😅😅
@Asad-Haagio
@Asad-Haagio 17 дней назад
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 17 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kx9rj2yw2h
@user-kx9rj2yw2h 17 дней назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@AminaAwil
@AminaAwil 17 дней назад
Waaw.Caawa muuqaalku aadbuu ushidanyahy.koko nooso badi waanu kahelnee❤❤❤
@amuunqalpi1394
@amuunqalpi1394 17 дней назад
Fast team kooko bulle one like please ❤🎉🎉
@AmiinxasanXassn
@AmiinxasanXassn 17 дней назад
Koko wilashan kahar kiki ladan asad Samia arimaheena wax lasoo duub ama routine kaada noso duub bls bls bls amiiro iyo sundus ha ulaaban waa naago bilaa camal ah oo niman uun daba socdaan 14jiro ayaa kawaaloyin
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 17 дней назад
Masha"Allah 😂❤ Beautiful ❤❤❤ Allaha Idiin Amaansado Adi & Samiyadeenna❤❤❤🎉🎉🎉🎉🤲🤲🤲☝️🇸🇴🇸🇴💙🇱🇷🇱🇷🇱🇷
@djibouti8484-y8g
@djibouti8484-y8g 17 дней назад
Plz koko 1M kuyacaaa ❤❤❤❤
@Hana..sheeko
@Hana..sheeko 17 дней назад
Kowsareyy wilashan ba kugu dhibsaday walahi maalin wilasha wax laduub maalina kiki ladan armaan asad nookeen adiga arkesid result ga uu samendono janalkaga 😢😢🫡🫡
@simranshariifibraahim8728
@simranshariifibraahim8728 17 дней назад
U sheeg yqy gabadhena 😂
@zashachannel
@zashachannel 17 дней назад
Waligey game noocaana somali kuma arag cadaanka naga bareejeeseen soo badi😮❤
@AbshiroNuur-hp4qg
@AbshiroNuur-hp4qg 17 дней назад
Koko asad wuxu so dhigay mxa waye waka naxay😢alxm❤🎉
@cabdicasiscaligeedicaligee9609
@cabdicasiscaligeedicaligee9609 17 дней назад
Talent wakana lugaha oo laisku xoqo talent ma ahan koko is best
@hannymoha8565
@hannymoha8565 17 дней назад
Meelaha luugluugyada madan kusosamee plz ❤ part 2 plz koko love🎉❤
@zeynabahmed8233
@zeynabahmed8233 17 дней назад
Koko wan ku salamay apayo gbdh aan taagero aya thy plz hadaa jaanis heshid noso duub vlog meelaha ugu shidan Malaysia 🇲🇾 iyo kuwa cabsi cabsiga ah beryahan waa ka caajizan thy RU-vid ka😩 🙏 🙏
@user-qf9tf4nj4y
@user-qf9tf4nj4y 17 дней назад
Koko qurux badaneeey hore u soco qaali❤🎉
@user-ud3kj3fi3s
@user-ud3kj3fi3s 17 дней назад
Kokoh quruxeey walahi waxaatehe gabar perfect 🥰💞 oolagaari karin mashalah kuleeyahay queens game kaana waakahelneh nosopadiya kokoye asad meshisa walahi sidaa dhulka iskugu turteh igagadanba anih❤❤❤❤
@yahyeajab8841
@yahyeajab8841 17 дней назад
inta koko videowyadeda anan Dhaafin😂🎉
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 17 дней назад
Wlhii koooko cadi mathid gulyso qalpi saa ugu frxay hormarwcn byo mohamud bulle kuguma qasarin waxyalo layableh klehna wan sugynaaa team halistaaaa ❤🎉😢
@user-kx9rj2yw2h
@user-kx9rj2yw2h 17 дней назад
🔥🔥
@sundusomar-jd1pj
@sundusomar-jd1pj 17 дней назад
Sundus ayanle horta talent mey yelato mxey ciiyal ciiyal ugudhaqanta koko iyo samia camal mey noqoto 😮
@DowsaDayib
@DowsaDayib 17 дней назад
Byo gabdho kadhac waxas ceeb wye wlsha cml waye🥺
@KayseYuusuf-qs9jm
@KayseYuusuf-qs9jm 17 дней назад
Naade shaqo laan baa ku haysa mxaa kaa glu😅
@RoodoMohamedAli
@RoodoMohamedAli 17 дней назад
Gabdho noga lexo wll😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 17 дней назад
Haku wasto sundus walaca nagalatag 😂😂😂
@user-tp4ou4jq5k
@user-tp4ou4jq5k 17 дней назад
Maku ciishay dhaqbooy
@Gooni_socod
@Gooni_socod 17 дней назад
Waxa arkayay beryahan dad leh koko viewski baa kuyaraaday ee dawada horta koko ayada isu geysay inuu views ka kuyaraado waayo wiilashan oo bila talent bey keynta oo iska qoslya uun runta ficane tnkle samia kiki ladan asad armaan mey muqalo lasoo sameyso waliba muqalo xamaasad leh amiiro iyo sundus waxba ma uga baahnaaneeso walahi 🙂🙂🙂
@simranshariifibraahim8728
@simranshariifibraahim8728 17 дней назад
Alla wankugu racsanahay xoga challenge funny ka maqan kaliya wiilasha cadnan yu naga harin kaliya haku darto saamiya ladan cidi kiki asad arman haben inay muqalo kala nuc dad kala duwan inay kento cml Dadked jecla wey haysta
@user-pb8vh9ms2f
@user-pb8vh9ms2f 16 дней назад
Wiilashan lkn wee fcn yihiin
@SalmaAdan-us4gf
@SalmaAdan-us4gf 17 дней назад
Kusali nabigeena muxamed scw scw❤
@zahraqueen1760
@zahraqueen1760 17 дней назад
Team halista 6 king 👑 2 queen 👑 ❤
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 17 дней назад
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
@HAMZECABIDLAAHICOMCabidaalhi
@HAMZECABIDLAAHICOMCabidaalhi 17 дней назад
Wow game kan Amazing 👏 wallhi soo badiya
@queenayush1463
@queenayush1463 17 дней назад
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo wll isboqo
@pedraawil6413
@pedraawil6413 17 дней назад
Malin Kasta Iyo Challenge Cusub Wow🎉😮
@ShamsoShiiqcali
@ShamsoShiiqcali 17 дней назад
Kusaliye nabegeena muxamed scw nowadays kaliye nariie korkiisa haahaatee
@somaliyameni202
@somaliyameni202 17 дней назад
Koko nd samia one love ❤❤❤
@Dheelitira-ej3lt
@Dheelitira-ej3lt 17 дней назад
Game kii abid ugu shidnaa waaye flim mission camalan ufiirsanayey hogaamiyaha kooxda cadnaan siduu ugusoo baxay khatar waye wlhi iyo sida la isku hagayan ka helay noo soo badi koko abaayo🥰🥰🥰🥰🥰
@maandeeq2121
@maandeeq2121 17 дней назад
Team halista is not easy ❤
@user-hg2fr8ux3y
@user-hg2fr8ux3y 17 дней назад
Kookadeyda caashaqa Les gooooGuys 700Comin soon♥️
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 17 дней назад
Koko aan dawado wlhi blhi wa hore igu danbeysay intey wilashan la socoty manta tiktok ku arky in veiw keda hoos udhacay wlhi blhi wa jeclehee maqan ani old team 27 rabaa ila ooya plz😢😢😢😢😢
@RamlaAbdirashid-ob9cs
@RamlaAbdirashid-ob9cs 17 дней назад
Same 😢
@unknownchick31
@unknownchick31 17 дней назад
Waxba lagama qaban karo team Halista❤
@user-kx9rj2yw2h
@user-kx9rj2yw2h 17 дней назад
Koko bulle jiliin kaga 💯💯💯🔥
@user-qb9dp5py9w
@user-qb9dp5py9w 17 дней назад
Dad aan ogay kulaha koko bilaa views yaa u sheega inay ythy abaaha views
@RaaxoRaaxoruun
@RaaxoRaaxoruun 17 дней назад
Haa maa atagtay wayba iga yaabiyeen
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 17 дней назад
Koko hada ka dib bananka kuso sameya gameyasha 😂
@nimcohersi9246
@nimcohersi9246 17 дней назад
M.a intelegent girl❤️koko bulle👸🏽
@user-yf8rn3iu9g
@user-yf8rn3iu9g 17 дней назад
Alaa Koko ku jeceliyaa funny baa thy
@Xidigolifestyle
@Xidigolifestyle 17 дней назад
Xiiso ayuu leeyahay challenge kan, lkin time isku qabta, 45mins inay idinku soo helaan camal
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 17 дней назад
Wakanaa game ka ay iigu baxdo mY Team keeP Going😅❤️❤️❤️
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 17 дней назад
koko wax yar baaa uug hadhy wlhi 7000k plse inty bishi dhamaaan han gaadhsiino plse
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 17 дней назад
NAAGTA LAGU WADA NAXSANYAHAY QUEEN 👸 KOKO WAAN KUWATAA ANI GAR IYO GARDARABA XPPTI. HORAY USOCO WALIGAAA NO HOOS
@Rayaan277
@Rayaan277 17 дней назад
Kusaliya nabigena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 17 дней назад
Team koooko lesgoo plz bisha inteysan dhamaan koooko qalpi mrwalpo kuduceya qalpi wxkudhiba alle kuma tuso krti bdan babi wxyalo klo waliyana wan ksugyna ina bulle abe kuguma qasarin iyo rerkga adoo cidna isku dhajin hormarkaa garte ❤🎉😢
@user-ov9nu2jy9j
@user-ov9nu2jy9j 17 дней назад
Koko 700k hala garsiyo hala Shere gareyo
@ahmedabdiali550
@ahmedabdiali550 17 дней назад
Tem koko and Tem samia
@SucaadoTahliil
@SucaadoTahliil 17 дней назад
Team halista ❤samia iyo koko ❤ookaliya ayaa utalin karo❤landheranimo❤❤❤❤my team halista
@sagalahmed9900
@sagalahmed9900 17 дней назад
First ine person lpe i cimamad dee
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 17 дней назад
Team hlizta wa idin tganhy guleysta ❤✊
@Videos-S-o
@Videos-S-o 17 дней назад
Train ka security giisa wuu adag yahay alfa ninka police ka ma eesan eheen in oo weediiyo ee iska daaya Malaysia sharcigeeda waa adag yahay idinka na hakudheelina qeer badan❤❤
@ZaynabAbdii
@ZaynabAbdii 17 дней назад
Team koko team samiyo team team halista team sundsu tea amiiro ❤❤❤ koko700k aan gaarsiino🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Asmaasheeko
@Asmaasheeko 17 дней назад
Koko wAn Ku jeclahay ❤
@SagalQaasim
@SagalQaasim 17 дней назад
Waaaw In lasoo badiyo inta rapto like
@user-dc2gj9dn8r
@user-dc2gj9dn8r 17 дней назад
Koko iyo xasano jiliin kiina caadi ma ahan Wallaahi Maasha allaah ❤ RU-vidka asad hagio aan kasoo fiirsaday❤❤❤❤
@LuleytiiAdan
@LuleytiiAdan 17 дней назад
First person ahy😮
@Indhouroonwellness
@Indhouroonwellness 17 дней назад
Team kok ila socda, astamaha #cafimadka aan so daya. ❤❤
@XamseCaraale
@XamseCaraale 17 дней назад
Wlhi It's a wonderful sight Koko isn't easy Horay usoco wlshy
@caaishaxuseen5479
@caaishaxuseen5479 17 дней назад
Koko hadaay marki biyaha lagugu tuuray wan naxay io marka madaxa wax lagag dhftay inee jiliin thy xitaa wan ilaway😂
@naadiyaibra8017
@naadiyaibra8017 17 дней назад
Haa barmajiyo sidaan oo kle soo badi,mar walbo fikrado kala duban keen, team koko one like❤
@SudaCaliisxaag
@SudaCaliisxaag 17 дней назад
Koko love you❤ qofka uku horeeya
@AaminaCismaan-zx4kn
@AaminaCismaan-zx4kn 17 дней назад
Teame kan waa ku haystaa wllhi hore usocda❤❤
@user-bh7be5fv4i
@user-bh7be5fv4i 17 дней назад
ilove you team halista❤❤
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 17 дней назад
So badiya game kan Part 2 Rabnaa
@miskimowlid2319
@miskimowlid2319 17 дней назад
Inta u xiistay koko iyo amiira cayda cumeer inay wax isla ducaan like saar
@bintuubax2992
@bintuubax2992 17 дней назад
ANI KOW KA AHAY❤
@Atazha__turux
@Atazha__turux 17 дней назад
Firstt mar wlpa😂💋
@Cabdirxmantayga-mi8xl
@Cabdirxmantayga-mi8xl 17 дней назад
Jah waaxa teama wn idin wata dhamaantiib❤😊
@user-yl8lm6uh6q
@user-yl8lm6uh6q 17 дней назад
Keep going walashei❤
@NawalFarahali
@NawalFarahali 17 дней назад
Muqaalkii ugu shidnaa waaye koko❤
Далее
DEEQOW OO XUKUMO ADAG IGU SOO XUJEESTE QOSOLKA ADUUNKA
14:50
12 June 2024
9:22
Просмотров 14 тыс.
WILASHA AAN ISKU BALAMIYE GAME ADAG IN/OUT
12:32
Просмотров 97 тыс.