Тёмный

ANIGO XANUUNSAN AYEY HOWSHA IGA CAAWISAY NAADIA YARIISEY 🥹 RAMADAN ROUTINE DAY 8 

Adna Henna
Подписаться 636 тыс.
Просмотров 58 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@AdnaHenna
@AdnaHenna 3 месяца назад
Soo daawo vediogan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-4twweNGZaEc.htmlsi=ZVdi1jj92ovvqZeZ
@Hafsoccasiis
@Hafsoccasiis 3 месяца назад
Hooyo marwlbe hooyo weye xanuun uma jiifato 😢ilahy janada haidin gee geeyo ❤❤
@zamzamhassan8913
@zamzamhassan8913 3 месяца назад
Quran aqriso abayo Allahana kuxifdiyo ❤
@samurayusufabdirahman9993
@samurayusufabdirahman9993 3 месяца назад
Allahu cafiyo abayo Quraan isasaar gurigane ku aqri quraan il bini aadan waye
@abdaleabshir6786
@abdaleabshir6786 3 месяца назад
Adna baye ilaahay haku caafiyo amiin
@CawojaamacwarsameCawojaa-ie2pe
@CawojaamacwarsameCawojaa-ie2pe 3 месяца назад
Our Queen 👸🏻 adna The best gril somali youtuber❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 месяца назад
ADNA. CADEY. ILAAH. KUCAAFIYO. DEG DEG ABAAYO. HOESHA. KUGU. BADATEY❤❤❤
@AdnaHenna
@AdnaHenna 3 месяца назад
Aamin apyo
@HabibaYussuf-on8dn
@HabibaYussuf-on8dn 3 месяца назад
600k coming soon Inshallha 🎉🎉🎉🎉
@SabirinSicid-mn6yg
@SabirinSicid-mn6yg 3 месяца назад
Alah ku daayo m.a gabar yaraan magasho ❤❤❤❤
@fply3303
@fply3303 3 месяца назад
Allah haku cafiyo adan cafimad tame insha allah
@jamilaaliahmadtv1814ll
@jamilaaliahmadtv1814ll 3 месяца назад
Mashaallah nadia
@farduusdahirwarsame-dx1zm
@farduusdahirwarsame-dx1zm 3 месяца назад
Mashaa Allah
@Khadiijo35
@Khadiijo35 3 месяца назад
Adna abyo ilaahay haku caafiyo amiin dheyx
@rayaanahmed
@rayaanahmed 3 месяца назад
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 3 месяца назад
Wcs masha allah illhy hku desto nadia yrisey so barbr hbo mcn adno subxi guriga baqra ku shid hbenkina Sidokle insha allah cfimad ku rjeynaa akhwan ❤
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 3 месяца назад
Masha Allah Ramadan Mubarak 🌙 Adna Cadeey Abayo Allah ku Caafiyo Allah Idin Barakeeyo Adiga & Family ka Oo Dhan ba !! ❤️💯🫡✊✅
@Farxadii
@Farxadii 3 месяца назад
Alla haku cafiyo sis dadka qaar masha Allah ma dhahan quran isku aqri ❤❤😢
@najmaarashid8998
@najmaarashid8998 3 месяца назад
Allaha Ku caafiyo xbbti hawshii aan ogeynaa qabate Masha Allah naadiya yariiseey allaha xifdiyo
@zahroabuukar8585
@zahroabuukar8585 3 месяца назад
Allah ha ku caafiyo
@user-ou2kd1if9m
@user-ou2kd1if9m 3 месяца назад
Allaah haku caafiyo abaayo ❤❤❤
@hodandahir8111
@hodandahir8111 3 месяца назад
Gacanta ilahay ha ku barkayo
@musaymoabdi8509
@musaymoabdi8509 3 месяца назад
Masha Allah adna 1m io 600k bacdal ramadal ina uwada dabal dagta ku rajayn❤
@nimcohabi6756
@nimcohabi6756 3 месяца назад
Mnshlh alle gacanta hakuu barakeyo
@user-yn3qo6bs9g
@user-yn3qo6bs9g 3 месяца назад
Allah ku caafiyo wllshy Adna
@zahraahmed9702
@zahraahmed9702 3 месяца назад
Allaha ku cafiyo ❤
@JackCaddnan
@JackCaddnan 3 месяца назад
Masha allah
@user-lf1gd6qg2b
@user-lf1gd6qg2b 3 месяца назад
Boqrodeena ilaahay haku caafiyo Caafimaad dheer iyo cimri alaah haku siiyo hooyadadeeena❤❤❤
@hamad6297
@hamad6297 3 месяца назад
Masha allah tabarak raxaman wllo illah haku dayo illah ha kula kuriyo
@user-sc3oz3bs4u
@user-sc3oz3bs4u 3 месяца назад
Adna qurux wllsheyy mcn abayo hoyokasto nocale waye ilhy hakucafiyo❤❤❤❤❤❤
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 3 месяца назад
Illaahay hakuixafido ❤
@user-vh8fe8oj2f
@user-vh8fe8oj2f 3 месяца назад
Ilaahay haku caafiyo abaayo
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 3 месяца назад
Awladada si fcn u tarbiyaysay adnooy ManshaAllah
@user-jx4vv3ey7t
@user-jx4vv3ey7t 3 месяца назад
Allah ku cafiyo abayo
@hamzahoyoo7702
@hamzahoyoo7702 3 месяца назад
Illahay ha ku cafiyo inchallah wall ❤❤
@user-lr1bh2nu8y
@user-lr1bh2nu8y 3 месяца назад
M.a adna alha cafiyo
@user-hb4ym7mj5l
@user-hb4ym7mj5l 3 месяца назад
Mashallh abayo illhay hakudeysto ❤❤
@user-in8cr7if4j
@user-in8cr7if4j 3 месяца назад
Alle ha cafiyo adna🤲😭
@user-zm4gp2hm1q
@user-zm4gp2hm1q 3 месяца назад
Allah caafimaad taama hakusiiyo adnay❤❤
@fofoomer7557
@fofoomer7557 3 месяца назад
MashaAllah ❤
@fahmomohammed2262
@fahmomohammed2262 3 месяца назад
Ilaahay haku caafiyi abayo🤲
@user-cx2ey1kb9h
@user-cx2ey1kb9h 3 месяца назад
Allah hakuu caafiyo inshallah
@user-fv1rd6hr7q
@user-fv1rd6hr7q 3 месяца назад
Allah ku càafiyo mcanto ❤
@Anisacisaam
@Anisacisaam 3 месяца назад
Ilaahey haku cafiyo walashey
@user-il5kh2lz5b
@user-il5kh2lz5b 3 месяца назад
Adna abaayo Allaah haku caafiyo
@Samiyitamouse7
@Samiyitamouse7 3 месяца назад
Mashllah alle ha xifdiyo naadia alle ha kushafiyo wllshey adna 👏🏻
@XaawocabdirisaqMaxamed
@XaawocabdirisaqMaxamed 3 месяца назад
Ilaahay ha ku caafiyo wllshy adna gaari dumarey insha allh ❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 месяца назад
Maasha allaha ❤
@Faadumofilsan1991
@Faadumofilsan1991 3 месяца назад
Allah hakuu xafido ilmahaga amiin adana allah haku caafiyo amiin ❤❤❤
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 3 месяца назад
Abaayo adno jibsda sdan u tagan
@user-xl7dv9ep1j
@user-xl7dv9ep1j 3 месяца назад
Alle haku cafiyo
@user-wi3ol3fh8m
@user-wi3ol3fh8m 3 месяца назад
Adno abyo Allah ku caafiyo ❤
@AaminoAli-os7hu
@AaminoAli-os7hu 3 месяца назад
Adano mcny allh inokacafiyo
@hibayusuf8945
@hibayusuf8945 3 месяца назад
ماشاءالله
@user-dt3ou4qw3q
@user-dt3ou4qw3q 3 месяца назад
Ale haku caafiyo aboyo
@roodoarab6684
@roodoarab6684 3 месяца назад
Alaha ku caafiyo wll
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 3 месяца назад
Adna howsha xly casumad aheyd ku dashay Allah ku cafiyo hooyo marwalba waa hooyo xanuun ma ujifato
@user-ei5wl4wz2o
@user-ei5wl4wz2o 3 месяца назад
Alaha hakucafiyo ❤ Abayo
@user-qb5px6ho1x
@user-qb5px6ho1x 3 месяца назад
Ilhy ha kuu Daayo Oo Ha kuu xafido ilmahaga abyo ☝️🥺
@user-sf3oh9lm4e
@user-sf3oh9lm4e 3 месяца назад
Alle ha ku caafiyo wllo❤❤❤❤
@cabiirmohamoud6455
@cabiirmohamoud6455 3 месяца назад
Isha waa yae abaayo dharka guri ayaad raga ku hur taagneed alaal ku caafiyo abayo❤❤❤
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 3 месяца назад
Allaah ku caafiyo abaayo ❤🎉❤
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 3 месяца назад
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.
@faadumocali1544
@faadumocali1544 3 месяца назад
Allh haku caafiyo abayo shaqada k badatay
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 3 месяца назад
Allha ku caafiyo tankale abayo quraan isa saar
@abdinasirhassan8182
@abdinasirhassan8182 3 месяца назад
Caafimaad sariic insha allah
@AaminaJaamac-iz5ue
@AaminaJaamac-iz5ue 3 месяца назад
Ilaahay caafimaad taam ah haku siiyo abyo mcnto😢
@user-hm4ji4iz6n
@user-hm4ji4iz6n 3 месяца назад
Alle haku caafiyo abyo fadma away
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshaallah naadiya yarisay ❤❤❤
@user-ch7wb1xq1s
@user-ch7wb1xq1s 3 месяца назад
Labasantahura inshaallh Adna hena🤲🤲🤲
@hamdiibrahimadam2471
@hamdiibrahimadam2471 3 месяца назад
Alha ku caafiyo
@Mariyamohamed2023
@Mariyamohamed2023 3 месяца назад
Gabadh waa hooyadeed 👩‍👧❤🥰😍
@amiira2317
@amiira2317 3 месяца назад
Scw❤
@fahmaalii
@fahmaalii 3 месяца назад
Asc abaayo inasha allaah illaahay Haa ku cafiyo ameen balse hospital kaa aad ❤
@SunishCadey
@SunishCadey 3 месяца назад
Ilahey haku cafiyo abaayo qali 😢😢
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 3 месяца назад
Sorry abayo illahey haku cafiyo inshaAllah ❤❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 3 месяца назад
Aleh haku caafiyo adna 😢
@maxamedamiin-rv9hr
@maxamedamiin-rv9hr 3 месяца назад
10/10 adna abayo qaraha waxa loo jacel yhy ramadaanka nafta ayaa u baahsn jirka dhan ayaa ku qaboobayo masha allah ilovr qare hhhhhh
@user-fv7jq6xp9e
@user-fv7jq6xp9e 3 месяца назад
Allah Haku cafiyo 😢
@HoodoAbdirisaaq
@HoodoAbdirisaaq 3 месяца назад
Adna henna m.a family❤❤🎉🎉🎉🎉
@SabirinSicid-mn6yg
@SabirinSicid-mn6yg 3 месяца назад
😢alah ku caafiyo aqwanten
@Samrosimin
@Samrosimin 3 месяца назад
Adno ilahy hano kacafiyo macnto😢 nadiyo yar ne ilahy haku dayo.garab kaga waye😊😊🎉❤😊😊
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 3 месяца назад
Hooyo mar walbo hoyo lee waye alaha ku cafiyo abaayo hadad carur dhashay maba xanunsaneysid qasab waye inaa kacdid inshaa alah nala koriyo caruurta
@NaftaUroon-ui1if
@NaftaUroon-ui1if 3 месяца назад
😊😊
@user-wy4ve6zt3x
@user-wy4ve6zt3x 3 месяца назад
M.a alaha kuu deysto❤
@hafsacawil1611
@hafsacawil1611 3 месяца назад
Abaayo walalaha maxay midi kuu caawin wayday hawshaa kugu badan ilaahy haku caafiyo
@maxamedabdiqadiraamiin5194
@maxamedabdiqadiraamiin5194 3 месяца назад
❤❤❤
@user-ti3yg1im8v
@user-ti3yg1im8v 3 месяца назад
M a my family
@RooneyYuusuf
@RooneyYuusuf 3 месяца назад
Sidookale gurigeena xita saas waaye adno ❤🎉😂
@Aliza.Mahamed
@Aliza.Mahamed 3 месяца назад
M.a😢❤
@Zuaath7309
@Zuaath7309 3 месяца назад
Ma
@user-cx2ey1kb9h
@user-cx2ey1kb9h 3 месяца назад
Xbbti adna bocorka maxa lagu cunaa
@seynabcali5760
@seynabcali5760 3 месяца назад
1000+10000
@Leylo266
@Leylo266 3 месяца назад
Adnooy dhar ciid rabaa😢😅
@MalizaEssay
@MalizaEssay 3 месяца назад
M.a lkiin byo wakhtihii dhan cjnto hada galisay gorma cibadesaneeh iska laftamaa ilhy haidin barakeeyo ❤
@msssafa
@msssafa 3 месяца назад
ma cibadadeeday ku so duubi lahayd mrka war ddka edeb darada kala taga
@MalizaEssay
@MalizaEssay 3 месяца назад
@@msssafa excuse me hadal xun wll maan oran wakhtiga hada galisay irih OK soo wligiinba dadka messha run u fakiraa idinku badan 🤨
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 3 месяца назад
Abaayo maraq bas markad shiido hadad ku darto waa macaan wayna fududahay
@raaxojanaale8325
@raaxojanaale8325 3 месяца назад
Malinta xigta daalka iga soo baxa ina jiifta ani jeclahay waxba lay dirin😅😅
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 3 месяца назад
Walee dhib ba ku heesta hadaaba 90k shaqeysid kkk
@AdnaHenna
@AdnaHenna 3 месяца назад
Wlaal Say Maasha Allaah
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 3 месяца назад
@@AdnaHenna m.a abaayo 🥰✌️
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 3 месяца назад
Masha allha naadiya qurux habo mcn
@AdamAdam-pd5oh
@AdamAdam-pd5oh 3 месяца назад
Isgatuf lugaha kawane kagashu balatka am mutunelka
@user-hq8um4wl5i
@user-hq8um4wl5i 3 месяца назад
Adna abyo saliid ilma yar mdxa lo mariyo i sheg tima boran leyayhy wiil 1year jiro
Далее
Суши из арбуза?!
00:34
Просмотров 502 тыс.
Dalxiiskii malmihii ciida iyo qadadenii
9:56
PRANK MAASO KAGA NAXSADAY WEY OYSAY😭 / GIVEAWAY…?
8:17
QAABKAN U DIYARIYAY CAASUMADA.....
6:50
Просмотров 55 тыс.
Суши из арбуза?!
00:34
Просмотров 502 тыс.