Тёмный

ANIGU WAXAN AHAY 36 JIR DHIMASHO UN SUGEYSA 

Fartun Duvet girl
Подписаться 351 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 274   
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 5 лет назад
FADLAN LIKE, COMMENT IYO SHARE KU SAMEEYA
@maxmudahmed3700
@maxmudahmed3700 5 лет назад
Masha Allah my dear sister
@isbadalkanolosha6019
@isbadalkanolosha6019 5 лет назад
Fartun ilahay haku cawiyo sad dadka uu cawiso wxn ahay ardayad jamacada bilawday sanadkan dadayduna waa 18 jiir wan jacalay barnamijyadada
@aliabib050abdi3
@aliabib050abdi3 5 лет назад
Asc abayadiis aadbaan ku tageraa ilaahay caqliga hakuu barakeeyo Qoftaan walaasheen ah anaa xal u haya waxaad ku tiradaa kitaabka ibnu katiir aqriso dheh wax walbana ku iloow dheh ale dartii ilaahay haka dulqaado inta dhiban insha Allah all wll
@fatima-yj3hm
@fatima-yj3hm 5 лет назад
Post traumatic stress aya la dhaha ptska abaayo gabadha cawinad aye u bahnthy
@aliabib050abdi3
@aliabib050abdi3 5 лет назад
@@Zaam495 wll ibnu kathiir kutub badan buu qoraye iyo sirada rasuulkenaba ha akhrisato rabi haxafedee inta dhibanba
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 5 лет назад
Subhanllah wallahi some people in our community are truly are living sad. 😢 Please don't stop your channel sister your could safe people lives!! It their platform for them to breath and feel comfort to feel valued 😢😢
@amalhassan56
@amalhassan56 5 лет назад
Abdi Adan illahay nolol wacan hakuugu bedelo Abayo Samir aduunku waa intixaan ee u samir
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 5 лет назад
Amal Hassan It did not happen to me abaayo😱 I just shared my comment in here !! Yes indeed it sad and hurtful my allah make it easier for our sister. Again big thank you to our wonderful sister fartun she doing great job my allah reward her ...
@naimamahamud1366
@naimamahamud1366 5 лет назад
The sister story really really broke my heart. Abaayo macaanto I dont have much advice but please dont listen to the negative people. Try to concentrate on your life. You ate a 34 years old, get a job ( If you dont already have one), spend money on yourself like go to shopping, go out to eat, get a pedicure and take really good care of yourself abaayo try to make yourself busy. Act like they dont exist. All of these are things that help me wallahi when I'm around negative people. Make something out of yourself macaanto ❤ people like to put other people down but dont let them get to you. I wish I could be friends with you but I live I'm USA. Your story brought a tears to my eyes. Take care abaayo ❤🌺
@Dhul_Qarneyn
@Dhul_Qarneyn 5 лет назад
*Masha Allah sis hope she reads & follow your advice, Jazzakalah*
@naimamahamud1366
@naimamahamud1366 5 лет назад
Thank you aboowe..wallahi her story brought so much tears to my eyes. I wish I could take the pain away from her.
@Dhul_Qarneyn
@Dhul_Qarneyn 5 лет назад
@@naimamahamud1366*Your halfway there by feeling her pain thru here*
@shimbirtamadow4457
@shimbirtamadow4457 5 лет назад
Somalidan reer badiyanimada kala yaabay dadka lala talinayo taladiina ka dhiibta waxay ku washteen aim firts iyo like ii saar caku somali jaahiliin Gabadhas waxaan dhihi lahaa Fartuun ayaa tiri abayo noloshada qofna haku xirin diinta somali malahan ilaahay ku abuurtay ayaa iska leh isaga bari o salaado badan tuko kurbada ku haysa allaha kaa qaado
@mohamudabdulahi3734
@mohamudabdulahi3734 5 лет назад
Somali Queen wl wanka yabay umadan wada walan
@siciidcabdiraxman1453
@siciidcabdiraxman1453 5 лет назад
Wllahi waa waxaan la yaabannay weeye
@istarhussain708
@istarhussain708 5 лет назад
sorry ilahey ha ka qado dhibka wey ka bexe insha alaah niyada qeyr u shek qali
@salmaabdirisaaq5056
@salmaabdirisaaq5056 5 лет назад
Dad walan maxay ka helan tolow
@farxiyaiskufilan6970
@farxiyaiskufilan6970 5 лет назад
Kkkkkk
@hiya3324
@hiya3324 5 лет назад
Salam Tell the sister to pay sadaqa 'charity' in a weekly or monthly basis and to pray her salah and make dua to Allah believe me it works. Am talking from experience tell her to pay charity every week or month and pray salah and make dua her life will change for the better. Its works walahi please anyone in serious situation try it.
@shamsaali3764
@shamsaali3764 5 лет назад
Waa runtaa abaayo
@fatimamubarik4395
@fatimamubarik4395 5 лет назад
❤💞
@abdiqanifarahabdilahi9038
@abdiqanifarahabdilahi9038 5 лет назад
Waxaan kula talin lahaaa Gabadhan 36 jirka ah Marka koobaad waxaad aamintaa Maskaxda wanaagsan ee allaah ku siiyay sidaad u fufuri lahayd Madaama anad xanuunka waalida ka qadin Dhibta intaa leeg Waxaan kula talin lahaa dhowr talo ta koobaad 1 allaaah isku xidh sidhaba 2 salaatu laylka tuko kuna ducayso Wa wakhti ducada la aqballee Waxala waxaad jeceshahyna allaaah wuu ku siinayaa 3 istiq faarta baddi Ducadana laa sim 4 dhimatada lagugusameeyaa waa dhib akhiro lagalo wareegay 5 waxaad ku fikirta sidaad niloshada u badali,lahayd Aduu Dadkan ku guumaystayna aad kaga kor martit Adiga ay kuugu baahnaan lahayeeen Hadaad niyada galiso waad gaaadhaysaa Allaaah na waxaad niyadaada galiso ayuu allaaah na ku siinayaaa
@amiraahmed8374
@amiraahmed8374 5 лет назад
I'm sorry abaayo Ilaahy dhibka haka saaro Waxan ku dhihi Lahaa Diinta inad ka baxdo taasi kama bixineyso dhibatada ad so martay Wlhi aniga ayaa dhib iso maray Lkn ilahay ayan gacamaha uu tagay habeen walba sacdu markay tahay 2:30 ayan so kici jiray sajuuda ayan Allah ku barinayay. Dhibka ii heystaay allah wuu iga dulqaday adigana allah taladada saro abaayo mcn wan kuso duceynaa inshallah lkn diinta dhadheel mahan ogoow kama bixi kartiit waqtiga ad rabto Haka quusan naxriista allah
@الدنياساعةفاجعلهاطاعة-ز8ج
Manshaa allah abayo
@maaramohamed2309
@maaramohamed2309 5 лет назад
Ma sha allh abyo
@glowingup3767
@glowingup3767 5 лет назад
Just in case the person with the dilemma is reading, years ago I went through a breakdown and I was incredibly suicidal. With the help of a therapist, books, God and my loved ones I pulled through. That time in my life changed me for the better and I’m so grateful because life is so sweet BECAUSE I went through those bad moments, and I can now appreciate even the most mundane moments in my life. Just know that things WILL get better, and eventually you’ll be in a better place, looking back at the bad moments in your life grateful for having gone through it. God bless you, and I’m making duaa for you 💓
@sameysane
@sameysane 5 лет назад
This is the best video in 2019... This is going to be the year we going to stop sweeping our problems under the rug.The year we going to stop victim blaming.. The year we'd realize that we also have every monster in the world!
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 лет назад
You don't have to live for the people. Enjoy your life forget the past coz you are a child now you are a grown woman. Stay strong and fight for your life all what you need in life is allah nothing else
@nasra6098
@nasra6098 5 лет назад
Subhanallah what a story :( May Allah be with the sister and grant her ease and patience....amiin. Sis we should all work together to help each other. We need to start becoming advocates for our sisters and brothers. Wallahi I will be the first volunteer.
@bollywoodsong5208
@bollywoodsong5208 5 лет назад
My stepfather put hand on me and when I told my mom she didn't say nothing also she did not believe me i did run away from home
@AmanAli-gl2qf
@AmanAli-gl2qf 5 лет назад
It happened to me as well. I don't know why mums don't believe their children. They rather lose their child then their husband. May Allah ease our pain.
@lazyanimal1341
@lazyanimal1341 5 лет назад
victim shaming is normal in our community because pedofilia is legitimazed or has been legal since forever in somalia
@saxarlaayusuf3608
@saxarlaayusuf3608 5 лет назад
Really thats the bitter truth
@zaynabhasana
@zaynabhasana 5 лет назад
waligay comment ma qorin cawaaa kahor waaku salaamay
@munam016
@munam016 5 лет назад
I’m sick and tired and of hearing these type of stories that happen to many girls in our community, and no one does anything about it. All we do is make excuses for these child abusers and hid their identity. These people should be named and shamed for all the sick things they do to our sisters. Every other community names and shames these child abusers, why can’t Somali people do the same. Also every mother/father who didn’t protect their kids and then hid what happened to them should also be named and shamed because to me the are worst then the abuse.
@chocobella2407
@chocobella2407 4 года назад
Masha'Allah 👋🙌👋I'm fully with you 💯 I wish our people would have a backbone, I personally don't think we can call those (PARENTS) they simply don't deserve that title
@dekhaabdullahi3997
@dekhaabdullahi3997 5 лет назад
Abayadas waxa dhahda to read book ga ladhahayo reclaim your heart. It will help Insha Allah
@sadifoyusuf6232
@sadifoyusuf6232 5 лет назад
May Allah swt ease your pain... May Allah swt make you amongst the people he loves abayo... Your story really touched my heart may you live happ life
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 5 лет назад
I feel so sorry for her but there is hope abaayo mcn inshallah allah makes it easy for you ilaahay haku xafidho
@k_y07
@k_y07 5 лет назад
Abaayoh, Talo fiican wad Siisay InshAllaah Gabadhaas wxn u maleyna in Advice ku Filan Aad Siisay! Bravo 👏🏽
@ibrahimabdulle8206
@ibrahimabdulle8206 Год назад
Post-traumatic stress disorder (PTSD) is an anxiety disorder caused by very stressful, frightening or distressing events. ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣ Xanuunka walbahaarka ee daba-galka ah (PTSD) waa xanuunka welwelka uu keeno dhacdooyin aad u walaac badan, cabsi leh ama murugo leh.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 5 лет назад
ManshaAllah...waa runta waa saxantahay....Alle SWT aya albaabo aadan fillen ku furaya...hore u soco....aniga kula hadlayo waxaan somarey madaxaga ka weyn...mantana..Alxamdulilah nimco ku buuxa...36 wali waa yartahay... I'm almost 60 walina horey ya u socda....istaqfurullah 10.000. 😍 Rabbi baa nagu fillen
@saadiqabdi7312
@saadiqabdi7312 5 лет назад
Halmar aan Ku salino xabiibkena ❤️Muhammad scw scw scw👈
@fathiali1536
@fathiali1536 5 лет назад
Illahy ha caafiyo dhamaan inta xanuunsn somalaay hala is dhagaysto hana lais fahmo
@jamillamohamed6145
@jamillamohamed6145 4 года назад
Sorry sister ,kindly move out of Holland to a new place,pray and make dua.
@shamsaahmed1920
@shamsaahmed1920 5 лет назад
Fartuun yareey waaa runtaa dad jiran weey jiraan nimankaan ilmaha kufsado waano jiro anaga soomaali hadii aa nahay waa diideenaa soomaali wax ma kufsato
@zamuuhussein4820
@zamuuhussein4820 5 лет назад
illaahay isku xir usheeg qalbigaaga inaad tahay qof ubaahan nolol iyo farxad . nolosha waa cashar aamin maalin un inaad farxad ka helaysid xaga rabigeena isagaa qalbiyada badala dheh mar kasta لا حول ولا قوة إلا بالله
@dahirali545
@dahirali545 5 лет назад
Ar anaa kusalamaya qarabadana wankugu salamaya I am here again your number one taagerro horey usoco you already give the best advice abyada mansha allah
@saidamrembo3564
@saidamrembo3564 5 лет назад
Auch this is extremely sad. I feel for her. May Allah make it easy for her. Just go on your knees and pray all will be well in sha Allah. ❤️
@faultylog3713
@faultylog3713 4 года назад
My advise for the First Lady in move out of Holland 🇳🇱 or move to a different city any start new life , or different country
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 5 лет назад
Abaayo Aniga waxaan kugu darsan lahaa dadka ku xumeeyay ha u ogaal naftaada daraadood in ay u lunto dadaal ka soo qaad in aad maanta dhalatay nolol cusub iyo buug cusub u fur naftaada dhaqaatirta dadka caawiya u tag Alle talo saaro Nolal farxad leh baan Rabbi kaaga baryayaa Insha Allah Abaayo noqo ruux kufoo kacay Aduunku waa harka labadiisa galin.
@dekoomar8614
@dekoomar8614 5 лет назад
Masha allah dear sist kowlaba kowlaba baryahaan yara mashquulay qaaliyeey second baarakallah dear
@abdulwahabali2850
@abdulwahabali2850 4 года назад
Mahadsanid inkasto oo Mar hore eytahey aadbad I'shaartey
@ayaanfaraax5300
@ayaanfaraax5300 5 лет назад
Subxaanallah wlhi waan kaxumahay dhibka gaadhay miskiinta taladaan siinlaha waxaytahay dugsi quran raadso dhegaysiga quraankana badso maskaxda kuu degaysa kadib noloshaada ada wanaajisan kara o meel fiican gaadhsiinkara kadib hooyada waydi reerkagi hadu aabaha dhantay waydi adeerada edooyinka halkay deganyihiin kadib raadiyo utag inay kuso dhawan baan rajaynaya allaah qalbiga hakuuxasiliyo aamiin
@qeeysmoha1609
@qeeysmoha1609 5 лет назад
waxaan dhihilahay inanta dhibkeeda ka hashay, marka hore Allh u noqo Allh kowbal weydiiso salaad tuko duceeyso, midna ogaaw adiga dhibka ku heesta inoo waxba eheen, yacni waxaa jira hadii aad diinta si fcn u aqriso dad adiga ka wanagsan Allh xagiisa ka Ahay dadka ku wa ugu wanagsan baa dhib soo maray, adiga un kan aqri oo wax ka baro diinta samir yeelo nolosha qofka ku samro waxkasto ku dhaca qofka muslimka ah waa u qer yacni janno ayuu ku gaaraya samirka, Bal wax dhahday waxan sugaya dhimasho waa sax waan wada sugeyna dhimasho balse ha ku fikirin inaa noqotay qof nolosha lo aburay ku qasaaray, waxaan ku dhihi lahay wad guuleysatay balse ma adan samrin ooo adiga guushaadii qasariyay, hasa wad ka garta oo dib u fikir wali cafimad iyo nolol baad hesta, Allh ha ka dunqaado dhibkasto ku hesta balse samir
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 5 лет назад
Habo fartun barakalahu fiikum gabadhes wad sisay wano fican aniga waxan dhihilaha abaaayo hooyada kaduceso reer abahaa radi in O nolyahay ayaa lagayaaba abaha hada weso abaha waxad hele famil abaaayo ilaah qalubta hakudejo iska ilow wixi hory u dhacay ady caafimad kuyahay dib udhaq maskaxdada
@Queen-Alii
@Queen-Alii 5 лет назад
fartun qof loxiso aa thy😍😍
@khalidjr5164
@khalidjr5164 5 лет назад
Quuen Ali Mashallah wll adiga video kasta comment ku jirtaa wa yabe😉
@Queen-Alii
@Queen-Alii 5 лет назад
@@khalidjr5164 kkkk ha comment uubadina 😁😁
@wayel6515
@wayel6515 5 лет назад
@@Queen-Alii anigana ma haro
@Queen-Alii
@Queen-Alii 5 лет назад
@@wayel6515 😂😂😂😂😂sas krwa😄
@montyserpente2264
@montyserpente2264 5 лет назад
Subscribe ii saar please
@MACQUUL_MEDIA.
@MACQUUL_MEDIA. 5 лет назад
Walaalay hays dilin Waxaad samaysaa wllzhy Alle isku xidh tuko ducayso . Waxaad samaysaa iskaga tag Kana fogoow guri gaar ahna tag oo kaligaa ah wllzhy.yh Alle hakuu naxariisto aakhira iyo aduunkaba
@Fatimaateye786
@Fatimaateye786 5 лет назад
Manshaallaah Allaah aqliga haku haku siyadiyo Fartun qurux
@Yasmin-eu3pq
@Yasmin-eu3pq 5 лет назад
Xanun baan daremay wlh waanka umahay dhibka kugu dhacay ilahey ku abuurtay ayaa ku caawinaayo asaga dhinaciisa u carar abaayo qof walbo oo kixumeyay ilaah baa kaaga jaseenaayo ilahey u dhawow
@ahanaomar3290
@ahanaomar3290 5 лет назад
Sry walashey Dadki Ku xumeyey ina iska ilowdo lkn kalika nolow maskaxdada tagso Soon salad tuko ilahY Bari mesha lakugu xumeyana iskaka Guur plz uduceya Gabahdan walshen ah 😅
@shukricadeey6307
@shukricadeey6307 5 лет назад
Abaayo dhibaatada Allaha kaaqaado saalada soonka waxyaabaha waajibka eh hadaa katagto dhibaato gurigeed ayaad geleysaa eee ilaahey bari diintaadana baro waxkastene waa imtixaan waana kaadhamaanayaan insha allah ilaahey bari🙏🙏🙏
@mohamedosman-yr2zb
@mohamedosman-yr2zb 4 года назад
Manshallaha good advise
@Sahan12341
@Sahan12341 5 лет назад
Fartuun Hbo waxaan jeclahay in aan kula hadlo by telephone waa islaan wayn. oo seda hooyodaa oo kale ah ila soo xariir habo please thank you 🙏
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 5 лет назад
Habo numberkeega waan ku so diri iga la sariir emailka fartunoibrahim@gmail.com
@khadijok8687
@khadijok8687 4 года назад
Ilaahaya hacaafiyo qof teesa
@aminaosman3439
@aminaosman3439 5 лет назад
May allah make it easy for her and thank you fartun we need positive people like you ❤️
@nagaadiidleyare7047
@nagaadiidleyare7047 5 лет назад
Gabadh kowda waxn kula talin lahaa hooyada iyo cid ehelka ah ka fogo keliyga cilda dega 😭😭😭😭
@zahranur7111
@zahranur7111 5 лет назад
MaashAllaah TabaarakaAllah ALLAHA ku barakeeyo ADDUUN IYO AAKHIRABA ALLAAHUMMAA Saad u yar tahay iyo sidaad u caqli badan tahay aad baan kugu bogaadinayaa.
@Rajoabuur
@Rajoabuur 5 лет назад
Best Advice fartuun Allaaha kuu kordhiyo caqligaada iyo cilmigaada
@mushtaqyusuf7606
@mushtaqyusuf7606 5 лет назад
Ilaahay dhibka hakaa qaado wllo fartuuna talo fiican bay kusiisay ducayso ducooyinka hamiga iyo welwelka qaada akhriso RU-vid gal culimada dhagayso
@daganchannel0250
@daganchannel0250 5 лет назад
Fartuune Abayo gabadhaan si goni ula xariir plz wlhi badbadin ayee u bahantahay isu day in aad sacideeso wlhi halis ayee ku jirtaa ilahayow gabadhaan caawi
@wallinsondubadd4109
@wallinsondubadd4109 4 года назад
Halo sister morning,anig wantagay Europe 1986, haka adapter Germany mamma and fader 1990wax imad Sweden, and qaba my wife she's Swedish tow children 26 and19year❤❤❤❤👌👌👌💋💋💋🎅🎅👏👏👌👌
@wallinsondubadd4109
@wallinsondubadd4109 4 года назад
I lov Somalia people ,I wan to now the Calgary off Somalia .my children they spiking Swedish and Germany❤❤❤❤🎇🎇🎊🎊👌
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 4 года назад
Read quran and what ever is passed let it go let Allah deal whith it
@qurixiwaafarakuhayn7107
@qurixiwaafarakuhayn7107 5 лет назад
Mansha allaah abaaye tala fiican aad siisay allaha kuu daayo caqligaga wanagsan
@SARA-xh9zr
@SARA-xh9zr 3 года назад
GOD LOVES YOU THATS WHY HE PUT YOU INTO TRAILS PLEASE NEVER GIVE UP THE HOPE OF GOD.
@fartuunsahara923
@fartuunsahara923 5 лет назад
ane waxaan ugu dari lahay Abayo guur samey si aad u mashqushid uguna asturnatid
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 лет назад
SubxaanaAlah waxaa dhib ah dadkii kula dhashey in ay saa kuu galaan. Haloo duceeyo gabadhan.
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 лет назад
Ilaahay weydiiyo inuu Dhib.muslimka kale raac hadii aad leeyahay soomaali la ma noolaan kartid.
@ruqiyaabdisalam9757
@ruqiyaabdisalam9757 5 лет назад
maashaa allah habo sifiican baad ulatalisey wax kgu darillahaa hal arin hadii aad dhibaatadii sabteeda balwad uyeelatey ha is dhiibin raadso caawin wadan fursadleh baad joogtaa utag cidkasta oo ku caawinkarta ilaahey ha ku caawiyo
@kingw3land295
@kingw3land295 5 лет назад
Xaqa Allaha Gransiiyo Ayada iyo Dhamaan Intii Dhibaateysan #Amen
@muna-oj1iw
@muna-oj1iw 5 лет назад
Wallhi caw Qesad gabaratan waad aay u xanon badantahy. Abayo fartun talad wa ficntahy illehay qalabig ha u dejiyo illehay ha ku xiranato illehay aa dhibka ka qadi karo abayo fartun hadad a wedo gabarata la hadal ee cawe 😭😭😭😭💔💔💔
@abdirahinibrahim9948
@abdirahinibrahim9948 5 лет назад
Fartuun beryahan waa shidanthy Keep going sis
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 лет назад
Fartuun much love xapipty❤❤❤😍😍😍fartuun aya kudhibtay talada
@nasraali2484
@nasraali2484 5 лет назад
Waaaw Fartuuun we miss you abaayo mcnto
@filsanabdi218
@filsanabdi218 5 лет назад
Illahay cafimad tam ah ha siiyo asga qafura raxiim ah
@ramlahachiabdullahi377
@ramlahachiabdullahi377 5 лет назад
Cats=meow meow meow Dogs=bark bark bark Idiots=first first first
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 5 лет назад
What ?
@ifkanolosha7727
@ifkanolosha7727 5 лет назад
Gabadhan wey dhiban tahay waxaan u sameykarno wey yartahay lakiin waxaan tusi karaa in ay unolaato sida qof ka wanagsan oo dulqad leh dintane kuma xerna qof qofki ku dhibane iska difaac ama ka har
@simraanxaajichannel7913
@simraanxaajichannel7913 5 лет назад
00
@naimaabiikaradam6668
@naimaabiikaradam6668 5 лет назад
masha allah abayo qof aqli badan ayad tahay allah ku desto
@ayanomoha
@ayanomoha 5 лет назад
Abaayo abaayadaas waan u soo duceynayaa waxan dhihi lahaa inay nolosheeda hadda dib u bilaabato ayadoo ka fogaaneyso qof walboo soomaali ah si ay uga nasato
@mohamedkaysetimir4602
@mohamedkaysetimir4602 5 лет назад
Gabadha illahay haka kor qaado dhibta yaduna waa inay allah isku xidha Aniga qudhaydu inan dhibay waa suuragal waan cusuriyeeya gabdha madaxa qawan ama diinta aan sifiican ugu dhaqmin ee somalida ah kuwan Holand ku arkay ama yurub qayba kamidaba lkn wax usheegbay ku fiican yihiin kuwa xijaban hadan arko wlhy niyadan uga duceeya allah hadaye
@farrahhassan6372
@farrahhassan6372 5 лет назад
People can say what ever they want.. let them talk.. all we need is allah and please talk to someone
@omarsanyare339
@omarsanyare339 5 лет назад
Niyada qer u shegaa inshallah waxa walbo qer ayaa naqonaayaa dua bati walal
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 5 лет назад
Gabadha kowda wxa kula talin lahaa dadka xumeyay iney iska cafiso salatuley dukato Alle subxanawatacalaa bari waad ka helee waxad ka bariso mida kale xanta waxan aheyn ma noqoneysid dambiga ka dhameynan ma ahane waxey ka qadan malahan abayo mida kale hooyo hadey xumato waa hooyo leee barakalahu fiik
@halimayusufadam7790
@halimayusufadam7790 5 лет назад
ilahay u noqo qof wax soo qoray waxa ku leyahy ilahy ayaa la tala sartaa abaayo, adunyo waa labo malin wax kasto oo kugu dhuco ilahy wuu ogayahy raadso qof kula sheekasto
@zelmiinaali3794
@zelmiinaali3794 5 лет назад
ILLAHEEY walaashan dhibka haka qaado aan u duceeyno plz waa qof walaashaa ah abyo culees walba waxaa ka dambeeyo fudeed hada waqti wa haysta ka faaideeyso horay u soco
@mariamm4398
@mariamm4398 5 лет назад
First day for the first person❤
@kooshaji2258
@kooshaji2258 5 лет назад
Xax wlh Xanun beso Martay Wllo Allaha Kaa Qaado Dhibka Ilahey Bari Insha Allah Xal Wad Hele❣
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 5 лет назад
Allaha hakadulqaado dhibta abaaaanyadan ..Aaamin Aamiin.
@sacdiyoxusen2007
@sacdiyoxusen2007 5 лет назад
Qalbiga allah u qobojiya gabadhas waxan kula talin laha ina adkaarta badsata wayo dikriga allah qalbiga ayu qabojiya
@asli1087
@asli1087 5 лет назад
ASC HA ISDILILN Allah kalmeyso Allah latashoo Allah bari Allah haku cawiyo Amiin Amiin Amiin
@halimomussa1304
@halimomussa1304 5 лет назад
Weligay inan yar kaa wali badan ma arag weliba waqtigan mashallaha illahay ha kuu siyaadiyo
@abdulwahabali2850
@abdulwahabali2850 4 года назад
Yes
@khaliifdheere
@khaliifdheere 5 лет назад
Masha #Allah Qareenka Qarniga xikmad baa ka buuxda ee ha laga faa’iideysto
@hamdaliza9067
@hamdaliza9067 5 лет назад
Miss you fartuun ayaanta wa xanuusna hada aad ban kugu xiisay caawa inta ka seexanayo video yadii i dhaafay ayan dawandoona
@mrlagaabte5877
@mrlagaabte5877 5 лет назад
Fartun wlleey wariye maad iska noqotid caadi matihid 😍😍😄😄
@duniduwaayamoduniduwaayaam968
@duniduwaayamoduniduwaayaam968 5 лет назад
Asc fartun iyo walasha talada inoga bahanba ugu horey wllo macaan waa kuso ducaynaya adiga iyo intii murugo la noolba marka labaad waxan kugula talinaya in aad alle tala saarato oo aad ogato in allah kugu filan yahay wixii hore ee kugu dhacayna imtixaan kaso qaad nolosha inta ku dhimana waxad ku fekerta hadad talabo qaday ina alle la tashato ood barido sujuudana ku barido in badan walhay qofka alle si dhaba u aamina ee u tala saarta ma hoogo halkad geerida ina sugto ku fekeray waxad ku bedesha inad ku fekerto sidad noloshan uga so bixi lahayd eed uga kor mari lahayd dadka maskaxda kaa dilay allena qofku wuxu ka rajeeyo bu ka hela alle wuxu yidhi adoonkaygu halku iga fishaaban ahay guulayso wllo aduun iyo akhiroba allena macaaga ha ahaado aamiin yaa rabbi saladana kugu so ducaynaya
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 лет назад
Waxaa wey nagu bateen way dhacaan war ilaahay ha Naga qabto.
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 5 лет назад
Apaayo Diinta illahay aya leh isagana waa xaqsoore Allah aya xaqaga kagaso dhicinayo familkaga balse mid ogow apaayo hadii aad sidan isku dhiibto qofna waxkama halaabayo ilaa adiga mooyee matka naftada wadada xaqa ah ku hag si illahay kugu naxariisto aduun iyo aakhiraba
@azhaarali1290
@azhaarali1290 5 лет назад
Miskiin naxwa alaha caafiyo cuqdada ne alha kasaaro diinta ilaahey kama saaro Amiin
@Asli256
@Asli256 5 лет назад
Farxun walal wiil bn isku haysana fartuun channelkeda ha dawan sida maamo balyuun oo kale weeye ana wan ku difaaca mar kasta bl na samax walal waa intas ay xan tahee😘😘😘
@aminaosman3439
@aminaosman3439 5 лет назад
Sometimes I’m a shame to be a Somali uff
@fadumafaduma5376
@fadumafaduma5376 5 лет назад
Mashallah thats how i feel sometimes too.. i say to somali people im muslim and they become aggravated.. i only have 2 somali friends coz i made those choice.. i so agree with u
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 5 лет назад
Lam ise 😂😂😂 I wonder where in the world do these sisters live? bcoz i had lived in 3 different continents and things like this happen in every culture, every nation and every continent. The true thing is that stories like this are are among Somalis
@aminaosman3439
@aminaosman3439 5 лет назад
Lam ise not because I’m is because how our people don’t even sport the victims instead of helping them they talk badly about them I’m proud of myself but some of our community is horrible not all but some
@aminaosman3439
@aminaosman3439 5 лет назад
Tumaal boy 😂 things like this do happen everywhere but some of the Somalis shame the victims when they discuss their issues instead of feeling bad or helping them
@aminaosman3439
@aminaosman3439 5 лет назад
Faduma Faduma yeah sis how how they’re negative 😂 some of them tho especially the fobs haha
@abdurahmanyusuf5170
@abdurahmanyusuf5170 5 лет назад
Walaashay ilahay dhibta haka saaro wlaashay wana ku xumahay waxaa ku dhacay waana u soo ducaynayaa wallao 😰
@aminafarah3272
@aminafarah3272 5 лет назад
That's Very unfortunate 😞.... For sure stick to seeking Allah.
@khalidjr5164
@khalidjr5164 5 лет назад
Mashallah hore usoco wll Fartush
@ramlohassan8460
@ramlohassan8460 5 лет назад
Asc Walasha dhiban waxan kula talinaya in aya allah ulawato kadib aya bilaawdo nolol cusub ayana ka guurto mesha dhibka kaga dhacay lkn hadii aya mesha siijogto wey ku adkaneysa nolasha in ay sameyso nolol cusub ka guur meshas ama wadankas kadib allah ulawo salada iyo ducada habadiso intas ayaa iga talo ah allah kuso hanuuniyo dhibkane allah ka dulqado dhibka insha allah
@rumanshankaron9949
@rumanshankaron9949 5 лет назад
My fartuun 🌷 💓☺
@hamihajihaji1948
@hamihajihaji1948 5 лет назад
Asc waa in ay hesho nin fican oo gursado maxa yeley wuu wehlinaa wuna sacida
@abdallabikolo5084
@abdallabikolo5084 5 лет назад
Dhaqtar ku taqasusay aya ahay xaladan gawadhaas xage talo private ahaan
@sagalosman1083
@sagalosman1083 5 лет назад
Masha alaaah Abaayo Ilaahay Haku dhowro
@ifraah
@ifraah 5 лет назад
Alle haka dulqaado dhibka allehii ku abuurtay ulaabo istiqfaarta badi Inshaallah
@Sagalahm2000
@Sagalahm2000 5 лет назад
Alle yaa nolshan iska leh iyo tan akhiro asaga tallada sarso saldkqstana asaga gacmaha utag bari wxksta aad daremyso byo
@sahramohamed197
@sahramohamed197 5 лет назад
Ilaah dhibka haka qaado gabadhan. Teeda kale nolosha wey danbeysaa haduu qofka noolyahay. Ilaah nolol fiican ha siiyo and she can do it walaahi.
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 5 лет назад
Mansh allah ku barkeeyo caqaligaaga iyo cilmigaag
Далее
AABEHEE XAASKIISA WAA NAAGTA AAN QABO HOOYADED
10:01
Просмотров 44 тыс.
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 4,8 млн
Arooskii Fartuun Duvet 2024
2:19
Просмотров 8 тыс.
RAMADAN DAY 12: ANIGA NIN SOMALI AH LOVE BAA KU AHAY!
15:45
ILA TALIDAAN DHIIGKAR BEE IGU KICISAY
10:00
Просмотров 40 тыс.
MIYAA QAYAAMAY? HADII AAN U SHEEGIN INAA GABAR EHEEN.
19:19