Тёмный
No video :(

AR WAXAN QAC WA DHAAFTEY😂 DUMARLAND SEE DAREEME SIIN😂 WALIGAA RAGGA SOMALIDA HAKA SHAKIN😂 COME BACK😅 

Zaki Bin Xaaji
Подписаться 820 тыс.
Просмотров 212 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@AbdulazizmohamuudRashiid
@AbdulazizmohamuudRashiid Месяц назад
Faqiiir is not easy
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim Месяц назад
Illahey dartii isoo booqo zxb chanalkeyga 😢😢😢
@YaxyeCabdi-rn3hp
@YaxyeCabdi-rn3hp Месяц назад
W wlnthy
@user-dv2tc3ch1p
@user-dv2tc3ch1p Месяц назад
​@@Hariiribrahimwll followers fcn wd haysataye talent fcn la imo o vedio khaas kuu ah so same
@amiira2317
@amiira2317 Месяц назад
Shaqayso cidna waxba kugu fali mysee😂😊
@apdirahmanmahmuud
@apdirahmanmahmuud Месяц назад
Wan boqdey lkn wax fa ida kuma arag meesha​@@Hariiribrahim
@Mahirmo12
@Mahirmo12 Месяц назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
@nimcoabdiibrahim9780
@nimcoabdiibrahim9780 Месяц назад
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 Месяц назад
Salallaahu Alleiyhi wasallam ❤️ Salallaahu Alleiyhi wasallam ❤️ Salallaahu Alleiyhi wasallam ❤️ Salallaahu Alleiyhi wasallam ❤️ Salallaahu Alleiyhi wasallam ❤️ Salallaahu Alleiyhi wasallam ❤️ Salallaahu Alleiyhi wasallam ❤️
@hindaahmed4861
@hindaahmed4861 Месяц назад
صلي الله عليه و اله و صحبه اجمعين
@IlyasHajiBasher
@IlyasHajiBasher Месяц назад
Scw
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 Месяц назад
Scw scw scw ❤️
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Месяц назад
Dumarland weey idinka fiicanyihiin dhaqsa ayeey raali galin ubixiyeen Mashallah
@MaxmedVali
@MaxmedVali Месяц назад
Mashallah😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️☝️
@Hasanky22
@Hasanky22 Месяц назад
Scw
@user-pw4vg5ci1u
@user-pw4vg5ci1u Месяц назад
Kkkkkkkkkkkkkkkk
@bluesomaliaofficial4180
@bluesomaliaofficial4180 Месяц назад
waa runtaa
@user-ve7mk7gh7t
@user-ve7mk7gh7t Месяц назад
Scw❤❤❤
@AdanCumar-mk3mr
@AdanCumar-mk3mr Месяц назад
Salalahu caleyhi wasalam
@hodannuur4191
@hodannuur4191 Месяц назад
Nabigeena salallahu calayhi wasalam ayaa wax kasto oo wanaagsan na baray qofta muslimka ah waa inuu shaqeeysto shaqo xalaal ah
@Rayaan277
@Rayaan277 Месяц назад
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤️❤️🕋☝🏼
@nimcoabdiibrahim9780
@nimcoabdiibrahim9780 Месяц назад
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤
@AbdiqanimohaBare
@AbdiqanimohaBare Месяц назад
scw
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 Месяц назад
Scw scw scw ❤️
@user-pc2uu9qk1n
@user-pc2uu9qk1n Месяц назад
Scw❤❤❤❤❤❤
@Zehaa007
@Zehaa007 Месяц назад
😂illahow faqri iyo nin faqiiran kaa nabad galney🤲🏻 ducadeyada waanku taaganey
@HuseenMuhamed-uh5qt
@HuseenMuhamed-uh5qt Месяц назад
Ilaahow naag faqiir ah kanabad galay😅😅💔
@user-jg1uv5ul9y
@user-jg1uv5ul9y Месяц назад
Anoo gabar ah walina guursan baa la yaabay swbto ah nabiga scw ayaa dhahy guurka ayaa faqriga loga baxaa muhimadana waa inu qofka ku bili kara wxa kle tartiib loga gudba meherka oo layareyana waa guurka ugu barakada bdn
@insharmohamed8891
@insharmohamed8891 Месяц назад
Mnshllh athgo kale inte kahelnaa😂
@MaysalDeeq
@MaysalDeeq Месяц назад
𝙬𝙡𝙝𝙞 𝙜𝙖𝙗𝙙𝙝𝙖𝙝𝙖 𝙙𝙞𝙧𝙖𝙘𝙖𝙖 𝙡𝙖𝙭𝙞𝙧𝙖𝙩𝙖𝙖𝙮𝙚 𝙘𝙖𝙦𝙡𝙖𝙖 𝙙𝙝𝙚𝙧𝙩𝙖𝙝𝙖𝙝
@MaysalDeeq
@MaysalDeeq Месяц назад
𝙬𝙡𝙝𝙞 𝙜𝙖𝙗𝙙𝙝𝙖𝙝𝙖 𝙙𝙞𝙧𝙖𝙘𝙖𝙖 𝙡𝙖𝙭𝙞𝙧𝙖𝙩𝙖𝙖𝙮𝙚 𝙘𝙖𝙦𝙡𝙖𝙖 𝙙𝙝𝙚𝙧𝙩𝙖𝙝𝙖𝙝
@laaaramadrid8930
@laaaramadrid8930 Месяц назад
Isku baxa ​@@insharmohamed8891
@user-jg1uv5ul9y
@user-jg1uv5ul9y Месяц назад
Dhibka jiraba ah qof qofkle lamida majiro qof waliba ilaahey baa ka dhigy unique lkn kuwo iga wngsn baa jira ilaahey mid wngsn hku sahlo
@rermagalcashaq5570
@rermagalcashaq5570 Месяц назад
Halmar igula sali xabibkena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@liibaanabdisalaam1928
@liibaanabdisalaam1928 Месяц назад
Scw scw. Scw. Scw
@alihussein8437
@alihussein8437 Месяц назад
SCW SCW SCW
@Qadraibrahim
@Qadraibrahim Месяц назад
Scw scw
@JabirSayid
@JabirSayid Месяц назад
Scw scw scw
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj Месяц назад
Walaahi bilaahi anigoo hoyo somaliyed ah 15 ayan xaas ahay malinkan gursanayay shaqo xitaa ma heysan ilaah ban iska talo saranay alxdlaah manta caruur guri gaari adun wa heystaa ilaahey hano barakeyo aqirana mel wanagsan ayan ilaahey ka rajeyneynaa ❤❤❤
@shamsocali3492
@shamsocali3492 Месяц назад
M.a
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g Месяц назад
Ma amin amin akhiro iyo aduunba Allaha in barakeeyo
@OubahMohamoud
@OubahMohamoud Месяц назад
Machallah ❤🎉
@hibaali4311
@hibaali4311 Месяц назад
Diinta Islama Ciyaar Ciyaar mahan kaftan Diinta kala saara gabdha qalada kadhacaya waan inaya kanoqoto Faqir nimo taajir nimo allaha bixiyo labada ruuxo is guursanayo waa saya uheshiyan Qofka qalada Waa kadhacaya lakiin qofka sonoqdo aya fiican sida allaha Nabige Scw nakudhaheen ❤❤❤❤❤❤
@user-jg1uv5ul9y
@user-jg1uv5ul9y Месяц назад
@@hibaali4311 ilaahey caqligaga saliimka hku barakeyo xabiibti dumar badana ku heyo nin faqiir marabo ilaahey agtisa seconds na kuma qadaneyso kan faqiirka inuu taajir kadhigo kan tajirkana faqiirka dhigo muhiimada waa zowj saalixa oo shaqeysanaya waxa daran mid ma shaqeyste ah
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Месяц назад
Wax ay ku dhacday ma jirto wallahi way saxnayde way cabsatay nijaas weeye nimanka iyagaa isla hadlay nooooooh
@hibaali4311
@hibaali4311 Месяц назад
@@ftshmh4761 Qaar fiican qaar xunba Waa isku jiran
@user-jg1uv5ul9y
@user-jg1uv5ul9y Месяц назад
@@ftshmh4761 ilaahey ka cabso wlley mashaqeysta ladiiday moye faqiir lama diidin
@user-dr7tz9vw8l
@user-dr7tz9vw8l Месяц назад
Ku sali nabi maxamed scw❤
@user-ld5xk9xh7z
@user-ld5xk9xh7z Месяц назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NasiyaHoussein
@NasiyaHoussein Месяц назад
Nin fiiqiira ah iyo ku tajir ahab wn guursanan waa inamadiini nin soomaliyeed si wlb uu haya kuma diid karano raga ayaa qalbiga laga jabin 🥰🥰🥰sheekhada ayan lagu soocon waziir 😂😂😂😂
@user-gz1zv9cp7o
@user-gz1zv9cp7o Месяц назад
𝙸𝚜𝚝𝚒𝚒𝚕𝚔𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚞 𝚍𝚑𝚒𝚖𝚊𝚗𝚊𝚢𝚜𝚊𝚊𝚢𝚎😂
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 Месяц назад
sharaf io karaamo wllshy 👸🎉
@HamzaMahamed-ec1bx
@HamzaMahamed-ec1bx Месяц назад
Mahadsanid noloshydi
@Alhamdulilah234
@Alhamdulilah234 Месяц назад
Manta laga bilaabo sarakishada waan ka hadhnay hadaan dumar nahy Waziirka raga Dumarow waziirka waa inaan meer saarnaa Hiils rag ayaad laso fadhidaa Waan ka baxnay team kaga Iso raaca dumarow 👍
@user-jq9jz6mu9g
@user-jq9jz6mu9g Месяц назад
Zaki marhoraa arkay alcadala mahin 😅
@NajlaibrahimQueennajla-hh3ju
@NajlaibrahimQueennajla-hh3ju Месяц назад
Diyr
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Месяц назад
ilaahyba mahada iska leh soy soy 😢😂
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x Месяц назад
Team wash wash aaway
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Team zaki bini xaji one like 👍 ❤
@HalimaCabdicasis-zd1zt
@HalimaCabdicasis-zd1zt Месяц назад
Nin faqiiir ah waliga ha guursanina waa qorantay arintaas
@Yooco.
@Yooco. Месяц назад
Kadaa wll MaaHee😂😂😂
@Hidanhuda
@Hidanhuda Месяц назад
Ninko ilahey kuqoray guursane walbo mid qeer leh kuduceyso kaliya aniga waxaan necbahay nin kacan adag lacagta qofka lama dhalan 😂😂😂
@HalimaCabdicasis-zd1zt
@HalimaCabdicasis-zd1zt Месяц назад
@@Hidanhuda mid khyr bn illhy ka barinay
@HalimaCabdicasis-zd1zt
@HalimaCabdicasis-zd1zt Месяц назад
@@Yooco. kkkkk wll hye
@user-lz7fx2me1c
@user-lz7fx2me1c Месяц назад
raga soomaliyeed waligaa haku dag dagin
@amiira2317
@amiira2317 Месяц назад
Faqiir cidna ma rabto😂😂😂
@MyGoalisJannah
@MyGoalisJannah Месяц назад
That’s why they said a woman should not be a president because they are always in different kind of mood and emotional
@bintusalah5449
@bintusalah5449 Месяц назад
Mamada. Wax. Ruun. Ah. Bay sheegtay. Dumarlan. Wày. Dayàcanyihiin🥰🥰🥰
@cabdifitaaxdaahir489
@cabdifitaaxdaahir489 Месяц назад
Isi soo adkeeya dumarland😂😂
@Updiqadir
@Updiqadir Месяц назад
Faqir is not easy ❤❤❤
@LAACA
@LAACA Месяц назад
Kkkk
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Месяц назад
Waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba Ragu waa kii is caawiyo Ragu waa kii is caawiyo Ragu waa kii is caawiyo
@engismailgesey5159
@engismailgesey5159 Месяц назад
@IkraanYusuf-tt8qy
@IkraanYusuf-tt8qy Месяц назад
Balo ku cawiso
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
Wabaaaa😂😂😂😂
@inaxamze2342
@inaxamze2342 Месяц назад
​@@IkraanYusuf-tt8qyHortiis😂
@FartuunIlyaaz
@FartuunIlyaaz Месяц назад
Qofkii ugu horeeye waziir qac naga yeertay😂😂😂😂😂😂😂
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 Месяц назад
😂😂😂 Xaa idin waalay
@farxiyonuur9814
@farxiyonuur9814 Месяц назад
waxba
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
Hh like ayaa ku saraay xalimo dhayman😅
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 Месяц назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Месяц назад
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
@alihussein8437
@alihussein8437 Месяц назад
SCW SCW SCW
@aminaawil8037
@aminaawil8037 Месяц назад
Raga soomaaliyad waa gob ❤❤la aan tood abaar waaya❤❤❤❤guul Rag ❤❤❤❤
@mohammedbillow1523
@mohammedbillow1523 Месяц назад
Sharaf&karamo korkaga ha'ahato & diin & dhorsasho jannoyinka Allah &malbadan oo xalal ah & cafimad jogta ah carurbadan oo baa'riyal ah walle wa nadifacday walashen mahad sanid
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 Месяц назад
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw scw scw ❤❤❤
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy Месяц назад
Wasiir maamdan Diin aya lago laha e Naga dhaf maamdn 😂😂😂😂
@AlishaLadan
@AlishaLadan Месяц назад
Waziir studio ga wuu shidan yahay cawa saan ku soco😮
@mohaanabdy7669
@mohaanabdy7669 Месяц назад
Raga somaliyeed waligaa hgu dagdagin🎯🔐⛔⚠️
@AbduljabbarMohamed-u8j
@AbduljabbarMohamed-u8j Месяц назад
Kii ugu horeeyay ee komantiga soo gala 😂😂😂 Waar anaa lacag haysta ee luuqa I soo galaa😂😂
@QueenNasmo
@QueenNasmo Месяц назад
Nin faqiir ah ha guursanina😂😂😂
@هناءمحمد-ل4جي
@هناءمحمد-ل4جي Месяц назад
احنا اخواتكم ندائي إلي كل مسلم قال عزوجل (قُلْ إِنَّ رَبِّي يَبْسُطُ الرِّزْقَ لِمَنْ يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ وَيَقْدِرُ لَهُ وَمَا أَنْفَقْتُمْ مِنْ شَيْءٍ فَهُوَ يُخْلِفُهُ وَهُوَ خَيْرُ الرَّازِقِينَ) وقال النبى ﷺ(ما نقص مال من صدقة ) رواه مسلم وقال ﷺ ( أنفق يابن آدم ينفق الله عليك) متفق عليه وقال ﷺ:( مَا مِنْ يَوْمٍ يُصبِحُ العِبادُفِيهِ إِلَّا مَلَكَانِ يَنْزِلانِ، فَيَقُولُ أَحَدُهُمَا: اللَّهُمَّ أَعْطِ مُنْفِقًا خَلَفًا، وَيَقُولُ الآخَرُ: اللَّهُمَّ أَعْطِ مُمْسِكًا تَلَفًا سِالُتتكِ بّالُلُُه 💔الُجْلُيَلُ الُجْبّارَ انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ( (اخواني اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله انني بنت يتيمه من اليمن ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وصاحب البيت يريد الإجار او بيخرجناإلئ الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يااخي لوانت مسلم وتحب الخير واتساعدني ولو1000ريال يمني ان تتواصل معي اوتراسلني وتساب علئ هذا رقمي00967736246190وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتي ويحميني من الذل والاهانة😢 واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدناوانقذناقبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انااقسم بالله ألذي رفع سبع سموات بلاعمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلئ من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي آحنافيه واناوأسرتي نسالك بالله لولك مقدره علئ مساعدتنا لاتتاخر عليناوجزاك .ألله خير آلجزا.،.:':"'!-_^;"*-;:!!""':😢💔💔💔😥😥😭😭 (..)(..)(..)(*/□\*)(゜゜)(。。)(゜゜)(。。)°•☆▪︎¤¿¡¿¡¿¡¿¡¿¡¿¡؟!؛؟!؛!؛.,,"
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 Месяц назад
Qacda waad nooga horayseen saaxiibayaal 😂
@iman1527
@iman1527 Месяц назад
Nin faqir is not easy from ciyalka xafada 😂
@هناءمحمد-ل4جي
@هناءمحمد-ل4جي Месяц назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..``/---~~««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i..i.i.. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˹˛˹˛˹˛˹˛˹˹˛˛˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛'˹˹˛˹˛˹˛˹˹.،.....🙏🕋🕋😥🕋😥💔😥💔😥🕋🕋”¡¡¡¡,,,,,,.~`¢«.......
@abdiali3204
@abdiali3204 14 дней назад
sax sax waxaa rek ah niga qabta nashuzada waa takfiir
@habsamouse5994
@habsamouse5994 Месяц назад
Wasiir hada anoo daawanay video xalay kani cusub iisoo dhac❤ hadaan dumarland yhy calanka hoos u dhiga waan jabay💔😂😂😂
@arrehnadin89
@arrehnadin89 Месяц назад
Waliga ragga soomaaliyeed hagu dag dakin 😂😂😂😂😂😂😂
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Месяц назад
Qac baaa naga yeeratay😂😂
@arrehnadin89
@arrehnadin89 Месяц назад
​@@XafsaMaxamuud-pd3dk markaa danbeeyay isiso adkeeyay 😂😂😂😂
@NadiyaKhaalid
@NadiyaKhaalid Месяц назад
Nin faqira haa guursanin😂😂
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Месяц назад
Faqiir is not easy Faqiir is not easy Faqiir is not easy 😅😅😅😅😅😅
@abdijama1984
@abdijama1984 Месяц назад
Mamo wax isulahar waa mamo shiid ah maamo ha caytamin cayda waa ceeb zeki ninfaqri marabaño❤❤❤❤
@maajidmaxamed691
@maajidmaxamed691 Месяц назад
Like ii saara aniga waan ku saaraa like 😂😂❤
@CABDIRASHIIDDAAHIR
@CABDIRASHIIDDAAHIR Месяц назад
Waziir gadashy maad sheekh noqothy😅😅
@samiihohaaji3726
@samiihohaaji3726 Месяц назад
Xadiiskeedu waa sii socon no faqiir😂😂
@user-yj2oz6fb1i
@user-yj2oz6fb1i Месяц назад
Deg degu waa camal sheydaan 😂😂😂😂😂
@Safa-xc9xs
@Safa-xc9xs Месяц назад
Cashir waakii horeyey
@KhadijaSiiliki
@KhadijaSiiliki Месяц назад
Ilaahey haku jes jeesin jees jeeska eebe iyo ayadahiisa gaal baa ku naqan ee ilaahey kabaq
@fardowzaahmed8094
@fardowzaahmed8094 Месяц назад
SaaS waaye faqiir is not easy 😂😂😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Месяц назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Waad Iga Qoslissay wallahi Tii Xaraanta ahayd !!!!!!! waar macalinku sidu wax yidhi walidki la cadaab ??? Ilaahaow haa iyo mayaa hanaga -wadasiin marqudha towba yaa rabi .... Halgankii ugu wayna haweenka oo maanta bilaabmayaa hargaysa dhexdeeda oo wadaadadii raga la baacsanayo
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi Месяц назад
{{*وماخلقت الجن والإنس "إﻻليعبدوه" *}} {{*Jinni iyo insi Ma'aburin" inay icabudan Mahine"*}}
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Месяц назад
Aaaaa aaaa aaaa caydu way reeban tahay Sheekhada ixtiraama Faqiir abaal malaha family ga oo ku gooya gaajo iyo bahdil intaa markaad soo liqdo lacag haduu helo kuma yaqaano Dabo la cuskado malaha Balse akhlaaq iyo diin haduu leeyahay xoolaha agteena macno kama lahane idinka abaal ma lihidin ragow I agree sheekhada viva 🎉
@MohamedIbrahimAhmed-fh6dc
@MohamedIbrahimAhmed-fh6dc Месяц назад
Wazir background naga cun noh😅
@user-kc7ju2cq6b
@user-kc7ju2cq6b Месяц назад
Background ka waa uu soosaaraa ❤ee hadhihin ina adeer
@hanicabdulaahi7178
@hanicabdulaahi7178 Месяц назад
War Naag walbo ineey guursato wexeey dhali karto dhashay ayeey ku leedahay nin soomali nin ma ahay mx ku geeyay Wlh blh tlh layska yeelen waa socdaa faraxeygooow 😊
@kaafya5346
@kaafya5346 Месяц назад
Dhagba ha udhign sis wxybha nocasa dhagha lga furaysta😂🙉
@najmahussein6531
@najmahussein6531 Месяц назад
War waa kii hore😊
@saabitxasan
@saabitxasan Месяц назад
idinka Lee isduqeeyey 😂😂 idinka Lee goolka dhaliyay misna iska dhaliyay😂😂😂
@wiilsomaliyed2
@wiilsomaliyed2 20 дней назад
Faqiir is not easy 😂😂😂❤❤😂
@hoodoabdiwahaab
@hoodoabdiwahaab Месяц назад
Kolay hadalkii hore uunbanu qadanay sheekhada kaligeed raligaalin may bixiseene macalimiintiiba u tashadee😂😂😂
@Moustaphe-e1r
@Moustaphe-e1r Месяц назад
Raka somaliyed walika hakudada kin xaliy moy
@ArafoAidid
@ArafoAidid Месяц назад
Kkkkkkk😂😂😂😂😂 walahi waa ruunteyd sificain ayay ugu joowabtey
@InjineereWaaw
@InjineereWaaw Месяц назад
Raga soomaaliyeed waligaa haku dagdagin
@zamzammaxamedxassan4968
@zamzammaxamedxassan4968 Месяц назад
Muhiimadu waa in uu diin leeyhy oo iiman leyahy oo nolosha na isku fahantan 👍
@HonestMajka
@HonestMajka Месяц назад
Wazir maanta timahad soo jaratee waa laga daremoya wazir😊
@RahmoburhanJamac-en9he
@RahmoburhanJamac-en9he Месяц назад
Wali wan ku taganhy illhy iguma ogaa nin faqiir ah😊
@user-pp2gx2fb5t
@user-pp2gx2fb5t Месяц назад
Waryaa anigu nin faqiira marabi inaan guursado hakayaabin sa ma guragayagiibaan gaynayaaa☝️☝️☝️
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Месяц назад
Expire date ayunbaad gaadhi sidaad nin taajira u sugayso 😂😂
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p Месяц назад
Illeen nin somaali 100.100 Waa faqiin maskiinta weerar adak nagu soo qaadeen 😂😂❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
waa sax ruunta ayey tahay masulka famliga waa wajib inad khadiid dina islam
@mukhtaarmaxamed9997
@mukhtaarmaxamed9997 Месяц назад
Wallhi waaan ku rawaxna team faqiir, lkn xaliimooyinkeena wallhi badhbaa nala socday anigu abaal kooda ma ilaaawo xaliimooyinkeena wanaaaga ay noo galaaan.❤
@idilahmed9092
@idilahmed9092 Месяц назад
Mada Soomaali oo dhan ay meel saar tay ❤❤❤❤ Rag & Dumba ❤❤❤
@halimaali9047
@halimaali9047 Месяц назад
Wazirkiye no jiwise 😂😂😂
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 Месяц назад
😂ninka lacagta leh xagee kuu yaal yaalaaan😂😂😂😂
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Месяц назад
Dumarku way isqabtaan ra,yigana way isku khilaafaan..balse ragoow idinku sacabka Isku tuma 👏🏽
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 Месяц назад
Muuqaalkaaan😂inoo soo socday waamba ogaaaa😂😂😂😂
@Hussein_Mukhtar_10
@Hussein_Mukhtar_10 Месяц назад
Team Faqiir is not easy 😂😂😂😂😂
@muniiraosman1842
@muniiraosman1842 Месяц назад
@zaki bin xaaji maalmahan waa nagu socotaa, wasiirnimada waa kaala waregayna hada gabdho nahy Hadii kale nimanka aa noga danaani haysid jooji
@ALMUXSINIIN
@ALMUXSINIIN Месяц назад
Su saliya Rasuulka meel aan ilaahay lagu xusin waxay la mid tahay dameer baqti ah in la akfadhiisto
@user-wd8ou7bh7r
@user-wd8ou7bh7r Месяц назад
Come back waa naga heesaa waziir sheekhada waa la qasbay 😂😂😂
@abdillahiformage7772
@abdillahiformage7772 Месяц назад
Ku saliya xabiibkena muxamed scw
@ayaanayaan-io9dg
@ayaanayaan-io9dg Месяц назад
Qalbada kawada faqiirsanyihiin 😂😂😂
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Месяц назад
Meesha wax leyskuma reebin waana hordhaca 2025🔥🔥🤣🤣🤣🤣
@AnasIbrahim-bg7qk
@AnasIbrahim-bg7qk Месяц назад
Inaa faqiir ahy ma la iga dareemaa 😂😂😂
@nasromohamet550
@nasromohamet550 Месяц назад
Nin faqira wadada ugaly sheikhdna indhahdn ka arky😂😭😭
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 Месяц назад
Waanadii waanu qaadanay raali galinta waxba nagama galin indho adayg😂😂😂
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 Месяц назад
😂dumarland waa idinku jirtaaaaa
@saharoadenhuis4106
@saharoadenhuis4106 Месяц назад
Naguuuuu qataa wey nagado fakataayee wllyalow😅😅😅😅😂😂😂😊
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
Hhh like ayaa ku saray xaliimo dhayman
@Ahmedlajoya10
@Ahmedlajoya10 Месяц назад
Raga soomaaliyeed is not easy 😂❤
@MohamedabdullahiDahir
@MohamedabdullahiDahir Месяц назад
War ka joog sxb arintaas kaftan ma aha
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Месяц назад
Yaa nabiyaallaah asalaamun caleyka salalaahu caleyhi wasalim tasliima kathiira kabiira mubaaraka fiih
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 Месяц назад
5 sano😂is not Easy 😂😂😂
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Faqiir Janadii ayaaba loo hormariyey inta la xisaabinayo taaniriinta
@user-vv8hn6nf4v
@user-vv8hn6nf4v Месяц назад
Alhamdulilah anoo Comment so qorin😂❤
@abdijama1984
@abdijama1984 Месяц назад
Waa run nin faqri faaiido malaha waxaa fiican nintaajir ah ninfaqriha guurasain waa bahal❤❤❤❤❤❤
@yusufhassanshekh7125
@yusufhassanshekh7125 Месяц назад
Faqiir iyo taajir alle ayaa baxsho allow inta dhunsan soo hanuuni 🤲🤲🤲🤲
@maxamedmj4962
@maxamedmj4962 Месяц назад
Vedio ashqar boy soo dhigay baan arkay oo waziirka lagu khiyaamay 😂lkn waziirka saraakisha kama kaftamo wuxuu dhahay hadaad bilad bixineyso oo sarakisha ah waan imaana lkn haday aniga bas tahay wan cudur daranaa🙏waa kaa hayna waziir nolow
@kadramahamud4088
@kadramahamud4088 Месяц назад
Waa iska caadi waxba in aysan dhicin ka soo qaada
@Zoyaazuman
@Zoyaazuman Месяц назад
Waziir Tik Tok ga isha ku xad dhanka motion ka faarax is the best 👌
@Beru700
@Beru700 Месяц назад
Gabadhani waa argagixiso . Waana dadka qalbiga ka buka😂
@Khadijo60
@Khadijo60 Месяц назад
faqriga iyo taajirka waa xigmad allaha ilahey hala baqo
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 Месяц назад
Mamadu way kufududatay hadalkas saxna mahan gurka irsaqada waxyabaha lagu helo ayuu kamid yahay
@amranmohammed8945
@amranmohammed8945 Месяц назад
Bisinka iyo yaasinka 😅😅😅😅❤❤❤
@asmamuuse1373
@asmamuuse1373 Месяц назад
Sifican odhagayssta raligalin maybixin waxbarta laydin. Kumarabo 😂😂😂😂😂
@nadiifokiin2662
@nadiifokiin2662 Месяц назад
Nin faqiir ah lama guursado waayo sharaftuu kaaqaadayaa😮
@crahmaanaadan9308
@crahmaanaadan9308 Месяц назад
Macalinka is not easy 😂
@kheirowabdi2713
@kheirowabdi2713 Месяц назад
What are comeback 😂
@MohamedHassanAli143
@MohamedHassanAli143 Месяц назад
I'm faqiirka la shegayo😂
@MoHaMeD-z9z5s
@MoHaMeD-z9z5s Месяц назад
Waziir studio kii hre intee ka aaday
Далее
Timings hated him #standoff #timing #meme
00:14
Просмотров 445 тыс.
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 3,8 млн
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 10 AAD
23:04