Тёмный

ARIMAHEENA iyo KIKI vs ARMAAN iyo LADAN TARTAN ADAG SPELLING COUNTIRIES TEAMKII BADIYO 50DOLLAR 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,3 млн
Просмотров 534 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,9 тыс.   
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 месяца назад
TEAM ARMAAN AND LADAN CIDI ONE LIKE ❤😊
@ahmedaden9106
@ahmedaden9106 3 месяца назад
Adi imisa team aad sheganeysa team kaliya uu jiir
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 3 месяца назад
Ladan Waa Qof Degan Oo Aqoon La Muuqato ManshaAllah Weligaa Qofka Haduu Degan Yahay Haka Shakiyin❤
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 3 месяца назад
Jah❤
@aboubakarfarah
@aboubakarfarah 3 месяца назад
From Djibouti, Djibouti is not easy 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 team ladan support.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 месяца назад
wadanka djbouti ma'aha waa jibouti asad asagaa u il duufay ladan djibouti waa caasimada laakiin wadanka waa jibouti
@mfaris8738
@mfaris8738 2 месяца назад
😂😂😂😂​@@user-de6lm4wn9c
@jibriilupdy2160
@jibriilupdy2160 3 месяца назад
Ladan waxa ka muuqata aqoon aad u balaadhan teamka marwaliba waxaa inoo shidi Kara dadka aqoonta maskaxeed iyo ta maadiyeedba ka dhisan keep going asad hagio 🎉
@Amina_Isse
@Amina_Isse 3 месяца назад
Ma kaligeedbaaa mid dhaqan iyo maadiyan ahba wee bdan yhiin gabdhaha teamka sidee u bdan yhiin aqoon wee lee yhiin sida fawsia ayaaniita koko ugbaad weliba ugbaad wxee dheer thy ladan asturnaanta marka hdagdagin adoon gabdhaha kile arkin wax ha kumin
@MAQSUUDMaxamad
@MAQSUUDMaxamad 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂​@@Amina_Isse
@Amina_Isse
@Amina_Isse 3 месяца назад
@@MAQSUUDMaxamad ههههه🤣🤣
@cabdiraxiinxuseen5613
@cabdiraxiinxuseen5613 3 месяца назад
Arimeheena, KOKO, vs Ladan, Armaan. Kusuu xigsii habeen danbe insha alah.
@FUADMAHAMED297
@FUADMAHAMED297 3 месяца назад
Aqoontu quruxda qofka qayb ayey ka tahay_ladan proud of you dear😊
@abdiradwan2409
@abdiradwan2409 3 месяца назад
Team ladan 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 3 месяца назад
Naag wxbaratey isma qariso landan❤❤
@KING_OF_CANADA
@KING_OF_CANADA Месяц назад
Ladan✅Landan ❌ waxbaro lagaama karo
@Akim_1794
@Akim_1794 3 месяца назад
Ladan Luuqadda English-ka Wey Ku Fiicantahay Masha Allah Booska KiKi Habeen Dambe Koko Ku Soo Badal Si Ciyaarta Si Siman U Noqoto Let's Go
@Horaad17
@Horaad17 3 месяца назад
Qofta dharka madow she is amazing and perfect👍
@user-oq5zy9un2l
@user-oq5zy9un2l 3 месяца назад
Ladan 🎉 teamka way ka muuqatay runtii waa qof meelo badan ka dhisan 🎉
@maxamedsamow474
@maxamedsamow474 3 месяца назад
M.a😊
@fouadmahamed
@fouadmahamed 3 месяца назад
Ladan Cidi i known that you can do more than this geography , je parle en tant qu'un ami de classe so keep going sister we support you from your own country 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@munaabdalla2952
@munaabdalla2952 3 месяца назад
Next inta rabto in laga dhigo arimaheena iyo koko vs armaan iyo ladan is muujiya
@HafzaNour
@HafzaNour 3 месяца назад
Kusoxijiya wan kugu racsanhy
@Xafsoyhassan
@Xafsoyhassan 3 месяца назад
Yes next time koko I.a❤
@saredomoussa2236
@saredomoussa2236 3 месяца назад
✋✋✋✋✋✋✋
@shukriibraahim1
@shukriibraahim1 3 месяца назад
yees
@SafaAhmed-nu8zl
@SafaAhmed-nu8zl 3 месяца назад
Ha wllhi
@user-iu4fs5vp2t
@user-iu4fs5vp2t 3 месяца назад
Team ladan rer djibouti one like❤
@user-hb4je1ji9e
@user-hb4je1ji9e 3 месяца назад
Team kiki and arimaheena❤❤❤❤ one like
@Dubbe44
@Dubbe44 3 месяца назад
Ladan Cidi...farxad, aqoon iyo qurux bay isku darsatay.
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 3 месяца назад
Sax wllh ❤
@hamzemohamed3167
@hamzemohamed3167 3 месяца назад
Sheeko
@Haniejr19
@Haniejr19 3 месяца назад
MashaAllah
@SaaraHaji
@SaaraHaji 3 месяца назад
Koko&arimahena Arman&ladan Kasoo dhig kiki Koko Kubadal Plz Asad
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 3 месяца назад
Yeah
@NasraDjamaGoumaneh-bh2yl
@NasraDjamaGoumaneh-bh2yl 3 месяца назад
Team armaan et ladan sinn vive Djibouti 🇩🇯 jano
@AyanlehHoussein-gb7iu
@AyanlehHoussein-gb7iu 3 месяца назад
Waaaw gaadheena ladan sharaf korkaadu ha ahaato waxad tustay somalida inuu wadankeenu( Djibouti🇩🇯) tahay hoyga aqoonta Thanks millions jeeer geesiyadayada
@AnasJojo27
@AnasJojo27 3 месяца назад
Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟
@xaliimocalifaarax6865
@xaliimocalifaarax6865 3 месяца назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@badalbudul7878
@badalbudul7878 3 месяца назад
❤scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤scw
@user-vy6ll3bf2e
@user-vy6ll3bf2e 3 месяца назад
Soosme33 _____Koko iyo armehena Soosamee _______Ladan iyo armaaan Labadaa tiiim soosameeyy
@BishaarJey
@BishaarJey 3 месяца назад
ilaa inta ayaa ka cararesa saliga Nabiga mohamed scw scw ❤
@MaryamXasan-qm6jb
@MaryamXasan-qm6jb 3 месяца назад
Zcw scw scw scw scw scw ❤
@naimanuur1394
@naimanuur1394 3 месяца назад
Scw Scw Scw ❤❤
@aminoozman6170
@aminoozman6170 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@the.AHF.family.
@the.AHF.family. 2 месяца назад
Blood is not water wlhi hadalkeda ka gartay iney Djiboutian tahay Ina adeer ❤❤❤
@sharmarkeabib9367
@sharmarkeabib9367 3 месяца назад
Team Ladan Cidi. Mesha Kiki Koko kubadal si balance ay u noqoto ciyaarta.
@amranyasin6840
@amranyasin6840 3 месяца назад
teem cidi😂😂😂😂
@SuuuAdan
@SuuuAdan 3 месяца назад
Sidas ayeeyba balance ku tahy hadda wxaa tartamaayo ladan ciddi iyo arimaheena
@shukriibraahim1
@shukriibraahim1 3 месяца назад
sax
@hanielmi8074
@hanielmi8074 3 месяца назад
Saaney balance ku tahay
@user-ge4ot2mz2e
@user-ge4ot2mz2e 3 месяца назад
Team arman🎉🎉🎉 walib ladan sii ficaan uu haysaa🎉🎉🎉
@user-ii9rs6vg7c
@user-ii9rs6vg7c 3 месяца назад
Team landan cidi from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@user-sz2vm1ll1l
@user-sz2vm1ll1l 3 месяца назад
Nabi muxamed scw dertiisa ❤ iigusaal
@saredomoussa2236
@saredomoussa2236 3 месяца назад
Team ladan qurux from djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
@barwaqomoussa2570
@barwaqomoussa2570 3 месяца назад
Félicitations ma chérie tu le mérites et encore plus ❤❤ t’es la seul djiboutienne je tes soutiens continue la reine 👸
@hayatahmed4560
@hayatahmed4560 3 месяца назад
I am your big fans from France 🇫🇷 Europe iq of her mind ladan mashallah viva Djibouti 🇩🇯
@mohamedali-zi7ns
@mohamedali-zi7ns 3 месяца назад
We need koko iyo arimaherna team inshallah 😊
@user-ws2tn6gc9h
@user-ws2tn6gc9h 3 месяца назад
Team ladan cidi iyo armaan ayaan wataa ❤❤🎉
@user-db3mt7xv3t
@user-db3mt7xv3t 3 месяца назад
Reer Jabuuti waa yaqaaniin runta daacadda ah, runta daacadda ah iyo xiriirka saxda ah ee ha nagu kaftamin iska jir🧏‍♀️🇩🇯👍💪
@cabdikariim1077
@cabdikariim1077 3 месяца назад
Team aRmaan ismuujiya ❤❤❤✅🥰
@Wiki-abou
@Wiki-abou 3 месяца назад
Arman and ladan🇩🇯🇩🇯
@AbdifitahAlidheereMaxamuuf
@AbdifitahAlidheereMaxamuuf 3 месяца назад
من صلى عليه مرة واحدة فصلى عليه عشرة مرات صلى الله عليه وآله وسلم
@youssoufkamil9513
@youssoufkamil9513 3 месяца назад
team ladan cidi ısmuujiya ladan wallah she is very intelligent
@mhs0013
@mhs0013 3 месяца назад
And the prettiest 💯💯💯
@nagadmohamedbella4697
@nagadmohamedbella4697 3 месяца назад
Nous les Djiboutienne on ait comme ça on aime qu'on gagne on déteste le perdant ladan explique stp
@Raxeste_65
@Raxeste_65 3 месяца назад
Wlhi sidaan ujeclahay team27 xita musqusha markaan galaayo pause ma dhahdo wan si wata si u muqaalka wax yar zita idhaafin xaqiiq wlhi❤❤
@user-fg2co7rn8g
@user-fg2co7rn8g 3 месяца назад
Kiki koko kubadal arimahena iyo koko team kadhig wa huba in lagaracayo team arman iyo cidi waxa rajena inaa samey donto❤️☺️
@DeeqoDiini
@DeeqoDiini 3 месяца назад
Team Armaan is not easy
@Queenlz6re
@Queenlz6re 3 месяца назад
Waa kugu raacsanahay
@Imraan53
@Imraan53 3 месяца назад
Ladan represented her country Djibouti so well. She deserves it. Congrats from Somalia 🇸🇴.
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️😢🕋🫵
@abdiazizshiekmuktar2124
@abdiazizshiekmuktar2124 3 месяца назад
Intaad game sameyneysey geenmkii ugu waxtarka badnaa waa kan, sababtoo ah waxa lagu kala ogaanayaa T27 sida ay aqoontooda tahay iyo xasuustooda ay tahay qof walba maskaxeed. Mahadsanid Asad
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 месяца назад
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢❤😊😊❤😊❤
@HibaaqIsmaciilHibaaaq
@HibaaqIsmaciilHibaaaq 3 месяца назад
SALLALAAHU CALAYHI WASALAM❤🥰💗
@Ahdaafta
@Ahdaafta 16 дней назад
Ladan gabadha uguu smart san masha alaa hanbalyo waa gabadh dagan kuna fican xaga aqonta. Inkasto 2 daa team baa aad uu adkayen.
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 месяца назад
TEAM ARIMAHEENA AND KIKI ONE LIKE ❤😊
@user-qs8ju6fi2i
@user-qs8ju6fi2i 3 месяца назад
Anbaliyo🎉❤❤❤😊
@hodoabdilahi-ks2nz
@hodoabdilahi-ks2nz 3 месяца назад
Adaan ku jiry lkn sorry
@FarduusYuusuf-ey9hz
@FarduusYuusuf-ey9hz 2 месяца назад
😂😂😂😂❤​@@campusfrance4329
@missgaabo-bl3yc
@missgaabo-bl3yc Месяц назад
King of ceyda❤❤❤
@CarfaYeMuqtaar-uw5qi
@CarfaYeMuqtaar-uw5qi 22 дня назад
Weynaada wanaagsanaada
@kadra9957
@kadra9957 3 месяца назад
Team Armaan , Ladan 💯 Hambalyo . Part2 Next Koko iyo Arimaheena Keep going Asad Hagio
@abdihakimdahir673
@abdihakimdahir673 3 месяца назад
Ladan and armaan team
@user-uu5oq4nb5k
@user-uu5oq4nb5k 3 месяца назад
Ladan not easy Masha Allah 🎉❤❤❤
@user-ed6wc3qq4o
@user-ed6wc3qq4o 3 месяца назад
From Djibouti supporting you team areman
@yasinmahamed2086
@yasinmahamed2086 3 месяца назад
One love team ladan cindi from Djibouti 🇩🇯 ❤️ 💙
@user-pj5qi3bc5v
@user-pj5qi3bc5v 3 месяца назад
Very interesting game but we need to see team koko and cidi and the two boys arimahena and arman
@canab-fo3de
@canab-fo3de 3 месяца назад
Yes we hope that game
@nasrojelle
@nasrojelle 3 месяца назад
Yeah what a game😂😂
@Awliyo.
@Awliyo. 3 месяца назад
Team koko iyo team ladan cidi soo samee pls asad waayo ladbadooda ugu aqoon badan ❤🙏
@MomtasOmar
@MomtasOmar 3 месяца назад
Mashalaa gabadhaa reer jabuutiyanka ayaan watay waa gabadh waxbartay way ka muuqata ❤
@user-mx3mw9fm7v
@user-mx3mw9fm7v 3 месяца назад
Dadka reer Djibouti 🇩🇯 ka yimaada waa dad xadaarad iyo aqoonba isku darsaday hambalyo ladan❤❤❤❤
@housnia
@housnia 3 месяца назад
Team ladan cidi et arman from Djibouti jano 🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤
@maxamedxuurshow6403
@maxamedxuurshow6403 3 месяца назад
ASAD HAGIO 27 inaad is raaciso koko iyo arimaheeyna waad qalidie ee naga giiji in sha alah wll qaali hormar wacan
@shucaybhassan6252
@shucaybhassan6252 3 месяца назад
MATHEMATHICS QOFKU HADDUU BARTO MASKAXDIISA WALIGAA HAKA SHAKIYIN CONGRATULATIONS LADAN
@Bulqaasacademy
@Bulqaasacademy 3 месяца назад
Aad iyo aad maskaxda u furfuran sidookle isku dhexyaaca ka yaraads
@maahirkee3656
@maahirkee3656 3 месяца назад
Ma xisaab ayay baratay
@HassanMohamed-bo4ir
@HassanMohamed-bo4ir 3 месяца назад
Koko iyo aremaheena team ladan iyo armaan teem labadas team ka dhig ciyaarta markaas qurux noqonee
@muhacaday8806
@muhacaday8806 3 месяца назад
Ladan cidi wlhi waa top waan ku haystaaba ani
@DeeqoDiini
@DeeqoDiini 3 месяца назад
Team Armaan iyo ladan cidi ❤❤❤❤❤❤❤part 2 guul ladan
@cudooncabdullahi3284
@cudooncabdullahi3284 3 месяца назад
Masha allah wlhi hadaa la is xairayn Ladan is very smart waa ka hely gabdhaas keep going sis
@Kokobulle832
@Kokobulle832 3 месяца назад
Kusali xabiibkeena scw❤ wax kaga ajar badan malehe❤
@oubahmika4700
@oubahmika4700 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@bilaneachour8135
@bilaneachour8135 3 месяца назад
Félicitations ma sœur ladan j sui fière de toi chérie
@Ileysxasan53
@Ileysxasan53 3 месяца назад
Waw koko labaad noso baxday ladan naag wax baratay😮😮❤
@MachkourAbdichakour
@MachkourAbdichakour 2 месяца назад
Tema ladan hambalyo from Djibouti 🇩🇯 is best of best om ne tour jour le premier place de études ❤❤❤
@mumtazciidle6005
@mumtazciidle6005 3 месяца назад
Marna haka shakiyin agterka io ladan cidi🥰
@OsmancherOsmancher-hg2rc
@OsmancherOsmancher-hg2rc 29 дней назад
Djibouti 🇩🇯 et de peufe ladan❤❤❤❤❤❤❤ is not easy
@mohamedbashir8781
@mohamedbashir8781 3 месяца назад
CEYDA IYO LADAN ARIMAHEENA IYO KOKO PLEASE 🥺🥺 10K LIKE GAARSIIYA
@ayanmoussa98
@ayanmoussa98 3 месяца назад
Asal
@cumarreermiyi
@cumarreermiyi 3 месяца назад
Good 👍 👍 👍 👍 👍 👍 👍 👍 👍
@HudeyfiRecovery
@HudeyfiRecovery 3 месяца назад
Perfect Match
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 3 месяца назад
Perfect 🥰
@anisodahir7015
@anisodahir7015 3 месяца назад
Ladan gabar wax bartey m.a ❤ ku so dar koko boka kiiki kok ka dhig Armaheena io koko Armaan io ladan ❤🎉
@abdiwahab123
@abdiwahab123 3 месяца назад
Arrimahena iyo koko vs l cidi iyo armaan next game Insha allah
@maxamadxuseyn
@maxamadxuseyn 3 месяца назад
Kiiki kooko kusoobadal markaas ayuu badinaa arimaheena insha allah
@SafonSeyd
@SafonSeyd 3 месяца назад
Arimahena iyo koko ahed markas wey noqon lahed barejo❤
@guledrage8086
@guledrage8086 3 месяца назад
Asad Sxbkey Game-kaan si aan loogu wareerin wuxuu ku fiican yahay Sabuurad iyo Qali keen, qof walba Letter-kiisa Sabuuradda haku qoro. 👍
@user-yy3xl5jm3i
@user-yy3xl5jm3i 3 месяца назад
Amiira Iyo Sundus Hal Xabo May Saxeen Challenge gan Imisa Qofbaa Igu Raacsan 🤝👏🙌🏻
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 3 месяца назад
Cidna lagama hor dhici kro
@user-yy3xl5jm3i
@user-yy3xl5jm3i 3 месяца назад
@@maankacade_mmm Wayka iska muuqaata inbadan baan daawanayay Team 27 waankala aqaan walahi Dadka bro 😎 Koko Ayuunbaa Ladan iyo arimageen iyo armaan barajeen karta
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 3 месяца назад
@@user-yy3xl5jm3i sax labadoda koko ma garan qabka sbbto ah we ka dagan thy wx bdne wa laga fila kara But ado wx walbo of hadane dadka Janis LA siya, fudedkoda haku qimen
@Fatuush11
@Fatuush11 3 месяца назад
@@user-yy3xl5jm3ikoko iyo cayda barejen kra
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 3 месяца назад
Isdaji walal Umada hayasin waxa laga yaba in ay kuficanyhin
@MasulaFarax
@MasulaFarax Месяц назад
Armaan and Ladan Cidi is the best ❤❤
@rabiabdillahi235
@rabiabdillahi235 3 месяца назад
Ladan cidi the best if we are Djiboutian we are the best on speeling ❤❤ keep going sista
@doguafrikauict
@doguafrikauict 3 месяца назад
not speeling it's spelling hhhhhh
@badriaahmed1517
@badriaahmed1517 3 месяца назад
​@@doguafrikauict 😂
@Fatuush11
@Fatuush11 3 месяца назад
@@doguafrikauict😂😂one point
@iki2743
@iki2743 3 месяца назад
😭😭😭😂​@@doguafrikauict
@user-mx3mw9fm7v
@user-mx3mw9fm7v 3 месяца назад
Ladan waa active wlhi❤😅
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 3 месяца назад
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰💞
@user-mx6gx1ye6o
@user-mx6gx1ye6o 3 месяца назад
Team Ladan ✌🏼 from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 3 месяца назад
Ladan she is so cute mashalah and looks has good heart
@Yowofficial
@Yowofficial 3 месяца назад
Aan kusallino nabiga scw scw
@ciiseqoor2771
@ciiseqoor2771 3 месяца назад
Cidi is educated person very intelligent girl
@abdullaahixadaari
@abdullaahixadaari 3 месяца назад
Ladan Cidi caadi maaha Aqoonteeda muuqata dhalinyarada kale makala dhacaan waana fiican yihiin.
@user-ir9nx3nn4q
@user-ir9nx3nn4q 3 месяца назад
Teem ladan cidi iyo armaan is not easy 🎉❤
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 3 месяца назад
Asad koko iyo arimaheena isku team ka dhig next please 🙏 koz she's the only girl who can defeat this team ❤ along with arimaheena
@hawilareine640
@hawilareine640 3 месяца назад
Asad hagio waligey aniga Wan ku tageri jirey lkin waxan waligey ku hamin jirey in kof djiboutiens ah in uu team kaga ku jiro malintan gabadha ladan cidi ka dhex arkey xooog ban uu farxay my dadkeygi 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@samiaolhayeh4432
@samiaolhayeh4432 3 месяца назад
Vive la team d arman et la ladan cidi 🇩🇯✌🇩🇯🇩🇯
@ahmedaden9106
@ahmedaden9106 3 месяца назад
My broter asad i want ceyda and laden,,, koko and arimaheena team ceyda iyo laden like kuu dhufta asad please and you
@ayanmoussa98
@ayanmoussa98 3 месяца назад
Asal wlhi
@Queen_girl4838
@Queen_girl4838 28 дней назад
Team ladan idi, qof aqoon leh machallah 🇩🇯❤
@boqoradasomalida1282
@boqoradasomalida1282 3 месяца назад
Ladan Ciddi waxa ahay tageereheeda 1aad waa I daweesay aqoonyahanad 🎉
@queenayaaniitaofficial7929
@queenayaaniitaofficial7929 3 месяца назад
Sooo badi plzzzzz wllhi waa game waxa laga Baranaayo ❤waxabo isku maleenaye tartaanka inaa kujiiro😅😅😅
@TEAM27-AUGAST
@TEAM27-AUGAST 3 месяца назад
Kusali Nabigeni the best person ever the most knowledge able and the most shine all created more scw scw scw❤️🙏💯
@momeddaher8528
@momeddaher8528 3 месяца назад
Congrats Ladany Cidi ❤🇩🇯 DJIBOUTI 🇩🇯 ❤
@ASADHHAJIYOW
@ASADHHAJIYOW 3 месяца назад
kusali Nabi Mohamed Scw 🎉❤
@Maryan20370
@Maryan20370 3 месяца назад
Arimahena iyo kiki weyba iskusobaxayan welcome lamane cusub😂❤
@user-fu6xh5vu8f
@user-fu6xh5vu8f 3 месяца назад
Malaa mahee😂
@muniiroali4552
@muniiroali4552 3 месяца назад
Kiki wala qaba
@Koolka774
@Koolka774 3 месяца назад
Ceyda/Ladan cidi and koko/Arimaheena ka dhig big match wye
@AliNuur-ss7hk
@AliNuur-ss7hk 3 месяца назад
Arimeheena,koko va Ladan, Armaan, kusuu xigsii habeen danbe insha alah.❤❤❤
@user-bf3fh2ht1u
@user-bf3fh2ht1u 3 месяца назад
Team Ladan form djibouti ❤❤❤❤
@user-gi9un9uz7b
@user-gi9un9uz7b 3 месяца назад
Ladan io koko isku balami pls yaa igu raacsan
@hayataden6499
@hayataden6499 3 месяца назад
Team ladan qurux masha allah gabar wax baratay igaa dheeh 🎉🎉🎉
@Sihaammostaphe
@Sihaammostaphe 3 месяца назад
Hadana nahay Team Asad dhaxalka kaliya Kugu leeyayhay waa one like 👍😂❤
@NafissaNasser
@NafissaNasser 3 месяца назад
Ladan et Arman ❤Djibouti
Далее
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 14 млн
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 14 млн