Тёмный

ARIMAHEENA OO GAARI U GADAY AAD BUU UGU FARXAR QOSOL UU KA BIXI WAAYAY 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 465 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,8 тыс.   
@Fatush27
@Fatush27 4 месяца назад
waxa laga yaaab inay tahay markii ugu danbaysay ee aad aragto saliga nabiga scw 🥺
@HoodoMaxamuud-iq3cf
@HoodoMaxamuud-iq3cf 4 месяца назад
صلى الله عليه وسلم❤
@mohaniappdi3135
@mohaniappdi3135 4 месяца назад
Scw
@samarajoeseph5696
@samarajoeseph5696 4 месяца назад
Scw
@ShamsaMohaa-mp8qd
@ShamsaMohaa-mp8qd 4 месяца назад
Scw
@AmranAxmed-mt2cz
@AmranAxmed-mt2cz 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@abdiweliibrahim8868
@abdiweliibrahim8868 4 месяца назад
I amk asagana runtii wuxu mudanyhy inad hadiyad qrux bdan gudoonsiisid door muhiim ah buu kuleyahy dabaldagga 2m iyo noloshaada❤ TEAM 27 LIKE❤
@dhemaninaqasimali76
@dhemaninaqasimali76 4 месяца назад
Ased hagio dabaaldega 2M dartii aimk hadiyad sii walaalahaa marka laga soo tago waa qof kuugu dhow team ka wuuna u qalmaa wllhi inta ila qabto like 😊
@AbdirahmanMouna-dp6xk
@AbdirahmanMouna-dp6xk 4 месяца назад
Waa run lkn Asad ka majawabo coumantiga 😢😢
@dhemaninaqasimali76
@dhemaninaqasimali76 4 месяца назад
@@AbdirahmanMouna-dp6xk muhiimada waa inuu arko comment iga
@ShacbanNmouse-lp4vk
@ShacbanNmouse-lp4vk 4 месяца назад
Waa intan islaha qor
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 4 месяца назад
Waaa Xaqiiq wlhii
@abdallahassan9223
@abdallahassan9223 4 месяца назад
Waa kula qabaaa👍
@nawalmaxamed5844
@nawalmaxamed5844 4 месяца назад
Asad iamk maxaa ugu farxin waydayn sababto wa zxpka nigu dhow isagana wax waliba niga mudan ka farxiya wiilka team 27 ugu fiican waaye sida xushmada leh nigula dhaqmo ayaa ah inuu yahy qof qalbi wanaag ah I can believe intaan arky we love u team 27👍🙏🏽❤️
@MomtasOmar
@MomtasOmar 4 месяца назад
Imk ayaa UQalma wlhi inaad gaadhi ugado waayo waa wiil wngzan wax badan uu kuu tarey 😢❤
@MohaDahir-jk8uu
@MohaDahir-jk8uu 4 месяца назад
haa lkn arimahena aya uqalma imk marki lofiriyo
@Hamda-gd9oi
@Hamda-gd9oi 4 месяца назад
Qurux badanyahy waliba iamk❤ shaxshaxlow
@clsalaansiciid6095
@clsalaansiciid6095 4 месяца назад
Haa wllhi
@nuurkaibrahim8679
@nuurkaibrahim8679 4 месяца назад
Imk abaalkiisa ayaa la rabay in loo ii biyo asadoow dulmiga iska du
@bashiirmohamed4101
@bashiirmohamed4101 4 месяца назад
IAm 🙏
@safiyoCabdullahimaxamuud
@safiyoCabdullahimaxamuud 4 месяца назад
Imk waa wiil walaalkiin Hadane mar walbo waa nii garab joogyaa walaalo kle Neh ma qabo oo ka farxinaayo asoo ogeeyn Marka maarkaan Marka xigta isku daya inaa usameeysaa lama filaan oo qalbikiisa ilaaliya manta walaal kle aa Idinka aheeyn ma heeysto allaha idin barakeeyo dhamaantiin jira oo jooga I.A❤
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 4 месяца назад
IAMK in loo gado ayey eheeyd wlhi coz ninkan rer hajio wax badan ayu utarey u uqabtey😢😢😢 ya igu raacsan
@user-he8in7ib1i
@user-he8in7ib1i 4 месяца назад
Aad iyo aad😢
@FardowsoSalax-yg1dy
@FardowsoSalax-yg1dy 4 месяца назад
Si fiican wllhi
@AbdirahmanMouna-dp6xk
@AbdirahmanMouna-dp6xk 4 месяца назад
Ani
@mohmedmuktaryousuf9012
@mohmedmuktaryousuf9012 4 месяца назад
Haqiqi
@sabaaxibrahimhussein8729
@sabaaxibrahimhussein8729 4 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@sharmaakecismaan9165
@sharmaakecismaan9165 4 месяца назад
Waxa laga yaaba inay tahay markii kugu danbaysay ee aragto kusoliga nabigeena maxamed csw asaxabta asad idin jeclahay ku soli scw scw scw scw scw scw ❤❤
@ruqiyanuurhilowle
@ruqiyanuurhilowle 4 месяца назад
Salalaahu caleyhi wasalam❤❤❤
@user-ix2gu5xo5r
@user-ix2gu5xo5r 4 месяца назад
Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw 😢
@user-lw9gj6yj4g
@user-lw9gj6yj4g 4 месяца назад
Scw
@xaredoomar9877
@xaredoomar9877 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw
@Suldaanis
@Suldaanis 4 месяца назад
Scw
@YousephGamaal
@YousephGamaal 4 месяца назад
صلی اللّٰه علیــــه وسلم 💗
@hibomaxamed9451
@hibomaxamed9451 4 месяца назад
Salalaahu calayhi wasalam
@Tayba283
@Tayba283 4 месяца назад
Arimahena dadka dareenka qarsado waaye asad ka wareeji wx walpo wuu dareema lkn shucuurtisa ma muujin kato ookiyaalo madow waa so xerty 😢 arimahena waa u qalantaa asad m.a❤❤
@juweeriyajano9303
@juweeriyajano9303 4 месяца назад
Asad wll lamk Ka farxi isagana wayo wali ma arkin video lamk laga farxinyo mansha Allah arimhen hamlpyo
@AbdirahmanMouna-dp6xk
@AbdirahmanMouna-dp6xk 4 месяца назад
Waa run😢
@anisoalixaaji5286
@anisoalixaaji5286 4 месяца назад
Hadana maskiinka wa .madi walal mahesto 🥲
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 4 месяца назад
Haodhan wll anigu ina aptigay yahy habaryaradiis waxy dhashay ba kabadane😭​@@anisoalixaaji5286
@nasroomar1810
@nasroomar1810 4 месяца назад
Abaa run sheeg madi miyaa😢​@@anisoalixaaji5286
@YusufMaxamed-gp9tv
@YusufMaxamed-gp9tv 4 месяца назад
Wllhi dheh walal mlhn miya amk😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 месяца назад
Asad iyo Amiira waa qalbi wanaagii oo qofa halka dabeecad ey ka siman yihiin baa ah inay walalhood la saaxiiben intaan cidkale la gaarin yacnii 1 one cida ay la saxibeen waa walalhod la dhashay numbarka 2aad na waa dadka kale ee ay is dabeecad iyo kaftan fahmaan ani faatma iyo Arimaheena siday uga farxiyeen baan ka helay masha Allah Asad iyo Amira ❤
@Riyaana34
@Riyaana34 4 месяца назад
Koko ba wllkeeda way ugaday lkn iyada masooduubin haka reebin ❤❤ illahy haxafido 3doodaba
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 месяца назад
@@Riyaana34 ee hadanay soo duubin haka reebin maxa waaye abaayo Wllhi ma arkin ani kama reebi lahayne
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 4 месяца назад
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤❤
@رغدمحمد-ذ1ي
@رغدمحمد-ذ1ي 4 месяца назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤
@user-dc7yg8hn2k
@user-dc7yg8hn2k 4 месяца назад
Scw
@user-ui6sj1sk9e
@user-ui6sj1sk9e 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@HanitaMohamed
@HanitaMohamed 4 месяца назад
صلي الله عليه وسلم
@SadaShiil
@SadaShiil 4 месяца назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
@mkhtrcali4386
@mkhtrcali4386 4 месяца назад
Arimaheena Uu Qalmaa Intaa Igu Raacsan Liketa Dhac Kusii Walaal 👍
@Narkoedits
@Narkoedits 4 месяца назад
Omer arimaheena haduu jiri lahyn team 27 wx la dhaho muuzan jiri lahyn abaalkiisa ninkaz lama gudi karoh the legend❤
@mariaaadan9795
@mariaaadan9795 4 месяца назад
Asodow imk wuxu kaa mudantye isna hadayda fiicnaan koly teamkiinu ka tirsanyhye imk waa wiil walaalkiin oo kale ah ok marksta garbabkiin jooga runtii wll kalena malha markaa isgana mar ka farxiya lama filaa u sameeya qalbigiisan ilaaliya😢😊❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 4 месяца назад
Kusali nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)😢❤☝️
@hassanibraahim830
@hassanibraahim830 4 месяца назад
Asad bro imk suprise u samey waayo asigana waa nim mudan please
@KowsarDahir-ts6to
@KowsarDahir-ts6to 4 месяца назад
Wax ka nasib xun majiro ado saliganabiga arkey oo ku salin kusalin nabigenah muhamed scw scw scw❤❤❤❤
@user-zr7gz3ml5d
@user-zr7gz3ml5d 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw
@FaadumoAhmed-mq4lq
@FaadumoAhmed-mq4lq 4 месяца назад
Scw scw scw
@AbdirahamanHassan-z3k
@AbdirahamanHassan-z3k 4 месяца назад
SCW SCW
@zakariayoussoufmohamed5969
@zakariayoussoufmohamed5969 4 месяца назад
Abaalka arimaheena waa ka wayn yahay gaari wlhi hno azadow walaalkaa uugu ducee in abaalkiisa Allah jano ka dhigo Allah ha niisharfo team 27 hore u socda
@Ista565
@Ista565 4 месяца назад
Plz Asad iyo asxaabtiisa cawa 10 ubaahanhy Ilaahay dartiis waxa awodid xita igarta wllhi daruuri u ahy 😢
@Laawj6iu
@Laawj6iu 4 месяца назад
Tuugsiga kala tag meshan orodo shageyso
@istodiamond8263
@istodiamond8263 4 месяца назад
IAm ayaa uqalma isagana uso gad plz asad adoo tagerahaga xushmeynaya 😢
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 4 месяца назад
IAmk hadiyad uu kufarxo sii waa walal kula soo jaway asad thanks brather
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 4 месяца назад
Azad hagio number one somali youtuber keep going 2m congratulations sxp aad baa u mahadsanthy sidaad uga farxisay arimahena legend
@maxamedqadar3539
@maxamedqadar3539 4 месяца назад
IMK ha lo Gado asigana sbbto ah wa qof aad uwanagsan ku socoto @Asad Hageio well done ❤
@faroalinur2514
@faroalinur2514 4 месяца назад
Sax
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 4 месяца назад
@nuuramaxamud4414
@nuuramaxamud4414 4 месяца назад
Hadyadsii waa mucquul lkn gaadhisii macquul maaha
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 4 месяца назад
@@nuuramaxamud4414 gadhi kula weynaa huno 😂
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 4 месяца назад
​@@nuuramaxamud4414sabab?
@samirahassan2023
@samirahassan2023 4 месяца назад
Masha Allah ALAH ha kuu Barakeeyo aamiin aamiin waa walaalo ku jecel 🎉🎉🎉
@CabdiMahamed-kr1rf
@CabdiMahamed-kr1rf 4 месяца назад
Dunidan ma soo marin Ruux ka Sharaf Badan Kana run Badan Nabi Muxamed scw❤ ﷺ❤
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 4 месяца назад
Maansha allaah horay u soco asad haji waan kula jiraa xataa jimelka aan sameyo ama qof aan u sameyo waa ku saara horey u soco wll
@sundusahmed-ys4it
@sundusahmed-ys4it 4 месяца назад
Asadow imk waa qof saxib ku ah manta isagaa uqalmay wall kafarxi imk please 😢
@user-wi8uc3pv5j
@user-wi8uc3pv5j 4 месяца назад
Haa wlhi Iamk markaan arkay waan qiirooday waxan is dhahy iamk mu wax u gado asigana ileen waa saaxiibkiis 😢
@Muheyma
@Muheyma 4 месяца назад
​@@user-wi8uc3pv5j lkn arimaheena asad asaa u sameyey RU-vidka inuu ku soo biirana ku dheeri galiyey waxa uu maanta lacag ka sameyey asaa sbb u ah arimahena I amkyna asna waa sxbkiis abaal wuu ku leyahay blse arimaheena kaga sii dhaw
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 4 месяца назад
Maashallaah asad allaha ku caafiyo sidaad waallkaa uga farxisay hal mid aan oranaa arimaheena markaas gari cusub wadato ama gadato ducadan ku akhri (( acuudu bikalimaati laahi min shari maa qalaq)
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 4 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤️☝️
@Guutaaleboy
@Guutaaleboy 4 месяца назад
Koko waaanku taaageerahaa si inaba caad ahayna
@HanitaMohamed
@HanitaMohamed 4 месяца назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@user-im7vd4ce7q
@user-im7vd4ce7q 4 месяца назад
🧡🙏 wlhi Arimahena deserves more happiness m.a coz he is a humble person
@daakirdhamac
@daakirdhamac 4 месяца назад
Asad iamk maad ugadid wlhi waa wiil wanagsan abaal buu kugu leyhy mr kafarxi isagana😢❤
@ahmedmuxumedyusufhuuno1885
@ahmedmuxumedyusufhuuno1885 4 месяца назад
masha allah asad hagio 2 million 3million insha allah 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@CwaasacCabdi
@CwaasacCabdi 4 месяца назад
Second caawa asad hagio waan ku tageera marka bagekaga sogalo farxad kudareema 😮😊❤ iam support you 😊
@fadumoaxmed1984
@fadumoaxmed1984 4 месяца назад
Mashallah tabarakallah tawaaduc iyo daganaan baa Allah siiyay qayrkii 100 k Bay xaflad heeso qudhun ku jeedaan asad waligii lacag uu ku cayaaro lama arag walaalkii buu ku sharfay
@aragsan123
@aragsan123 4 месяца назад
Arimaheena alle hakuu barakeeyo aboowe ducadana ani ii soodir Gabadh walaashaa ah oo u baahan baan ahee khayr alle haku siiyo dhamaantiin alle ha idin xifdiyo aduun iyo aakhiraba ❤
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 4 месяца назад
Masha Allah Tabarakallah Allah Haw Barakeeyo Dhamaantiina Allah Haydin Barakeeyo Walaala Isjecel Waa Wax Lagu Farxo Alfa Alfa Mabruuk Masha Allah ❤❤❤
@MaandhayaInasiciith
@MaandhayaInasiciith 4 месяца назад
Asadow iamk intaso sano ayu kuso garabtagnye iagana iPhone 15 u gada ❤😂
@faadumoahmedosmaan9058
@faadumoahmedosmaan9058 4 месяца назад
Yeh👏👏
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 4 месяца назад
Waan kugu raac sanahy inuu imk ka farxiyo
@YusufMaxamed-gp9tv
@YusufMaxamed-gp9tv 4 месяца назад
Wankugu racsnhy u gad asad wuu gacn adgyhy wllhi qof asga wax siinyo mrkn walalhisa ayu wax siista
@wariyosheeko
@wariyosheeko 3 месяца назад
Asad, Alle ha ku garab-galo Walaal. Qof qalbi fiican oo asxaabtiisa si weyn u taageera, gacantana ku haya, si xidhiidhkoodu u sii jiro. ❤
@Najma.187
@Najma.187 4 месяца назад
Ana ilhay hay gaadhsiyo intaan wlshay hadyad qaali ah saa usiin laha😢❤idinkana ilhay haydin barakeyo m.a
@ShaakirAhmed-yl9jt
@ShaakirAhmed-yl9jt 4 месяца назад
Masha allh 2 m and new car for arimageena hambalyo
@ShaakirAhmed-yl9jt
@ShaakirAhmed-yl9jt 4 месяца назад
And asad
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 4 месяца назад
Inta ku faraxday one like❤😊
@munataltaliini4762
@munataltaliini4762 4 месяца назад
Hadiyada xigta waxa sisa IMK team 27 mel wel bu nogu yala o kama kaftano kalin wen ayuna ka qaty 2M subscriberska 🎉sido kale arimahena wu uqalma wa wll qimo badan hblyo dhaman team 27🎉❤
@fjnuur2938
@fjnuur2938 4 месяца назад
One like team arimahena😢
@SamiraIsmail-bp1kg
@SamiraIsmail-bp1kg 4 месяца назад
Manshaaaalh abowe mcn wlh intas iyoh kabadan uqalantaaa 2m wow congrats asadkeyna wlh ani ahanteyda 2m kabadn kusini laha bt once wye yaqhyow jah Hambalyo Hambalyo 2m ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 4 месяца назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
@DeqoIbrahimA
@DeqoIbrahimA 4 месяца назад
Wlhi waan ku cidloonay ma ogi goorta aan ka bexeeno 😂😢😅
@Farxiyaaaaa
@Farxiyaaaaa 4 месяца назад
Wlhi anigo be happy bn ku aheYyyy mugo😂😂😂😂😂
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. 4 месяца назад
Cidlo see ah guriga cid idinlama dagana miyaa😂😂😂
@DeqoIbrahimA
@DeqoIbrahimA 4 месяца назад
@@zamiira.abdi. dee dadka ma qolkaaga kula seexdaan
@user-zc7wj7og7b
@user-zc7wj7og7b 4 месяца назад
Cida guriga ladagan marabian 😂
@AXMEDXUSEENMAAX4197
@AXMEDXUSEENMAAX4197 4 месяца назад
imk cildaaad ku disheed farxadina uunbuu idinkula farxaan wa nasab gadhigiisa iska diyaariya Haji family iskugu taga hadad doontaanooo inta igu raacsan is muujiya
@hamdiomaar1789
@hamdiomaar1789 4 месяца назад
IMK plz ka farxi xaflada 2m dartet
@UR.c.ronaldo60
@UR.c.ronaldo60 4 месяца назад
Mansha allah ❤❤❤ we love you brothers from hargaysa asad sxb safar inaad usoo gasho hargasa ma qorshaysay waligaaa haa maya miduun weeye lkn wxn ka codsanaynaaa inaad mar noo timaaado insha allah soo dhakhso❤❤❤❤❤❤❤❤
@XamdiQasiin
@XamdiQasiin 4 месяца назад
M.a allh Hablyo Hablyo Hablyo Asad haajiw 2M ayan ku gu Hablyenaya wll insh waxn ku leyahy hori u soco marna gadashda haso firinin insh allh markale waxn ku leyahy Hablyo Hablyo Hablyo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@LeyloDagan
@LeyloDagan 4 месяца назад
Masha Allah Asad hajio walhi Wan Ku. Takirsnhay m.a cawa Ku rajeinaa. Inaa 2 million I.a
@user-qx2ys1yq7k
@user-qx2ys1yq7k 4 месяца назад
Wad.uqalanta,Arimaheena yaa,igu,raacsan👍
@Munazar74
@Munazar74 4 месяца назад
Dunidan Masoo Marin Rux Ka karamo Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed 💚ﷺ💛ﷺ
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 4 месяца назад
TEAM ARIMAHEENA ONE LIKE ❤😊
@osloofficial5782
@osloofficial5782 4 месяца назад
Congratulations 2M bro from 1k to 2M 🙏
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 4 месяца назад
Rer hajio inta taagerto one like ❤😊
@ahmednoorguledibrahimnuuro5776
@ahmednoorguledibrahimnuuro5776 4 месяца назад
Keep going wllky asad hajiyo alle haku barakeyo wllky caafimadkaadana alle hakuu soo celiyo Aamin Aamin
@Number1fanteam27
@Number1fanteam27 4 месяца назад
After 2020kii surprise kii ugu horeeyay😂 2m let's go wllka congratulation 🎉
@abdifataahmoha5900
@abdifataahmoha5900 4 месяца назад
Wll Asadow in aad 2M gaadho wlhi sidoo kale Team27 oo dhan baa abaal ku leh ee dhamaan teamka dhan xaflad u qabo please alle ha idin sharfo guulaysta❤️🙏..
@Mohamedismail-t3p
@Mohamedismail-t3p 4 месяца назад
Wlh i amk wax walpo wllka mudanyhy ayuu ka mudanyh ninkaas.
@Sacdadhamac
@Sacdadhamac 4 месяца назад
🎉congratulations 🎊 🎊 congratulations 2️⃣m asad hagio to the world❤❤❤
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh 4 месяца назад
Asad hagio walal Qiima badan allah hanoo kaa daayo wll😢❤😮 Arimaheena intaa iyo inkabadanba waad uqalantaa Asagaa asad hagio na baray ❤
@Koyama548
@Koyama548 4 месяца назад
Congratulations🎂🎉 my pro Arimaheena respect my pro Asad and Abdullahi sln sare👍🙏
@YasminAhmed-c1d
@YasminAhmed-c1d 4 месяца назад
Waxan noqdey qofkii 1aad ee dawanaya barnaqmiijka ❤😂
@RahmaCabdi-u8z
@RahmaCabdi-u8z 4 месяца назад
Dabaldaga 18 may iyo dabaldaga 2.M iyo halbil wllhi farxadayda lama sokobikaro m a hanbalyo wllky asad hagio from hargaysa💚🤍❤️
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 4 месяца назад
2M is Here😢❤❤ Team Walaalaha Asad iyo Arimaheena 😢❤❤❤
@jeeabdiismaijaharjacfaan1895
@jeeabdiismaijaharjacfaan1895 4 месяца назад
waan ku faraxsanahy sxb intaad arimaheena gaariga ugu cumaamaday muhiimada 2m congrats sxb Asad hajio waan ku taageera sxb from somalilander life in Germany 🇩🇪 Frankfurt
@Abdirasheed27
@Abdirasheed27 4 месяца назад
Team arimaheena one like❤❤
@saamiyamuuse2189
@saamiyamuuse2189 4 месяца назад
Aimk wa wiiL qalbi wanagsan hadan manta awodo anigaba haysane waxa siin paha gaadhi kadis aH asadow wiiLkan You tube kuso celi Dhiiri gali gudihiisa ma daremi kartid wiiL Madi Ah kaligis ah Oo wiilal isla dhashay hadiyadoda Gob joog ka ah please wiiLkas Hadiyad uu u qalmo Sii 2M ka ❤
@YahyeAbdi-y9r
@YahyeAbdi-y9r 4 месяца назад
Hampalyada 2 malyan waan kuu soo hormariyey iga gudoon asadoow
@kanadiahoussein7073
@kanadiahoussein7073 4 месяца назад
Machallah 2m congratulations wallky allaha cafimad kusiyo
@geeddibaabow9370
@geeddibaabow9370 4 месяца назад
Dust, ayaa Soo galayee murayadda si fcn u xidh 😂😂😂🎉🎉🎉🎉 eesh calaa brothers. Mansha ALLAH 🎉❤. Guushiina waa guusheena . Team 27❤❤❤
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 4 месяца назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@NurHussein-kx5yn
@NurHussein-kx5yn 4 месяца назад
team asad one like
@Maliso717
@Maliso717 4 месяца назад
Team 27 congratulations 2M 🎉🥳
@AniisahappyHappy
@AniisahappyHappy 4 месяца назад
Team Asad one like plz 🎉❤❤
@haajiofficial8421
@haajiofficial8421 4 месяца назад
2m congratulations bro
@Munoahmed57755
@Munoahmed57755 4 месяца назад
iamk U Gad Gaari isga walal malahn Arimahena waba haystaa Gariya😢😂
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 4 месяца назад
Mahaysto kiro ayu aha
@user-bl9xf3tm5g
@user-bl9xf3tm5g 4 месяца назад
Hambalyo hambalyo wallkey mcn in taas in kabadan waad uqalantaa🎉🎉🎉❤❤
@user-gf5qc4ku8o
@user-gf5qc4ku8o 4 месяца назад
SA WNKA come the
@Asadofficial100
@Asadofficial100 4 месяца назад
Maha Allah
@Abdala__7
@Abdala__7 4 месяца назад
Congratulations 2M subscribers pro Asad Hagio🎉❤
@Teamiitaataabo
@Teamiitaataabo 4 месяца назад
Team asad hagio isoo booqada ❤😂😂
@Yusrakhadar
@Yusrakhadar 4 месяца назад
Asad hanbalyo wlalo 2M wlhy aad ban uguh faraxsanhy in aad gadhey 2M😢❤🎉
@hassansantos7924
@hassansantos7924 4 месяца назад
Jimce wanaagsan soomaaliyeey ❤
@zulluufahimagabu6050
@zulluufahimagabu6050 4 месяца назад
Waaaaaw...MashaAllah Wonderful Bros....stick together forever ❤❤❤❤
@Zakari2
@Zakari2 4 месяца назад
Also Last week you avbridge, job dropping 38000 likes per video since several videos received or broke the 50th. K like barrier and another video broke the 14th K like beer so. This week you got your dropping 38000 likes per video.If we average themYou are my inspiration this guy must be an inspiration for everyone who is trying to success in what he loves he began from zero and now he is 2 million subscribers
@noorilkacasekobon961
@noorilkacasekobon961 4 месяца назад
Asc wllka asad hajio Marbadan ayaan kuriyoodey adigoo lugahaada kusocdo Waxan rajeyneyaa mardhow inay noqoto rajada ayleeyihiin asxaabtaada wanaasan Mida kale sxb asad hajio Waxaan rabaa inaan wax yar aan kaa codsado wllka Sxb waxaan ahay nin shaqo aan heysanin sas aytahayna rer leh caruur ay ujoogto hadana deen badan lugu leeyahay Wllka kun iyo shan boqol oo dolar kadhowaad ayaa la igu leeyahay waxaana jogaa Nairobi Sxb adigoo raali ah hadaad iga caawin kartid waxan kaacosan lahaa inaad iga furfurtid ilaahey hakuu fududeeye insha allah By
@MunaMaxamed-pz7my
@MunaMaxamed-pz7my 4 месяца назад
mashalaa wallaalo isjecel hambalyo hambalyo hambalyo armeheena❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🙋‍♀️🙋‍♀️
@maahirtube-official
@maahirtube-official 4 месяца назад
2M MILLION COMING SOON
@faraxsanechannel
@faraxsanechannel 4 месяца назад
Quran Online Yaa Udiyaar Ah
@fatimaabdiaziz3963
@fatimaabdiaziz3963 4 месяца назад
Anigaa diyaar ah intee kaala so xiriira
@Fariiha924
@Fariiha924 4 месяца назад
Wllhi asadow ilaa hadda ma seexanin waxan fiirinaya inna ku dhacdy io inkle I can't wait wllhi 😢🎉❤
@user-qm8ti5fe3s
@user-qm8ti5fe3s 4 месяца назад
Team erimaheena only one like
@AdenAil-xu8lv
@AdenAil-xu8lv 4 месяца назад
mash Allah Allah wayin asad bala iso caawi oo iso gacan qabo waa lacag weeyin jwb
@ugbaadqalanjo1329
@ugbaadqalanjo1329 4 месяца назад
Next imka ugada wilkas😢
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@waheliyeboy7711
@waheliyeboy7711 4 месяца назад
Team arimahena idin mee🖐️
@SalaadXasan-fx4pl
@SalaadXasan-fx4pl 4 месяца назад
Congratulations 2m subscribers asad hagio 27😊
@najmaawil7998
@najmaawil7998 4 месяца назад
Iamk plz ka farxi wiil maskiin ah wye o qalbi fican
@Cudooney
@Cudooney 4 месяца назад
Congratulations 2m subscribers team 27plz 1k subscribers igarsiya hoyo somaliyed ahy 🙏🇸🇴
Далее
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Просмотров 145 тыс.
Какой звук фальшивый?
00:32
Просмотров 332 тыс.
😂😂
00:16
Просмотров 922 тыс.
Какой звук фальшивый?
00:32
Просмотров 332 тыс.