Тёмный
No video :(

AROOS MARYAN MURSAL IYO QOOMAAL HEES CUSUB AROOSKA AH SAAFI FILMS STUDIO LONDON UK - YouTube 

Ali Hajji Ahmed
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 1,2 млн
50% 1

Опубликовано:

 

23 мар 2013

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 899   
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 8 месяцев назад
Heestan waa iska jclhy❤ 2024 yaa ila Dawan❤
@inaguuleed1541
@inaguuleed1541 7 месяцев назад
Ani subax canjeero ku dubooyaa😂😅
@gantalyano8982
@gantalyano8982 6 месяцев назад
Haaaa sacadu ay kubegantahy 4:00pm casirnimo hasus wlxi❤
@mushkilcade8223
@mushkilcade8223 5 месяцев назад
3 am dageysanayaa😂 ,,istagfurlaah
@user-dy5le6nl6l
@user-dy5le6nl6l 3 месяца назад
Aniga maxamad ooah jacaylka dartii ujelahy❤❤❤
@muniiralghazali8891
@muniiralghazali8891 6 месяцев назад
I can't wait i want to play this song on my wedding day 😢 2024 insha allah ❤️
@sulupo8535
@sulupo8535 5 месяцев назад
❤😢
@salmamaxamud6202
@salmamaxamud6202 3 месяца назад
Farxad ku waaara adiga io saygaga😊❤
@drdeklyrics3879
@drdeklyrics3879 3 месяца назад
Anaa Waa Jeclahy Wlhi heestan
@hamdaqueen5111
@hamdaqueen5111 2 месяца назад
Talwo ma guursataya hada
@midnimochannel3665
@midnimochannel3665 2 месяца назад
Are you married now😢
@jgashleyofficiell7412
@jgashleyofficiell7412 3 года назад
Bari oo ay bishu tahay 30/1/2021 Waa arooskayga insha allah khyr bay noqon inta single nimada iga danbaysa waxan idiinrajaynaya inaad idina cfmd ku gaadhan 🙏🏾✅💯
@abdikarinyusuf5508
@abdikarinyusuf5508 3 года назад
Amin Alloow naga sar
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 2 года назад
Ubad ķheer qabo idin rajeynaa markan ugu yaran walgu dhalay ama uur baa jiree
@jgashleyofficiell7412
@jgashleyofficiell7412 2 года назад
@@muzcapapdirashiid7390 tnks bro saas weeyi
@liibanabdisalam2222
@liibanabdisalam2222 2 года назад
Tliye manooshahay
@Somaliairdrop1
@Somaliairdrop1 Год назад
1 year ka dib wil iyo caano,gbar iyo caano
@alx6496
@alx6496 4 года назад
Heestaan macan waxe ee iga shidan tahy magalada Zürich ee dalka Switzerland, manta ee Tariiqdu tahy malin isniin ah 30.3.2020 waxa dhacay meherka aniga iyo jeceelkayga an muda,da jeclay Ubax Xuseen. Illah waxa ka baryaa in nagu dhigo kuwii isku waaro oowlad baari ah isku dhalo amiin aamiin❤😘🤲🤲
@duniyodunka4321
@duniyodunka4321 4 года назад
Hamplyo soo daahday iga hano👌
@nastexocadey4630
@nastexocadey4630 4 года назад
Aamiin walal
@hadiyanaazirinanaazir439
@hadiyanaazirinanaazir439 4 года назад
Aaamin incha allh izku waara
@ikraanmahamed8419
@ikraanmahamed8419 4 года назад
Kuwii iskuwaaraa Eebo haa iinkadigo amiin inshaallah
@nasteexohenna8286
@nasteexohenna8286 4 года назад
Amiiin allha isku kiin dyo wllo mcn💎💎💎💎👑👑👑
@abdisalan7437
@abdisalan7437 3 года назад
2024 inta daawaneysa like iisaar
@daarutaqwaquranonline4808
@daarutaqwaquranonline4808 3 года назад
maxadiyo roda maxmuud
@kaalayiskaaragthestoner5638
@kaalayiskaaragthestoner5638 3 года назад
@@daarutaqwaquranonline4808 anaa kulamid ah
@najmaahmed8554
@najmaahmed8554 2 года назад
2022😩😂
@farxiyaabuukar1744
@farxiyaabuukar1744 Год назад
Anina just ayan dawanayaa anigoo weliba schoolka joga sacada 10:50/hda ayan breg sakasoo labani bisha 24/10/2022/malin isnin thy anina wxan rajenaa 2032 inan arko i.a
@maankey6048
@maankey6048 Год назад
​@@farxiyaabuukar1744 wah wah hada lee wayye 29/10/2022 Ayan kusooqory😂
@mohaxidig1285
@mohaxidig1285 2 года назад
Heestaan waxaa dhageesanaayaa 2022 bisha 1 5 teeda hdaa ika dambeeso farxad kuurajeenaa😢🥰
@manyeknam7892
@manyeknam7892 Год назад
Sidokale adna walal nolol iyo caafimaad aan dhamaad leheen🥰🤲
@cabdinazer1451
@cabdinazer1451 Год назад
😀❣
@anwarabdicabdulahi3660
@anwarabdicabdulahi3660 9 месяцев назад
Aamiin aamin🎉😢
@SamaLove-si1pw
@SamaLove-si1pw 8 месяцев назад
11/12 2023 Ana dheey sanaa waa Mar kii iigu hireeysa ee aan daawado heetaan oo muqaal ah cajiib waxaana jiraa 16 years
@FalastinYusuf-wj7cy
@FalastinYusuf-wj7cy 6 месяцев назад
2024 kaso salaama nolow boowe❤😂
@sihaamabdirahman5712
@sihaamabdirahman5712 7 месяцев назад
Wa heesti ugu horaysay e aroos malaha hesaha somalida ano aad u yar ban ka maqli jiray 2024 ya ila daawanya January 18
@sagalahmed9899
@sagalahmed9899 3 года назад
dhawaan waaye arooskeyga ani iyo my love mohamed saasa usoo raadiye heestan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰2021 sanadkeygi waayee uluuuluuuluuu
@fadumoabdifataxxasan2629
@fadumoabdifataxxasan2629 2 года назад
Hambalyo abayo kuwe isku wara oo wada Jira Allah niga dhigo
@kamaludinyuusuf6764
@kamaludinyuusuf6764 Год назад
Masha Allah hampalyo
@ceero457
@ceero457 Год назад
Masha allah
@cabdicasismusic9530
@cabdicasismusic9530 3 года назад
Hadaad 2021 Daawanaysid Oo SingLe Tahay Like izaar😅
@zamzamaxmed5597
@zamzamaxmed5597 3 года назад
hhhhh single hadaa thy inta maxaa ku keenay
@bukharisomali143
@bukharisomali143 2 года назад
I’m here 22
@dreamgirl4587
@dreamgirl4587 Год назад
Still ma thy single ADu😂
@naimadahir519
@naimadahir519 Год назад
2023😂
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Год назад
@@naimadahir519 14/1/2023....😀💔
@mounakaapah598
@mounakaapah598 4 года назад
Ano Yar jecla heestan hadana sidi lee ku ahY 2020inta dhageYznYza Like ta Zara👇
@Big_Man14320
@Big_Man14320 4 года назад
Very nice am back
@amiinyarechannel8374
@amiinyarechannel8374 4 года назад
Kulamidaan ahay
@rahmahasan188
@rahmahasan188 3 года назад
2022 aa dhageysanooyaa wanna kuu saaro🤣🤣
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 года назад
March 18/2021 hello may maqlayasa
@ceyniabdi3936
@ceyniabdi3936 3 года назад
M.a
@faysalbakaal
@faysalbakaal 4 года назад
Yaa dhageysanaya 2020 heestan markaan maqlo marwalba waxaan dareemaa inaan Aroos ahay oo aan gabadhii aan isjecleyn aan nolasha aan dhisaney, allow midaan jeclahay nolasha nagu kulmi.. ❤❣🌹⚘💕
@hudamohmoud9693
@hudamohmoud9693 4 года назад
amiin wllo
@haldoorhamze5631
@haldoorhamze5631 4 года назад
2020 qofka ila daawanaya ee Single Ah Liketa hayla dhaafine
@esrakayze7370
@esrakayze7370 6 лет назад
حبيت هذه اغنيه صوماليه😍😍😍😍 الله يحفط صومالين ❤❤❤ احلى ناس والله❤بتمنى ازروها انشاء الله❤❤❤
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 6 лет назад
انته مين وين يا حلوه
@caatikabintucalidhawaaq6920
@caatikabintucalidhawaaq6920 5 лет назад
Esra Kayze
@marwaismail5148
@marwaismail5148 5 лет назад
امين حبيبتي شكرا 👍
@xasancumar8533
@xasancumar8533 4 года назад
ألف مليون ماشاء لله الله يحفظكم يا اختي
@adnanabdirashid8298
@adnanabdirashid8298 6 месяцев назад
2024 hello ?👌
@samsamxuseen1461
@samsamxuseen1461 4 года назад
Waa heestan ku bashaali farxadan sugayo maruun ilaahayoow calfkayga iyo nasiibkayg ii haagaaji dhabeel nasabaan ahayee rabow dhigay ii dhaafi insha allh👑👫
@mohamed.deeq23
@mohamed.deeq23 4 года назад
Aamiin
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 года назад
Amen wallshy wax kastoo aad jeceshahay waad heli
@abdik9002
@abdik9002 2 года назад
Aamiin, walaalo
@Hejhejhejhej10
@Hejhejhejhej10 2 года назад
I’ve been listening to this song since I was 9 years😭😭😭 I love it must have it on my wedding wallahi🥰
@awalmahdi7304
@awalmahdi7304 Год назад
Yuh are eighteen years old
@silicrashiidali3859
@silicrashiidali3859 Год назад
@@awalmahdi7304 111
@Suweysali-kz5gh
@Suweysali-kz5gh Год назад
Inshalah
@hajiabdi5039
@hajiabdi5039 Год назад
​@@silicrashiidali38593³sź
@karayuone5623
@karayuone5623 Год назад
Add inshaAllah to your msg.allah barak
@user-tz8fo2jq9k
@user-tz8fo2jq9k 3 месяца назад
2024 inta dawanesk❤
@shariifali2288
@shariifali2288 Год назад
Old is gold I’ve been hearing this music almost every somali weddings thumps up to this two for giving us such an icon.!!
@bukharisomali143
@bukharisomali143 2 года назад
Manta oo tahy tariqdu 30/5/2022 sacaduna tahy 14:57 malin isniin ah waxan ahy arday dhigta dugsiga sare f3 wxan kusolaban donna qoralkan malinta aroskeyga inshallh inta kahoreyso macsalamo 😂👋
@maxamednuurcramaan8091
@maxamednuurcramaan8091 5 лет назад
2020 bisha december insha alah wa aroosaya insha alah ilahaw qeyr kadhig
@baroobolewaye7823
@baroobolewaye7823 5 лет назад
amiiin wll
@almaahmed7417
@almaahmed7417 4 года назад
Maxamed Nuur C/ramaan 12 bil ba ka hadhayba farxad waarta wll
@fadumamohamed1427
@fadumamohamed1427 4 года назад
11 bilood baa kuu haray 😂😂😂😂
@faadumocumar2187
@faadumocumar2187 4 года назад
Amiin
@zeinabisse1157
@zeinabisse1157 4 года назад
mabrook
@ubaxabdirisaq7916
@ubaxabdirisaq7916 Год назад
Heestan markan maqlo habar yartay so xasusta arooskedi ayada iyo suldankeda hada na 3ciyal ah hayzta mansha allah labadi isku wara hooyo mcn io abtiyo nolol farxad leh abid ❤️❤️👸🏼🤴❤️
@abukaraxmed7838
@abukaraxmed7838 Год назад
Sidaas si lamidaan kuu rajeena
@shaxshax-poy518
@shaxshax-poy518 2 года назад
some songs that will never be forgotten 🖤✔ 08-03-2022 hestan anoo 6 sano jira mqli jiray Hadana anoo 17yrs jiro waa dhagesana ilove this song ❤
@luulmuuse7065
@luulmuuse7065 2 года назад
22/3/2022
@amiiraaragsan1529
@amiiraaragsan1529 2 года назад
24/4/2022
@cy3bory667
@cy3bory667 2 года назад
23/5/2022
@ciisexuseen1829
@ciisexuseen1829 2 года назад
Same anoo 6 iyo 5 jir maqlijirey
@cuud4726
@cuud4726 2 года назад
22/6/2022
@fathi1250
@fathi1250 4 года назад
Lockdown aduunka ka jiro stay home ya ila dhagestay heestan mama Maryan mursal ♥️♥️
@saacidmaxamuud500
@saacidmaxamuud500 5 месяцев назад
Malaga yabaa inaan mar un heestaan anoo aroskeyga dhacayo in la ii daaro mantey oo ah 2024/3/5 ayaan dhageysanaya 😊😢
@khmarjiboy9477
@khmarjiboy9477 5 лет назад
2019!! Yaa ila Dawanaaya
@cabdilahiceero8096
@cabdilahiceero8096 5 лет назад
Aniga
@xaawokiinmuhamed8076
@xaawokiinmuhamed8076 5 лет назад
Aniga pwe aniga Aya Kulasoo dWNYa
@qalanjoluul2061
@qalanjoluul2061 5 лет назад
Ani
@nimcolucky2010
@nimcolucky2010 5 лет назад
Ani lee
@HamseAbdirahmanHersi
@HamseAbdirahmanHersi 2 месяца назад
2024
@axmedguuleofficialtube5823
@axmedguuleofficialtube5823 3 года назад
2021 meherkayga dhacay soo duceeya asxaabta alxamdulilaah aad baan u faraxsanahay Laasqoray my town
@misbaaxmisbaax6911
@misbaaxmisbaax6911 3 года назад
Hamplyo isku wara uwad wada dhal barina alha idinkaga dhigo
@halimamohamed8177
@halimamohamed8177 3 года назад
2 /6/2021 waa habeenka arooskeyga cawana waa haben ii faraxd😍😍❤
@ahmednor5566
@ahmednor5566 3 года назад
Hambalyo anagana waan kuugu soo xignaa sis
@haaruunahmedhaaruunhonest6213
@haaruunahmedhaaruunhonest6213 3 года назад
Heesta anigo yar baan aad u jclan jiray waxan ka dhagesan jiray talefan walalkey iga weyn lahaa meesha ka. Maqalo dhagtaa u taagi jiray maanta anigoo 22 jir ah baan dhageesanaya 2021
@hodanitaupdy9578
@hodanitaupdy9578 2 года назад
Hestan jacyl xad dhaaf ah u qabaaa 😭😩😩wxan ka baqaya kun mar inan gursado si arooskyga iyada bas laga daaro🥺hestan wan jeclahy😭❤️‍🔥markan maqlo farxad dareema😩ano single ah 😂✋🏻
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 4 года назад
Waxa laga shiday arooska eedaday anigo form 2 ah 2011 iyo magaalada bosaso hadana wxa ii gabagaba ah engineering master ah magaalada rostov dalka russia Xasuus
@AynansheEgal
@AynansheEgal 7 месяцев назад
Caawa oo bishu ku beegan tahay 13-1-2024 ayan wada dhagaysanaynaa ania iyo jacaylkayga waxaanan rajaynaynaa inaanu mar aan hadda ahayn aanu u wada dhagaysan doono mustaqbalka anaga oo gurigayaga joogna misana isku meel jiifna insha allah.🥰
@mr.xuseen714
@mr.xuseen714 2 года назад
Some memories never die I will play this song on my wedding night. insha Allah
@kinglozano4223
@kinglozano4223 2 года назад
Wow🥰
@xamdadheman5476
@xamdadheman5476 2 года назад
@@kinglozano4223 ⁶
@haniqueen7523
@haniqueen7523 11 месяцев назад
Me too ❤
@abdibaharibrahim8693
@abdibaharibrahim8693 3 года назад
2020 hadaad dhagaysanayso waliba single like ta😀😀
@HamseAbdirahmanHersi
@HamseAbdirahmanHersi 2 месяца назад
2024 dhagaysanynaa
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 3 года назад
Oh HeezTan Anoo Yar Wan JecLa Xita Imaka AroozKayigana HeezTan Hadii Layishidi Wayo Kuma Jiro Bayicaz 😁 2020/ Like Dhac Kusii inTa Aroozkooda RabTa HeezTan
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 Год назад
2023 cidi iga danbayso ha shumiso comentigeyga si aan ugu so laabto xasuus tan liidata😭
@qadiijamaxamed712
@qadiijamaxamed712 8 месяцев назад
Old is gold 22/11/2023
@hudamohmoud9693
@hudamohmoud9693 4 года назад
aya dhageysanaya 8/7/2020 heesatan love ku ahy aroos keyga sugaya inshallah allow nasiipka ihagaji
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 года назад
Amen wall uu ku hagaagi don't worry
@abubakarabdirahman2871
@abubakarabdirahman2871 2 года назад
Some songs never gets old......... Memories. 🥰🥰😔
@caqligal8890
@caqligal8890 Год назад
Yep wllhi😅
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 года назад
Anoo 5 Jir Ah Ayaan Heesta Ku Ciyaarayey 2010 Arooskii Walshey Ahna Hooyadey 2 Aad Jiijo. Maantana 17 Sanno Jir Ayaan ahay 2022 Alxamdulh ( Cimri Dheer Iyo Cibaado Suuban Allaha Noogu Dhammeeyo Dunnidan Insha Allah ). Ayada Iyo Seygeed Maanta 3 Caruur U Joogta Wadankaa Canada 🇨🇦 Ku Nool Yihiin Allah Ha Xafido Ilmaha Abtiga U Ahay Iyo Labadood ba Aamiin Yaa Rabi 🤲❤👏
@kautharnoor9354
@kautharnoor9354 5 лет назад
Memorial song when I was still young I was hearing this song I think ahhh yeah 2013 from Nashville tennessee Knoxville in America
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 года назад
Absolute its emotional songe 2:00 night at burco Togdheer somaliland
@Big_Man14320
@Big_Man14320 4 года назад
Hestan waxan jeclaaday anigoo ah 10 jir wlhi ilaa hada oo aan ahy 23 jir sidii ayaan u jecelhy wlhi 2020/6/13/waa maanta oo ah maalin jimce ah chuma hilwa 🙋‍♂️
@laylaali3245
@laylaali3245 3 года назад
18 baad thy
@ShafiShafi-zr2rn
@ShafiShafi-zr2rn 2 года назад
Reer single haddaan nahay nio maalinka Jumcaha noo darnaa 😂
@imanemmo
@imanemmo Год назад
In loving memory of my wedding ❤imagine in August we will complete 13 years together,mash Allah
@BiftuStudios
@BiftuStudios 7 месяцев назад
Mashallah may Allah keep your marriage and Eeman strong ❤
@kingston3672
@kingston3672 3 года назад
Am going to play it on my wedding 😍
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 2 года назад
Congratulations brother 👏
@ibrahimabdi6313
@ibrahimabdi6313 Год назад
did you play it👈
@kaafiyocaabidiiriye2601
@kaafiyocaabidiiriye2601 6 месяцев назад
2024 yaa ila dhageesanayo😂
@qeenlaty7203
@qeenlaty7203 6 лет назад
In loving memory of my wedding. Sameer from Oslo, Norway
@abdinaazir4157
@abdinaazir4157 8 месяцев назад
From Norway kristiansand
@mjvlogaandcamera8755
@mjvlogaandcamera8755 3 года назад
2021 haddad dhageysanoso like
@mahrabashir6290
@mahrabashir6290 3 года назад
Me😅
@montanamoreher4741
@montanamoreher4741 2 года назад
OLD IS GOLD 🥰🥰...2022 still in touch
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 года назад
Heesaha arooska waa mida ugu jeclahay hestan. Asxaabtayda markey aroos galayaan hestan ban Video Ugu sameeya😍
@siidcali5146
@siidcali5146 11 месяцев назад
Thank you 👍🏻😊
@azmamohamoud6001
@azmamohamoud6001 3 года назад
Heestan wn jeclhy Hadii alle igu zimo maalinta Meherkayga ayaan shidanaya💖❤
@nasuulcraxmaan672
@nasuulcraxmaan672 Год назад
...Old is Gold ....Team ...2023 iso raaca❤️❤️
@asaldhaladsoomaali1298
@asaldhaladsoomaali1298 4 года назад
Heestaaa baan dooratay xafladiii meherkayga14 /10/2019
@liibaanyasinjama7716
@liibaanyasinjama7716 5 дней назад
Hestan mcn waxa ka dhageysanaya wadanka Uk🇬🇧 Gar ahan Birmingham❤️
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 4 года назад
23/3/2020 Maalin jimcaa Wxn rajaynaya Inan xafladeyda Kuso galo incha allH❤😍🙏
@Nasrudinshow
@Nasrudinshow 4 года назад
10 uhr ayaan kadan beeyey lolz
@maxamedyare8749
@maxamedyare8749 2 года назад
Hesta hesohoda 🥰😇 insha aalh 15/12022😇🥰malinteyd waan shidan donaaaaaa aalh qeer ha iga dhigo💞💞💞💞
@husseinsaxnuuni7374
@husseinsaxnuuni7374 2 года назад
Qofka ay maanta malintiisa ahayn bari maalintiisa noqon dontaa inta ila midka ah i.a 😍🤞
@mdibadofficialproduction8516
@mdibadofficialproduction8516 3 года назад
2008 baan heestan aniga iyo sxbkay cabdiladiif oo laha studio gacaltooyo Nairobi aan aroos kaga soo duubnay maantana waa 2021 ila hadana singel baan ahay😮😂😂
@ubuxjamac7854
@ubuxjamac7854 3 года назад
Hhhhhhhhhhhh ilahah haku gargaaro
@abdirahmanabdullahi1262
@abdirahmanabdullahi1262 2 года назад
Waya arag waqti badan soo jogey
@hodanhodan9108
@hodanhodan9108 2 года назад
😁😁😁wad ku raagty singel nimada
@katarinafaysal1200
@katarinafaysal1200 3 года назад
arooskyga heestan wan shidan doonaa insha allah
@nasriinquruxdumar543
@nasriinquruxdumar543 3 года назад
Heesta waa hees samayn wayn igu leh aaadna wan u jecelahay pin ku qabo boqortooyo 😍😍
@mmsports7
@mmsports7 2 года назад
Heestan waxan ku so xasuustay gabar aad u wanagsaned oo riyaaq la dhihi jiray o aan iska baranay tefenka lend lenka guryaha la dhigto sanadii 2011 markan mudo wada soconay ayan xirir jacayl ah bilownay kaas o so gaba gabobay sanadii 2013 waxan xasusta habenkii ugu horeyay aan gurigeda ugu tagay in labtop ay heeskan ka dartay in kasto calafka iyo nasiibka nakala geyay waxa mar la i sheegay inay guursatay awladna dhashay ilahay ha u barakeyo iyada iyo qoyskeda waxay ahayd gabar dhan walba ka dhamestiran hada o gabo gabo yahay 2021 wali waxan ahay single qaadayana heesti ahayd waxan ahay nin dobo day dayayo gabadhii calafka uu dulsuraye
@mmsports7
@mmsports7 2 года назад
@Yaasmiin Beexaan insha alah walal mahadsanid
@edna_ah3567
@edna_ah3567 Год назад
Allah hakugu daro mid khayr qabto ❤️
@mmsports7
@mmsports7 Год назад
Mahadsanid walashey edna🤍
@edna_ah3567
@edna_ah3567 Год назад
@@mmsports7 ❤️
@xamdinuur7711
@xamdinuur7711 Год назад
Hada gawar fcn maheshe😢
@ahmmedisse
@ahmmedisse 3 года назад
Anoo madaxa la siigalayaa da,da qaan gaarka ayeey soo baxday waliba music soomalida soo rogaal celiyay aroosyada muqdishana arooskan laga daarin uu san aheyn aroos . Ciyaal jaam kaliyaa i fahmi kara 2021 yaa daawaanaya
@mustafejama2211
@mustafejama2211 11 месяцев назад
Manta wa malinti 2aad kadib aroskeyga oo dhacay September 10, 2023. Labadaa Malin waxay nooga farxad badan yihin sanado badan single soo ahayn. Ilaahay waxa aan ka rajaynayna inta cimriga nooga hartay farxad waarta❤. I love you my wife Iman❤
@Nuunemahamed
@Nuunemahamed Год назад
Maskaxdiyo qalbiga mawjadaha dhiigyo mankaad kumilantoo malabad unaoqatee 😥 This sing iwill listen it mi whole life wlahi .
@rahmanather8962
@rahmanather8962 Год назад
🥺💋❤️‍🩹
@zakariyaahmed8286
@zakariyaahmed8286 Год назад
I have been listening to this song since I was 7 years old and after 14 years I hope 🥺 I will Put On my wedding After Two inshallah😘🫴On Fire 🔥🔥🔥
@mohanisco3956
@mohanisco3956 3 года назад
😭😭 Heestan Mantay oo Taarokhdu tahy 17 kii December 2020 Arooskeyga laka shoday Codsi ika yimid Dhankeuga
@abdikarinyusuf5508
@abdikarinyusuf5508 3 года назад
Maxad u oyeysaa he
@nuwara8333
@nuwara8333 2 года назад
@@abdikarinyusuf5508 farxad
@qubaariomur7916
@qubaariomur7916 3 года назад
6/11/2020 qofkii kusoo ceshtay like saar hee
@zeyna_hikam4658
@zeyna_hikam4658 4 года назад
Waxan dawanaya ano single ah 2020.7.24 waxan dhameyay jamacadeyda I.a waxan rajenaya ina mardhaw guursado Hada waa wil an isku jamacad aheen baa manta gursanayo sida darted baan heestan uso radiyay
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 года назад
Inshalaah waad guursan walshy 2:00 habeenimo 18 march 2021 from burco Togdheer somaliland
@BadalIsaaq
@BadalIsaaq 3 дня назад
Sanada siigo kuqaatey 2024😢
@marwadaudi6939
@marwadaudi6939 3 месяца назад
Masterpiece 🎉❤ i want to play this song on my wedding night with ma king 🤴 ❤️ i.a
@alma123.4.
@alma123.4. 4 года назад
hestan aros ixasusisaa kega kadarnaa insha allh
@user-gu2fj1jl6q
@user-gu2fj1jl6q Год назад
I will play on my sister's wedding ❤❤❤❤
@King_poi
@King_poi Год назад
Also me on thins month 🎉❤
@ZaytunMohamed
@ZaytunMohamed 10 месяцев назад
InshaAllah
@rodakayf2307
@rodakayf2307 4 года назад
2020😢😢ayan dawanayaa ____
@najuumezza3728
@najuumezza3728 3 года назад
2021 baan dawanaya ana anaba ka daran😂😂😂
@nuwara8333
@nuwara8333 2 года назад
Anaa kasii daran 2022 dawanayaa 😢
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 4 года назад
Inshaa allaah waxaan rajaynayaa inay arkaan qoraalkaygan caruurtayda mustaqbalku #15:33 pm #thus #September 3 2020 allaw riyadayda ii rumee oo 2023 caafimad iyo farxad ku daawada insha allah
@ilhanshmahdi2118
@ilhanshmahdi2118 4 года назад
Aamiin aamiin wllo i.a way arki ye adiguna tus markas
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 3 года назад
@@ilhanshmahdi2118 haye wllo qof qalbi wanaagsan baad tahee alle haku xifdiyo😘😘😘
@HappyFlyingSaucer-pz5lw
@HappyFlyingSaucer-pz5lw 6 месяцев назад
2024 inta dawaty lovta iskareep😂❤
@Usaameaadan-su2yg
@Usaameaadan-su2yg 2 месяца назад
Yaa dhagaystay 2024 ilaa 2020 ❤❤❤❤
@maryamaruun7179
@maryamaruun7179 Год назад
Maanta niyda ku dhisnya hestan wn jecly ina gursdo lkn nasiibka ima hiilin qofka nolosha ishno wn waya🥺💔hada wa qustey qofksto arka qorlkn haisoducyo plz hada qof xirr lehen lkn rajo majirto arin jirto awgeda ilhy wa cadil😮‍💨
@aziizmohamed7582
@aziizmohamed7582 Год назад
1/1/2023 ayaan qoral kaga arkay makula hadli kara
@FowziyoAbdirashiid
@FowziyoAbdirashiid 11 месяцев назад
😢😢
@maryamaruun7179
@maryamaruun7179 11 месяцев назад
@@aziizmohamed7582 Haa waa ila hadli krta anigna hada ayan ku arky sorry 🫠
@deeqomahd3001
@deeqomahd3001 3 года назад
Heeestaan wan ka helaaa insha allah arooskeyga ka shidanaa allow mid kheyr qabo igu sin 2021
@hafsabintuaar1719
@hafsabintuaar1719 2 года назад
Heestan anoo yar jeclaa ilaa hada wn jeclaahy wxn rajeen in aroozkyga laga shido❤ilahy mid khayr qaba ka barYayaa
@abdihamiidboulboulmohamud7210
@abdihamiidboulboulmohamud7210 4 года назад
Anoo yar 2013 aroors hestan kag ciyara nago badana.. dhex ugu jiro hooydey ito walshey igu soo galeen
@ezrayousuf8826
@ezrayousuf8826 3 года назад
Hoyada iyo walsha magcyadoda ayad ugu yedhay ee naago mad odhan gabdhaha klena naago ayad ku timanty intaanad wx shegin af samoliga hagaaajiso huuuno
@qaalishmohamedwehliye6601
@qaalishmohamedwehliye6601 3 года назад
insha allah arooskeyga kolkan aniga iyo xajigu so wada galeyno hestan in laidaraban raba❤
@LailaAli-jq2md
@LailaAli-jq2md Месяц назад
2024 ayaan dhagaysanya waxan ku rojo waynahay inan gursado 2027 ilahay inu nolosha nagu mideeyo qofkan jeclhy igu so duceeya 😭❤
@shukrimaxamud4791
@shukrimaxamud4791 4 года назад
2021 janwry insh allh arosaa 4bil ka bacdi💓✍️
@xurriyo16
@xurriyo16 3 года назад
Ma aroostay
@shukrimaxamud4791
@shukrimaxamud4791 3 года назад
@@xurriyo16 haa alxm xabt
@xurriyo16
@xurriyo16 3 года назад
@@shukrimaxamud4791 MashaAllah
@abdikarinyusuf5508
@abdikarinyusuf5508 3 года назад
Hambalyo
@crisaaqadem5607
@crisaaqadem5607 3 года назад
I...inashall aniga WAAN AROOS WAAN NIYADATAY🥰❤❤
@direemedia
@direemedia 6 месяцев назад
Who is listening 2024....heestan weligeed maduqobeyso
@hodannuura8048
@hodannuura8048 2 года назад
Markan hestan baranayay waxaan jiray 10 years ila hadana wan jeclahay 17 years old Foverite song
@zuheylarahim8419
@zuheylarahim8419 4 года назад
5/5/2020 Today i am single cml haddu ilhy idmo waan sugaya calfkyga ilhw ii hagaaji😘
@mohahazard2458
@mohahazard2458 4 года назад
Kula mid nhy wlle bal na soo ogoow
@elyasabdiosman2099
@elyasabdiosman2099 4 года назад
Ameen Ameen .in Shaa Allah
@cabdikariimxayo7330
@cabdikariimxayo7330 4 года назад
Maryan mursal odayga way baabisay madaxa ciyaaray 2020
@amiinahmed6535
@amiinahmed6535 6 лет назад
I am chines I love this music 💜💜
@agargamer.4720
@agargamer.4720 6 лет назад
Amiin Ahmed hhhhhhh chines with Amin Ahmed name ?😂😂🤔
@AliHassan-be2lr
@AliHassan-be2lr 6 лет назад
Maya you are Portuguese!!😂😂
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 6 лет назад
CaaaaaC😂
@abdirahimahmed825
@abdirahimahmed825 5 лет назад
Ali Hassan hee malisku dheelaa nagadaa dee dheh bro
@xaawokiinmuhamed8076
@xaawokiinmuhamed8076 5 лет назад
MeSha ma laisku qrBNa Noi Ngda ciyarta
@axmedfiiraan8144
@axmedfiiraan8144 4 года назад
Wow Qoomal iyo Maryan 2019 Yaa Dawanaya Like Ahpapi
@hanibare542
@hanibare542 3 года назад
2021😪dhawanaya ano 15 ka jiro i.a arooskey shidhana. 5years dhambe♥️♥️♥️
@maxamedpashir1807
@maxamedpashir1807 Год назад
Hadaa 2023 daawanaysid oo single tahay like ii saar 😀✌️
@NaimaahmedIbrahim
@NaimaahmedIbrahim Месяц назад
15/july/2024 dhagaysanayaa Allow midka jeclahay calaf is kugu kaaya dar oo nolosha no wanaaji dhaman umada iga danbaysana farxad u rajaynayaa😢❤❤ my hanad❤😢🫀💋
@xusenibrahim03
@xusenibrahim03 3 месяца назад
Ma jiraan Dad ila DaawanYa 2024 05 29 2:39 pm❤❤
@kadawinhocadde6804
@kadawinhocadde6804 3 года назад
2/5/2021 anoo siganl ah dheegasnooya cml wixii ila qabo like ___🔰🔰
@ademtahir-pj6pd
@ademtahir-pj6pd 4 месяца назад
13 jirbaan ahaa markay soo baxday heestaasi Ee aroosyada laga shidi jiray heesaha arooska taan ugu jecelahay ayay ahayd 😔🥺
@malyunmohamed7568
@malyunmohamed7568 7 лет назад
listening from colombia
@aliciasofia2420
@aliciasofia2420 7 лет назад
malyun mohamed woah i didnt know somali also live in colombia.
@dulaone1811
@dulaone1811 7 лет назад
Tahriib
@taahacali9030
@taahacali9030 6 лет назад
malyun mohamed myluovmohamed
@qadrobuule3816
@qadrobuule3816 6 лет назад
Haah
@qadrobuule3816
@qadrobuule3816 6 лет назад
Ko
@qoslaayesomali1716
@qoslaayesomali1716 4 года назад
I.a 2020 bisha 8 baan gursan dona Hadii o ilaahey nafta beenta ah igu gaarsiiyo Kher alaah iga dhigo Waa gurkeyga igu horeeyay Mid kii ku dagaa alow iga dhig Amiin amiin
@kamaalramsi2747
@kamaalramsi2747 4 года назад
bisha 8aad 15 mlin aya xigto bro guul wcn HMPLYO
@qoslaayesomali1716
@qoslaayesomali1716 3 года назад
@@kamaalramsi2747 sxb qali 23 oct 2020 ayey iisurto gashay inan gursada alx bro thnks
@qoslaayesomali1716
@qoslaayesomali1716 3 года назад
@@kamaalramsi2747 hada ayan soo xasustay mar ad isoo qorty 15 malin ayakaga harsan bisha 8aad Thanks captan
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 3 года назад
@@qoslaayesomali1716 Hambalyo Hambalyo zxb Marwadadana Iyo adigaba farxad badan ayan idiin rajeynayaa
@munaahmed1121
@munaahmed1121 4 года назад
Heestan mesha ka maqlo wan u carara diriska xitaa dhegta u dhigi jiray 🐈🤣🤣🤣🤣
@keyfkeyf2463
@keyfkeyf2463 3 года назад
Maxaa dhacay🤣🤣🤣
@munaahmed1121
@munaahmed1121 3 года назад
@@keyfkeyf2463 aroos leee
@keyfkeyf2463
@keyfkeyf2463 3 года назад
@@munaahmed1121 wlh ani xasus gaara igu leedahay wiil aa jeclaa jiray igusoo dhacaa cid wadada geskeda dagan markasta shidi jirtay asine wadada maraa markasta🤣🤣🤣
@munaahmed1121
@munaahmed1121 3 года назад
@@keyfkeyf2463 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 lkn badanaa marka 2 ruux lesku mah riyo ayaa la daraa hestaan
@keyfkeyf2463
@keyfkeyf2463 3 года назад
@@munaahmed1121 🤣🤣🤣ani jeceylkeyga igulasoo dhacdaa
@kataarawiilmuhalik146
@kataarawiilmuhalik146 2 года назад
Caawa habeen iga xun majirto waxa ay ii tahay sagaal saac habeen nimo 😭 heestaan ayaa dhagaysanooyaa waliba heestaan waxaan kusoo xasuustay hooyaday macaan 😪😰 lkn hada maisla joogno laba wadan kala joognaa waxaan la ciishooday hooyaday xasuusaheeda ayaa ihor yaalo hooyo macaan ii noolow🤲🤲
@CiiloowYare-up7or
@CiiloowYare-up7or 9 месяцев назад
Im definitely playing this on my wedding insha allah 😭🔥🔥
@omaromar-jm6wt
@omaromar-jm6wt 3 года назад
8/10/2022 insha Allah waan guursanaa hadii eeebe qadro I.a 🙏
Далее
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
Просмотров 3,3 млн
Insane Coffee trick EXPOSED 😱☕️ #shorts
00:20
Classic Italian Pasta Dog
00:20
Просмотров 2,5 млн
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Просмотров 12 млн
Xabad muuse hees Aroos
4:09
Просмотров 1,1 млн
NASTEEXO INDHO GALBIS BEST AROOS SONG 2015 HD
6:33
Просмотров 13 млн
Heeskii Haraad
6:35
Просмотров 8 млн
FISKA & QOMAAL
8:32
Просмотров 1,5 млн
AWALE ADAN BEST AROOS SONG ( OFFICIAL VIDEO) 2017
7:52
Insane Coffee trick EXPOSED 😱☕️ #shorts
00:20