Тёмный

Aroos Miyigii Ugu Cajiibsanaa iyo Fanaaniin Cuslaatey oo ka Heesaya😂🤭 

Maal TV
Подписаться 223 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

★ ★ ★ Maal Media Production ᴴᴰ ★ ★ ★
💕💕💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ 💕💕💕 waa Aroos Miyi oo waafaqsan Dhaqankii hore ee Somalida kaasoo ay ka Heesayaan Fanaaniin Cuslaatey oo aad ucod Macaan

Развлечения

Опубликовано:

 

10 дек 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@dabshide3878
@dabshide3878 Год назад
Odaygani wuu soo jaas tagey mida kale kan looxa ah ee meesha tagi muu odayga la heeso ama iskaga dhaqaqo sidasu musayax ku sheganaya
@AxmedCabdi-yt9ls
@AxmedCabdi-yt9ls Год назад
Janpi wa askariga arooska laxyhy laantis wa abaar aroosku
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 8 месяцев назад
​@@AxmedCabdi-yt9ls janbi farax ciise wallhy nin waayo araag ah uunpa garanaya lafatgy
@mubarakhassan3744
@mubarakhassan3744 2 года назад
Wayo wayo ayaan soo xasuustay iyo aroosyadii miyiga laga tumijiray
@hudiitha4465
@hudiitha4465 Год назад
Inta markii ay miyi ga joogen waxan qurux moodi jiray ee inan ta arooska ah ee botarka aad danbaska moodo marsan ku mash quuli jiray iminkana ka wis wisa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 from 2023
@foozia426
@foozia426 2 года назад
Maasha allaah jecliyaa arooska miga
@kaysecali8160
@kaysecali8160 2 года назад
Ee
@user-lk9dp8ss8f
@user-lk9dp8ss8f 10 месяцев назад
War reer miyigu waaba fanaaniin aan la ogayn
@bindhaanshemedia2591
@bindhaanshemedia2591 2 года назад
Arooski ka dhacay miiga shilmaale Hablaha reer weeraarta nuura xuseen xamda Maxamuud qadan kayda hanbalyo
@sharifduale2768
@sharifduale2768 2 года назад
Waa maxay gabadhaan aroorka ah,oo aan farxadu ka muuqan.
@user-lk9dp8ss8f
@user-lk9dp8ss8f 10 месяцев назад
Wayowayo iyo xasuuz😅
@craxmaandacad517
@craxmaandacad517 2 года назад
Waa haller aroosku
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 8 месяцев назад
Janbi farax ciise
@miicadsiciidcabdulahi4143
@miicadsiciidcabdulahi4143 2 года назад
Waayo waayo iyo baan xasuustay deegaanadaydii 1:Baalidhaye 2:Tuulo habreed 3:Bali haleeli 4: Gawlilaale Iyo Askartii noogu luuqayn jirtay #Oday c/laahi looge AHUN #Oday Maxamuud gantaal #Cumar dharwaaje #Geenyo #caydiid xidhe #Goroyo Ku Dara reer Hawd kaygii aawey Waxaana iigu danbaysay 2002 dii
@miicadsiciidcabdulahi4143
@miicadsiciidcabdulahi4143 2 года назад
Anigu gabadhan baan ku haystaa Hoobaslayeey heedhe
@waayoaraag1234
@waayoaraag1234 Год назад
Weeey ragbadan oo an garanayo aya ka muqda mesha
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 2 года назад
Ree shilmaale guuleysta wan idin so socdayeh nacllye
@abdikaremsaid9336
@abdikaremsaid9336 2 года назад
Fadlan waa deegaankee arooskani
@Khdra001
@Khdra001 8 месяцев назад
Shilmale
@user-ph4ww6tr1y
@user-ph4ww6tr1y 2 месяца назад
@@Khdra001 ina cadamey ma taqaanaa
@cismaanjamhuuri6276
@cismaanjamhuuri6276 2 года назад
Fananka hore meesha ma jaas ayuu u tegay oo isku daagay hhhhh hadalba ma karayo ee hhhhh
@khadaaro10
@khadaaro10 2 года назад
Calankii waddani maan arkayaa mise anaa mooday
@xanaanhassan9653
@xanaanhassan9653 2 года назад
waa gobolka daadmadheedh oo taageerayaasha wadani ayaa ku banan
@saynsabdahir8580
@saynsabdahir8580 2 года назад
🤣🤣🤣🤣
@halimoab1221
@halimoab1221 2 года назад
Hhhhhhhh
@karaamoofficial7155
@karaamoofficial7155 2 года назад
Hhhh hablahaa codkodaa waxaad modaa codkii ragaa wax badaan miyaa ku baxsaday tolow 😀
Далее
Документы для озокомления😂
00:24
Arooskii qarniga ABDIRAHMAN AWIL.  #QOOLBULALE
31:41
Просмотров 42 тыс.
GAAF AROOS BAADIYE ( MII )
14:40
Просмотров 464 тыс.
U GABAY GABADHAN OO KASBO
19:03
Просмотров 370 тыс.
AROOS MII ( GAAF )
12:51
Просмотров 154 тыс.
Full Aroos Miyi II Video By Cabdiqani Addison
21:32
Просмотров 2,9 тыс.
Как без этого..😂
0:15
Просмотров 2,2 млн
There's a starman #shorts #viral #starman
0:12
Просмотров 11 млн
İnside out Balloon game
0:18
Просмотров 17 млн