Тёмный

Aroos tuulada daba goryaale howdka Somaliland 

dhaqan kaaba
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 88 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

3 ноя 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 208   
@abdurahmansaed2505
@abdurahmansaed2505 2 года назад
Daba-goryaale tolkii iyo abtiyaashii masha allaah from sanaag❤
@ismaciil105ugaas5
@ismaciil105ugaas5 2 года назад
Maasha alaah wll.kayga iga yaroow guurkaaga guri nagi guuloow kaueel Alfa mabruug Axmed nuur muuse
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 2 года назад
Waa kuwan aroos reermiigan aqaanay thanks dhaqankaaba🙏🏽
@FADSO
@FADSO 2 года назад
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@najahzoyan
@najahzoyan 2 года назад
Really Wadku mahsantahay Sida quruxda badan aad nogu sogalisay dhaqankena Waxan kurajeen Guul ❤️🌻
@safinuuramohamed2703
@safinuuramohamed2703 2 года назад
Mansha allah mansha allah Ibaadan baa ku daawanayee mantaad soo gaadhay goobolka ku dhashay aan ku koray waliba marhadad joogto xadka 💗💗💗💗
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 2 года назад
Masha alh abayo ubax alah kubarakeyo ani markan ku arko cules kasto an darmayo wuba idaye walhi masha alh waxana kenayo shagankaga alah ku dayi ad ayan kugo haysta kun iyo kow jer
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 года назад
Mahadsanid wll
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 2 года назад
@@dhaqankaaba7350 abayo ada mudan kun iyo kow jer .mahad sanid
@abksuldan7516
@abksuldan7516 2 года назад
Waa wareey oo caawa magaaladaydii ayaad joogtaaye waar inantaa ii soo dhaweeya ilma dabagoryaaloow, meeshaa waan maray inbadan xoolana ku raacee,
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 года назад
🥰🥰
@m.sow5511
@m.sow5511 2 года назад
Waa cidhifka galbeed ee gobol ka togdheer hargaysana waxay kaga beegantay hawdka bari
@kashuusevenk7
@kashuusevenk7 2 года назад
May Allah bless you and your family
@khadarxasan5230
@khadarxasan5230 2 года назад
MAASHA ALLAAH GUUUL DHAQANKEENA SOMALIYED ALLA DHAQANKEENA WANAAGSANAA
@apnavillagevr3231
@apnavillagevr3231 2 года назад
قیامت کے دن🌹ساری کرنسیاں ختم ہو جاہیں گی مگر 🌹 رسولﷺ کی محبت کا سکہ چلتا رہے گا🕋
@eidsalahismail5497
@eidsalahismail5497 2 года назад
Viva somaliland cadawgu hajabo noolow dhamaantii
@mahadibraahim4014
@mahadibraahim4014 2 года назад
Dhaqankaaba bagad noo soo duubtay arooska dabagorayaale degmadaydii💯💯💯❤❤ team dgaqan kaaba chanel
@h.biolyy2760
@h.biolyy2760 2 года назад
Well come Somaliland special from awdal home a education
@s.j.3322
@s.j.3322 2 года назад
Wow maasha allaah jazaakallaahu khayran qurux
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 года назад
Allow ISU barakee way nuursyan mashallah
@abdiyussuf1144
@abdiyussuf1144 2 года назад
Waa aroos cajiib ah, lakin dhaqankan madaxa qaybta hore la banaynayo wax fican ma aha fadlan waa in dumarka laga waaniyaa.
@soomaaliisraacdo7412
@soomaaliisraacdo7412 2 года назад
Horey u soco dhaqankaaba.best vision ku rajeyna
@ahmedosman8802
@ahmedosman8802 2 года назад
Hambalyo Hambalyo Hambalyo بارك الله لكما و بارك عليكما وجمع بينكما في خير
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 2 года назад
Ugu danbeeyn carro habar yoonis bey tagtey walaaley dadku aabo iyo hooyo wax kudhiba rabbi kuma tuso waan kujecalahay walalo hana nala yaabin soo jeedkan badsanaaye kkkk
@halimohassan4428
@halimohassan4428 2 года назад
Wow landhere banaan degtey waad soo dheeraatey mansha allah hambalyo allayaa cisag iyo aroos quxban qeybta danbe iyo ciyaarta ayaan sugi
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 года назад
Maasha Allah waad salaamantiin Dabo gorayaale.
@sirkiraamaabtidoon
@sirkiraamaabtidoon 2 года назад
Inaba cadi ma ahan wa naqan cajib ah run ahanti tulo laguma tilamami karo wilal iyo gabdho wngsn misana daren iso gurmad samenayo walal adigane mahadsanid
@raxmaqalinle7804
@raxmaqalinle7804 2 года назад
dhaqan kaba❤️ oo joogta Dabo yorayale maasha allh waxan Arka Nuura Cali Awciise ❤️
@fardosaaliiimaan1005
@fardosaaliiimaan1005 2 года назад
Masha alah hmblyo hmblyo isku wara gurigina guri qeer wlh dhaqan Kawa wan tagera hor mar wacan xbti wan. Love 💖 Malin in Ina ku arko an jclhy quruxey
@abdiwarsame4290
@abdiwarsame4290 2 года назад
Dabogorayaale waa magaalada ugu galbeedaysan goboka togdheer, sidaa daraadeed hargaysa kama tirsana dhaqankaabay.
@fadumoaniga7705
@fadumoaniga7705 2 года назад
Oo waligay man arkin mana maqline wlalao hadana reer toogdheer baan ahay anigu
@garaadguleed6871
@garaadguleed6871 2 года назад
Dhaqan kaaba soo soco wxn ku geynayaa woqoyiga hrgeysa
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 года назад
Beautiful💕👌 mashallah isku waara amiin
@maxamedcabdillahi4166
@maxamedcabdillahi4166 Год назад
Wow aroos wcn iga dheH lkn daba goryalaya macal cabdi ciise cajuun joga jah
@usamajama3598
@usamajama3598 2 года назад
Waa tuuladuu awowogay kudhashay ee loogu magac daray dabagoryaale 😍
@abdiqadirwarsame8185
@abdiqadirwarsame8185 2 года назад
Waa dhaqan gobolkani weligiiba lahaa waa dabagorayaale.meel wanaagsan ayaa joogtaa ku soco dub ugu soo noqo degaamada jahada waqooyi ka xiga
@mushtaqmohamed8560
@mushtaqmohamed8560 2 года назад
Masha allah dhaqankeenu wanaagsanaa
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Год назад
Aad iyo aad baan salaamayaa Dhaqan kaaba sida uga soo gudbiso dhaqankeena dhamaanba dhulka soomaaliyeed. Mahadsanid wll.
@layloaxmed2385
@layloaxmed2385 2 года назад
Maan sha alaah xbbti horey usoco❤
@nicimaawbarakaale6839
@nicimaawbarakaale6839 2 года назад
masha allah dhaqan kaba wllo daba guralaye wan maqlay lkin man arag
@mubaarikshukri206
@mubaarikshukri206 2 года назад
Man sh allh dagmdydi Draroor ayaad dhextmi welcome 🙏
@cabdiz5945
@cabdiz5945 2 года назад
Masha allah wllshy shaqankena
@hamdaahmed4455
@hamdaahmed4455 2 года назад
Masha allah wll ubax wadankaygii ayaad timi ilaa xagad ka so jarmaaday
@umuyahya6866
@umuyahya6866 2 года назад
Masha Allaah abaayo Gull
@khaalideesh2678
@khaalideesh2678 2 года назад
Mash allah aroos wacan ale haysku barakeeyo
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 2 года назад
Mansha Allah qali thanks inad degankaygi kuso hadshay dabagorayale halka kuso barbaray Mansha Allah hambalyo rerka
@fosiyacawil727
@fosiyacawil727 2 года назад
Masha allaah alle haysu barakeeyo
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 года назад
Maasha Allah isku waara ❤❤❤💚💚❤❤❤
@moha______boy3702
@moha______boy3702 2 года назад
Waa ku tagersanahy mcnt💝💝👏
@nimcoyuusuf9078
@nimcoyuusuf9078 2 года назад
Dhaqan kabay Somali and ayad jogta allays ika tusa form burco
@hipoabdillahi1259
@hipoabdillahi1259 2 года назад
Mnshaallah waad no timi quruxeey
@Greenwood__22
@Greenwood__22 5 месяцев назад
Dhaqan kaaba wllo Alleh ka ku dhawro ficana dhaqanka somaliyeed
@abdiqadirwarsame8185
@abdiqadirwarsame8185 2 года назад
Waaaaw waxaad tagtay dabagorayaale maasha allaah
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 года назад
The one N only QueeN 👸Dhaqan kaaBa😊 I am like your videos📽💪🖤
@arawelo9504
@arawelo9504 2 года назад
Xasuus walahi ree tuulad wansomaray 👏👏
@abdishakursaid7844
@abdishakursaid7844 2 года назад
Masha allah keep going
@deeqocaddey4163
@deeqocaddey4163 2 года назад
🥰🥰keep going my sista love you somaaliy 🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rahmabiihi6212
@rahmabiihi6212 2 года назад
Horey usoco wlshy mcn🥰🖤
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 года назад
Masha allah tabarakaraxmaan somalinda
@wadaniforever5894
@wadaniforever5894 2 года назад
Ab ab olax olax waa magaaladaydii daba gorayaale Walaashay dhaqankaabaay waxaad socotaba waad nootimi soo dhawoow qaali qalbi furan iyo gacmo furan ku soo dhawoow
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 года назад
Mahadsanid wll
@caaliyoadoontaallekusoow2872
@caaliyoadoontaallekusoow2872 2 года назад
Ma.sh.allah abayo
@abdllahannouz5494
@abdllahannouz5494 Год назад
تحياتي لأهل الصومال أحبكم في الله ا الله يارب الله الله الله الله يارب
@haboonrashid98
@haboonrashid98 2 года назад
Mzha Alllh arooz zhidan🍂🥰
@clkhalaqmuhumed7702
@clkhalaqmuhumed7702 2 года назад
DapA goryale ma joGta wabacado udhawde bishan zo SocoTA imanaya kaly plz an Ku arKe ❤️😘
@abdiqanianzhaxmedia4526
@abdiqanianzhaxmedia4526 2 года назад
Aadmi Kasta Dhaqanbu Ku Faana Bartuu Ka imimuu Dhabtii Jaleeeca Wlashai Dhaqan Kaaaba Hore U soco
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 года назад
Mansha allah wll dhaqan kaabo goorma somaliland timi sawdigii maalin dhawayd joogay jawhar
@saxiibdixalside9252
@saxiibdixalside9252 2 года назад
Wllhi waxaa iga gadan habka iyo qaabka qurxoon ee ragga tumaayo labaatanlayaasha ala gacan macaana ❤️💯 GUUL baayo gacal UBAX
@abdllahannouz5494
@abdllahannouz5494 Год назад
جميل جدا لاولئك الشباب
@user-dk7iq9dg6e
@user-dk7iq9dg6e 2 года назад
ألف مبروك وبالتوفيق ان شاء الله دومكم مرتاحين ومبصوطين الله مصلي على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@user-dk7iq9dg6e
@user-dk7iq9dg6e 2 года назад
انشاء الله الذريه الصالحه 💝🇮🇶💕🇮🇶
@thealphaman
@thealphaman 2 года назад
@@user-dk7iq9dg6e تصحيح: إن شاءالله
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 года назад
Daba Gorayaale ❤❤❤❤
@IqraOmer-dl1wi
@IqraOmer-dl1wi 3 месяца назад
Mashalh wll
@suhurabdi5426
@suhurabdi5426 2 года назад
mansha allah aroos shidan isku badhaadha
@abdirahmankayse9809
@abdirahmankayse9809 2 года назад
Masha alah dabagorayaale magaladaydi bad jogta
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 2 года назад
Congratulations
@raqdaworld6245
@raqdaworld6245 2 года назад
Mashaa alaah walaal
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Год назад
Maasha allah
@raxmakhadar2137
@raxmakhadar2137 2 года назад
Wllshay qaali dhaqan kaaba waan ku salamaay haduun baad soo duubtay aroosyadii aan aqaanay xiligii aan yaraa ee aan miyiga ku noolaa mahadsanid xbbti ku soo dhawaw soomaaliland
@aragsaninadaahir2608
@aragsaninadaahir2608 2 года назад
Daba gorayaale waa magaala daydiiye hargaysa markaad timi ayaan rabay inaan ku arko lkn sorry
@xafsokhalbiwanag1752
@xafsokhalbiwanag1752 2 года назад
ASC MASHA ALLAAH
@sumayoabdulhisimanabdulhi4978
@sumayoabdulhisimanabdulhi4978 2 года назад
MaashaAllah
@jablibaax
@jablibaax 2 года назад
Aroosyadii hore baa lagu yaqanay gaafka ,aroosku wuxuu socon jiray 7 habeen waxana la odhan jiray gaaf 7 ,abtigay baa loo dhiagay gaaf 7 bada 🥰
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 года назад
Halasoo dhaweeyo Gabadhaan dhaqankaaba Waa qof nool oo Jecel dhaqankeeda
@sayidibrahinibrahin2609
@sayidibrahinibrahin2609 2 года назад
Dhaqan kaaba waaw masha Allah magaaladii ayaad timi soo dhawoow
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 года назад
Assallam Aleykum masha Allah thanks my dear sister waxaan kugula talin lahaa insha Allah inaad dhulka soomalida wada marto anigu ku xidhan barnaamijkan dhaqanka ku ah waa ku mahadsan tahay Alle haku sharafo wllo hore u soco🥰
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 года назад
Barnaamijkan dhaqanka khuseeye thanks
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 года назад
Dhaqan kaaba waan ku sugayna wll gobolka Awdal mgaala mdaxdiisa Boorama waan kaa sugayna wll
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 года назад
🥰🥰
@rahmamahamed1802
@rahmamahamed1802 2 года назад
keep going
@abukarfodey8738
@abukarfodey8738 2 года назад
Mash alh wallo
@safiamohamud1222
@safiamohamud1222 2 года назад
Mansha Allah
@alnaimi4035
@alnaimi4035 2 года назад
Waa magaladii ugaadh cumarka 🤣
@abdisalanhersi8516
@abdisalanhersi8516 2 года назад
Qof latebey wllashen dhaqankaaba🙏
@mursaljaama7363
@mursaljaama7363 2 года назад
Waaw wanka hely wlhi qurux 💋😘
@cabdimajiidsaxaab3149
@cabdimajiidsaxaab3149 2 года назад
Masha'allah, masha'allah.
@faatimacawad5377
@faatimacawad5377 2 года назад
M.a hore usoco abayo
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 года назад
Aroos badiye wan u xiisay🤗
@cabdiwahabmaxamed652
@cabdiwahabmaxamed652 10 месяцев назад
Mnshllh guri Gina guuri naga
@HALLAASIMEDIA
@HALLAASIMEDIA 2 года назад
Mansha allah sister
@amiiroxaashi7298
@amiiroxaashi7298 2 года назад
M.a.abaayo.guuuuuuuuuul
@laylaxasan706
@laylaxasan706 2 года назад
Masha allah
@simaneymediapro625
@simaneymediapro625 2 года назад
Masha Allah walalo halka kasiwad❤❤❤
@nasteexobulsho6712
@nasteexobulsho6712 2 года назад
Reer tuulo heer calami waaye
@hibaaqmohamud1269
@hibaaqmohamud1269 2 года назад
Ww beautiful ❤️
@khadraabdilahi3569
@khadraabdilahi3569 2 года назад
Ma.a magaladaydii daba goroyaale
@abdulahiartan4091
@abdulahiartan4091 2 года назад
Asc dhamaantiin ❤️
@abdiqadirwarsame8185
@abdiqadirwarsame8185 2 года назад
Ta yari waa fariid inanta guursada lacag waad haysataane
Далее
Aroos miyi iyo dhaqankeena🥰
11:00
Просмотров 117 тыс.
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
GAAF AROOS BAADIYE ( MII )
14:40
Просмотров 464 тыс.
Sidaan udilnay abeesadii
8:46
Просмотров 44 тыс.
aroos miyi oo kadhacay baadiyaha  dagmada jariiban.
40:07
Soodhaweeya nolasha cusub ee dhaqankaaba
9:23
Просмотров 52 тыс.
AROOSKII QARNIGA 2016 EE HIDAHA IYO DHAQANKA
32:20
Просмотров 164 тыс.