Way edeb darneed nagtu 5 sano hoyadiis la daganahay waligeen 2 erey iskuma qaban sodohdey waa jeclahay wana u duceeya in ilahay janada geeyo si kasto igu qeyliso hoyodey ban ka so qadaa
Mashaa Allah Tabaraka Allah, Habeenkii ugu horeysey iyadoon xitaa aqal gelin , ficilkaas ku kacdey wey istaahishey in la furo. Waa baari Illahow wiilasheena an dhibka iyo rafaadka aan ka soo marney rabiyow malintooda gabdho baari ah calf ugu dar..
Cajiib tusaale ha unaqato dumarka qaar e naceybka kabuuxa Anu ninkas wa ila zaxanyahay wayo boodo qoyaanka aya lagu qabtaa dadka waxa ku jira dad si kastayi hadad wax ugu shegto doonayn ina ku fahmaan eyna adagtahay inad wax fahansiizo ninkas intanay howsha ka xumaan ayu iska gaaray wa ila saxanyahay🥰🙏shukran adigana shekoyinka quruxda bdn iyo wanada aad na siiday farrin qurux bdn bad no shegtay🥰🥰🥰allha ku xafido walal🥰
hooyadi wa hooyadeey o kale wa kusugay hadu ka yeli laha barina hooyada ha salaamin bey oranlaheyd wa nin Rga ah ,Masha Allha mid baari ah ah Illahey hakugu dedelo Amiin
Gabadhaan intay nasiib darrayd inteeda in la'egna wey nasiib badnayd waayo nin sidaas maro' ku dheg u ah ilaahi aan Calafba ugu darin ayeey ku nadiib satay🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Qorqodaha ha ku dhaafo waa qeyliyaa wuu qabaxtamaa 🗣🗣🗣🗣
I agree I would do the same wan furilaha waliba dhirbaxo ban ugu dari laha iyo caay ayadan gariga kaa sarilaha hooyadayna wan bixi lahen xafada qaban laheen. Hooyaday means the world to me rabi swt haa idayo amiiiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@@naaali4057 He may overreacted to the stressful situation but believe me he did the right thing. The bride should have respected his mother more. If a women gets marry she marries the whole family too.
Runti haday sidaa samaysay gabadha aroosada ahi inanku wuu ku sugay, waxana leyahey midka khayrbadan oo baariyada Allah swt ha ku siiyo ameen. hooyadana aad bay u nasiib badan tahay habeenkay ku dhashay. Anagu waxanu hayna kuwo ka duwan kuwaase runtii.
Hooyo mcn wax lagu doorsanayo ma lahan Runti Wa janadi ifka qof hoyadey ixtirami weysay xishmad nama dhex taalo Runtii hadan hoyadey frxdeeda ka shaqen wayo ma garanayo ifka waxan ugu nolahay Alle ha ino xifdiyo hooyoyinkeen hoyo mcn abaalkeda lama gudi karo Runtiiii❤❤❤❤
Masha'allah barnamij wacan oo waani ka danben rag/dumar ayeey aheed 'Yaasiin as always keep up the videos I enjoy them. Mida kale masha' allah nuur cala nuur ayesh cala new style I like that ax!
Mid ka kheyr badan cabudaad ah raaliya ah xurmo yaqaan buu heli bada waa weyn tahay qof walba dhaqan xumadiisa meeshuu rabo hala aado lakiin I'm glad in dadka ay kala baxaan good and bad waayo alle baa yiri al qabiithatu lil qabiithuun.
Subxaanalaah 325 commet baa iga horeysay dhamaan waxay isku raaceen arinta in ay sax tahay because midkasta hooya dhashay. Marka please gabadhi arooska ahayd qofki yaqaan ha ii soo waydiiyo fikradeeda,aniga waxay ila tahay maca ayadu fikradeenay nagu raaci lahay sababto ah waa gabadh soomaliyeed oo hooyo jecel.😊
Ninkan gursanayo intan jecelahay inka badan waxa iga mudan inan jeclado on waliba madaxa ku qato hoyaday marna sodohday hoyo hoyo hoyo alah ku xafido if iyo akhiraba
Waxba yu u digine ha furo nabi ibrahim cs wa kii markuu u yimid ismaciil xaskiisa e ay u calacashey yiri ku dheh war albaabka guriga iska badal markaa hadii uu u nastexeyo xataa mar walba ma qadateen wayo wa gabdhaha asl ahaan neceb wiilka hoyadii noshahay markaa he did good job I am so happy in uu go aankas qatey mid ayada ka kheyr badan buu allaah siin inshaallah well done