Тёмный

Arooska Nasri Som iyo Abdikariim "Arooska Aduunka" 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 755 тыс.
50% 1

Arooska Nasri Som iyo Abdikariim oo aad u xiiso badan

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,6 тыс.   
@shankeyabdy7787
@shankeyabdy7787 5 лет назад
Ma sha Allah am so happy for her....I was married last October my mahar is that my husband should teach me the Quran and my wedding was done in an orphanage in Northeastern kenya...I could afford to do it in Germany but there is no need of using so much money for something that will anger your lord. my husband and I also started duksi and it is all going well...Alhamdulillah...whatever you do for the sake Allah surely the reward will amaze you....once again I ask Allah to bless your marriage and watch over you always and forever... Amin Amin😍😍😍
@nasrafarah549
@nasrafarah549 5 лет назад
Shankey Abdy Masha allah ❤️
@maryanswety9637
@maryanswety9637 5 лет назад
barakhallah..
@ridhwanali7380
@ridhwanali7380 5 лет назад
Shankey Abdy
@maryanswety9637
@maryanswety9637 5 лет назад
Brantley 😄😄😄😃😄💗💙💖💙💙😀
@pahjaa5562
@pahjaa5562 5 лет назад
Masha Allah may Allah bless Ur marriage
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 5 лет назад
Maasha allah Samidey Nasra Qurux Arin Wangsan Ayey Sameysay Allah Isku Kiin Barakeeyo Adiga Iyo Seygaaga aad Dunida Iska Calmateen ❤❤
@ismacimaxamed8717
@ismacimaxamed8717 5 лет назад
masha allah qalii waa sida.saxad ah
@aklayric1131
@aklayric1131 5 лет назад
Maashaaalh
@wacanabdi9085
@wacanabdi9085 5 лет назад
Nasra Abtidoon aniga Labadina confuses ku aha jiray isku magac tihin lkn iyada kaweyn US wajogta adn somali lkn isku dabaced tithing
@isninamohamed3284
@isninamohamed3284 5 лет назад
mashallah nasra Abayo qali adbas umahsanyahay Allah Haa isku kiin barakayo adiga iyo siyegaga ad istoraten 🙏
@nashuuqalbii629
@nashuuqalbii629 5 лет назад
m.a samidey allh ku dayo
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 5 лет назад
Nasri som Rer kismaayo isla eheen isku Dugsi ahaan jirnay ayeeyded aa Tarbiyo Wanagsan ku korisay Alloow guurkeda mid Qayr qabo uga dhig
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 5 лет назад
@@Khaatumo411 xafade maxa kawada
@saafimahomed1254
@saafimahomed1254 4 года назад
M.a
@channelmuslimayush5071
@channelmuslimayush5071 4 года назад
Aamiin yaa rabi
@mohaindhacase4817
@mohaindhacase4817 4 года назад
❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍💋💋💋👄👄👄🤭🤭🤭🎇🎇🎇🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zakiwaadaadshay9277
@zakiwaadaadshay9277 5 лет назад
Tanoo kale lama helo ee iisoo duceeya soomaliyeey inuu ilaaheey isiiyo tanoo kale 😭😭
@farhiyasalad83
@farhiyasalad83 5 лет назад
U will get insha allh
@haboonwanag8043
@haboonwanag8043 5 лет назад
Wall ilahay ha ku siiyo hana kuu sahlo inshaa Allah
@farduuscali7263
@farduuscali7263 5 лет назад
Alle ha ku sahlo walalkey
@nabiila_mohamud
@nabiila_mohamud 5 лет назад
Waa aniga Dee Walal😅😅😅
@sofadaha4173
@sofadaha4173 5 лет назад
Hada adiga tahy qof wanagsan 100% waxa hubal ah in ad helayso qof wangsan oo sidado kale ah marka ha radin qof wanagsan ee adi is wanaji oo kaliya abowe wad helaysaa insha allh
@demohamnajkovil27
@demohamnajkovil27 5 лет назад
Allow waad i argta in si niyad ah aan uqiiroday markan arkay gabadhan iyo wiilkan sidi jidka islamka ay uqaaden allow gurigoda u barakey o owlaad saalix ah sii alloow iga aqbal
@fomar2137
@fomar2137 5 лет назад
Amazing. Nasrooo cadi mahan I love the way she. Handle. ❤️❤️
@fomar2137
@fomar2137 5 лет назад
Walahi kitabka. Aniga oga horeeye. ❤️
@ashaabdi2828
@ashaabdi2828 5 лет назад
Maansha alah
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 лет назад
Amen
@estarhussein5623
@estarhussein5623 5 лет назад
Demoham Najkovil 🤣🤣
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 5 лет назад
masha allah wlasheey si fiicn eey sameeysey, igu so fiiri gurkaan waa raagi doona waaye allah ey ku farxad galisey ee halagaa sheego uma sameeyn allahu aclam
@mohaindhacase4817
@mohaindhacase4817 4 года назад
aroos nasro cabdirisaaq
@taabit10
@taabit10 5 лет назад
Nasro xasan cali naasir masha allah si fican baan u aqaana waan isla soo kornay waliba isku dugsi ayaan aheeyn kismaayo ayaan kusoo wada kornay masha allah wlhi waxaan rumaysnahay ineey tahay gabar asluub badan oo tarbiyad wanagsan lagu soo koriyey alla gabdhaha qaar maxay saas u noqon waayeen ayaan is dhahaa marmarka qaar...arooska allaha barakeeyo
@khadarmoha7404
@khadarmoha7404 5 лет назад
jookaar somali walalow anaa rer kista ahee dhinacee ka dagnedeen gabdha wajigeda wa igu yalaaa waana soo qaban la.yahee
@mkismayo5862
@mkismayo5862 5 лет назад
Jookaar somali aniga rer kista ayaa ahay gaar ahaan xaafada farjano
@mkismayo5862
@mkismayo5862 5 лет назад
Meshan kista miyaa
@gabadheydalajeceleyallowii3503
@@khadarmoha7404 gabadha waa you tuber Chanel bee leedahay Nasri som food show
@zharezhare7047
@zharezhare7047 5 лет назад
Mashallah tabarkalla
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 5 лет назад
Masha Allah alfa mabruuk Nasra som iyo saygeedaبارك الله لكما و بارك عليكما و جميع بينكما في خير Nasro intaan ka arkay waa gabadh aad waalidiinteeda baari ugu ah .Hadaad waalidkaa ka ducaysatit meel wanaagsan baa Allah ku marin qof ducaysana waxbuu isugu kiin darayaa waalidka halaga ducaysto.
@asiyamoha4353
@asiyamoha4353 5 лет назад
Mashalah walle ninka waa nin nasiib badan saa gabar sas oo dhan u garti badan buu helay mashalah hambalyo allah ha isku barakeeyo gabdhan iyo wiilkaan wlhi waa wax lugu farxay gabdha soomaliyed iyo wiilsha dariiq quruxda badan mara inta iku raacsan like i saara
@ridhwanali7380
@ridhwanali7380 5 лет назад
Asiya Moha
@FANSOORVIDEO
@FANSOORVIDEO 5 лет назад
Asiya Moha wall qaali ah igu caawi subscribe
@asiyamoha4353
@asiyamoha4353 5 лет назад
FANSOOR VIDEO hye aan ka caawiye subcrise xge ku saaraa
@malyuunabshir8828
@malyuunabshir8828 5 лет назад
L
@shamhaadmoha6770
@shamhaadmoha6770 4 года назад
Nasro soom sagal dhalad ah sijina sade mareexan ah waaw afkada canolagu qabey abaayo tuusmo🥰🥰🥰🥰❣❣❣👌👌👌👌🙏🙏🙏🙏
@boolocadey4661
@boolocadey4661 5 лет назад
Ilaahayoow barakee kana dhowr xumaanta maasha'alaah Tabaarakalaah walaa xoowla walaa quwata ilaa bilaah ilaahoow dadka fiican noo badbaadi kuwa xuna soo hanuuni.
@hero-rd4co
@hero-rd4co 5 лет назад
Amiìn yarabi
@saadaqyoungjr486
@saadaqyoungjr486 5 лет назад
ayan mohammad amiin abyo
@malikatuahlam4731
@malikatuahlam4731 5 лет назад
Aamiin yaarabi
@user-us5sk6fi4j
@user-us5sk6fi4j 5 лет назад
Mebruk congrats from Ethiopia Masha Allah I like Somalian people From Ethiopia ❤️❤️❤️
@AQOON-WADAAG.channel
@AQOON-WADAAG.channel 4 года назад
IAM Habsha Nice 👍 thanks 🙏 sister
@ayaanhassanturyare578
@ayaanhassanturyare578 5 лет назад
Hall malin kadip maherkeyga ayaa dhacayaa ducdaa igukaba madaba an qofkan jcyla hananayo❤
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 лет назад
Masha allaah nasiibkaas Dumarka mawada laha mcnto Rabbe hakuu barakeeyo Guurkagu Guur Khair gurigaadu guri barwaqo
@ayaanhassanturyare578
@ayaanhassanturyare578 5 лет назад
Single mother ban ahay . Asma mahadsanid abyo adnh mid danbo kufurin kuguduceyay
@haboonwanag8043
@haboonwanag8043 5 лет назад
Inshallah ilahay khayr ha ka dhigo wall hana kuu barakeeyo wiilka aad jeceshahay
@ayaanhassanturyare578
@ayaanhassanturyare578 5 лет назад
haboon wanag nlow abyo gabar walaba riyadeda urume
@fahimaabdi8764
@fahimaabdi8764 5 лет назад
Masha Allah abaayo Allah hakuu barakeeyo reerkaaga cusub
@laylaahmed5783
@laylaahmed5783 5 лет назад
The couple of the year Masha allah wado Fican ayay noo furtay walasheen
@haweeyahonesty2727
@haweeyahonesty2727 5 лет назад
Waa gabdh mudan inaan u hambalyeeyo masha allh allaw isku barakee
@warsanweedhsan6919
@warsanweedhsan6919 5 лет назад
Maasha Allaaah tabaarakallaah nasra c isaaq sidaad u dadaashay oo aad muslimiinta u anfacday Allaaah subxaanuhu watacaalaa u raali gelisay Allaaah awlaad saalaaxa oo wanaag badan yeesha ha idin ku arsaaqo adiga iyo zawjkaaga
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 5 лет назад
Wiilka waa nin yaroo culeys badan dareemaya nin xunse maahan , nasrana waa qof furfuran oo farxaanad ah bulshana ah Alaha is fahansiiyo isuna adkeeyo
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 5 лет назад
Samowade somaliyed il dherida
@madinacawse8130
@madinacawse8130 5 лет назад
Masha allah alf alf mubruk hanbalyo
@queenaamina744
@queenaamina744 5 лет назад
Waaxirxiranyhy hoos uufirinaa layabay marku shiqa hadlayo
@umunawal2320
@umunawal2320 5 лет назад
Amun Mse tg
@umunawal2320
@umunawal2320 5 лет назад
Amun Mse grt44
@raqad4642
@raqad4642 5 лет назад
Masha allah nasra wa sidan sameeyn lahaa markan guursanayo allah haku barakeeeyo guurkaga 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐
@199ali
@199ali 5 лет назад
I need Somali girl who not looking for all that special. Let’s do it for Allah. Not for the community. 👀🤫
@yurubyusuf3226
@yurubyusuf3226 5 лет назад
Mansha Allah ilahay ha isku barakeeyo
@HayatInspiration
@HayatInspiration 5 лет назад
Awesome Ali Allaha ku siiyo Walal Insha'Allah
@amalabdullahi7064
@amalabdullahi7064 5 лет назад
u will get inshaAllah
@amalabdullahi7064
@amalabdullahi7064 5 лет назад
maybe I am that one
@umuayman757
@umuayman757 5 лет назад
Allow kusii mid barakaysan
@NSalah2006
@NSalah2006 4 года назад
This is the best episode of your programs I’ve seen..... very touchy
@naimamohamud8153
@naimamohamud8153 5 лет назад
Hooyadayba waxay doratay meehaerkedii kitabka quranka
@princeaamin5472
@princeaamin5472 5 лет назад
naima Mohamud adigana doro hoyada iska daaye abayo Lol
@cabdimajiidcabdi3990
@cabdimajiidcabdi3990 5 лет назад
ka warn hadi ku so doono kitaab ma qabsan lahayd abyo aoos sidaan camal ah baan kuu dhigiye
@ahmeddeeq7377
@ahmeddeeq7377 5 лет назад
Adigana saas ayaa lagaa rabaa meherkaa kudhalatay waa wanagsanaa adna mid wanaagsan ilmo kudhal aad barakowdide.
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 лет назад
Lkn waa in labaraa raga somaliyeedna mabaraan. Badnkooda
@ahmeddeeq7377
@ahmeddeeq7377 5 лет назад
@@asmaabuukar1705 hhh xaaskayga waxaa uqaban lahaa macalimad dumar ah oo quraanka barta, hawshaas waa howl waqti badan ubaahan.
@madinanoor1162
@madinanoor1162 5 лет назад
masha allah what a beautiful woman insid and outside. woow she's soo inspired women. good for may Allah reward her the good work she have done.masha allah
@abdallaomar1434
@abdallaomar1434 5 лет назад
wa gabadh wallahi barakeysan oo kheyrbadan.ilahayo dumarka somaliyeed sida gabadhan okale kayeel.wallahi fariid waye tano kale lamahelo
@ashayabdi7664
@ashayabdi7664 5 лет назад
Yes
@hassangelle4257
@hassangelle4257 5 лет назад
Feel something special mashallah tabarakallah بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير
@aishaart8804
@aishaart8804 5 лет назад
Sheikh Runa ayuu shaga masha Allah Diinta waa waxa looo bahan yahay in lasku doorto inkasto sheikh badan aay xumayaan gabdho badan😢
@swagatgr6793
@swagatgr6793 5 лет назад
‏ما شاء الله تبارك الرحمن الله يوفقك في حياتك ويبارك في زواجكم ويرزقكم نظرية الصالحة🤲🏻👍🏻
@amiirabdalla1035
@amiirabdalla1035 5 лет назад
Gabadhan maalin baa snap ku iri abaayo waanku jeclahay 2016 hhhhhh 😆😆xasuus Hambalyo wll adi iyo Xaajigaga
@qween_hanijarmal7820
@qween_hanijarmal7820 5 лет назад
Hamplyo nasri ilhye kuwi iskuwara haniga dhigo adan ugu faraxay aroskaga ma aqano lkn waxaa iso jitay wanageda wlhi nasabta besha maraxena thye kudayAsha mudan thye mcnto ilhye ha ku barakeyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏
@khatramohamed916
@khatramohamed916 5 лет назад
boqortoyo mareexan faraxd ku wara
@HayatInspiration
@HayatInspiration 5 лет назад
Masha'Allah Tabaraka'Allah Nasra Xasan Nasrisom waa Gabar aad u Wanaagsan Oo dabeecad fiican MaahaAllah Allaha isku barakeeyo awlaad kheyr qabana haku Arzaaqo sxbty Nasrisom 👍
@iqrohasanjimcale5379
@iqrohasanjimcale5379 5 лет назад
masha allh
@gaaradoyusuf9319
@gaaradoyusuf9319 5 лет назад
Masha alah rabi hdin barageyo waloyal hambalyo hambalyo ubd kheer leh rabi hdin siiyo aaaamin ya rabi
@hasnahoussein3374
@hasnahoussein3374 5 лет назад
Macha Allah Tabarakalallahu
@qadraadan2197
@qadraadan2197 5 лет назад
Amiiiin Amiiiin
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 5 лет назад
allhumaa amiin
@thebosslady8000
@thebosslady8000 5 лет назад
Meherkeda aad buu u adag yahay allah ha u fududeeyo wiilkas inuu kasoo baxo waa mas'uuliyad aad u adag
@umuhudeifashafi4195
@umuhudeifashafi4195 5 лет назад
HANA SHOW surah ikhlaas malintii dhoowrmar ha u aqriyo quranka adoo waxa aqriye udhigmataaye
@hawayassin7044
@hawayassin7044 5 лет назад
Kkkk sax wll allah ha usahlo maherka adag
@aminomoalim162
@aminomoalim162 4 года назад
Haa wallahi illah haufududeyo Nasro iyo Hajigeda Hambalyo
@ahmeddeeq7377
@ahmeddeeq7377 5 лет назад
Mashallah hambalyo Allaha iskukiin barakeeyo oo iskuwaara aduunka kuna kulma janadiisa Fardowsa, waxaa tihiin dad mudan in lagu daydo. Hambalyo hambalyo hambalyo Cabdikariim iyo Nasri Som.
@katrashaqax4319
@katrashaqax4319 5 лет назад
Nasra sharaf hooyada mcn Ayaad Sharafta ka keentay Ee Allow kuu barakeeey guurkaada Amen Yarabi
@Destinay4lyf
@Destinay4lyf 5 лет назад
So beautiful mashallah. She gave me a wonderful idea.
@manshaallhaabdi9289
@manshaallhaabdi9289 5 лет назад
Mansha alllha
@hamdadolaal3278
@hamdadolaal3278 5 лет назад
Mansh aallh walll alle haku barakeeyo
@nurtoaden4131
@nurtoaden4131 5 лет назад
Amiin
@moemhmd2757
@moemhmd2757 5 лет назад
Halayraadsho ana mid aan Quranka iyo Axadista baro oo Raaliya ah
@nasriabdirashid8571
@nasriabdirashid8571 5 лет назад
Intee lagahela hee
@khadroabdi6491
@khadroabdi6491 5 лет назад
Illahy haku sahlo sawjad salixa ah walal AAMEEN
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 лет назад
Shidnan wa dhafay aroskan masha allah hambalyo allaw isku barakee matanayaal khayr qabana siii gurigii lagu nasto lagu nagadoo allahayaw kayeel xijaabka inad raaciso unbaa ka dhina hno
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 года назад
Hada 2 cunug bay isu dhaleen mashaalllh
@asiyamohamedcali6781
@asiyamohamedcali6781 5 лет назад
Masha allah hambalyo alow isku da waa lamno qurux badn misana aros qurx badna dhigty masha allah😍😍😍😘
@umuayman757
@umuayman757 5 лет назад
Waa aroos khayr lagu afuriyay Mashallah Allow barakee
@munasaid5297
@munasaid5297 4 года назад
Sax aderkas waaaa runtiis somaliyo dhan aye gabar u e hed anigana wan ku jirna dadka lakasodonday madama dakeradeda nahnay wan ku qasbanahnay in dagerada arooskedana noqono mashallh wa idinsiiinay isoraca inta dagersan nasar son 🤲🥰❤️
@ahmedjamac7426
@ahmedjamac7426 5 лет назад
mansha alah Waa arin ku dayasho Mudan ilahay haysku barakeeyo lamaanasha cabdikariim iyo nasra
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 4 года назад
Maasha alah habo mcn nasro wacaney ilaahay mataano mataano baariyaal ha ku siiyo farxad ku noolaada for ever adiga iyo xaajigaaga janada mida ugu sareyso alow laguugu casuumaa waad iga oysiisay wlhi habo mcn Waan kuu duceeyay yaa rabii
@fadumohassan166
@fadumohassan166 5 лет назад
mashaAllah tabarakallah wa jeclahy nasro ilahay ha u barakeyo awlaad kheyr qabtana Allah ha kala siiyo💜
@siciidotahaliil3008
@siciidotahaliil3008 5 лет назад
Mansha alah alha barakeeye heerkas gacal iyo guri galkina lagu farx
@ninwaxbadanog742
@ninwaxbadanog742 5 лет назад
Masha allah alle haysu barakeeyo Waa arrin mudan in lagu daydo ♥♥♥♥♥
@aishaart8804
@aishaart8804 5 лет назад
Wilka iyo gawadha Allah ha isku barakayo
@shariifosharif2094
@shariifosharif2094 5 лет назад
Maa shaa Allah maa shaa Allah Alf Alf Mabruuk. Guurkiinu guur Khayr Gurigiinu Guri Negi In Shaa Allah 🎉🎉🎉🎉🌹🌷🌷🌷💐💐💐💐💌💌💌😍😍😍💖💖💖💖
@ruwaydaabdi9518
@ruwaydaabdi9518 5 лет назад
What a beautiful these couple maashaallaah
@sahruujsaxardiid8065
@sahruujsaxardiid8065 5 лет назад
Waaaaw maasha allah guurkiina kii lagu diirsadaa daain laga sheekeeyaa ilaahey hakadhigo ❤❤❤❤❤
@fanaxleyfantastic2120
@fanaxleyfantastic2120 5 лет назад
Mashallah mashallah hampalyo walashy iyo walakey gurkinaa aad iyo igu faraxsanahy Mashallah isku waraa inshallh intaa nolashinaaa kadimaaan inshallh ubaad kher qabanaaa kalaa helaaa inshallh 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hafzaosman2613
@hafzaosman2613 5 лет назад
maansha alaa ilaahay habarakeeyo qoyska cusub dayasho ayay mudanyihiin
@muslimonuur7405
@muslimonuur7405 5 лет назад
Masha allah allow barakeey
@cabdikariin718
@cabdikariin718 5 лет назад
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
@OsmanYareOsmanYare
@OsmanYareOsmanYare 5 лет назад
MASHA ALLH WLLO ALLE HA IDIN XIFDIYO. WLLO SINIYADA AH AYAAN KUUBIXINAY HADAN NAHNAY SOMALIWEYN IYO ISLAMKA MEL WALBA AY JOGAN ALLOW UWAD QEE QABA KALAHESHAAN WLLO BARAKALLAH
@shamsomohamud3749
@shamsomohamud3749 5 лет назад
Masha alaah nasro waa ayeeyo koris waxa eey gabdhaha uga caqli badantahay ilaahey guurka ha ku barakeeyo abyo
@somalitvwararkasomalitvwar8501
Maherka lacagta ame rontahay Quraanka dhel dhel mahan hadu bari wayay walo hestaa
@realmadrid-nk3lg
@realmadrid-nk3lg 5 лет назад
Waxay ku xiran tahay inuu dugsi quraan geeyo oo macalin u qabto shardi mahan inu asagu baro
@somalitvwararkasomalitvwar8501
Macalimka ma I qabo mise asaga maherkeyga ayaa ah in u I Baaro See wax ku wada diinta in la fahmo waa muhim hal ayat hadesan aqonin asaga lo hesta ama u furo ayado baran ogoow
@feizamohamed8169
@feizamohamed8169 5 лет назад
Somali TV wararka Somali TV wararka mashallh allaha barakeyo
@munawarsame5038
@munawarsame5038 5 лет назад
Quranka waxaa Ka horeeyaa in uu Ka ogaalaaday dhaqankii gaaladaa oo taashka ah oo oona gacmahana muuqdaan qafiifna ah asturaad ma aha dhaqanka ama astaanta gaalada ayagoo faraantiyo sidii astaanta gaaladaa fartay gashtaan gashtay waxba Maansha Allah ha dhihina jahli baad tihiin intiina badan aduunyaana is raaciseen aaway sidii muslimka la isku arooso waay dhaqanka gaalada looga jeclaaday dhaqanka Islamka iyo dhaqanka somaliyeed
@AH-xq8et
@AH-xq8et 5 лет назад
Beentaada ma ahan walee wlkiis
@ayaan-177
@ayaan-177 5 лет назад
Hambalyo nasri som iyo xaajigeeda Isku waara Oo ubad khayr qabo kala hela
@fartunyusuf4000
@fartunyusuf4000 5 лет назад
Masha allah allaahuma baarik my beautiful sis and her husband Abdikarin isku wara ubad kheyr qabana kala hela. Nasro wa walashey iga yar adeerkey iidhalay iney asluubbadantahay ana qiraya ee ilaahey haku barakeyo gurkaaga
@hawamohamed4620
@hawamohamed4620 5 лет назад
Masha allah mabruuk waa qoys ku daysho mudan illaahay haysu barakeeyo hableheene iyo wiilasheenana kuwii kudayda allaah hayna kayeelo👏👏
@Amuula
@Amuula 5 лет назад
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير والفا الفا مبرووووك يا عريسين
@fatimafarah6823
@fatimafarah6823 5 лет назад
msha alha tabaarka raxmaan ilhy ha isku kiin barakeeyo wll abdikarim iyo wll nasra ku guulaysta guurkiina aduun iyo aakhiraba ubad baariya ilhy ha idin kla siiyo wllo
@munaxaaji9869
@munaxaaji9869 5 лет назад
Maaansha allh maansha allh qoraaal kuma soo koobi karo farxada iyo ducadaan rabo inaaan u gudbiyo walshey qali nasra som nasraay barakalahu laka wabarak calayka wajmca baynakumaa fil khayr l love you xappti gabar maskax badan ayaad tahay ooo sadaqo la baxdey quraanka kariimka ahna qalbigeeda ku xustey maasha allh il iyo cawriba LA. Aw
@abdirazak8672
@abdirazak8672 5 лет назад
Manshaallah ilaahay ha ka dhigo midaan la furin
@xisisma3929
@xisisma3929 5 лет назад
Mansha allaha alle hayskukiin barakeeyo
@Princess-ij6eg
@Princess-ij6eg 5 лет назад
Ameen ameen May Allah protect them bless them with long life
@axlaamkampaalaaxlaamkambaa2023
Amiin amiin dhamaan hablaha soomaliyeed insha alh
@dekoshire5050
@dekoshire5050 5 лет назад
Abdi Razak amiin yaa rabi
@duluftaxaafada5925
@duluftaxaafada5925 5 лет назад
Abdi Razak Aamiiiiin!👐👐👐
@jahna2404
@jahna2404 4 года назад
Masha Allah this was so selfless and beautiful, may Allah bless her union. Insha Allah I plan to do something similar, great idea
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 5 лет назад
walhi wan ilmeeyay masha allaah😢😢😢😢😢😭😭😭😭
@hudaahmed2249
@hudaahmed2249 5 лет назад
Rer xamarkii goormay barteen xedhadayadina
@ayuubboy2874
@ayuubboy2874 5 лет назад
Allfa mabruuk mcnto wlhi inaaa qof wanaagsan thy wajigaaga ayee ka muuqataaa waxaa na thy qof dhoola cadeen bdn ilaah haku siiyo ubad khayr qabo aamiin yaa rabi
@saidamohamed2322
@saidamohamed2322 5 лет назад
Mashallah Nasro gurigadha guri barwaaqo Allaha kadhigo
@NSalah2006
@NSalah2006 4 года назад
Aduunkoo dhan bay tahay sheekadan in gaadho..... millions bay dhaantaa. Waa gabadh qaliil ah. Maasha Allah
@Naxariiso
@Naxariiso 5 лет назад
Hambalyo hawada u marinayaa labadaa lamaanaha Ee Xag alle isu doortay waa taariiq sare oo baalka dahabka muslimiinta baal dahab ah ka gashay. Waa hido raac.Sunadii Nabi Mohamed Scw...Mar labaad Mabruuk Ilaahay ha isugiin xaafido Amiin ya allah.Ducadii intaas oo qof oo muslim ah ayaa idinku farxay idiin duceeyay..ilaahay aqbal.hadaba Walaalayaal Aan ku dayano lamanahaan.Like Saar Inta Igu raacday....ha waaro Arooska Diinta Islaamka lagu saleeyo.Amiin a allah
@NaciimaTukaale
@NaciimaTukaale 5 лет назад
Maasha allah hambalyo guurkiina guur qeer guurigina guuri nagi guulow ka yeel Aamiin
@munishchannel2274
@munishchannel2274 5 лет назад
Abdicasiis mohamed ❤️❤️❤️walhi wan ilmeyay wan qashuucay masha allah hambalyo ❤️❤️😍😍😍😍
@saidjamaali3301
@saidjamaali3301 5 лет назад
Waa iska sidaan marka gabadh kaa magac dheer aad guursatid. Alle ha isku barakeeyo.
@deeqamukhtar6973
@deeqamukhtar6973 5 лет назад
Msh allaah alaha ha idinsiiyo uwad qeerqabo oo baari ah abaayo nasro habalyo habalyo habalyo isku waara bashbash iyo barwaaqo allaha ha idinsiiyo walaalayaal
@user-zw6jo1db8y
@user-zw6jo1db8y 5 лет назад
Maa shaa Allah.......baarakalaahu laka wabaraka calayka wajamaca baynakumaa bil kheer
@farahmohamed1249
@farahmohamed1249 5 лет назад
Masha allah Allah ku xifdiyo io inta muslim ah♥
@hanacookieschannel2993
@hanacookieschannel2993 5 лет назад
Msha ALLAH, ALLAH ha barakeyo Qoyska Qurux da badan, Nasra waa qof aan aad u aqano, Baraka Laah ALLAH Ajar iyo Xasanad aan dhaman ALLAH haka siyo....
@katiegacha_lol4333
@katiegacha_lol4333 5 лет назад
Maansha alaah ilaahay haysku bareekeyo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@ummujaweriya6693
@ummujaweriya6693 4 года назад
Masha allah gawadheyda samideyt weye masha allah alloow kahaay il bani aadam aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@HoyaZak
@HoyaZak 5 лет назад
Ayeeydeed sidey ujeceshahay kahela
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 лет назад
Masha Allah TabarakAllah Arooskaaga aad ayaan ugu farxay wllo nasri iyo seygaaga Ilaahay ha isu kiin barakeeyo Isku waara ubad khayr qaba kala hela in shaa Allah Waxaad noo tahay qof ku dayasho mudan, mahadsanid xbbti JazakAllah khayr fi dunia wal akhira, Aamiin Aamiin yaa Rabbi Alfa mabrouk both of you wll
@fadumina231asma9
@fadumina231asma9 5 лет назад
Gabdhow ku daayda gabadhan ilahey owlad baariiya ayu idiin siiin insha allah
@nasrapuntish587
@nasrapuntish587 5 лет назад
masha Allah hambalyo samidayda Nasra ilaahy haku barakeeyo guriga cusub e ad wanaaga Ku a asaastay💔💔
@munitamunita5845
@munitamunita5845 5 лет назад
M.a Qoyskiiii lgu barara allha kadhigo
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 лет назад
Maasha Allah Tabarakallah ilaahow isku barakeee waa gabar diinta ku adag waxaan maqli jiray kitaab ayaa ah meherkeyga ayaga oo fahansaneen in kitaabka meherkiisu inuuu yahay in ninku ku baro.
@nimodiamond595
@nimodiamond595 5 лет назад
Manshllah Alle haydinka dhawro ISH xasiidka.reerki lagu dago Alle haydinka dhigo ubad Khayr qabana haydinka siiyo Alle haydin showro.huno farxada Ku waara
@fatumoabdulkadir3045
@fatumoabdulkadir3045 5 лет назад
Nasri Som ma aha gabadhii ugu horeysay ee saas loo guursado. Shacabka ciyaarta ka daaya.
@mandeqchannel5485
@mandeqchannel5485 5 лет назад
Mansha allah tawarakallah illahy ha isku barakeeyo
@munasaid5297
@munasaid5297 4 года назад
Walhi ninkan hoyadiis waaa u ducesay iyo abehis why cuno iyo waxbadan wa kadharkidona no baqayad mandakadib waaaaaaw ilahow barakeeey sidiii e jeceshahay alow uyeeel music alow halka nokamadowe aroos muslin waaa sas 🥰🤲🙏
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 5 лет назад
Alaha barakeeyo reerkaa qurxoon Maasha alaah
@Ronaldodrivesabrobaxe
@Ronaldodrivesabrobaxe 5 лет назад
mansha allah
@farhiyomahamad3065
@farhiyomahamad3065 5 лет назад
Masha allaah
@naciimokaaha6910
@naciimokaaha6910 5 лет назад
Masha Allah horay uma aqoon Nasra som lkn cawada waxkale madaawan waa qof Alle jecladay waanba iska jecladay dawashadeeda videoga baraka Allahu fiikum
@layloadam5571
@layloadam5571 5 лет назад
Waa gabar sharaf iyo edab lee manshallah I love nasro❤️❤️🙏🙏
@aliabdi3887
@aliabdi3887 4 года назад
Mashaa allah Allah haisgudayo wiilka iyo gabadha soomaaliyed reerkii lagunasto ee lagunagaadu allah hakadhigo Isha allah
@sabaamohammed6914
@sabaamohammed6914 5 лет назад
mashaAllah illahay ha isku barakeeyo
@haldhaa8238
@haldhaa8238 4 года назад
Masha allah guurkii adunka ugu sharafta badnaa allow iskubarakey waa aroos kudayasha mudan waliba an kudayanayo insha allah👑👑💟💖💖🌍🇸🇴🇸🇴
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 5 лет назад
Cajiiib wlhy ilahoow xaqa wanagsn na tus calafkeenana wiil wanagsn najecel nagu arsaaq🙏
@bellashariif4214
@bellashariif4214 4 года назад
Walee cabdikariim waa wiil baariya waalid baari ah maasha allah ahlu diina diina lagu koriyay walee marqaataan ka ahay nasro iney duceysan tahay masha allah rabiyow iskiin barakee allow owlaad loo aayo idiinku irzaaq
@cabdiraxmaansheikh3976
@cabdiraxmaansheikh3976 5 лет назад
Mansha allh allow isku barake oo ubad qer qabo sii amiiin
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 5 лет назад
yaa allh illh jisadeeda jano hka dhigo wlhi arin lgu faano oo lgu farxo bey sameeysay ddka qurbaha jooga waa dd dharagsan laakiin dadka somliyo ayaa ubaahan waana sadaqo wnaagsan sadaqadane waan naqaan qiimaheeda mrka hore illh kaamahabaajiyo sadaqadaad labaxdeen aaqiro iyo aduun illh mid ku anfacda hkaaga dhigo marka lbd guurkiina guur qeer gurigiina guri nagay guuloow kayeel oowlaad saalax ah illh ha idin siiyo allhumaa aamiin❣️💕😍
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 5 лет назад
Mash alah inti iga danbesa subscribe igu qabta 🙏👌😘😘
@nazrahtulux316
@nazrahtulux316 5 лет назад
Mnzha allha nasra
@nedramahamuud2531
@nedramahamuud2531 5 лет назад
Anigaba maherkeyga waxuu ahaa inuu kitaabka quraanka i xafdiyo mana i xofdin dhamaan ilaa 5 jus calafkii markuu dhamaadayna waan iska cafiyey. Ilaah Haa u fududeeyo inuu ka soo baxo balanta uu qaaday
@ruqiyaeid826
@ruqiyaeid826 5 лет назад
Maasha Allaah iLaahey had I xifdiyo
@nasracarabow2614
@nasracarabow2614 5 лет назад
Masha Allah masha Allah masha Allah allaha kadhigo kuwii isku waaro
@mrshaji8858
@mrshaji8858 5 лет назад
Mansha alah ilahay haysku barakeyo awlad salix ahna alaha idin siyo gabadhaha kalana alaha wanaga ku duwo
@fatxieapdihakim6918
@fatxieapdihakim6918 5 лет назад
masha Allah Allaha isku barakeyo labada isguursaday ubad qeer qabane Allah kala siiyo Amiin ya rabb
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 5 лет назад
Mash alah ilahow rerkas mida isku raga ka dhiga
@zouzousu4119
@zouzousu4119 5 лет назад
Ammen yaa Allah.....
@amiinuk4368
@amiinuk4368 5 лет назад
Qurux Waa Gacan Ku Hayn Masaha allaha
@ismahanabdifaarax5856
@ismahanabdifaarax5856 5 лет назад
Maashaa Allah maashaa Allah Allaha barakeeyo qoyska cusub anagana rabi jidka tuusan hana mariyo inshallah ❤️❤️❤️ waan kudayan doonaa❤️❤️
@farhiamohamed3964
@farhiamohamed3964 5 лет назад
Masha allaah tabaaraka laah illaahow qooskaan sikubarakeey
@ashasahal1683
@ashasahal1683 5 лет назад
Masha allaah tabarakalah Ilaahow ubad Khayr qaba kala sii kana yeel kuwii abid farxad yo isfahan kuwada noolada Amiin amiin Akhiriyo Aduunba Libaan si kalyo labaan kugu duceyey Wall Nasra 🤲🤲
@queenhuppy6608
@queenhuppy6608 5 лет назад
21 Dislike 😳😳 Maxaa kasi ah dadka Dislike yiri maseer haayo Allh haidin caafiyo Abti 🌹🌹 Hampalyo my Queen And Her King ❤️🌹💯
@simanqalanjo7670
@simanqalanjo7670 5 лет назад
Queen Huppy way is kaga qaldantahay somalida like iyo dislike hhh
@queenhuppy6608
@queenhuppy6608 5 лет назад
Siman Qalanjo 😳🤗😂😂😂 Waanba umaleeye qaali 42 Dislike hada marayaan
@umusumaya2525
@umusumaya2525 5 лет назад
Queen Huppy hater always is gonna hate abaayo hadaa Nasro snap keeda ku xiran tahay waa aragtay dad xaasid ah ayaa ugu jiro oo markasto mucaarad ku ah ama soo caayo
@queenhuppy6608
@queenhuppy6608 5 лет назад
Farhiyo Siad xayaaati qaali inaga jecel kabadan 💋🌹💋💯 Waaane Runtaa waxba kama qaadayaan mcnto
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 лет назад
Xaaasid lama waayo qurux
@ikraankhadar9053
@ikraankhadar9053 4 года назад
Mansha allah Queen and king isku wara abiidkiin congratulations congratulations
Далее
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 231 тыс.
Nasri som show muufo tinaar.
10:12
Просмотров 240 тыс.
AROOSKI AXALAM IYO KAMAL OO SCORE CUSUB NOQDAY 
17:01
Buraanbur Qiiro leh Baladweyne. by Cadar Omane
7:34
Просмотров 131 тыс.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 10 AAD
23:04
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 231 тыс.