Тёмный

Arooskii Reer Ambani Oo Ugu Dambeyn Soo Dhamaaday Iyo Qarashkiisa | 7 Bilood & Boqolaal Milyan $ 

Hosow Pro
Подписаться 482 тыс.
Просмотров 87 тыс.
50% 1

GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Booqo Website-keyga : www.hosowplus....
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RU-vid KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Кино

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 122   
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Месяц назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@habonmusse7893
@habonmusse7893 Месяц назад
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@user-bu8kl4fi8m
@user-bu8kl4fi8m Месяц назад
Inta jecel Nabigeena aan ku salino suubanaha scw
@farhan_taffo
@farhan_taffo Месяц назад
Lacagta u hysto waxa ka qalinsan muslimnimada iyo cafimadka
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv Месяц назад
Waliba way is dilaan 😢
@sakipoi5986
@sakipoi5986 Месяц назад
Shaqayso diinta haku gambanine lossr maintality cibaadeyso oo hanti shaqayso fakhriga nabigeena waka duceysan jirey
@ahmetthosseinbashiir5918
@ahmetthosseinbashiir5918 Месяц назад
Exactly
@ghst4487
@ghst4487 Месяц назад
Waxba diinta haku hoos ganban adiga noolasha kadhacay. Diinteeyna hormar ayee dadka uhorseedaa aduun iyo aaqiro
@Free_Man143
@Free_Man143 Месяц назад
@@sakipoi5986 💩🐩
@ZuhaybNuur-nk4nv
@ZuhaybNuur-nk4nv Месяц назад
Nabiga kusali❤
@hooyomcn1682
@hooyomcn1682 Месяц назад
Masha alah 🎉🎉
@ZAMZAMMUSE-pz1ub
@ZAMZAMMUSE-pz1ub Месяц назад
😂😂😅
@bariramohamed9201
@bariramohamed9201 Месяц назад
😳😳😳
@hooyomcn1682
@hooyomcn1682 Месяц назад
@@bariramohamed9201 Yanci video kama wadi ii waxaa ka wadaa sida quruxda bdn ii u hadlaayo
@Alldays000
@Alldays000 20 дней назад
Yaah😂😂😂
@user-uq7tc3xs3k
@user-uq7tc3xs3k Месяц назад
pls waxa kaso hadasha wilki kyler clifor la dhaho oo london ku dilay hooyada iyo 2 gabdhood oo ah familyga weriyaha BBC da oo ku dilay hubka lo yaqan Crossbow pls
@asadjoseph2878
@asadjoseph2878 Месяц назад
Wow aabahaban isku magac nahay barasho wanagsan, abdiasis yusuf aya layidha annah👍🏼
@EnaHachi-gr6sr
@EnaHachi-gr6sr Месяц назад
😂​@@asadjoseph2878
@Ixsaas3
@Ixsaas3 28 дней назад
woow where are you from my wlsha
@timacade2509
@timacade2509 Месяц назад
Hosow waxa ilowdaY wiilkena K'naan xalay Waa laga casuumaY wuuna jogay wuu ka hesay wuxuna ka qaadaY heestisa flag❤❤❤❤
@HAMSTERCOMBAT5555
@HAMSTERCOMBAT5555 Месяц назад
Ilaahow lacgtaas hadaad isiiso qof somali faqiir ah malahelaayo😊
@ghst4487
@ghst4487 Месяц назад
Qabiilkee siin laheed
@Free_Man143
@Free_Man143 Месяц назад
@@ghst4487ka ayaydaa
@amranali8885
@amranali8885 Месяц назад
@@ghst4487qof soomaali hduu ku dhaho micnaheeda 5ta somaali buu ula jeedaa. Lacgtaan uu ninkaan heesto neh umada somaalida oo dhan weey ku filantahay
@Broly-p1m
@Broly-p1m Месяц назад
😂😂😂😂​@@ghst4487
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq Месяц назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@user-bz7ed8hf2n
@user-bz7ed8hf2n Месяц назад
Nin weyn aan takero 👏🇸🇴💪
@MaadiyoMadadaalo-r5i
@MaadiyoMadadaalo-r5i Месяц назад
knan asne dadaka lagu casuusmay ayuu ku jiry
@hodansiciidcismaan452
@hodansiciidcismaan452 Месяц назад
Wllkay horta ale Haku barakeyo intan ka arkay wiil wangsn ayad thy lkin waxa laraba wllha ku dhagay sanaya ee wakhtigoda kusiinaya wax wangsan oo ay waxka faiidan usogali adigana fa iido kuku jirto iyaguna ayka fa iidan wayo wakhtigodu marku kubaxo waxn faiido lahayn adiga dabi ayad ku yelan wllo Wana iga talo xuman haw qadan iga rali ahw hadad dhipsaty
@Hamida-29
@Hamida-29 Месяц назад
Allahu akbar!
@QadroMahamuud-yu2pz
@QadroMahamuud-yu2pz Месяц назад
Allah ayaa ween ❤
@user-mj2yw7qy9x
@user-mj2yw7qy9x Месяц назад
Abihiisaa aduunka u kufiyay
@HodonUpdullah
@HodonUpdullah Месяц назад
Hossow250 milyen ayaa ku baxday
@Sarreye
@Sarreye Месяц назад
Somalida k'naan ayaa ku matalayay
@APDUL7HI
@APDUL7HI Месяц назад
Fanan nama matali anaga
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Месяц назад
Xasbiyallah wanicmal wakiil
@user-gv9mt5yc5o
@user-gv9mt5yc5o Месяц назад
Inoo so badi zxb muqalda guuleyso 🎉
@NajahIndho
@NajahIndho Месяц назад
Lacag waxba mahan farxada wiilka yar ee xanusan aya uga muhiimsan wana ku raacsanahay ine sida uga farxiyan family fican weeye markaad wejiyadoda eegto oo kibir ka muuqan❤🎉🎉
@abdullahirashid495
@abdullahirashid495 Месяц назад
Legend brother 🎉❤
@hani9682
@hani9682 Месяц назад
Hore usoco
@AmalXasancabdi
@AmalXasancabdi Месяц назад
The video Baground beatfull ❤😂
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
Uma malaynayo inay tahsy figrad wanagsan. It's wast of time and money!
@XasanCalitufka
@XasanCalitufka Месяц назад
Thanks!
@abdiraxmankoofikoofi7952
@abdiraxmankoofikoofi7952 Месяц назад
Sallahu callayhi wassalim
@user-bh2ow9nz1j
@user-bh2ow9nz1j Месяц назад
@user-jr2nz7pk2x
@user-jr2nz7pk2x Месяц назад
Team sharma hadaanahay waakuwadanaa
@zahrahassan523
@zahrahassan523 19 дней назад
W aa dad lacag leh ❤ DAD KOODA HINDI DA MEY GURYA U DHISAN FAQIIRIINTA😮. YAARABI❤ .
@aarzakiguure4134
@aarzakiguure4134 Месяц назад
I think k'naan was there
@mali-sqaud2005
@mali-sqaud2005 Месяц назад
😂😂 nah u serious
@SalmaNoor-qc5mz
@SalmaNoor-qc5mz Месяц назад
I salute you walal Hosow
@Free_Man143
@Free_Man143 Месяц назад
Hadaan 100 million haysto xataa wlhi 5000 dollar aroos kuma dhigteen 😂😂😂
@cismaancalicismaan1349
@cismaancalicismaan1349 Месяц назад
Me Osman you Osman hosow😂
@muhanadhanad6588
@muhanadhanad6588 Месяц назад
Aaway filmada sameeen jirtay sxp
@user-xq9cr4yu7o
@user-xq9cr4yu7o Месяц назад
1m dad ayay 1 la tahay 😂😂 dadaalaa wuu gaaraa
@sakipoi5986
@sakipoi5986 Месяц назад
😂😂
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Месяц назад
wow, that’s crazy
@AbdurahmanOsman-hd6tl
@AbdurahmanOsman-hd6tl Месяц назад
Xitaa kyanan Ayan arkayay 😅😂
@Zehaa007
@Zehaa007 Месяц назад
😂😂😂nasiib badanaa taas
@abubakarjiin7190
@abubakarjiin7190 Месяц назад
50 youtubers fight for 1,000,000 mr beast kaso hdal sxb
@asha4100
@asha4100 Месяц назад
Radhika merchant ❤❤❤
@abdisamadabdidahir733
@abdisamadabdidahir733 Месяц назад
Hadey is furaan kwrn ama midkood uu dhinto 😂
@iqraaadan7337
@iqraaadan7337 Месяц назад
😂😂
@abshirsalahasam5193
@abshirsalahasam5193 Месяц назад
🎉🎉🎉D-30🎉🎉🎉
@lolboychannel8028
@lolboychannel8028 26 дней назад
Hye xalimo see dareeme 😂😂
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo Месяц назад
Keep going
@user-zo4ne5zc6s
@user-zo4ne5zc6s 27 дней назад
wanjclahy prnjkada laakin daadahidaanka pas
@saladomar8670
@saladomar8670 Месяц назад
K.nan xita waa ka heysey
@jamilanor653
@jamilanor653 Месяц назад
Istutus i arkooy i maqlooy u arkaa😅
@Elyez-
@Elyez- 26 дней назад
Qof ladhibaataysan xanuunada maskaxda buu u muuqaal eeg yahay😉
@mali-sqaud2005
@mali-sqaud2005 Месяц назад
Sound effects hoos u dhig
@Tyger23ihhv
@Tyger23ihhv Месяц назад
600 million ayaa ku baxaday
@abdigaiye715
@abdigaiye715 27 дней назад
Reer ambani arooska inay ganacsigooda ku xayeesiistaan ayay waxaaso lacag u bixiyeen, aniga magaran jirin xafladan lkn arooska ku bartay
@Kanue101
@Kanue101 Месяц назад
Hallow
@Broly-p1m
@Broly-p1m Месяц назад
Tasina wan kugu racsanahay aniga xita rerkan aroskan aya ibaray
@sahrahasan1980
@sahrahasan1980 Месяц назад
Isha ambani 2018 lama gursan ee waqtiga iskasax❤❤
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 Месяц назад
Ha bixina ana dhigan dooono kas o kale 50 sano kadib inshallha I'm 27 hada inshallha 😅🎉
@MohammadAbdullahi-bv8of
@MohammadAbdullahi-bv8of Месяц назад
600 million ayaa kubaxday Oo udhiganta 3000 oo crore
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 Месяц назад
Waa Rer Noloshu Ka Carartayba 😂
@kasranyboy6795
@kasranyboy6795 Месяц назад
Anni ahan waxan dhihi laha 400___700million 😮😮
@farhaosmaan5938
@farhaosmaan5938 Месяц назад
K'naan xitaa wuu jogay
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Месяц назад
120M hade khasarto isla markii isfuraan kwrn
@mohaanlovely7265
@mohaanlovely7265 Месяц назад
Kape sharuukhan ka soo hadal xldiisa
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 Месяц назад
Faqiir waxjira maahan walhi xata dadkaga kumaxushmaynyaan
@c.m.cjecelow1812
@c.m.cjecelow1812 Месяц назад
630 million dollars Ayaa ku baxday
@roodaburaale1683
@roodaburaale1683 Месяц назад
Sidoo kale 40 cisho ayay sameyen quudin malin le ah oo 9000 oo qof ah oo wadarta guud noqonayso 360k oo Feed masakin ah 😮
@zamzamabt
@zamzamabt Месяц назад
Intaas oo lacag ha ku baxdo aroos ka dibna markaad isfurtaan hala aruursado lacagtaa
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip Месяц назад
Marka la fiirsho lacagtay haystan waa wax iska caadi ah
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 Месяц назад
Wiilka waxaa laga yaabaa in uu nacas yahay oo ay waalidiintiisu saas u buun buuninayaan.
@abdigaiye715
@abdigaiye715 27 дней назад
Xariifka ina ambani Qafta in loocuno ma ogiye lagama yaabo in uu si fcn ugoosto, keliya banaanka afka kore inuu kaga daadiyo mooye 😅
@najuumaabdirisaq3195
@najuumaabdirisaq3195 Месяц назад
❤❤❤
@fartunadan5352
@fartunadan5352 Месяц назад
Unu ad ubur ns jirsu😅😅😅😅
@goldenboy7558
@goldenboy7558 28 дней назад
Waxa kaliya ay rabaan dadka dunida ku nool lacagtooda isku baraan balse warbahinta waxay sheegaan wadanka hindiya baahi ayaa maalin walba kumaakun qofi ku dhintaan
@Osoble_69
@Osoble_69 Месяц назад
5kun Crore ku baxday u dhigma 600m ku dhawaad sidaa ayaan meel ku aqriyay
@user-gj2er4ui3v
@user-gj2er4ui3v Месяц назад
Anaga somali ahaan keynaan no tage 😂
@miskiabdiqafar8345
@miskiabdiqafar8345 Месяц назад
Waxaan dhihikarnaa business koday kulala kacsan 😂😂😂😂😂😂
@Ogaalka1
@Ogaalka1 Месяц назад
$123.3B Uu haystaa arooskaas wuxuu ku qarash gareeyey $600M
@NuurAxmed-xv4vr
@NuurAxmed-xv4vr Месяц назад
Hindi faqiiiir wajabay
@Naiminfo-to8hp
@Naiminfo-to8hp Месяц назад
Arooska ma dhamaada miyaa 7 bil aa
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg Месяц назад
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@khadarking429
@khadarking429 Месяц назад
anigu wilkyga 1B ayan ku arosi laha😊
@Free_Man143
@Free_Man143 Месяц назад
🐩
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j Месяц назад
😅😅😅😅😅😅😅
@user-ue7ut2cp9e
@user-ue7ut2cp9e Месяц назад
Nolashu mrkay ku kufto nolasha micnaheda daremi maysid 😭😂
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 Месяц назад
Aduunkii baa u kufay
@shaamabdullaahi6492
@shaamabdullaahi6492 Месяц назад
😂😂😂😂
@Mubaarakkheyraad
@Mubaarakkheyraad Месяц назад
Filim waaye ee aroos ma aha
@anababdishakur
@anababdishakur Месяц назад
😂😂😂 waa aroos
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 Месяц назад
Faaninta islamed wa sheegtay kenynaan abdi in lagu marti qaday maxa y sheegi waysay mise somalinimo ma taqanid adigu😂😂😂
@Xaamudcosmatics
@Xaamudcosmatics Месяц назад
ok intaas haa ba baxdo ma xume bari marka ay xafladu dhamaato furiin ku xigo see dareemi doonan reer ampaani🤣🤣🤣🤣
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Месяц назад
Dadkan hindida waa saas aroosyadooda waxay jecelyihiin inay meel walba dadka uga yimadaan xataa dadka faqiirka arooskoda bilal buu socdaa waa dhaqankoda 😂😂😂
@sakipoi5986
@sakipoi5986 Месяц назад
😂😂
@Rays_Dualeh
@Rays_Dualeh Месяц назад
Hadii aynu qaadano jariirada daily mail waxay ku sheegtay ee ah in 300m ay ku baxday sidoo kale aanu qaadano sidaad sheegtay ee in 120b hantidooda lagu qiyaaso waxay ka dhigan tahay in arooskaas ay ku baxday 0.25% kolka loo eego hantida guud ee familka ambani
@abdirahmanahmed9466
@abdirahmanahmed9466 Месяц назад
Waxaasi waa istusnime Eebbe wayne wu awooda inu hal habeen museelef kaga dhigo,
@mohamednimco7314
@mohamednimco7314 Месяц назад
I arkaay i arkaay iqariyaay qariyaay baa ka danbeysa ayay tiraaa somalidu bal reerka hala arko 😂
@user-vx2hs5ek4n
@user-vx2hs5ek4n Месяц назад
Aroosba aroosku ka qarash yar yhy wuu ka kheer bdn yhy
@faadumozahra94
@faadumozahra94 Месяц назад
😂😂😂😂😂
@Free_Man143
@Free_Man143 Месяц назад
@@faadumozahra94shaqayso ihi mahe lacag nin ha sugine 😂
@barni5847
@barni5847 Месяц назад
Hindi ciyar lacagi ugama baxado waxun bay ula jeedan
Далее
LA YAAB! 40 Sanno Ayuu Dambigaan U Qarsoonaa
12:26
Просмотров 71 тыс.
جاكي شان ... اب بلا ابناء 😭
14:04
Просмотров 775 тыс.
الذرة أنقذت حياتي🌽😱
00:27
Просмотров 11 млн
Dhaqan Xumada Kareena Kapoor oo Wariye Kabo u Gashtay
11:44
Не живём, а выживаем💪🏻😂
0:56
Fire Tsunami🔥
0:14
Просмотров 11 млн