Тёмный

ASAD IYO KAMERADA WAREEGTA AYAAN SI KADIS AH UGU TAGAY AFURKA KALA CARAR AYAA KADHACAY ADNA AAAAA😂 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 135 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 496   
@AdnaChannel
@AdnaChannel 7 месяцев назад
SOO DAAWO VEDIOGAN 😂 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-hEg-9hxUG5g.htmlsi=iQxABAKz5x4jQM6e
@laaska10laaska54
@laaska10laaska54 7 месяцев назад
Adna hadaad geesi tahay Saxuurta Kadiska ah kadhig💥
@khadraali5225
@khadraali5225 7 месяцев назад
waawarey😂😂😂 cabdillahi fakatax😂😂
@faadumomaxamed2945
@faadumomaxamed2945 7 месяцев назад
1m l.a🎉❤
@amiraali-bb6bm
@amiraali-bb6bm 7 месяцев назад
Asad are you remember chunks it have 4million subscribers
@fatimanuur4005
@fatimanuur4005 7 месяцев назад
Atariisho baadiyo inta la aado inta rabto like 😄😊
@Xaliimocabdi8844
@Xaliimocabdi8844 7 месяцев назад
atarisho memartiqaday maxa😂nagtan martiqadked ayy. dadka kajaresaye😂
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 7 месяцев назад
Hooyo baa iga xanuusan igu soo duceey ilaahay hooyo hacaafiyo iyo inta xanuusan ee Muslim ah
@NiciimaapdirashiitNiciimaapdir
@NiciimaapdirashiitNiciimaapdir 7 месяцев назад
Amiin
@ibnuabdullahichannel5102
@ibnuabdullahichannel5102 7 месяцев назад
Allah hanovafiyo hoyoo
@fatimoha1084
@fatimoha1084 7 месяцев назад
Ilaahay hakuu caafiyo hooyo iyo hooyooyinka muslimiinta oo dhan
@NASTEEHOMUKHTAR
@NASTEEHOMUKHTAR 7 месяцев назад
aamiin abaayo ilaahy hakuu caafiyo hooyo mcn insha allaah way kuu caafimaadaysaa abaayo
@sabariinmaxamed3
@sabariinmaxamed3 7 месяцев назад
Allah ku caafiyo 😊
@Aana_artz
@Aana_artz 7 месяцев назад
Gabadhan inta ciida lagarin 1m gaarsiya 😊
@BahsanYussuf-r2h
@BahsanYussuf-r2h 7 месяцев назад
I.a weygaare
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 месяцев назад
war ma rabto ciida kadib ayay rabtaa Adna
@NuurAbdullahi-j8c
@NuurAbdullahi-j8c 7 месяцев назад
Diyaqr🎉❤
@Mariamaxamed112
@Mariamaxamed112 7 месяцев назад
I.a❤
@Nafisoaley-jo3um
@Nafisoaley-jo3um 7 месяцев назад
InTa Arimahena kasoo Aragteyy iney guriga asad jogto😂❤👍👍
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 7 месяцев назад
Adna aan gaarsiino one million please 🎉🎉🎉❤
@habiiboyahyeosman9696
@habiiboyahyeosman9696 7 месяцев назад
💫🍃hormar lama gaareen hooyo la'aanteed😍👫❤ abaayo waa uqalaantaa intaan iyo in kabadan👑 one like team malikah👑💫🖇
@AdnaChannel
@AdnaChannel 7 месяцев назад
🥰
@AishaAhmett-t1l
@AishaAhmett-t1l 7 месяцев назад
Adno abayo fartuun happy camera ugeey
@Lastprincess-o3h
@Lastprincess-o3h 7 месяцев назад
Adnaay pls fartuun happy next wa i arkosa codsigaa fuli❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 месяцев назад
No abaa gabartaasi wayba iska xanuusan thy
@Lastprincess-o3h
@Lastprincess-o3h 7 месяцев назад
@@adoontiallesiman262 hadeey xanunsanthy mexe dhibee abyo
@asmitalove1470
@asmitalove1470 7 месяцев назад
Welcome 1m coming soon keep going adan channel Ramadan moubarak of Djibouti
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 7 месяцев назад
Afurka wareego isn't easy 😂1m ka badan uqalantaa adna abayo ❤ you🎉
@MohazedMohazed
@MohazedMohazed 7 месяцев назад
Kusaliya rasulkena muhamed,صلى الله علیه و سلم ❤❤❤❤
@ayaanmohamed8974
@ayaanmohamed8974 7 месяцев назад
Hhhhhhh adna funny asad m a sifiican kuu sooray wllhi waaa qalbi wanaag
@Suusu863
@Suusu863 7 месяцев назад
One like team amiiro qurux ❤
@YUUSUFMAXAMED-hg1qe
@YUUSUFMAXAMED-hg1qe 7 месяцев назад
Asc
@Farhiya-d5x
@Farhiya-d5x 7 месяцев назад
Wcs
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 7 месяцев назад
Adna ra'i waxan kugu darsan lahaa inaad qofka horay wax ugu sii qaado sambuus ama cake bur malab bur farmaaajo waxas cml yaa ila qabo walalaha comment ka warama fikirkeyga
@Intisarcreates
@Intisarcreates 7 месяцев назад
Haa inay afurkeeda sii qaadato fiican
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 7 месяцев назад
Haa wlh waa talo fiican gacanta wax kusi qaado dheh
@nimcoxuseen924
@nimcoxuseen924 7 месяцев назад
Haa wlhi isku fikrad baynu nahay waxa fiican inay afurkeeda sii qadayo ee aany dadka afurka ku yarayn
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 7 месяцев назад
Ad iyo aad wankula qabaa qofka ay utageyso iney wax yaroo macmacan ah usii qaado
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 7 месяцев назад
Waad iga hor qorteen ee imika so qori laha qofku si aanu culays u dareemin
@SiciidGeelegeele
@SiciidGeelegeele 7 месяцев назад
Keep going adna channel 1m coming soon🎉🎉
@SiciidGeelegeele
@SiciidGeelegeele 7 месяцев назад
Inshaallaah xafladA 1M ANAGA KULAMA JOOGNO LAAKIIN QALBIGAA KAALA DABAALDAGAYNAA💯💯
@AliAmin-h1x
@AliAmin-h1x 7 месяцев назад
Gabadh aya jirta malaysia oo af gaban fartun happy aad ❤
@najmoabdiweli6809
@najmoabdiweli6809 7 месяцев назад
Next Ifrax khaliif plz adnoy inta ugu racsan like saar 👍🙏❤️
@mohadayibmohadayb4083
@mohadayibmohadayb4083 7 месяцев назад
Gabadha labaad ee 1m amiira qurux 🎉 two sisters
@hodman..
@hodman.. 7 месяцев назад
Adno lacagta.dabal.daga..1m..rerer.commenti...uqeeybi..insha.allaah.yaa.igu.racsan
@AishaFarah-qv7ej
@AishaFarah-qv7ej 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@NasriinBashir
@NasriinBashir 7 месяцев назад
😂😂😂😂
@Faadumo238
@Faadumo238 7 месяцев назад
Anaa u horeeyo maanta😂❤adna sasaa kaa rabaaa
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 7 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤❤
@samraanAli8122
@samraanAli8122 7 месяцев назад
Adnow Hdaan Awoodi Lahaan mr Horaan 1m ku gaarsiin Lahaa But insha allah dhawan waa garee ❤🫀
@QadiijoHooyomcn
@QadiijoHooyomcn 7 месяцев назад
Insha Allah 1M hambalyo abaayo mcn ❤
@halimahersi4457
@halimahersi4457 7 месяцев назад
Gurigeena waxa yaalo 8mobayl wa balan inan kaga saaro kuli xita asxabtayda keep going byo❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 7 месяцев назад
Adna walhi barnamijkii ugu quruxda badna hada no bilawday shacrato miran tahy😂😂😂 adno 1.m cida kahor i.a😊😊😊😊😊
@BahsanYussuf-r2h
@BahsanYussuf-r2h 7 месяцев назад
Next ataarisho baadhiyo kasodiig❤
@Ahmad.shreif.team27
@Ahmad.shreif.team27 7 месяцев назад
Welcome 1m coming keep going mamadena malesiya tedakale San unahy team27 garabkaga nahy e hore usoco ❤❤❤❤❤❤
@aminaomar6306
@aminaomar6306 7 месяцев назад
Afurka wareego keep going one million coming soon inshallh next atarisho badio xabiibti
@mohamedgabow7312
@mohamedgabow7312 7 месяцев назад
gabadhaan waa uqalantaa more than 1million asxaabey aangaarsiina yqh she is very innocent and humble and she is working hard waana hooyo❤❤
@hudafuture1330
@hudafuture1330 7 месяцев назад
Adnay atariisho baadiyo booqo waa bil ramadaan barnaamijkagana wuu qurux badan yahay waa barnaamij walaalnimada xoojinaya❤❤❤❤
@AshaHajiahmed
@AshaHajiahmed 7 месяцев назад
Ceyda maqaaxida uu fariista ugu tag😂😂😂😂😂😂👍
@lielaosman8710
@lielaosman8710 7 месяцев назад
😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 месяцев назад
sheeko guri maa uga dhex dhisan maqaaxida marka mise saxan bariis ah iyo koob sharaab ah bay ag fariisan 😂😂 yacni ceyda dadka cunto iyo waxyaabo badan dalbada ma aha oo ma jecla sidaas marka gabdhaha uun kadis ha ugu tagto 😅
@AshaHajiahmed
@AshaHajiahmed 7 месяцев назад
@@adoontiallesiman262 haa noh wa cadi maha dadkey utageysabo ma iyaga ku tashty awalba bashale ehede😁
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 месяцев назад
@@AshaHajiahmed ee dadkaasi gurigooda ayay joogeen moho wiil maqaxi kaligiis cunto yar ka dalbanaayo mexey ugu tagi abaa adi inaa kaftamayso lee u malaynaa amaa ku dilaa hee waaba isla quban tahaybo 🤣
@miimicabdulqaadir527
@miimicabdulqaadir527 7 месяцев назад
😅😅​@@adoontiallesiman262
@yaasmiinmuxudiin7537
@yaasmiinmuxudiin7537 7 месяцев назад
Keep going my sister 1m coming soon insha Allah 🎉🎉
@AmeeraAWaanaag
@AmeeraAWaanaag 7 месяцев назад
Next fartun happy iyo ifrax khalif
@JawariyoJawariyo
@JawariyoJawariyo 6 месяцев назад
Adno naag nool walhi wn kuwataa abaayo alaha ku barakeyo akhira iyo aduunba❤❤
@Hassandahgo
@Hassandahgo 7 месяцев назад
Nsahllah diyare adna 1M walalh
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 7 месяцев назад
1 million iyo in ka badan Wad u qalantaa abayo, hore u soco💖❣️🎉
@Ishaan336
@Ishaan336 7 месяцев назад
Keep going adna channel 1m coming soon 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Amiin_1
@Amiin_1 7 месяцев назад
Gabadh fiican ayaad tahee waad u qalantaa wll waad gadhaysaa insha allah
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 6 месяцев назад
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤.
@Azharahmed-v1r
@Azharahmed-v1r 7 месяцев назад
Adna 1m waxyr nuga dhiman ❤ asxby adna cida kahor an garsino 🎉
@samiiradagan
@samiiradagan 7 месяцев назад
Allah is one ❤❤🎉🎉🎉
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 7 месяцев назад
Asxabay adna deserves 1 million let’s go
@Bintu_Abdullahi
@Bintu_Abdullahi 7 месяцев назад
Kahor ayaa gaaree insh allaah adna guulayso queen ❤❤
@marwoiimaan6894
@marwoiimaan6894 7 месяцев назад
Adna m.a barnaaamij fiicaan noo keentahy keep going abyo
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 7 месяцев назад
Adna Lama Helaan❤
@QueenofArab
@QueenofArab 7 месяцев назад
Inta kuso aragtey adna Camirada waregta 😂
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 7 месяцев назад
First maanta waan ku haayaa adnaay Legend kaa aanu isku magaca nahay ee ridwan igu salaan❤
@mohamedadendaliehtaka
@mohamedadendaliehtaka 7 месяцев назад
So INCHAALLAH
@Miimimaryama
@Miimimaryama 7 месяцев назад
Abyo horo usocaa kuleyhy ❤❤2m kaban uqalanta 1m comeson ❤️❤️
@hassanissack8010
@hassanissack8010 7 месяцев назад
Adna 1m coming soon inshllh
@Amiincalii
@Amiincalii 7 месяцев назад
Only team Amiiro qurux
@maidoxasan8638
@maidoxasan8638 7 месяцев назад
Please adna gaarsiiya 1m wey u qalantaa runtii 😢❤
@Ayaanitainali
@Ayaanitainali 7 месяцев назад
Afurka wareeego adne henna😂😂😂😂
@maxamedabdiqadiraamiin5194
@maxamedabdiqadiraamiin5194 7 месяцев назад
Ar adiga shekada arimaheena badashay kaamirada/wareegra tu afurka wareegta😂😂😂😂❤
@NimcoTulux
@NimcoTulux 7 месяцев назад
Furtun happy adnah soqabo 🙏
@laofficial2321
@laofficial2321 7 месяцев назад
Adna wll atarisho badiyo iyo nuriyadiin next❤ inta ila racsan farta tag❤️
@cabaasmooha4092
@cabaasmooha4092 7 месяцев назад
Ramdan Mubarak
@OmarHassanNasteho
@OmarHassanNasteho 7 месяцев назад
Keep going adna from Djibouti
@DeeqoAli-w4g
@DeeqoAli-w4g 7 месяцев назад
Keep going adna 1m coming soon
@Sayiddeq_Hussein
@Sayiddeq_Hussein 7 месяцев назад
Haaaa Marwo Waan kuciidaynaaa❤🎉 Insha Allah..
@ShugriIbraahim-u4t
@ShugriIbraahim-u4t 7 месяцев назад
1ml coming soon insh allah 🎉❤fanny walhi
@SucdiOfficial
@SucdiOfficial 7 месяцев назад
L.a hapo Mcneyyy 1m coming soon eeda inta lagaarin 🥺🫶
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 7 месяцев назад
Adnooy marti qaadka hal hal uga jaroosaa maalinkasto afurka iyo kediska maxaa isku aadiye 😂😂
@umuudaadir7034
@umuudaadir7034 7 месяцев назад
War masoomno baryahan waxa ay lawareegooso lee qabta😂
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 7 месяцев назад
​@@umuudaadir7034 Saas miiii 😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 месяцев назад
Naaaag Iska Dheh Masha"Allah Adna❤😂😂😂😂😂😂😂😂🤩🤩🤩🤣🤣🤲🤲🤲😘
@HabibaYussuf-on8dn
@HabibaYussuf-on8dn 7 месяцев назад
one million coming soon Inshallha ❤❤❤
@bishaaromohammed321
@bishaaromohammed321 7 месяцев назад
Naaa Reerkaagii ma 1m baaa u ilowdy 😮
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 7 месяцев назад
Walashay Adna Afurka kadiska wan ku haystaa, guuleysta❤
@Geni428-c9j
@Geni428-c9j 7 месяцев назад
Asad tinta iga haweey wlaalkeeey😂😂😂 mxa waye saaan
@Queen___happy
@Queen___happy 7 месяцев назад
Ciidda ka hor rabtaaa 1m hala garsiyaaa❤🎉 please
@OzanPoi-c2w
@OzanPoi-c2w 7 месяцев назад
Hoyo adna I can't wait 1m
@NatashaNajuu-m9y
@NatashaNajuu-m9y 7 месяцев назад
Sundus next plz abayo
@jamileosman4132
@jamileosman4132 7 месяцев назад
Mansha alah mansha alah adna ka badan u qalanta walahi ❤❤
@eblaMahamud-p5i
@eblaMahamud-p5i 7 месяцев назад
Adan wanfilyay inat asad usocoti hammblyo sister🎉🎉❤❤❤
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 7 месяцев назад
Igula saliya xabibkeena SCW SCW SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤
@DrsfardowsoAli
@DrsfardowsoAli 7 месяцев назад
كلمتان سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم ❤
@Haashim3460
@Haashim3460 7 месяцев назад
Insha allah wll waad gaadhi doontaaa 1M niyada khayr u sheeg
@Kartibadan-w4b
@Kartibadan-w4b 7 месяцев назад
Kip gowin adna wllshey mcn hormar wcn 1m coming zoon ka badan eey uqalanta baliiiz aaan gaarsiiino maaamada Malaysia 🇲🇾
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 7 месяцев назад
Insha alaaah mansha alaaah maa mada xafada qosolka
@FartuunFarta-nl5cw
@FartuunFarta-nl5cw 7 месяцев назад
Fartuun haby aad❤❤
@KhadarIsmail-xz9fb
@KhadarIsmail-xz9fb 7 месяцев назад
Comments kan mel ku qoro 4/20/2024 waqtigas ayan xirayna 1mka insha Allah ❤illahow igu astur amiin yaa Rapi 🤲
@salejunior7282
@salejunior7282 7 месяцев назад
Mamada iyo baba Malaysia ilove them ❤❤❤
@fatumaosman213
@fatumaosman213 7 месяцев назад
Mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Abucade-d6l
@Abucade-d6l 7 месяцев назад
Sundus sundus sundus sundus sundus next
@aminoqurux2032
@aminoqurux2032 7 месяцев назад
Next fartun happy ❤
@Sacdiyo937
@Sacdiyo937 7 месяцев назад
Adno cadeey abaayo seelagaaga maqnaan karaa malintaa waansugi la nahay insha allaah❤❤❤
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 7 месяцев назад
chanel somali ku baxa oo raga ah asad ayaa ugu badan lkn qof somali asal ah waa laga badan yahay tusaale chunkz
@khalifabdirahman2387
@khalifabdirahman2387 7 месяцев назад
Keep going Adnahena
@kawsarcabdi3236
@kawsarcabdi3236 7 месяцев назад
Ani Liv ma daawado lakiin googa meelaha ku arako ku share gareena😂😂
@Katriina711
@Katriina711 7 месяцев назад
Asad qof qalbi wangsan wye wlhi😢
@qadroosman8656
@qadroosman8656 7 месяцев назад
Hadaba nosogal hambalyo 1m ❤
@نونيمحمد-ض1ر
@نونيمحمد-ض1ر 7 месяцев назад
Team adna aan Is muuji o intaan ciid la gaarin 1m aan la dabaaldano abayo anigan waxaan kal dabaaldayaa hawad u dhaxeyso Saudi arabia iyo malysia insha allah aan ku hormariyo hambalyad insha allah degdeg ku gaar 1m xabiibti farxadaadu waa farxadeyda waan kugu fanaa igu salaan maamo calwiya dumshigey saxaaf caruurtaan habo u ahey walaashey amiiro iyo fatama ito susuu iyo cimraan iyo maxmed cade iyo wiilkaan habo u ahey asiim yare xafidulaah dhamaantiin insha allah❤❤❤❤❤❤
@Ubahahmed-u5d
@Ubahahmed-u5d 7 месяцев назад
Wn rajeynaa gulestaha kowad inaaan noqda isha aalah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 7 месяцев назад
Asad hagio TEAM27, wan idin wataa Ramadan mubarak💕🫶
@ajmalexsaas2927
@ajmalexsaas2927 7 месяцев назад
Adna qurux mash Allah❤❤❤
@samiira08
@samiira08 7 месяцев назад
Adna Channel Babiya 1M Aynu uxirno Love you abyo 👸🤍
@hamdadubad
@hamdadubad 7 месяцев назад
Waaa ku wataaaH adno❤
@SunishCadey
@SunishCadey 7 месяцев назад
Next Cayda utag plz 🙏 😅😅❤
@amiisha__cadee
@amiisha__cadee 7 месяцев назад
Mahdsanid abyo waxaan ku raajeena inaad gaartit 1M Ciid I.a🎉❤❤❤waan ku sii hamplyeen❤🎉❤❤
@MomtasOmar
@MomtasOmar 7 месяцев назад
Ma joogto siday udhaheyso adno😂😂 wlhi waan jeclahay gabadhaan❤
@MahadmaxamedCabdi-t4o
@MahadmaxamedCabdi-t4o 7 месяцев назад
One like team adno❤️✊
Далее
Думайте сами блин
18:15
Просмотров 257 тыс.
ITZY 예지한테 AI 메이크업하기💖 #shorts
00:23
Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan.
1:24:39
WIILASHA KU HORMAR LACAGTA COME BACK AYUU SAMEEYAY
12:49
Думайте сами блин
18:15
Просмотров 257 тыс.