Тёмный

ASHRAF DUMARKA SOMALIDA KAMA HELO REACTION BUUQISA WATA 

King Ck Films & Vlogs
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 157 тыс.
50% 1

#kingck #somaliyoutuber #dhiiqadatiktok

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 457   
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 3 месяца назад
Halkan taabo kick sidaad iigu darsatid 👉🏼 kick.com/cksomali
@OmarZamiri94
@OmarZamiri94 3 месяца назад
Ok sxb wan ku waata ee kick maxa kugu dhacay tageero from Djibouti
@FatmaAli14
@FatmaAli14 3 месяца назад
Mash allah Walahi si nin ween aa wax ugu sheegta onl 3&9 aa u tahay wax garad waa ku wata bror 🫶🫀👑👑👑👑
@OmarZamiri94
@OmarZamiri94 3 месяца назад
Fathi waad mahadsantahay bro from xagee
@Sjukt639
@Sjukt639 3 месяца назад
Kiki reer Sweden 🇸🇪 waxey istiicmali jiireen 2012
@fadumomohamed2335
@fadumomohamed2335 3 месяца назад
war nio ck ninku wu is caateyey xay thy gym aad shuluq aw ahaaye before
@MaxamedAweys-mz8jj
@MaxamedAweys-mz8jj 3 месяца назад
@$$$¥£❤😎:nasib xumo ma arko qof love Sarah saliga nabiga👑🥺
@SadaadSuwansi-mm7di
@SadaadSuwansi-mm7di 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@moohanofficial6204
@moohanofficial6204 3 месяца назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw❤
@RuweydoAbdiRahman-l9s
@RuweydoAbdiRahman-l9s 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@xaliimoxasan-gm2os
@xaliimoxasan-gm2os 3 месяца назад
salalahu clehi wsalam ❤❤❤
@Mcntooo
@Mcntooo 3 месяца назад
Ani ck qosol iga dhameeeyay😂😂😂😂😂😂😂sidu usooo fadhiyo😅
@Abdicaziizbadde24
@Abdicaziizbadde24 3 месяца назад
Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw 🎉🎉❤🎉❤❤
@jackc.adnaan
@jackc.adnaan 3 месяца назад
Dunida Ma soo Marin Ruux kasharaf Badan kana Run Badan Xabiibkeyna maxamed SCW ❤❤😢
@Rayaan277
@Rayaan277 3 месяца назад
Kusaliya nabigeena muhammad scw kadib salaada ha ilaabin wll sidu alle kugu naxriisto inshaAllaah❤🕋☝🏼
@maxamedqader2595
@maxamedqader2595 3 месяца назад
Salalahu calayhi wasalam ❤
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 3 месяца назад
Horta ninyow Hal maah maah aan dhibsadey waa tan ah hebel Gaal rooma joga. Maan Ku bedelno Muslim Brunei jooga so ilama haboona maah maahdaas aan bedelno dhalanyaro mahadsanidiin.
@Fowzia69
@Fowzia69 3 месяца назад
Bruine ma islaam baa hahahhahaha haday yihiin meel maxay isugu xireen mise afka lee islaam laga sheegtaaa?
@fiidowshow2832
@fiidowshow2832 3 месяца назад
WAA RUNTAA LKN MAAH MAAHDAS WEY KU SAXANTAHAY DADKA LOO ADEEGSADO WAAYOO QOFKU MARKII UU ISBADAL KU SAMEEYO DHAQANKIISA IYO DABCIGII ALLE U ABUURAY DOORTANA DHAQAN AAN AHEYN MID MUSLIM WAA GAAL ROOMA JOOGA WAAYOO GAALKU WUU KIBIR BADANAHAY MARKII UU WAX YAR HEYSTO MARKA NOOCAN ASHARAF ISU BIXIYAY KOLAY ANIGA MARKII AAN CODKIISA MAQLAY WAXAN U MALEYNAAYAY QOF LEFT QAADATAY SIDII WAA GARIIRAAYE
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 2 месяца назад
@@Fowzia69, yes Brunei waa wadan islaam ah.
@OmarZamiri94
@OmarZamiri94 3 месяца назад
omar ck sxb wan ku waata the goat of somali youtouber tageero from Djibouti
@AmeinMahamod
@AmeinMahamod 3 месяца назад
Kusali nabiga scw ❤🥰
@maxamedqader2595
@maxamedqader2595 3 месяца назад
Salalahu calayhi wasalam ❤
@QULUBTA
@QULUBTA 3 месяца назад
Wll ilahay idinku dhaarshe 1k subscribers Basa I gaadhsiya khyr Ayan so gudbiya 😭😭😭😭😭
@Naciimabintmoha
@Naciimabintmoha 3 месяца назад
Waa iga haysaa❤
@awyl-gamer
@awyl-gamer 3 месяца назад
Ck umaden ma ahan😂😂😂
@AmiirAxmed-gl5ht
@AmiirAxmed-gl5ht 3 месяца назад
Yaa😂
@Shaakirabdulaahi
@Shaakirabdulaahi 3 месяца назад
Waxaas waa dhaqanka mudabadan gayiga somaliyeed in laga dhaqan galiyo la rabay balse shaqeyn waayey yarkaana waa lasoo qaban sida ugu dhaqsaha badan I.a
@yasinalabari8864
@yasinalabari8864 3 месяца назад
Waa ardeygii oogu horeeyey ee jamacada xaliye master 👨‍🎓 ka qaatay😂😂
@Maxameddaahirmaxamed-ew3bj
@Maxameddaahirmaxamed-ew3bj 3 месяца назад
An ku wada salino nabigena muxamed scwscw ❤
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 3 месяца назад
Axadkan xunkaa xalane ayaa lagu qabaa away shababkii ha bireeyaan qaniiskan. Anigoo 3 shaqo shaqo hayo 100 dollar xataa ma qarash gareeyo ee mashruucan waa laga danbeeyaa waan hubaa 100% in gaalo maalgelisay
@IbrahimXasan-zs3ev
@IbrahimXasan-zs3ev 3 месяца назад
I aamin Kan madhames tirno gabdhaha somali yusan kudul gaban war socodkisa iyo hadal kisa gacmaha firi😅😅😅😅😅😅
@Fowzia69
@Fowzia69 3 месяца назад
WAABA U JEEDAAN IN UU YAHAY NOOCII HAHAHA SOMALIA WA ANALOO DABA MARAY LA SOCDA
@FariidoChannel-gj8ud
@FariidoChannel-gj8ud 3 месяца назад
Testestrone ka aya ku yar 😂
@Fowzia69
@Fowzia69 3 месяца назад
@@FariidoChannel-gj8ud Abaayo lacagta uu khasaarinaaayo may DR ku geeeyaaan waxa ka maqan waa loo suubin lahaaaye ? Waxaanse khalad ah waaalidku Wiilkaan in ay sidaas ku eeegtaaa weliba isagoo wadankeenii joooga bisinka
@ghst4487
@ghst4487 3 месяца назад
​@@FariidoChannel-gj8udhadii loo badiyo Malaga yaabaa in uu isbadalo
@Fowzia69
@Fowzia69 3 месяца назад
KAN ISAGAABA NAAG U EG SUBXAANALAAAH😂😂😂😂😂
@KariimPoi
@KariimPoi 3 месяца назад
Markii annaga aad nacaynayseen oo asaga amaanayseen maxaa u dhihi waydeen naag wye 😂😂
@Garaad-
@Garaad- 3 месяца назад
Ck nin rageed waaye xaqiiqdii - Si hoose ama sarbeeb ayaad waxa dhan ugu sheegtay , wax garadne waa tahay oo waayo arag ah .
@DjBeezaani
@DjBeezaani 3 месяца назад
Ha wlaahi zxp si sarbeeb ah ayu ula hadley Wax garad le fahmi kara
@Mcntooo
@Mcntooo 3 месяца назад
Libaaax waye king ck tartiiib lola hdly hdu wax fahmayo wye
@HanaBille
@HanaBille 3 месяца назад
Ck meeshaan wax ka arko ayuu ka arkaa kulahaa ad adayg kusoo Dar bahasha gymka tag 😆 wa runtiis waa jiljilicsanyahay yarku bir iska dhig niow
@AbdifataahMohamed-nt4vy
@AbdifataahMohamed-nt4vy 3 месяца назад
Wllo waxad soo qorta 3 Mar saliga nabiga scw scw scw ❤❤
@QueenAamino
@QueenAamino 2 месяца назад
Ck o 10k kayar like heysto ayan solaaptay waxbadana igadan beyay runtti
@challengeboys7462
@challengeboys7462 3 месяца назад
This guy is forex trader bro yusan kuu gaban
@SaciidoMahamed-s4e
@SaciidoMahamed-s4e 3 месяца назад
Ck qosolkii oo lugo leh waye wlhi gal talyani katalinayo kulaha 😭😂
@halacoffacial5674
@halacoffacial5674 3 месяца назад
Best youtuber somali reaction
@Fowzia69
@Fowzia69 3 месяца назад
Soomaalida waa naloo daba maray wlhi RAGEENA sidaan miyaa laga dhigay so bad wlhi
@Kingmaahir-i8n
@Kingmaahir-i8n 3 месяца назад
Ck zxp wlhi inaa follow kusoo dhaho rabaa mana fahmayomeesha ee ling kick hoosta noo soodhig pro hana dhaafin. Fariintaa
@maankaofficialchannel
@maankaofficialchannel 3 месяца назад
Wuu yaala linkiga
@CabdikarimCumar-nv9fu
@CabdikarimCumar-nv9fu 3 месяца назад
Odey xayoow 😂 welcome back🥰👍🤩
@SprPoi
@SprPoi 3 месяца назад
Wlhi wa qanis
@Saciidcraxmaan1
@Saciidcraxmaan1 2 месяца назад
Heesta sharma boy soo qabo ck
@canabluul3830
@canabluul3830 3 месяца назад
Ck na dhaaf qacda ma nogu sii deree macnaha 😢💔
@AbdallaMaxamed-u8r
@AbdallaMaxamed-u8r 3 месяца назад
waa qaniis 😂😂😂
@sareedoseidibrahim
@sareedoseidibrahim 3 месяца назад
wxn sugnaaba waa adoo sangadhuudhi innad nala hortimado futo xun iyo hargahed ashrafo quruxlay kulahaa isma gayno lagugu dhufay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@BAKARARTISTEMJ9885
@BAKARARTISTEMJ9885 3 месяца назад
Hee ck waad walqadan tahay. Dumar dumar maguursato. Ashraf 11 waaye ama left and LGBT
@bilaaal5881
@bilaaal5881 3 месяца назад
Xalimoyinka emotional dhamge ku dhcy
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 месяца назад
Xalimo nin jilicsan marabto nin rage rabta😂
@Salmancade10
@Salmancade10 3 месяца назад
Ashraf waxuu u hadlaa naag naag macal. Waxaan u maleynaa inuu qaniis yahay laga roone. Mid kale maxuu sida daispora cmal ugu hadlaa dalkuu ku nool yahay caadi muu u hadlo. Waxuu iska dhigaa inuu af Somaliga dhibaayo oo ku culus yahay. Gabdhaha Somaliyeed nuucaan oo kale uma baahno runtii waa qaniis daispora iska dhigaayo. Eey dheh 😂😂🤣🤣😜😜🤪🤪🤪
@faizam523
@faizam523 2 месяца назад
Ck, kabaha maxay tahay aad meesha soo dhigatey faan miyey kaa tahay!!!??? 😂😂😂 Haa wali waad cusub tahay wali welcome to USA waxaas camal waad ka ilbixi doontaa markaa wax kala fahantid.😂😂
@haa8793
@haa8793 3 месяца назад
Ashraf qowmu lut lgbtg culprit waayo lagana shaqaleysiyay somalia gudaheda siu usoxaraga galiyo ilmaha yryar e musliminta
@bongasasa3895
@bongasasa3895 3 месяца назад
Yaah… wa masiibo hadii intaas oo qarash intii uu isgaliyo kabacdi ne uu qooro hoos jifto! Nonsense living iska dheh!
@HibakAli
@HibakAli 3 месяца назад
Ck xaliimo caluul kuus iska dhaafoo murayadahan iga daba gee 😂😂😂😂
@ayuub_2528
@ayuub_2528 3 месяца назад
Ashraf ba reaction waka bixise maxaa somaliland heestooda uga dhuumaneesa inaa ka bixiso mise wali waji baa u heesa iyo daba dhaq ???¿
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 3 месяца назад
Hi guys ashrafwaaye 😂. Who cares you are xaliimo like me. Nin haduu naga tagi laha maxaa naga bi'i lahaa
@DrmuhsinAbshire
@DrmuhsinAbshire 3 месяца назад
Wan qoroixda mahee ìyo kan qabowga adigoo is fani nayaaa wllka ku tumanesa wllh inaga fican yahy wax kabaarta will🤨😏
@maandeeq330
@maandeeq330 3 месяца назад
Kabaha meesha ka qaad CK sharaftaada maaha inay kab ku ag taalo haday xataa Balenciaga tahay waaba Nike Iyo Jordan eh. #JustSaying 🤷🏽‍♀️
@sumayamohamoudelmi9379
@sumayamohamoudelmi9379 3 месяца назад
Aso buran lcg naga arurin jiryy hdana san lo dhaqmaa isku iskull ehyn 😂😮
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 3 месяца назад
Mamulaha iskulka dhalay asago yar oo shuluq ah hadane 360 ° ayaba la waregsaday
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 3 месяца назад
Lacagtan uu ku raxeysanayo xita asaga malahan mana usan so shaqeysan ee macalin ali nuur marku shaqada ka tagaye 30,000 hay'ada siisay wayo sos sharcigada wuu ka duwan yahay hay'adaha kale qofka wuxu leyahay lacag xaq ah marku shaqada tagayo inta uu mushar ahan uqadanaye bishii aya waxa loogu dhufana inta sano oo uu shaqeynaye macalin ali nuur sos 30sano ayu ka shaqeynaye musharkisa waxa uu ahaa 1000dollar sidas aya wuxu ku helay 30,000dollar aabahis lacag uu subax wliba ukala haye oo uu arday kun ka badan uu wax bari jiray
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 3 месяца назад
Hdey noqoto mid aqlaaq ahan mid diini ah iyo mid madi ah wlhi macalin fcn ayu ahaa balse kan aya ka halabay balayada sidu usocda ayaba ciil igu dilayo wlhi
@Fowzia69
@Fowzia69 3 месяца назад
@@UpdeynaserEssaycun iga ma qaniis ayuu ka noqday mise?
@Abdullahiali97
@Abdullahiali97 3 месяца назад
CK ninkan waxa looga shakisan yhy maba kahadlin bee mase wuu baqaa afarahas hadu kahadlo galada kacabsana ufahmay ninka CK ahaa war ninkan Asharaf ladhoho Waa Qaniis qoomu luud ah dhaqankiisana waaleeyahay dhaqalaha aan kusheegeysan waa loo siiyay xalana ayuu kasocdaa ninkan ee Umada Soomaliyed ee muslimka ah kawani ninkan duliga ah
@Qooyskena
@Qooyskena 3 месяца назад
Kun aa sheegee 20 kun hadi uu isiyo xitaa marabo rag uma eko waxa jiljilcan oooc
@mohamb3785d
@mohamb3785d 3 месяца назад
Wiilkaan dhaafa somaliyey, asoo meel kale joogi jaro uu wadankiisa kuraxeysanaa.
@Abdullahiali97
@Abdullahiali97 3 месяца назад
MAGACA CUSUB EE QANIISTA SOMALI JOOGO AY BAXSADEEN SIDA DADKA AY UGA DHIUNTAAN YAAYAQANO HADAA XARFAAN TIHIIN DHAQANKA XUN EE NAGU SOKORDHAY HADA LASOCOTAAN
@mohamedmustaf9278
@mohamedmustaf9278 3 месяца назад
Walal tintada iyo appearance kaaga ka dhig qaab qof Muslim ah ku haboon coz dad badan ayaad horseed uu tahay
@mohamedsharifali4717
@mohamedsharifali4717 3 месяца назад
Best advice 👌
@jawaahircabdi3936
@jawaahircabdi3936 3 месяца назад
Ilkaha muxu uso xiran waaye waxb7ba qarash gareyna ilkaha ka dhiman dhaha qarashkaga qandho ilko dheer yahuu
@Filsanmohamed-w1o
@Filsanmohamed-w1o 3 месяца назад
Waryaa ck qaldanidaa waar sadex magac oo illaahay kan xitaa 1million$ hdii la iigu daro ma qateen waryaa anigaba ka cod weyn sida loo hadlayo ka wrn kaas miyaa gabadh ragnimo ka raadin kartaaa😂😂😂😂
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 месяца назад
Waa wiil dadkiisa maalgelin ku sameeyeey. Kana fiican soomaalida turkiga iyo Paris u dalxiis taga maal gelin ku sameeya wiilka ayaa ka. caqli badan
@maryanl804
@maryanl804 3 месяца назад
Haduusan xamar ka bixin muxuu iskaga dhiga say wlhi yaaab meeshuu lcgtaas ka keenay hala hubiyo
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 месяца назад
Wa khaniis😂😂😂😂😂😂
@yahyeHeenaa
@yahyeHeenaa 3 месяца назад
Walshaa aa qaniis ah
@SahraOsman1122-cq2me
@SahraOsman1122-cq2me 3 месяца назад
Gacmahan qalfoofta la moodo miyaa qarash la geliyay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HakaFakarin
@HakaFakarin 3 месяца назад
Wiil mahan Waa khaniis is qarinaayo goorma wax fahmaysiin . Inuu afka ka sheegto maa sugeysiin
@SaynabYusuff
@SaynabYusuff 2 месяца назад
Maybe he likes different kinds of women. Somali women are not the only women in the world.
@Maxameddaahirmaxamed-ew3bj
@Maxameddaahirmaxamed-ew3bj 3 месяца назад
Team cK 10likes🙋🙋
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 2 месяца назад
Saaxiib wuxuu naag uga cararay shaki-weyn ayaa ku jira! Muxuuse sida dumarka ugu socdaa?
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 3 месяца назад
Ck ninkaan gym ma tagaayo oo he pretending to be sofisticate person but don't hide any more 😊😊😊😊
@hamdasamow5315
@hamdasamow5315 3 месяца назад
Hda ani ashraf naftiisa ayaan ucabsana in lasoo raadso kdb na nolosha ladhaafiyo alle maqadare saasna wxn uleyahay somaalida wxba iskuma ogola marka allaah ku amaansado meshiisa
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 3 месяца назад
NINKU MIYUUSAN DIINTA WAX KA AQOON ILAAHAAY WUXUUSAN KAA XARIMIN MA ISKA XARIM8 KARTID WAA DIINIYAN LAAKIIN WALAASHIIS ILAAHAAY BAA KA XARIMEY ILAAHAAY HASOO HADEEYO WIILKAAN LUG BAA U LAABAN.
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 3 месяца назад
Wah asagaba nin u baahane gabdhaha maxaa ka qaldan aqas waaba loo jeedaa laga roone waaye that's why uusan naag somali u rabin iyo mid cadan ah Qada wayn waaye yaahuu..
@ayaanmuhumed174
@ayaanmuhumed174 3 месяца назад
Masha allah wiilkan dadbaasiqaldan uga hadlayay lkn ck sifiican oon dulmikujiribuu uga hadlay ❤
@Filsanmohamed-w1o
@Filsanmohamed-w1o 3 месяца назад
Wajigan aan arkayo iyo ilkahan dhadheer ilama aha in 1000$ ku baxaan illaahay halaga baqo waryaada😂😂😂
@ArfonLaya
@ArfonLaya 3 месяца назад
????? Studio miyaa joogta mise miiska kabaha ma kabo gadid ayaad bilowday ck
@maryami2299
@maryami2299 3 месяца назад
Xagee buu ka keenaa xalane ninkiisaa la dagan in dhihi Ina fura afsoomaaligii xitaa wuu illbay
@CabdisalaanNuur-wi5if
@CabdisalaanNuur-wi5if 3 месяца назад
Hambalyo team amira 🎉🎉🎉
@nasriinahusen1998
@nasriinahusen1998 3 месяца назад
Xaliimo calool kuus😢😂
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 3 месяца назад
Dumarka mageeyo lakin dumarks isma dabsaran😂😂😂😂
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 3 месяца назад
Inuu gabdhaha ka qurux badan yahay ayuu aaminsan yahay oo waa la masuuraayaa lacagtana meel uun bay ka soo gashaa war jiro cakaaryaha ayuu imaanaayaa
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 3 месяца назад
Ck janisbu kuheley dumarki tuunbaraca joji sobarere
@AadanIbraahim2003
@AadanIbraahim2003 2 месяца назад
Nio saaxiiboow kobaha aad caawa background nooga dhigtey maxaa waaye.
@immakulate1395
@immakulate1395 3 месяца назад
Waa wata ninkan waa qaniis adigana qoomka miyaa Ku biirtay.ninkan waa bloe make up 2
@JamacIbro
@JamacIbro 3 месяца назад
Kan sheekadiisha war ban Ku laaban wlle waayo korkiisa Ka muuqata khaniis
@NastexoWarsame
@NastexoWarsame 3 месяца назад
Lacag baan haysta hadana lafo qal qalalan kuwo dhaahaaya arkaaaye qaniis weye lkn ilahay og wuxuu yahay
@Ahmed-yb9hx
@Ahmed-yb9hx 3 месяца назад
Heer timaha sidii dumar timaha loo tidcado la marayaa war Ilaahay dhalinyarada ku daawata ha halayn!
@fartun9503
@fartun9503 3 месяца назад
Ck kkkkk
@sirjames3210
@sirjames3210 3 месяца назад
Waar ninka mid jooji ku dheh indr carabkan uu Dhakh ka siinayo angry 😡
@dayax11
@dayax11 3 месяца назад
CK wax waalan......kulahaa kuwa dhuunta wax ka maqlo...kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 3 месяца назад
Hayaay waa warey somali wax badan ayaa soo socda ee iska suga 🤣🤣🤣🤣🤣😳
@hanaLafaise
@hanaLafaise 3 месяца назад
Sheko shimbirayohow hesa Kan ookale badh.baa.xaawa.ah
@mahadhassan2894
@mahadhassan2894 3 месяца назад
Dhaqanka uu sheegayo suaal baa ku taagan way a caddaan doontaa insha Allah
@beelamaxamed4203
@beelamaxamed4203 2 месяца назад
War waxaa arkar biel kiwaday uu indhaha kagalayo wlh waamaskiin 😢
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 3 месяца назад
Kan cream ayey isku diririlahaayeen. Malyinkiisa hayso.
@AsmaAbdiraxman-qf5vd
@AsmaAbdiraxman-qf5vd 3 месяца назад
Haa isma geyno wllhi nin koofeerka ila tagaya 😂
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 3 месяца назад
Yarkan wan aqana abahisa macalin ii ahaa iskuulka sos ayu so dhameyay lacagtan uu waxan ku sameynayo waxa uu kakenay lacag xaq ah oo abahisa 30sano hay'ada sos ushaqeynaye marku ka tagaye aya la siyay 30,000 wana sharci hay'ada uyalo qof wliba inta sano uu shaqeynaye aya waxa logu dhufanaa musharka uu qadanaye mamulaha wuxu qadanaye 1000dollar inta sano uu jogay oo 30sano ahed aya loogu dhuftay aabahisa subax wliba uso kalihi jiray sidu arday wax ubaro dhowr jeer aya xita timaha isku qabsanay balse wuxu hilmamay carurtisa dhaqankoda inu ilaaliyo ayaga dhana mahine kanba ka lexday wadadi loogu tala galay magaranyo sababta uu sidan ugu daye macalin ali nuur wilkisa
@engineerruqiyo9234
@engineerruqiyo9234 3 месяца назад
Shiiqaal loobage miyaa sxp lacag hayad iyo saanaa qaraabadiisa amey lacag leeyihiin
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 3 месяца назад
Maya wlhi aniga aqano si cadi ah shiqal waye sida maqlay balse ma hubo lknse waxan ku xaqijin karan in wilkan inta uu abahisa lacagta usan qadan uu aha shuluq madow ah iskuulka ayuna dhigan jiray asago yar balse marku aabahisa lacagta helay 2021 ayey wax wliba dhinaca kale isku rogeen kaga darane dawoyinkan iyo waxan uu marsanayo wuxu ka bartay gabar walashis ka weyn oo ay aad iyo aad sxbo ahayen oo ayadana dawoyinka marsan jirtay kadib marki ayada la gursadayna wa uu ku talax tagay oo kamaba usan so laaban
@naimaaly1002
@naimaaly1002 3 месяца назад
@@UpdeynaserEssaywll 30000 kun oo dollar lacag maahan hal sano hadi la bilanayo wey kudamanesa ee amey familkisa ganacsi kale kujiran
@naimaaly1002
@naimaaly1002 3 месяца назад
@@UpdeynaserEssayskincare na RU-vid aya laga barta oo waxa jiro Niman dermatologist ah iyo Niman iska cadi oo dunida kunool oo soo gudbiya skincare iyo fashion
@nafiso7343
@nafiso7343 3 месяца назад
30 kun lcg maha ninkan wuxu lcgta kasameyey Speed waxay dhahan gymka
@sacdiyoofficial5035
@sacdiyoofficial5035 3 месяца назад
Ck ashraf ha no dan beye 3 kapo oo kala noc aah mesha ku saraan waar naga sii he 😅
@SafiyaHasan-or3kc
@SafiyaHasan-or3kc 3 месяца назад
Kan asaaba dumarka u qaab ek
@maryami2299
@maryami2299 3 месяца назад
Shaqada ma sheegayo buu yiri calaashaan xalane oo daganyahay
@Amrancook900
@Amrancook900 3 месяца назад
Wow keep going brother ❤❤
@haniaden2700
@haniaden2700 3 месяца назад
Asga qac ka yertay wayo qanis maxuu gabar ka doni
@maryami2299
@maryami2299 3 месяца назад
Nin aa naag jecel ee Waa naag xalane dagan lacagta zag uu ka keenay nin cadaana
@abdirahmangelle9322
@abdirahmangelle9322 2 месяца назад
Ashram quxuu u soconayaa sida laga roo aha oo kale kkkkkkkkkk
@maryami2299
@maryami2299 3 месяца назад
Waa ogaandoontiin xagee lacagta ka keenaa Ninkaan Waa la qabaa
@asmamahed5176
@asmamahed5176 3 месяца назад
War sheeko ma hayo waa qadad weyn bakhtiga u xalal ah
@JackCaddnan
@JackCaddnan 3 месяца назад
Hadaaba face wash soo xasuustaba Alx 😂😂😂😂 😂
@BAKARARTISTEMJ9885
@BAKARARTISTEMJ9885 3 месяца назад
Somalida qaar.waxaan ku nacay markey luqada somaliga oo saxda ah bedelaan sida sey Wallahi 👀
@samsamkhalid6954
@samsamkhalid6954 3 месяца назад
Ck waa kaa qanaasay kan faasiq waaye maxaa iigu xayeeysiinee
Далее
🦊🎀
00:16
Просмотров 235 тыс.
Трудности СГОРЕВШЕЙ BMW M4!
49:41
Просмотров 1,6 млн
TAN QAC WEY DHAAFTAY KING CK REACT
11:07
Просмотров 120 тыс.
TAHRIIB KEYGI AMERICA PART 1
31:28
Просмотров 323 тыс.
SHARMA BOY KARBAASH MASHEEGE FT KING CK REACTION
14:21
Просмотров 181 тыс.
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Просмотров 229 тыс.
MEEDAD KIINA LASOO BAXA REACTION BUUQIISA WATA
9:36
Просмотров 36 тыс.
DOOD WADAAG MAXAA GUURKI QAALIYEEYE
26:19
Просмотров 147 тыс.
JARAN JARADA AYUU SEEXAN JIRAY KING CK REACT
8:17
Просмотров 31 тыс.
HELLO MACALIN MAHDI KING CK REACTION
12:09
Просмотров 59 тыс.