Тёмный

Askari ka tirsan Xoogga Dalka: Dulmi leyma tababarin daacad iyo sinnaantana midka lagu daydaan ahay. 

Somali National Television
Подписаться 697 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 20   
@mohamedabsiye2634
@mohamedabsiye2634 18 дней назад
Guuuuuuuuul somalieey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha Allaah🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 18 дней назад
Masha Allaah guul insha Allaah
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 17 дней назад
Masha Allah Masha Allah Guul naftii hurayasha umada Muslimka ah ee Somaliyeedow cadowgina Alle hakala dhantalo Garabkina Alle hagalo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@sabatorREACTS
@sabatorREACTS 17 дней назад
masha Allaah Guul somalia
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 18 дней назад
HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA 💪 XOOOGA WAXAAAN JOOOGAAA WAJAALE SOMALIA 🇸🇴
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 17 дней назад
GUUL SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@KhadroMaxamuud-z1t
@KhadroMaxamuud-z1t 18 дней назад
❤❤❤❤❤
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 18 дней назад
Masha Allah hambalyo guul
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 18 дней назад
HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL 🇸🇴 CADOWGA GEEENOOOO WAA ITOOBIYA QUSHAAASH AXMAARO IYO CIDEE KALABO
@KhadroMaxamuud-z1t
@KhadroMaxamuud-z1t 18 дней назад
Guulaysta ❤
@Hanad_Daacad
@Hanad_Daacad 13 дней назад
Dabin leyma dhigi karo ☠️🇸🇴 Iimadago cadaabuhu 🇸🇴☠️ Daafaca dalkeygana ☠️🇸🇴 Diyaar taagan baan ahay ☠️🇸🇴 Dusha waxaan u saartay ☠️🇸🇴 Qoriga guudka ii suray🇸🇴☠️ Waa dareenka shacabkiyoo ☠️🇸🇴 Dalka inaan badbaadshaa 🇸🇴☠️ Raaxo iyo Damaashaad ☠️🇸🇴 Mar horaa is Deenoo 🇸🇴☠️ Danta Qaranka mooyee ☠️🇸🇴 Uma taagno hool kalee🇸🇴☠️ Dahabka iyo shidaalkaa ☠️🇸🇴 Iigu deeqay Eebuhu 🇸🇴☠️ Ninki soo damaayo 🇸🇴☠️ Kan dilaayo baan ahay ☠️🇸🇴 Kan udiidan baan ahay🇸🇴☠️ Madfac qaran ayaan ahay ☠️🇸🇴 Halkaan dalaq irahdana 🇸🇴☠️ Durba waan uqabanaa 🇸🇴☠️ Dugsi lagu nastaan ahay ☠️🇸🇴 Dulmi layma tawa barin 🇸🇴☠️ Daacad iyo sinaantana ☠️🇸🇴 Midki lagu daydaan ahay🇸🇴☠️ 🙏 Hadii aad aqrisay commentigan plz like 🙏
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 18 дней назад
awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 17 дней назад
Wa danbeyma ha noolato
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 17 дней назад
Gaaja kamuqata.maskintan xasan rashinkini bu ibsadey yu idinlayn e kacarara
@maxamadaadanabdulaahi3940
@maxamadaadanabdulaahi3940 18 дней назад
Waxba haka gaardin midhaa xasan kuma seexsho meel wanaagsan musaarad wey muqataa koley
@abdulmohamed2525
@abdulmohamed2525 17 дней назад
Wadankaga iyo shaqsi ayaa iskaga kaa qaldan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 18 дней назад
Hees maran iyo hadal maran ban kamaqlaa marksta yaab waxa aad sheegeysan dalka miyey kamuqataa horta maya illahayow yaanan kugu dayan subxanallaah
@KhadarCumar-sk4yh
@KhadarCumar-sk4yh 17 дней назад
Hadaadan dhiiri galin karin uu afkaagu ku gabay aamus ma kari wayday miskiinka dhaxanta shacabka u taagan buuqa ladhaaf
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 17 дней назад
@@KhadarCumar-sk4yh Amaan uma wayin aa waxaan diidey Waxay san heen inan kushego Runta inaad lanoolato bana guusha kujirtaa Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed 2qodob waa iney Iska dayaan Shegasho aan jirin iyo gelin na qabiil gelin ka xigana qaran intaas hadey meel Iska dhigaan guusha Wala hubaa waxaan loodhibatoon lagu ma dhaato dhabkadhig hadafkaga kafogow dhadhamo raaca markas baad aduunka qeerkaga ladhaqmi kartaa ubarer wacyiga aad kunoosha hay
Далее