Тёмный

ATARISHO BADIYO OO MARKII UGU HOREYSAY OODKAC SAMEYSAY 

Atarisho badiyo official
Подписаться 659 тыс.
Просмотров 103 тыс.
50% 1

#Atarisho_Badiyo #Cooking

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 551   
@hibonouraofficial4720
@hibonouraofficial4720 4 года назад
Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha I dhaafin adoon subscibre isaarin😢😥 ilaahay waalidka iyo adigaba janada haydin geeyo amiin❤️❤️
@goomey1433
@goomey1433 4 года назад
Aamiiin
@idmaneyibrahim4775
@idmaneyibrahim4775 4 года назад
Amiin Wlkey xudeifa wankusaraaaa
@fatumaabdullahi.cannalcusu503
@fatumaabdullahi.cannalcusu503 4 года назад
@@goomey1433 al
@asmadagan7502
@asmadagan7502 4 года назад
Codkac leefleefow Iyo Kuwa kale oon maqlay Laakiin aanan Aqoon Wlhi reer koonfur waa Dad Aan jeclahay from burca Noolada Waan jeclahay in aan Maruun tago Muqdisho iyo guud ahaanba Somalia 🇸🇴❤
@caziizaosman7410
@caziizaosman7410 4 года назад
Oodkac waa MUQMAD
@asmadagan7502
@asmadagan7502 4 года назад
@@caziizaosman7410 Haa Thanks Hno
@bubuqurux4672
@bubuqurux4672 4 года назад
Lelefowna cambo ceyriin la kariyay lewaye noh😂
@سعديهقاسم-و6ر
@سعديهقاسم-و6ر 4 года назад
Waa muqmad wlshah oodkag
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 года назад
atirisho iney caatowdey walashey yaa ila arkey like igu qawo❤🇩🇯👈🙏
@sacdiyamacalindeeqdeeq7570
@sacdiyamacalindeeqdeeq7570 4 года назад
Waw m.a
@salmodhaqane711
@salmodhaqane711 4 года назад
Haa labadoo daba
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
@@sacdiyamacalindeeqdeeq7570 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
@@salmodhaqane711 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 4 года назад
@@sacdiyamacalindeeqdeeq7570 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee #subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-p8YpVIhdtfY.html
@samirahassan2045
@samirahassan2045 4 года назад
Aniga Oodkac shaah Canjeero isla jeclahy MAASHA Allah tabarakalah HAMBALYO
@ibtisaamsharifofficial2197
@ibtisaamsharifofficial2197 4 года назад
Isku mid nahy ani xtee sodas ku jeclhy
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Samira ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
@@ibtisaamsharifofficial2197 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@NOLOSHEENA
@NOLOSHEENA 4 года назад
Even Me WallHi
@rayaanabdullahi9674
@rayaanabdullahi9674 4 года назад
Cayil hadad ka rabto qeebta saliida subag ku badalo sidaaaso ku mcn yhy nafaqana ku leeyhy😍😘hilibkana cabitaan kuma fiicna shaah ku cuna si eydan ugu xanuunsanina
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Rayaan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@hafsamohamed4087
@hafsamohamed4087 4 года назад
Runta waye subag lee kukarsana anaga shax kalay arag eh lagucaba
@queeniloveuzain8786
@queeniloveuzain8786 4 года назад
Atariisho iny caatowdey hadaad Ila aragtid😍😍😍
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Queen ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@saciidoyusuf4783
@saciidoyusuf4783 4 года назад
Msha alllh
@AhmedAli-sx3ck
@AhmedAli-sx3ck 4 года назад
Oodakac muqumad inta utaqan sidydo kle like👍❤😂
@mahaabrunochannel5160
@mahaabrunochannel5160 4 года назад
My wlshy atariisho baadiyo wllhi waad caatowdey runtii allaah haku caafiyo hadduu xanuun kugu danbeeyo xagiina aamiin dhahaa
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Mohaa ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@hibocabdullaahiofficial8935
@hibocabdullaahiofficial8935 4 года назад
Aamiin Walac waye
@HOYGA_HORMARKA
@HOYGA_HORMARKA 4 года назад
Masha allqh atrisho indha shareerka ayaa ku qurxoontahay Maheli karaa 20 qof oo kamida asxaabta atrisho oo igu soo biira
@Zara-pj2sq
@Zara-pj2sq 4 года назад
malesiya see abaayo kutaga family balaran bnany illahayoow riyadeyda ii rumey 😢
@fruuh1740
@fruuh1740 4 года назад
Ilahey kuma heko meshan video ha firin kaliya waxa meshan kafirso
@amiranadraan5494
@amiranadraan5494 4 года назад
Nuurdiin qoftaada cunto mcn ayy kuu ka risey waxay ahyd inaad uduceyso marka kle ha iloobin yaah inaad u duceyso😢
@fatimahassan9566
@fatimahassan9566 4 года назад
Faadumiin walshy waa muqmad ayaad sameysa masha Allah lkn shaah ayA lagu cabaa qali farxad ku waar 👏👏👏
@shaaficiomarshiiqow8411
@shaaficiomarshiiqow8411 4 года назад
Second person idin slamy fans of atrisho badiyo Atriisho adna wn ku salmy apyo qli ah
@sacdiyamacalindeeqdeeq7570
@sacdiyamacalindeeqdeeq7570 4 года назад
Ugu Horentii asc atariishi io xajigeed m.
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Shaafici ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
@@sacdiyamacalindeeqdeeq7570 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 года назад
Good job atariijo baadiyo wax kasta waad baran kartaa cid ku dhalatay ma jirto🥰🥰🥰
@shamsahmed5327
@shamsahmed5327 4 года назад
Maashaa alaah Yaa ila arkay lamaanaha ineey sadax mar dharka iskabadaleen 😜😜😜😜😂😂😂😂
@anisoali4908
@anisoali4908 4 года назад
Dharka ka batey nooh 😅Marba dhar cusuv ayeh no xiranayan😔 Dadna ma heestan Allah siiyo iyagana Allah u barakeyo🥰🥰
@saharaaden8164
@saharaaden8164 4 года назад
Amin Allah arzaaq halal ah hainagu irsaqo
@anisoali4908
@anisoali4908 4 года назад
Aammeen Abayo mcn 🤲😿🥰🥰
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 года назад
Waxaan ahay 20jir Canada joogo Oo iskaabulo ah ee Gabar Aa weysada isku dhowrano ma helaa waa iga Daacad wllh😢😢😂 . . .
@samirabashir456
@samirabashir456 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@yusufbarre8283
@yusufbarre8283 4 года назад
diyaar canada ma ii geene hee canada rabaa
@aishahassan5682
@aishahassan5682 4 года назад
LA guma haayo gabdh 😂😂😝
@ismahanyaray8670
@ismahanyaray8670 4 года назад
Mayeh 80 Jir Xeryah Qoxootiga Dhadhab Jogan u arkay Hadalkah🤣🤣🤣
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 года назад
@@ismahanyaray8670 80jir RU-vid maxaa keenayo subxnllh
@muhaimabinabdulhalim5163
@muhaimabinabdulhalim5163 4 года назад
Farxad ini rajena inta noloshini kadhiman💫💫💫🥰
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Muhaima ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@yasinabdi7535
@yasinabdi7535 4 года назад
Beautiful Family Allah isku kiin daayo Nolosha Farxadaan ku dhameesta 😍❤💪
@shakraofficial4006
@shakraofficial4006 4 года назад
Atariisho baadiyo inee (Yas) dhahday daqiiqada markay maraysay 3:19 inta ila aragtay like dhac iigusiiya
@axlaamomer9576
@axlaamomer9576 4 года назад
Anaa idinka horeeyaa commentiga eee hdaad gabdh dhashaan axlaam ubixiya yaaa
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 4 года назад
WÇ ah de xŕ ŕI I xxc Hda (9
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Axlaam ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@najmanajuum4290
@najmanajuum4290 4 года назад
Heesta inta ishaaziz ku aragatay like isaar
@malikamalika5280
@malikamalika5280 4 года назад
Wllshy iyo wllkay Allah ha isku kin daayo cimriga iyo cafimadkana Allah ha idiin siyaadiyo isha cadwgana Allah ha idinka badbadiyo
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Azuu ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@hibomohamed719
@hibomohamed719 4 года назад
Aamiin yaa allaah inshaa allaah 🤲
@amiramohamed9650
@amiramohamed9650 4 года назад
When l get married at 20 l am going to do it for my handsome husband
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Amira ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@nasrabintadowsheikh4765
@nasrabintadowsheikh4765 4 года назад
Cook for your Mum ....
@amiramohamed9650
@amiramohamed9650 4 года назад
Nasra Bint Adow Sheikh Ik abayo l do it for her
@amiramohamed9650
@amiramohamed9650 4 года назад
Qaddafi Official I watched it but already .l was thinking 💭 if there was my name in it but l am 14 years old
@qamarismail2280
@qamarismail2280 4 года назад
@@amiramohamed9650 also me but no i'm 15😊
@boqoradagarowe5964
@boqoradagarowe5964 4 года назад
Mansha allah famliy qurux badan farxd ku nolada Odkac iyo luqmad waa isku mid ani oodkac u aqanaa😂💞👏
@OMARXAREED
@OMARXAREED 4 года назад
Asc dhamaan; Hadii aad rabto luuqada english ka halkaan igala soco inshallah. Welcome !! ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-4werwxe-BvI.html Casharo Qiima Badan ayaa iga heleeysaa.
@umuiqra1092
@umuiqra1092 4 года назад
Isaar Waan kuusaaray
@malabey197
@malabey197 4 года назад
Atariisho baadiyo gabar youtube ku jirto majeclaanin lkn adi wa iskaa jeclahay abaaayo wa walaashaa Miski o Germany joogto 😍🥰
@asmaabdiii2455
@asmaabdiii2455 4 года назад
Machallah keep going my familly 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤
@abiikaryare1239
@abiikaryare1239 4 года назад
Wlh waa markii ugu horeysay atariisho badiyda fb iiga waashay aan arko
@roseeditsplayzns6722
@roseeditsplayzns6722 4 года назад
Hadad cafimad qabtid caawa like sar
@munaibrahim4721
@munaibrahim4721 4 года назад
I am your big tager
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 4 года назад
MashAllah so good 🤤🤤🤤
@samraabuumaye5439
@samraabuumaye5439 4 года назад
Mashaa allah fimila quruxa badan aya tihina ruunti gulesta ilahe aa isku dayo ruunti guula atirisho iyo nuurdiin kl waa nii salaamy hore usoc
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Samra ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@maryamojiidhe8536
@maryamojiidhe8536 4 года назад
Lamaanaha na farxad galiya abidkiin jira keep going atarisho iyo jiko nolw qurxeey❤❤❤❤❤
@hhh-pd4ie
@hhh-pd4ie 4 года назад
Masha allah 🙏beutiful family 😍😍Atariisho baadiyo wan kugu soo dhawyaneynaaa team balbalaarka hahahahaha
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Queen ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@ayaanqurux1438
@ayaanqurux1438 4 года назад
Atarisho maxaa hadalka uka dhacy inta il aragty inuu codkeda isbadaly like
@wanaagsansidawalaashed9855
@wanaagsansidawalaashed9855 4 года назад
Atariisho muqumada ciyaarta k daa walal waad maydhay hadana saliid ama subag wixii aad ku shiishay baad ku dhigtay 😄 kaftan weye koonfur iyo waqooyi isku looma samaysto muqumada/oodkaca 🙏illahay haydin calfo 👍
@zeitunabdullahi8784
@zeitunabdullahi8784 4 года назад
Masha Allah atarisho badiyo nd her husband so lovely am happy for you mcnto. ♥️♥️♥️♥️
@hafsaaishaabdirizak9859
@hafsaaishaabdirizak9859 4 года назад
Kamal Abdul imaan amiin enjoy aawy Allah hnishrfu Ameen
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 4 года назад
Wey isdagallen😭
@rudwanfarah8996
@rudwanfarah8996 4 года назад
Plz ilkaha atarishada usoo sin kor iyo hoosba oodkaca mark uu dhmado
@zahrahappybeauty1445
@zahrahappybeauty1445 4 года назад
Inta jecel Atariisho jecel like isara subscribe igu sharaf
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Zahra ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@zabuuchannel2361
@zabuuchannel2361 4 года назад
Asxaabeeeey inta iga danbeysa subscribe iisaara yaqee lacag ma ahn yaqee 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@deeqaadan3670
@deeqaadan3670 4 года назад
Iney nayisho rbyaa atrisho sasa kuma canthy qli
@dekomohamed6541
@dekomohamed6541 4 года назад
Fav couple wada noolaado nabad ku waara💑❤
@deeqacismaan2018
@deeqacismaan2018 4 года назад
oodkac is old somali and muqumad is new somali
@zeinabbarre7847
@zeinabbarre7847 4 года назад
Masha Allaha
@qaaliibraahimmahamuud4924
@qaaliibraahimmahamuud4924 4 года назад
Hpptih keep going allaha kuu siyaadiyo aqoontada hooyo mcna allaha keeyo janadul fardowsa insha allah
@rahmoali5728
@rahmoali5728 4 года назад
Oodhkac yar yar lee arky love you the one and only atrisho badiyo
@monam7931
@monam7931 4 года назад
Atarish badiyo sa iid u catowday is nafaqee. Damanki baa ku Soo baxaye. Alle na ha ku cafiyo huno
@ifraaxdagan6872
@ifraaxdagan6872 4 года назад
Masha allh allh idin xafido abyo mcntoh io nuurdin io atarisho badiyo
@hiboahmed3491
@hiboahmed3491 4 года назад
Atarisho baadiyo gabar sharaf leh masha allh
@umuzainab2
@umuzainab2 4 года назад
Allah nii dawaya mashalah amiin.amiin
@sahroelmi3626
@sahroelmi3626 4 года назад
Oodkaca Nuuradin reer abtigi baa laga soo gaaraye magaca kaloo loo yaqaana waa muqmada iska baro maansha alaaha hooyo alaaha ku dhaafo atarisho baadiyo
@abdalamkh2305
@abdalamkh2305 4 года назад
Lamaana yaasha qariniga farxad kunoolaada waligiin
@aslihajiraslihajir8529
@aslihajiraslihajir8529 4 года назад
Atariishada wad caatoowdee sirta maad naga dabageysid 🤣
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Amran ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@hibocabdullaahiofficial8935
@hibocabdullaahiofficial8935 4 года назад
Walac waye
@hafsamohamed4087
@hafsamohamed4087 4 года назад
Walac waye sirta🤣🤣🤣
@bubuqurux4672
@bubuqurux4672 4 года назад
Walac lee moo😂😂
@xafsocumar5064
@xafsocumar5064 4 года назад
Atariisho badiyo sidasn karbaa iscayili sxby lkn zaaid ha isku cayilinin horey usocda atariisho badiyo iyo Nuurdiin KL
@Theoneofthelegend
@Theoneofthelegend 4 года назад
MashAllah hilib shiilan
@hodannadif1970
@hodannadif1970 4 года назад
Mashallah my couple keep going ❤️♥️💝🌺
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Hodan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@ahmadqalinle454
@ahmadqalinle454 4 года назад
atarisho badiyo intii umaleyso iney hooyo noqorab like ra dhac ha iigu siiso
@salvanamoha1438
@salvanamoha1438 4 года назад
Masha allha sister aan jecelahey allha ha ku cafiyo nuurdin igu sln
@amaaljamac5338
@amaaljamac5338 4 года назад
Allah i sahlo ninaa odkac u kariyo 😥😥😥🤲🤲🤲🤲😥
@hawacadey2287
@hawacadey2287 4 года назад
Aamiin Sis😥😥😥
@sumeyo7836
@sumeyo7836 4 года назад
Amiin
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
@@hawacadey2287 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
@@sumeyo7836 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Amaal ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@queenramasqali8994
@queenramasqali8994 4 года назад
Congrats atrisho.....delicious food wayo
@faizacabdi3236
@faizacabdi3236 4 года назад
oodkac ana biriya laiisameynayaa san ugu xisay canjeero iyo oodkac
@xafuuxariir2146
@xafuuxariir2146 4 года назад
abaayo mcne aad ban ku jclhy allh ii ka xifdiyo midkle odkacad intaabo kadaremy mcnkis gacnt allh ku barkeeyo xajigadn allh ku desto
@hassanhilowle1806
@hassanhilowle1806 4 года назад
ma aqaano qofka commentskeyga aqrin doonno lkn waxaad idin shegaya in aad aad idin jeclahy runtii respec weyn idin haaya videoyasha so badiya
@ifrahahmed9926
@ifrahahmed9926 4 года назад
Fadumo abyo wan Ku jeclhy wlhi ilhay darti il so hadal abyo waa gabar Ku tagerato wlhi 💓🥰
@JEYTE09
@JEYTE09 4 года назад
"NF" mxaa laga wadaa ika dabageeya
@maryamajayte9381
@maryamajayte9381 4 года назад
Nuurdiin iyo faadumiina
@JEYTE09
@JEYTE09 4 года назад
@@maryamajayte9381 haa thnx sister
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
@@maryamajayte9381 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
@@JEYTE09 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@omarofficial24
@omarofficial24 4 года назад
Queen fadumo Iyo king nuradin Farxad wartaa ayan idin rajeynaa Alwad salixa Allha idin siiyo. Hadad uur leeday.nasiinada badi mcnto wey kuu fcanthy..💏💏💑💏💏
@zahrahussen2187
@zahrahussen2187 4 года назад
Mashallah woww 😍😍😍😍😍
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 года назад
zahra abaayo subscribe ii saar
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Zahra ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@qalbinuura7026
@qalbinuura7026 4 года назад
Hablo gurku waa sidan atariisho kuwana qata tacbaan baa lagu noqdaa Xanun caato yac sanaa 😂🤣
@HiBOHiBAAQChannel
@HiBOHiBAAQChannel 4 года назад
Mash Allah lamane quruxbadan odkac kulaha muuqmad mad iskadhahdid 😁
@safiyoabdurahman7143
@safiyoabdurahman7143 4 года назад
Ood kac aan dhahnaa rer Mogadisho hadaanu nahney
@maryamajayte9381
@maryamajayte9381 4 года назад
Hhhhh manooli
@maryamajayte9381
@maryamajayte9381 4 года назад
Muuqmad waligey xitaa mamaqlin macaanto unuka reer xamar leen kuunahy mugoo
@maryamajayte9381
@maryamajayte9381 4 года назад
Muuqmad waligey xitaa mamaqlin macaanto unuka reer xamar leen kuunahy mugoo
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 4 года назад
Iyagaa oodkac baydhahaan kulahaa waakarinayaaa
@halimamukhtar2594
@halimamukhtar2594 4 года назад
Atariisho wajiga noo cayili kaliya 😋💞
@boqoradainamaclin6122
@boqoradainamaclin6122 4 года назад
🤣Oo wajiga kaligii side lagu cayili karaa marka 🤔
@nafisamohamed2777
@nafisamohamed2777 4 года назад
Masha Allah keep going abaayo 😋😋😋
@najumanajuma9406
@najumanajuma9406 4 года назад
Indhahana waa laxiranaa jirka inta cowrada ahna wuu muuqdaa allow xaqa nafahamsii كاسيات عاريات Wallee rasuulka ilaahay been masheegin gabdheheenii saas ubateen hadaad wax usheegtidna badawi inaa thy ayay kuu arkaan yaa rabbi naga soo gaar
@rudwanfarah8996
@rudwanfarah8996 4 года назад
Plz atarishada ilkaha usoo xidh nuuradiin
@sakeriyehussein7564
@sakeriyehussein7564 4 года назад
Wlhy i naaxi ama iscayili quruxley bad noqosaa❤❤
@fatmahahmed4538
@fatmahahmed4538 4 года назад
Masha Allah tabarakallah ilaahay ha ku barakeeyo gacanta xbbti qurux dumar 😘
@kingmuhanadvlogs6386
@kingmuhanadvlogs6386 4 года назад
Keep going faduminaa we love you 💋
@adnanisse7037
@adnanisse7037 4 года назад
Atarisho ninkaga ha is atkeyo gabar camal uu is jijibinaa mideyda kle arooska waa ku baa baday 😊
@Become_Skiller_Technology
@Become_Skiller_Technology 4 года назад
Ka faaiideysta kuan soo biira channlkeyga
@shukriahmad5075
@shukriahmad5075 4 года назад
Masha allah alle ha ku qeyqo wad catuwday wllka wax iska cun huuno qaali
@simansamanbadan8344
@simansamanbadan8344 4 года назад
واااو احلي ناس أحبكم
@marwaaadan9122
@marwaaadan9122 4 года назад
Pilz 200kun gadhsiiya wllhy wax yar uga dhiman mshalah anaga jecel farxadada
@nastehomohomed4245
@nastehomohomed4245 4 года назад
Haa mashalh wa catowday waalc cml miiyaa
@asmamohamed907
@asmamohamed907 4 года назад
Mansha allah dadkaygii farxad ku waara abid
@OmarMohamed-zf1np
@OmarMohamed-zf1np 4 года назад
Mansha allah farxad ku nolada
@umuiqra1092
@umuiqra1092 4 года назад
Asxaabta atariisho badiyo SUBSRiBE isaara allaah dartiis janada allaah idingweyo😍👋
@halimahassan6176
@halimahassan6176 4 года назад
Odkaca hada salida la dhigto wu kaa adkana ee subag ku karso abayo ✌️
@fatimaa2049
@fatimaa2049 4 года назад
ما شاء الله فاطمه فاطمه نور الزين ربنا يحفظكم ان شاء الله كمان ما شاء الله تبارك الله١💌
@MohamedMohamed-oz9ub
@MohamedMohamed-oz9ub 4 года назад
Maan shaalh eeshcla 😍🥰🤩😍👍👍💯💪💪
@nasramiishaar8551
@nasramiishaar8551 4 года назад
Masha Allah is ku war abid
@farxiyokamas2289
@farxiyokamas2289 4 года назад
masha allah waa oky odkaca atariish
@mumtaazmuhumed7686
@mumtaazmuhumed7686 4 года назад
Nin aan usameyo allaha isahlo😍
@fadumoibrahim5470
@fadumoibrahim5470 3 года назад
Aamiin
@zahiinaabdisalam4823
@zahiinaabdisalam4823 4 года назад
Atarisho is astur wll
@xasandiiriyeibrahim3328
@xasandiiriyeibrahim3328 4 года назад
Atriho badiyo wll maayaad kafogaateeen time injoy Waan yaabbanahay wlhi iniga lee arkaa zxb
@goldenboy8627
@goldenboy8627 4 года назад
200k subscribers coming soon ✌🎂🔥🥰
@fartuunmayow1767
@fartuunmayow1767 4 года назад
Waaaw masha allah xabiibtii allah ino kadayo😍😍🥰🥰🥰😍
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 4 года назад
Fartuun ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kn9_BYF6miU.html
@xamdaaadan9909
@xamdaaadan9909 4 года назад
Dee muqmad dhaha wan yabana manta dhan hada lay shegay inay muqmad tahay afsomaligu badana
@qamarismail2280
@qamarismail2280 4 года назад
Abah muqmad wax ladhaho anag makaseno odkac abah😂
@xamdaaadan9909
@xamdaaadan9909 4 года назад
@@qamarismail2280 haa waban shegay inuuu afsomaligu badanyahay maha
@zahramoalim8933
@zahramoalim8933 4 года назад
Muqmad maxa la dhaha rer waqoyiga inay lahjadoda kugu qasban ayey jecel yihin 😂
@DaciyatuRaxman
@DaciyatuRaxman 4 года назад
Wadajira abidkiin👫💕 Aad baan idiin jeclahay gacalayaal❤
@micraajcadeey7953
@micraajcadeey7953 4 года назад
Masha allh my queen
@nawaalabdirahman3578
@nawaalabdirahman3578 4 года назад
markaa idin arkay maser aya igalay ana odkac iyo roti iyo shaah iyo mos ayan so qatay caafimad dhamantenaba💋💋💋💋
Далее
He went ALL in 😭
00:12
Просмотров 2 млн
Fake food. Ka dig toonoow khatarta cuntada beenta ah.
16:57
Hooyo suaalahi IG niga so jawaabtay /Ishaaziiz
25:25
Просмотров 294 тыс.
Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan.
1:24:39
PRANK KII UGU CABSIDA BADNAA MEEL CIDLO LAGU HELAY
9:34
Souhail haddade | LMOUFETICH
20:01
Просмотров 975 тыс.