Тёмный

Autism/Aatisam 582|Cafimat Fican 

Cafimat Fican
Подписаться 255 тыс.
Просмотров 118 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 182   
@fartunabdillahi9274
@fartunabdillahi9274 7 лет назад
Masha Allaah thanks hooyo MCN ✋👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👍👍👍👍👍👑👑👑👑👑
@iqrabile3369
@iqrabile3369 8 лет назад
maasha alaah mahad sanid abaayo yaasmiin hooyooyinka aad baad u caawisay 🌻🌼🌻🌼🌻🌼🌻
@dekaa2012
@dekaa2012 8 лет назад
abayo yasmiin aad ayaad u mahasantahay ilahey haku xifdiyo amiin amiin
@ziadera2137
@ziadera2137 5 лет назад
olive oil, coconet oil, sisinta saliideda iyo lowska saliidahaas oo dhan way fiican yihiin.Subaga sida butter ka waa fiican yahay jirkeena DUX ayuu u baahan yahay laakiin wax walba haddii si aad ah loo isticmaalo jirku waa dhibsanaa.
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Mashaa Allah abayo yasmin Videogii ugu qaalisnaa noloshayda Maxaa yeelay wiilkayga yaxye Waa autistic, waa inaan u dadaalaa In shaa Allah, sharaab fresh Iyo Cunto wanagsan, Ilaahay haka dulqado autismka, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin😋❤
@hayaatyusuf8843
@hayaatyusuf8843 5 лет назад
Masha allah Abaayo Yasmin my sister daughter had very bad eczema all her skin change she is only 5 years old please I need your help. Am your subscribed 4 years watching your videos I love them so much. Thanks you sister
@amino_yarey6079
@amino_yarey6079 8 лет назад
Asc abaayo Waa ku taagrsanahay 👏🏾👍🏻😘ninkyga Waa cadaan oo muslina waxoow ku bixiyay madaam masha alaah 😆mad firsanee,merci ❤️😘
@lunamud3143
@lunamud3143 5 лет назад
Abaayo thank you anagana waa ku taageersanahay xagee joogtaa.
@nafisanor4552
@nafisanor4552 8 лет назад
Maasha Allah abayo Yasmin Jazaklaah khayr. I love you 😚💚💙💋🌸🌹🌺
@aminadacad3648
@aminadacad3648 6 лет назад
Masha alaah cabitan aan cadi ahen alaah haidin barkeyo intan heysane alaah hasiyo bi idnilaah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Mahadsanid abayo yasmin💞
@fmmmm1045
@fmmmm1045 8 лет назад
Thank you sister Allah help you and your family sister xx
@ahmedmohamud5033
@ahmedmohamud5033 8 лет назад
Maasha Allahu walaal waa sax fruits ka iyo vegetables iyo cagaar ka waa u dawo wax kasta. Anigana waxan arkaa videos kaa bil ka hor lakiin waxan la yaabey inaad adiga noqotay qofka kaliya e Soomaali ah o wafaqsan cuntadii aniga aan ku noolaa halkii Sano ee ugu dambeyay yaab ayaa iga so haray!!!
@cabdixakiimcali8528
@cabdixakiimcali8528 7 лет назад
masha allah abaayo yaasmiin caanaha lowska malaga helaa somalia
@aminas_garden
@aminas_garden 5 лет назад
Mashallah walaashey this looks delicious thank u I will give a try inshallah
@hawonuuh5117
@hawonuuh5117 8 лет назад
Asc Yasmin, I have been watching your videos with my mom for a week now. I have a question. where do you live? do you live on a farm, or some rural area, because you have a lot of fruit.
@munaadan637
@munaadan637 8 лет назад
masha allah yasmiin cideene wey kuxerin yihiin barnamijkaga waxeyna kuu bixiyeen yasmiin cagaartooy
@fatmaabdulkadir9797
@fatmaabdulkadir9797 4 года назад
Masha ala
@uniquehooyo
@uniquehooyo 8 лет назад
JzkAllah abaayo this is great topic and advice
@Cutie-hq2
@Cutie-hq2 5 лет назад
Masha allaah jazakallaah kheyran
@SomaliTime
@SomaliTime 8 лет назад
Thank you soo much sister JazakAllah khayr
@umusafa8224
@umusafa8224 8 лет назад
Yasmin Abaayo alle ha kudhoro adiga iyo xajigaga iyo carutadaba qaali masha allha wan ka faaidesanay jisakala kher abaayo
@maskaxmaal3154
@maskaxmaal3154 8 лет назад
Allahu akbar mansha allah aad ayad umahadsantahay abayo jasakalu qeyr
@FartunHussein1
@FartunHussein1 8 лет назад
Jazaakallaah Yasmin good topic ayaa kahadashay but more in aad kasiihadasho ayaa fiicneeday!!!! I want some of that drink please💋💋💋
@chocoholicbeauty1923
@chocoholicbeauty1923 8 лет назад
Videoska ficaan keep it up Masha'allah
@deeqaabdi3758
@deeqaabdi3758 8 лет назад
mansha Allah abaayo macaanto thank you
@ikraanikraam7404
@ikraanikraam7404 8 лет назад
masha allah jazakallah abaayo yasmin
@kiinqalbi7668
@kiinqalbi7668 8 лет назад
mash allhu my abaayo salan sare wadna ku mahadsan tahay video
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 5 лет назад
masha Allaah tabaara kallaah Abaayo
@Peachybird24
@Peachybird24 8 лет назад
mansha allah.abayo ilahey ilmaha ha inoo caafiyo
@falisaden9105
@falisaden9105 8 лет назад
Maansha aallaah iillaahay haaku xafiido
@fadumohussein8041
@fadumohussein8041 3 года назад
Masha allah ilaah haku siyadiyo
@aishaosman6534
@aishaosman6534 8 лет назад
Masha Allah sister jazakalahul kheer
@somalimanintheworld1849
@somalimanintheworld1849 8 лет назад
ماشاءالله بنت بلادي الله يحفظك ياختى الكريمة ويكتر أمثالك
@khadjaissa222
@khadjaissa222 5 лет назад
Siiyailmahiina ee ayuutada iska dhaafa u roonaada caruurtiina
@farhiamohammed2535
@farhiamohammed2535 8 лет назад
Masha Allaah mcnto. kkk u r so funny wlh. tanx, luv u n may God bless u. mwaaaaaaaaah😙
@hajjsaid6249
@hajjsaid6249 3 года назад
Hc
@dahabomohamadker5983
@dahabomohamadker5983 5 лет назад
ماشاالله احسنتم
@captinmarvle5707
@captinmarvle5707 5 лет назад
Where can buy that blender? I am in Toronto abaayo please let me know. May Allah grant you for your good deeds thanks
@bari_beauty3018
@bari_beauty3018 4 года назад
Bed bath and beyond
@munoabukar665
@munoabukar665 4 года назад
Masha Allaah
@maithayousuf4867
@maithayousuf4867 8 лет назад
mansha allah shaqo aad u wanagsan aad noo haysaa 👍👍👍👍
@malikaahlam8331
@malikaahlam8331 5 лет назад
Maansha alaah shariifa cadey frist waaye dadka ayadaa kahoreeyso abaayo yaasmiin hooyo fiicanaatahay
@aminaali6363
@aminaali6363 8 лет назад
asc abaayo juice aad adiga cabeysee linmacaan taa iyo sinjibiil waxii kale muuxu ahaa iso qorr qaali jazakalaahu khayr
@adnaquruxomar2363
@adnaquruxomar2363 8 лет назад
masha alah thanx hapo
@fatma-ob6wd
@fatma-ob6wd 6 лет назад
asc yasmin maash alaah abaayo alhakuroowro macaanto
@keyfkafisa2161
@keyfkafisa2161 4 года назад
Mn sh allah
@badriyalove2905
@badriyalove2905 8 лет назад
masha alah abayo yasmin ilaah hako xafido adiga carutada iyo ninkaada anaka dhan
@deeqaabdi4811
@deeqaabdi4811 6 лет назад
Masha Allah
@moadam7003
@moadam7003 8 лет назад
I like most of your videos, but I get upset when I see you talking about health, because the fact is that you are not really trained for it and health is a very important thing that you just don't fake it without evidence based facts. What does fruit do for Autism? Autism is a CNS problem, so can a fruit reverse a Central Nerve System dysfunction? What randomized, controlled trails proofed these amazing development? and what does speech therapist know about CNS problems and treatment? it is really sad that you are misinforming your own community about an issue that is real and ongoing with in the community!!! I am about to get my Doctorate degree in medicine and I can't make the recommendations that you are making here!!! So, I suggest please stay with your lovely videos about relationships and make up, which I love very much and stop making baseless claims about weight lose and Autism treatment!!!
@ummabdullah999ali7
@ummabdullah999ali7 8 лет назад
Kamal healthy diet really helps with their behaviour, as a mother of child with autism I have seen my change with healthy diet. It doesn't have to be proven by medical professional it's what works for you bro.
@suneymishariff2861
@suneymishariff2861 7 лет назад
yasmiin walal wad mahadsantahay waxaad iga cawiisa maliin kas to ma is ticmalikara qajarka
@ajwehliye
@ajwehliye 7 лет назад
suneymi Shariff j
@abdiazizmohamed4135
@abdiazizmohamed4135 6 лет назад
They dont teach about holistic health. Do they?
@bbatulaa577
@bbatulaa577 6 лет назад
Kamal Adam
@sirathalane5259
@sirathalane5259 5 лет назад
Mashaallah
@amaalarahmaan2711
@amaalarahmaan2711 8 лет назад
hhhhhh manshaallaah jasaakalaa khayr wallo sidaad u dadaalay so oodnooga fikirayso jasaakalaa khayr
@mshuurshe
@mshuurshe 7 лет назад
Asc walaashey aadaa u mahad santahay waxaan rabaa in aad ii sheegtid cabitaanka aad adiga suubsatay waxaad tiri orange sanjabiil iyo feero marka feero sharoobo iyo kaniini leen ku aqaanee plz abaayo ii sharax
@xafsocabdi6866
@xafsocabdi6866 4 года назад
Abyo bayturafka waye feerada
@deeqoali2131
@deeqoali2131 5 лет назад
Ascwr yaasmiin sidey tahay abaayo Mashaa allaahi aad ku ayaan farsanahnahay dadaalkaada iyo sida aad wax sameyneysid, aniga makiinda ayaan ka halay iisoo sheeg magaceeda madansid waalaasheydi qaaliga ah
@saynababdulle7541
@saynababdulle7541 5 лет назад
Kkkkkkk Dhooni waxid dadka hortooda aas cabaa kulahaa😃
@nasraeraad6247
@nasraeraad6247 8 лет назад
asc abayo masha allah jazakallahu kheyr
@nawaalqorox8459
@nawaalqorox8459 4 года назад
mashiinka ay kushiideyso xamar mayaalo tolow plz isoo jwba Dadka igu dhaamo
@farhiahassan8887
@farhiahassan8887 8 лет назад
masha Allah abayo qudarta mgceda isheeg iyo sida lo isticmalayo
@anwarhassanhassan1070
@anwarhassanhassan1070 8 лет назад
saalax cade
@aymanbeauty3668
@aymanbeauty3668 8 лет назад
tanks siz yaaka 💞
@ayaanamed1953
@ayaanamed1953 8 лет назад
masha Allah tabarak Allah
@galad150
@galad150 5 лет назад
Abaayo si gooni ah ayaan rabaa in aan kuula xiriiro ee sidee
@yasminibrahim5078
@yasminibrahim5078 8 лет назад
asc wr w brt abayo yasmiin mashinka cadimah xageelag helaa jzkalahu khary
@deeqoabdullahi7100
@deeqoabdullahi7100 8 лет назад
asc abayo macanto aad iyo umahadsantahay su.aal ayan raba ina ku waydisto waxana joga kenya abayo cunug sadax Jir ah ayaa ijogo oo saxaronin maxaa siinkara oo caloshisa socod sinkara mahad sanid
@idilomar9023
@idilomar9023 5 лет назад
♡♡♡
@sacdiyasacdiya7662
@sacdiyasacdiya7662 8 лет назад
caafimad kucaba allaha ajar kasiyo casharka nasisay
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 5 лет назад
Mansha Allah Macanto thank you please abayo magaca mishinka ama blader ka isoo sheege
@maskaxmaal3154
@maskaxmaal3154 8 лет назад
lakiin abayo yasmin ma fruit ahan ayan u isticmalaa mise juice ahan falan I soo jawab
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 7 лет назад
waladhay qeyr alaha kusiiyo dumarkii lagu duceysan jiray in nolol lala qeybsado ayaa tahay
@libanahmed2212
@libanahmed2212 4 года назад
Mashallh abaayo
@umutasliimumutasliim6025
@umutasliimumutasliim6025 8 лет назад
masha allh
@berlincaday7219
@berlincaday7219 8 лет назад
yaasmiin abaayo canaha dhan Malaga daynaayaa wiil yar oo sanad iyo sagaal boilood jiraan haystay ma hadlo
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 3 года назад
Maaash alaaaah
@hodanali4084
@hodanali4084 8 лет назад
asc abayo yaasmin mahadsanid
@fadumofarah6963
@fadumofarah6963 8 лет назад
mashaa Allaah shugran abaayo yasmiin sharafey waxad taya walaalshen qali
@norasheikh8508
@norasheikh8508 5 лет назад
🍇🍇🍇🍇🍡🍇🍮🍡🥑😍🤗🤣🍭🍢🍪🍪🍞🍞🍋🍮🍮
@mustafeawed5693
@mustafeawed5693 4 года назад
Mansh allllh
@dahabomashaalaah4581
@dahabomashaalaah4581 8 лет назад
masha allaah abaayo waadamahasAntahay
@khadarcadare9537
@khadarcadare9537 8 лет назад
Wllo waxan hayista caruuru masha alah waxan wilkayga ba qaba inta kale ma qabto marka sideen ula dadala waxa cas ee ad ku shiiday ma baytaraf ba
@barechannel4153
@barechannel4153 8 лет назад
+Khadar Cadare haa waa beytraaf dhadhankiisane sida ciida uu usoo dhadhamaa
@wg8wgi653
@wg8wgi653 8 лет назад
Abyo magcay Asli waye waxan raba inan kula xiriro waxan hesta ciyal neceb Quarta waxan degen nahay Denmark.
@yasminwagad124
@yasminwagad124 8 лет назад
mansha allaah
@faduushqare9980
@faduushqare9980 8 лет назад
Mashalaah abayo
@Daggan_daus
@Daggan_daus 8 лет назад
Waxaan cml markaa sameey neeysid aan jeclahay ilahay amarkiis qudaarta waa helaaa lakiin mashiiinkaas dar tiis aan usoo tahriibaaa sedexle intaan biyo kusoo shubto 😀😀😀
@Mushtaqmohamed44
@Mushtaqmohamed44 5 лет назад
Kkkkkkkkk
@abumalik8309
@abumalik8309 5 лет назад
Kkkkk maso tahriiptay mise waa. Baaqaty
@munamohammed5395
@munamohammed5395 7 лет назад
Wow!
@laylayusuf6475
@laylayusuf6475 5 лет назад
Health diet is good for everyone lkn dadka ha qaldin cunug walba sidoo ilahay ka dhigo ayoo noqonaa and fruit have nothing to do with autisam marka ciyaarta naga dhaaf aniga cunugeyga fruit iyo wax yaalo dabiici ah ayaa siyaa qashinka aad shegtay waligey ma sinin but still sidoo ilahay ka dhigay uun bo noqday beenta dhaga dhaaf
@nasra591
@nasra591 3 года назад
Wll diet is very important for autistic kids If you nemceck method helped alot of people
@hanaadagan1161
@hanaadagan1161 8 лет назад
Asc yaasmiin waxaa raba malab waxana rabaa inaa ogaado lcagtisa waxa jooga somalia waxa ka rabaa inaa xiriirno iso qor lambarkaaga
@tumbujeali6040
@tumbujeali6040 5 лет назад
Masha alaah
@ruunahmed7334
@ruunahmed7334 8 лет назад
asc abaayo Yasmiin machine ka juice ka intee kasoo gadatay? please let me know abaayo.
@idirisabdihassan9288
@idirisabdihassan9288 5 лет назад
Ruun Ahmed waxaad kahelikarta dukamada welka lagu hado ama ama internet ka kadalban karta wll
@amalali2745
@amalali2745 8 лет назад
ur making me go vegan
@aminas_garden
@aminas_garden 5 лет назад
Walaashey yasmin I. Need ask u wats fero
@elmikamil9487
@elmikamil9487 3 года назад
Machine kaas xagee ka helaa??
@mohameddeeq6764
@mohameddeeq6764 8 лет назад
asc yasmin habo waxan rabey inaan kuweydiyo juicer mashinkaga magacisa iso qor adigo rali ah waxan jooga kenyo qoof oo america jooga ayan udirsanaya
@mukhtarmohamedhhhio9536
@mukhtarmohamedhhhio9536 5 лет назад
Hhhhhhhhhhhh mansha aallaah abayo ale haku daweyo
@sheymaa114i9
@sheymaa114i9 8 лет назад
maasha Allaah
@saadiamahir7471
@saadiamahir7471 8 лет назад
maansha allaah
@mustafhassan625
@mustafhassan625 8 лет назад
yasmin abyo waxan rabaa si gooni inaan kula hadlo telkaga ma isoo qori kartaa
@hodanali4084
@hodanali4084 8 лет назад
abayo qofka qabaa donkeys ama sonkorow maxan sinkara cabitan Ahaan
@nasalmohamed1590
@nasalmohamed1590 7 лет назад
like walahi
@ahmedmohamud5033
@ahmedmohamud5033 8 лет назад
Lakiin waxan ku weydiin laha Mooska waxa ku badan potassium iyo sonkorta marka haddii la iska badiya sow Beerka wax yeeli maayo?
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 8 лет назад
masha allh abwqyo yaasmin waxaa kuweydiina feerada geedka ladhaho magac kale muu leeyahay maka baxaa somalia
@sahrash7589
@sahrash7589 8 лет назад
waxa lagu dhaha somaali geedka feerada dabocase English beets carabiga البنجر Allahu waclm
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 8 лет назад
+Sahra Sh thnks abaayo waa ku aqaana beats laakin ayadoo af soomaali ku sharxeesa lee arke beats hadee dhihi laheed waa fahmi lahaa more thnks sharafee
@sahrash7589
@sahrash7589 8 лет назад
+Cabdulaahi Cali u welcome walalkey
@nawaalfaraxosman4164
@nawaalfaraxosman4164 8 лет назад
+Sahra Sh a
@nawaalfaraxosman4164
@nawaalfaraxosman4164 8 лет назад
+sharif osman dadka dhaliyrada fitimiin nucee uficn calashaan eey u cayili karaan isheek
@luuleyhasan6615
@luuleyhasan6615 8 лет назад
Asalaamu caleykum abaayo feerada tiin/fig miyaa?
@sirathalane5259
@sirathalane5259 5 лет назад
W
@sharmaarkemooge8786
@sharmaarkemooge8786 2 года назад
Feero maxaa layidhahtaa adigo oo raliya
@abdiwaliberof2645
@abdiwaliberof2645 8 лет назад
mansha Allah thankz
@halimodahir9544
@halimodahir9544 8 лет назад
abaayo yaasmiin wa mahadsanta waxan rabay sigoni ah inan ku helo
@captinmarvle5707
@captinmarvle5707 5 лет назад
Abaayo what is the name of the blender thanks
@aminahussein5802
@aminahussein5802 5 лет назад
Walaal ma ah Blender waa Juicier. Waxaad ka fiirin kartaa Internet ka. Diferent Company ku soo baxaya, kaaso kale inaad ku aragtaa laga yaabaa!
@captinmarvle5707
@captinmarvle5707 5 лет назад
Thank you abaayo
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 5 лет назад
Ukhtii mashiinka magaciisa ii sheega please jskllah
Далее
FILO QALADAADKA PART 1
11:02
Просмотров 121 тыс.
NAH UH
00:17
Просмотров 2,1 млн
ДУБАЙСКАЯ ШОКОЛАДКА 🍫
00:55
Просмотров 603 тыс.
Diwali Shopping at Quince
9:02
Просмотров 9 тыс.
Casho  Macaan Rooti Dhaxda Qudaar laga galiyay
12:15
Просмотров 776 тыс.
Doolsho fudeed ah
5:18
Просмотров 913 тыс.
BUR AAD UFUDUD AADNA UMACAAN
12:05
Просмотров 192 тыс.