Тёмный

AWALE ADAN l DUMARKA l OFFICIAL HD VIDEO 2017 

Tusmo Films
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 1,3 млн
50% 1

CAMERA & EDITED:ABDULLAHI KING

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 490   
@mohacirday5884
@mohacirday5884 7 лет назад
Nin garaadku liita Dumar libintood gooYe Gabdhaha wax lagu yahaY! 😍 tixdaaaa like iiiguuu saaaara bilaa calykum dumarow 😂😂😂😂
@suhaybmuuse-jq8fl
@suhaybmuuse-jq8fl Год назад
😂😂😂
@asmamohamud7749
@asmamohamud7749 3 месяца назад
🤗🤗
@zakiosman9452
@zakiosman9452 7 лет назад
wow ragow dumarku waa nolol kow dheh faNan jiRa waa ruNtii first comnt bal like isaara waxa laga helo aan arkee plz
@maanomusic5432
@maanomusic5432 7 лет назад
Habloo dhan hadaa hestan kahesheen like saara
@hanielmi6017
@hanielmi6017 5 лет назад
, A mad
@qamarhussein1625
@qamarhussein1625 4 года назад
Saaaaas waye nin raged aya utahay amanta dumarka
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 лет назад
Awale Aden waa fanaanki uhoreeyay aan dhageysto 10 yrs ago wlhi ,waana jeclahy heesihiisa Sida uu dumarka uqeemeeyo ayaan jeclahy ,dumar la.aantooda raguba ,dib jir ayuu noqon lahaay wlhi Kuwa qaarna alle hasoo hadeeyo ,sawirkaaga markaad udirto ayee kaa nixinaayaan oo hurda la.aan ku dhigaaayaan ,nin dumar xumeeyo soomali kamuusan dhalan ama xalaal kumuusan dhalan wlhi 😭😭😭😭😭
@deeqsanadam8207
@deeqsanadam8207 7 лет назад
Suraya Abuukar wall wa runtaa dhaqankenii hore dumarku waxay mudnayeen. Sharaf xataa aroosya laysku arki jiray cidna iskumay xad gudbi jirin si sharaf badan baa lo guursan jiray alah dhaqanka inta adksysay ha sharfo inta kalena slah ha hadeeeeeeeyo
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 лет назад
umu mhmed Adam Ameen yaa rabbe Jazallh khair qaali 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@deeqsanadam8207
@deeqsanadam8207 7 лет назад
Suraya Abuukar. wa iyaaki qali
@estfriendfrever3219
@estfriendfrever3219 7 лет назад
Asmo Curada cida 😕😆😆 bentada ma.ahan
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 лет назад
ßëśť fŕïëñď føŕ ëvëŕ mahadsanid sxb keyga qaaliga eh Allaah yahfadk my brother ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@legendmah8205
@legendmah8205 7 лет назад
dumarka lagama xanajiye Walala kaftama intii dumar ah guulaysta yaq la'antiin wax ma nihni💗👈 like haba igala cararin
@beerlula4304
@beerlula4304 6 лет назад
kkkkkkk warkaan yaa kusoo dhiibay
@qaaliqalanjo5279
@qaaliqalanjo5279 6 лет назад
Ahmed Rasta 😆😆👌👌👌👍👍wasax dumarka wanolol
@hamzeaden1388
@hamzeaden1388 6 лет назад
Cool
@jayniekim6149
@jayniekim6149 6 лет назад
Ahmed Rasta ,,,, nolow Ahmed rasta been mad shegin.
@nestehamohame
@nestehamohame 6 лет назад
Ahmed Rasta thanks you axamad rasta anagana wilasheena somaliyeed madaxey no saranyihiin
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 лет назад
beeen mhn nacas bila damira😣 cayda dumarka radzha😢😣😣 sharafii waa korkiina dumarkayga 🙏 somaliyeed❤💖mel walbod jogtan❤ farxad igu noladaaa❤❤💖🙏✌
@zeynabsocial72
@zeynabsocial72 7 лет назад
sido kle wllkey i nolaada adi iyo fananka fananida cawaale aadan👌👌
@estfriendfrever3219
@estfriendfrever3219 7 лет назад
Ibraahim Shakul Yare 😠😠😠saaas waye masuul adiga iska nolow inta nolal wax tareyso
@queniitaqalita2989
@queniitaqalita2989 7 лет назад
Ibraahim Shakul Yare wka qbna pwe shraf ku nolow😍😍
@tasliimtahliil6828
@tasliimtahliil6828 7 лет назад
Ibraahim Shakul Yare my baradarkay😘
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 7 лет назад
Tasliim Tahliil , my baraderkey???? what kind of language is this? It doesn't look like an English or Somali.
@ridwaanmohammed1882
@ridwaanmohammed1882 7 лет назад
Ragow dumarko Waa nabad Waa run Wlhy I like dhman hablaha somaliyade Liketa hayla dhafin
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
Somali queens 👸🏻🥀🥺
@ZAKARIAIbrahim-co3ce
@ZAKARIAIbrahim-co3ce Месяц назад
Dxzzdx. 🎉🎉🎉,'cfcs 'zzxzzzzxxxxxx c🎉😂 4:47 Dd's
@raaliyahaween81
@raaliyahaween81 6 лет назад
Hadaad tahy nin rageed ka xaqdhawra dumarka like iisaar idin jeclahy wiilsheena 💖💖💟💟💟
@ahmedhadi2335
@ahmedhadi2335 5 лет назад
bb guul
@marwoibrahimobsieh5930
@marwoibrahimobsieh5930 Год назад
Se vraiment vrai ❤️🩸
@tamiim7764
@tamiim7764 7 лет назад
cawaale kalyo laaab kujeclahay kaw dheh 😍 fanan jira tahay 2 dhe 😘 alow nokada daa 3dhe✌
@asli8565
@asli8565 2 года назад
Amin🥰😅😅
@mohamedbluetooth2943
@mohamedbluetooth2943 7 лет назад
yes ana ugu horeyey like allow dumarakyga no daah💋😘
@latifamadobe2751
@latifamadobe2751 5 лет назад
Amiin inbti qaali nolow
@SouhaibLbboss
@SouhaibLbboss 19 дней назад
Like for you❤
@mizzlorenn8226
@mizzlorenn8226 7 лет назад
Dumrku wa nasab 💙💙💙 Dumrku wa nolol❤❤ Dumrku wa nabad💖💖 Awle Adan our singer runti ku faano noolow
@stayblue759
@stayblue759 7 лет назад
Nin ragi wuu xaqdhowra dumarka Absolutely waa say tahay awaale asri 🔝🔝🔝
@samiabanna4863
@samiabanna4863 7 лет назад
💞
@yuufcilmidaadhe1333
@yuufcilmidaadhe1333 6 лет назад
mansha allah cawaale waa fananka kaliya ee u sheesa dumarka
@liibaankolombo373
@liibaankolombo373 7 лет назад
af nadiif ah kula hadal dumarka walee been maahan nimaan dumarkiisa ixtiraamin dad maaha😍
@HibaNajax-bm4gu
@HibaNajax-bm4gu 22 дня назад
Jecliyaaa hablaha yaga somaliyeeed aragyida iroona waa 1 hooyaday❤ mcn kujecliyaa 2 wlzhy mcn tuyar iyo tuwayn 3 carurtayda hooyadood Ana xaaskayga xbbti I miss you 4 Caruirtan adeerka u ahay uu dhalay wllky iyo saaxiibaday caruuryooda hooyooyinkood Ana fumaashiyahay 5 gabdhaha aan qabo hooyadood iyo walalaalaheed gacal gobeed sharafiyo kramo bal hada intaan isku soonoqonay eeeg wan idinjeclahay wlhi hablaha soomaliyEed ❤❤❤❤
@libanartan520
@libanartan520 7 лет назад
Legend Cawaale Aadan shaki kuma jiro inuu nahay Fanaanka ugu wanaagsan qarnigaan. Waxaana tusaale inoogu filan heesihiisa oo aan kala dhicin iyo weliba laxamada cajiibka ah uu sameeyo. Runtii dadka Soomaaliyeed ee fanka jecel mahad ballaaran ayay u hayaan!. Guulayso ayaan ku leennahay saaxiib.
@hailehassan3659
@hailehassan3659 7 лет назад
heestaan hadaa dhowr mar ku celceshatay like ii saar
@yaracasse8870
@yaracasse8870 4 года назад
gabadha heeska dhan nuurisay waa gabadha soo galeysa 3:46 alla gabadhaasi isha doobabku kaa dadan ilko cadaa oo heesta macaanin okaa hadii ey single tahay taas waa nooca boqolaalka geela laga dhiigo ee la dhowrto
@imaanakhyaar4436
@imaanakhyaar4436 7 лет назад
kuma ilaabo aabo nasiib baan leeyahee wllkey qaali sayga mustaqbalka iyo inankiisa intuba raga somaliyeed beey ka dhasheen like ii saar hadaad ka hesho qoralkyga
@hassanabdullahi7348
@hassanabdullahi7348 7 лет назад
nacasbaa canaada dumar caaydooda naadsha macaana heesta codka igu shubo
@maxamettabdiaziizmaxamettm6585
@maxamettabdiaziizmaxamettm6585 3 года назад
Heestaan aad iiqancisay inta dumarka xaqdhowrta Love isaara💜👑🙏
@aymanmaxmed7558
@aymanmaxmed7558 10 месяцев назад
nin rageed iga dheh❤😊
@NajiibMaxamed-bq7zm
@NajiibMaxamed-bq7zm 9 месяцев назад
​@@aymanmaxmed7558xge la helaa
@marwoxiilojaano8895
@marwoxiilojaano8895 7 лет назад
Nacsaba canada dumarka caydoda radsha mansha allah runbuu sheegay cawale aadan👏👏👏🤗🤗🤗
@omarliban5277
@omarliban5277 6 лет назад
hodan
@sadaamxuseenwali272
@sadaamxuseenwali272 6 лет назад
1 dumarku wa hooyo daen 2 wa wala sheen 3 wa habaryar ten 4 wa eeda den 5 wa ayeyo den 6 wa xaskena 7 wa inantan abaha u nahay Maxa lagu nacaya waba nolasheeno dhan dumarku ye
@ahmedmohamoud4547
@ahmedmohamoud4547 7 лет назад
dumarku waa nolol hadii dumar aanu jirin dibjir baa LA noqon lahaa rabi Haydin dhowro dumarkayagow gob baad tihiin iyo dun xariira 😍😍😍😍😍😍😍
@tasliimtahliil6828
@tasliimtahliil6828 7 лет назад
Awale adam naagta nolol kula wadaagtaa nasiib leh Allow ku xafid
@djsaaqinho8885
@djsaaqinho8885 7 лет назад
first view N comment like xalaal ayan rabaa😀😀 😍awale adan ✅
@HomeDailyMusic
@HomeDailyMusic 6 лет назад
Reer Jabuuti Is Helay Iga Dheh Abtiyaal Allahyacizk I noolada
@abdulaziizmohamoud1549
@abdulaziizmohamoud1549 7 лет назад
Awale waa fannka Kaliya dumarka xushmiya isaga iyo mursal muse
@abdiaziizmahamed1340
@abdiaziizmahamed1340 5 лет назад
Nimcaan hilaac ayaa ilawday Abdulaziz mohamoud
@baystaynle1925
@baystaynle1925 3 года назад
Awle adan cumar dhuule soo noqday Alle haku daayo
@limuruhugaas8383
@limuruhugaas8383 6 лет назад
Hadaa dumarka aaminsantahy like isaar 👏 2018 \9\22
@abdirahmanhajji467
@abdirahmanhajji467 7 лет назад
Allwo dumarka noo daa waa ducayzan yahine Aamiin like ha lay saaro inta iga danbayza
@yuusufcalimaxamed7194
@yuusufcalimaxamed7194 7 лет назад
woooooooooooow cawaaale aaaadan wlhi gacan iyo lug ayan iskugu daray weligiiiis ayuu amaani jiry dumarka soomaaliyeet wlhi heestan inaba caadi maahan
@omarliban5277
@omarliban5277 6 лет назад
hodan
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 лет назад
nin raga xaq dhowr sii dumarka wa run wlhy allow wilasheena fcn noodaa😘🙌
@laylaalihashi4147
@laylaalihashi4147 7 лет назад
Cajiib. Cawale cml mey nogu heesaan fananninta
@jamaalnur
@jamaalnur 7 лет назад
cawaale aadan masha allah tusmo films waad fakirteyn wlhi cawaale aadan waa boqorka fanaaniinta waaa fanaanka sanadkaan faniinta number wan ku jira fanka somaliyeeydna awaale aadan ayaa heer gaarsiin kara wlhi gacan qabta ninkaan tusmo films anagana somali hadii aan tahey xili walba youtube ka canelkiina waan ku jireynaa like and comment and subscribed waad naga heleysaan
@naimaali9722
@naimaali9722 6 лет назад
fanproj studio Ti
@estfriendfrever3219
@estfriendfrever3219 7 лет назад
👉❤ dumar❤👈
@anigawaaye2060
@anigawaaye2060 7 лет назад
ßëśť fŕïëñď føŕ ëvëŕ 😕😆😆 sxp heesta lyric kisa maka helaaa
@ilasocomedia2628
@ilasocomedia2628 7 лет назад
ßëśť fŕïëñď føŕ ëvëŕ 😆😆😆😆 pinned xitaa waa is taaa hisaaa manta
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 7 лет назад
ßëśť fŕïëñď føŕ ëvëŕ waraa hestan malinta lasoo galinaayey 4views ba iga horeyey hadana sidaso tahay masoo qorin ina first ahay mana wedisin pin tusmo hadi la iga soo horeeyo maba isdhibo wa iska baxa ee cadi iska yaah huuno
@isradjama3368
@isradjama3368 7 лет назад
macha allah waa sax wllo mcn
@nimcomohmedsaid5298
@nimcomohmedsaid5298 6 лет назад
ßëśť fŕïëñď føŕ ëvëŕ wlky alla ku sharfo ragu waa raagaygi waa abo iyo wlka iyo ninkaga oo noloshadi ah marka ma kala marano hee alla ha isku keen sikhro
@fowsiyodagan7415
@fowsiyodagan7415 5 лет назад
Yaa iladawanayh 2019 wlhi waa hees xaqiq
@Qalbi_uroon
@Qalbi_uroon 7 лет назад
yaaaa salaaam alloow dumarka somaliyeed daa 👍👍👍
@nimanabdirahman8283
@nimanabdirahman8283 7 лет назад
Ragaw dumarku waa noll 1 Ragaw dumarku waa nasabdhe Ragaw dumarku waa nabad Cawale adan nilaw wllkay
@nimanabdirahman8283
@nimanabdirahman8283 7 лет назад
Lik sara
@deeqaabdulahi9326
@deeqaabdulahi9326 Год назад
Tan hes way dhaaftay wlh jah🥰🥰kama daalo dhageesigeeda
@maryansos3732
@maryansos3732 6 лет назад
Nin ragi wu xaq dhooora Nin raga wu daryela dumarka ❤️😍🙌🏼 awale adan 😁🙌🏼
@amiinzimpa7880
@amiinzimpa7880 6 лет назад
Maryan Sos love you
@ramlanuur3548
@ramlanuur3548 7 лет назад
anoo yar aaa cawaaale dhgeesa jiray 8jir ah heesti ismooog hafana anoo 20jir aaaa dhageeesa ilaahow cimriga nooo sidaaayi
@hamdahamda941
@hamdahamda941 2 года назад
Ragoow dumarku waa nolol kowdhaha wax waad maqlaysaan ragoow 😂😂😂😂🥰🥰🤴
@nadaarajaamac5258
@nadaarajaamac5258 7 лет назад
waw zxp qaliya cawale yre waxs.baa hees laga dhhaa hdan dumar jirin rag majireen Nadaara ibnu Nadaara
@rahmosamatar2122
@rahmosamatar2122 6 лет назад
Nadaara Jaamac
@mariamtaoulanehmariam3250
@mariamtaoulanehmariam3250 6 лет назад
une vrai chanson Awaleh Aden bon courage
@jegantavic6635
@jegantavic6635 Год назад
Wllhy billhy tollhy magacaga wan ka helay wllo
@nadar6092
@nadar6092 7 месяцев назад
😊0​@@jegantavic6635
@sumayosuudi3739
@sumayosuudi3739 4 месяца назад
Ninkeyga 3 Mar gacn I qadey sas ahy thy Wan iskga dulqadna waxn ka dalbadey unuu I furey wuna I didey 😢😢💔😭
@user-ui5fn3zl9o
@user-ui5fn3zl9o 3 месяца назад
Way hagaagi doonta
@subeerbigeysiniesta1257
@subeerbigeysiniesta1257 7 лет назад
Naaskii hooye weeye Dumarku Af Nadiifa kula hadal Dumarka😍😍Cawale adan
@naserduceeye1313
@naserduceeye1313 7 лет назад
waa hooyadaa macaan iyo walaasha mahuraan iyo midii kuu dhixi lahayd❤
@bulshokaabmedia2658
@bulshokaabmedia2658 7 лет назад
Waaa xaqiiq inta aad sheegtay Dumarka Alle ha dhowro
@mushtaqmohamed806
@mushtaqmohamed806 6 лет назад
Nasab IgA dheh cawale WAN ka helay heesta😍
@meysuummohd7710
@meysuummohd7710 4 года назад
Cawale waa sax wlh anigo dumarka lasimanahay hadaneh deeqa magaca kawta wll like dhac igu sii allh ku sharfee😍😍🙏🙏👌
@cawilciil-tire1180
@cawilciil-tire1180 11 месяцев назад
Hooyo walal Xaas Iyo gabadh aanu dhal no intaba way noo yihiin Illahay Janada anaal ha uga dhigo hablaha somaliyeed iyo kuwa muslinkaba ah-ba ❤
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 2 года назад
Anagu hadaanu nahay harti ma dulaysano ama liidno dumarkayaga, waxaasi waa xaaraan xagayaga. Somali baan la hadlayaa
@cllaahijaamacofficial1764
@cllaahijaamacofficial1764 3 года назад
Akadaa cawaale maxaad samaysay legend best cawaale fanaan qaran
@mustafajigjigaaawi1298
@mustafajigjigaaawi1298 7 лет назад
ragaw dumarku wa nolaw kawdheh ragaw dumarku wa like saare
@SucdiMohamed-og7bi
@SucdiMohamed-og7bi 9 месяцев назад
My love for this song since 2017 😩😩🫶💋
@abdiwasacmowliid4510
@abdiwasacmowliid4510 6 лет назад
Masha Allah cawale aadan waa runtii allow meel dumar joogin hana joojin dumar la aantood dibjiriin ayaan noqon lahayn wlahi
@ahmetramos8928
@ahmetramos8928 Год назад
Nacaskaa canaada dumarka caydooda naadsha dumarka nin ragi wuu xaqdhawraa dumarka ❤🎉🎉🎉who waching 2023 good lucky
@sundusabdikariim7113
@sundusabdikariim7113 4 года назад
Amran iyo nawaad iyo deeqa raxmo iyo nashaad iyo nuura hablaha naq oo baxay moodo nabar iyo af xumo ha u geesan❤❤💉💞♥️
@wacndhemnibraahim7283
@wacndhemnibraahim7283 7 лет назад
fanaan jiroo oo joog best Hees weeye Hore u soco hno
@abdiasismohamed1878
@abdiasismohamed1878 7 лет назад
cawaale woow fanan aan ad ujeclahay long life bashaal sxp
@maankahussein3051
@maankahussein3051 7 лет назад
wooow masha alllah dumarkayna Somaliyed ilahey ha i noo daayo one love Hablaheyna Somaliyed Asxabey like-ta ila Soo mara hadaad wax garad tihiin ✌
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 месяца назад
7 years ka dib daawanaya cawaale aadan best fanaan 2024/01/06
@hussenhassan9819
@hussenhassan9819 2 года назад
Hablaha Somaliyeed🇩🇯 {mY 🙎‍♀️Queens}
@abdoulazizsouleimanomar3747
@abdoulazizsouleimanomar3747 7 лет назад
ce le vraiment tu connias oh awale je t'aime😍😍😍
@wiilkriyadh9771
@wiilkriyadh9771 4 года назад
Allow no daa dumark waa shrafteyn waa Nolosheyn
@samiroalijamacjamac2439
@samiroalijamacjamac2439 6 лет назад
Woow awale sad no amantay Allah kuxiftiyoo abtiyow
@hamzeaden1388
@hamzeaden1388 6 лет назад
Fanka ega jooga cawale adan dartiii maa soconayo waaa fananka kly eeee gabdhaha qiimiye alaha haa daye
@rachidmohamed901
@rachidmohamed901 5 лет назад
Dumarka "hooyo , wllo , xayskga , inandada " dhmn dad qli ah 🙏🙏
@naimaabdi9651
@naimaabdi9651 7 лет назад
nacaaskaa dagaal dumarka 👏👏
@osmanhashi2578
@osmanhashi2578 7 лет назад
dumarka iska dhicis ayay wax kuleeyihiin
@abdoulazizsouleimanomar3747
@abdoulazizsouleimanomar3747 7 лет назад
hhhhhhhhhhhhhh
@hasanjamal5331
@hasanjamal5331 7 лет назад
edbsan Abdilaahi hu
@hanasaid2990
@hanasaid2990 6 лет назад
Haa
@yaracasse8870
@yaracasse8870 4 года назад
@@osmanhashi2578 ka heestu ku socotaa tahay
@idhouronhappy5899
@idhouronhappy5899 7 лет назад
Awale Wa fananka kaluye ee dumarka Aamaano waxa meshas ka darwmeysa inu naxaris Ku so garaay nolow my Fovourt Fanan❤
@dulmidiiddadkadanbo1352
@dulmidiiddadkadanbo1352 7 лет назад
daahir dameer ogu sheega heestan udaara asaga gbdha website yada kula orod ethoipian qaawan swrdoda haduu saaqato somali kadhigo daayuuus calaseeey
@ricardoben5404
@ricardoben5404 7 лет назад
wah dumarka somaliyed 😍😘😙😗❤
@asaldhalad2291
@asaldhalad2291 6 лет назад
Legend awale adan nolow ❤❤❤
@nemoabdi9479
@nemoabdi9479 6 лет назад
CawalE adaN❤ FanaanKa KliYa ee gapdhaHa amaaaana 💖💖 Full RespecT wlHy
@dajiyadegan2235
@dajiyadegan2235 7 лет назад
nin ragi wuu xaqdhawraa dumarka ❤Cawale aadan
@babamcn2438
@babamcn2438 6 лет назад
Naaskii hoyo waye dumarka af nadiifa kula hadal allah yacisak awale adan
@shamsaluul6981
@shamsaluul6981 6 лет назад
Waaw cawale Adan cawale casri dumarka aad ayuu umanaa wan jeclhy qofka dumarka Amaana thanks fananka an ugu jeclhy allow Ku dhowr
@maslahmaska7591
@maslahmaska7591 7 лет назад
commentiga dhan Dumarka heysto waa faraxsanyihiin
@wacndhemnibraahim7283
@wacndhemnibraahim7283 7 лет назад
Maslah Maska Aad iyo Aad wllhi hno dee
@sucdisiman8192
@sucdisiman8192 7 лет назад
Maslah Maska qosol qosol
@bushradeqsan7234
@bushradeqsan7234 6 лет назад
Maslah Maska mxa lo farxyn hada
@waajiraajacel7801
@waajiraajacel7801 7 лет назад
fanaan aan kudhaarta waa runtaa allow kudhowr cawaale casri ♥♥♥♥
@miskaatiinuuriin7369
@miskaatiinuuriin7369 5 лет назад
Amaran iyo nabaadiyo Deeqa Raxmiyo nashaadiyo nuura hablaha naq baxay lamoodo cawale ❤️🙏🙏
@fatimaaxmed5003
@fatimaaxmed5003 6 лет назад
Waa runta nacasba canada dumarka caydoda nadsha nin raga wuu daryela dumarka nolow cawale😘 nice song 😍😍
@barotech4015
@barotech4015 7 лет назад
cawaale Aadan Lipx siday thy Bad wax ugu sheegtay walhy wan jeclhy lkn hadii Aan Nhy Somali Dumarka Uma Roonin ilaahy ha Na Tuso xaqa Ragow Sidayda Cml Noqda hh like isaara Inta Ila Midka ah
@yartaqarkasareeuweyneeisku1029
saxiix hadi an dumar nahay hanala ixtiramo 😎😎
@libansalah7325
@libansalah7325 7 лет назад
waan mudanahay quruxe
@caqli_same8270
@caqli_same8270 7 лет назад
yarta qarka saree uweyn ee isku qanacsan 😂😂😂😂 your name
@alfahaaji2381
@alfahaaji2381 6 лет назад
yarta qarka saree uweyn ee isku qanacsan hhhh Ar magac waa fhmaaday wlhy
@muparicmario7196
@muparicmario7196 6 лет назад
yarta qarka saree uweyn ee isku qanacsan BooOm 😂
@queencayuusha483
@queencayuusha483 6 лет назад
😂😂😂yarta qarka sare uweyn ka🤗 dhamaada
@axmediid9149
@axmediid9149 7 месяцев назад
Guud ahaan magacyada ku jira heesta waa: (1) Amran Iyo nagaad iyo deeqa_ raxma iyo nashaad iyo nuura 🥀❤
@Mohamed_dayib77
@Mohamed_dayib77 6 лет назад
Awale Adam Waa Fanaan Cod Talmoon oo Hees Macaan U Soo qaaday Dumarka Heestan Waxay Muddatay Dhagaysi🎧
@amrankheyre3441
@amrankheyre3441 5 лет назад
Waaaaaw fanan jidha iga dheh
@mutazmuhumed146
@mutazmuhumed146 8 месяцев назад
Ula dhaqan sidii nugul dumarka ❤❤❤
@Samiera175
@Samiera175 7 месяцев назад
Af xumo ha ugeysan❤wakhtigaan waaba la gubayaa qaarkood😢
@siciidxasan3641
@siciidxasan3641 7 лет назад
heesaha way bateen zamankaan allaah qaatimada ha inoo toosiyo
@mohamedmario4511
@mohamedmario4511 6 месяцев назад
Hablaha soomaliyeeed ♥️🙏🏾
@happygirl5074
@happygirl5074 5 лет назад
ilahay nin na xaqdhowro wax hanagu daro amiin
@farxiyoahmed9339
@farxiyoahmed9339 7 лет назад
inaa Somali ahay waa ku fanaaa 🇸🇴🇸🇴allow wiilshiiin sharaf seda no sharfaaaan🙏🏿🙏🏿😘🙏🏿
@maankahussein3051
@maankahussein3051 7 лет назад
Farxiyo Ahmed Amen wllo😚
@nasromahadjama3778
@nasromahadjama3778 6 лет назад
Masha allah fanankan wa numper one
@cabdifataxige2479
@cabdifataxige2479 7 лет назад
Nin ragina jcyl siii dumarka true gob alfanan cawale wad ka baxsatey ✌👍👍👍👍👍👍👍👍
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 3 года назад
Nacaska dumarka niyaadooda diila walee been ma aha✌💪💪
@yaracasse8870
@yaracasse8870 4 года назад
dumarka somaliyeed wa kuwa ugu ayaan daran dumarka aduunka waana kuwa ugu wanaagsan dumarka balse mid yasa mid caaya mid bahdila bid guriga ku xarood dhaha mid niyad jabiya oo gabadh kale la guursada mid fura oo dayaca ayaan noqonay sorry gabdhaheenoow gob baa tihiine 🤝🏼😘😘
@inansoomaliyed2035
@inansoomaliyed2035 4 года назад
Thanks cawaale yaa dhagaysanaya 2020) 6)11 oo nooc walba la fursanaayo 3jir 4jir5jir6jir7jir8jir😭😭😭😭😭😭😭nooc walba waa la kufsaday waxaa kaliya dareenkaas xanuujinayaa qofka isagoo saqiir ah la kufsaday 😭😭😭😭😭🤦‍♀️😭🤦‍♀️😭🤦‍♀️😭🤦‍♀️😭🤦‍♀️😭
@diamondblack8252
@diamondblack8252 2 года назад
Jawiga macaan fanan awaleh aden
@fatimahassan8458
@fatimahassan8458 7 лет назад
Ruuuuntee fareeeeD alle haku sharfo 😍✨✨✨
@queniitaqalita2989
@queniitaqalita2989 7 лет назад
pisnkow wa ugu horesa isla ha dadba online ka ah youtbka 90ka😂😂
Далее
How to Build a Homemade Bike Using a Barrel
00:21
Просмотров 1,4 млн
AWALE ADAN BEST AROOS SONG ( OFFICIAL VIDEO) 2017
7:52
SHAADIYA SHARAF FT AYAAN WADANI HEESO XULA 2024
40:58
Просмотров 178 тыс.
Aamina
12:46
Просмотров 334 тыс.
HEESTA l CIIDA l CAWAALE AADAN  l JIGJIGA l 2018
6:07
Hees cusub aroos shirib AWALE ADAN 2014
5:28
Просмотров 2 млн
AWALE ADAN l HABOON l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
7:17