Тёмный
No video :(

AX NAIROBI HABEEN SAQDHEXE AYEE GURIGA KA CERISAY WALASHED O MEEL E AADO AYE AQON WEYDAY CAFI WALALK 

Ahmed Kallaa
Подписаться 56 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
FOLLOW

Опубликовано:

 

27 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@user-lt8to2ku6g
@user-lt8to2ku6g Месяц назад
Masha allah
@user-wh5mq5ng2p
@user-wh5mq5ng2p Месяц назад
Ha Cafin Qof Adigo habin Madow ah Guriga ka Sarte Qurbo Jogdo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 18 дней назад
Kheyr baa kadhacay msha allh❤❤❤❤
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 28 дней назад
Haaa waa gabar fiican oo kasoo laabaty
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Месяц назад
Qof fiican ayaatahay, haddii cafis iyo wanaag aad utimid. Soomaalida oodhan ha iscafiyaan, aduunkaan waa labadiisa gelin ogaada, geer ookeliya kuxigta, no matter what. ……Samee barnaamijkii Iscafin, ileen Soomaalibadan isuciilqabaan, 😖😥☹️😖😓😡😰laakiin dad isuciilqabaan waa lakala fogeeya waxbadan, oo darbi 🚫🔰❎🚷dhexdooda ladhiga ama qof/dad wax kalaceliya😊 ……Ayaan, Cafiska qaad😊😅 Waa barnaamij aad ufiican, hore usiiwad walaal Axmed Kallaa 👍
@user-jm6wv8ij7m
@user-jm6wv8ij7m Месяц назад
Masha allaah❤
@messil8080
@messil8080 Месяц назад
allaahay dulmiga waa inaga xarimay
@lulahmed4611
@lulahmed4611 Месяц назад
Masha Allah Allah dabi geen Allah dhafa iyo kawalid keenb
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r Месяц назад
𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗼𝗴 𝗜𝗻𝗮 𝗘𝗲𝗬 𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝘂 𝗞𝘂 𝗔𝗱𝗸𝗮𝘁𝗮𝗬 𝗞𝗮𝗱𝗶𝗯𝗻𝗮 𝗘𝗲𝗬 𝗦𝗼 𝗫𝗮𝘀𝘂𝘀𝗮𝘁𝗮𝗬 𝗡𝗮𝗯𝘀𝗶𝗴𝗶 𝗘𝗲𝗬 𝗞𝗮 𝗚𝗮𝘀𝗵𝗮𝗬 𝗪𝗮𝗹𝗹𝗮𝘀𝗵𝗲𝗱 𝗟𝗶𝗸𝗲 𝗗𝗵𝗮𝗰 𝗞𝘂𝘀𝗶𝗶.😂😂
@NaimaOsman-cq9rw
@NaimaOsman-cq9rw Месяц назад
Iskacafi abyo 😢ilahay haku cafiyo adna
@Hargeisa916
@Hargeisa916 Месяц назад
Walashey miyan bananka usari kara Gabar mid unba ila dhalati oy hooyodey mcn dhashe Allow idaaa wey iga xanunsante igu so duceye Allow ii cafiii amiiiin yaaa Rabiii 🤲
@Asma-hc1lz
@Asma-hc1lz Месяц назад
Ilaah kuu caafiyo sister 🤲
@quenraxma292
@quenraxma292 Месяц назад
Allaha kucaafiyo wll
@user-st9es1dx6o
@user-st9es1dx6o Месяц назад
Ilaahay WALAAHA ha huu Caafiyo denbi dhaafna ha uga dhigo Walaasheed Maaha waa Qaraabo
@Leilaali-c4c
@Leilaali-c4c Месяц назад
Aniga 2010 cid aan ushaqayn jiray gabdho labo ah io wilal bey ayaayen hooyadoodna waxay adii jirta somali markay timaadone waxay idhihijirtay qolku namadeeqo EE fadhiga seexo habeen habeenada kamida waxa iskudayay inuu ikufsado wiil eeydhashay waan ladagaalamay waana ooyay ciil dartiis kadibne jinbey qabtaa cunugtan iga bixiya beytiri mana cafinaayi weligay insha Allah 😢
@user-pf7lu6zr4m
@user-pf7lu6zr4m Месяц назад
Masha alah ilahay haku xifdiyo abayo waxa jiro dad itay dabi kagalan walalkod hadana an icafi dhahen ❤🎉❤❤
@user-ep6jq2ro4m
@user-ep6jq2ro4m Месяц назад
Aniba way igu dhcaday taso kale wana iska cafiye lakin ma ilobin😭😭😭
@Sayga
@Sayga Месяц назад
Masha allah walahi waa qof islaamka ah gartay inuu qof walal ah ka gashay qalad hadane cafis ka raadsanaayo lama helo inta badan walahi alaha isku xafido walashay adigane Allah ku xafido tvga waxaan leeyahay ku soco walal raadi Kuwa badan oo nool cafiska aan aqoon ku Waana qadanayo Alx ❤❤❤
@adonti1alle
@adonti1alle Месяц назад
Masha Allah tabarakallah
@adancubeyd6764
@adancubeyd6764 23 дня назад
وقد خاب من حمل ظلما
@FowsiyacabdiJaamac-lt2gn
@FowsiyacabdiJaamac-lt2gn Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@quenraxma292
@quenraxma292 Месяц назад
Cafi lakiin dib dame haysugu halayn walaal
@habikhadar8410
@habikhadar8410 Месяц назад
naa xaalado isku soo aaday garan mayside imikadaas aanu ku aragno cafis ma rabtid marka hore lacagteeda miiska saar ina cafi dheh
@amiirahaji7687
@amiirahaji7687 Месяц назад
Allah gabadhaan waa qof qalbi wanaagsan kallaayow lacagteeda uga qaad qofkasto oo qof dulmiyana allah haka aaro
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Месяц назад
Qof caruurta haduu kuu haya wuu canaan karaa qalad kasta uu kuu geysta in aad habeen bar guriga aad ka burisid subaxdii iga tag maa dhahda
@mohamedabdillahi5207
@mohamedabdillahi5207 Месяц назад
@Sabirin59
@Sabirin59 Месяц назад
🙆‍♀️Xasbunalaah wa nicmal wakiil ilahayow tano kale hanaso marsiin o hanagu kenin yaa dulmi wakii ugu xumaa waliba qof dhididkisa laga dulmiyo ilahay wu ku sheegay diintena suban ilahayow so hadee wixi lunsane dulmi fala ah ilahay wuxu yiri umadayday Aniguba wax ma dulme idinkuna hays dulmina dee yaa dulmi daynaya qof jaahila muxu dulmi ka garanaya waliba naguhu wa waxay naarta ugu badan yihiin wa dulmiga iyo edab darada jaahil nimada iyo xumanta tani wayba kaso wan towdaye ilahayow wixi dulmi falo dhanba noc kastu yahay ka ifi say uga wantoban jahiliinta sameyay cadalada ilaahy watas waxay kusii fiican tahay sida nagtas in ilahay dulmiga Adunka kagaso saaro Balseh walhi gabadhas way qalbi wacan thay la dulmiyay wayo watas cafiday Anigu wanba ku bodi laha sacadas maba dayen balseh inad ilahay wax ku xawisho baa fiican watas manta cagheda jogto dulmigii kaso baxay o istiri iska gaadh intadan baabi in😡 ilahay wu jecel yahay kuwa wax cafiya sax lakin qofka la dulmiyay wa choose keeda iyada leh haday cafinayso iyo haday diido intaba xaqedana wayku ledahay hadaysan waliged cafin iyo hadii kaleba naagta xuntaa xasbunalah 😎💯ilahow no danbi dhaf Ada nalahe umadada shartodana naga duw Ada nalahe Aamiin yaarabi Raxmaan ❤😓🤲📿🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯
@user-oi2eh1jz3k
@user-oi2eh1jz3k Месяц назад
Iskacafi abaayo
@yahyoosgym9726
@yahyoosgym9726 Месяц назад
Waa qof fiican gabadha cafiswaydisanesu dadka qaar qaladkuuda kamasuu noqdaan
@user-lt8to2ku6g
@user-lt8to2ku6g Месяц назад
Hadey kuxumeysay xaqeeda inadsiso ayey ahed gabdhoow gadhaha shaqalaha uqbo yanlaga wading
@NaimaOsman-cq9rw
@NaimaOsman-cq9rw Месяц назад
Walalnimo adunka lagu yahay😢walashed miyaa bananka usarti axxxxxx
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 Месяц назад
Walashed mahan balse qarabo waye
@user-lt8to2ku6g
@user-lt8to2ku6g Месяц назад
Hadey kuxumeysay xaqeeda inadsiso ayey ahed gabdhoow gadhaha shaqalaha uqbo yanlaga qadin
@messil8080
@messil8080 Месяц назад
dad badan ayaa dhacankaa yaqaan somalia dhexdeeda ee iska samir oo cafi
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn Месяц назад
Asc. Qofka wuxuu kuu shaqeeyo lacagtii asagaa iska leh xataa xumaan walba idinka dhaxeeyo Allaahu Aclam.
@dekadakane6680
@dekadakane6680 Месяц назад
Tell her to open the face
@fardusa411
@fardusa411 Месяц назад
Cafisku waa fiicanhayhay
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Месяц назад
Xageeda sii marka u horeesa markasta wey kugu leedahay cafis iyo xageeda iskuma xiri kartid taas ogoow
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Месяц назад
Ayaan ha iska cafisa Allaha wuxuu jecel yahay dadka dadka cafiya Allaha dartiis loo cafiya
@NashaadPretty-d2l
@NashaadPretty-d2l Месяц назад
Waar umada beenta kadaa waxani wax jira maahee views baa halkaa kugaadhsiiyee labada dumariba waa jilaa zamzam sifiican ayaan ugaranayaa
@NaimaOsman-cq9rw
@NaimaOsman-cq9rw Месяц назад
Oo ilmaxa Adhiga dhali xadii disho hata😂nagaxa somaliyed ilmixi ayaka dhalen loo xayo raban na ilmaxa haysto idinka dhali dhabada isku xira xadi Hadi ilmaha hayni karin😢
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x Месяц назад
Labada gabdhood isku lahjad maba ahan see walalo kuyihiin
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn Месяц назад
Wll ma'ahanee shaqaale ay u aheyd.
Далее
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
Просмотров 7 млн
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
Просмотров 7 млн