Тёмный

Axmed Aarshe (Hayga dudine soo noqo) Somali Music 2020 

TheGobfilms
Подписаться 461 тыс.
Просмотров 935 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 312   
@zkkingzaki6498
@zkkingzaki6498 4 года назад
Ana ugu horeya wle
@idilabdiweli4412
@idilabdiweli4412 4 года назад
Oh f
@shamai6435
@shamai6435 2 года назад
As alway my favourite singer and no no no one. else
@shamai6435
@shamai6435 2 года назад
What a wonderful message Aarshe all the. very best to you
@ambassadorhamze2099
@ambassadorhamze2099 2 года назад
@@idilabdiweli4412 klay arag
@xasannuur6137
@xasannuur6137 4 года назад
Salada ilaaliya somaliyay diinta digriga badiya
@rowdoahmed605
@rowdoahmed605 9 месяцев назад
Heestan xasuusbay igu leday ninkayga iso diray anago kala xanaqsan muda mila ❤
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 4 года назад
intii Aarshe taagerta like iisara
@suxufimakhtalalisalahali3946
@suxufimakhtalalisalahali3946 4 года назад
Heesta 200 oo jeer Ayaan dhgeystay Sabbta oo ah sigaaara ayey iii taaban ❤️😢
@abdirahmankayse9941
@abdirahmankayse9941 6 месяцев назад
Da'yarti is xulatee Dookh laysku raci yo Dereen uu mideeyaa Kol kol hadal kaduulaa Hadaan laysku duubnaan Ma ogtahay dareenyo Qofba daraf haduu jiro Dugsi kama helaayee Sirtu waa dulqaadki yo Isku duruga garashada Dabcinta yo isfahan kee😔💔
@muxsinxuseen
@muxsinxuseen 4 года назад
Ax oo way Laba dani daxtalaa ...........admiye Ha iga dudine soonoqo qofa jcshhy misana ku jcl hadane qilaf jiro waa xanun 😥😭 Arshe 🙇💕
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 4 года назад
Aarshe Codkiisu Waa Mid Dareen Leh Always Hore Usoco Fanaan Cajiiba
@loveallah9734
@loveallah9734 4 года назад
I’m from Oromia but I love this song even I don’t understand what he’s mean Actually I love some of Somalia music because I have a lot friends from Somalia 🇸🇴 but I don’t know even one word 😭
@laasgeed2553
@laasgeed2553 4 года назад
A lover apologises his about what has happened. He asks her for a second chance. The couple is separated that why the song's chorus is ".. O' my sweetheart come back home."
@laasgeed2553
@laasgeed2553 4 года назад
romo and Somalis are Cushitic brothers. The belong to the family language. No wonder you enjoy it despite.The song, however, deeply resonate your current feelings. Who knows. Greetings from Hargeisa
@maryamomaanka9157
@maryamomaanka9157 4 года назад
Welcome
@mohawarsame442
@mohawarsame442 4 года назад
Bro is lovely song thanks for your listen Somalia songs u can ask some your friends you will understand
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 4 года назад
you are lying 👉🤞🤣🤣🤣
@zayidgoonisocod3396
@zayidgoonisocod3396 4 года назад
AARSHEH WAA CUMAR DHUULE OO BILAA CUUD AH😀😀😂😂like ta 😋
@hoodoali4116
@hoodoali4116 4 года назад
Wanaagbaa dambeeyoo qalbi aad la daristaa raali galinta soo diray yaa salaam💯👏👏👏
@nimcobarey5779
@nimcobarey5779 4 года назад
😭😭😭😭😭
@munahasaan2797
@munahasaan2797 4 года назад
Alla maxan saqdhexe dhagesan jiray hesta😭waliba intan .Haiga dudinee sonoqo dhaxan Lasilicsana Lkn Hadda Alhm😪❤
@egalnkuwiin6715
@egalnkuwiin6715 3 года назад
Labo dani dhex tala mara mara ineye isa diidan dayin ila abida ha iga dudune so noqo 😍😍😍esha cala ereyo macan geesiga raga inadeera qaali hore u soco axamed arshe
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 4 года назад
Ninkaan Codkiisa Waa iska jclhy wlhi Waa Fanaan Cod leh iska hees maha Cod kan ba lagaa dhahaa keep going Aarshe
@xoriyoadam6118
@xoriyoadam6118 4 года назад
Ax ax heesta waan ku dersadaa walahii 100% Qof iga durkey baan wali jecyshahy ma laga yabaa inan dhib oo heelo.😥😥
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 года назад
Sis waliga dib how noqon Ana rajo in badan ku noola lkn wxa kafcn inad hore ugasocoto wxi hore
@lindaadam6139
@lindaadam6139 4 года назад
@@soowdookhanacaskirajonaawi9431 🌹Mahadsanidh dherigelin fiican badha isisey Allah ku xifdiyo .i did move on i found my soul made hada .waxaa maqlijerey waax adh modeyso shar baa kheyre kunoqdo. Qofki isaga ahana hadoo siidan ku jiraa👍
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 года назад
@@lindaadam6139 wn isku leenay talo iyo waanaba aduunka mlinba nooca qofka hdad ilaashan weydo qlbigisa mlin any kuu jeedin ayad garan lga yaaba inu isagu xlada hda kujiro
@fatimacabdi1888
@fatimacabdi1888 4 года назад
@@soowdookhanacaskirajonaawi9431 Great ✔
@abdiasiisdaud5832
@abdiasiisdaud5832 3 года назад
Maya lagama yaabo waxbaan wada qabaynaa
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 года назад
Ahmed Aarshe wuxu u cod eegyahay Cumar duule sida uguma eega hadana lakin meel fogbu codkisu ku tiixa
@naseemseaad270
@naseemseaad270 4 года назад
Qalbi Ku damqada baa ralin gelintan so diray 😓 hadan intan I odhan lahyd hubal so noqn lahaa mustafe😑
@hibaakmohmed9001
@hibaakmohmed9001 4 года назад
Qalbi ku damqada baa ralin galintan so diray anaa ku idhi ee ku noqo
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 года назад
@@hibaakmohmed9001 hhhhhhhhhhh
@mazimahmed6911
@mazimahmed6911 4 года назад
Ha Zugin Soo Noqoshadiise Adigu Isaga ku Noqo Edepsaneey Incha AllH Jwp ku farxad Galisaad Kala Kulmiye. Ha Guuleysto Jcylku ❤💘
@zaprinazaprina4657
@zaprinazaprina4657 4 года назад
Naftiiza ine wli raali ka thaa lga yaabaye ku noqo inanka huuno🙏🏻🙏🏻🙏🏻 Allah isku kiin xfdee🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤
@zaprinazaprina4657
@zaprinazaprina4657 4 года назад
@@naseemseaad270 M,a xpptih allah isku Kiin daayo🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤❤
@caso7
@caso7 4 года назад
intii axmed Aarzha tagerta ku Yaaca 👌
@dhalaaliyemedia3779
@dhalaaliyemedia3779 4 года назад
Qoraalkaygan ruuxii Ay ishiisu qabatoow Qayrkay igaadhsiiyo Subscribta ii quudhoo
@hanilove6518
@hanilove6518 2 года назад
Qiso aad u xanun badan ban ku qariyay labteyda Qasri aad u weyn baan U qormeyay wilkas isna 💔🥲 Qomamiyo ciiil buu I qorsheyn Jiray caku qursigisi iyo san 😿💔 Qiimo iyo sharaf asagi laha haniyey Harer mari o wa hugagage Qalpigaga hodanka kaligi ku qabe jcl uuu u qalmana si wa qaligage alla qiima darana sowsiga iqalayo qalpigi igalabaxay Qandha iyo jcl qiitiyo maseer la qadoo iyodhi Ana qasrisariyo riyadan asiga uqormeyni jiray mel aad u qurxoooon balse wa aduuun
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 4 года назад
2016 ayn xasuustay 😢insha alh 2020 farxd ban rajeynahaya😭
@bilanbarwaqo7957
@bilanbarwaqo7957 4 года назад
👏🏻👏🏻👏🏻 Aarshe codkisa waa top dareen ayu leyahay well done 👍 hore isoco walalo
@ShamsaMohamud-i5v
@ShamsaMohamud-i5v 2 месяца назад
Hayga dudine so noqo Taariikhda wa 6/8/2024 saacada 8:23sbxnimo goobtu wa Adado galmudug 💔🥹💁‍♂️
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 4 года назад
bishu waa 24/12/2019 ilahay waxan ka barayay inuu dandku sanad wanagsan ahaado war Aamin dhah inata uu sanadkii hore u xumayow
@prettyhalla2950
@prettyhalla2950 4 года назад
Aamin Aamiin Aamin Wllo
@adenhassen7719
@adenhassen7719 4 года назад
Afyare cilmi afyare aamiin aamiin aamiin sxb Inshaa allah
@xoriyoadam6118
@xoriyoadam6118 4 года назад
Amiin amin
@hanibashir7591
@hanibashir7591 4 года назад
Ammin yarabi
@safasacha3223
@safasacha3223 4 года назад
😭😭😭😭😭😭😭waa malintii aduunyada igu murugo badneed
@sammaahmed6768
@sammaahmed6768 4 года назад
qofkii ugu hooreyey ahay👏👏👏👏
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 4 года назад
Ahmed arshe intii aminsan inuu noqon karo boqorka codka love sar
@mohamudupdiosmanasad1587
@mohamudupdiosmanasad1587 4 года назад
Laab saalax ayan anu ki haystaaaa👆👏👏👏✊
@zaamabdirahman8335
@zaamabdirahman8335 3 года назад
Hayga dudine soo Noqo 28/1/2021 galabnimo khamiis ah😭😭😭😭😭👏👏👏
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 4 года назад
Viva Aarshe nin dagen weeyi NOOLOOW 👏💝🙌👍💕
@suxufimakhtalalisalahali3946
@suxufimakhtalalisalahali3946 4 года назад
Dadka 2020 dhageysanaaya like saar 👍Somaalinimo hadey jirto 👍💥👀
@suldaanka7576
@suldaanka7576 4 года назад
Waa hees iyo badh cidii save dhahatay sideeyda oo kale like ta dhac igu siiya s
@shamai6435
@shamai6435 2 года назад
Don't walk away is desperation for someone who hasn't the same feeling as aarshe
@aishaosman8927
@aishaosman8927 4 года назад
Sidaad iga duragtaan 🥰 Udayeysanahayo 💝 Dayacdira daryelay 💘 Farxad kagu dalxisay 💋 Wanagna danbeyo ❤ Qalbi aad ladarista 💕 Rali galintan so diraye 💖 💋Hayga dudine sonoqo 💋
@samiirocumar9396
@samiirocumar9396 4 года назад
🙋‍♀️
@nabiihachocolatina3240
@nabiihachocolatina3240 2 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@osmandahir3712
@osmandahir3712 2 года назад
Heyga dudine soonoqo wah wah tarikhda waa 12 1 2022 sacaduna waa 3:00 goobtu waa South Africa
@cabdikariinshire8879
@cabdikariinshire8879 4 года назад
wlh waxay igu soo aaday heestan xili aay ku habonayd oo aay ayaan badan iga dud sanayd 23/12/2019 habeen xusid mudan
@cabdikariinshire8879
@cabdikariinshire8879 4 года назад
@@abdirahmanibrahim6863 haa wlh sxb mahadsanid.
@FilsanNuh-td3oy
@FilsanNuh-td3oy 7 месяцев назад
Wa la iso shergareye waba hees mcan❤😢
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Wooow heestan cidii tik tok ta ka soo raacday macaankeeda 😁😂 1/18/2020👀👂
@dagandagan8433
@dagandagan8433 4 года назад
Wlhy wexeey igu so aaday heestaan waqti u iga duday boqorkeygii nolosha 24/12/2019 Sanad xasuus qaaliya iiga tagay😢illhow farxad iigu biloow 1/1/2020 insha allaah 😢❤️🌹💐
@ihatelove3107
@ihatelove3107 4 года назад
Me too wlhi plhi 19 December waa malintan waayay qofaan 3sano la socday
@mohamudomar4528
@mohamudomar4528 4 года назад
haduu khayr kuu leyahay Alle haku so dhoweyo
@nicojamacnimcojamac353
@nicojamacnimcojamac353 4 года назад
Aniga jecel wlee
@ihatelove3107
@ihatelove3107 4 года назад
@@mohamudomar4528 ameeeeen ya allah
@ashaolow776
@ashaolow776 4 года назад
axmed aarshe,khadra silimo iyo yurub geenyo illashow horumar,barwaaqo iyo dambi dhaaf si oo kor ka dhig.
@salmaanstylar115
@salmaanstylar115 4 года назад
AhmEđ aARSHÉ wAA niN tAgey OO xidiGaHa gAArAy mzHA allAH HORE UZOCO ZHP
@stayblue759
@stayblue759 4 года назад
QalBi Ad La DaRisTa RaaLi’GaLinTaN So DiRaY. 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@abdulfatahahmed8054
@abdulfatahahmed8054 4 года назад
fananka aan ugu jeclahay fananiinta hada jira aarshe nolol waarta ku arko 🙏
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 Год назад
❤😊same nhy
@sadaamismaaciil7247
@sadaamismaaciil7247 Год назад
Xaqiiq wllahi caawa oo aan safar parpera ku tagey ayaaan heestan oo klliya ii paxeysaa
@ahmedawad3588
@ahmedawad3588 4 года назад
Well done. Ahmed Arshe iyo Ahmed wali laabsaalax. Iyo Abwaan kuuba. Caasha. Koose uu carar. Fanan kaa abti. 😻😻🥰😍🙏🏻❤️💔
@hussenahmad1663
@hussenahmad1663 4 года назад
I am from oromoo every love song
@abuabdallahsabce1626
@abuabdallahsabce1626 4 года назад
Waxaynu sugnaaba waa jawabta dumashiyo casha koos Dumaashi noo soo noqo inta ila sugeysaa like ta
@abdilahiabdiaziz3136
@abdilahiabdiaziz3136 4 года назад
Baryahaasba miyaan maqlay laabsalax oo heeso xayaysinaya Kuu xiisnay abwaan❤❤
@suxufimakhtalalisalahali3946
@suxufimakhtalalisalahali3946 4 года назад
Sidaad iiga durgtaa u diyeysanahy Dayac tira daryeelay Fatha lagu lagu dalxiisay 🙏❤️❤️🙏❤️
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 4 года назад
Maasha allaah ahmed. Aarshee guul iyo gobanimo indeer
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 4 года назад
Yaa ila dareemayo inuu yahay fanankanu kii ugu wanaa xidigaha geeska waqtigaan
@abdideqhashi3355
@abdideqhashi3355 4 года назад
Im nt somali but i like nice music and the good miraha
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 4 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ax ax ax ax ax ax ax. Ahmed arsho heesba heesta kale kadaran ax ax laba dani dhaxtaala mar mar ineey isdiidaan daain iyo ilaa ebed waa dabeecad admiga😭😭😭
@mkchelsea7046
@mkchelsea7046 4 года назад
Saw maaha iskaga dhegso hada
@jaburi2865
@jaburi2865 2 месяца назад
Ahmed arshe favourite singer 😍
@nimcofaarah1311
@nimcofaarah1311 4 года назад
Sanad wata farxad iyo murugo Labadaba 31.12.2019
@mindho3955
@mindho3955 4 года назад
Axyaa murti iyo dareen
@F13500
@F13500 4 года назад
2020 ka danbeyay iyo coronavirus lockdown shaqo la.aan alow nafta iyo cafimadka inodaa 2021 mid qeer qaba alow ka yeel ❤️
@idil5000
@idil5000 4 года назад
nin geesiya ayaa yidhaa intaa
@beerlula44
@beerlula44 4 года назад
axmed aarshe heesihiisa waaba dareen miiran axya cod jacayl uun ku macan 👌🔥
@salmaanstylar115
@salmaanstylar115 4 года назад
AHMED MAXAMED AHMED CIISE MOOGE YOONIS AARSHE FNAN QRN KLAJIRAA ZXB QALI
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 4 года назад
Wa laxanaki Laabsaalax io laabsaalax oo idin leh😊
@haykalak7375
@haykalak7375 4 года назад
Marwo hadii aan dalqad furiin ah aysan kadhicin bilaa caleeg odayga uso noqo dhaxanbaa haysee likegta ha ila dhaafina garbaan dhiibatay e
@xoriyoadam6118
@xoriyoadam6118 4 года назад
2020 sanadka murugada for me 😥😥😥😥😥😥
@sahramohamed5952
@sahramohamed5952 4 года назад
Niyad khyr u sheeg huno
@mahamedhussen3694
@mahamedhussen3694 4 года назад
KARTI Leygu Darayeey!! HAN Dadaal Yidhaahdiyo!! Dardar Galisadeydii Durba Tabaye meeday ❤️❤️😢😰 Sidaad iiga Durigtaa U Dayeysanahayoo!! Dayac Tira Daryeelaay!! Farxad lagu Dalxiisiyo!! Wanaag Baa Danbeeyoo!! Qalbi Aad la Daristaa Raali Galinta soo diray 🙏🙏🙏😢😢😢 Laba Dani Dhex taalaa Marmar inay is diidaan Waa dabeecad Admiye ?🙏Hayga Dudine soo noqo 🤲🤲❤️ Da yartui is xulatee Dooq leysku Raaciyo Dareen uu imaadeeyaa Kolkol hadal ka duulaa 😞😞 Hadaan leysku Duubnaan Ma ogtahay Daleed iyo Qof ba daraf haduu jiro Dugsi kama helaayee 💏💏💏Sirtu waa Dulqaadkiyo Isku Duruga Garashada Dabcintiyo iS fahanke Laba Dani dhex Taalaa Marmar inay is Diidaan Waa Dabeec Admiye 🙋‍♂️🙋‍♂️😢 Ha igu Dudine Soo noqo
@asmajama8601
@asmajama8601 4 года назад
Thanks bro
@asmajama8601
@asmajama8601 4 года назад
💔
@bisharobisharo2911
@bisharobisharo2911 4 года назад
Wlhi wax modaa in heestan aniga lay sameeyey
@shiinovicdjibxidig3293
@shiinovicdjibxidig3293 4 года назад
🎈
@abdirizakaburaaz7629
@abdirizakaburaaz7629 4 года назад
Aarshe hore u soco
@zihamahmed9278
@zihamahmed9278 4 года назад
Waaaaaw wa arsho so rogal celiyay 😍
@waladhoussein3158
@waladhoussein3158 4 года назад
waw ech cala hees Hadaan Leysku Duubnaan!! Ma Ogtahay Daleed Iyo? Qof Ba Daraf Haduu Jiro!! Dugsi Kama Helaayee!
@shacaybshaaca3494
@shacaybshaaca3494 4 года назад
Axmed Arshe walagahaya 2020
@ilhaanraahoofficial2003
@ilhaanraahoofficial2003 4 года назад
Hayga Dudine soonoqo WarbaL Like iisaara hadaaad Gobtihiin
@abwaanfarxaanandhi1008
@abwaanfarxaanandhi1008 4 года назад
aarshe wa fnnka ugu murtida bdn
@rastaJamac
@rastaJamac Год назад
Hestan waa xaqiiq Qalpi aad ladaristaa raligalintan soodiray❤😢😢
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 Год назад
Laba Dani Dhex Tala Mar Mar Inay Is Diidan Dayin Illa Abid Waa Dabecad Aadmiye Hayga Dudine So Noqo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@bahjatahir980
@bahjatahir980 4 года назад
ax ax ax ha iga dudine iso noqo. Bbe hestan melby itabaty.💔
@Ahmedmohamed-wl8mf
@Ahmedmohamed-wl8mf 4 года назад
Bahja ma jacayl hore
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 года назад
Xidigyada qarniga arsha io walifurinle👏👏
@cabdiqanihussain3352
@cabdiqanihussain3352 4 года назад
Gop films halka waxa iga muqata naadinti xasan dhuxul oo aan uxiisney
@FarxanAbdi-p5p
@FarxanAbdi-p5p 11 месяцев назад
Manta 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 alleh ayaa mcnto ku garn siya
@mohamedabdi8895
@mohamedabdi8895 4 года назад
Anta jecaylku hayo like igu habo soomaaliyay
@shirkoibrahimaffey7329
@shirkoibrahimaffey7329 4 года назад
Ana jaceyl.com😭
@yuumaanofficial4794
@yuumaanofficial4794 4 года назад
Qalbi aad la daristaa raali galinta soo diray
@abdiazizcarlos4192
@abdiazizcarlos4192 4 года назад
Muqaal maa ka dhigtaan waa hit ee
@nimanfarahwehelkanolsha5862
@nimanfarahwehelkanolsha5862 4 года назад
Waxanni ilayn waa dhallan abiidanna alaayacisak abwaan abees xaqiiq hadalada nooli waxay yaalaan ee qalbiga taabanayaayi hoygii aan ku dhashay qaranka barakaysan shankaroonland hargaysa
@ousameahmed3472
@ousameahmed3472 4 года назад
2 jan 2020 hadaad iga danbeeyso walal like ha ila dhaafin 👍 Sanad wacan oo qurux badan waa idin rajeeynaaa dhamaantiiin One love ❤️❤️ Somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@oskaciid3354
@oskaciid3354 4 года назад
axmed aarshe sxp fanan sre horay usoco💪
@ilhancadey6731
@ilhancadey6731 4 года назад
Heystaan sameyn ayee igu leydahay
@axlaamcabdi3094
@axlaamcabdi3094 4 года назад
Axmed aarshe fanana jecelay korkaad noo saarantay💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@mubarikmubarik7909
@mubarikmubarik7909 4 года назад
Axyaaa hees hadal waa midhka erayo mcn
@jamaalcali7707
@jamaalcali7707 4 года назад
Al fanan aarshe sxb horay usco
@mahatfarah1119
@mahatfarah1119 3 года назад
Wan ku wata
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 года назад
Heestan mursal muse ayeey kaaa hadlaysaa laa socda xantaaa freesh ka ahmed arshe cod ayaaa kuu dhaan caleeg
@anr4578
@anr4578 4 года назад
Kinse Kinsey hhhh ma khadro ayuu rabaa
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 года назад
@@anr4578 wlll hoosta FANAANKA maa qusayso eee qisada waaay sarbeban abwanadu fanaan kale ayan a qaada marka laa soco oo baro seey tahay sheekadu
@ifrahhassanhilaac2782
@ifrahhassanhilaac2782 4 года назад
Talaw Heestan Siyaasad ayay ila igtahay ama Waa Qiso jaceyl wan kuyara wareray wali wan kala sari la ahay Ma run baa warkaa Wan yara is weydiiyay Un kaliya su asha from Mogadishu🇸🇴 . Abwanka sameyay in laweydeyo Fiicnan laheyd Qisada Heestan
@ahmedyazin720
@ahmedyazin720 4 года назад
Ifrah Hassan Hilaac why all Somali people think politics and negative don’t get it even our women thing overt they Hoover 🤐
@amalnour5971
@amalnour5971 4 года назад
Ifrah Hassan Hilaac maya maaha siyaasad ee walaahi waa qiso hada taagan oon xog ogaal u ahay abwaanka ayaa naagtiisii ka tagtay ooy ka duday waliba meel arad istaagtay ooy ooy lodan uduushay inkasduu isba reer londan yahay balse hada hargeisa ayay isku guursadeen ooy wada daganayeen lakiin hada lakala bood Ragna khiyaano ma wayaan isagaa khiyaanay alla haday calaf iskuleeyiin ha isku soo celiyo
@queentacadalefaadumoladan4122
26/ 8/2023😢 caawo ayey iquseysaaa heyga dudinee soo noqo my king 👑
@zacimaspurs9100
@zacimaspurs9100 4 года назад
Sanadkan bilowgisa aa igu danbeysey wilkan hesihisa lkn manta ayaan dhageysanaya 🎧🎶🎸❤
@maymuunmohdin3889
@maymuunmohdin3889 4 года назад
Sidaad ika durugtaan udiyeysanhay 😥😥😥😥
@Sahruja12
@Sahruja12 4 года назад
Sidaad Iga Durgtaan Udayzanhyo 😭
@engineerharato8883
@engineerharato8883 4 года назад
Tani waa Hees iyo Badh Mudo Saacadaan Dhagaysanaayaa
@kafeeyamaxamed4532
@kafeeyamaxamed4532 4 года назад
Maxaa kaaga soo baxay markaa
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 4 года назад
Ma casha koosba ka cadhotay axmed aarshow😁
@artanpro5457
@artanpro5457 4 года назад
ahmed aarshe legend cimaamadan kugu tuuray 😂😂😂❤👫💑
@ahmedsaha6482
@ahmedsaha6482 4 года назад
nice song 23/12/2019
@yaasiinahmed3786
@yaasiinahmed3786 4 года назад
вrσ ku rαхαчѕtα cσdkαgα αrѕhє
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 4 года назад
Arshe keep going👌👌👌
@axmedcabdiaxmedcabdi7734
@axmedcabdiaxmedcabdi7734 3 года назад
Legend always legend
@khayremaxamed8949
@khayremaxamed8949 4 года назад
Qalbi aad ku dheeratayahba raali galinta so diray
@bashiirmurzalapdirahman2571
Karti la iigu darayeey Aan dedaal idhaahdee Dardar gelisadaydii Durba tabayee meeday Sidaad iiga durugtaan U dayeysnahayoo Dayac tira daryeelaay Farxad lagu dalxiisiyo Wanaagbaa dambeeyee Qalbi aad la deristaa Raali gelinta soo diray Laba dani dhex taalaa Mar mar in ay is diidaan Daa in iyo ilaa abid Waa dabeecada aadmigee Ha iga dudinee soo noqo
@zkkingzaki6498
@zkkingzaki6498 4 года назад
Gobfilms lyrics kaso dhiiga heesta
@hindaismaaciil3238
@hindaismaaciil3238 4 года назад
Alle haku dayo malmo Arshe
Далее
Hayga Dudine Soo Noqo
7:09
Просмотров 98 тыс.
Ahmed Aarshe | Caasho Koos | Music Video 2019
6:20
Просмотров 1,2 млн
На самом деле, все не просто 😂
00:45
AXMED AARSHHE HEES CUSUB INDHAHA DADKU WAA CAJIIB 2020
5:05
AXMED AARSHE 2017 CAFIS GUUD BARNAAMIJKA CIIDA
8:50
Просмотров 2,5 млн
Yurub Geenyo - Saadaal Kalgacal (Official Audio) 2019
8:06
Axmed Aarshe - Heesta - Saluugla - Astaan Music 2022
10:05
AXMED ARSHE | GAMA LAYDIIDAY | HEES CUSUB | 2019
5:17
Просмотров 106 тыс.
Garasho
5:59
Просмотров 47 тыс.