Тёмный

Axmed Biif , Dalkaygu Waa Dooxanyahay . 2010 

Somcom Media
Подписаться 1,6 тыс.
Просмотров 208 тыс.
50% 1

Ka Daawo Barnaamijaka Fanka & Madaalada ETN TV Fanankii Dada Yaraa , Axmed Biif Hees Wadani Ah ( Dalkaygu Waa DooxanYahay ) Wariygisii ETN TV & Wariye Bishaaro Axmed . ( somcommedia@gmail.com )

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 55   
@raageugaas4279
@raageugaas4279 3 года назад
Odayga wuu towbad keenay imika allaha xifdiyo axmed kheyr
@muusevivo9461
@muusevivo9461 5 лет назад
*Legend* wuu towbd keeny hda
@mrjamac
@mrjamac 13 лет назад
ahmed biifow kuwaas duf haku baxaan ilaah idinkiis caruurta iyo matada duleystay amiiin amiiiiiiiiiiinn
@mohalegend2216
@mohalegend2216 3 года назад
waqtigii madoobaa ee muqdisho alla maxaan xasuustay maalin ano yar oo dugsiiley ah intaan dugsi ka imid 9:00 subaxnimo intuu dagaal bilowday weliba 3 dhinac ah malintiyo dhan dhawaqa rasaasta waxa iganaxdin badnaa jugta culus fooriyaha ilaa 22:00 guriga dab lagama shidin sidi roobka ayuu dagalka usocday alx mar hadaan kasoo gudubnay waqtigi murugada cabsida allow adaa mahadaas leh 😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@crizaqmohamed4936
@crizaqmohamed4936 Год назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😭😢😭😢😢😢😭😭😢😢anoyar😥xasus
@xadiismahamed5854
@xadiismahamed5854 11 месяцев назад
Sorry huno waxas wan maqlay lkn ma arkin sorry huno
@princejuba
@princejuba 14 лет назад
Ahmed Waa Fanan Codmacaan - Halkaa ka wad Somalia Ha jirto Weligeed
@munazerbreezyhd3276
@munazerbreezyhd3276 7 лет назад
alla dadkena sida udhan waxaaan somali uga baryaa in dhibta ka dulqado farta tag ahmed Bif legnt in ka dhagaysana aniga waa ikaaa
@bashaash2010
@bashaash2010 14 лет назад
thanks ahmed biif realy ur good boy and ur heart is good but once a day our home land become free tripe insha allaah maalin uun buu ok noqon in wadanku tooso thanks any way
@crizaqmohamed4936
@crizaqmohamed4936 Год назад
hestan🤗anyaradhagesanjiray😭😭😭markamaqlay😭😭xasuu😭😭😭😭QOFKIIDAWADA 2023 HISARO SBICB
@ZoWda1
@ZoWda1 13 лет назад
dalkeygu wa doxan yahay dadkeyguna wa dalan yahay wale ben mahan yasalam ahmed biif afkaga afkeyga lagu qabay
@abdidhuxul7489
@abdidhuxul7489 4 года назад
Sagasi
@hassanissack2945
@hassanissack2945 10 лет назад
axmad biif Allaha kudhowro runta ayad kahadashaye
@mahdiciise4344
@mahdiciise4344 6 лет назад
Hassan Issack aad iyo aad sxb.
@MultiSharmarke
@MultiSharmarke 13 лет назад
masha allah... nice 1 bro
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 лет назад
SOMALIWAYN ADEER WAY DAGAN TAHE... MALAHA SOMALIWEYN MUGDISHO IYO KISMAAYO AYAAD U TAQAANAYE... WAYDINKAAS XAMAR DAY HORE U SOCDA JIDKII JANADA AYAAD HAYSAANE... DA'YARTA LAAYA... DUMARKA DOOXA... AMAANTIINA AYAAN ADUUNKA MARI KARI LA'NE... HALKAAS KAGA HAYA VIVA MORIYAAN VIVA KOONFUR
@cabdimuuse777
@cabdimuuse777 7 лет назад
Faisal Muse alow calosheNa saafi ka dhiG DaD jiraN iska joGo aDuNkaaN wlee
@qadrocumarnolaawnooolaaw4642
@qadrocumarnolaawnooolaaw4642 7 лет назад
ilaahow nabad iyo caaaano nasiiii
@abdullmahadmahad4694
@abdullmahadmahad4694 5 лет назад
Feisal manoshayai hada
@hindaabdirahman5456
@hindaabdirahman5456 6 лет назад
Aaamiiiin
@zakariaMoheddin
@zakariaMoheddin 6 месяцев назад
Bio iso biif
@noorabdi180
@noorabdi180 11 лет назад
biisharo, wa inan eebe quurux udhamystiiry msh alh
@farhanbishar5785
@farhanbishar5785 8 лет назад
amhed bif wadaniweyee
@TheRahmaeg
@TheRahmaeg 12 лет назад
hawiye cidaan ahayn ma aysan baa biin soomalia waryaa idinkaa xamar caasimadii somalia barqo laydiinka cararey waxaan cuqubooyin ahyn xamar iyo hawiyeba ma hayaan waxay hawiye sameeyen 1991 yuuhudo kuma kacdo inaa lillahu wa inaa ilahayi raa jucuun wax runta iidiin sheegaad weydeen oo xoolihii xaaraantaa ahaa ee somali weyn iyo ummadaad dabi la aan kuleyseen baa idiin haya wallahay haday xamar 21 oo danbe dagtana wa hadaanaan muslim aheyn waana la arki doonaa
@ayushhajiomar3484
@ayushhajiomar3484 6 лет назад
rahma eg 💞dadka qabyaalada ka la qeybinta ka dhaaf quruxleyahay
@HasanAli-ex6vi
@HasanAli-ex6vi 4 года назад
Run bad shegtay wll macan
@HasanAli-ex6vi
@HasanAli-ex6vi 4 года назад
Waxaana daliil u ah xamar ayaga Ku badan maxay nabad uga dhiladahy hargeysa iyo bosaso waxa kataliyo dad wada dhashay hawiye xamar iyo konfurba inta ay isku qabqabsanayeen oo ay qabii isku dilayeen reer bosaso reer hargeysa waxa ay dhisteen dowlad qabiilba halagu dhiso manta ayagaa naga fican sababtoo ah ma aysan is burburi jirin haday wax dhacn wey is xaliyan
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 года назад
How about you 2022
@yuusufsona
@yuusufsona 14 лет назад
waa hees aad uqiimo badan oo na ka Tar jumaysa dhibatada kataagan wadankeena hooyo somaliyay sidaan isku dhaama.
@saalax144
@saalax144 12 лет назад
@sharta112 Waa su'aal fiican. Waxa aanaan aqoon in la isku ogolaado kala duwanaashaha fikirka la iskuna tixgaliyo ama aan dhibaato la iskugu geysanin. Kala duwanaashaha waa waxa dhaliya hurumarka, haddii dadku isku wada fikir yahay hurumar ma jiri karo. Qofka caaytama ama dagaalama waa qof aan tiisa maahane tu kale ogoleyn. Waa fikirkeyga
@cubbtanahmed2355
@cubbtanahmed2355 9 лет назад
warun walahi
@cawaaleofficial5930
@cawaaleofficial5930 8 месяцев назад
xasuus xiliga ithobi maxaa xasuuq dhacay
@maano20037
@maano20037 13 лет назад
@obamaroble lol adiga nin miya tahy mise naag nin quruxbadan xage ku aragtay xaranyahy?
@abdirizakahmed3132
@abdirizakahmed3132 9 лет назад
+16143702522 iso wac ahmed biif sxb macaan
@crizaqmohamed4936
@crizaqmohamed4936 Год назад
waqti mugudi mada garani iah
@farhanbishar5785
@farhanbishar5785 8 лет назад
MA
@noorabdi180
@noorabdi180 11 лет назад
( aqoon yari ) 78.5% soomalida wax jahiliin aqoon yari iyo diinta barashadeeda xiita ku yar. siiba ageka 23-35 waa inta ay somalia ka fadhiin la'dahy . wa furuqna wa laoran kara, alshabab ba lakiin iminka nadoxaty ... iyo beel beel siiba beesha la'an dheere
@gunite32
@gunite32 13 лет назад
duf ku bax means curse them, try to not forget soomaali hmie, mean saaxiib
@sayidciise9666
@sayidciise9666 8 лет назад
ax ax
@Samiraaam1987
@Samiraaam1987 14 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@samsamyare2503
@samsamyare2503 11 лет назад
hey
@cabdulqadirshiine7957
@cabdulqadirshiine7957 7 лет назад
axmad biif cod macan allaha ku dhowro
@cabduqadircabdiraxman6003
@cabduqadircabdiraxman6003 2 года назад
@@cabdulqadirshiine7957 waw
@Xamarbile1
@Xamarbile1 13 лет назад
horta maxaa ugu wacan in meel kasta aan is ku af lagadeeno ? why
@daahirhussen9919
@daahirhussen9919 8 лет назад
😮 waa su'aal da'a weyn
@sd7259
@sd7259 5 лет назад
Falan ka sar
@ubaxali3775
@ubaxali3775 2 года назад
Ma aqano
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 года назад
Ma noshahy wll
@خالدعامر-ظ1ص
@خالدعامر-ظ1ص 2 года назад
@@tripleabdinho2710 Kkkkkkk oo cadaa 😂😂😂
Далее
axmed biif
23:58
Просмотров 14 тыс.
axmed biif
5:08
Просмотров 1,8 млн
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 4,2 млн
Axmed Biif - aan kala hubsado
6:09
Просмотров 83 тыс.
Ubaxey
8:01
Просмотров 60 тыс.
Hoheeey - Axmed Biif 2010
6:10
Просмотров 650 тыс.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 4 млн
axmed biif hees puntland 2015 dubai
5:13
Просмотров 160 тыс.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 589 тыс.