Тёмный

AXMED BUDUL l DHAANTO l KAAMIL l SHOWGA CIIDA l ARAFO l 2017 

Jigjiga Tube
Подписаться 429 тыс.
Просмотров 140 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@nasabboy3580
@nasabboy3580 3 года назад
Galaadii iyo bookh degmadii galxamur gobta joogtaan saalantayda gaadhsiinayaa waan kaa haynaa legend budul❤
@wariswarsamekaarshe486
@wariswarsamekaarshe486 Год назад
Zxb wllhi mar qoraaal kaaga arkey dhiiga ika cey runti reer galxamur miya thy isheeg taliye ana aha wllhi
@mohamedabdi7921
@mohamedabdi7921 7 лет назад
Dhaanto waa mid aa ku ogolaanaynin inaad iska fadhido adoon ciyaarin hhhhh la iskama yeel yeelo asal dhaanto Ogadenia noolaaada
@nimcaanjimcaalenimcaanqalb666
@nimcaanjimcaalenimcaanqalb666 6 лет назад
waaw waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw axmed budul salaan sare allaha noo kaa daayo fanaan culus
@Kmuhyadin
@Kmuhyadin 7 лет назад
Esh calaa dhanto thanks abwaan ahmed budul ismacil
@nimcaanjimcaalenimcaanqalb666
@nimcaanjimcaalenimcaanqalb666 6 лет назад
waan ladhacay dhaaantadan runtii ...........................horay usoco axmed budul....gacmahad kulaafyoonaysaa loo gagabay
@mustafabdi9121
@mustafabdi9121 7 лет назад
Wale dhanta mesha ka dhacdey
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 6 лет назад
War Yurub Maxaa ikeenay wax HuuNo idhahaba waan laayahaye 5.6.2018 HuuNooY soodhawaw
@qoranejigjigaawi2347
@qoranejigjigaawi2347 7 лет назад
Eid Mubarak my homelands gbdh dheer ha la iiraadiyo agh ee shalmda cad
@ducayzen9368
@ducayzen9368 7 лет назад
Qorane Jigjigaawi anigana adiga halay kaa raadsho🤣😂😂
@qoranejigjigaawi2347
@qoranejigjigaawi2347 7 лет назад
Nasra Shide ala Huunooy DaAdax well come hadaa tahay SooMaali Galbeed
@ducayzen9368
@ducayzen9368 7 лет назад
Qorane Jigjigaawi 😂🤣😂😂hadaan somali sujuu ahayna😂🤣🤣
@qoranejigjigaawi2347
@qoranejigjigaawi2347 7 лет назад
Nasra Shide IlahAy haku naxariisto Huunooy
@ducayzen9368
@ducayzen9368 7 лет назад
Qorane Jigjigaawi 😂😂😂😂😂😂 huuniye😍😍😍
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 3 года назад
galaadi iyo bookh dagmadi galxamur goobta joog taan salan taayda gaarisinay wow galxamur markan maqlaa dhiigu boqol itaaga galxamur guuri gobeed gayiiga wan ku jeclahay my home
@abdirahmanyasiin4927
@abdirahmanyasiin4927 7 лет назад
Dhaan mcn allayacizak ,ahmed ismail budul
@sharmaakemo5401
@sharmaakemo5401 7 лет назад
Ddsi one love ❤️ ina abtiyal
@konigmohamedsaid141
@konigmohamedsaid141 7 лет назад
Ninkii jeesto waa dhaantaynayàa
@samiirkahaaji9078
@samiirkahaaji9078 6 лет назад
hhhhh waan idin baryaa hablahaan quruxda bdn yaan nin ethopian ah nalaka siinin wiil hawiye ayaa sidaas yiri hhh la idin jecliyaa Reer DDS
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 5 лет назад
Masha allah Sidokale huuno Waanu jecelnahay wixii Najecelba
@majorshady4138
@majorshady4138 6 лет назад
ciid wanagsaan o mubarak
@Waxtar
@Waxtar 7 лет назад
Nooolada dhiiiga👌💥🔥🔥🔥
@maxamedqawdhan9054
@maxamedqawdhan9054 Год назад
Ok wllo
@abanur3163
@abanur3163 7 лет назад
Ciid wanaagsan
@allhmahdlerajab6409
@allhmahdlerajab6409 7 лет назад
Asal dhaqankeena
@Haaji-studio
@Haaji-studio 6 лет назад
War stage ku yaraa
@abdallaabduazizi6433
@abdallaabduazizi6433 6 лет назад
Dhaanto aad u macaan
@xafsoxubi1003
@xafsoxubi1003 5 лет назад
Maaa shaaa Allah BooqooRkAA coodkAa maacaan
@abdullahihassan5127
@abdullahihassan5127 7 лет назад
Ahmed
@soomaalijecel8013
@soomaalijecel8013 7 лет назад
Horta wnpa yaabaye (ida) hadal walba ka horeysaayi mxey mocna ah ay ledahay Wxan maqli jiray rer hebal wxey dhaheen ida wa idaaa ka duramayey marka rer jigjigo ida hake duramtaan
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 лет назад
Soomaali Jecel hno qaali I da cinda ma isticmashee Waaa spice hakad, ayay uga dhigataan macnaha hadalka isbayakisa ayay kadhogayan I mafahantay I hada i
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 6 лет назад
Alla maxaa duubka leyska qaaday. Walaahi daawooyinka kiimikada Kansaraa maqaarka lag qaadaa. Ee hablayahow soomaaliyeedow. Gibilkiina (maqaar) ha isaga cayaarino.
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 6 лет назад
War yaa islaamoo gabadha dheeree kuxigta nimco dareen .ibara
@niconiconi6355
@niconiconi6355 7 лет назад
Akhas maxishoda yaal ogaden kuwana cebeyay Allaha idin sohanuniyo
@kayseyoungkayse
@kayseyoungkayse 7 лет назад
Hodan kadac sxp waa ciidee
@mohaqathar5366
@mohaqathar5366 5 лет назад
War habla qaawana .
@shukriapdilaahi1088
@shukriapdilaahi1088 4 года назад
Hee
@gaabrielsheikh600
@gaabrielsheikh600 6 лет назад
8
@deeqaduale6268
@deeqaduale6268 6 лет назад
Somalida itobiya ayaa dhaanto dheesha iyo kuwa xuduudaha dega maxaad ogaadeen kaliya u saartay mise Ahmed budul ayaad ogaadeen mooday.
@caanaliido5132
@caanaliido5132 6 лет назад
Deeqa Duale. Ahmed budul manu agoden ahayn
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 лет назад
Deeqa Duale Haaaa aapo ahmed budul Waaa nin ogaadeena
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 6 лет назад
SOMALIDA XADUUDA DEGTA EE CIYAARTA SO MAGAC MA LEH SIDA OGADENKA LOOOL DHAANTO OGADEN BA LEH IYO NIN LA BIYA CABAY YACNI NIN OGADEN KA TIRSAN OO KU DHEX DHASHAY DHULKODA SIDI BAARLEEX OO OO OGADEN KU DHEX DHASHAY KANA TIRSANA MA DHIBAM AYUNA AHA BAL REERKA XADUUDA DAGA IYO SOMALIDA ETHIOPIA INO SHEEG
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 5 лет назад
Hhhhhh Kulahaaa Axmed budul miyaa ogaden Mooday naawaaa abtigay nin Ogaden reer jarar jano ah waliba wax hubso
@AbdiweliAbdiweli
@AbdiweliAbdiweli 6 лет назад
kkkk
@abeflyjr4985
@abeflyjr4985 7 лет назад
Jijiga dhaladki wayba dhamaden regobal ayaa Jijiga qabsaday
@maxamedqawdhan9054
@maxamedqawdhan9054 Год назад
Ok wllo
Далее
Dhaanto Somaliland Axmed Budul Hargeysa
6:47
Просмотров 887 тыс.
Dhaanto l Jarar l Axmed Budul
6:47
Просмотров 989 тыс.
heesta qaaradeena afrika iyo kooxda Damal Akadami
5:31
Axmed Budul FIIQ Dhaanto
6:27
Просмотров 2,1 млн