Тёмный

Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan 

Madiix Official
Подписаться 2,4 тыс.
Просмотров 102 тыс.
50% 1

Ereyadii: Cabdi Cali Weyd
Ereyadii: Maxamed Cali Kaariye
Ereyadii: Cabdicasiis Dakharre
Codkii Macaanaa: Axmed Cali Cigaal & Kabankiisii
Dhegaysi Wanaagsan.
Fan Midhiftiran.
Subscribe, Like & Share nagu xurmee. mahadsanidin

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 40   
@maxamednuurcige733
@maxamednuurcige733 Год назад
Cabdi Cali Wayd Waa Abwaan Reer Somaliland ah Waa Foolaadkii Abwanada Reer Somaliland Allaha Haw Naxariisto Axmed Cali Cigaal Allaa Yacizak Fanaan Cod Saafiyo Oo Qiimo Badan
@BiixiKidin
@BiixiKidin 7 месяцев назад
Saa wuu yahay? 😂😂
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 4 месяца назад
❤❤❤❤
@Dirsame1
@Dirsame1 Год назад
Axmed Cali Cigaal Axmed Saagil. Kabanka iyo codka Cigaal waa daawo qalbiga dhayda. ❤
@ahmedbusuri4160
@ahmedbusuri4160 Год назад
Codka iyo kabanka Axmed Cali Cigaal in badan ayaan dhagaysan karaa saacado, maalmo, bilo iyo sanado kamana dhargayo. Noolow in badan walaalkey Axmed inshallah
@alifarah4857
@alifarah4857 9 месяцев назад
Kabanka iyo codka Axmed Cali Cigaal wax loo dhigo la waa
@DrmukhtaarYousuf
@DrmukhtaarYousuf 17 дней назад
Absolutely ahmed ali eigal is the greatest living legend in somali musicians history he has the unique and golden voice only comparable ones are maxd mooge and qalinle and he was the favourite of very one til now he rocks amazing from burco
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 месяца назад
Mahadsanid walal heeso wacan baad soo galisay axmed cali cigaal fanan cod sameeye wacan ilaahay cod siiyey caafimaad baan u rajeynayaa aduun cidina ku waarimaysee 🎸🎧
@khadaraye8993
@khadaraye8993 Год назад
Fanaaaan Axmad Ali cigaal kabankaaaa iyo codkaaaa waa dawada muqaaashaciiiinta ❤❤
@abdishakurali7519
@abdishakurali7519 4 месяца назад
Axsan fanaan. Cigaal caymo.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Год назад
Viva calanka Of Soomaalia
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Год назад
Viva Shacabka Soomaaleed
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Год назад
Viva Shacabka Khaatumo state of Soomaalia
@abdiomar9319
@abdiomar9319 Год назад
Axyaa axmed cali Cigaal
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 Год назад
Ad iyo ad
@CabdulaahiMaxamuud-cm9pp
@CabdulaahiMaxamuud-cm9pp Год назад
axsan fanaan qaaliya ku dayasho mudan
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 5 месяцев назад
Cigaal Ninweyn
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Год назад
Aad iyo aad heeso mcn
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 Год назад
Ala yaaa cisak
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 4 месяца назад
❤❤❤❤
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 Год назад
Kabanka cigal wax loo dhigo majirayn
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 4 месяца назад
Xaqiiqweya.sxb
@adamabdi743
@adamabdi743 4 месяца назад
Kaban haday noqoto Dauud, Saalax qaasim, Jiim iyo Goobe rag aan u dhigo wlhi waan waayay
@alifarah4857
@alifarah4857 2 месяца назад
Ninkaan raga aad tirisay wuxuu kaga duwan yahay mataqaan?
@adamabdi743
@adamabdi743 2 месяца назад
@@alifarah4857 adiga bal inoo faaiidee? Intaan ogahay waa wada laxamiistayaal iyo fanaaniin qaarkood
@adamabdi743
@adamabdi743 2 месяца назад
@@alifarah4857sxb bal inoo faaiidee wuxuu dheeryahay? Intaan ogahay waa wada laxamiistayaal waliba qaarkood music school ka soo baxay qaarna waa fanaaniin iyo laxamiistayaal
@mohamedyusuf5663
@mohamedyusuf5663 7 месяцев назад
❤❤❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Год назад
GUULWACAN SHACABKA Jabba Land Of Soomaalia
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
Allah ha u naxariisto Abwaan Cabdi Cali wayd baddu inay madawdahay. Allah ha sii karaameeyo oo kor ha haka yeelo Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland dalkeeda iyo dadkeedii alifay ee abuuray waxa somali isirkoodu yahay
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Год назад
Viva Shacabka Soomaaleed
Далее
연준 (YEONJUN) ‘GGUM’ Official MV
02:44
Просмотров 9 млн
ИСЧЕЗНИ ВОДУ ДО КОНЦА
00:43
Просмотров 332 тыс.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
Просмотров 3,5 млн
AXMED CALI CIGAAL HEESTA WADNAHAAD LA BAYDHAA
10:25
Просмотров 418 тыс.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23