Тёмный

AXMED CALI CIGAAL VS MARYAN MURSAL - SOODHAWAYNTII LONDON - QOSOL IYO KAFTAN - JACAYLKII HORE 

Abdirahman Somali
Подписаться 429 тыс.
Просмотров 1,9 млн
50% 1

Please Subscribe for more Videos - You Can Contact us all Business enquiry
⚠️Wadding ⚠️Events ⚠️Promotion ⚠️Music Videos⚠️Short Films
📞 +447475766671 - Email : Abdirahmansomali@hotmail.com
More info About Somali Production.
/ somaliproduc. .
/ abdirahmans. .
/ abdirahmansomali
plus.google.com/+AbdirahmanSo...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production
#SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

Развлечения

Опубликовано:

 

16 ноя 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 434   
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 5 лет назад
Waa dad isku faraxsan oo qalbiga ka mideysan no qabyalad no cuqdad no is kur kuur dad wa dadkii hore allaw alle
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 года назад
Tas been ahayn dadka hada jogana walayshaysta 😂😂🥲🥲🥲
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 года назад
sanadka 1978 ayaa loo doortay gabadhaba sanadka quruxda soomaalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🌹🌹🌹❤❤❤
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 лет назад
Inta jecel xabiibka shafecadisana rajayna hal mar igula saliya Allaahuma salli wasallim calaa saiyidinaa muxammadin wacalaa Aalihii wasaxbihii wasallam
@cawosanyare3224
@cawosanyare3224 5 лет назад
Bashir Barre scw
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Scw ❤
@ictimaadindhooyictimaadind5004
Subanaha majeclid hadiiba aad leentay meel aan munaasib ehen xero munkar kuma tuugsa lehen ee alle ka baq
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 лет назад
@@ictimaadindhooyictimaadind5004 haye abayo qali
@ictimaadindhooyictimaadind5004
Ok thnks
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 4 года назад
Xagan markaan Fiiriyo Jacaylkii Hore Axmed Cali cigaal iyo maryan Mursal
@princessamina9363
@princessamina9363 5 лет назад
jaceyl iyo Somalinima daremoya Marke laabta isagaliyen Fanaaninti hore ❤
@Aflaamtacusubhindi
@Aflaamtacusubhindi 5 лет назад
Wlhi ilin aya iga timi marki Uu Dhahay jaceelki Hore😭😭😭😭
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 8 месяцев назад
Our lgends ale cimriga ha idiin dhereeyo.❤🇸🇴
@amaansanfatma1166
@amaansanfatma1166 5 лет назад
wuuuwww jacelyki hore xasus wayen waleee Ahmed cali cigaall nolow abtiyo👏💕
@amalhussein7591
@amalhussein7591 5 лет назад
Fan kaa balaga dhaha wlh wali cadi bey utahay seygedi hore maryan mursal m. À inta ila aragtay like taa haila dhafina
@faysalmahamedcali6065
@faysalmahamedcali6065 3 года назад
Dabiyonasiib
@kaamilk8863
@kaamilk8863 5 лет назад
Maasha allah ahmed cali cigaal welcome to uk laakiin waa ka qaday xafladii loogu magac faray ahmed cali cigaal. Thanks my brother and sodoh. Ex .
@Sharoobo
@Sharoobo 5 лет назад
Cod wa codki ahmed ali egal kan fanka nagu haaya codna wa kan faladagan o an fanka uga bixi rabno war inti igu racsan like😂😂😂
@mohamedhassanosman8912
@mohamedhassanosman8912 5 лет назад
😂😂😂😂
@cabdicade9537
@cabdicade9537 5 лет назад
Nasro 100 like ba iga astahisha wana kugu racsanhy😂😂😂
@jibriilaadan
@jibriilaadan 5 лет назад
Nasra Love o
@jibriilaadan
@jibriilaadan 5 лет назад
Cabdi Cade asc
@jibriilaadan
@jibriilaadan 5 лет назад
Cabdi Cade
@mohammeddahir4981
@mohammeddahir4981 5 лет назад
Legend Axmed Cigaal waxay ahaayd in uu sigaara u dhunkado una xabadka u saaro Maryan Mursal
@caamiradehoffical1100
@caamiradehoffical1100 5 лет назад
sheekada cooper uu sameeyo taalo hadal iyo caqligayga waa 2 nin oo dad yidhi iinoo bafiya waxaynu heelayna wax aynu dhaxaalno dadkii laha jeebada ay la socdal boogaag ay samaysteen reerkoodii iyo naag uu samaysay 2 hees nicholos ayuu ka dhaadhini no reer dhan waaynu dhacayna waxaa laysku hayaa mashaqeeya dayaxii miise qaarba siiwada wuxuu samayni jiray
@caamiradehoffical1100
@caamiradehoffical1100 5 лет назад
wax ladhayo dadnaa ay leeyiihiin waa iishoqo waa 2 aan isku iiman
@fatushsaid7904
@fatushsaid7904 5 лет назад
Wlhi waan ilmeeyay ilahow sidi dadkeni hore iyo fanaaninteni hore gormen kuso noqoneyna anaku nasiib ma u Helin Inan dalkeni ku raaxeysano awlaadena ilahow iney dalkoda iney ku raaxeystan noo kas 😢😢😭😭😭
@khayre4094
@khayre4094 2 года назад
Naa wax hagaagsan ku ilmee
@princessamina9363
@princessamina9363 5 лет назад
Jaceylki hore ❤ Jaceylka dhabta ma dhamaado
@biggstone3573
@biggstone3573 5 лет назад
Raga soomaliyeed jacayl Ma yaqaanaan dhaha Axmed Cali.cigaal waa Somali
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 года назад
Yes
@ayaannaxidigtaawdal6408
@ayaannaxidigtaawdal6408 5 лет назад
Mazha allah hobalada wabari seey iskj jecelyihiin walhi waa tusale fan waa fankii hore
@abdirahmanabaadir1258
@abdirahmanabaadir1258 5 лет назад
Walaahi Somali sharaf ayey lahaan jireen maantana weynu kala daadsanahey in waliba meel ayey joogtaa Fanaantii sharafta Lahaa ayaa meesha ka muuqda ALLOW Somali midee
@shaymaalishabel6217
@shaymaalishabel6217 5 лет назад
Viva jacaylkii hore Mama maryan iyo baba Ahmed Farxad waarta
@kahaomar1829
@kahaomar1829 3 месяца назад
War wad wada nooshahiine mansha Allah
@fankahassan4335
@fankahassan4335 5 лет назад
Habyar maryan mursal ala maxaan qalbi saafu ah kugu aqiinay long life
@mukt89adam11
@mukt89adam11 5 лет назад
kaftan ma aha kulanka waaberi like ii saara bal idinka oo mahadsan
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 года назад
Axmed cali cigaal waa geesigii maryan mursal guursaday waxan uqirayaa inuu yahay shaqsi xor ah ooka qaan gaadhay Cunsuritada iyo qabyaalada hayb sooca Hanoolaado
@abshirajama9769
@abshirajama9769 2 года назад
3
@kareemabasheer9586
@kareemabasheer9586 3 года назад
Lbada ubadku ka dhaxeya sina kuma kala hadhaan😘😭
@xkhaalid798
@xkhaalid798 2 года назад
Maryan mursal hooyo wanku salaamaya from hargaysa iyo fanaaniinta kale sharafta leh wn salaamaya
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 5 лет назад
Axmed cigaal marku canada tagay meykal jackson ba xishodey
@djdakirofficial5415
@djdakirofficial5415 3 года назад
Naxdintisi buu udhintay michael jackson
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 5 лет назад
Legend Axmed cali cigaal Fanku ma burburin lkin hoos udhac aya kuyimi weliba dhanka abwaanada iyo fanaanintii oo dadki kale kabatay
@xafiidahmed9947
@xafiidahmed9947 5 лет назад
Waa. Iii kow caawa waa u qiray yaa salaaaam
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 5 лет назад
Dadwaa dadkii horee 😭😭🇸🇴
@xanaanbule7629
@xanaanbule7629 5 лет назад
masha Allah sey isu jacelyihin waa horey so xasuusteen ilaahow muqdisho nabad waarto noo siii viva Somalia
@ayanfarah9301
@ayanfarah9301 5 лет назад
eshcalaaaa fanaaan legend wlhi waaan fananiinta aaaan aaadka ujeclahay hees waxan jeclahay gadhuhu waxay ku faaanaaan guri iyo nin yeeleee waxa guurka kugu diray garan maaayo aniguye axyaaa hees wlhi
@ahmedabdi1090
@ahmedabdi1090 5 лет назад
I have a great respect for mama Maryan Mursal she has a clean heart 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@queenofogadenreercabdile2210
@queenofogadenreercabdile2210 5 лет назад
Absolutely wallahi thats what I was going to say manshallah she has a soft heart
@hodanyousuf7251
@hodanyousuf7251 5 лет назад
🥇🥈🏅🥈🥉⚽️
@ahmedhanad96
@ahmedhanad96 3 года назад
Indeed Mama maryann mursal 🇸🇴💙
@sharmarkeahmed6278
@sharmarkeahmed6278 2 года назад
She is great. I love her. A true somali icon indeed.
@SumayaMohamedAbdalla-du1sb
@SumayaMohamedAbdalla-du1sb 2 месяца назад
U6y⁷​⅝5⁵5@@hodanyousuf7251
@faultylog3713
@faultylog3713 5 лет назад
The lady with orange dirac, she aged gracefully and still looking young mashallah
@ilhaanmursalsaeedsaeed3020
@ilhaanmursalsaeedsaeed3020 5 лет назад
You right
@queenofogadenreercabdile2210
@queenofogadenreercabdile2210 5 лет назад
That's what I was going to say lol
@mokhtarahmedissa861
@mokhtarahmedissa861 5 лет назад
Qamar harawo waa qof qiimo ku leh fanka somalida
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 лет назад
qamar harawo ma weyna waa normal
@sharmarkeahmed6278
@sharmarkeahmed6278 2 года назад
Wey ka wada yartahay qamar wllo
@famadiomond8616
@famadiomond8616 5 лет назад
Jcylki iga raage agteda ayu fadhiya maamo maryan mursal ahmed cigaal jcylku hawaaro😍😍😘😘😘
@abdishakurmahamed7130
@abdishakurmahamed7130 3 дня назад
fanaanintii hore aad ayay isku jecel yihiin waxad ka garataa inay walalo wakhti soo wada qaatay yihiin shucuurtoda iyo wajiyadooda furan mansha Allah xayaka Allah dhamantiin
@queenofogadenreercabdile2210
@queenofogadenreercabdile2210 5 лет назад
Mama maryan mursal noolow edo manshallah qof qalbi wanagsan uqdad lahaan ayaa taheey 😘😗
@rayanrasmi1796
@rayanrasmi1796 5 лет назад
Queen of Ogaden Reer Cabdile inay is qaban ba fcnayd wlhi
@mowliidabdirsaaqabshir9212
@mowliidabdirsaaqabshir9212 3 года назад
ana adaan kudhayin
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 лет назад
Jacaylka madhamaado wa kaas cigaal iyo maryama cimriga allaha idin dhereyo Maryan iyo cigaal fanaan qaali ah
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 5 лет назад
Masha Allah! Axmed Cali Cigaal nolow! Axmed Cali Cigaal wuxuu ka mid yahay fanaaniinta Somaaliyeed ee aan aad u jecelahay. Weli dhalinyaraa tahay.
@dayibselaban6086
@dayibselaban6086 5 лет назад
War Illaahay U Noqda. Waqtigiin Wuu Dhamaadaye
@ahmedabdi1327
@ahmedabdi1327 5 лет назад
Soo dhawoow fanaan qaaliya
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 лет назад
Sidaas hadii laisku xushmeeyo Somali qurux badan ayaa laheli lahaa Mj Gabooye isaaq Hawiye eelaay laangaab iyo laandheere halawada raaxeysto Somalinimadaa na deeqda
@wizamintv9147
@wizamintv9147 5 лет назад
Wiilka Reer Cigalle TV qudhacow somalinamada waxd u taqaaana qabiilada somaliland somalia daga
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 лет назад
Aminto Films war maku fahmin laangaab Iidoor baa tehee Dadkaaga dhinac karaac
@wizamintv9147
@wizamintv9147 5 лет назад
Wiilka Reer Cigalle TV anuu Ma faqashland oo aan somali barey oo mantana boqol maamul ukale baxay ayaaan dhinac ka raaci karaa
@diimakhali451
@diimakhali451 5 лет назад
Laangab iyo laandher wax la idhaa ma jire ilaahayba ciduu doonana tarmiya ciduu doonana yareeye taa niyada gasho somalinimaduna ha ku deeqdo
@rumaanmohamed791
@rumaanmohamed791 5 лет назад
@@diimakhali451 saxiiiix
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 3 месяца назад
Adeer Axmed waa hanti qaran Allah ha inoo daayo❤
@saadaadchanal1411
@saadaadchanal1411 5 лет назад
C/raxmaan soomali welcome sxb wanku slamy
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 5 лет назад
Abdirahman soomaliyoow Wllo noo soo dhamaystir showgii Cigaal Hal xabana haka tagin Damaashaadkii meesha ka dhacay
@nisarjaan4309
@nisarjaan4309 5 лет назад
Abb
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 5 лет назад
War hadaan tolnahy Azxpey numberka fanan dige iikeena pls
@fatimae6905
@fatimae6905 5 лет назад
Dadkii horaa dad ahaa ya ila aminsan somali mahamadey Like ta plz
@hafzamohamed9997
@hafzamohamed9997 5 лет назад
alx ilaahow mahadaaa olaaahy waaan ilmeeyey markn arky Faniin aad nòogu weyn ilaahow waaayo badan nooodaaa
@NOFarah-jl1du
@NOFarah-jl1du 5 лет назад
Mr cigtaal broke the bariar...he advocate real equality....it was history and great step to Marry Maryan mursal
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 5 лет назад
MM Y yes indeed
@khadarjama3859
@khadarjama3859 2 года назад
Estelaaant
@libanmohamed4517
@libanmohamed4517 5 лет назад
Jacaylki horee 😂😂❤ Jacaylba wa ka ugu horeeya 😂
@qalnjdacolyahan6739
@qalnjdacolyahan6739 5 лет назад
Liban Mohamed sax wa runta walhi like iga filo huno
@somaliisone6842
@somaliisone6842 4 года назад
Msh allh fanaaniin qaliya idinka kasiijooga dadkiwangsana ee nadiifta aha allah cimriga idiin barkeeyo dadkii nadiifta aha ayaad kanooshihiine cimrigiina inta hadhayna allahydin barakeeyo dambiginii hore iyo kiiniidanbaba allaha dhaafo noolada
@bilaalabdi8626
@bilaalabdi8626 5 лет назад
Allah wax ma qiyaase waa mid wax kasta og shaydaan yahow
@user-tt8ke7mz3o
@user-tt8ke7mz3o 2 месяца назад
Bal fiiri ahmed ixtiraamkiisa wuxu jiro jacaylkii hore yacni dadka kuma jirto ❤axay ax
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 5 лет назад
Jacayladii hore isa soo xasuustay😁😁
@caddecade2667
@caddecade2667 4 года назад
dadkaan ayaa dowladnimo waxey tahay kashekeyn karo' long life
@Ahmed-ITPro
@Ahmed-ITPro 5 лет назад
Wiish iyo Solo labis xumaa:-)
@somalidhalada8957
@somalidhalada8957 5 лет назад
axmed cali cigaal waa fanaan soomaliyeed lakiin qaar wel yar wax ku shubtoo qabyaalad iyo qabiil u dhurtaa jooga 😲😲😲
@youngdahir
@youngdahir 5 лет назад
Waxasa fannaani Lipaxinti fanka ee Somali lahayd
@MohamedwiliAbdille
@MohamedwiliAbdille 2 месяца назад
Somali hanolato guys am proud to be 3:21 somali
@rashidcabdi1236
@rashidcabdi1236 5 лет назад
Allaha idin hanuniyo...
@hiboosmaan4092
@hiboosmaan4092 3 года назад
From hargeisa fanow hooyada was bal waakase eeg maalinba fanan ayaa nala hor wada xasan samriye xasan gareed wuxuu laxanka saaray 1000 hesood k badan waana laxamiste qaran wuxuu istahilay inaah taalo loo dhiso waayo qualityga uu leyahay way adagtahay in la helo balse fanan waa la heli karaah somaali waa been been jecel xataa hesaha wadaniga wuu u saaray laxanka sida soomali dhoyla roonow somalida uroonow bal wakaase wax hadal haya maqal xaal qaado ninka somali legend u ahow waa umada kaliya ee halyeeygoda dayacda🇮🇹🇸🇴
@moyaa1852
@moyaa1852 3 месяца назад
Adigu Somali baad ka hadlin calanka gumaysta xagee dhex wadaa Get f Out Here Shuubo yahay maskaxdu dhaqantahay
@marianneeden5082
@marianneeden5082 5 лет назад
Miss and love #hobolada waabeeri cimri dheer iyo caafimaad Ilaah idiin siiyo.
@amineta9166
@amineta9166 4 года назад
legend ahmed cali cigaal abe somaliyed ❤
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 5 лет назад
Qadiijo qalanjo the most beautiful lady on somalia
@aliHussein-zk5oy
@aliHussein-zk5oy 5 лет назад
@
@fuaadhassen7379
@fuaadhassen7379 4 года назад
Waan ka hella Heesahega
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 года назад
Yes she was miss Somalia
@mmluckylucky2245
@mmluckylucky2245 2 года назад
On somlia mahee luuqadaa iskaga hadal
@hassandubow2820
@hassandubow2820 Год назад
​@@mmluckylucky2245😂😂😂 You're a great pedant, Lucky. Ku darso oo we're not in a platform where people test their linguistic prowess. Awoowga la Janne Prepositionka qaldan maxaa ku tuusay.😂
@nageeyemahadjabane2401
@nageeyemahadjabane2401 5 лет назад
Waan oynayaaa waaa qaran dumay haradi kahary allow Somali iskusoceli
@jamadshekeye1270
@jamadshekeye1270 5 лет назад
Amiin
@mariza101_
@mariza101_ 5 лет назад
Hmmmmmm camal heesaha ama fanaanimada waa ey isku jecel yihiin 🤔 hmm lakin shiihk ama wadado meel kuwada Kulmaan oo sidaan isku jecel Ma aana arkin talow Ma camal shedaan ayey dadku isku jecelhiiin xitaaa qabiil qabiilki xitaa waa ey iloowen 😂 Subxanalahaa shockingly 😮 they don’t care poo land land IWM 😂 😂 😂
@miimashariif2394
@miimashariif2394 5 лет назад
Aaamiin
@mubarikabdalla5963
@mubarikabdalla5963 5 лет назад
Walahi waa ilmeeyay ilaah sharaftoda ha dhawro fanaan waa fanaan kii hore
@iidaadiiidaadi4854
@iidaadiiidaadi4854 5 лет назад
Mashallah
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 лет назад
Jaceylku kii hooree maryan mursal khadra dahir un ba maqan fananiintii horee qiimo badna anigu aad u tageera
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 3 года назад
Legend ahmed cali cigaal fanaan waynoo qiime leh weeyaan runtii
@mohammadfarahadam6769
@mohammadfarahadam6769 2 месяца назад
Ilaahoow soo hanuuni dhamaantood
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 лет назад
Seynab Cige Legend weligey ma arag Gabadh ka cod Macaan seynab Cige
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 года назад
Wiilka Hargeysa jecel waa runtaa kkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣
@wazgoin6926
@wazgoin6926 5 лет назад
Waa geesi Ahmed ali cigaal
@nabadoonsiciidlibaan291
@nabadoonsiciidlibaan291 5 лет назад
jacaylkii hore agtayduu fadhiyaa
@kamadagexasan6266
@kamadagexasan6266 5 лет назад
Fanaan qaran ayuu ahaa Axmed Cali Cigaal
@muuseyuusuf5177
@muuseyuusuf5177 5 лет назад
janada halagusoo dhaweeyo axmedow
@abdirizaaqhonda3930
@abdirizaaqhonda3930 5 лет назад
Masha allh Dadkaasi Waa Wadad is jeclaa
@madaale571
@madaale571 5 лет назад
ax yaa dadanha waa dadki hore haadalha waa indu yiirih
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 5 лет назад
I love how my people love one another guys We’re all SOOMAAL after all love ❤️ it🙏🏽💪🏽
@hallieelmi
@hallieelmi Год назад
Pll Lee please 0p CT by Dr
@khadra118
@khadra118 8 месяцев назад
@@hallieelmihijiij 3:01 ihi
@khadra118
@khadra118 8 месяцев назад
M
@sultanabdikarshe6065
@sultanabdikarshe6065 7 месяцев назад
Really somali people are so kindful and hospitality.
@user-mz1qb6um4n
@user-mz1qb6um4n 4 месяца назад
​@@hallieelmi999
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 10 дней назад
Allahayow iyaga iyo annagaba na hadee. Ilaahay halaga baqo
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 8 месяцев назад
War yaareheen Ilaahay haddu cimrigaa idinsoo gaarsiiyey ciyaar iyo cawaysba waad soo dhammaysateene Ilaahay u toobad celiya bacaaaaac dambe idinkua hadhin ee quruxdiinu waxay ku jirra xibaado Allah Camal wanaagsan oo ku khaatumaysataan. Khayrka Allah ha ina waafajiyo anaga iyo idinkaba.
@isseosman3574
@isseosman3574 5 лет назад
ala maxaay waqti fiicn ku sooqteen hobolada wabarisoomalia . manta kuwa waxy leeyihihiin kac kac.
@ismaelawale1908
@ismaelawale1908 2 года назад
Augsal Mark master maska essen 2022 neujahre 1 neujahre 2022 ah
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Год назад
Wadsalaamantihiindhamaantii fanaaniinti waabari ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lakuufarah7013
@lakuufarah7013 4 года назад
Axmed Cali cigaaaaal legend jacaylkiii hore💋💋💋💋❤️❤️💯
@abdihameidhusseinsayid4250
@abdihameidhusseinsayid4250 5 лет назад
Waa murdtidii Xasan Sheekh mummin alaha u naxariisteee
@ayanahmed9007
@ayanahmed9007 5 лет назад
Mnsha alh dad waa dadki hore pig respect ❤❤❤
@abdulrasakharuse82
@abdulrasakharuse82 5 лет назад
Waxaa loo dhaweyey sidii madaxdweyne oo kale
@dagandeeqa4383
@dagandeeqa4383 5 лет назад
Duqda yar 😍
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 месяца назад
Sida isu jecelyihiin ama isu jelaan jireen wax lasiista laheyn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@puzkoudohali700
@puzkoudohali700 5 лет назад
Walhi waa farxad azxb aad in badan wakhati so wada qadateen yarAntiini hadana inkoo wayeel noqday ilahay is kiin tusay waa farxad
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 5 лет назад
Zola 39 jir baan ahay baan ahay baad leedahay Qadiijo qalanjona waad joogtey wakhtigeedii.
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 4 года назад
Sharuuuu ga somalia ayuu ahaaaa
@kaahiyewarandheere3283
@kaahiyewarandheere3283 5 лет назад
Mj caadi mahin dayax bee geeyen cigaal waxee dhaheen cigaal maa amerika yimid Hada baa lo baqaa nin kii micheal jaksan ahaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@akamsharif
@akamsharif 5 лет назад
kaahiye waran dheere 😂😂😂😂
@mucaawiyahabuuyacquub621
@mucaawiyahabuuyacquub621 5 лет назад
Walee waa qoor geel lagu daray mcl
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 5 лет назад
Walee hobaladii waa bari waa is Helen ❤❤❤❤❤❤💓💓💓👌allow sidii hore nagu so celi iyo si ka fcn😢
@ikranhashi9746
@ikranhashi9746 5 лет назад
👍
@mohamedmohamedmohamedmoham1570
Yes we will need your email
@nrx8684
@nrx8684 5 лет назад
Seynab Xaaji Buraako ayaa Somalia quruxda u qaaday 1970s
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 лет назад
Saynab ali cige ayeyo nolow Oo ilhy hakaa sarowfanka alehj uguma dilo
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
#mamo maryan mursal ciize 😍😍😍👏👏👏👏👏👏😘😘😘😘😘
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 5 лет назад
Waxay ahaayeen dad qaali ah oo wadaniyiin ah inagana dhaqan iyo dal jecel. Noolaada waaberi
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 2 года назад
Maxaa legend isu yimi
@naqwarage9675
@naqwarage9675 5 лет назад
Zaynab cige waanba garan wayey miskiina
@halkaracademy2551
@halkaracademy2551 5 лет назад
wabarii intii ka hadhay allah maxay wakhtii soo mareen daren aya ii galay wlhi ax
@arsenalhalyey2223
@arsenalhalyey2223 5 лет назад
alahayow soomaali midee saasan ku quruxbadanahay
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Год назад
Qadiijo qalanjo wad salaamantahay dumashi allaha kubarakeyo caruurta igusalaan
@inamohamett1693
@inamohamett1693 6 месяцев назад
Wll war maka haysaa I love her wlh imisa caruura u joogta? Odayna ma leedahy
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 лет назад
Axmed Cali cigaal 😗😗😗😗
@aliHussein-zk5oy
@aliHussein-zk5oy 5 лет назад
A
@aliHussein-zk5oy
@aliHussein-zk5oy 5 лет назад
Somall ghn 'W '9
Далее
Я ВЕРНУЛСЯ 🔴 | WICSUR #shorts
00:57
Просмотров 2 млн
Axmed Cali Cigaal Hees aad u macaan badan
4:48
Просмотров 80 тыс.
Hobalada Waaberi ( Mogadisho 1987 )
5:23
Просмотров 1,6 млн
МЫ ПОХОДУ ЧТО-ТО НАПУТАЛИ
0:20