Тёмный

Axmed mooge iyo faadumo axmed (maxay dantu ciishay wiilo) 

Foore channel
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Fadlan subscribe | share | like waa dhankiina hala dhaafin

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@abdisalam4728
@abdisalam4728 Год назад
ma aha ahmed mooge saxib magaca iska sax
@musekhadir3888
@musekhadir3888 2 года назад
Codkan waa cabdi nuur iyo faduma axmed
@maxamedfarcaano7454
@maxamedfarcaano7454 4 года назад
Maaha Ina Mooge waa Cabdinuur Allaale hayeeshee waxaa horay Faaduma ula qaaday Maxamed Aadan Cismaan Dugsiiye. Ilaaheey jannooyinka sare haku arsaakho Faaduma Axmed Dhimbil Mahadsanidiin
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 года назад
war kani wa axmed mooge cabdinuur alaale wuu qada lkn kan hada qadaya wa axmed mooge
@Foorechannel
@Foorechannel 3 года назад
Buux ciise saaxiib aniguba waan qalday oo kani maha axmed mooge liibaan ee waa cabdi baadil lkn heestan oo waxaa ugu cod macaan marka uu qaadayo axmed mooge ayaan dhageystay isagoo jabouti laga qabtay heestan walaahi wixii horeba quba ayaad odhanaysaa saaxiib
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 2 года назад
Foore. Fadlan doon heestan Ahmed Moge oo qaadaya.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 года назад
@@Foorechannel saxib ninkani ilama aha cabdi baadil cabdi baadilna isaga inta badan tuman jiray kabanka kabankana hada ninka tumaya wa xudeeydi sidan jeclahay cabdi nuur allaale iyo cabdi baadil labada ilama cod eka ninkan axmed mooge ayan ka qadi wayey cidkasta ha dide wad mahad santahay wllo
@fihiimamaxamed7041
@fihiimamaxamed7041 2 года назад
waxaqaady.axmedmooge
@adali47ali26
@adali47ali26 3 года назад
Abdinuur Allaale & Fadumo Ahmed Dhinbiil.
@Foorechannel
@Foorechannel 3 года назад
Hada ninka waadaya ee faadumo axmed dhinbiil la qaaday miyaad garanaysaa sxb? Gacanta cuudka u garaacayaana waan aun maxamuud ismaaciil (xudaydi)
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 года назад
waa maxamed mooge Allah iyo faadumo axmed ee magaca iska sax
@Foorechannel
@Foorechannel 4 года назад
War ma ah ee waa axmed mooge sxb kani lkn maxamed mooge wuu qaada Waxaa ugu horeeyey heestan fanaanka maxamed aadan dugsiiye iyo faadumo axmed duur waxaa kaloo qaada isna cabdi nuur allaale
@xamseclaahi5829
@xamseclaahi5829 2 года назад
Alaw unaxariiso aamin
@omaribrahim3263
@omaribrahim3263 Год назад
Download
@ismaildoubad9007
@ismaildoubad9007 4 года назад
Heesta asalkeedu waa MAXAMED ADEN DUGSIIYE iyo FADUMO AXMAD DHINBIIL imikase waa C/NUUR iyo FAADUMO
@essemohamudbotan5284
@essemohamudbotan5284 2 года назад
Heestaan yaa lyrics keda nagu caawin kara?
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 года назад
Fanka ciyarta ka daya wa cabdinuur iyo faduma wadba ka dhex maqlaysan cabdii gabadha o leeh
@Foorechannel
@Foorechannel 4 года назад
Aar maahee anagaa joognee goobte
@abdirahmanismail347
@abdirahmanismail347 Год назад
Foore channel maaha axmed mooge waa cabdinuur Allaale
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 года назад
Waryaa foori heesta ciwaanka wax ka bedel.maxamed mooge AUN maaha ee waa cabdinuur allaale . Waa hadaad acadimic that. Hadaad dahir calasaw oo kle that yeelkadaa..
@suadhussein7896
@suadhussein7896 4 года назад
Hersta hore waxa ula qaaday aden
@suadhussein7896
@suadhussein7896 4 года назад
Maxamed aden Kanu waa cabdi Nuura Alaaleh
@Foorechannel
@Foorechannel 4 года назад
Maxamed aadan dugsiiye ayaa
@Foorechannel
@Foorechannel 4 года назад
Ayaa hore u qaaday waa cumar aadan dugsiiye walaalkii ninka qasaa,idka
Далее
Axmed mooge iyo sahra axmed hees macaan
8:44
Просмотров 1,6 тыс.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
Indhii Ku sibiqsaday, Axmed Mooge iyo Fadumo Axmed
4:46
Ahmed Moge Heestii Weriseey dharaarahan
8:33
Просмотров 70 тыс.
Mudantii Haweenkay
9:58
Просмотров 18 тыс.
Laxanka Halhaleel - Xaliimo Khaliif Magool Aun
11:57
Просмотров 30 тыс.