Тёмный

Axmed Yaasiin Digfeer Heestii | Nabsi | - Lyrics - Mudug Boy 

MUDUG BOY
Подписаться 74 тыс.
Просмотров 59 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 12   
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 3 месяца назад
Markan heesta fanaanka qaadaya waa jaango maaha digfeer
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 месяцев назад
#ERAYADA HEESTA LYRICS. Dhulka oo barwaaqo ah Anigoo bulsho ahoo Banka jooga Qoraxay Sow markaan is baranay Bidhaantaada kumaan arag Sidaad tahay bil dhalatiyo Biyo wabi dhexdoodoo Bahaladii yaxaaskiyo Jeertii sow imaad barin Baashaalka galabtii Markaan joognay beeraha Aaway baaqdankeenii Jacaylkii ma baa bay Anigoo u baahan Bidhaantaada inanyahay Ayaan buulka reeraha Ku baryaa Habeenkii Nabsi waa balaayee Waadigan bulada ciyaaree ka boodee Had maad booyi doontaa Ana aan tuman baloolay Caku barashadii yahay Dhawr beri hortood Sow Lamaan bukoonoo Beerkiyo wadnaha waxaad moodo bahaloo Bini aadmi ila qabin Boga igama haystaan Baadkiina kama Go'in Biyihii kolay tahay Maruun baan bogsoonoo Hadii aan naftani bixin Anigoo bed qaba Adna ay bestaa noqon Dumar haw badnaadee Bini aadam waa saase Markaad taadii bogatay Miyaad Laba Boglaysay Nabsi waa balaayee Waadigan bulada ciyaaree ka boodee Hadmaad booyi doontaa Ana aan tuman Balooleey AHUN ustaad A Y Digfeer Amein.
@xuseenhamsheri6283
@xuseenhamsheri6283 23 дня назад
Erayada heesta qaar baad dhalan badashay sida kale waad dhigtay halkeediii guulayso aaway baarqankeenii jacaylkii ma baabay
@AbdikaremIbrahim-un7dt
@AbdikaremIbrahim-un7dt 4 месяца назад
Infrastructure 🎉❤
@axmedaadan2933
@axmedaadan2933 5 месяцев назад
Biyihii kol ay thay
@Apdikadirduaale
@Apdikadirduaale 9 месяцев назад
Still 2024❤🎉
@MCkarin-op5nl
@MCkarin-op5nl 7 месяцев назад
❤Vladimir 😢😊
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 10 месяцев назад
❤😮
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 7 месяцев назад
2024 😢
@charmakerached3683
@charmakerached3683 7 месяцев назад
❤❤❤❤😢je suis
@HalisTa..22
@HalisTa..22 5 месяцев назад
Beerkiyo wadnaha waxad moodo bahalo Bini aadmi ila qabin Bogga igama haystan Baadkiina kama gu,in Biyihii koley tahay🤦‍♂️ Mar unban bogsoono Hadii ayn naftani bixin Anigoo bad qaba Adna ay bestaa noqon✍ Dumar haw badnaadee bini aadmi waa saas🙇‍♂️🙁
@nimobilleomar2864
@nimobilleomar2864 Месяц назад
2024🥹🥹😭
Далее
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
Просмотров 190 тыс.
Yassin Axmed Digfeer |  Buugii Sirta | Biir
6:29
Просмотров 1,4 млн
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Просмотров 130 тыс.