Тёмный

Ayada oo caanka ah Tik tok ayay 22 kun dollar ka cuntay telkana ka xiratay xiisad ayaana ka dhalatay 

Illintir
Подписаться 402 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 235   
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 3 месяца назад
Tiktok nin gabar ka raadiyey.. public ah isagaa gardaran. Qofka dumarka ah ku guurso : Qurux, Nasabad & Diin. Waxaana ugu fadli badan qofkaad diin & asluub ku hesho. Allahu Aclam
@abdikadirali9167
@abdikadirali9167 3 месяца назад
Waa dhibato asaga uu geystay gabadhana wx laga rabaa in ay ninka is gursadan ama lacagti ay celiso Allh na u towbad keento Allh waaa غفور رحيم
@maryambishar1913
@maryambishar1913 3 месяца назад
Aniga wsxa ila qaldan wiilka sababto ah hadii xitaa ugursanaayo ma xoolahaada oo dhan miyad kuburburineysa war waxa isku fala raga an xisabtameen gabadhan waxan leeyahay allaha kusoqabto wad ceeboodaye
@aadammohamed3856
@aadammohamed3856 3 месяца назад
Waaku macaantahay dhaadhaanka neef waaye asagaa zaani ahaay zaaniyad kalena weey heshay waana haboontahay
@brotherf
@brotherf 3 месяца назад
Congratulation
@abdirasaknour5573
@abdirasaknour5573 3 месяца назад
Isaga ayaa dhibtaa isku gaystay waana dhacday lkn ayada laba uun inay ninka ku soo noqoto oo ay guursato ama inay lacagtii iska soo celiso
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 месяца назад
Subxaan Allah 💔💔😢
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 3 месяца назад
waa.dayuus
@alsal24sports87
@alsal24sports87 3 месяца назад
22 kun xanuun waye
@guleit89
@guleit89 2 месяца назад
Xaliimoyinka hada jiro qattar amni ayey kuyihiin faraxyasha taiwanka ah oo hada jira 😂😂
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed 3 месяца назад
Lacagtaas wey qasaartay
@nalkahirsi8472
@nalkahirsi8472 3 месяца назад
Hhhhhhhh waa yaab xaloah raga laga cuno waa xaran madama qiyanyslo
@HalimaIbrahim-p6n
@HalimaIbrahim-p6n 3 месяца назад
Asaga gardaran wayo naag suqa tagan raga dhexda kaga jirto sidu mustaqbal oga radiya Allow willasha noga qabo
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 месяца назад
Wax dhintay badanaa Waxaan u arkaa marin ay laheyd inuu la gaar maray meel xun bey ku baxdaa
@Fadumohalgan
@Fadumohalgan 3 месяца назад
Naag tiktok buu aaminay asagaa wax fiican aan ahayn cuqubaa haysa
@fayecooking
@fayecooking 3 месяца назад
😂😂😂😂
@awalenuro4947
@awalenuro4947 3 месяца назад
War gabadha noshega where's Somali FBI?
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 3 месяца назад
Naagaha tiktok waa halis weyn 22 000 waa lacag farabadan Allaha uga sahlo
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 3 месяца назад
Waa sax lakiin danbiga asga leh naag uusan qabin buu aaminay
@Haashim3460
@Haashim3460 3 месяца назад
Isagaa nacas ah waayo yaa yidhi naaga tiktok aamin
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 3 месяца назад
Gabdha Somaliya ku nool intooda badan,waa qaaimiin,tuugo ah,oo aan Daacad aheeyn oo aan Allah ka cabsan. Waa naago mooryaan ah.Wiilasha qurbaha ku dhashay,waxeey u maleeyan sida gabdhaha qurbaha ku dhashay,ay daacada u yihiin in ku somaliya joogane ay daacad u yihiin.Lkn
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 3 месяца назад
adigon😂cidna cayin gabadhu maxabad ayey ku haysay waacadi isgaa xor ahaa maxadhibay imisa isqabah nin kalabaxsaday lacag meldaran kaga dhuntay cajiib 😂
@رومارينهوالجمعالي
@رومارينهوالجمعالي 3 месяца назад
​@@isramaxamed4963waa runtaa cid qasab uga qaadatay ma laha isaa xor ah ayuu bixiye marka waa qalad uu isagu leeyahay
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 3 месяца назад
@@isramaxamed4963.Gàbadhu ma xabad. Ayeey ku heeysay.Markaad dheheeysid Isbaaro,inay U dhigato miyaad rabtay. Intooda badan inay baahan yihiin.Waacadahay
@lacag-lacag
@lacag-lacag 3 месяца назад
Naag tiktok caanka ah, qofka aaminey wuu u qalmaa waxas iyo wax ka daran😂😂😂😂😂😂😂
@Kimodadon
@Kimodadon 3 месяца назад
Runtii lacag kuma sheegan karo sababtoo ah kama deynsan kama xoogin ganacsi la’og yahay kumeysan jirin hadii gift uu TikTok ku qarash gareeyey ee dadka haku gardaroon wiiloow
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 3 месяца назад
Lacagta waa lagu leeyahay ee ha celiso Lacagta dadoow
@yooniscali1488
@yooniscali1488 3 месяца назад
Qof caan ah wiil ama gebedh ninkii aaminay asiga isdsyacay.
@hakimh22221
@hakimh22221 3 месяца назад
Doqon ba ka shekeyneysaa 😂😂 ee qof caqli leh shekadisa no so diyaari sxb
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 3 месяца назад
Xasabuna Allah wa nacama wakiilan
@zeynabmohamed8079
@zeynabmohamed8079 3 месяца назад
Walaalay allaah waaxidkii ku abuuray adigoo hortaagan xasuuso xaq ina aadam iska jir allaah ha naga ilaaliyo walaalayaal
@zakariahassan7228
@zakariahassan7228 3 месяца назад
Amiin abayo
@MohamedAbdiwali-wv6lo
@MohamedAbdiwali-wv6lo 3 месяца назад
M a talo fican waye wll lkn yaka dhagesanayo ma moqdisha jogta
@hawafarah2410
@hawafarah2410 3 месяца назад
Gabadha waalidkeeda waa iney xalkagaarsan gabadhoida maadama ay family wada yihiin hadii kale gabadhaas waxay wahaheysaa xanuuno badan ooqalbigeeda kusoo noqnoda alow sahal amuuraha amen
@Jey17-xy9lu
@Jey17-xy9lu 3 месяца назад
Wa wil waalan 22kun dollars 💸 💵 💲 alaga dardaro kaas saac nasiibkisa dadkan diwida jiran ehelkoda wax masiyan sidan aya lacagtoda lo cuuna doqomada taag maxkamada hadii ad wax ka heleysid suaasha koowad lacagta ma lagA dhacay qori ma lugu qatay mayA isbaro ma lugu dhigtay maya muluga qasbay maya sii qayano ma laga qatay maya aniga waxan dhihi laha meshada iska joog dadkan ha istusin hadi dadka ey bartan waxey le yahin dabalki waakay 🎉🎉🎉🎉🎉1000$ xita beben kuma dhiwayi wa is arosena kista keen hoo waxas macqul ma ahan aniga waxey ga wA itus o I tabsii hadi kale nugu kala waad
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 2 месяца назад
Ayadaa ugeeysaya waayo ragu waa masaakiin qaarkood waxayna rumeestaan dhagarta dumarka waa weyntaha illahay baan ku sheeygay quraanka asagu sey see buu uaaminay naag aay kabartay media war is illaliya rag iyo dumarba marka anigay waxaa la weydiinayaah culumaday waxaan ka dhageesta sheikh dirir oo ka hadlay sheekadaan oo kale waxuun yiri oo gabarbaa tiri nin baan lacag ka cunay mana kuursan nin kale baan kuur sayday marka ninkii baa igu yiri ii soo celi lacagtaydii marka sheikhoow maleygu leyahay lacagtaas ileyn asagaa isiiyey waxuu dhahay celi lacagta waxuu ku siiyey in uu kuguursado but waad qiyaantay ee uceli lacagtiiso marka naagtu waa tuugo ee willka ooga qaaday lacagtiisa ascw ❤❤❤
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 3 месяца назад
Abdi please sheekadaan waa sheeko ciyaal suuq yeesan credit bad ah kuu yeelin ninkii la dardaray asee u talaa
@aliosman8874
@aliosman8874 2 месяца назад
Khair Allaha kadhigo, HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 3 месяца назад
Lacagta guurka lagu balamay waa lagu leeyahay tankale lagumalaha gabadha lkn sey walahi qayaamo ma yaqaanan
@saynabjama8160
@saynabjama8160 3 месяца назад
Waa xanuun laakiin isagaa qaldanaa inuu is hubsada hadaba lacagtaa waa lguleeyahay siday culumadu tidhi wuxu usiinaayay lacagtaileen inuu guursado ama way bixin lacagta ama waxay gali xabsi way khiyaantay ileene
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 3 месяца назад
Naag tiktok joogta anu ilaahayba ile mustaqbal kaman raadiyen hal dollarna uman direen
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад
Madaxa muxuu lahaystaa 22 kun dollar maxay tahay RAGGA DUUNYO LUNKU MA DHIBO EE WAX KALAA JIRA
@abdiqaniali694
@abdiqaniali694 3 месяца назад
Nin weyn oo gar iyo gafuur leh oo nin iyo naag xiriir kooda ka sheekeynaa war dumarka shaqadooda u daa ee shaqeeyso
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 3 месяца назад
Ninkaan waa qalin shubato. Waxaa la yiri iyo sheeko sheeko macaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@roodacismaan952
@roodacismaan952 3 месяца назад
حسبي الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم سبحان الله Anigu hdaan fikir kayga ka dhiibto soomaalidu waxay tidhaahdaa findhicilku maxalaalbaa mise waa xaaraan iyo soo hadal qaadkiisu ma banaana adigu wax wanaagsan baa lagugu bartaye ceebta gabdhaha iska dhaaf waa aakhir saban ceebtii lacag noqotey kooxdaa ha ku biirin risiq xalaala oo diintu baneysey ku shaqayeyso ma fiicna wixii danbiya ee ceeb ah in follow lagu raadiyo ceebta islaamka waa la asturaa Wllo anagana hana danbaajin iyagay u taalaa cafwan huuno
@HorriHorri
@HorriHorri 3 месяца назад
Waa caaq caadi ah
@mohamudabdirahman622
@mohamudabdirahman622 3 месяца назад
Walalka waxaan odhan lahaa marka koobaad walaloow ilaahay aamin yacnii ilaahay isku xidh qalbiga ilaahay hakuu dajiyo isdaji ilaahay bari in uu kaa masaxo qalbigaagana ilaali Xoolo waad heli kartaa markasto lkn ilaasho xaafamaad kaaga oo qalbiga deji Waan kusoo ducayn alla idankiisa
@amayaa4363
@amayaa4363 3 месяца назад
She is very dishonest person and she should pay his money back even though he gave money to her voluntarily. Otherwise she collect unlawful money. He is not smart guy unfortunately😮.
@fadumojama22
@fadumojama22 3 месяца назад
Wiilka waxankulatalinlaha midad isggaranaysan radso TikTok nag karadso wa mucujuso
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 месяца назад
Sheekadan xalliye ku wareeji
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 3 месяца назад
Usaan is ceeben oo Haaska amuuso naage baan laacag siiye oo waan daac weenay YUUSAN IS CEEBEN EE ISKAA DHAAF HEES CEEBEN OO BAANKA HEESKENI
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 3 месяца назад
Asiga naag xun lesku Aamini karin tiktok dhax fadhiso 22 kun ya ku qasari yiri stupid waye we ku reysaa sheydanka dhul mu gadanoyo marku 22 kun nag daba madow ka cuneso
@mohamednur3565
@mohamednur3565 2 месяца назад
Gabar xumaaan ku caaan baxday seee ku aaminay
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 3 месяца назад
Kkkkkkkk jecliyaa ragga jabkoda gabar fican baa heshey halkas ka wad .imisey gabar ciileen waryaa gabadha lacagta kama xogin adigoo xiskaga joogo ayad u dirtey Wa khalad kaga danyeerbaa tahy . Mida kale gabar lacag lasitey lama soo ceshto dhaqanka somalida wa ceeb .22kun waxas wax weyn ma ahan jacel bey ka gadtey .
@XaawoNuur-m3c
@XaawoNuur-m3c 3 месяца назад
Somali waxeytiraahdaa room taxman maahan waalacag uukudhiibay iqtiyaar marka Aniga waxaan dhihin lagama smear alaha kusiiyo waaye Hadley Keating waad materialists
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 месяца назад
Asagaa khaldan sababtoo ah qof uusan aqoon fiican u lahayn oo hadana uusanba qabin muxuu waxaas oo lacag ah usiiyey wax yar oo maanta intaas shaah kusoo cab la garay laakiin 22 kun waa arin waalan cod xoog uuga qaaday maleh haka samro gabadhuna way ku khaldanayd khiyaanada
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 3 месяца назад
Wl waxba lagama qaadine isagaa Lacag la roorayee ninkii labeevka ahaa ee aad caruurta indhahooda nagaga abayuustay dadka kugu xidhan ee aad ka kuu jecel waa in aad ka soo raaligeliso Hi ashraf waaye.??????
@star-ln1ke
@star-ln1ke 3 месяца назад
TikTok naag dhex fadhida marwo ma noqoto Gabdhaha xijaaban maxaa idin tusi waayay ragow??
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 3 месяца назад
Abdiasiis sheekada inay run tahay maxaa ku xaqiijisay ileen qofkasta sheeko wuy iska sheegi karaaye waxan sheeko dumar waaye Abdiasiis ee ilintir ku laabo
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 3 месяца назад
Yaa ka kudaayo xabsi hala dhigo sxb waligay shanboqol xitaa laygama cunin walhi 😂😂😂 hadana inshalah laygama cunidono
@adenaden4600
@adenaden4600 3 месяца назад
Waa wax inta badan dhaca lkn naag baraha bushshada caan ka ah inuu lacag intaasi la dhan isaga oo aanay xaaskiisa ahayn ku aamino fudeyd badan ku jira. Laba mid unbaa wiilka ubanaan 1. Inuu reerka ka raadsado lacagta. 2. Inuu iska cafiyo. caloosha dhuuqsado oo uu ragnimadiisa cuskado Cadharna ka barto jaceyl tiktok inuu prank yahayna ogaado.
@odayjama1829
@odayjama1829 3 месяца назад
Burcad jacayl 22000 cuntay taliye shuute haloo geeyo
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 месяца назад
GABADHA LACAG BEY JECLED WIILKANA GABADHA BUU KLJECLA, 😂😂😂 IYADA LACAG HAKU WEYSO ISAGANA JECELKI GABADHA HA WAAYO OO GABAR KALE HA ISKA RAADSADO
@ubax3018
@ubax3018 3 месяца назад
Ileen gabdha tiktokarka doofaar Nimada waalidkaaba ku og subxaana llaah
@marwoali6189
@marwoali6189 3 месяца назад
GABADHAAS Waa Khaayimad haday qisado dhab tahay Maxkamad ha soo taago Loyar ha qabsado.
@rolaothman7700
@rolaothman7700 3 месяца назад
Nin familkisa bahan oo gabaru qabin lacag ku beelayo wu xanunsan yahay jaceylka iib ma aha lacagtana iqtiyaari buu ku bixiyay wxan dhihi lahaa willkas cashar ka baro wilasha sey walahi durius bdan ey u bahan yihiin nolosha maanta jirto iney bartaan
@CaziizociiseCiise
@CaziizociiseCiise 3 месяца назад
Kaasi wuxuu ahaa danyeer gorile ah Mac sokor muxuu hoyadii usinwayay sug sug inu siyo is ka daaye waxaba laga yabaa in hoyadii gaajo ey lajogto guri daruf ba,anina ay dashatay hoyadas
@Cibado99
@Cibado99 3 месяца назад
Iyadaa khaaimada ee lacagta ha iska bixiso kul ay bixiso intii ay dukaanka ku furatey iyaday u fiican tahay inay xaqaa iska bixiso isaguna waa uu degdegay yuu samayn mar danbe waxan oo kale
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 3 месяца назад
waxba laguma leh gabadhaas wax lacag ah wiilkuna waa ku tuntay lacagtiisa ee ha adkaysto haduu nin raga yahay meeshiisana hajoogo oo hayska shaqaysto
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 3 месяца назад
WUU QAAL DAAN YAAHAY OO ASAAGAA MEEL CIIDLAAH WAAXAS OO LAACAG UDIIRAY WUU XAAL DAAN YAAHAY
@FaisaMusse
@FaisaMusse 3 месяца назад
He needs to charge the game n make move on 😂😂😂 in USA millions Muslims women lives here even somali girls no reason looking love for 3 world .
@hodanmohamud-rr2fg
@hodanmohamud-rr2fg 3 месяца назад
Gabadha lacagta waa lagu leeyahey waayo waxa heshiia ayey ku qadatey iyo iney nololwada sameestaan ee lacagta ha uceliso hadii ay nolol ka rabin ay ninkale wadato ninka xolahiisa iney ninkale ku biisho ma aha waa in ay celiso
@abdihasan5628
@abdihasan5628 3 месяца назад
Hadad aragtid gabar markasta lacag ku weydiineysa ka carar waa khiyaano sociota.
@CadowSaid-jb1eg
@CadowSaid-jb1eg 3 месяца назад
Qaladka waa labada dhinac wxyna tusaale utahay qurba joogta
@Djabdi-h7v
@Djabdi-h7v 3 месяца назад
sikasta oo aad ugu kalsontahay xata qofta ad guursanayso ha qadimin lacag markaa timado waxkasta qabso hadii qasaaro ku garayo ha noqdo waxaa biil u siisay xataa inta adan guursan waayo wanaag ayaa ku bixisay sadaqo ayay na ku noqon, iska daa inay tiktok caan ka tahay hadiiba ay acount ku ledahay ha guursan qoftaa, naag niman ku laban naag kuma noqonayso
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 3 месяца назад
Kan asagaa xoolo ah oo aaminay naak tiktok ley ah Mideeda kale lacagta uu sidaas uqasaarinaayo yaa iifiiriyaa qaraabadiisa africa joogo ayaa ubaahan
@faedsaed7461
@faedsaed7461 3 месяца назад
Waa doqon
@barlinabdi9579
@barlinabdi9579 3 месяца назад
Asc wiilka midbaan leeyahay waa uu fududaaday lacagtiisana ma eheeyn inuu ku aamino qof owsan hubin gabadhaayaa kaa qaadaaa waana kaa tagaana mid baan leeyahay hadaa lacag xaqdaraa aad qaadato ninka aad jeceshahay
@SleepyTableTennis-yq8xv
@SleepyTableTennis-yq8xv 3 месяца назад
Subxanallah maxaa qiyanadas hadhaw lagudhahaaa masxada laga hayaa walaga dhax hadley allow hatoosi i n❤
@Happy-go-l
@Happy-go-l 3 месяца назад
Wa reer tiktok yaaawaye gabadhaas anigu tik tok ma fiirsadoe
@alidhofhassan7014
@alidhofhassan7014 2 месяца назад
Xalima tiktok waji maloho asxabe iska ilaliya ani waa sigtay lkn sigta hee
@cirjiidh77
@cirjiidh77 3 месяца назад
Ninkaas waxan oran. Lahaa xamar joogtaa gabdho somaliyeed oo qurux badan diin leh asturan tiktok aqoon familykoda kuugu geynaya ayaa buuxa ee mid ka guurso. Lacagtasna treenka uga dhex tagtay waaba kaa dhacday camal
@abdisheik2041
@abdisheik2041 3 месяца назад
all comments waxay is ku raaceen in uu asaga nacas yahay. sidaa darteed waa nacas
@xafsacumar8723
@xafsacumar8723 3 месяца назад
حسبنا الله ونعم الوكيل
@princemazen7131
@princemazen7131 2 месяца назад
Ka hariwaysay way ku haysata adkeeyso calaancalka iska dhaaf
@garcade.57
@garcade.57 2 месяца назад
I aaaamina gabadha laga hadlayo oo wiilka dhacday waa gbdhi mohan la dhlty o ilkaha caseed.
@alsal24sports87
@alsal24sports87 3 месяца назад
Xanuun waye
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 3 месяца назад
Lacag kuma lahan gabadha ama ha guursado ama ha ka samro lacagta 😢
@mancityfan660
@mancityfan660 2 месяца назад
Hhhhhhh nin habaran waaye walidkiis in ay ka bahan yahiin aya laga yabaa ani xitaa waa dhici lahaa kan
@رومارينهوالجمعالي
@رومارينهوالجمعالي 3 месяца назад
qaladka isaga ayaa leh cid xoogtay malahan 22kun markaad siineysid naag aadan qabin ma qof waalan ayaad tahay somalidu waxay tiraahdaa xoolahaadu waxay ku dhahaan ha i dhiibin hadaad i dhiibtana ha iga daba dhiman marka taas ayaa ku haysata ee allaha kuu saqiro amuuraha wiilkeygiyow
@Rashiid899
@Rashiid899 3 месяца назад
22kun bilaash kuma bixina waxkle jiro
@marwoali6189
@marwoali6189 3 месяца назад
Arimahaas oo kale waa very DENGRES 😢😢😢😢😢😢😢
@MayanSaney-xz4vn
@MayanSaney-xz4vn 3 месяца назад
Isaga Qalada waayo?isaga qabi maxuu intaasa lacaga u bixiye
@somcana
@somcana 2 месяца назад
He has to learn a lesson. Iyadana khasaaro ka soo raacaysa lacag xaaraana
@DulmiDiid-tj6rz
@DulmiDiid-tj6rz 3 месяца назад
Horta lacagta waa lagu leyahay taas isweydiin ma leh Isagana wuu qaldana
@11naa44
@11naa44 3 месяца назад
Srry wa khalad weyn oo lacagta tiktok lagu siro plz qof lacag ha siin on tiktok you work hard why give your money to lazy people who dont wanna work ? This lady should pay back all the money n get a job
@rukioadow6509
@rukioadow6509 3 месяца назад
Iyada qaldan Ee kharajka kaashka ha soo celiso libaaxyada isagaa diray kuna qaldan
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 3 месяца назад
Ehelkisa war lamida Aya Ka bahna so walayska jaraya
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 3 месяца назад
WUU QAAL DAAN YAAH EE KIIR DHEEH WAA NIIN QIIYAL WAA
@hodanabdiramanfarah1458
@hodanabdiramanfarah1458 3 месяца назад
Wiilka denbiga ma leh jaceeylka ka xoog badiyay gabadha lacagta waa lagu leeyahay waa dhibaatada midiyada
@mancityfan660
@mancityfan660 2 месяца назад
Game tiktok waa tuugsi casriyrysan
@najiibarka7171
@najiibarka7171 3 месяца назад
Muqaalka xaliye gaadhsiiya😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 3 месяца назад
Gabadhana soo wareeyso hal dhinac hanoqonin
@abditahmanmohamud4000
@abditahmanmohamud4000 3 месяца назад
Honestly is painful and i hope he gets back his money, however, whatever he meant as gift, it must remained as gift. Yes, money people who live in EU, USA, Canada etc, hada la dhaho, “please help me with $50, why can you work will be the response and if people pay zaka on their wealth and Donation, believe me, no one will scam you. Again, you give as gift and you meant it, then “Adi Lee is kenay”. And of course, can we heard her side of the story? Allah knows the best.
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 месяца назад
Wiilka asagaa Qaldan intaas oo lacag gabar uusan qabin lacag intaas la eg in siiyo waxan dhihi lahaa gabdhaha hooyadeed ama reerkoda lAcagta iska dhiiban asagana dhihi lahaa xagiisa ha u soo celiyo
@khadramuse1218
@khadramuse1218 2 месяца назад
Kaas Nin raga mahan masul maha
Далее
Это нужно попробовать
00:42
Просмотров 368 тыс.