Тёмный

Baaq lagu Dhexdhexaadinayo ururka Haweenka SSC-Khaatumo by Saynab Yusuf 

Garaadsan Media
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 2,2 тыс.
50% 1

Baaq lagu Dhexdhexaadinayo ururka Haweenka SSC-Khaatumo by Saynab Yusuf

Развлечения

Опубликовано:

 

3 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 месяца назад
Mashallah habo macn ilaahay haku sharfo hana kukaraameeyo aamiin🤲 talo wacan ayaad siisaye alle haku anfaco aamiin 🤲 maalin iyo habeenba mahadsanid✅️👍
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 месяца назад
Waa khalad in media ha waxano kale soo galisaan no kala qaybin shacabka SSC Khaatumo State of Soomaalia
@Mideye157
@Mideye157 2 месяца назад
Waa lagu erye Iska tag gabadhey. Dawladu waa inay la xisabtanto gabadha Gudoomiyaha ah. Dhexdhexadin arintan ma xalibayso. Meesha dhibtu jirto Waa in la sheego
@najibasad7675
@najibasad7675 2 месяца назад
Hala kala diro dhamaantood
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 2 месяца назад
Dumarkan siyaasada faraha hakala Baxaan oo gurigooda ha joogaan
@user-wu8ed7kj9j
@user-wu8ed7kj9j 2 месяца назад
Waa ceeb idinko sanad garin in waxa samesan hadi qof ama kabadan khalad galaan waxa ahad ama tahay in aad isutimadan oo arintiina hos udhameesataan hadana fadhista oo wanag kudhameeya hadadtiin hablaha SSC khatumo hano gu darsamina rageeni gobtaa inadhigay wabilah Tofiq
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 месяца назад
Maanshalaa Maanshalaah Walaahay Anigu waxeeyilatahay Hada Hadii la IKUSII DABOOLO WAXBADAN BAA SII HALEEYSMAYA OO CADOOWGII AWELBA LAHAA ISMA MAAMULIKARANE DAGAALA WALOOGATARI MAAYEE AAN KALAFUFURO KUWA ISAAQA LAANIMADA U OLOLEEYAN WAXAKULA TALIYAAN SIYAASAD KALE KEENA SO SIYAASADIIBAA IDINKU SOCOTEE OGAAD ANIGASE WAXAA ILA QALDAN HADII LA FIIRIYO KELMADAHA GABDHIHII HORE SHEEGEEN IYO SIDII AAY U HADLEEYSEY AWOOD BAY SHEEGATAY YAA IGA QAADIKAR BAAY SHEEGTAY WAA IN LA BEDELO TANIWAX MA SOOWADEE GABDHAHUNA WAXEEY ISKU RAACEEN KALAFUR QOLOMAATAHAY AWOOD KU TARFUS WAXQABADLA AAN MAAMULKII OONAY KU XIREEN BAAYSHEEGEEN FIRDHIYAAN LA AWOOD AHAY FURINTA GEEYA TAN CADOOW KALE OO FIDNOWADAYAAL BAA KA FAA IIFEEYSANAYA OOLA SOO XIRIIRAYA MAR HADII LAGU EEDEEYEY IN AAY KALAFURFU WADO QOLOMAATAHAY WAA KALAFURFUR WAXAASE LAGA GARANAYAABA WAXQABADLA AANTUNA WAAY MUUQATAA OO MA AAYNAAN MAQAL WAX AAY WADAJIR U QABTEEN OO AAYKA HADLAYAAN REER SSCKH CADOOWGIINAABADAN QOFWALIBA DIB HA ISUTAAGO MARKALA ARKO WAX AAN DANI UGUJIRIN OO AHEEN WAXII LOO SAMEEYEY MAAMULKAN GABADHAAN AYADAABA ISKU CADEEYSAY WAXII LAGU EEDEEYEY BOOSKA IN AAY SIIFADHIDO IN AAY RABTO BAAY MUUJISAY HADAAD DAACAD TAHAYNA MASUULIYAD LAMASIIJECLEEYSTO MARHADIILAGU TUHMEY WAXEEY AHEEDI IN AAY TIRAAHDO WAXQABADKAYGII XILIGAA ILAA XILIGAA WAAKAN EEDAHAAN WALAALAHU HA SOOCADEEYEEN IYDULA GOGOL AAY KU EED BAXAYSO DHIGTO TOLKA IYO MAAMULKA DHEXDIGTO BAAY KU AMAANAANLAHEED LAAKIIN HADALKEEDA BOOTO IYO ISLAWEEYNAAN MAA KAMUUQATEY GABDHUHU WAAYKU SAXSANAAYEEN IN AAY SHEEKADEEDA GUDBIYAAN LAAKIIN MIIDIYAHAY KU QALDANAAYEEN HA DII AANAY KAQUUSAN OO MARAR HORE GUDBIN DOODOODA TOOFIIQDA ALOOW NAWAAFAJI AMAANO ALAAH SSCKH SHEEYDAAMIINTA CADOOWGA FOG IYO KA DHOOW BA ALAAH HA IDINKA QABTO GABADHAANA ISKA BEDELA MID IDINASAARIKARTA XAALADAAN UMA EKA QOFMASUULIYADU KA MUUQATO BAAD U BAAHANTIHIIN OO DULQAADLE OOKA XISHOONAYA WAXBAAD KALAGURTA OOKALAFUFURTAY AMA RAYI AAN KII SSC AHEEN BAAY WADAA TAAAAAASAANA IDIINKU DARAN
@user-uo8kt2si4n
@user-uo8kt2si4n 2 месяца назад
Cid ka raaliya ma jirto Haweenka ssc wsxsan ku tuhmayay kuwa ugu dhiifon waan ka xumahay Gabadha Gudomiyaha way ficantahay mase garanaysaan, joojiya hadalkana kadaya.
@Userq2
@Userq2 2 месяца назад
Asc abaayo macaan❤❤❤ warkaas waa fool xumo waaye dumaroo heshiiya ❤❤❤ haweenka Ssc khaatumo heshiis ❤❤❤ ma jeclin waxaa samayanasaa❤❤❤❤ shacbk Ssc khaatumo u baahaano is khabsi ❤❤❤ dumaro waan nalaga ka dhex faaiidaso
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
Naagahooddii Baa Iswadda Heeysta, Nimankooddii Baa Iskudhagan, Garaadadooddii Baa Afka Iskutaagaya. Reerkaan Harti Waa Kuwareerayaa Ee Faraha Halaga Baxo. Waxu Horray Usocod Iyo Hormar Meeylahan. Saas Ayagoo Iskuwadda Heeystaa Qiyaamaha Dhacayaa. Subhana'Allah.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 месяца назад
Maxa adiga Ka galay Nacala Ku dhalaye wixi is haysta iyaga Isla dhashay adigu maxa tahay shatap wax an lagu diraan kama hadlin kartid oromo oromo dhashay batahy idoor ah Aamus Nacala Ku dhalaye
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 5 дней назад
@@user-db5ts6je7z Yaa ku yiidhi waa idoor idoorbad ku walacdeene waa mj
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 2 месяца назад
Innaalillaahi wa innaa ilayhiraajicuun waxaan ookale waa wuxuu muuse rabey iyo cadoga hareerihiinna fadhiya waxaan ookale maanta looma baahna fudaydka iska daaya bururin iyo kalaqaybin shacab dumarkuse mabaarlamaan baa maxay qaadi karaan madaxweyne ayaa udhiibey isagaan kaqaadikara kalsoonida ayey kalanoqon karaan may waxooda hoos udhamaystaan war islayaaba cadowgiina shishaya iyo Kan sokayba haduu idinku soo dhiiranayaa maantoo kale lama qayliyo maalintey idin gaadho qayliya miyaysan idinku jirin labo ama sadex idin caqli celisa
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 месяца назад
Waxaan aaminsahay SAHRA KIIN waa laga qaldan yahey sifo sharci ah lama soo marin...waa qalad in koox dan leh soo fadhiistaan mediaha oo MAAMULKA canjarafeeyaan.
@amnoali8348
@amnoali8348 2 месяца назад
😂😂😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂daarood stop drama
@zahrachide2275
@zahrachide2275 2 месяца назад
Ceeb ilma Adeerayaalow waamaxay taasi maaha tii ad miidhiya aad la imaan lahaydeen Shaqadaasi waatii rageena SOOMAALIYEED ay inagu rogeen wadankeenii maanta ad arkaysaan idina mawaalateen???😢
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 месяца назад
iyaa!!!!!!!!! gabadha xilka hadii laga qaaday in la faaleeyo sababaha ma aha si public ah kaba adagnimo looma baahna asluubta ha la ilaaliyo Hana la is xaq dhawro xatooyo xoolo dadwayne maaraynteeda daw loo maro ayay leedahay mana aha social media
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 месяца назад
Meesha maxaa yaala? Soomaalida Shaydaan baa gurada ka fadhiya markay madaxtinimo noqoto. Media ayeey qalad ka fahmeen.
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 2 месяца назад
Dumar wada xujaaban hadana ??? soomaali diintu hoos uma gasho Ilaahayow nabadbaadi rabbi sallim sallim
@Cici_mimi
@Cici_mimi Месяц назад
Adigu Idoor Dabacayuun baadtahay Naagahoodda Waxa Qaawanyahiin Oo Aan Xijaaban.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад
Yaab meelba maydinkaa gaadhay gormaa isqab qasanaysaan orda gumaysigiinii iskaga noqda js
Далее
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
Irirsamaale waa lasoo afjaray
10:33
Просмотров 23 тыс.
да ну нах…
0:14
Просмотров 2,9 млн