Тёмный

Baardheere 

eyeforaphoto
Подписаться 90 тыс.
Просмотров 63 тыс.
50% 1

Shamsa Mohamed Foot, somali music 2013, Music Hassan Babeleiti, i4aphoto

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 84   
@fadumoadan948
@fadumoadan948 4 года назад
Baardheere waa baalad mareexan 4 qaarni ka hoor baan la wareegnay waxana qabtay maarexanka reer muduga aaah Haadi taariqda diib loo raaco mareexan gedo wuxu ka dagna Luuq .alxm mantana 8 degmo iyo tuloyinkoda waan haysana allow mahadaa sade guul inasha allah
@SomaliweynQueen
@SomaliweynQueen 7 лет назад
Viva Baardheere Viva gudoomiyaha Baardheere mudane Cabdi Barre Cabdi Viva Mareexaan Sade
@sarahjama25
@sarahjama25 11 лет назад
Viva bardheere viva marexaan
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 лет назад
Thanks Edo macan Viva gedo wacan dhal gobeed jecliyaa tolkeyga 👏👏👏👏👏👌👍👍👍👍👍💋💋💋💋💔💔💔💔💓💓💓💓💗💗💗💟💟💟💞💞💞💞 mahadsanid waa hees qiiro leh
@makoahmed6684
@makoahmed6684 7 лет назад
Maasha Allah heestan qiiro ayay iguraday anigu somali ethiopian ayaan ahay waan maqli jiray baardeere eebow Somalia hor umari oo wada mid kadhjg oo alshabaab kareeb alshabaab aya Somalia inay dagto udiidan alow somali cdowga kudax jira kasaar aaamiiin
@MrGuurow
@MrGuurow 11 лет назад
Love Bardheere , Magaalo Somaliyed oo qurxoon
@abdirisaaqmohamed7734
@abdirisaaqmohamed7734 6 лет назад
Bardera baladka raaxada iyo meel culumo allaha dhowro wan uxiisay
@whitesugarboy3647
@whitesugarboy3647 7 лет назад
I love bardheere Gedo Somalia I'm from Bosaso
@ismailguray9772
@ismailguray9772 6 лет назад
Waantegaraa Bosaaso marleetegay waa magaalo shidan dad reer magaalakunoolyihiin dhaliyari iskafaraxsan oo qabyaalad kasayn xeebta negfiish dabayl igeeyen.
@jinniekercheval3845
@jinniekercheval3845 5 лет назад
Baardheere belongs to all of Somalis we don't need qabiil decease. Ignorance isn't excuse to destroy our country and our children. By the way I think this wonderful Lady is the best of best
@lovesomaliaplasma3447
@lovesomaliaplasma3447 5 лет назад
in sha Allah gedo abaar dambe arki mayso illahow aamiin
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 лет назад
Ikraan mo nour mahadsanid yaa naku heysto gedo Aar Sade dhal gobeed cid nagu heysto malahan wan udhimana wadanka ilamid mahan qof walbo meshu ku dhashay dhulka oga duwan Viva soomaaliweyn Viva jubbaland Viva gedo wacan
@abdulrasakharuse82
@abdulrasakharuse82 5 лет назад
BAARDHEER CIDALEH WAA ISKA CADAY , WAA MAREEXAAN NIMANKAAS SADDE AYAA ISKLEH HADAAN BEEN LASHEEGEYN WLOW
@aishaabdi7016
@aishaabdi7016 11 лет назад
WELL DONE SHAMSO CADEEY HUUNO, I REALLY MISSED BAARDHEERE. VIVA OG!!!
@fadumoadan948
@fadumoadan948 4 года назад
Maarka dadka nagu soo qaxay ama shaaqo noo soraadsaday o guryaha iyo ganacsiga nooga shaqeyo ama naa tuugsado lama dhaaho aayaga leeh dhulka (bardheere balad cisaq gashiredle awsame marexaan sade daarood )
@abdirashidhussainomar5598
@abdirashidhussainomar5598 Год назад
magaalada baardheere waxay ka mid tahay meelaha ugu barwaaqda badan somali ilaha wadanka nabad ha nooga dhigo
@abdulrasakharuse82
@abdulrasakharuse82 5 лет назад
BAARDHEERE WAA BALED SADDE , ILAAHAY BALANTII
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 года назад
Ax ax baardhere my home alow nabad ka yeel❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kossmahamed1107
@kossmahamed1107 9 лет назад
baaaaardheeeeeere mansha allaaah
@maryamomaanka9157
@maryamomaanka9157 6 лет назад
Ilmaheyga cidoda dhulkeena jecliyaa my dumashiyashey
@mohameddahir4252
@mohameddahir4252 8 лет назад
woooooooow Aar-Sade ayaleh
@suleimanissackabdi3238
@suleimanissackabdi3238 7 лет назад
Allah bardheere may in hiisi bardheere bay iyo gedeba meel barwaaqo taala uskudhe lkin hadda bahaldegeeyn yanagati
@bgdqays8995
@bgdqays8995 4 года назад
inshaallaah wan dhisanenya
@hudaahassan2734
@hudaahassan2734 9 лет назад
Ma blood county bardheere ♥ tnx my shamsooo for your beautiful hees
@aodr5901
@aodr5901 5 лет назад
Bardheere waan oxiisay 30sano maarkin beerweenta reer sacad 😭
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 6 лет назад
Bardhere 💘💘💘💘💘💘😍😍😍😍😍💓💘💘💘💘😍😍😍😍😍💓💘
@haajiryare3831
@haajiryare3831 11 лет назад
masha alaah maamo saas isu astur aad aad uquruxbadantahay kuxisaabtan awal ey munkar eheed hadana cowrada asturo waan kahelay sida aatahay maamo asturaaw waligaa
@fatuushabdi84
@fatuushabdi84 7 лет назад
alaaaa alow baardhere ano dhisinaa allahayow haidilin rabyooow
@deqahassanabdule4966
@deqahassanabdule4966 6 лет назад
Viva viva marexaan
@deqahassanabdule4966
@deqahassanabdule4966 6 лет назад
Viva bardheere wan jeclhy wana kudharta wllh
@raphaelgonzalez5032
@raphaelgonzalez5032 10 лет назад
Bardere all the way. Historic city*
@abdullahihersi7934
@abdullahihersi7934 10 лет назад
shamso maxamed foot waa gabar reer Baardheere asal ah oo oga soo baxday Dugsi Hoose, Dhexe iyo Sarre waxayna daganayeen Xaafada Masawa ee dagmada Baardheere waxayna ka baxday Dugsiga Sarre ee Sheq Cabdiyoow Sheq Cismaanow asxaabey dadkii hore ee reer baardheere waa kasayaan wixii dambe lkn maya .
@Faces189
@Faces189 10 лет назад
Adeer Cartan makase sxb...Dugsiga sare waa kan wabiga jiinkiisa saaran xanaanda xoolaha agteeda..
@fatuushabdi84
@fatuushabdi84 7 лет назад
alaaa masawa anaaa kudhashay inksto ano yar ligasowday
@hassanabdullahi5542
@hassanabdullahi5542 8 лет назад
i love this song bardhere
@abusharma9221
@abusharma9221 6 лет назад
Bardhera io baladki raaxada allow cadawgaada hajabiya
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 года назад
Viva bardheere ❤❤
@عبداللهبارشيد-ط5ف
baardheere alow dhoor
@sharifadan5683
@sharifadan5683 4 года назад
my grandfather's city (sheikh Abdiyow )
@bgdqays8995
@bgdqays8995 4 года назад
inshaallaah waxay noqon meel ka caagan aabar colaadba
@bgdqays8995
@bgdqays8995 4 года назад
gedo wa dhulka ama deeganada reer sade daarood wana lion king of Africa Somalia ee ka naxoow naaqus
@SuperKhaalid123
@SuperKhaalid123 11 лет назад
NAa magaalada naga caayin, what u know about baardheere? Way habaartamaysaa, habartaan!
@BrotherColombo
@BrotherColombo 8 лет назад
runtii heestaani qalbigeyga ayey dhaqaajisay shamso food noolow in kastoo aduunyadu tahay tu iska kooban dembigaaga allaha dhaafo
@abdinasir95abdi93
@abdinasir95abdi93 9 лет назад
viva Bardera
@shafieabdullahihussein507
@shafieabdullahihussein507 7 лет назад
dadka ku qarwayaaa daarood adr hankiina dheereeryaaa anagaa ah waligeena afkayaga lagama maqal bardheerana waa magaalo soomli ee cuqdada iskadayaaa baardheera aad dadka xigsanaysaa muqdishana in aad dhahdo waaa cusumadaydii ayaaaa rabtaaaa soomali waa ehel iyo qaraabo meel kastaa ha joogaaneee
@dulmidiiddadkadanbo1352
@dulmidiiddadkadanbo1352 7 лет назад
i love my town bardera
@ikraanmonour8393
@ikraanmonour8393 6 лет назад
muha Tigar naa mareexan wax haka sheegin nacas yahay mareexan iyaga leh gadoo dhan dadka kale waa ku marti doqon batahee ka jeedi dadka cawrida
@bgdqays8995
@bgdqays8995 4 года назад
gedo weyn
@abdifatahjooye5439
@abdifatahjooye5439 5 лет назад
Simple jawaab gaban maxaad isku xag xaganesaan bardheere cida iska leh waa cida mamulkeeda gacanta ugu jiro you tube iyo social media meel laguma yesho bardheere marexaan ayaa mamusho xiniyahooda wabiga jinkiisa daadsanyahee cidii rabto ha adaan tuugsi loma bahne , eelay iyo cagdhereey hadaad bardheere ledihiin cidi nigama hortaagna bardheere cid loga baqi mayo xiniyaha marexaan ayaa daadsan magaladaas .
@TheSmilying
@TheSmilying 11 лет назад
Thankz Shamsa .
@ugaas89
@ugaas89 11 лет назад
Baardhere dhulka reer abtigaye viva.
@ikraanmonour8393
@ikraanmonour8393 6 лет назад
bardheere waa magalo somaliyeed lkn waxa leh mareexan dadka leh raxan wayn baleh wad dagtan okaliyee yaa idin siiyay markad nagu soo qaxdeen an idin daynay badba shegateen waa yaab wa abalkayo jareerey
@fadumoadan948
@fadumoadan948 4 года назад
Ikraan MO Nour Caarurta jareerta uu eeg miyey aarken usheeg waa dadka naagu soo qaxay dheeh oo abaarta laaysay
@faysalyuusufmahamuudabdi7760
@faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 лет назад
Raxan way sow eelay maaha kk gormay gedo yeeshan
@abusharma9221
@abusharma9221 6 лет назад
My blood shamso nolow sister.
@bayalcali7812
@bayalcali7812 5 лет назад
Bardera balad cawlayan ayu ahan jiran shamso foot runtey idin shegtay
@quruxsanqalanjo4286
@quruxsanqalanjo4286 3 года назад
Xoog💪 kuheysanaa eelaydaan maxee idin siin kadhaa waa martiye
@bayalcali7812
@bayalcali7812 3 года назад
@@quruxsanqalanjo4286 dhilo xanunsan
@mohamedaden1996
@mohamedaden1996 11 лет назад
viva bardere
@husseinabdi3643
@husseinabdi3643 5 лет назад
Bardhere wa jamacadii raxanween marixan beniradmaleh
@aminaishaq8968
@aminaishaq8968 5 лет назад
Bardhere wan uxisey inbadan Masha Alh
@hassanabdullahi5542
@hassanabdullahi5542 8 лет назад
masha allah
@birmadfxvipgroup9162
@birmadfxvipgroup9162 6 лет назад
Baardheere balad raxanweyn mashalah
@Unbelievable-4
@Unbelievable-4 11 лет назад
baardheere, VIVA Gado
@abdinasir95abdi93
@abdinasir95abdi93 9 лет назад
woooooooowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
@abdinasir95abdi93
@abdinasir95abdi93 9 лет назад
Shamso foot....... txn
@aadanabdi5220
@aadanabdi5220 9 лет назад
shmso food good song
@deqahassanabdule4966
@deqahassanabdule4966 6 лет назад
Wey habartameysa habarta qumayo afka inaga duuba
@shineaar5219
@shineaar5219 6 лет назад
hoyo MCN wan Ku jacelahay
@travelers6531
@travelers6531 9 лет назад
Axsan hees
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 лет назад
dadka meshani ku soqorayo reer hebal iyo reeer hebal baaleh baardhere hadaba waxan idinleya bardheere reer malehee Somali maxamed ayaa leh reeraha aad lawaregaysan xuduudka kala gudba somaliya no more qabiil
@quruxsanqalanjo4286
@quruxsanqalanjo4286 3 года назад
Soomaali malahn qaaqda data dhulka waa lakala leyhy
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 3 года назад
kuma fahmin waxa aad kahadlayso
@TheEmraan97
@TheEmraan97 10 лет назад
haha , have never seen shamso ever cover her hair or dress astuuran .
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 6 лет назад
Hala Kaco reer geedo iyo reer Soomaaliya dhulkeena aan horumarsano, dhisano, maal gashano.
@ikraanmonour8393
@ikraanmonour8393 6 лет назад
Garas tv hhhhhh wad iga qoslisay waa beled mareexan dadka kale waa nagu marti
@mohamedshire2940
@mohamedshire2940 4 года назад
Heesta mexy ku saabsanthy talow comentiga dadka wx kale ayeyba ka hadlyane
@jaanuhanad8201
@jaanuhanad8201 2 года назад
Baardhere saldhiga ugu weyn ee shppka noqotay mudo ka hor lkn hda alx dadkana waa dad wareersan sppto ah Baardhere waa magaalo mareexan
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 7 лет назад
baardheere balad cawlyahan
@villasomalia3991
@villasomalia3991 7 лет назад
baardhere raxaweyn ayaa laheeed walagaa dhacaay marexaan tuugo isbaaaro dhac ayaay kuso koreen habar godir iyo marexaan labadaas ciid xaraaan dhac isbaaaro ayaay ka simanyihiiin lkn wa bir u darood ubaxsado markii xabada lagaaaro
@SomaliweynQueen
@SomaliweynQueen 7 лет назад
Moha Tiger Mareexaan miyaad kadha ufff ina gumeed xun baa tahay. Gedo iyo Jubboyinka waxaan kaa qadaney gaalo madow ufff war oroodo taariikhda soo baro koleey ba aqoonta baa ku liita
@swtyhaajara3512
@swtyhaajara3512 4 года назад
😂🤣🤣hada anaga leh wllo😂
Далее
ila dheel
7:13
Просмотров 317 тыс.
Fatima Haryan Muqdisho 2013
4:27
Просмотров 1 млн
comacoma live
5:30
Просмотров 2,5 млн
Bariido
3:57
Просмотров 453 тыс.
Xiiso
6:29
Просмотров 9 тыс.
lama lamu
6:28
Просмотров 165 тыс.
Dibjire - Shamsa Mohamed Foot
4:36
Просмотров 139 тыс.
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 13 млн
byebye Walaal
3:33
Просмотров 256 тыс.
Dayaxii Wardheer
4:27
Просмотров 11 тыс.
Xulid
4:24
Просмотров 97 тыс.