Тёмный

Baashaalka Culimada Hargeisa || Maalintii 3aad | 2021 

Dacwa Tv
Подписаться 169 тыс.
Просмотров 295 тыс.
50% 1

Don Bosco and Boqol Soon High Schools
Under Ansaaru Sunna Trust School - Nairobi

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 238   
@hadiyahali5441
@hadiyahali5441 3 года назад
meesha khayr lagu hayaayi waa meel xasiloon culimada hadalkoodana aad iyo aad ayuu uga xiisa badan yahay wax walbe maa shaa Allah ilahay ha xafido waxaase cajiiba sida views ka uu u yaryahay iyo faalooyinka dad badan inaysan xiiso u hayn muxaadarooyinka iyo khayrka sida xumaanta loo buun buuniyo اللهم لا تزغ قلوبنا بعد اذ هديتنا😭😭
@User34509natali
@User34509natali 3 года назад
XaQiiQ runtii
@ardbyoaden1795
@ardbyoaden1795 2 года назад
À
@khadrashibiin6816
@khadrashibiin6816 3 года назад
Sh Mustafe Xaaji Ismail Haaruun Wllhi Alle Darti Ayan U Jeclahay Waana زاهد في الدنيا حفظه الله من كل شر وسوء Kamarada Aad Ugama Muuqda
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 года назад
waa qofka kaliyaa addunaka is idhaa maad musfe oo kale noqatid illahey ha barkeyo amiin
@cryptocarrency
@cryptocarrency 3 года назад
Ha walaal lkn sheikh woo iska baxay
@kamalmaxamud4594
@kamalmaxamud4594 3 года назад
Tuugta wadan iyo umad ushereysa ee isku durdurgeysa ee afka iyo dhagaha isku dhaweyneysa ilaa alshàabkii xamarka yimid iyo kuwii wakiilkaha. Ahaa
@cryptocarrency
@cryptocarrency 3 года назад
Qof walba oo iga danbeeyo jawaab yuusan siin qofkaan ignore ama yasa hadalka wiilkaan waa jiran yahay AAMUS NAAN aya noo balana
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih 3 года назад
@@cryptocarrency Mahadsanid wll فخير من إجابته السكوت
@Mohamedxaad
@Mohamedxaad 3 года назад
1:24:12 Taariikhda sh.dirir wxan lagu dhiga fasalka 4 ee dugsiga sare 2019 ayan dhigtay maanta live afka shiikha dhagasanaya maansha allh
@ibrahimkhalil6648
@ibrahimkhalil6648 2 года назад
manshaAllah Allaha xafido culimadena illahow nagayeel kuwa diinta barta oo kucamfalo
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 3 года назад
Mashallah allow culumada xafid anagana naga dhig kuwo qalbigoodu iiman ka buuxsamo oo wacdiga iyo waanadaba kudhaqma🤲🏼
@haboonabdi1618
@haboonabdi1618 3 года назад
sheekh mustafe alaha xafido wacdigiisu wuu na deeqaa aniga iyo awlaadeyda dhamaan dhegeysigiisa ayaan ku xasilaa
@cabdisamadmahdigadiid6453
@cabdisamadmahdigadiid6453 3 года назад
Masha Allah waa culumada soomaaliyeed dhamaantood waan jecelahay waa raga dhaxalka nabiga wado weeyaan Allah noo dhawro cimri dheer Allah wada siiyo aduun aakhiraba allaha xifdiyo
@umucabdiraxmandhayyibmuxam6428
@umucabdiraxmandhayyibmuxam6428 3 года назад
اللهم اكثر علماءنا الذين عملوا بماعلموا وصدقوا بماقالوا وأوفوابماعاهدوا ولايخافون لومة لائم بيان الحق وإثباته كماكان ،وبطلان الباطل
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 3 года назад
Allahuma aamiin
@fadumoyusuf7015
@fadumoyusuf7015 Год назад
Party.
@Maryan_idil
@Maryan_idil 3 года назад
Culimada somliyeed kuwaa ugu jeclaa weye xaqiiqdii Reer hargaisa hada ahaan laha wan ka qeyb Gali laha amaba An joogi lahaba Lkn Ilaahay ba ii qadaray ina ka mid noqdo umada ka daawata youtubeka uun Allow No xafid o no barakee ,Culimada wa dhaxalkii Ambiyada ❤
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 3 года назад
mashaa Allaah tabaarakallaah ilaahoow nugukulmi janada culumadayada iyo dhamaan muslimiinta ilaahoow nooxafid ilaahoow naxafid Aakhiro iyo Aduunkaba
@hadiyahali5441
@hadiyahali5441 3 года назад
Maxaa ka qurux badan marka khayr la isugu imaado bal eega daganaanta nidaamka iyo kala danbaynta ka muuqato ilahayow iimaanka iyo islaamnimada nagu sug oo hana badalin
@HM-eh2on
@HM-eh2on 3 года назад
Culimadeenii oo is garab fadhiya oo ka hadlaya arimaha diinta iyo bulshada MashaAllah Allaha noo daayo Allaha noo xafido
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 2 года назад
Whats the subject that you talking about in case.
@IimanCade
@IimanCade 2 месяца назад
Mxa ku haayo wall
@hothohashi431
@hothohashi431 3 года назад
Alle how sidey culimada somalidu isku jecelahay Somali isku jclaataaa ameeen allow xaqa na waafaji 🤲🤲🤲
@sudayss19
@sudayss19 2 года назад
asc culumada iyo dhaman wllahay musliminta culays ayan daremayaye Fadlan isoo duceeya hayla dhafin ducada wll Fadlan
@khadrashibiin6816
@khadrashibiin6816 3 года назад
Culimada Alle Hayno Barakeeyo 🤲🤲
@adoontialle4681
@adoontialle4681 3 года назад
Aamiin
@commonsensebornandraise8451
@commonsensebornandraise8451 3 года назад
Si wanaagsan ayuu barnaamijku u socda masha Allah
@kubra8
@kubra8 3 года назад
Amiin yaarabi, Ilaahayaw culumada noo barakee meel walba oo ay joogan. Maasha allah, caawa kaftanka io taariikha kaladuwan ee ay soo jeediyeen waan kafaa iidaysanay.
@yusufabdiibraahim6315
@yusufabdiibraahim6315 3 года назад
A
@asiyaalbachire2359
@asiyaalbachire2359 3 года назад
Culimada somaliyeed Waa culimada kaliya Eena soo sarin dhalinyar diin baraty sidooda oo kale ah Illhy haka abaal mariyo dacawdooda Lkn ha fikiran oo macad ha furan oo hasoo saran dad diiniya sidoodo kale si marky dadku qiso ka shekynyn i idhahdan ani maclinkaygu maclin hebel buu ahaaa oo somaliya diintana i baray
@abdulrahmanmohammedhassana2342
@abdulrahmanmohammedhassana2342 2 года назад
Way jiraan wllo meelo badan oo logu diyaariyo culimada soomaaliyeed oo maraakiz ah,garoowe markaz aad u fiican oo logu magac daray sh.cqaadir nuur faarax aya ku yaal ardaydisa ayan ka mid ahay,sidoo kale magaalotinka hargaysa,Nairobi iyo kismaayaba. Mahadsanid.
@hmm1699
@hmm1699 2 года назад
@@abdulrahmanmohammedhassana2342 Masha Allah gabdho ma dhigtaan
@abdulrahmanmohammedhassana2342
@abdulrahmanmohammedhassana2342 2 года назад
@@hmm1699 maraakiztaas an ka hadlayo wa kuwo qaab xarays camal ah(boarding),marka noocas oo gabho u gaar ah ma arag ogaalkayga,amaa haddii ay noqoto macaahid caadiya oo cilmiga laga barto way badan yihiin rag iyo dumarba.
@sowdaahmed6924
@sowdaahmed6924 3 года назад
Ansaaru sunna ajar iyo xasanaad allaha idinka siiyo tabinta barnaamijyadan qiimaha badan.
@ahashi7828
@ahashi7828 3 года назад
Illaahay Culumada Somaaliyeed Cimrigooda Ha dheereeyo Aamiin Aamiin Aamiin
@User34509natali
@User34509natali 3 года назад
Aamiin Aamiin Aamiin
@MohamedAhmed-vy8mf
@MohamedAhmed-vy8mf 3 года назад
Culimada islamko dhan
@hafsasayid
@hafsasayid Год назад
Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 года назад
Maansha alaa culimadaa Shanta qaaradood isaga timi ee madashaa quruxda badan ku qabtay mutamarkii sadexaad Al Ansaaru Sunnah ,Amnigaa iyo khayrkaa lama heleen hadaan rag u hawl galin halka rag ku hawlan yihiin in ay kala mid dhigaan meelaha aanay nabadu ka jirin . hadii aan lays xidhayn oo aan lays baadhay,oon suaalo lays waydiinayn,nabadaa lama heleen.
@maxkamadawareegtaofficial7645
@maxkamadawareegtaofficial7645 3 года назад
Anba wn is waydiiin sabbta sh.mustafe loosiin lkn qlbigygu wxuu isheegayaa inuuu sidiii caadadiisa ahydba u codsady inuuu is qariyo cjiiiib Sheik mustfe ninkii kulatrtama si fudd kugu garimayo Alllah hbrekeeyo isaga iyo culumadaba
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 3 года назад
Wuu ku jwabay 2019 ki mu tabrki nairobi baar wllo
@Theblues1992
@Theblues1992 3 года назад
Masha Allah Ilaahow Noo Xafid Culimada Dhamaantoot, Sheikh Abdirashid Sheekadii Qosolka Dadka La Dhaceen Anaga Ma Maqlin.
@apdikanihazzan8138
@apdikanihazzan8138 3 года назад
ansaaru sunna wxba kama soo jawabaysan ma sida ayaad diin ku sheganaysa nio alle haku asturo nio
@riyoxidhohawdgunti3179
@riyoxidhohawdgunti3179 3 года назад
Sh mustafe xaaji ismaaciil haarun aw yusuf xafidahullah aduunkan ugu jecelahay ee allow jecloow
@batulabarako8866
@batulabarako8866 3 года назад
Masha alah Ilaahey hano dhaafo culimadena dhamaantoda amiin yaa rabbi.
@hafsasayid
@hafsasayid Год назад
Alle hana gaadhsiyo ramadanta insh Allah waxaan doonayaa inaa ku soo tugado insh Allah
@kalthomamahdi9757
@kalthomamahdi9757 3 года назад
Masha Allah alle hayno barakeeyo culimadeena Barnamijkan waa muhiim waxan baranaa taariikh Fanan iyo filimada way ficantahay inan barano culimada iyo Taariikhdoda intan Daawanayay waxan la ooyayay siday u faraxsanyihiin alle cimriga haydin dheereyo
@hafsasayid
@hafsasayid Год назад
M.a wll alle ha ku xifdiyo amiin amiin insh allah
@Iftiin501
@Iftiin501 3 года назад
Masha allah Alhamdullilaah yarabi culimadayada qiimaha badan noo xafid aad baan idiinku faraxsanahay allah ha idinka farxiyo fidunyaa wal akhira ♥️
@Waano23
@Waano23 3 года назад
Waxaan halkaan ka ogaaday dadka daawadayasha intooda badan inaanay kheyrka meesha uu kasocdaa ay nan iskutaxalujineyn even comments kheyr ah ka bixineyn ,laakiin hadii xumaan lashegi lahaay ama laba isqabsatay lagashekeen lahaay inta lasoodhuubto daawasho ayaad xittaa comments ka kuwareeri lahayd ..اللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا ولا مبلغ علمنا ولا إلا النار مصيرنا واجعل الجنة هي دارنا ولا تسلط علينا من لا يخافك ولا يرحمنا... Ukaalaya kheyrka daawasa yaal😩
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 3 года назад
SubxanAllaah culimadu maxay sacabka ugu badaleen takbiirta sacabku wuxu la yimid gaalada waayo garan maayaan wax kale idinkuna waad ku raacdeen caamadiina waad fasaadiseen idin koo dhayalsanaaya Subxan ALLAH
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 3 года назад
Mansha allah Lakin sheekh mustafa ayaa laga Ilaaway su.aalaha In la weediyo Baaan sugayay wlahi🤣🤣🤣🤣🤣
@waxbarashowaxbarasho2727
@waxbarashowaxbarasho2727 2 года назад
Guur khayr qaba I ugu duceeya walaalyaal
@xabibacumar1895
@xabibacumar1895 3 года назад
Walaalayaan u duceeya cabdi maalik coldoon
@HM-eh2on
@HM-eh2on 3 года назад
Waddanka soomaaliyeed waxa badbaadin kara xisbi Islamic ah oo ku taagan sunnada nabiga CSW iyo dhaqankii Asaxaabtii nabiga CSW
@Maryan_idil
@Maryan_idil 3 года назад
Aad iyo Aad
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 года назад
Mashallah allah noo deysto culumada allah noo xifdiyo inshlh
@kaltoumahmed8241
@kaltoumahmed8241 3 года назад
As Maashaa Alaah, culimadeenii aanu ilaahay dartii u jeclayn ayaa, maanta dhegahayagii iyo indhihiiba ku doogsanayaan, yaa salaaaaaaaam 😍♥️💚❤️🥀💙Balanteenu waa Fardowzul aclaa inshaa Allah.💜💛💙
@foozia426
@foozia426 3 года назад
Maasha allaah hargeysa ilahayow khayrka culimada siii ya rabi
@NaasirSaleebaan-gg4jm
@NaasirSaleebaan-gg4jm 11 месяцев назад
Mansha allah jazaakalaahu bil kheyr
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 3 года назад
Masha alaah. Alxamdulilaah. Maanta. Wadankeenii. Ud la dhacay. Khayrkaas
@zeinabismail9300
@zeinabismail9300 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم ويحميكم من كل سوء
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 года назад
maasha allaah aluha axfid culama'iina
@cabdisamadmahdigadiid6453
@cabdisamadmahdigadiid6453 3 года назад
هذا علماؤنا كلهم أحبهم حفظهم ورعاهم
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 3 года назад
Maansha allaah Culimadu waa astaanul anbiyaa Kheyr allaha idinsiiyo
@leylamohamed2348
@leylamohamed2348 3 года назад
Mashaallah culimada waahorseed keena Allah yaxfadhum
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 3 года назад
Aamiin Aamiin yaa Allaah
@HamseAhmed-i2t
@HamseAhmed-i2t 9 месяцев назад
Maasha Allah culimadii dalka
@خضراءمحمدحسن
@خضراءمحمدحسن 3 года назад
Masha allah tabaarakallah.vediogu miyuu goo goayaa aamusayaa mucnaha mise waa xagayga?
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 3 года назад
Maashalaah waa ilahay mahadii khayraadkaas ka socoda goobtaas
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 года назад
Allaah ha noo aqbalo ducadii culimada noogu ducaysay caawa. Aamiin aamiin aamiin.
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 года назад
Manshalaah ilaahay qayr ha ina waafajiyo aamin
@hodanmohamed6336
@hodanmohamed6336 3 года назад
Mansha allh sheekh shariif dawiil
@Janno190
@Janno190 3 года назад
Maasha Allah tabarakalaah illahay culimada dhamaantood haynoo barakeeyo
@nastexomuxumed7686
@nastexomuxumed7686 3 года назад
Masha alaaah Alle culimada hayno barakeeyo
@cabdijohor5220
@cabdijohor5220 2 года назад
Masha Allah, Alle haydin xafido
@mohamedsoyan9539
@mohamedsoyan9539 3 года назад
Culimoy hadad isu timaden walalkey Coldoo maka hadashen.,
@aal5869
@aal5869 3 года назад
Ilaahay inta culimada sharafta ha sharfo
@simanqueen7193
@simanqueen7193 3 года назад
Masha Alah Ilahay ha idiin barageyo
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 года назад
Waanu jecelay culimadayada iyo diintayada hadaanu nahay reer somaliland waxaan aad u aaminsanahay sheekh cabdirashiid sh. Cali suufi sheekh cabdilaahi sh. Cali jawhar iyo sheekh daahir sh. Suufi
@hdlyrics1014
@hdlyrics1014 3 года назад
Microfoon 🎤 ka culimada kahagajiya bisinkee
@abwaanmaayar7278
@abwaanmaayar7278 3 года назад
Macha allh allaw culimada noo barakee
@amnahaji1769
@amnahaji1769 3 года назад
Masha Allah Allah haidan barakeyo
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 3 года назад
Anta macal Xaq sacabdu waa caadi gaalo weeye
@salwaahmed1397
@salwaahmed1397 3 года назад
ماشاءالله تبارك الله الله يحفظكم جميعا ❤️❤️
@arafad1097
@arafad1097 3 года назад
Alaahow xafid culu madeen😍😍😍😍😍😍
@bashiirmohammad8515
@bashiirmohammad8515 3 года назад
manshalah kulan diimed aad loo soo habeeyey dhamaan culimada somaaliyed aayay aad umahadsanyihin
@cawaalexuseen5220
@cawaalexuseen5220 3 года назад
iLhy ha barakeeyo culimadeena AmN
@User34509natali
@User34509natali 3 года назад
Aamiin
@sahragaalib9450
@sahragaalib9450 3 года назад
maasha Allah culimada alaha noo xifdiyo
@DhugashoMedia6399
@DhugashoMedia6399 3 года назад
Alle cimriga haw wada barakeeyo culimadeena Aamiin Aamiin
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 3 года назад
Waa Sheekh Cabdirashia
@Umuahmedmodhmed
@Umuahmedmodhmed 3 года назад
Mashaa alllah Allah xiftiyo culimdeen meel kasta oo ay joog aan
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 3 года назад
Culumadda Allaha xifdiyo
@hafsasayid
@hafsasayid Год назад
Amiin amiin
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 3 года назад
Codka maxaa kudhacay qeebta danbo? From 1:55:29 to dhamaadk
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 3 года назад
Ruuxii rabo vedio dhamaystiran wuxuu kahilikaraa dacwa tv
@umumanaal6610
@umumanaal6610 3 года назад
Walahi wa dhiiri gelin illahoow wiilashayda shiikhyo ka wada dhig iyo intiii ilmahooda la jecelba aamiin indhaha
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 3 года назад
kuducayso had iyo jeerna qaarkamida aawlaada niyadagali inilaahaykaaga dhiga aniga kulahadlaya aawakasoo arkay aamiin alah haaqbalo
@hibokhadar3831
@hibokhadar3831 3 года назад
Maasha allaah tabarakallaah allaahuma baarik
@umuzako782
@umuzako782 3 года назад
Ilaahayaw culimada noo xafid
@eidmohamed316
@eidmohamed316 3 года назад
Maansha allah shiikh Abdirisaaq abdilaahi aadan generalka
@abdiladiifmohamud3272
@abdiladiifmohamud3272 3 года назад
Masha Allah
@asalcabdalasaciid6548
@asalcabdalasaciid6548 3 года назад
Manshaa ALLAH
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 3 года назад
Masha Allah tbrkllaahi Allah noo wada xafido dhaman culimadeena Amin yaa Allah scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@asmamaxamed6778
@asmamaxamed6778 3 года назад
maashaAllah Alle culimada haynoo barakeeyoh
@aaminojaamac1080
@aaminojaamac1080 3 года назад
ManshaAllh Alle haydinxiftiyo dhaman tiin culimada
@saadoabdihashi3150
@saadoabdihashi3150 3 года назад
Mashallah barnaamij xiiso badan oo ku cibri qaadasho midan
@Q29i
@Q29i 3 года назад
Yaa salaam 💘 Illaahayoow waxaanu daaqada kasii salaano nasii kkkkk
@ahashi7828
@ahashi7828 3 года назад
Aamiin Aamiin oo khayr qaba
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 года назад
Of course wàa dhulkaygii Somaliland
@xassanismaaciil8893
@xassanismaaciil8893 3 года назад
maansha Allah maansha Allah kheyrbaa ka dhacay walahi
@sowdaahmed6924
@sowdaahmed6924 3 года назад
Maansha allaah allaha xafido culumadeena dhamaantood
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 3 года назад
Allaahu Akbar kabiiraa
@safiyai2843
@safiyai2843 3 года назад
Mashallah tabarakallah allow culimada no xafid
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 3 года назад
Manshallah Alhamdulillah Hambaliyo Allah ha Barakeyo Culimaada Somali Amiin 🙌💖👏🌹😍✌💯👍
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 3 года назад
بارك الله لكم في جميع
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 года назад
Ilaahoow ducada ka aqbal culimada.
@khadrabeyle7040
@khadrabeyle7040 3 года назад
away sh said rage iyo sh maxamed cusman iyo sh bashir
@amiiramustafe4289
@amiiramustafe4289 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم كلكم ويطول بعمركما ❤❤
@soomaaliya4648
@soomaaliya4648 3 года назад
Waa maxay baashaalku waaryaaya culimada yaan lagu ciyaarin cinwaanka hala badalo
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 3 года назад
Maashallah tabarikalaa ❤️💕💕💕💐✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@e_6ix100
@e_6ix100 2 года назад
And you can only
@hoodoyouzufmahamed2187
@hoodoyouzufmahamed2187 3 года назад
Ilahy ha indinka abalo dacwada aad ilahay dartii aad waan maansha alh
@abassabdullaahi6624
@abassabdullaahi6624 3 года назад
Masha Allah tabaarakallaah
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 года назад
Somali wàa wada walaalo iyaga Shan qaybood kala degan
Далее
Eco-hero strikes again! ♻️ DIY king 💪🏻
00:48
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:20
Просмотров 307 тыс.
NADWO 2023 CULUMADA OO DHAN
1:14:00
Просмотров 90 тыс.
Tilmaamaha Dadka Yaqiinta leh || Dr. Ali Mohamed Salah
55:00
9 Qiso Oo Cajiib ah Culimada Oo Dhan
45:44
Просмотров 145 тыс.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Walaaltinimada Islaamka | Sheikh Abdirashid Ali Sufi
1:04:47