Adeer muuse ma faano. Ba faan weyn. Muuse waajibkii wadanku ku lahaa ayuu gutey waa nin hooyadii wax siiyey oo kale dalku waa hooyo. hooyadaa hadaad wax siisana looma mana sheegto
Maanaan dhiman waanu noolahay nin weyna waad u muutaa laakiin xaasidnimo ama nacayb shakhsiya ayaa kaa muuqda hadaad isleedahay caruurta been u sheeg tu u eegbaa la sheegaa waxanse ku leeyahay malaha waad ilawday in hadalka malaaig qorto bal ina biixi iska daayoo taada u tudho ilayn ina biixi beentaadu waxba yeeli maysee
Waar odaygu ma bari ayuu kadagaalamayey galbeedka wixii faqash lagu diley ee muuse kujirey ragii faqshta jabiyey waar oday weynbaatahee waxaa tv ga halaso fadhiisan