Тёмный

Bal Nala Arag yaabkan Waa 7 Gabdhood Oon Qaangaadhin O Shabaab Usocday Loona Guuriyey Iyo maxkamadda 

Anfac Media
Подписаться 240 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 21 день назад
Gabdhahan dadkii dhalay iyo kuwii soo dalbaday baa qaladka leh ee iyagu waxba kalama oga subxanallah
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 21 день назад
Halaso qabato aabe iyo adeer yanana lasideyanin waa ina lahaya dhaqana celin yana lagu sideyanin magalada fadalan dowaladena mudane garasore❤
@AhmedAli-yc5hi
@AhmedAli-yc5hi 21 день назад
Soomaali ilaah baa u maqan Waa saan iyo kadaran.
@ciieight1635
@ciieight1635 21 день назад
Alxmdlx all 🤔🤔 gibdaha family malaha miya marki qawarij lasinaa😭😭
@Gadaaislaamaa-sl8nk
@Gadaaislaamaa-sl8nk 21 день назад
War Gabdhahaan toos bay iibsanayaan Waxaa loogeeya khawaarijtii waa weyna meel fog fog ka timaade kuwaas ayaa iib loogeenaya Gabdhahaan nonol laguma wado geerida eyey kuwadaan ilaahey ummada haka qabto kuwaas, mid kale waxaan layaabe Rahaween oo kaliya maxaa ay Caruursanayaan?.
@KamalDerow-p5l
@KamalDerow-p5l 13 дней назад
sikasto aad uhirtaan waa balan gabdhaha mujaahidinta inana ku sijireynin xabsiga duliyal batihin
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 21 день назад
Intooda badan waa agoommo Lakin maxaa isku cid ka dhigay macaa kuwa kismaayo laga keenay Halkayse rabeen inay ku qabaan tolow armaa qaraxyo lagu xiri rabay ee guur kuba been yahay sababtoo ah maxaa isku gaari saaray sidii ari dibaax suuqa loo wado waliba ayagoon is ogayn
@ihavenoidea6889
@ihavenoidea6889 18 дней назад
Gabdha dulman masaakiin
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 21 день назад
Aniga meeshi aan kuyaabay ayaan fadhiyaa ilaa hada lkn hawshaan dan gaar ah ayaa lagaleeyahy
@NasroAxmedyusuf-jj6mj
@NasroAxmedyusuf-jj6mj 21 день назад
Shute kulahaa aroos ma gartii😂😂😂ma gbr ba hadi aay garto xita wa garay laga sugaa 😂😂
@msx6576
@msx6576 22 дня назад
Adeer yaasha hala soo wada qa qabto
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 21 день назад
Mid walbo adeerkeey ayeey leedahey waa beentood qaar ayaaba iska qoslaaya xildhibaanadooda ayaa alshabaab ah halala xisaabtamo xildhibaanadooda
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 21 день назад
waalidka gabdhan isaga argagixiso ah ee halaso qabto
@osmanmoalin7771
@osmanmoalin7771 20 дней назад
As well dulmiga hala joojiyo
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 21 день назад
Kuwa so diray gabdhan walid lama oran karo wa kuwa an bilow adan ahayn
@foosnuur6891
@foosnuur6891 20 дней назад
Gabdhahan daadka gobalada shaqaleey iskaga dhigaan haleska qabto
@Bilekhyr
@Bilekhyr 22 дня назад
Waalidintaa maxakabad halasoosaro waa shbbka Ha laxoreeyo dalka waa lagusooduuley suuq bacaad Talaabo kaqaada
@ahmedomar2274
@ahmedomar2274 19 дней назад
Xamar miyey xalili weydey mushkiladaas ????? Waa dheeraatay arintaasi ,maxaa ummaddii ku dhacay ???
@maryanomar1542
@maryanomar1542 20 дней назад
Yaby anigo may qabilkooda o koxda ka tirasn yay badin raben sey ila tahy
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 21 день назад
ax ax waan kaxumahy waa gabdho yaryar walid kod maxa kudhacy
@AHMEDAHMED-v7l5c
@AHMEDAHMED-v7l5c 21 день назад
Waa loo dhaaranayaa keliya oo mid inklaar afduub ah oo cidooda ah ayaa baadiyaha ka wacayaa kadibna baqdin bay ku bixinayaan ama maba oga khatarta afduubka iwm.
@AhmedcaliTooxow
@AhmedcaliTooxow 21 день назад
اللهم اجعل بلدناءامنا مطمئنا
@user-mv5mr2of3m
@user-mv5mr2of3m 13 дней назад
Yaaahuuu😢😢😢😢😢😢😢
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 21 день назад
Elaaydi ma gabdhahodaa uso ib geysten maxa wada ehlay ka dhigay elaydas ayaka dalka qasayane halaga qabto mel walbo wa taganyihiin
@fadimaahmed1284
@fadimaahmed1284 14 дней назад
dad dagaal kuji sideey yelayaan naaag madagaalkeey u adeeg sanayaan mise xoogeey kuyelayaan😂😂😂😂
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 21 день назад
Balo wlh wali guumaysi ayaa kajiraa
@MaqsuudMaxamuud-f7z
@MaqsuudMaxamuud-f7z 18 дней назад
Afkana intaan fahman
@abdullfatahosman3570
@abdullfatahosman3570 21 день назад
Adeer wa warawe
@HindamohamedHindamohamed-zm7yg
@HindamohamedHindamohamed-zm7yg 21 день назад
Taliyihii wuu yaabay
@nasroahmad-kr5yl
@nasroahmad-kr5yl 21 день назад
𝐝𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐥𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐭𝐮𝐛𝐚 𝐢𝐲𝐚𝐠𝐚𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐥𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐡 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐥𝐚 𝐠𝐞𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧 𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐬𝐮𝐛𝐱𝐚𝐧𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐡
@nasroahmad-kr5yl
@nasroahmad-kr5yl 21 день назад
𝐬𝐮𝐛𝐱𝐚𝐧𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐡 𝐰𝐚𝐚 𝐚𝐝𝐮𝐮𝐧𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐚𝐚𝐤𝐡𝐢𝐫 𝐚𝐡😭
@user-rj8iu8cj1l
@user-rj8iu8cj1l 20 дней назад
kkkkk yuhuudan dawlad baanahay le beeentooda eeg
@user-gi8uu8go6k
@user-gi8uu8go6k 18 дней назад
kudara cidi ay doonaan oo ha ucelinin alsha baab
@user-ft5li6bm5f
@user-ft5li6bm5f 21 день назад
Shababks gabdhah raxanwen beyond ka dhargen
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 21 день назад
Ha la soo qabto walidkod ayagana il gar ah ha lagu hayo,maxaa yelay walidki haddi ay niman siyen maxay nimanka ugu in wayen nimanki mahey imanka haddi ay run tahay
@CumarJawaaye-yq2lp
@CumarJawaaye-yq2lp 21 день назад
Shuute hal gabar haleyka siiyo
@NasriinMahamett
@NasriinMahamett 21 день назад
Aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban hada eelaydan miyaa qasaysa dalkii
@Bilekhyr
@Bilekhyr 21 день назад
Waxaasa dalka qarxiyay oo Dhameeyo Bismilaahi Raxmaani Raxiim
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 21 день назад
Waan yaabay walaal
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 21 день назад
Ayga dambi malaha ama elaay ha ahadan ama kuwa kale ee dadka siiyay io kuwa uwadey ayaa leh qaladka
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 21 день назад
Qabyaalad baa idin wareerisaye eelay ama qolo kaleba ha ahaadeene , gabdhahaan yar yar maxay Denbi leeyihiin nin Ma Gafe ka daran yaa loo waday , caqligooduna Ma bislaan
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 21 день назад
Cajib bal waxan ega kuwan miya islam la oran kara
@abdisalanali6357
@abdisalanali6357 21 день назад
Bisinka war gabdhaha waa lagooyeen kuwa kudaray ragaas
@MohamedMohamed-sq7nt
@MohamedMohamed-sq7nt 20 дней назад
War baydhabo maxaa ka qaldan 😂😂😂
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 21 день назад
Waalida waa khawaarij kale
@MadmadNuur
@MadmadNuur 21 день назад
Haa
@MohanYare-x5w
@MohanYare-x5w 21 день назад
War alsha baabku jareertay naagaha ah bay gurtaa yaab😂😂
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 21 день назад
Ceeldheer xorma aha miyaa .alshabaab halagaxoreeyo
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 21 день назад
Kuwani din kuma Socdan wa Khawarij galo so dirsatay wa in dalka laga sifeya Khawarijta Alshab Down
@MohamedYusuf-wl9mg
@MohamedYusuf-wl9mg 22 дня назад
Suuq bacaad halaga warhayo
@msx6576
@msx6576 22 дня назад
Iyo ceel dheer😂😂😂😂😂😂
@Bilekhyr
@Bilekhyr 21 день назад
😂😂😂😂😂aduunka ciyaalkii shbbka waa yaab Soomaali haafba waxaas Xamar muqdisho halabaaro
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 21 день назад
Asc Cabdow iwrn walalka
@AnfacMedia
@AnfacMedia 21 день назад
Wcs wann fiicannahy wall qali
@ahmedisman-r9j
@ahmedisman-r9j 22 дня назад
sorry
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 22 дня назад
Wagabdho nool
@MaxamedcaliMire-g9b
@MaxamedcaliMire-g9b 21 день назад
😅l. L
Далее
Decompress small game, have time to play it!
00:35