Тёмный

Ballantii Xasan Sheekh iyo xildhibaannada Koonfur Galbeed ee aan wali la fulin oo gadood abuurtay. 

Abdullahi Osman Farah
Подписаться 118 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@Mohamett_Qarni_joog
@Mohamett_Qarni_joog 19 дней назад
Soomaliya guul❤
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 19 дней назад
Dameeeero xildhbaanada KG weeeyi Aaan Fahmikarim Damiiimka Xasan sheekh
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 19 дней назад
Aayagah ooh dhaan waah nijaso daanaystayal, aah
@yussefdirshe8953
@yussefdirshe8953 19 дней назад
Ilaahyo yar yar oo baadil ah iskuna magacaabay iney yihiin Sharci dajiye yaal wax xalaaleeya waxna xaraan tinimeeyo umada muslimiinta ALLAHA idin dhaafiyo
@salmaansamadoon8035
@salmaansamadoon8035 19 дней назад
Umada aad shegeysa o muslimka j taqaano ataa keensaday illah yadaa sheegtay marka israaci hala rebine
@cabdiabuukarosmaanbaroow9577
@cabdiabuukarosmaanbaroow9577 19 дней назад
Cabdulahi osman farax wa qabiiliste is nacay wlhi waxa u tageeri jirey si xadkabax ah lkn markan arkey in oo yahay nin qabiil wan iska dhafey
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 19 дней назад
HSM balana ma yaqaan allena ma yaqaan
@suugcabiro6415
@suugcabiro6415 19 дней назад
Xasan waa aabihii musuqa iyo munaafaqad
@CabdullahiMaxamed-pt4sx
@CabdullahiMaxamed-pt4sx 18 дней назад
Asc
@abdulqadirmahamudahmed3925
@abdulqadirmahamudahmed3925 19 дней назад
1
@AbdalexasanAbdi-z3c
@AbdalexasanAbdi-z3c 19 дней назад
Asc Mastar farax waa walaalka mastar masheege waxa kasta ma waxaa lagu rabaa wax kale dadka nuucasa miyaa miyaa xildhibano ah beri madax weynuhu haduu dhoho gudomiyaha barlaman kaan dila wexey leyihin maxad nasine sow maha hadaba dowlad nimada wexey noqotay dan taada eego dadkana hadaney nin
@abdikadirmohamedsiad2216
@abdikadirmohamedsiad2216 19 дней назад
Waxay Ilatahay Sida Aan Hassan Sheikh U arkay In Aad Hadda U Aragtay😄
@ishmaelmohamed1115
@ishmaelmohamed1115 19 дней назад
Xasan shiikh dadka wuu taga hayey Somalia 🇸🇴 dhan oo tagi rawa dadka dhan asiga adoon unaqayan iga qora taas
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 19 дней назад
Dalkuba ma waxa iisamee aan waxa kuu sameeyee ayu noqday
@cabdirixmaancabdullaahi3943
@cabdirixmaancabdullaahi3943 19 дней назад
Intaadan balanta qaadin somalinimo wax ku raadi balan qaad beena hadaad gasho waa caqabad ku hortaal
@gureymax7639
@gureymax7639 19 дней назад
Ballan oofintu waa ma'uuliyad uu qaadi Karo ruux xishood yaqaan oo ceebtu ay karto taasna waa arrin aan xisaabta ugu jirin ragga siyaasadda Ku jira
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 19 дней назад
Hassanow Ka dhiigeyso waxaad Mari kartaba Mar Waxaad ka Heshana Qoyskaaga siiii😂
@abdiqaadirxuseen5529
@abdiqaadirxuseen5529 11 дней назад
waxaba waa wada tuugo heshiiyay
@Walaal2017
@Walaal2017 19 дней назад
Waa Dal Qofba maslaxadiisa Gaar udalaalaya 😂😂😂
@arahmaanmaanka5845
@arahmaanmaanka5845 19 дней назад
Wale mesha dawlad majirto hadiba xil dhibandi nocas u dhaqmayan nacala dhale mida kle reisal wasare ku xigen dad aya is kaleh ader rer waqoyi ma ahan ee waxa iskaleh besha dired
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 19 дней назад
Dir iyo isaaq sow Dir islama Aha Intee ukala wadaa isaaq xildhibanadooda isaaq kuma qaatan ee beesha Dir baa layirahdaa
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 19 дней назад
Hh arxasan libaaxsanaa walaahi waa lijan
@Arabduur
@Arabduur 19 дней назад
3:43 wqxay ilatahay Madaxwaynuhu inuusan u joojin cidna Loojoojinmaayo cidna asagaa horay u yiri Dastuurka dhan inuu wada badalo ayay ahayd, Uu asagu mid cusub inoo tolo☕️
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 19 дней назад
Rw ku xigeen labradorite muxuu qabanaa markaa waa yaabe haddaba soo ku xigeen rw soo ka jira
@maxamedcabdiraxman6595
@maxamedcabdiraxman6595 19 дней назад
Waxay ila tahay in ayaantaan warkaagu cadyahay e mabalana lagaaga baxay😅😅😅
@JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by
@JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by 19 дней назад
Wax jira oo xasan dhiiqo uu meesha ku hayo ma jiro oo aan ka ahay boob dhac musuqmaasuq eex qabyaalad wuxuuna dhaxlay fashil
@abullahigeedi3731
@abullahigeedi3731 19 дней назад
Yaa ii diidaa inuu yahy Hogaamiye Abdullahi Osman Farax ❤
@CadeCade-t6w
@CadeCade-t6w 19 дней назад
Ina ismaan faaraxo sidi dab damiska loo kacshay adigane xasan aa weerer ku heesa
@user-wr6dl6dc1d
@user-wr6dl6dc1d 19 дней назад
xasan diihqo baln uu qaaday fulin uu maayoh been lo weeye oo umada somaliyed madaxa isku galiniya
@user-hg7sx8bv7w
@user-hg7sx8bv7w 19 дней назад
Waxan u arkaa balantaas balantii gobolka banadir ee 13 xubnood ee lagu darilahaa barlamanka ee farmaajo ubalan qadi jiray waxbo kamfulin lkn waxan dhihi lahaa qiyali ayaad kucodeyseene saamigina kuqanca
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 19 дней назад
Cabdullaahi lacag kama heleysid MD xasan sheekh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa xiiqi kartaa lee mooyee
Далее
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 32 млн
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 83 тыс.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 189 HA OOYIN WAA XANUUN
26:57